"Suuqa i tusa!" | Qaanuunka hodannimada kaa xiga.

  Рет қаралды 47,552

Sahanka

Sahanka

2 жыл бұрын

Asc
Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
5- Loollan (Aadan-Sahan)
6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
Dhammaantood ka dalbo Website kan:
www.iqrabooks.net/
Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
+90 (551) 993 46 35

Пікірлер: 145
@elmiroble4608
@elmiroble4608 2 жыл бұрын
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 2 жыл бұрын
Zxb qorallka sax scw
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Scw
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay wll
@maxamedxasan2855
@maxamedxasan2855 2 жыл бұрын
istغfaarta badi nio waxkaste waad heliye
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Hadaad Sharaf Aduun Rabto hanti yelo Hadaad sharaf aakhiro rabtana Camal wanaagsan samee🖤🦁
@ayubcawil0136
@ayubcawil0136 2 жыл бұрын
من كان يريد الدنيا فعليه بالعلم ومن كان يريد الآخرة فعليه بالعلم
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯
@Lander6656
@Lander6656 2 жыл бұрын
Wll mahadzanid sidad wanaaga iyo isku filnanshaha noo la jecshahay 😊
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 жыл бұрын
Aadaan khadar cali Waan bogaadinaya waa wiil dhalina Oo wixii uu hadba u arko inuu dhalinta Anfacayo inala wadaagaya barnaamijkana Aad baan u weelaynaya insha alla
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
Inta Joogtaysa Kucelcelinta Iskuna Xidha Alle SWT waxay Lugaha lagali doonan nolol Sacaado leh. eebe haynaga dhiggo inta Addunkan Khayr iyo Wanag ku naalota!😘
@tosiyahaxaqa6961
@tosiyahaxaqa6961 2 жыл бұрын
Masha allaah wll aadan horay u soco Waxa tahay macalinkayga maskaxda💚💚🧡
@asidmoha3614
@asidmoha3614 2 жыл бұрын
Subxanaallah wabihamdihi subxanaallah cadhim
@saeedhassan566
@saeedhassan566 2 жыл бұрын
Msha allH zxp thank you so much 🤗❤️👋wlhie wax badan baad fahansanthy Anu intaas ano secondary Marya intaan Ka baxay baan raacday wadada sax da ah ee suqa I tusa hadana waxan ahay Forex trader isku filan alxm🔥😎❤️
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 2 жыл бұрын
MAASHAAALLAH
@khaalidmaxamed6748
@khaalidmaxamed6748 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo wall aadanoow👍
@osmanhusseinabukato
@osmanhusseinabukato 2 жыл бұрын
Walaahi waad ila aragtay, qofkasta o hantiile ah waa qof soo jabay, aniga aabahey sidaa si lamid ah ayuu nagula taliyay markaan yareen, lkn waxaan xaqiiqdaas ogaaday 2011.
@filsanmuhumed1876
@filsanmuhumed1876 2 жыл бұрын
Daqiiqado ka hor waxan ka fakarayay xagee wax ka bilowdaa shaqo xage ka heshaa, sidee wax yeeshaa?? Lkn isla saacad kadib videogaagan ayuu rabi iso diray JazaKalaah Alx alx
@axlaamaxlaam7883
@axlaamaxlaam7883 2 жыл бұрын
الله يزيدك علمك 🤲🤲🤲🤲
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kair kazira frère
@FPT326
@FPT326 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay ustaad Aden
@anasibrahim5278
@anasibrahim5278 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@cnajiibmaxamuud3400
@cnajiibmaxamuud3400 2 жыл бұрын
Keep going. My brother adan sahan
@caydaro1664
@caydaro1664 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay huuno fadhigaad noo diidaaye.
@buuleyare6398
@buuleyare6398 2 жыл бұрын
Marshall wall nosobadi mahadsanid
@captanxaliye1811
@captanxaliye1811 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah waxaan ka shaqaystay Suuqa sarifka ee Forex allow.ii barakee war dhalinyarooy Forex barta ama kuwa lamid ka ah
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 2 жыл бұрын
Wllo sideen u barta wax yar IGA taabo😢
@MotriviaTv
@MotriviaTv 2 жыл бұрын
Horta ma xalaal baaa
@mahadkadek205
@mahadkadek205 Жыл бұрын
Iisoowaran bal sand kadip makabaxday mise waad kujirtaa
@mahadkadek205
@mahadkadek205 Жыл бұрын
@@MotriviaTv .haa wll waa xalaal
@alimahamed2717
@alimahamed2717 Жыл бұрын
You right brother realy insh allah......
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 2 жыл бұрын
Intaan muqaalka ku dhafan baan gartay marka arkay ciwaanka muuqalka itus, inaad saxaabigaa c.raxmaan qisadee xuseysid
@hussienapdi5699
@hussienapdi5699 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Keep up the good work brother 👍🏾
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
MashaAllah
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 жыл бұрын
Aadanow baayac mushtarka somaliyeed gabigooga hadaad waraysato nimaan bahasha gidaar usoo seexan waa dhif oo uu yaryahay haduuna jirinba Suuqa waqtigan dhalinta ku jirtaayina waa dhalin aan reerahoodu magalada daganayn oo baadiye kasoo galay kuwa magaladuna meelahaasay sheeko iyo shaah lafadhiyaaan
@hodanismail5459
@hodanismail5459 2 жыл бұрын
Mansha Allah mahadsanid
@cabdale3352
@cabdale3352 2 жыл бұрын
maasha allaah hare usoco walaal
@hassaanmohamad3348
@hassaanmohamad3348 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@umumucadbintuabdalah3354
@umumucadbintuabdalah3354 2 жыл бұрын
Shukran ustaad adam Muwduuuuc aaad umihiiiimsan weeye cidii dhaqan galisana anfac uleh
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall nin waxbartay
@HasanAbdi-zy6gi
@HasanAbdi-zy6gi Жыл бұрын
Wll alle ha ku guuleeyo labada daaroodba hadal xaqiiqa oo dahabka ka qaalisanWeeye ee dhalinyarooy qaada masuuliyada naftiina oo cidna wax ha ka sugina
@foosiyaaaadam7048
@foosiyaaaadam7048 2 жыл бұрын
Aadanow walaalo cilmi nafsiga noo soo gudbi😊🙏
@maryanmuse3879
@maryanmuse3879 2 жыл бұрын
JAZAKUMULLAAHU KHEYRAA WALLAAL
@maanifiso2419
@maanifiso2419 2 жыл бұрын
Waxaa nasiibsaday dhalinyarada channelkaan kuxiran, Aadaa umahadsantahy wlal waadna dhiirigalisay ajar Allaha kaasiiyo.
@ardocumar6779
@ardocumar6779 2 жыл бұрын
jazaakallaahu kheyral jazaa wax badan baad kala soocdayĺ xaqiyo baadil baad lala saartay runtiina waabad sargoysay MASHLLAAH
@zaki_h8393
@zaki_h8393 2 жыл бұрын
Dhab weeyi Alla yacisak Aadan Sahan
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah
@cnuurclaahi9066
@cnuurclaahi9066 2 жыл бұрын
asc walaal qaali ah maashaa.alaah waad waad mahadsantahay walaal qaali ah sxb sare
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 жыл бұрын
Wcs m.a waa sax walal
@Soomaali53
@Soomaali53 2 жыл бұрын
Runti hogaamiye shacab ayaad u qalantaa Waayo waxad tahey dhiiri gaaliye buuxa 💪💪💪💪💪💪💪
@najiibbarreahmed5891
@najiibbarreahmed5891 8 ай бұрын
Barakow zxb ♥️
@ayaxyare0624
@ayaxyare0624 2 жыл бұрын
Good advice
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 2 жыл бұрын
Mahadsanid..talo dhallinteena ku haboon..
@afnanayazin788
@afnanayazin788 2 жыл бұрын
Hoore usoco wall adeen
@abdifatahahmed7005
@abdifatahahmed7005 2 жыл бұрын
Aadanoow shaqaalaha ha ku dirin mulkiilaha yaanay jambiyada u furine
@mohametthassan5323
@mohametthassan5323 2 жыл бұрын
Masha allah wadmahasantay wll aaden
@sagalmohamadhassan3163
@sagalmohamadhassan3163 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Subiscrabe isii plz
@zamiiryuusuf5238
@zamiiryuusuf5238 2 жыл бұрын
KEEP GOING ZHP MCN
@hugamiyesomali
@hugamiyesomali Жыл бұрын
guul ku noolaw shaqada fursade ugu badan waa wax sosarka dalka in kor loqado
@asidmoha3614
@asidmoha3614 2 жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@cabdirisaaqmawliid5674
@cabdirisaaqmawliid5674 2 жыл бұрын
Maasha alah
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 2 жыл бұрын
Masha alah bro
@amsediting5768
@amsediting5768 2 жыл бұрын
Good video
@sahalyuusuf7790
@sahalyuusuf7790 2 жыл бұрын
Zxp buugta aad sheegto halke ka helaa zxp boraman joogaye
@mubarakjama7497
@mubarakjama7497 2 жыл бұрын
keep going zxb
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Plz Subiscrabe isiii
@shaakirabshir8349
@shaakirabshir8349 2 жыл бұрын
Aadanow habka online ka ah wax uun nooga billow mahadsanid
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 жыл бұрын
Allah yacizak nin bulshada wax wayn u tari kara
@Mohamed-hm7mg
@Mohamed-hm7mg 2 жыл бұрын
Wllhi waa xaqiiq 🥰🥰
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 жыл бұрын
#Mugaabadda hashaada ka'roon maydhaan kele #Midigtaadu waxay goosataa maydha gaajada'e.
@dacardacar3530
@dacardacar3530 2 жыл бұрын
Abwaan kii ummadda soomaaliyeed CABDILAAHI SULDAAN TIMACADDE suugaantiisa casharo nolashayda ku dhaqo ayaan ka faaiidaystay Midkanina waa ka kow, ku mahadsanid xasuusintaada wll.
@abdirisaqyuusuf4753
@abdirisaqyuusuf4753 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo 👏
@izmaeljosepbile5893
@izmaeljosepbile5893 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@ahmedmumin7694
@ahmedmumin7694 2 жыл бұрын
Waa runtaa lkn ogoow shaqada online Ku 90℅ wakhtigan waxay noqotay , scamm . Malaayiin shirkadood oo tuug ah ayaa ka qawlaysta , internet ka . Si ay dad ka u dhacaan
@abdiasiismohamed9185
@abdiasiismohamed9185 2 жыл бұрын
Adigu sxb maxaa hodan unoqon wayday waan fahami la’ay🤔
@elyassomar4591
@elyassomar4591 2 жыл бұрын
Rutii si Aan caadi ahayn ayaad wax u sharaxthy maclin
@husseinhassan1686
@husseinhassan1686 2 жыл бұрын
Asc wll Aadan Guul
@adammohamed8348
@adammohamed8348 2 жыл бұрын
احبك في الله يا غالي
@maxamedcabdi5705
@maxamedcabdi5705 2 жыл бұрын
Wcs wll ilaahy Hakaa awaal Mariyo Waxyaalaha aadka iyo aadka ufiican maskaxdeena dhisaaya oo aad Nalasoo wadaageeso Hory usoco wll
@cabdullaahicali8439
@cabdullaahicali8439 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@kunlleyussuf8928
@kunlleyussuf8928 2 жыл бұрын
Asc adano ugu horen illahay kheyr haku siyoo inbadan ayaynun kaa faidnay amaba inbadan dhalin yartaa somaliyed ah oo jeceled wax badan oo bandhigada ah sida tarikhda okale lkn walibaa waxan kasii codsan lahaa sidaaa faylosofyadii islamka khas ahan Al farabi iyo ibn rushdi inad ino Soo gelisid
@asmaraden6779
@asmaraden6779 2 жыл бұрын
Incha allah waanu isku dayi doonaaa inaanu noqono ibnu cowfkii qarnigan
@cabdishakuurkhaliifxasan6197
@cabdishakuurkhaliifxasan6197 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul waa runtaa haddii aan nahay dhalin yarta soomaaliyed waxaan jecel nahay in si bilaash ah lacag Ku helno mase dhaceyso maantana suuqa loo wada guuray waa internetka wayo waxa laga gudbay industrial age waxaana loo gudbay informational age
@siciid6021
@siciid6021 2 жыл бұрын
Zxb dulqarnayn kasoohadal
@sakariyeibrahim4875
@sakariyeibrahim4875 2 жыл бұрын
❤nagu ogid adanow
@abdiqani3478
@abdiqani3478 2 жыл бұрын
adan sahan 👋
@ahmed___joker_boy9573
@ahmed___joker_boy9573 2 жыл бұрын
Wll qali meraha lahadal hayo kaso hadal wll qali ado Raliya iyo oo kiiyalaha aduunka kale Ku tusaya please meraha lagu gurayo
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 2 жыл бұрын
qofka akhriyey booka rich dad poor dad arrintan wuuladhacayaa
@cbdirixmancabdulahi2744
@cbdirixmancabdulahi2744 2 жыл бұрын
ncm xitaa wee kaniyad jabibayaan shaqoyinka hoose marka sidee kubaraan busniss
@najiibfunnyboynj9101
@najiibfunnyboynj9101 2 жыл бұрын
Aan ku wada salino xabiibkeena Muxamed s c w
@calimaxamedcali1983
@calimaxamedcali1983 2 жыл бұрын
gob baad tahay aadanoow sxb.
@user-lk5cj3bb9p
@user-lk5cj3bb9p 2 жыл бұрын
Shukra wllo adan
@waxcusub8654
@waxcusub8654 2 жыл бұрын
Wall waxan rabaa inaad ii sheegtaan buuga qawaamiinta lacagaha xagaan ka heLa
@mohamedf.hussein6665
@mohamedf.hussein6665 2 жыл бұрын
ASC adan waad mahadsantay waxaad noo soo diyaarisa taariikhda aqoonyahandii islaamka
@axmedcali3002
@axmedcali3002 2 жыл бұрын
Scw
@shucaybcarab8706
@shucaybcarab8706 7 ай бұрын
Mahadsamid wallky aadanow
@craxmaanismaaciil8927
@craxmaanismaaciil8927 2 жыл бұрын
Wcs
@islaantoniosport8722
@islaantoniosport8722 2 жыл бұрын
Sxb 8 jir ano ah ba bilabe lkin nasib xumo qurbo ba ibadale
@ibrahimmohamedosman6389
@ibrahimmohamedosman6389 2 жыл бұрын
Sxb waxaad u qalantaa in lagu taageero
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 2 жыл бұрын
Hadii aan hablo nahay waxaaba noo sii dheer maxaad aduu ku fali shaqo oo aad ka shaysan ama maxaad wax barasho ku fali kolay madbakh iyo guri iyo caruur uun baa kuu danbaysee lakin wax ay hilowsanyihiin qisadii umunaa khadiija bintu khuwayla Ee Aadano ka soo hadal wllo qisadaasina insha Allaha
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 жыл бұрын
Kuwaas dadki hore wyeh
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Wcs ugaas
@craxmaanismaaciil8927
@craxmaanismaaciil8927 2 жыл бұрын
Wcs wrxmtlaahi wbrkatu
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 2 жыл бұрын
Ahmed nour ali jimcaale waa shaqaale haddana waa taajir Hormuud isaaqbaa leh iyo Telesomba
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Subiscrabe isiii zip
@abdiphone3
@abdiphone3 2 жыл бұрын
Aadanow cumar binu khadaab laga hayey haddii faqrigu qof yahay kaw kasiin lahaa
@mahad20
@mahad20 2 жыл бұрын
Xaqiiqdaad ka hadashey
@mehmedabdi1111
@mehmedabdi1111 2 жыл бұрын
Masallah.
@ciisemaxamed5524
@ciisemaxamed5524 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Abdiwalikh
@Abdiwalikh 2 жыл бұрын
Asc aadan jamacadaha waxaa lagu dhigaa maado layiraa entrepreneurship taasoo ilaa heer PHD leh marka maladhihi karaa taqasusuka aad dooratay ayeey kuxirantahay. Ileen hadii aad nurse xitaa pharmacy aad umadax banantahay ayaad furan kartaa.
@samj6008
@samj6008 2 жыл бұрын
Markii aan dugsiga sare ka baxay jaamacad maan raadin mana isku dhibin xoogaa ayaa la iidhiibay ganacsi ayaana ku bilaabay alxmlh waan isku filnaaday insha allah waxaan rajeyn inaan heer sare ka gaaro Waxbarashada asaasiga ah 12ka sano lagu qaato 4ta sano jaamacad ama 6 sano iyo ka badanba waxaan u arkaa waqti lumis natiijo fiicanna masoo saaraan oo waa tayo la'aan inyar oo yar mooyee!!!
@apdyazizrageh9129
@apdyazizrageh9129 2 жыл бұрын
Hhhhhj zaaqid
@user-tw5ej5cj3e
@user-tw5ej5cj3e 2 жыл бұрын
Waa runtaa zxp Guulayso
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
@@apdyazizrageh9129 war heyska ciyin e fikirkaga ka hadl
Sideebu u eekaa intaanu guban SUUQA UGU WAYN HARGEISA ??
16:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 228 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Faa'iidooyinka Wax Akhriska & Saan ku Bilaabay!
13:31
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 34 М.
Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim
10:04
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 187 М.
Sababta aad faqiirka u tahay ilaa hadda! 🤷‍♂️
15:27
Cusman Ertugrul | Aasaasihii dawlada cismaaniyiinta | Dhambaal 10
10:01
UGU DAMBEN ALX WAN NAWAD IMADAY NEDERLAND 🇳🇱 #my_rajo
11:14
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН