Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu

  Рет қаралды 139,440

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

11 ай бұрын

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 195
@GeediSahan
@GeediSahan 11 ай бұрын
Fadlan 5 kun Like iyo Share iyo comments. Nambarada bakhaarku ⬇️, laakiin wax yar ayaa iga lumay. Abdirahman Abdullahi Elmi Dahablaha 0617707962 Farxiyo cismaan hassan suuqa dahabka 0615816143 0612659665 Sky Sports
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 11 ай бұрын
Somali weyn taageera waleelkeena Geedi sahan 👍 u saar indhola'aan 🇸🇴😍
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 11 ай бұрын
Dib hada ku dawo Ana ka waalan cajiib
@flastinguled2815
@flastinguled2815 11 ай бұрын
masha Allah niyahow dalal bdan oo yurub iyo duni fara bdan aan kubarte bartaada fbga masha Allah xmar bakaro inan kadawodo KZfaq kaaga firts time waan ku faraxsahay❤
@captainmaajid8317
@captainmaajid8317 11 ай бұрын
Best marketting 🔥🔥
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 11 ай бұрын
Sxp adoon galkacyo imaan hanoqon
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 11 ай бұрын
Hooyaday Muqdisho Allow nabbada u siyaadi ❤🇸🇴❤️🙏
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 11 ай бұрын
Geedi sahan waa wiil U tuber ah oo soo bandhigo barnamijyo ku saabsan horumarka iyo ilbaxnimada Caalamka iyo Soomasliya, wax badan ayaad noo faa'iidaysaa ee hore u soco
@hersijama6905
@hersijama6905 11 ай бұрын
Maasha ALLAH soo dhowaaw Geedi Sahan gurigii jinsiyadda Soomaalida inkasta oo ay na wasaqeysan caqliga FEDERALKA
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 11 ай бұрын
Masha alah geedi sahan dhul mareen meelo badan aanan tagin baad noo soo bandhigtay muqdisho waa magaaladeenii
@maxamednadiir753
@maxamednadiir753 11 ай бұрын
Masha Allah bakaaraha ganacsiga somaalida meeshuu kabilowday Allah iniibarakeeyo xolihiina ❤
@asadibrahim104
@asadibrahim104 11 ай бұрын
Masha Allah, Geedi Sahan wa nin wax fahamsan oo wadani ah. Good job 👏
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami 11 ай бұрын
ماشاءالله عليك، مبروك عليك، يا اخوي استفذنا كثير من جولاتك ممتازه. امشي قدام
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 11 ай бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤ Amazing Somalia city Mogadishu ❤💙. Thanks Geedi Sahan keep going 👍 more episodes about Mogadishu and others cities in Somalia 🇸🇴.
@muudahir7081
@muudahir7081 11 ай бұрын
Bakaraha😊 sida ugu dhex socotit wadaleee waa suq weyn
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 11 ай бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🥰🥰❤
@hernandezmarkie7382
@hernandezmarkie7382 8 ай бұрын
Looks different than black hawk down yall be safe god bless brothers
@FaizaFarah-pj4dz
@FaizaFarah-pj4dz 26 күн бұрын
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid 11 күн бұрын
before b.h.d Mogadishu was beautiful
@maxamedabdallemaxamed2741
@maxamedabdallemaxamed2741 11 ай бұрын
Wallo asc qaad KY mahadsan tahy macluumaadka aad Nala wadagysaaa Lkn badi safarada dalkeena Somalia 🇸🇴 si aan u hormarno oo dalkeena u jeclaano Somalia 🇸🇴 guuuuuuuuùuuul
@MohamedHussein-tz6qs
@MohamedHussein-tz6qs 11 ай бұрын
Mansha allaah aad Baad umahadsantahay wa suuq cajiib ah oo lagu farxo wanad naga haqabtirtay suuqa bakaraha shukran
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 11 ай бұрын
Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤❤❤
@AhmedYozeyf-yb2ml
@AhmedYozeyf-yb2ml 5 ай бұрын
Scw scw , scw🎉❤
@hanadali6155
@hanadali6155 11 ай бұрын
Horta waxaan fahmi wayay KZfaqrska Reer muqdisho magaaladooda may naceb yihiin Dhamaan Waad ku xidhanahay waligayna ma arag youtuber muqdisho jooga oo soo duubay suuqan. Intay prank been ah beerka nooga garacayan may quruxda magaalododa soo duuban. Hada Geedi sahan Ayaan ka dawaday. Suuqan iyo. Beerihii Afgooye. Well done geedi sahan
@IsmaanAbuukar
@IsmaanAbuukar 11 ай бұрын
Walal muqdisho way tiro badantahy waana magaalo macno badan
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
Reer Hargeysa wa dad caqli badan
@Kurtun170
@Kurtun170 11 ай бұрын
Wlh soomali way hormarsantahy waa dad isku qalbi xaaran ❤🎉
@iikarofficial9108
@iikarofficial9108 11 ай бұрын
Waaw geedi sahan wllky horay u soco waxan rabay inta ad muqdisho jogto in an muqaladan kula sameyo wllku inte kala so xariira😊
@Salmancade10
@Salmancade10 11 ай бұрын
Waa barnaamish wanaagsan lkn Bakaaraha waa suuqa ugu weyn Africa masha Allah. Walaal waxan ku dhahi lahaay Style iska sax shaati kula fac xidho size kaada dunida hada waxey noqtay model qofkasta dharka iyo maryaha iska saxay cabirkooda.
@muhumedsugow9712
@muhumedsugow9712 11 ай бұрын
❤❤m a ilahow nabad nosiyadi form garissa❤❤
@odayroy3099
@odayroy3099 11 ай бұрын
Mashallah Geedi Sahan my favorite channel 🙏
@AliBaashe-iq8jy
@AliBaashe-iq8jy 11 ай бұрын
Geedi sahan yutuber fican keep going sxp
@mahadtabarak
@mahadtabarak 11 ай бұрын
Maashaallaah mr Geedi sahan Soomaali
@cabdiqaniali2013
@cabdiqaniali2013 11 ай бұрын
Maash allaah geed sahan adaaba nasiib leh oo fursad uhay inaa ku damaashaato moqdisho waa lamahuraan shaqsi kaste oo soomaaliya inuu ku raaxaaysto
@akashicman2338
@akashicman2338 11 ай бұрын
Great video geedi sahan❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
Maashaa Allaah. Waad dadaalaysasn. Wadaooyinka iska nadiifiya.
@shukriabdi6852
@shukriabdi6852 11 ай бұрын
MashaAllah Allah barakeeyo wadanka
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 11 ай бұрын
Geedi sahan legend aan taageero halkee kugu imaada ❤❤❤
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 11 ай бұрын
Good job brother, I love your videos dude❤️❤️
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 11 ай бұрын
Mashaa Allah muqdisho Cadeey❤
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 11 ай бұрын
Wow Masha Allah wariye sahan geedi waxaa tahay nin aqoonyahan ah yaxfadidulh br keep going waxa salamaa ninkaas kabaha gade ee cabdi ladhiif salan sare masuul
@abdifatahduqow610
@abdifatahduqow610 11 ай бұрын
Masha allah dhalinyarada illah ha,ubarakeyo ganacsigoda 🎉🎉🎉
@mohamedomar610
@mohamedomar610 11 ай бұрын
Geedi sahan youtuberka aan ugu jeclahay
@hassanabdikariim2256
@hassanabdikariim2256 11 ай бұрын
Geedi sahan walaal muqdisho meelo ka muqaal wanaagsam ayaa jira kuwaas inoo soo gudbi sida shorkadaha waaweyn ee ka furan iyo hybermarketska sidoo kale xaafada cusb ee daarusalaam Sxb guul ayaan kiu rajeyna ( alleyla bil leyl namshii shaarac niil)
@polatalemdar829
@polatalemdar829 11 ай бұрын
Masha.allah this guy seems so nice and down to earth
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 11 ай бұрын
MASHA ALLAH. Carwo istaag Waa magac u qama waaqica
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Best Somali KZfaqr
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 11 ай бұрын
Keep going Masha Allah tabarkallaha
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 11 ай бұрын
Mashaa allaah excellent video well done bro
@Iam03Ali
@Iam03Ali 11 ай бұрын
Masha Allah
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Caadi Ma Aha Hore U soco 😊
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels 11 ай бұрын
Allah is one ☝️ 😢❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Mashallah Mashallah runahanti bakaro 16sno kahor aya igu dabesay ❤❤Love you huday xita an ubahnahay
@user-jh9vd2lh2l
@user-jh9vd2lh2l 11 ай бұрын
Xili sideey aheeyed iyo Allow xamar hagaagtaa Xaruntii dalkeenaay ❤❤ Aloow xaasid kaa hay❤❤
@Samaale07
@Samaale07 11 ай бұрын
Mhdsanid wll geedi sahan dadaalkaga ❤
@Ina.a86
@Ina.a86 11 ай бұрын
ماشاء الله رائع 👏👏
@cabdillaahisheikhahmed3185
@cabdillaahisheikhahmed3185 11 ай бұрын
Waxaan kuugu ogaa yurub ma muqdisho ayaad imaatay ii baashaal sxb ❤geedi sahan❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 10 ай бұрын
Barakee alow xamar aamiin 🎉
@B.F.C.M
@B.F.C.M Ай бұрын
انا الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 11 ай бұрын
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 10 ай бұрын
MashaAllh wadankena aan maal gashano somaliyey .aniga ah madaxweynaha qarankena ee mustaqbalka aan sii fogeen inshaAllh somali way midobeysaa
@buullebarre
@buullebarre 11 ай бұрын
shaqo fiican sxb waanan ku faraxsanahy inaan arko suuqa bakaaro oo muddo fog iigu danbeysay
@daacadyare396
@daacadyare396 11 ай бұрын
Masha Allah sxb geedi sahan shaqo fiicanaa haysaa mahadsanid
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 11 ай бұрын
Waaw Masha Allaah
@abdurrahimabdallahasan5011
@abdurrahimabdallahasan5011 11 ай бұрын
Msha allah hormar wacan
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
KZfaqrka somaliyed ee wadamo badan na daawad siiyay
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 11 ай бұрын
Mash Allah waa u hilobey Dalkeyga 32 iigu dambeysey Somalia
@abdiduhlow6305
@abdiduhlow6305 11 ай бұрын
Maasha, Allah, Mahadsanid bro Fadlan,bro Waxaad , Muuqaal kasoo diyaarisaa Beeca, iyo, Ganacsiga Dhanka, Guryaha iyo , Dhulalka
@adancabaas8584
@adancabaas8584 11 ай бұрын
Maashaa aallaaah
@omhajar69
@omhajar69 11 ай бұрын
Bakaaro 2001-kii baa iigu danbeysay isbadal weyn baa ka muuqda Maasha'Allah hada maba garteen
@hashimyare2523
@hashimyare2523 11 ай бұрын
Geedi sahan bro wan ku tagera plz come to Nairobi
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 10 ай бұрын
Waataa nuurku baxayeeeee brakee alow xamar👍
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 11 ай бұрын
Masha Allah, Casimadii somalida
@Gory-ali
@Gory-ali 10 ай бұрын
Maasha allaah. Bakaaro. Anaa. Kudhashay
@ahmednur2942
@ahmednur2942 11 ай бұрын
Aad iyo aad never give up
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 11 ай бұрын
Mash Allah. I miss Bakaaraha. Ma arag 23 sano
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 11 ай бұрын
Mahadsanid wll 🌹
@saahiil100
@saahiil100 11 ай бұрын
Zxp geeeska Africa dheh😮
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 11 ай бұрын
Wax follow la dhaho waad istaahishaa Keep going lipax 👌👈
@Nani-ld5yn
@Nani-ld5yn 11 ай бұрын
M.a keep going pro❤
@Somali-One
@Somali-One 11 ай бұрын
*Allaha u barakeeyo xoogooda*
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 11 ай бұрын
Maasha Allah
@sheymaaaadam4077
@sheymaaaadam4077 11 ай бұрын
Hudheyda wxa ladhahaa Dan iyo xarago 😂😂😂😂 rer muqdisho ❤
@abdirisakjama
@abdirisakjama 11 ай бұрын
Geedi sahan ✅🖐🖐
@saciidooww
@saciidooww 11 ай бұрын
Bakaaro suuq qadiima ah biggest market somalia and one of the biggest markets Africa
@josars21
@josars21 11 ай бұрын
isbartiiwo Stadio Muqdishu so duub,
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
Hore u soco
@socdaal3428
@socdaal3428 11 ай бұрын
Hore U soco
@Abdulaahijava10
@Abdulaahijava10 11 ай бұрын
Keep going pro
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 11 ай бұрын
Masha Allah geedi sahan maxaaan dharbadan Ka gatay carwo istaag
@bellaguul840
@bellaguul840 11 ай бұрын
MashAllah ❤❤❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 11 ай бұрын
hore u soco
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 11 ай бұрын
ILAAHAY HA IDIN BSRAKEEYO ALHAMDULILAAH ALLAHU MA BAARIK
@maxamedxersishardi5079
@maxamedxersishardi5079 11 ай бұрын
21 secen an ku dawade 1view aniga waye
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 11 ай бұрын
Masha allah
@mibrahim2407
@mibrahim2407 10 ай бұрын
Walahi bilahi talah❤wadankeenawadan noo dhaamo malaha hadiinahay somali wadankeena aan ka dhisano business 🎉❤
@xasancabdiqaadir3120
@xasancabdiqaadir3120 10 ай бұрын
Xillimad ogaatay waadigan dhaar is daba dhigee
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
Good job 👏👏
@gurreosman3745
@gurreosman3745 11 ай бұрын
MnshaaAallh
@mohamedaden1421
@mohamedaden1421 11 ай бұрын
Masha Allah wall
@cabdinuur4616
@cabdinuur4616 11 ай бұрын
Wll .barawe gormee imaane❤❤😮😮
@saidaali412
@saidaali412 11 ай бұрын
Masha Allaha waakagadatey
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 11 ай бұрын
Woow😊😊😊
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 11 ай бұрын
Idinkaa ugu horeeyey ?1970 electronic waddanka waa la keeni jirey see ahaan?
@budbudtv4367
@budbudtv4367 11 ай бұрын
masha allah
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 11 ай бұрын
Masha allah muqdisho
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 10 ай бұрын
Wadankeena ALLAHA na jaclesiyo
@armes4189
@armes4189 11 ай бұрын
I just subscribed to your channel.
@nasteexacadey9395
@nasteexacadey9395 11 ай бұрын
Maya waasuuqa uguwey AFRICA HALKAAS NAGASAX SXIP❤🎉😊
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 11 ай бұрын
Maanshaallah BAKARAH WAXAN KA ADAGAN YIRAY 1987❤❤❤❤
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 ай бұрын
Bakaaraha 👍🏻
MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴
7:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 124 М.
Masjidka ugu weyn Somalia - The largest mosque in Somalia ( Mogadishu )
5:48
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 67 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 141 М.
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 131 М.
SIDEE LOOGA CAWEEYA MUQDISHO ( NIGHT LIFE MOGADISHU )
9:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 275 М.
Xuduuda Thailand iyo Malaysia
14:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 76 М.
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 376 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 103 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН