2 Dumarku su'aasha ay weydiiyaan rag badan ka BEEN sheegaan

  Рет қаралды 34,656

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 108
@Abshir_ahmett
@Abshir_ahmett Жыл бұрын
Waxathy nin aan waxpadan ka fa iday dhiiri galiye asaL ah aya thy keep going 🙌✊️🥰
@nimcohassan3001
@nimcohassan3001 Жыл бұрын
Waan jecelnahay tartanka lkn qalbi nin laguma tartami karo 🤣🙈 waxaan rajeynaa iney fahmi doonaan kuwo badan 🙏 shukran ustaad
@zakihassan4013
@zakihassan4013 Жыл бұрын
Masha allh teacher keep going❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad walahi meesheedad dhigtay jwbta , mahadsanid ustaad waan filayaah dadban inay anfacdo arintaas 💯💯💯👏👏
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Alle haku sharfo
@mkstudiochannel9513
@mkstudiochannel9513 Жыл бұрын
Thanks for your advice and encouragement
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish Жыл бұрын
Ayuubow waad mhdsan thy horta hal mid baan ku odhanaya, ixtiram caqliyada dadka aad wax u soo gudbinayso erayo haboon u isticmaal mowduuca ka hadlayso keligaa wax garad ma thid dadkana sidaa doonto ha ula hadlin rag badan oo kula mid ah wax badana og ayaa jira marka waxa aad dadka u sheegayso macno u yeel wanaagna haku jiro thnks.
@ifraxifraxmohamed7419
@ifraxifraxmohamed7419 Жыл бұрын
Miyuu xuman sheegay anigu waan dhageysty in gabdhaho badan la iaku wado maqabo mana aqbaleen
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 Жыл бұрын
Ustaad ayuuuubow taladaada ayado igu socoto ayuu muqaalkii dhamaaday, allah ku sharfo nolosheyda wax bdn ayey kaa kororsaty waxa tahy walalka bulshada👏👏🙏
@baashicade8750
@baashicade8750 Жыл бұрын
ماشاالله استادنا كن ناجحافي الدنیا والاخره
@mssanuuu4330
@mssanuuu4330 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@hanadmibrahim711
@hanadmibrahim711 Жыл бұрын
Mashaallah good advice
@hasanadem2848
@hasanadem2848 Жыл бұрын
Waa xaqiiq weyo wllky Ayuub Ilahay aqliga hakubarakeeyo wll
@maryancalicalasow3012
@maryancalicalasow3012 Жыл бұрын
Mahadsanid wll waxa bdn ayaan kaa bartay alllah ku xafido
@shukriinabby8073
@shukriinabby8073 Жыл бұрын
MASHA ALLAH ILLH MASKAXDADA HA KUU BARAKEEEYO WX BADAN AYN KAA FAAIDAY IYO AD ADEEG MHSANID WLAL 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Mnzha Allah bro Taasa Xaqiiqa 2bada qodoba waa Best point
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Thanks ustaadi
@shaaficimoha7614
@shaaficimoha7614 Жыл бұрын
Thanks wllkey ayub
@maryammarwo3910
@maryammarwo3910 Жыл бұрын
Wali ma arkin ninragga sidii ninragga iila hadla warhadalba mayaqaanaan wax usheeg bal wllo waxmaalayacni ah ayey kahadlaan yaab ana arakay
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
masha allah ustaadkena😍
@nasrayar8923
@nasrayar8923 Жыл бұрын
Masha allaah ustaad xage kala soo xariira arin ba iheysata plz it is important and urgent 🥺🙏
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Жыл бұрын
Mashallah brother
@mohamedjibril2593
@mohamedjibril2593 Жыл бұрын
Manshaaalh good advice
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 Жыл бұрын
Masha allha thanks
@amiiradasanadka3053
@amiiradasanadka3053 Жыл бұрын
Ma sha Allah
@fadxiqai8608
@fadxiqai8608 Жыл бұрын
ayuub allha kubarakeeyo wll qiimo badan
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 Жыл бұрын
Exactly ayuub
@qadrashire8609
@qadrashire8609 Жыл бұрын
manshaalh allaha kujeclado
@zaalimabdisalaamali9737
@zaalimabdisalaamali9737 Жыл бұрын
Run ayad ka hadashay ❤
@Filsan_pretty
@Filsan_pretty Жыл бұрын
M.a keep going my brather
@carafaadmuniirxuseen1749
@carafaadmuniirxuseen1749 Жыл бұрын
Masha Allah macalin su ASHA iga jawaab sidan waxan ahay arday 18 jir ah shaqo Ayan ubahanhy sidan hap fudud ugu bilabi kara
@hayaatahmed3529
@hayaatahmed3529 Жыл бұрын
Thanks teacher
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@hornofafrica8861
@hornofafrica8861 Жыл бұрын
Wll wax badan baa ka bartey keep going
@hodankaaba2641
@hodankaaba2641 Жыл бұрын
teacher keep going
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 Жыл бұрын
First teacher 🌹
@farhandiiriyeh1480
@farhandiiriyeh1480 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah ku dhowr niyow waad iga qoslisay islaan walba ayadoo faraxsan bay kacday 😄😄😄 farsamo sax ah bay ahayd waana isku dayaynaa inshaa Allah
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Xaqiiq runtii Nin wax bdn og baa thy Alle haku sharfo
@faadumiinamohamed3556
@faadumiinamohamed3556 Жыл бұрын
Waa run mustaqbalka so socdo ee qofka Anka rabo ayaa ka fakaraaa sidu noqon dona ma is badali doona ma sidisu ahaan doona ilaah ba iga og wixi danbeyo Lkn wan ka fakara
@maqzuumcade2221
@maqzuumcade2221 Жыл бұрын
Masha Allah keeping
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Жыл бұрын
Thanks wll
@ikranahmed3001
@ikranahmed3001 Жыл бұрын
msh Allah teacher🥰
@waitingforyou5364
@waitingforyou5364 Жыл бұрын
Gar iYo garDaraBa keep going 💪
@shakra8948
@shakra8948 Жыл бұрын
Ayuub salaan sare mudane
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
Mashallh wax usheek
@aaminasiciid1471
@aaminasiciid1471 Жыл бұрын
Ayuupow wll lacagta hana siiyaaneh daa daanyeero weeyaaneh lkn dumarku kumaysan qasbin inay lacagsiiyaan iyagaa hore lacagta kasiiya fumarka iyagon walipana ogayn waxay tahayba Hadhaw marka ay kadhargto ay iskaga daysato ayuu iska calaacalaya ayuup axmed cimri sheer iyo caafimaad haku siiyo wllkay 💯❤
@muftafcalibashi5018
@muftafcalibashi5018 Жыл бұрын
Thanks brother
@abdideeq1843
@abdideeq1843 Жыл бұрын
Exactly bro
@abdiabdullahiadam2644
@abdiabdullahiadam2644 Жыл бұрын
M.a teacher
@appazhassan8503
@appazhassan8503 Жыл бұрын
Macalimu gold voice
@azuzu.
@azuzu. Жыл бұрын
Noolow macalin ayub ahmed
@waitingforyou5364
@waitingforyou5364 Жыл бұрын
10000million uQalNTa NiYOW
@maxamuudaweyscumar9979
@maxamuudaweyscumar9979 Жыл бұрын
sxb gabar xiriir nagala dhaxeeya sideen ku xaqiijiyaa inay si dhaba ii jeceshahay?
@sidcali7806
@sidcali7806 Жыл бұрын
Tnx
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
ما شاء الله
@abdullahihassan3699
@abdullahihassan3699 Жыл бұрын
M.a walalka weyn
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Жыл бұрын
Correct 💯
@maryancb1351
@maryancb1351 Жыл бұрын
Shugran
@osmansharif5830
@osmansharif5830 Жыл бұрын
Waa sax
@najaxshankaroon2971
@najaxshankaroon2971 Жыл бұрын
Wll ado mahadsan noso Badi video ♥
@Muhidin-Yusuf
@Muhidin-Yusuf Жыл бұрын
Qodobka 2 aad e dhahaya in aad runta ushegtaa gabadha ( in aad dumar kale la hasawdo ee mid kuu qalanta baadi goobeyso) waan kugu raacsanahay Akhii waliba si 100% ah In laga joogo mudo aniga iyo dhalin kale aya kadoodnay arinkan weyna igu qancin waayen in uu qalad yahay.
@raqioalihassan9423
@raqioalihassan9423 Жыл бұрын
fact.💯
@user-qb5gv1dw7x
@user-qb5gv1dw7x Жыл бұрын
السلام عليكم اخوي نحن ما نترجى حتى اخوي الرزق بيد الله حتى مو رزق انت بيدك اوكي حاب اوصل لك هذه المعلومه 😘
@sungul6877
@sungul6877 Жыл бұрын
Ayub mida hada dumar kale la socoto kuma rabo haday gabadhu dhahado kadibna mesha uga tag kuguma racasani because nin dumar badan laa socdo oo mid walbo u shegayo intu aniga ii shegay horta gabarna ma doraneyso okey ma dhahayso taas talo mahan
@hananhubi5589
@hananhubi5589 Жыл бұрын
Teacher ayub wakusalama
@nuurtomohamed9094
@nuurtomohamed9094 Жыл бұрын
walahi waa run imisan aragnay ingadhi lo gaday sidii loso jidan laha maeki danbana faeta dhexda laga qaninay
@Saciya306
@Saciya306 Жыл бұрын
ASC wll horta isku kalsonanti. Aya adkaatayi. Dadku. Tasii Aya kentayi gurko yar. Bro
@halishmohaa2912
@halishmohaa2912 Жыл бұрын
Ayub wll gormaa isojwbi vedio kasta msg ayn kusoqraaayi plzzz isojwb xageen kala soxariraaaa
@khalidxaaji6101
@khalidxaaji6101 Жыл бұрын
Ayuub walal xaalad xun baan ku suganahay nio xagee kaala Soo xariiraa aad baan ula socday inmudo ah arimaha aad ka hadasho e fadlan inaad talo isiiso ayaan jeclaan lahaa haday suuro gal,tahay
@sidrahaji5133
@sidrahaji5133 Жыл бұрын
Walaahi wax xaqiiq ah ayaa ka hadashay Waxa ogaaday runta iney Geesinimo u baahantahay
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 Жыл бұрын
ayuubow noolow waliba nolol ilaaheey raali ka yahay
@caisha3346
@caisha3346 Жыл бұрын
❤❤
@mariamudanchannel6779
@mariamudanchannel6779 Жыл бұрын
Nin nucad kashekeyne maba jiro hada
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Cilmi baadhisbey kujirtaa isna hada ayuuba arkoo waban kujeclahay iska dhahaya sawirka iyo video yanu kuqaldin cilmiga baadhis badan samee ninka ragow
@waitingforyou5364
@waitingforyou5364 Жыл бұрын
Maaalin walBa xaFaaaYaD CuSuBaaD UXiDhaYSaa
@Maymuuncarab168
@Maymuuncarab168 Жыл бұрын
Ayuub walal arin ayaa i haysta wax jacel inan ila so xidhidh walal si an kula wadaago walal
@nimcoibraahim9720
@nimcoibraahim9720 Жыл бұрын
Ensgramka wllo
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 Жыл бұрын
nimanka waa oran lahaa gabdhaha hoostooda hakumash quulinina laakiin kumash quula diinteeda kartideeda garashadeeda akhlaaqdeeda iyo wixii mustaq balka ku anfacaya gabar kasta waxay dhalataa iyada oo inana haday waxtarayso inanimadu maxay guryuhu ubur buraan
@cabdicazizgateysaaran5076
@cabdicazizgateysaaran5076 Жыл бұрын
gabar wax garada
@Saciya306
@Saciya306 Жыл бұрын
Wa. Runtaa. Lkn. Hadhalkas dhab kama aha. Adi
@maimunaabdullah188
@maimunaabdullah188 Жыл бұрын
Sida caruurta baa noogu sheekeyneysaa😏😂
@XassanXassan
@XassanXassan Жыл бұрын
Hhhh
@OmarAhmed-vl4cm
@OmarAhmed-vl4cm Жыл бұрын
10,00
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
:┓━ـ💖🌻🍀 🌻ـ━┏ 🌷جــــزآڪ الله خيـــــــرآ🌷 ┛━ـ🍃🍀🍀 🍃ـ━┗
@sab4029
@sab4029 Жыл бұрын
Nin asiga ku qabin qarash la ordo for sure dan kalo u socda in oo qalbiga helo ame wasaqnimo ileen lacag waa saxiibta sheydanka
@dhalquraysh455
@dhalquraysh455 Жыл бұрын
Lacag waba necbhy ilahy amarki😂😂😂
@maxamedsadiiq673
@maxamedsadiiq673 Жыл бұрын
taas been kuma sheegin Mr Ayuub Axmed ?????
@aminahassan5142
@aminahassan5142 Жыл бұрын
Nin jeeb ka hadlaayo hada majiro jacelna dumarbaa u nugul
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc bro
@hamseabdilahi4534
@hamseabdilahi4534 Жыл бұрын
🙌😹✨🫂
@Ramlo275
@Ramlo275 Жыл бұрын
Abowe gabdbaha vediogaan cml usoosamee please 🙏
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Taladaas cml adinka uma baahnidiin😂
@Ramlo275
@Ramlo275 Жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. waa ubaahanahay maxaa adinka bas inaa la indhiirigalo iska rabtiin maa 🤭😆
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
@@Ramlo275 my adinka qurux lee ma fiirisiin sida anaga cml mise waa maseyrteen😂
@munajaama6547
@munajaama6547 Жыл бұрын
Berigan odaygayga lashekaysanayey habeen anogo rabna inan xafad tagno oo kusohasawno oo an gadhigisa aan saranahay buu iguyiri wale waxan isleyahay magaladan naag la aan ban kalanoqonaya intaan xanaqay ban kudhahay istaji gadhiga wan kadegayaye sasbashobandan kadib waan heshinay lakin ilahada oo 9 years wadanolahay wan waydiya oo waxan dhaha habeenki maxad uga jeeday horta kulaha is xariifisbay iga ahayd ilahada markan xasuusto wan xanaqa naagdhan oo lebisan oo kulasocota oo hadana laleyahay wale magaladan naag la aan ban kala noqon dona ciilbadana sug hadaban sowaydinayaye tolaw muxukawaday
@Yahye_khilaaf
@Yahye_khilaaf Жыл бұрын
Hadana sagal sano is qabtan ha raradin waxa lagaya kala.tagina inu sababo🥺😁
@xanancali7920
@xanancali7920 Жыл бұрын
nimanka qaar ayaa ah weligiis kuma arag markasoo ku leyahy wn kahelay xiriir an karabaa w yaab!
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Жыл бұрын
Hada lee dhaheysey naago kale la shukanso 😂😂😂😂😂 muxuu shaqo u lahaan weyey sotaa laheed isla shukanso😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
Nin xidhidh bdn ku jiro walee in tartan u galeen muu iqabo xitaa
@kowsarclaahi5555
@kowsarclaahi5555 Жыл бұрын
Adumka ninka marmarsiyada badan baan ugu necbahy iyo ninka qaladkiisa ka orda ee aan wajihi karin
@hananhubi5589
@hananhubi5589 Жыл бұрын
Gabadha sideda waxa lagu dorta diinta aqlaqda kow intasa laga firiya lkn ninmanka sandkaan jiro wax kle kafikirayn ilahay shartoda hanaga qabto
@wacayzmoon4593
@wacayzmoon4593 Жыл бұрын
Hhhhh ilaahy idinkana sharkiina ha inaga badbaadiyo
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
@@wacayzmoon4593 idinkaa ugu Shar bdn
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
@@unknow1871 hadaa wax haysan Cid Kuma rabto
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 Жыл бұрын
Tolow raga jeebka kahadla xage jogan anigu ma arkine
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 Жыл бұрын
Sido kle🤣🤣
@cabdicazizgateysaaran5076
@cabdicazizgateysaaran5076 Жыл бұрын
kkkk oo cadaa
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 53 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 171 МЛН
What’s your excuse? Dr Haifaa Younis #quran
0:57
Islamispeace
Рет қаралды 4,3 МЛН
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 18 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 3,9 М.
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
Qof jilicsani ma gaaro wuxuu rabo nolosha
8:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 60 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 28 МЛН
Горилла Показала Малыша 😍
0:23
ДоброShorts
Рет қаралды 2,3 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 8 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,1 МЛН
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 23 МЛН