NOLOSHII QAYS IYO LAYLA - TAARIIKHDA ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 56,461

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...

Пікірлер: 220
@missnaima6873
@missnaima6873 3 жыл бұрын
Jaceyl micnihiSa waxa dremikara qofki si dhab ah wax ujeclade ama ujeceL hada😥illahey inti isjeceL nolosha haku mideYo💉❤💏
@armashow329
@armashow329 3 жыл бұрын
❤️🤞
@kabtanbasso2585
@kabtanbasso2585 3 жыл бұрын
Jacaylka waxaa dareemi kara ruuxii qalbi wanaagsan oo Rabbi naxiis dejiyay laabtiisa.
@qamarali6968
@qamarali6968 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 😭
@mariaahmed9313
@mariaahmed9313 3 жыл бұрын
Aamin
@anfacxasan3216
@anfacxasan3216 2 жыл бұрын
amiin 🤲
@farduzamohamed1614
@farduzamohamed1614 3 жыл бұрын
Aaabo+Zhp+dhiirigaliye+ wll+ Macalin Intaba Adaa ii Ah Alle ha ku barakeyo ustad🥰😊
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 3 жыл бұрын
Maa damaa aad xagii jacylka ayaamahan diira saarayso Nogu xigsii qisada jecyl iyo taariikhda Ninkii rer berbera ee boodhari Allah ha u naxariiste☝️
@mushtaaqmaxamed8677
@mushtaaqmaxamed8677 3 жыл бұрын
mhdsnid ustd madama ad i tix galisay codsigeyga☝️❤
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 3 жыл бұрын
Wan kufaraxsnhy inaan noqdo. Qofka ugu horeeya
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 5 ай бұрын
Alla ilahow jcl xanunkisa dadka haku imtixaanin walahi qofka arkay unba dareemi kara alx caqabdisa waka gudbay 😢🤲😭💔
@ahmetdada9371
@ahmetdada9371 3 жыл бұрын
RESPECT for you🙏
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 3 жыл бұрын
Jaceylki dhabta aha Qeys & Layla la dhintay😭 kistii kaso hadhayna cilmi boodhari & Hodan ba la tagay anagana xiiso & ka helitanbaa inoso haray e samirka hala badiyo Thnks wlal Ayub
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
Really 😢
@xigashadaqisooyinka512
@xigashadaqisooyinka512 3 жыл бұрын
Wcs zxp suhaybaw pin igu qabo waxaan soo gudbiyaaa qisooyinka saxaabada iyo anbiyada
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
Haye wll
@abdulaahimohamed1168
@abdulaahimohamed1168 3 жыл бұрын
Shukran ustaadi allah ku barakeeya
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever macalinka nolosha allaha ku sharfo aduun iyo aaqiro❣❣🌹🌹💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘🙏🙏
@mariammustaqem2940
@mariammustaqem2940 3 жыл бұрын
Heerka uu maanta caqligeyga joogo adigaa ka dabeyay Alle ka sokow waxaan kugu mahadceliyo garanmayo 🙏🙏🙏🙏♥️
@xasangeedi659
@xasangeedi659 3 жыл бұрын
Wll ilahay haku xifdiyo adiga iyo ahelkaga iyo caruurtada iyo xaskaaga ila mustaqbalkana hakaaga dhigu ilahay mid bariya isku samal faltan ila iyo inta tii ilahay idiin imanayso cimrigaagana ilahay hakuu dheereyo adiga iyo xaskaagaba
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 3 жыл бұрын
Muslim may ahaayeeen aaan u duceeye in ay Jannada isku helaaane 😭maadama ay is jeclaayeen
@Maanbile
@Maanbile Жыл бұрын
Haa walaal qaali waaba taabici
@caashaandi669
@caashaandi669 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllkay qaali Shukuran jasakllahu khayr
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 3 жыл бұрын
Thanks wl ani wxbdn kama aqoninba qays iyolayla somali aumodijirayba thnks true love never end 💖🙏🙏🙏
@fathaalim7750
@fathaalim7750 3 жыл бұрын
Qisooyinka jacaylka ino soo badi abti ayuub 😍
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 3 жыл бұрын
Mahadsanid jazakallahu kheira 🌹🌹🌹🌹🌹
@istahilmowlid3371
@istahilmowlid3371 3 жыл бұрын
Wll ayuub Romea and juliet qisadoodana noo soo gudbi
@ciisemahat9446
@ciisemahat9446 9 ай бұрын
Masha Allah wll qaali
@leylafarah9190
@leylafarah9190 3 жыл бұрын
Asc mashaaa. Aallaahaaa
@safiyaahmedmaxamed6654
@safiyaahmedmaxamed6654 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah rabi ha ku xafdiya wll qaali
@hamdaabdirahman7422
@hamdaabdirahman7422 3 жыл бұрын
Mash allh alle lamaane walba oo is jecel haysku barakeyo kuwa aan haysan rabi haku arsaaqo insh allh
@abuasma135
@abuasma135 3 жыл бұрын
Ayuboow Wa tarikhdaa rabee inaan ku dhaho nala wadaag
@raxmoqadar9623
@raxmoqadar9623 Жыл бұрын
Ma 🌺 mahdsnid ustad😍
@aminaadan1077
@aminaadan1077 11 ай бұрын
mansh allah hore usoco wll
@filsan1246
@filsan1246 3 жыл бұрын
J aime tro ton video mascha Allah
@ayaanmuqtara6606
@ayaanmuqtara6606 3 жыл бұрын
Mash allh wll wxxn ku rajynayaa guul aduun iyo aakhiroba❤💯
@hodanmoumin3599
@hodanmoumin3599 3 жыл бұрын
Masha allaha wll horay usoc
@ahmeddaacad4729
@ahmeddaacad4729 3 жыл бұрын
Waad mahadsanthy macalin Ayuub axmed guuleyso
@ahmedmohames7926
@ahmedmohames7926 Жыл бұрын
Wll Ayuob axmed 🖐🏼🤴🏾
@muctaadmandeeq6263
@muctaadmandeeq6263 3 жыл бұрын
Wcs wall ,aamiin aamiin dhaman muslimiinta oo dhan
@kawsar23abdi75
@kawsar23abdi75 3 жыл бұрын
Asc walalkay ilahaay haku xafido maskaxda alle haku daayo
@dekoilmi3473
@dekoilmi3473 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll
@barwaqomuse7767
@barwaqomuse7767 3 жыл бұрын
Mnsh Allah lakiin labada qof ee sida ruta isku jeceli itabada isama helan qisoyika iney is wayan bey u badan yihin 💔 ayuub waad madasan tahaye 🙏
@ashkarqurbojoog5367
@ashkarqurbojoog5367 3 жыл бұрын
Thankz bulshada Somaliyed the love you ayuub ahmed
@Dahabsor
@Dahabsor 3 жыл бұрын
Masha Allah Beautiful story
@yussufjamiilofficial3649
@yussufjamiilofficial3649 3 жыл бұрын
Ustaad ayuub alle haku barakeeyo barnamijyadada dhan wan lasocda hal ima dhaafo keep going ilxun kuma aragto gacanteyda waa qolfoofe qalbiga ka salamay
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 3 жыл бұрын
Aad baad umahadsanad ustaad waqti badan ayaad galisaya anaga raaxo ku dhawanaa🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@ladnasaid5203
@ladnasaid5203 2 жыл бұрын
Wllo xanuun jacyl ayaa ii haaya qofkan jeclhyna ima jeclaa iso duuce inu ijeclaado inshllh 😥
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
@@ladnasaid5203 Ilaah qof kawanagsan hakuu sahlo wlla qof aan Ku rabin lama daba jogi karee ilaah haku sahlo koo Ka fcn oo qeyr qabo yaarabi,🤲🤲💯😍🙏🥰
@ladnasaid5203
@ladnasaid5203 2 жыл бұрын
@@ugbadabdirahman3837 amiin walshy qali
@najmaaxmed8439
@najmaaxmed8439 3 жыл бұрын
With out really love everything is nothing 💓 I support you Mr ayuub
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 жыл бұрын
MashaAllah JazakaAllah ustad wanba sugayay😁
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Walalkay qaali hore u soco wan ku jecelnahay
@aubrielle5422
@aubrielle5422 3 жыл бұрын
Masha Allah proud to have a good story teller from the same country 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@laylaxasan8232
@laylaxasan8232 3 жыл бұрын
kaas waa ishqi ma aha jeceel allah ayaan ka magan gale shugaran wll ayub waa igu cusbeed qisada
@xasantahar7039
@xasantahar7039 3 жыл бұрын
Waw,hagaag Wad mahadsantahay pro Lkn inyar hadan kula wadago hayla yaabin because am your family 👪♥ Waxanrabaa oo igana talo ah in markaad qiso jacayl ah oo guulaysatay aad nooga sheekaynayso iyo marka aad qiso jacayl oo guul daraysatay ama khiyaamo ku dhamaatay aad noo kala soocdid, yacni jiliinkaaga marna farxad marna yacni qof cadhaysan oo kale. Hayga xumaan pro , ku taageeraa 👍. Mahadsanid.
@barwaqohussen4875
@barwaqohussen4875 2 жыл бұрын
Mansh allha wll
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 4 ай бұрын
Maxamed dayib anoo jecela family problem UGA tegay ilaaahy Kuma tuso wxaku dhiba noloshu waaa farxd iyo murugo😢😢😢😢😢😢
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 4 ай бұрын
3/7/2024 habeen jimce ah
@marwanyare218
@marwanyare218 3 жыл бұрын
Ustaadow englishkii aaway ✋
@maryanruunhusssein8367
@maryanruunhusssein8367 2 жыл бұрын
manshaAlah aboowe
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 жыл бұрын
Waa qiso aad u qiimo badan oo aad u mcn ♥️♥️🩸
@Misterkalle20
@Misterkalle20 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah walaallo allaha idiin xafido adiga iyo Reerkaga
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 Жыл бұрын
Masha Allah
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
Thanks 👍
@leilamohamoud9243
@leilamohamoud9243 3 жыл бұрын
Best video 🥰leila and qays ❤
@filsan1246
@filsan1246 3 жыл бұрын
Keeg going brother
@MohamedAmin-fh1mb
@MohamedAmin-fh1mb 3 жыл бұрын
Pro legenaa thy waa kuwataaa
@gureymohamed569
@gureymohamed569 3 жыл бұрын
Waited most clip love it
@dekayounis6995
@dekayounis6995 3 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay aniga ka miid ah dadka wan ogayn qisaadan siday ahayd
@kahaahmed8179
@kahaahmed8179 3 жыл бұрын
Merci
@lailaahmed4226
@lailaahmed4226 3 жыл бұрын
Layla Noqon lahaye Qeys Ban jiriin🤞
@kabtanbasso2585
@kabtanbasso2585 3 жыл бұрын
Waad heli doontaa mid kuu noqdo sidii Qays, Layla u jeclaa
@salmandahir8313
@salmandahir8313 3 жыл бұрын
Ustaad waxaan jeclaan lahaa gabayadii ugu qiimaha badnaa ee qays inaad nala wadaagto
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 жыл бұрын
ugu badnan dhira galinta xoga noo sar
@cqaadirmahamedahmed731
@cqaadirmahamedahmed731 3 жыл бұрын
Mashallah
@cabdifitaaxhonestofficial3509
@cabdifitaaxhonestofficial3509 3 жыл бұрын
Jclka haguleesto♥️
@hanacabdi7860
@hanacabdi7860 3 жыл бұрын
Thankz wllo 🥰🥰
@maryanabdi9059
@maryanabdi9059 3 жыл бұрын
Respect bro 💕👍
@MunaCalidiriye
@MunaCalidiriye 11 ай бұрын
Mnsha wllky ayuub illhy Haku xafido ifyo aakhiroba lkn .waxn kaa codzanayaa boodhari iyo hodan nooga sheekee qiza dooda
@codewithnor7866
@codewithnor7866 3 жыл бұрын
M.a thanks.
@user-fl4gr3iv4h
@user-fl4gr3iv4h 5 ай бұрын
Waa xanuuna❤
@mhamed1759
@mhamed1759 3 жыл бұрын
sHaraxadaduH way Qurux Bdn tHy 🥰
@sabarinabdiqadir9912
@sabarinabdiqadir9912 3 жыл бұрын
Very nice 👏💯
@katramuktar5597
@katramuktar5597 2 жыл бұрын
Wankuraje naya guul ahiro adunka
@naciimanadar9256
@naciimanadar9256 3 жыл бұрын
Wow 😍
@abdulahiali3808
@abdulahiali3808 3 жыл бұрын
Qisadaan waxaan daawaday iyadoo filim ahaan ah wallahi waa murugo😓
@habicabdiofficial2365
@habicabdiofficial2365 2 жыл бұрын
Maxan ku qoraa wll
@roodamaxamed36
@roodamaxamed36 Жыл бұрын
thank you mach ❤❤❤ good❤❤❤
@alexisde9413
@alexisde9413 2 жыл бұрын
Waa qisadi ugu ayaandarneyd markaa tusaale och wax qiimo badan noga dhigi
@faisocabdi5595
@faisocabdi5595 3 жыл бұрын
Wsc
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 3 жыл бұрын
Mi teacher👑👑
@NaciimaAhmed-xj6rd
@NaciimaAhmed-xj6rd Ай бұрын
❤❤❤❤
@waissadenzakaria
@waissadenzakaria Жыл бұрын
Nice ❤️
@faadumocigale6442
@faadumocigale6442 2 жыл бұрын
respect for u
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 3 жыл бұрын
Lkn gallaskii engilishaka aaaway wlle ayuubow
@user-mo9op1cz2e
@user-mo9op1cz2e 3 жыл бұрын
Wallaakay ayuub qays iyo laylaa carab bay ahaayeen wuxuuna noolaa waqtigii الدوله الامويه qarnigii kuubaad ee hijriyada wuxuuna ka mid ahaa قبيلة هوزان may ahayn hindi Misa kuwa kale baa jira oo aan ahayn Majnuunu laylaa carab bay ahaayeen
@walaalwanaajiyemedia6255
@walaalwanaajiyemedia6255 3 жыл бұрын
Hindi ma ahayn dhulkaa ahaa meesha ay hindiya ku tiilo
@PatrikViera-js3lq
@PatrikViera-js3lq 3 ай бұрын
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Waa carab qays and layla
@mariaahmed3863
@mariaahmed3863 3 жыл бұрын
أقبل ذل الجدار ودل جدار وما حب الجدار قد شغفني ولكن حب من سكن ديار
@filsan1246
@filsan1246 3 жыл бұрын
I m from Djibouti
@israabdi8297
@israabdi8297 3 жыл бұрын
🥺xanuun wye😥
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 2 жыл бұрын
Keep going
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
Thanks bro runtii waa qayb ka mid ah dhiiri galin lkn sxbkay ayuub ninyahaw waxan ahay nin dhaliin yara ah o wadankan ku nool America 🇺🇸 gaaragan Minnesota sxb marka hore salan kal iyo laab ka so goday ayaan kugu salamaya adiga iyo walalaha somaliyed ee kugu xiran ama nala jogo sxb salan ka dib arin yar aya I haysata o aniga la jaha warersanahay oo aan kala garan lahay in la ila qabo iyo inkale Wlle waxa jirta inan ayaan wada socona mudo 6years ah isku qaaradna ma jogno waxana iska baranay alada social media ha wali indho masaran si life ah nolashayda lkn arinka aan u bahanahay waxay tahay 6years ayan wada socona isma guursano makala hadhno isku akharo seegnay isku dhamanay jaceylkanagu wuxu isku badalay mid aan u adkaysan wayno oo ruuxba ruxa kale isku buuqo ugu danbayn waxan u so gudbiyay in uu maherkanaga dhaco bilaha nagu so adan balse ayamo ka dib sheko na dhexmartay owged ayay igu so kalahday iguna dhahday inta wax ka badan kuma sugi karo meher waxbo imatarayo hadii adan ii manayn ee macsalamo waayo aniga qof waxan ahay sharcilan ku ah wadankan balse dar alle ayan ka raja qaba bal ila taliya mayada qaldan mise ana qaldan mise wakhtiga qaldan waad mahadsantahay
@laylacaday6039
@laylacaday6039 2 жыл бұрын
Hadaan layla noqon lahaa qays o kalan helaynin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Cajiib!
@mssnujuum2020
@mssnujuum2020 3 жыл бұрын
Jaceylka Waa wx jira Ddka Daacada U Ah Ayaa yar lkn💔😢🥺🤦‍♀️
@empiresaara9927
@empiresaara9927 3 жыл бұрын
🥰👏🏻👏🏻
@ilhaancabdulahi
@ilhaancabdulahi 2 жыл бұрын
Wcs wll
@saalaxsanaagofficial6249
@saalaxsanaagofficial6249 3 жыл бұрын
Wakhti ma heysata aad iigula salido nabi maxamad SCW
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
Haa wllky
@saalaxsanaagofficial6249
@saalaxsanaagofficial6249 3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia masha allaah , comment ga biin ku qabo wllo
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Swc scw
@edabsansidahoyaded
@edabsansidahoyaded 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@diaatik9022
@diaatik9022 Жыл бұрын
Qof na jecel Allah hana siiyo
@xanaanosman5245
@xanaanosman5245 Жыл бұрын
AmEin dhamatEn wlloh💓🥺😭
@saynabmaxamed500
@saynabmaxamed500 3 жыл бұрын
😍😍👍👍👍👍👍👍
@ibracabdi4749
@ibracabdi4749 3 жыл бұрын
Good
@maryamahmed4532
@maryamahmed4532 3 жыл бұрын
Am the first😊
@bitudahir5758
@bitudahir5758 3 жыл бұрын
Sheekadan macan iyo qaraar waxa ay tahyba intii jacel so martay lee fahmi karta Intii aan jecel wali gaarin sideyda isaga yaaca meesha قفا نبكي من ذكرى * حبيب ومنزل بسقط اللوى * بين الدخول فحو مل Intii gabaygaas ka baxday xilligii school ka ayago wax micna ah ugu fadhiyin farta taag
@adityaroy4601
@adityaroy4601 3 жыл бұрын
Iiturjum wllo adoo raali ah
@shukrinuur8500
@shukrinuur8500 3 жыл бұрын
☝️
@bitudahir5758
@bitudahir5758 3 жыл бұрын
@@adityaroy4601 istaaga si aan ugu baroorano xuska qof la jeclyahy iyo gurigiisba Ila xusa jaceelki dhicisobay ila farxa o ila heesa si aan ugu baroorano qofka jeclaa iyo gurigii uu ka bixi jiray. sorry wll si wngsn uma sharxi karo whyo waa suugaan carabi ah o maldahaad baa ku jirto
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 3 жыл бұрын
Gbygaas wxaa iska leh shaacir kii caanka ahaa امرؤ القيس 🥰
LAANKUBA LAHJADBUU CEEB KU YAHAY ᴴᴰ┇Ayub Axmed
0:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 13 М.
ADIGAA ADAG - video noloshada saamayn ku lahaan doona
17:30
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 58 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 168 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
NOLOSHAYDA QISOOYIN IGA YAABIYEY ᴴᴰ┇Ayub Axmed
9:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 33 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
qiso murugo leh fu
12:05
shabatax yare
Рет қаралды 250 М.
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
27:28
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
daawo ruwayada yurub genyo
47:17
HM Somali Tv
Рет қаралды 105 М.
3 Adigu ha aqbalin in ka yar qiimahaaga fiiri waxa dhaca
15:16
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 72 М.
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 7 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,1 МЛН
Батя в общественных местах 😇
0:46
Время горячей озвучки
Рет қаралды 2,3 МЛН