Suldaan Seerar - Qalbi Nuuriya Ladies Night Show Hargeysa 2020

  Рет қаралды 2,021,744

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

#SuldaanSeeraarLadiesNightShow
Suldaan Seerara Eid Show Ladies Night Crown Hotel Hargeisa

Пікірлер: 541
@qumanqali636
@qumanqali636 4 жыл бұрын
Showgan showga marwooyinkaan u aqaana anigu waayo habalaha showgan showga yimada waxa u badan marwooyin showyda raga iyo dumarka nacaya ii nolaada habalaygii😍
@mohamedabdi-jr6yg
@mohamedabdi-jr6yg 4 жыл бұрын
Suldaan seraar fanana akhlaaqleh oo dumarka garbaha kolba mid an qab qabsan sida faninta badankooda yaa ila arka inu aaad isku ilaalinayo like isku muuji ☝️
@khalidosman6570
@khalidosman6570 3 жыл бұрын
For sure bro wuu is ilaalinayaa!
@faisalomar3
@faisalomar3 3 жыл бұрын
Dad kayga hargeisa waan idin jeclahay from muqdisho
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Hargaysa magaladi fanka somaliyeed💕xalay suldanka magaladu isaga ushidneed💜
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Dhal boqortoyo duriyadiii reer shekh isxaq guuulaysta abtiyaaal hrgeyse hadh wanag 💚💭❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤
@amalali7104
@amalali7104 4 жыл бұрын
hiil qaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘
@maxamedbuluc
@maxamedbuluc 4 жыл бұрын
Amiin abti qali
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 4 жыл бұрын
Amin nolow Abtih
@nimcoabdirashiid5783
@nimcoabdirashiid5783 4 жыл бұрын
Amiin habaryar dhal kaso jeda duriyada reer sheq isixaq wax ladhaley wacana
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 4 жыл бұрын
AAMIN abti
@danahedataqaano6586
@danahedataqaano6586 4 жыл бұрын
Hablaha rer hargaysa ilahay ha idin xifdiyo waxaa tihiin dad wanagsan From Puntland
@aarizofficial8395
@aarizofficial8395 4 жыл бұрын
Habnkii Suldanka Geska iyo Hablaha Ree Hrgysa Gobsanaa From Jijiga Janno 🎄✨🎆🧨💯👰
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
Sxb jigjiga khad mayleedahay .see commentga kusooqortay..sorry wankaxumhy.sxb
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
@@maxamadsaciid5961 😂😂
@abdullahihassanasker7136
@abdullahihassanasker7136 4 жыл бұрын
@@maxamadsaciid5961 sxb jigjiga qad wey leedahey maxa dhacey
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
@@abdullahihassanasker7136 waa runtaa .lkin nio waxad iigawarantaa somalida jigjiga xaalkooda Haddad joogtid weeye.sxb
@mohamedcazanyo8065
@mohamedcazanyo8065 4 жыл бұрын
@@maxamadsaciid5961 Maxaad Kufaali Soomalida Jigjiga Jogta Warkogah Idoor Ayd Thy Sidaan Filayo Xalada Degaanku Way Wacnthy Onlf Iyo Mustafe Cagjar O Is Eryanayah Moyaaneh From Nairobi
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
Waw FAROM sanag SOMALILAND 🇧🇬🇧🇬🇧🇬
@queensafa7992
@queensafa7992 4 жыл бұрын
My home Sanaag Somaliland
@adnaanahmetiidan4031
@adnaanahmetiidan4031 4 жыл бұрын
Masha all
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 4 жыл бұрын
My home sanaag laasqorey badhan ceergabo ❤❤❤❤❤
@ilyezsalah6158
@ilyezsalah6158 4 жыл бұрын
Allow hablahayaga xaqa tus oo kadhig kuwa diintooda ku faana soona saara culimo iyo feesiyaal diinta iyo xaqa u dhinta. Aamiin yaa rabbi.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Show buu ahaa reer germany hargeysa kabarta sida fanka la'isugu ix tiraamo waa idinkii fanaaniinta baaranaayee 😍😍
@ZeilaTech
@ZeilaTech 4 жыл бұрын
Hoy gii xornimadiyo Baxsaneey hargysaay ❤❤ ha ciilan waliga salan gobeed dadkayagii from dadkini borama awdal Somaliland
@isxaqaadan5702
@isxaqaadan5702 3 жыл бұрын
Salan gobeed dadkeygi boramacadey
@muxamadcaska3020
@muxamadcaska3020 4 жыл бұрын
Reer Hargeisa waa Boqortooyo From Mogadishu
@muunadaahir4000
@muunadaahir4000 4 жыл бұрын
Welcome my prother
@marwaadam2139
@marwaadam2139 4 жыл бұрын
Welcome to hargeisa hadh wanaag wllky
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 4 жыл бұрын
gobtiih
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Mahadsanid 😏
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 4 жыл бұрын
@@idontcare6649 🙄😏😏
@AliJibril
@AliJibril 4 жыл бұрын
Alla wacanaa markaad dalkaaga xoraysato, dawlad yeelato, nabad iyo Barwaaao lagu noolaado, Guul Hablaha yagii noo Damaashaada, waa dalkiinii. From SNM BOY 😉
@MohamedSulub-kt6xl
@MohamedSulub-kt6xl Ай бұрын
Ma reer diini baad iska xoreyseen😅😅
@nucmaansr3683
@nucmaansr3683 4 жыл бұрын
I love reer hargaysa walhi somaliland guul waligiina from muqdisho
@hamzabakri1913
@hamzabakri1913 4 жыл бұрын
Hada Ma Fartuun Yo mursal FaLdagan Bad jcln lhyd🙄
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Love toooo xoogaaa kkkkkkkkkkk
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Hamza Bakri kkkkkkk sax walan tahy Kkkkkk
@salmanura4717
@salmanura4717 4 жыл бұрын
@@hamzabakri1913 😳😳
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 жыл бұрын
@@hamzabakri1913 zhp faanka iska nin raga ayuu allah kaa dhigee kun fanaan oo somalia kasoo jeeda oo fankoodu hormaray ayaa jira lagugumana haysto inay thy hargaysa hooyaga fanka lkn fanaanin meel kastaa laga helaa waxa bilaa camalka ku heesana was ree xamarka ee maaha somalia oodhan marka ukaadso
@xamdisaciid1591
@xamdisaciid1591 2 жыл бұрын
Heestaan maantaan tabay wlhi🥺 2020 bilihii ugu horeeye baan xariir sameesane wlhi ilaa 2021dhamaadkeedii heestaan buu ii qaadi jire😣 lkn manta kaligey baan dhageesanaa (wxn ilhey kaaga baryaa inoo oowlaad wngsan kaa siyo naagtaan kaaga maseeri jire hda ah xaaskaaga ) maseerka wlhi xanuun wye ani anoo u baahan baan hdana wx aan jirin kaga maseeraa 🥺ala ilhow qalbiga ii qabooji eraygii aan ugu jeclaa wxa uu ahaa ,nus iga midaay😣
@MaanCadnaan
@MaanCadnaan 14 күн бұрын
Abayo mcneyy inkasto hada 1years ay kaso wareegtay hadana waxn ku rajeynaya in u Alle qalpiga kaga reebo❤🥺
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Suldaan seeraar waad shidatay meesha ilaa iyo maalintii la bilaabay waqal studio waan ku xidhnaa yaa ila mida insha allh 1m coming soon runtii waxaad soo bandhigtee dadaal aan yarayn alle ha idin garab galo
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Inu hargesa imiiid Vidiyo qurxsan Hoga fanku waaa Tagerow faaanan walhi
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe ii saar plse
@usaameyareofficialchanel9469
@usaameyareofficialchanel9469 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹
@maanka8907
@maanka8907 3 жыл бұрын
Waqal.studio 8 sano kahor labilabay serar mala bilaban
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
@@maanka8907 waa run 8sano ka hor ilaa.maanta waan ku xidhanay
@leylaali243
@leylaali243 4 жыл бұрын
Dadka hageisa wa boqortoyo..waidin jeclahy from muqdisho. One day i wil come there
@liibaandaahir2620
@liibaandaahir2620 2 жыл бұрын
Heeskaan markan dhagystaba wxan xasuustaa hooyo macaan indhahygana ilmo kama celin karo hooyo mcn alle janadiisa hakugu abaal mariyo😍🥰
@updyaziisahmed8754
@updyaziisahmed8754 4 жыл бұрын
Hrgyza suldan mxn shah wada cabnay like hadad rer somali tihin
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 4 жыл бұрын
Hablahayagii Duriyada Reer Sh.isaxaaq noolaada💚💭❤
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 4 жыл бұрын
Mansha Allah wan qiirooday duriyadii barakaysneed ii noolada somaliland bk heesihiisana soo geli insha Allah
@maaizaabdirahman3666
@maaizaabdirahman3666 4 жыл бұрын
Bk muu tagin royal place ayuu joogay
@Shabco_qaadi12
@Shabco_qaadi12 4 жыл бұрын
@@maaizaabdirahman3666 wu joggay zhp mrki danbe ayu imid 2 labada show ba wu k qayb galay
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 3 жыл бұрын
Mashallah hablaha duriyadah rer hargysa dada shidan ❤💚💭 qalbigan idinka jecelahy walhi from jabuti🇩🇯
@hodanarche6992
@hodanarche6992 4 жыл бұрын
Hoygi Fanka Hargeiza Cadey💝
@Amiincige
@Amiincige 4 жыл бұрын
HABLAHA REER HARGEISA WAX DHAAMA LAWAA !!!
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
😍
@sultanofficial7980
@sultanofficial7980 4 жыл бұрын
Wataa duriyadii hasocoto Howsham🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 жыл бұрын
Calankada lagu fanaaa wllow
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
Ausan queen calamada dadka kale doonyo qaad miyad u tahy wayabe😂
@fariidafaraxsan7134
@fariidafaraxsan7134 4 жыл бұрын
Duriyadnimada wa inta dadka dhertihin gob& shaxshax dherad bad uga sidatan khayrkiin gulesta abtiyal 💚💭❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️❤️❤️
@fadxanasiib6641
@fadxanasiib6641 4 жыл бұрын
Alla dadakan dhashay gobzana reer soomaliland hadanahay wllhi dada jira nahay wayo haragayza show yo badan baa ka jiray hadana suldan way ushiiden masha allah wllhi❤❤❤❤❤👌👌🌺🌺🌺
@mohamedgaboobe6571
@mohamedgaboobe6571 2 ай бұрын
isagaa khaantiisa wata binkan
@clahitomka8578
@clahitomka8578 4 жыл бұрын
Best scor suldaan seeraar guhaad habeen taariikh da galay hablaha hargaisa inisalaamay dad shidan iga dheh
@Jamalwarsame
@Jamalwarsame 4 жыл бұрын
Reer Hargaysa waa Boqortooyoh🙏
@marwaadam2139
@marwaadam2139 4 жыл бұрын
Welcome to hargeisa hadh wanaag wllky
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 4 жыл бұрын
Hiday u lahayd zhp
@ugaaska1801
@ugaaska1801 4 жыл бұрын
I love suldaan seeraar From Somaliland 🇮🇹
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN 2 жыл бұрын
The poor man can’t breathe from this crazy woman’s, give him some space!!! Subahnaallaah !!
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 3 жыл бұрын
❤❤❤ I love reer Hargeysa boqortooyo alloow dhawr From Jigjiga
@khalidosman6570
@khalidosman6570 3 жыл бұрын
From Canada 🇨🇦 Hablaha reer Hargaisa Masha allah 🔥
@ererofficials535
@ererofficials535 4 жыл бұрын
Reer hargeysa wanibin jecelyahay nasabin ayad tihin From Diri Daba
@isxaqaadan5702
@isxaqaadan5702 3 жыл бұрын
I love Diri dawa wan ku salamay xornimada hargaysa qayb ayay ka ahayd siday tarikhdii halganku qortay
@mohahmed6423
@mohahmed6423 2 жыл бұрын
When are we gonna learn to live the moment man, A legend is singing next to her and she is just busy on her phone, Jahiil. That said What a song.
@marwanxaashi6324
@marwanxaashi6324 4 жыл бұрын
Walhi suldanku waah shiday hargaysa intah aragtah like
@777-y4k
@777-y4k 4 жыл бұрын
Hargysa waliigaad by shidnyaad
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 4 жыл бұрын
Kk suldankow hargaysa caadu bad uu degtay😂❤somaliland💚🏉❤
@ifrahlucky25
@ifrahlucky25 4 жыл бұрын
Haaaa Koklzta uu nla joga
@shuuriyaqurux1817
@shuuriyaqurux1817 4 жыл бұрын
Xaguu kama maqnaa waa halkii fankiisa lagu soo shaacsaare hataaa halkaaa uu tagnyay
@ahmedismail5060
@ahmedismail5060 4 жыл бұрын
Jigjiga iyo hargeisa gaadhigu 3 sacadood wax ka yar buu u kala socdaa
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 4 жыл бұрын
@@ahmedismail5060 half hour ha uu kala socdan walal wa laba degan oo kala ilbaxsan
@mohamedcazanyo8065
@mohamedcazanyo8065 4 жыл бұрын
@@marwaatmo4019 Mxaad Kawadaa Hadalkas Jigjiga Ma Badow Ayd Degaanba Lagu Yidhii War Jigjiga Wa Hoygi Dhaqanka Iyo Dhantada Soomaliyeed Sida Ulasocoo Wilkoow From Jigjiga
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Show Khatara Uqabsomay Suldanka geeska Alla maxan uxisay Hargaisa Caday allow nabad iguge 1/1/2021 🤲
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Haplahayagiii mahadsanidiin suldanka waa inaga hagaajiseen 🙏❤️
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
HaPLiHii Hargeisa Siwcn Baad ugu Kacdeen Suldaan♥️ Waqalstudio Waa noleYaha fanka🎧🎤
@marwaadam2139
@marwaadam2139 4 жыл бұрын
Zoo wllkeni maaha welcome
@mahadmohamedelmi7738
@mahadmohamedelmi7738 4 жыл бұрын
@@marwaadam2139 dabcn
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
@@marwaadam2139 wn oghy wll
@maryanweydow8606
@maryanweydow8606 Ай бұрын
Heestaan hdaa maqlo saaid ayaaan umaseeraa Marna niyaaa ku dhistaaaa💔😿❤
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 жыл бұрын
Woooow dumarkaaa 11prmax bay wataan habalahaa haragysa qurux anuuse waaannka baqaaa showydaaa wlhycabsi
@8yearsago649
@8yearsago649 4 жыл бұрын
From Sool -somalia. I love habalha. Hargeysa somalilnd 🧡
@shadiaquen2008
@shadiaquen2008 2 жыл бұрын
Wxd aminsanthy gobolka haku shegin baayo sool inay soomalind tahay muran kama jire
@abtihawd434
@abtihawd434 4 жыл бұрын
Best song Somali From Pakistan ❤🖤
@kimjongun8146
@kimjongun8146 Жыл бұрын
🤣🤣Haha ciwaankaaga muuqaalo afsomali ku qoran aya ku jiro
@shabcahaynehilariga9966
@shabcahaynehilariga9966 Жыл бұрын
Wow
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 4 жыл бұрын
inta aragtay inuu Suldaan inuu dareemaya inuu meel cariiri uu taagan yahay like dhac kusiiya 😀😀
@tamat6618
@tamat6618 Жыл бұрын
yc yymyyf uuguuuvuvuuuguuuvuuuguugu uuvuuuv uuuvuuuvuuvhu
@nasrahassan8570
@nasrahassan8570 4 жыл бұрын
heezto waa zbabta haplo kilyaata looga dhigay showga inta ila fahanty ❤️
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 жыл бұрын
beautiful ladys. love you sisters. suldaan marba marka ka dambeysa waad kasii wanaagsanaanaysaa. god bless you brother
@noradinhassan4522
@noradinhassan4522 4 жыл бұрын
Suldaanka geeska hala bro like dheh hee
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Heestaan waxay igu leedahay xasuus Aniga iyo saaxibadey oo dalxiis iyo sagootin u sameyneyno asigoo xamar usocdo dareeen farxadeed jowi mcn ku qaadanay Saaxibada dhabta ah Allow dhowr
@MohCaato
@MohCaato 4 жыл бұрын
Legend waa 1 ee laba maha 💞✨ Waan idin salamey Team Waqal Studio ♥💕❤🙏🙏
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan 2 жыл бұрын
Axyaa Voice w 2020_2022 suldanka geska Yaa Daawanaaya 2030
@somaliboytiktoker4553
@somaliboytiktoker4553 Жыл бұрын
Maasha allah gabadh isaaq gobanimo uda ❤
@hoodocu5674
@hoodocu5674 4 жыл бұрын
wakuwa hablaha hargaysa duriyadi xalasha ❤️❤️❤️💯✨👌
@zakariaali7523
@zakariaali7523 4 жыл бұрын
makuwana duriyada wdaa madax qaaawan alla mxaa xumantiinoqotey wanaag isaaq waad naga cilmi bdantuihiin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Niyow hablihii hore sanqaroor dheer iyo waji qurux badan ayey lahaan jireen kuwan hada san balaadhan oo iska dhal moodo
@Ahmed.dahir10
@Ahmed.dahir10 4 жыл бұрын
Masha allah hablaha ree hargeisa waaa gob wlhi korkaad iii saaran tihiiiin💋❤💯
@mariamahirsi6715
@mariamahirsi6715 4 жыл бұрын
Hargeisa hadh wanag😍
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 4 жыл бұрын
Suldaanka saaxiibkaa fanka wllhi top iyo.team WaQal keep going 🔥🔥🔥🔥🔥from borama
@farhanjam2773
@farhanjam2773 4 жыл бұрын
Wwww manshallah hablaha reer hargiesa ad ban idin salamaya sigara waxan u salama intah madaxa asturtay
@usaameyareofficialchanel9469
@usaameyareofficialchanel9469 4 жыл бұрын
Nio.maLaha suLDaaN ladies nightka wuu ka helaa
@nasiribrahin9066
@nasiribrahin9066 3 жыл бұрын
From canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@A.kafi05
@A.kafi05 4 жыл бұрын
Suldaanka geeska🔥👏 ❤🤍💚somaliland 👉❤from muqdisho💙🤍
@marwaadam2139
@marwaadam2139 4 жыл бұрын
Welcome
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 4 жыл бұрын
Reer muqdisho iyagaa nahaysta Xasad ma aflaxo.
@A.kafi05
@A.kafi05 4 жыл бұрын
@@maankaabchannel6364 anu mar horaan idin daayay sxp idinma heesto😅🤣
@A.kafi05
@A.kafi05 4 жыл бұрын
@@marwaadam2139 mahadsanid huuno❤🥰😍
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 4 жыл бұрын
@@maankaabchannel6364 hhhh yaa kula dhagan wax dantaada kaliya aa laguu celinooyaahe
@siciidoahmed1758
@siciidoahmed1758 2 жыл бұрын
Jah farxdeydii markasta hestn isoqadijire codkisah Eebe haikdyo hbbiiii❤🥺🤲🤲🤲
@hafsajama9160
@hafsajama9160 4 жыл бұрын
Waaa zuldaan Gurxan Oo salaamaY hablha heer hargeisa iyo zuldaan seeraar forme to burco
@subeercali8050
@subeercali8050 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak umada somaliyeed oo dhan 😍😍💗💞❤❤
@jamaalhaaji3125
@jamaalhaaji3125 4 жыл бұрын
Viva hargysa Wax dhama lawa hpla somaliland 🥰🥰🥰🥰 from hargysa
@abdirahmanbille2807
@abdirahmanbille2807 4 ай бұрын
Fhyo😅😮🎉
@abdirahmanbille2807
@abdirahmanbille2807 4 ай бұрын
❤❤❤😂😂
@abdirahmanbille2807
@abdirahmanbille2807 4 ай бұрын
😢😢😮🎉❤❤
@nimcoxasanismacil1692
@nimcoxasanismacil1692 2 жыл бұрын
Suldaan seeraar iyo sxb xariir reer Hargeysa isdhaafiyey balse xariir laftiisu waxbu fahmay
@arwaibrahimsaid.5868
@arwaibrahimsaid.5868 2 жыл бұрын
Love you suldan serar😍
@HSNADNThMN
@HSNADNThMN 4 күн бұрын
Ay ay hees way dhaafty❤❤❤
@asmanuur2565
@asmanuur2565 4 жыл бұрын
Waaw suldanka keeska qalbi nuriya💖
@asadibrahin3851
@asadibrahin3851 3 жыл бұрын
Suldanka geeska wayeeynka sxb fanka soomaliyeed adaa shiday 💝💝❤
@mowliidcabdiraxman5522
@mowliidcabdiraxman5522 4 жыл бұрын
fanaan waqti corone show dhigi karo suldan sareer lee jiraa good jop waqal studia 😍
@quensafa4829
@quensafa4829 4 жыл бұрын
Woow hablaha Hargeysa iyo wacdarihii Suldaan ka
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
LYRICS *Qalbi nuuriyaay* *Niyad doojiyaay* *Nasab ila jirtaay* *Same ii nabaay* *Xume ila nacaay* *Noloshaydiyeey* 2x *Rajo naaxiyaay* *Nolol ii dhisaay* *Nafta ii huraay* *Naxariis dareen* *Naxariis dareenoo* *Naruuro badan* *Xiska nugul tusaay* *Nasiyaay kabaay* 2x *Naxli baajiyaay* *Nabar iga jiraay* *Nacab iga hiraay* *Neecaaw kalgacal* *Oo naafo wadan* *Kasha nuujiyaay* *Nashaad ii taraay* *Nasiibkeygiyeey* 2x 💖💖💖💖💖💖💖💖 *Naf i deeqday iyo* *Nalka ii baxaay* *Nabad soo bixiyo* *Naqqa ii da'aay* *Kal nadiifiyaay* *Nus iga midaay* 2x *Nidar ila galaay* *Axdi nabad tusaay* *Nusqaan diidaneey* *Nagashaa jacayl* *Nagashaha jacayl* *Kolba nooc qurxoon* *Ku nidaamiyaay* *Nasri kaamilaay* 2x *Naxli baajiyaay* *Nabar iga jiraay* *Nacab iga hiraay* *Neecaw kalgacal* *Oo naafo wadan* *Kasha nuujiyaay* *Nashaad ii taraay* *Nasiibkeygiyeey* 2x Ereyadii Abwaan omar dab-jacayl
@amaadin12
@amaadin12 4 жыл бұрын
thank u bro
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@amaadin12 you welcom wll
@amaadin12
@amaadin12 4 жыл бұрын
amareh adaweh 👍
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 жыл бұрын
Legend is legend suldaanka geeska
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 жыл бұрын
Hargeisa Hoyga fanka my people 💯
@cunaayechanel3902
@cunaayechanel3902 4 жыл бұрын
Suldan seerar iyo qamar wad shidan tihin.hore usocda dhaman waqal studio
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 жыл бұрын
Hargaysa guri boqortooyo❤️
@ahmedcolaad5284
@ahmedcolaad5284 4 жыл бұрын
Inta soo argtayi xidigah geeeska oo hoool madhan ka hesaya
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Suldaanka geesku habeenka wuu kala xidhay showga qalbi nuuriyaay 😱😱
@ayaanlebulshaawi3386
@ayaanlebulshaawi3386 4 жыл бұрын
Mnsha allah shaw shidan iyo hablo asturan hargeysa loogu yimada suldanka geezska
@naasirmedia7044
@naasirmedia7044 4 жыл бұрын
Qofta 6 aad an noqdy like
@Kurdostockholm
@Kurdostockholm 3 жыл бұрын
Love from iraq!
@amareveira9357
@amareveira9357 4 жыл бұрын
Hblaha reer hargeysa waa quruxdii somalida
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Shacabka marka uu hormarinayo sugaanta waa sidan: Mid cod🎙️hayo Mid miro ama laxan hayo🧠 Mid music 🎹saara. Iyo shacab 💃🕺jecel fanka oo loo iib geeyo🤑👌🤝💪
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Suldaanka geeska iyo hablahii hargeysa oo is helaY👌
@issackaliyow4797
@issackaliyow4797 2 жыл бұрын
Very nice voice I love his voice
@user-uq6rd4yd8d
@user-uq6rd4yd8d Ай бұрын
happy 26 june day all somalilanders❤❤❤🎉🎉
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 4 жыл бұрын
Hargaysa Hoga fanka hore ❤❤❤❤💚💚💚💚💚🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@xssankaafikaafi8704
@xssankaafikaafi8704 4 жыл бұрын
suldaan fanan baankiisa yaalo
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
Yes Suldaan seeraar 💖🙌🎉👍
@ayanyusuf390
@ayanyusuf390 4 жыл бұрын
Waa nalagu ogaa gob nimada ader ❤⛈💚😍
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 4 жыл бұрын
Dumarku waa cawro mafiicna timaha in laqaawisto maxaa yeelay meesha ragbaa jooga allaha dumarkeena wanaaga iyo xishoodka hatuso insha alh guul suldaan seraar horey usoco
@iqraahmed4782
@iqraahmed4782 3 жыл бұрын
Mashaalah suldan and hargeysa ladies you so are so lit 💥
@asmafaarax1671
@asmafaarax1671 4 жыл бұрын
Masha alleh suldanka geska👏👏👏👏
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Bal car ar mid qaawan waa #HABLO lagu tabcay oo geesiyiin ka ilaaliyaan nabad daro iyo baqasho ku dhacdo oo farxad ku nool #SOMALILAND hanolato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariatoni6047
@zakariatoni6047 3 жыл бұрын
Wllgi waa run pro
@mohamedgaboobe6571
@mohamedgaboobe6571 4 ай бұрын
qawanaanti ma waxbaa laga bedelay soow kuwan wada madaxa qaawan oo cawrada ugu wayn ah
@mahadofficial6831
@mahadofficial6831 4 жыл бұрын
Zuldaanka Geezka waaaaw🥰
@yahyejamaal5194
@yahyejamaal5194 4 жыл бұрын
VivaH song 🥰😘🤪
@KingKHan-tt9ty
@KingKHan-tt9ty 4 жыл бұрын
Suldaan apti waa faaztey keep GoinG❤🙏
@mohameddekane8666
@mohameddekane8666 4 жыл бұрын
Ree HarGysa Waa Gop wleH❤❤❤
@jamamohamed1568
@jamamohamed1568 4 жыл бұрын
Heesaaha Hadaa Jira Waa midha ugu wangsaan ❤️❤️✌️
Suldaan Seeraar Hayla daadagin Official Music Video 2020
5:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 285 М.
SULDAAN SEERAAR IYO HABLAHA HARGEISA SHIB ISKA DHEH LIVE SHOW 2018 HD
5:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka Showgii Jabuuti 2021
6:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 381 М.
Suldaan seeraar hees cusub najmaay haybadaadito
5:09
zultan profisitional tube
Рет қаралды 19 М.
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
Suldaan Seerar - Iiraadiya Ladies Night Show Hargeysa 2020
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 229 М.
SULDAN SERAAR GUHAAD HEESTII NAJMA 2016 Official Vedio
5:57
Jundi Media Pro
Рет қаралды 2,1 МЛН
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 113 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 190 М.