GABAR jawaab saxa kaama siin karto

  Рет қаралды 102,525

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

6 ай бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 232
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 6 ай бұрын
Golden voice pin isar❤
@Anshax_Music
@Anshax_Music 6 ай бұрын
Qof ahaan Wax waad jeclaan kartaa lkn qiimahaaga wax jaraya majiraan hadii aad garan waydo qofnimadaada qofna wxba utari maysid cidna kuma rabto lkn wakhti gali naftaada wixii aan kuu qalmin iska dhaaf ❤
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 6 ай бұрын
Saas weye
@BukhaariHussein-ii3rb
@BukhaariHussein-ii3rb 5 ай бұрын
Xaqqqi❤😊
@ClkariinCarabaxmed
@ClkariinCarabaxmed 6 ай бұрын
Nabiga ku sali scw scw
@aminayusuf6266
@aminayusuf6266 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@NoorAllala-dv6ee
@NoorAllala-dv6ee 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam
@fadxiabdi-qs8wy
@fadxiabdi-qs8wy 6 ай бұрын
Zcw zcw zcw wzc scwzcw zcw zcw zcw wzc scwzcw ❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@wllibro6373
@wllibro6373 3 ай бұрын
Scw scw
@user-xn9hi6um6h
@user-xn9hi6um6h 6 ай бұрын
Ustaadd, Caqliga iyo Cimriga Alle haku dhereeyo
@Asadaarka23
@Asadaarka23 6 ай бұрын
Keep going our teacher ❤🎉 you taught me many things thanks 100%
@user-hu3bd3qh4v
@user-hu3bd3qh4v 6 ай бұрын
saluu calal xabib ﷺﷺ ❤
@salmaabdinur440
@salmaabdinur440 6 ай бұрын
MashaAllah May Allah protect you Aameen
@makkadagan876
@makkadagan876 6 ай бұрын
Walal Ayub Ahmed xage ka baxday masha Allah welcome back dheerigaliyaha Nolosha 🥰❤️
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
1:06 wax badan baa xiisaha aanu qabno dila ooy ka mid tahay nimanka yidhaa" miyaad inacday, Maxaad taleefanka iiga qaban wayday iyo maxaad iigu soo jawaabi wayday ama jawaabaha iigala daahdaa" su'aalaha noocaas ahi dadku ma jecla weliba dumarku ma jecla waxay ogaanaysaa inaadan isku kalsoonayn.
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz 6 ай бұрын
Wllshie xaqiqada ayaa kahadashay waxasna raaga jilicsaN ayaa kuhaadlo dumarka nah raga jilcaN maraawaaaN waaa saax
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 ай бұрын
Ku saliya Nabi Muxammed ﷺ
@aminayusuf6266
@aminayusuf6266 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-pe8ti3oo6z
@user-pe8ti3oo6z 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@zakazingh3032
@zakazingh3032 6 ай бұрын
Wax badan baan ka fa'iday illaahay haka abaal mariyo😶☝️
@jijababow3018
@jijababow3018 6 ай бұрын
Masha Allah waarun bini aadamka ilahey baa karameeyay ❤
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 6 ай бұрын
My favourite person ❤❤❤
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 5 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 6 ай бұрын
Mashallah allaha kuxifdiyo abowe ayuub Ahmed qof wanagsan oon kudayano tahay dhirintada nagukaba 😊❤ thanks teacher ♥️ 🙏
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 6 ай бұрын
Muuqaladan Reaction Ustaad dib noogu soo celi. Mahadsanid.
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 6 ай бұрын
Ganbaleelka youtubekaga markuu ii soo dhaco aan u farxo lee ustaad ayuub Ustaad aanu wasa jeclnhy dhamanteen ilahey haku xafido♥️🤍💯
@abullahiosman1885
@abullahiosman1885 6 ай бұрын
Bro, u nailed the truth I love it!! 🥶
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 6 ай бұрын
Ustaad ayuub gabdhaha Saad utaqaanid waxad moodaa inay gabdho badan kula dhasheen ma.allh barakalah qiso igu saabsan ixasuusisay
@HassanMohamed-eo9ki
@HassanMohamed-eo9ki 6 ай бұрын
Legend Ayuub guleyso zxp ❤
@heyb12
@heyb12 5 ай бұрын
Waa runtaa macllin ninka idhaahda gabadh baan walaalnimo la wadaagaa abuurkii Alle ayuu khilaafay ❤❤
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 5 ай бұрын
Subxaan Allaah That's true wallah Masha Allaah 😊 Wllo ilaahay haku xifdiyo
@user-pd2bz8hb6k
@user-pd2bz8hb6k 6 ай бұрын
Mansha alh good advice
@user-tg2fz9sg6l
@user-tg2fz9sg6l 5 ай бұрын
mashaa allah shukran bro
@saciidaomar660
@saciidaomar660 6 ай бұрын
Masha allah wll jazakallah
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
ALLAHU AKBAR🥺☝️❤️
@MohamudMohamed-ih4bn
@MohamudMohamed-ih4bn 6 ай бұрын
Sxp wankujecelahay ❤❤❤
@moohazaani
@moohazaani 6 ай бұрын
Macalinka waxba maadan ka faaidin intaa ku jirto Wan ku jeclahay
@jamacaxmed4681
@jamacaxmed4681 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-yd2co4tz9b
@user-yd2co4tz9b 5 ай бұрын
Thank you sheik jzklh
@calicawil3881
@calicawil3881 6 ай бұрын
Seddexbay dumar rag ku doortaan: 1_maal. 2_muuq. 3_maskax.
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
Iyo milgo(sharaf).
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 6 ай бұрын
Iyo muruq
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
@@mubarikabdi6588 iyo Mansab!😆
@XamdiaxmedXamdiaxmed-ox8ux
@XamdiaxmedXamdiaxmed-ox8ux 6 ай бұрын
Iyo money 💸
@sahraxasan5021
@sahraxasan5021 5 ай бұрын
Pointga ugu wayni waa maskaxda
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 6 ай бұрын
Masha allah
@user-su7jy1ks7m
@user-su7jy1ks7m 6 ай бұрын
Wara sxb naftaada qiimee oo nalashada horay oo siiwaada maacalin ayuub Ahmed waad mahadsantahay
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 ай бұрын
Mashalaah shugran wll
@maajidamahamed1871
@maajidamahamed1871 6 ай бұрын
My fv youtuber
@carabhagio
@carabhagio 6 ай бұрын
One of the Lagend ❤🔥🔥✅
@user-st2rr6xk7d
@user-st2rr6xk7d 5 ай бұрын
Legend keep going
@dalmarabdullahi
@dalmarabdullahi 6 ай бұрын
Thanks ustad
@saadaamcabduwali7872
@saadaamcabduwali7872 6 ай бұрын
Wow gold voice g.going😮
@bisharfaysal
@bisharfaysal 5 ай бұрын
Allah haku Barakeeyo wll, Barnaamijka intiisa dambe ayaan aad uga helay runtii.
@emiir252
@emiir252 5 ай бұрын
Allah haku sharfo wax bdn ka faa ide
@yasminbashir9784
@yasminbashir9784 5 ай бұрын
Caqli badhanida manshallah waa intaa oran lahaa.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Golden Voice ❤
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 6 ай бұрын
Allah haku xifdiyoo walalkey ayub axmed
@Axmad-legend
@Axmad-legend 6 ай бұрын
Danyer will always be danyer😂🎉
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 5 ай бұрын
Masha alh wale run bad shegtay
@fahmoabdirehman
@fahmoabdirehman 6 ай бұрын
Walaal hadalkaaga 100% waa sax ad u mahadsantahay 😊😊
@canabshxasan433
@canabshxasan433 5 ай бұрын
Xaqiiq ✅ thank wll🥺
@adnanmill1111
@adnanmill1111 5 ай бұрын
Masha Allah ♥️ waa talo wanaagsan wll ❤
@user-rl9dv3ov9f
@user-rl9dv3ov9f 6 ай бұрын
Msaha Allah wllkey sax waye👍
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 6 ай бұрын
Ustaad ayuub ahmed ♥️🤍
@abdiwahabjaamac5496
@abdiwahabjaamac5496 6 ай бұрын
Ustaad ayuub
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 6 ай бұрын
Walahi waruntaa Ayuubow Ragu walalti nimadoda wax uun baa kuhos qarson
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 6 ай бұрын
Macalin Ayuub ❤
@safiyomohamed7980
@safiyomohamed7980 5 ай бұрын
Mashaaalahbaradar
@user-lv9rk2sf6d
@user-lv9rk2sf6d 6 ай бұрын
First of all : thank you four your encouragrmen brother Second : waxa layiri ama ay tahaybo waano ama wax way isku sheeg oo bulshada dhexdeeda waa fuxshi ama fadeexo Third : waatan cid walbo dacaayadaynaayee nio inatusbo waxa aad dheertahay dhalintan aad maalin walbo aad iska dacaayadaynayso Fourth: hadad aqoonyahay tahay waadan ugu salaynaynin qodobadaada ayad iyo axaadiith Five: waay mar walbo aan arko muuqaaladaada ay ugu saabsan yihiin kaliya dhaleeceen oon tilaabo looga bogdo aadan raacisanayn thanks FG: hadad aragto commentgaana jawaabto waa ii muhiim .
@omargaciye2002
@omargaciye2002 6 ай бұрын
Waxaa Laga yaaba inaadan muqaalka Adan si fican u dhameessan ama macnihiisa aadan fahmin, hadii lagu dhaleecenayo macnaheedu waa wax iskabadal oo shaxda faham.
@adnanmill1111
@adnanmill1111 5 ай бұрын
Muusan Fahmin Wll Ayuub Meeshuu ka halaayo. Commentigiisa iyo Waxa laga hadlay waa Kaaf iyo kala dheeri.
@nawaaliitaabdullahi1260
@nawaaliitaabdullahi1260 6 ай бұрын
dadka furahaga nolasha marna ha udhibin❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 5 ай бұрын
Wcs wll waa sax jizakallha qeeran ❤❤❤❤
@maxamedxasan6597
@maxamedxasan6597 6 ай бұрын
Thanks
@noqoakhriste1281
@noqoakhriste1281 6 ай бұрын
Ayuub waa kugu raacsanahay ariinta ah walaltinimada
@Hassan_Vip.
@Hassan_Vip. 6 ай бұрын
khayr badan ilahy ha kusiiyo wll qali nasab baa tahaye nooso badi barnamijyadan oo kale
@moner9900
@moner9900 5 ай бұрын
Teacher❤
@justinkluivert1080
@justinkluivert1080 6 ай бұрын
Correct💯👍
@raaqiyoaden
@raaqiyoaden 5 ай бұрын
Qalbi jabay marne masoo noqdo sidaasa horena noqon mayo
@user-st3wj4zh1f
@user-st3wj4zh1f 5 ай бұрын
qiimahaga marna hos ha udhigin 💯❤️
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@Yaab-anaa-arakay
@Yaab-anaa-arakay 5 ай бұрын
waa qaldantahay mzaid walaakeey, waaena shaki badantahay, caadi aaujirantahay
@shamsaxirsi6397
@shamsaxirsi6397 5 ай бұрын
❤❤❤aday
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 ай бұрын
Wcs usaad ayup ahmed cashirkn inu wx ka fa’ida urjeynaa wilkz 😇🙏
@user-jd2mr9fj5k
@user-jd2mr9fj5k 6 ай бұрын
Asc
@nashaadmohammud9567
@nashaadmohammud9567 5 ай бұрын
Ayuubow talooyinkaagii waa u xiisay
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 6 ай бұрын
Walaahi xaqiiqatan bini aadamka ayaa sidas usameysan nin iyo naag liana markey ku arkaan inaad tahay qof aad ujilcsan oo wax walbaa unugul wax layiraahna majirto waxaan ka dhigtay walaalkey waa beented iyada ayaa afkeeda ku kala hadleeyso oo leh waan dareemay inuu daren ihayo ok markey darentay maxay ugu sheegi weyday oo dhihi weeyday is top the mane liana aniga wax dareen ah kuuma haayo lacagta ay cuntay xaqiiqatan waa xaraan isaga ayeey ka arktey ducfiga marka waxaan leeyahay nin iyo naagba haleeyska daaya qofka insaanka ah ee qalbiga laga dhaawacayo ee aad ka dhigaten wax fudud ilaahey xagisa qof walbaa nabsiga uu gaala yoom minal ayaam ayeey ka soo bixi ✋
@user-hy7ki8mn9o
@user-hy7ki8mn9o 6 ай бұрын
Asc wll ayuub markasta ri ak shanka lee noo soo badan intii naga maqnaan lahayd waayo wax badan ka faa idey naa wll mcnn wana ku salaamaa
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 6 ай бұрын
FirstY AYyuubOw ❤🎉😊
@user-ci2lj7hy3q
@user-ci2lj7hy3q 5 ай бұрын
M.a walky ❤❤❤
@saynabhassan2
@saynabhassan2 6 ай бұрын
Haa wlh☑️
@XanaanIsmaaciilcali
@XanaanIsmaaciilcali 6 ай бұрын
Keep going
@XanaanIsmaaciilcali
@XanaanIsmaaciilcali 6 ай бұрын
By brother
@diamondladyofficial7966
@diamondladyofficial7966 5 ай бұрын
Asc axsaabey aan ku salino nabigen scw scw scw
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud 6 ай бұрын
inaad qof bini.aadam ah weydiisid maxaad iga aamin san tahay aniga? Waaba qalad cad
@Mubarakchannel459
@Mubarakchannel459 6 ай бұрын
Ayy 🥰
@user-ib3hb3my6p
@user-ib3hb3my6p 6 ай бұрын
Haaa wlh✅️
@abwaanshafici7795
@abwaanshafici7795 6 ай бұрын
Asc walahi waa sax taani ok😊
@A.KARIM_MOHAMMET
@A.KARIM_MOHAMMET 6 ай бұрын
Aad iyo aad ✅️
@MARYANMACALINHINDI
@MARYANMACALINHINDI 2 ай бұрын
Axsan man❤
@gulledsharif2978
@gulledsharif2978 6 ай бұрын
Respect
@makaraanciise1576
@makaraanciise1576 6 ай бұрын
Ayuub axmed masul hoore usuco
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
ma aqaan waxa ugu wacan
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz 6 ай бұрын
Wlllkie ayub guleyso marwalbo
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 5 ай бұрын
Ustaad waan kugu raacsanahy fikirkaaga runtii waxaad ka mid tahay raga fara ku tiriska ah ee wax badaan ka faaiidaystay ilaa 2019 ayaan ku daawadaa waad mahadsan tahay
@Naske14
@Naske14 6 ай бұрын
We miss you Saxiib Sare Ayuub❤🎉
@user-gt1bz9vh7p
@user-gt1bz9vh7p 6 ай бұрын
Macalimuu anoo nervous ah baan kudawadaa SI aan udago lkn halka dhib iheysto waaye kalarka gaduudka iga badal inshallah you will be funaanad cagaar ah 😂😂😂
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan 6 ай бұрын
Madama aan wayay qofkii ee jeclaa harafaado kii ijecel kabta ayaan kula istaga qalbiga jecel waayo anigaba waan wayay qofka jeclaa ma aqaano wax la dhaho naxariz
@user-ep3ck8dz2e
@user-ep3ck8dz2e 6 ай бұрын
Ayuub sxb talada meesha loo baahna aya dhigtay
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 5 ай бұрын
Wcs wllo
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 6 ай бұрын
🙏
@maxamamad8190
@maxamamad8190 6 ай бұрын
First comment 😊
@amiircadinhoamiircadinho6624
@amiircadinhoamiircadinho6624 6 ай бұрын
Hocam
@ApdifitaahHassanRooney
@ApdifitaahHassanRooney 6 ай бұрын
Sxp xikmadee carbeed maxaad usoo qaadan weysay (رضا الناس غاية لا تدرك
@Cabdifitah2000
@Cabdifitah2000 6 ай бұрын
Ayuub ahmed waxa tahy qof ............
@Abdinasiryare25
@Abdinasiryare25 6 ай бұрын
❤❤❤
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 131 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Baro naftaada siad uga maaranto inaad aargoosi sameyso‼️
6:49
Nasro’s channel
Рет қаралды 8 М.
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 50 М.
GABAR AYAAN 10 WIIL U BALAMIYE SHUKAANSI FASHILKA ADUUNKA😱
23:53
Dantayda Kama Daalo ISMA DHIIBAYO WIXII DOONAA HA DHACEEN
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 12 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 24 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Пранк над Махачевым🥶
0:19
FERMACHI
Рет қаралды 9 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 4,2 МЛН