Badu haku laqdo ama dabaalo

  Рет қаралды 51,796

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 151
@nasramaxamed2913
@nasramaxamed2913 Жыл бұрын
Ramadanka illahey nabad ha nagu gaarsiiyo 🤲🤲🤲
@sahalmaxamedkeynaan3012
@sahalmaxamedkeynaan3012 Жыл бұрын
Amiin
@SIIII___2024
@SIIII___2024 Жыл бұрын
Aaamiin. 💔🤲
@sundusabdiwarfaa920
@sundusabdiwarfaa920 Жыл бұрын
My tearcher runtii wxd wadid waa good idea keep going ustaad🎉🎉🎉
@phillipeantube3926
@phillipeantube3926 Жыл бұрын
Amiin 🤲🤲
@nasriinsimannasriinsiman2460
@nasriinsimannasriinsiman2460 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi Inshaa Allah 🤲🤲🤲
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
zajakallah khayran wll. aad ban uga heley muuqaalka. gabar aan isla shaqeeno ba malin dhaweed igu lahayd " hadaan wax laga sheegen, wax ma adan qaban" aad ban ugu heley ereygaas
@faqiirkibirzan7528
@faqiirkibirzan7528 Жыл бұрын
Haa wlhi
@Infooz2022
@Infooz2022 Жыл бұрын
Ninka kaliya nolashayda ifkeeda sababta u ahaa waligey kuma ilaawi doono macalin🫶🏿🖤
@sagalali5726
@sagalali5726 Жыл бұрын
Xaqiiqatan Noloshayda ayaa wax badn ka badashy ustaad thanks 🙏
@mohomedahmed254
@mohomedahmed254 Жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw ❤️
@kheysboy4257
@kheysboy4257 Жыл бұрын
Scw 💞 scw 💞 scw
@axlaamcarre8586
@axlaamcarre8586 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم 🤍
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Жыл бұрын
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Arsaaqo Caafimaad, cimri dherer iyo Cibaado Suuban
@fardawsamc6410
@fardawsamc6410 Жыл бұрын
Nolosheyda ayad badashy mclin thank U 😭❤️🤴🏻
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
2020 ilaa hada wan kugu xiranahy waxbadana wan ka faaiiday i have respect for you really
@hodadagan9726
@hodadagan9726 Жыл бұрын
Alhmdulilaah inan isyaqano rabii fadligii ☝❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Thanks ustaad YOU are good motivator keep your work.
@LibanabdirahmanLibanka-nh5hw
@LibanabdirahmanLibanka-nh5hw 2 ай бұрын
Thanks ustaad i listen to you 2020 antil now m.a
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Masha Allah maxan sugayay video aad soo dhigto shukran ayuubow wll
@nasteexo974
@nasteexo974 Жыл бұрын
Msha alh wl ayuub waad mahadsanty sida quruxda badan eed noogu soo gudbiso waxyaalo aad uwangsan ♥️💯
@ramlaalimaar1366
@ramlaalimaar1366 Жыл бұрын
Thnks wll Ayub Ahmed 🙏
@zuuzanabintumohamett-sv5mm
@zuuzanabintumohamett-sv5mm Жыл бұрын
Thank you the best motivation
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid wllo jasaka allaahu khayran
@hamdadek2299
@hamdadek2299 Жыл бұрын
Ustad thnks Lkn baryahan waaad mashquushay
@sacdasiman4161
@sacdasiman4161 Жыл бұрын
Masha Allah jizalah qeer nafteda wax badan aye ka faiday illah ha ika xifdiyo🥰 brother
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn 7 ай бұрын
Allah hakuu naxariisto...walle
@muminaabdi9585
@muminaabdi9585 Жыл бұрын
Masha Allah ayub Allahaku xafiido
@najmadabcasar1324
@najmadabcasar1324 Жыл бұрын
Mahadsanid wallo ayuub
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Thanks ustaad mar waliba xaqiiqda taagan baa kahadashaa ❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Ustaad ayuub waadna soo raagtay noosoo dadaal
@faarahmohamed1071
@faarahmohamed1071 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@cismanmahamud126
@cismanmahamud126 Жыл бұрын
Macalin Alle haku barkeeyo❤
@maryamiitahosmanabdulle9477
@maryamiitahosmanabdulle9477 Жыл бұрын
Masha allh allaha ku dhowro walhi waxbadn ayaa ka faa iday chnelkan guuleyso wallkey ayuub hormar wacan wall meel lagala so xariiro isheeg adigo mahadsan
@SekeriyeAbdirisaqraan
@SekeriyeAbdirisaqraan Жыл бұрын
Ayuub Ahmed wuxuu ka hadlaa xaqiiqada dhabta ah ee nolosha keep on ❤❤
@saadaamsalah7306
@saadaamsalah7306 Жыл бұрын
Ustaad ayub axmed
@faarahmohamed1071
@faarahmohamed1071 Жыл бұрын
ramadan karim
@ilyaascabdicumar2644
@ilyaascabdicumar2644 Жыл бұрын
M.a ustada aad iyo aad ayaa ku tageraa
@shukrishukri7751
@shukrishukri7751 Жыл бұрын
Maa shaa allaah,
@calicawil3881
@calicawil3881 Жыл бұрын
Thanks my dear teacher
@ijaaboahmed9009
@ijaaboahmed9009 Жыл бұрын
The best motivation
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 Жыл бұрын
Coach life 🙌 💙
@ridwanabdisalan9054
@ridwanabdisalan9054 Жыл бұрын
m.a m.a Rabbi haku xafido wllkey waxa thy qof wax bdn ka faa idnay
@RashkaCamo-yf3rv
@RashkaCamo-yf3rv Жыл бұрын
جزاك الله خير
@hasanahmed531
@hasanahmed531 Жыл бұрын
waad ku mahdsan tahay ustaad talada, waanada iyo wax sheega fiican. run ahaanti wax badan baan kaa faaiiday.
@user-sw5gh7pz2u
@user-sw5gh7pz2u 11 ай бұрын
Mash Allah tawarakalh
@cabdiqaniaadan7383
@cabdiqaniaadan7383 Жыл бұрын
Ayuub sxb allaah haku xafido libaax
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 Жыл бұрын
Thank you so much Ayub
@iqrabashir7640
@iqrabashir7640 Жыл бұрын
Qofkii uku horeye. M.a pro🎉❤
@muniiraabdullahi2625
@muniiraabdullahi2625 Жыл бұрын
Thanks dhiragaliye ayuub ❤🥰
@liibanhasan5714
@liibanhasan5714 Жыл бұрын
Teacher very good ❤
@siyadmohamed4088
@siyadmohamed4088 Жыл бұрын
I almost watched your vedios 3/4 of the Day inside my car while executing my duties. I really say it’s a Nobel think and very commendable task
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Thanks dhiragaliye ayuub🥰🙏
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Kheir ayan kurajeynayaa brother ayub axmed
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky waa runta wlhi mahadsanid 👍
@sahalmaxamedkeynaan3012
@sahalmaxamedkeynaan3012 Жыл бұрын
Thanks my teacher
@abdulaahiabdinuur
@abdulaahiabdinuur Жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله يا اخي
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 Жыл бұрын
Dhirigaliyahena gulayso abid💯❤
@mohamedsandheere6995
@mohamedsandheere6995 Жыл бұрын
Thanks my brother ❤❤❤
@manazilali1751
@manazilali1751 Жыл бұрын
Ustaad ilahay ha ku barakeeyo sidaad inoga naxeysid
@idilawad7437
@idilawad7437 Жыл бұрын
Jasakalah ustaad👍
@anisomahamed4039
@anisomahamed4039 Жыл бұрын
Guuleyso bro🖤
@farhiyoabukar7212
@farhiyoabukar7212 Жыл бұрын
Tnx pro wllhi wax badn ka faiday ilaheey Haku xafido❤
@abdimalikali1297
@abdimalikali1297 Жыл бұрын
Waxa ka faaidey hal wax ka sheeg
@Anigakaligeey
@Anigakaligeey Жыл бұрын
Wlhi taasa been eheen❤ thanks walakey❤❤
@zainabduale9289
@zainabduale9289 Жыл бұрын
My coach ❤
@sumayosusu-qj4xi
@sumayosusu-qj4xi Жыл бұрын
Ayuub ahmed..😍
@user-kw9bs5rz6q
@user-kw9bs5rz6q 9 ай бұрын
Allh ku naxristo
@amaalabdi3768
@amaalabdi3768 Жыл бұрын
Ustaadkayga nolosha abaalkaga Allah janno ha ka dhigo
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Tnx istaad ayuub ilahy ha ku barakeeYo dadka afka dheer way badanyihiine😏
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Sax ustaad 💯👏👏
@abdirahimhaaji4940
@abdirahimhaaji4940 Жыл бұрын
My teacher life Ayub Ahmed
@asmaceline6893
@asmaceline6893 Жыл бұрын
Tout a fait raison 💯 thsx
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn 7 ай бұрын
Ilaah ha nugu kulmiyo janadiisa walal
@user-tn7zq2fz3c
@user-tn7zq2fz3c Жыл бұрын
Coming soon 400k con....
@saadaamsalah7306
@saadaamsalah7306 Жыл бұрын
illahey Haku barakeeyo
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Жыл бұрын
Tnks dhiirigeliye
@shoukryhassan1021
@shoukryhassan1021 Жыл бұрын
Ayuubow ilahye maxuu wllo iga dhigi way ya allah sa ee dhirgalso aajar io xasanda allah ka siiyo 😭😭😭
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wcs wrx wbr Ala waan sugaye runtii ustaad muqaal un inaa soo galin toonto Mhdsanid Maclinka Nolosha Ayuub Axmed🥰🤎📚✍🌼🍂🌿👌🤴
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn
@CabdinaasircaliYaasir-dg5fn 7 ай бұрын
Sxp waxan qapta waxan racdaa kutupta culumta diiniga qur,aanka inta badan ayaan racdaa wax kale ma qapto sxp waxaan kugu sheegey walltinimo adi waxaad tahy qof dadka dheera galinaayo mahadsanid walle allah haku cafi wallkega muslimka ahow asc...........ma allah
@farhiya2269
@farhiya2269 Жыл бұрын
Masha laah wll
@ahmedcabdiraxmaan2470
@ahmedcabdiraxmaan2470 Жыл бұрын
Ayuub ahmed wll waxaan ku iri whatsabbka iga soo qabo adoo mahadzan👏👏
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd Жыл бұрын
Maxad sanis ustaad ayub axmed runtii nolasheyda wey badalantey waxan iska joojiyey ciyar daawasho filim xaasaawe iyo everthing aanan faa iido ii laheyn ganacsi ayan biloowey mantana alxamdu lilaah mel wcn buu ii marayaa
@zeymed6756
@zeymed6756 Жыл бұрын
My dear brother. The best motivator
@mustafeabdi6752
@mustafeabdi6752 Жыл бұрын
Ma xili habeen ah ayad duubta muqalada ayubow
@mssnuuji-ch2ij
@mssnuuji-ch2ij Жыл бұрын
Dhirigelintada alle ka abal mariyo💯🙏
@nasriinsimannasriinsiman2460
@nasriinsimannasriinsiman2460 Жыл бұрын
Wacaley kum Salam waraxmatulah
@jaamacadancalicali-sw1jg
@jaamacadancalicali-sw1jg Жыл бұрын
Thanks pro
@Nothing...8375
@Nothing...8375 Жыл бұрын
Mahadsanid
@maxmudcarab7219
@maxmudcarab7219 Жыл бұрын
My best
@asiyahussien2266
@asiyahussien2266 Жыл бұрын
Isoo ducee wll
@ayubpro
@ayubpro Жыл бұрын
Wcz wada ku mahdsnthay muuqalka aad nala wadagatahy Ayub
@ramlomahamed7743
@ramlomahamed7743 Жыл бұрын
Hadalka dadka waxba igama galin waxaan ka ahay dhagool wadada giishayda horay ugu soconaa
@ikranxaaji9738
@ikranxaaji9738 Жыл бұрын
Huuno aqliga (ALLAAH) ha kuu siyaadiyo
@abdinasiradan4201
@abdinasiradan4201 Жыл бұрын
Maclin mahadsanid
@yasminelmi7031
@yasminelmi7031 Жыл бұрын
Ilahow gabar shaqeysaneyso wan ahay isahal shaqo fican ilahow dowlad wacan ina keen yaa rabi🤲🤲😥😥
@cumarhongare7856
@cumarhongare7856 Жыл бұрын
Horay usoco sxb🥰🥰🥰
@princess_naduu
@princess_naduu Жыл бұрын
macalin🥺❤️
@sacidoyousuf2905
@sacidoyousuf2905 Жыл бұрын
foolada shegaysid ana ku jiro illhay ha iga saro inshallh
@ikraanhaji3919
@ikraanhaji3919 Жыл бұрын
Wad mahadsanday wll 🥺
@ismailali7223
@ismailali7223 Жыл бұрын
Aad iyo aad umahdsantahy
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
ا ي ق لله صحيح
@xamdaxaali9305
@xamdaxaali9305 Жыл бұрын
Shukran wll ayub Runtu waa lama huraan Runtu dadka wayka nixiisaa lkn Ma disho
@mohamedapdulaahi6616
@mohamedapdulaahi6616 Жыл бұрын
Guuleyso geesi
@shariffidowabukar7020
@shariffidowabukar7020 Жыл бұрын
Naftaan walaacsan may sheegeysaa stress free baa haya malaha😂😂😂😂
@deeqsancusman6655
@deeqsancusman6655 Жыл бұрын
Shugran wll
@xamdiqali6250
@xamdiqali6250 Жыл бұрын
True
@HamseabdiColhaye-zn6dt
@HamseabdiColhaye-zn6dt Жыл бұрын
wll waxad ka hadashay naftayda ee waan ka faa idaysatay ee mahdsanid wll❤
SOOY SOOY
4:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA
17:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 7 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 75 МЛН
7 Qof nool ayaa tahaye ADIGU ha is xadayn
17:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 20 М.
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 18 М.
SIDA LACAG AMA SHAQO ABUUR LOO SAMEEYO!
14:47
WACYIGELIYE CHANNEL
Рет қаралды 5 М.
7 Facaa ku DHAAFISA
12:24
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 90 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
7 Sida hadaf loo DEGSADO
16:19
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 100 М.
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
0:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 10 МЛН