Suurad Gaaban warqad kuqor oo Barkinta Hoos Geli intaadan seexan mucjiso La kulmaysa

  Рет қаралды 31,528

Badbaado Channel

Badbaado Channel

11 ай бұрын

Suurad Gaaban warqad kuqor oo Barkinta Hoos Geli intaadan seexan mucjiso La kulmaysa noloshaada Badasha 100%

Пікірлер: 96
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 11 ай бұрын
Diinta views laguma raadsho Kadaa Dadka Caamada ah waxad ku arkhinaysid ee aan Nebiga(NNKH) ka sugnayn
@AxmedIsmaciil-kt1eg
@AxmedIsmaciil-kt1eg 8 ай бұрын
Mahadsanid wll sidaad xaqa uga hadashay halkaa kasii wad
@user-rm7si8pu6n
@user-rm7si8pu6n 11 ай бұрын
Sidee warqad quraan kuqoranyahay madaxa usaaraa
@som1
@som1 11 ай бұрын
Waxaan is NOT from the sunnah aoodubillah sheikh badbaado waxaan iska jooji
@zahranoora6101
@zahranoora6101 11 ай бұрын
I agree with you 💯
@user-gt2ht5yh6u
@user-gt2ht5yh6u 11 ай бұрын
من احدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد او كما قال عليه الصلاة والسلام Diinta Allaah Isagaa dhamestiray wax cusuboo laguso ziyadiyo uma baahna ee dadka an dinta si fican igaraneyn ha habaabin. ALLAAH KABAQ…
@ustadhabdullahaji8105
@ustadhabdullahaji8105 11 ай бұрын
Waxa aad sheegeeyso, daliil u keen walaal.
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 11 ай бұрын
Waa been wallo xadiis iyo ayad midna laguma sheegin waa quraafad cad
@Drsnuura
@Drsnuura 11 ай бұрын
Diinta alle haku ciyaarine alle ka cabso akhiradaadana haiska xumayne Dadka ka da quraafadka iyo beenta aad ku wado Quranka alle waa qawlki alle sidee barkinta loo gashanaya rasuulku scw scw waxaan ka sug naan haso gudbin fadlan Waryaa alle yiqaana kan haloo gudbiyo culimada neyroobiy kunool
@jiijoibrahim147
@jiijoibrahim147 11 ай бұрын
Masha.allaah guulayso Walal qaali ah ❤❤❤
@fay6834
@fay6834 11 ай бұрын
IllAhay Ka baq oo umada ha wareerin oo beenta ka daa Subxana’Allaah 😢
@user-bn2sp2wk4p
@user-bn2sp2wk4p 11 ай бұрын
WALLEE WAX BADAN AYAAN KAA FAA,IDNAY ANIGA QAASATAN ISBADAL AN DAREEMAY ILLAA AN KUULA HADLO WIILKAYGA OO XANUUNSADAY IILA TALISAY ILLAAHOOW AJAR KAA SII OO AMUURAHAGA ADUN IYO AAQIRO KUU SAQIR FAMILKANA ALLAHA KUU BARAKERYO SHEEQ BADBAADO
@umusaara6789
@umusaara6789 11 ай бұрын
war allaha ku aburtay ka cabso si aqaldan wax u wadaaaa
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 11 ай бұрын
Mashallah jazakallah qeyr wllo ❤❤❤❤
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 11 ай бұрын
Manta waa addunyo birina waa aakhiro views hakuraadin diinta waxan waa bidco cad ee alllah kabaq
@maxamedaxmed5407
@maxamedaxmed5407 11 ай бұрын
Allah ma inii as aluka ru.yan saalixa saadiqa naafica xaafida qayra mansiya allahuma arinii fiimanamii maa uxubu🎉
@mohamednur2163
@mohamednur2163 11 ай бұрын
Ninkaan dadka caamda wuu dhuminaa nin yahow ilhay ka cabso midkle sheekh shibil iyo sheekh umal in loo diri video waxan rajeynyaa iney ka soo hadlaan
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 11 ай бұрын
Ha walahi dadka masakiinta ah dhib wayn ayuu u horseedaya
@umuraxa4267
@umuraxa4267 11 ай бұрын
Walal alle ka baq waad ka dartay waa maxay bidcada ad umada ku faa fineyso
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 11 ай бұрын
War Allah ka cabso wax aan allaah kitabkisa kaso xigan iya sunadii nabiga scw umada ha ula imaan khuraafad iya bidca socotaa tahaye shiica ama suufi labada mid ayaa tahay balaaya ku aragtay ee umada ka hor wareeg wax aan salafkii umadaan diin iya dhaqan u aheen diin ha uga dhigin xoolahaa meshaan ka shaqesanoysid waa xaaran aad ehelkaaga siinaysid Allaah kabaq oo umada dhaaf shiikh ma tihidee mufsid yahow ween
@hafsakhalif5629
@hafsakhalif5629 11 ай бұрын
Saa usocoty miyaad dadka Ulatimid Bidco iyo quraafaad ! Wadaadow orad shaqayso youtub hakudhex waalane
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 7 ай бұрын
Ma sixirooluu noqday Illaah janadaa laga baryaa maxaa riyo baryadeed keenay miyaanad quraanka ku arag udcuu rabakum tadurucan wakhufya inahuu laayuxibul muctadiin waxaad wadaa waa ictidaa u ducaa waryaa ❤
@aliosman8874
@aliosman8874 6 ай бұрын
Wcs sheikh Jazakallahu khaira
@marianali6233
@marianali6233 11 ай бұрын
Subxaanallah bismillah allah kabaq you’re not shekh any more
@zahranoora6101
@zahranoora6101 11 ай бұрын
I agree with you 💯
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 11 ай бұрын
Waar nagala tag sideen ayaad intaan ku qoro warqad hadana u barkadaa Maanta waa kaa celis adeer
@samsamahmed3182
@samsamahmed3182 11 ай бұрын
Asc sheekh xage kala so xirira riya ku weydin lahaa igu so lalabtay
@wafanaji9255
@wafanaji9255 11 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
@ShuaibShuaib-pr7ro
@ShuaibShuaib-pr7ro 11 ай бұрын
Jazaa kallahu kheyr sheikh
@zainababdi6913
@zainababdi6913 11 ай бұрын
Thanks
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 ай бұрын
Allah Akbar ❤ May Allah give us everything ( good ) that we need insha'Allah
@aminina100
@aminina100 5 ай бұрын
Walaalaayool ma aniga walan mase cadan baa la ka heysayaa aan maqli jirey, arintan aad sheegeyso nabigeen suban scw ma sameyn jirey? Sababta maxey tahay nabiga scw waxuu noo sheegin ama sameya na dhihin why aan u sameyneynaa? Inta kale waan fahmey lkn barkinta hoosteeda ma nabiga ii sheegey mase alle? Barkinta hoosteeda kulahaa waxii alle iyo nabigiisa ii faran maba sameeyo, walaalkey. Allaha na hanuunsho dhaanteen.
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 11 ай бұрын
Waar illahay ka baq niin wayn ayaad tahay dadka aan aqoon badan diinta u lahayn ha lumin illahay ka baq meel lagu sheegay quraanka ama xadiis saxiix ah waran kitaab gali ma jirto e macluumaadka aad dadka siinayso hubso
@user-zp4xf9vv5v
@user-zp4xf9vv5v 11 ай бұрын
Shiikh. Alle haku xifdiyo. Wan ku guuleyste
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@fahmaali3542
@fahmaali3542 11 ай бұрын
Walaaloow intee warkaas ka keentay??. In la duceysto ayaan ogaaye. Maxay tahay waxan warqadaha lagu qorayo??😮😮😮
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 11 ай бұрын
Waa khuraafaad iyo bidco ee ha sameynin walaal
@fahmaali3542
@fahmaali3542 11 ай бұрын
@@najaxnajax4656 abaayo waa ogahay ee waa la yaabanahay. Subxana allah.
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 6 ай бұрын
SHEEKHOOW MIYAAD WAA WAALATAY WAA MAXAY WAXAAD GACANTA KU XIDHATAY 😭
@maryanahmed8530
@maryanahmed8530 11 ай бұрын
Sheekh jazakalah qeer
@maryanahmed8530
@maryanahmed8530 11 ай бұрын
Masha allah
@user-fy6zm8xw6f
@user-fy6zm8xw6f 9 ай бұрын
Mashallah allah ku barakayo
@HamadiMahamudi-yn5uo
@HamadiMahamudi-yn5uo 11 ай бұрын
Insha'Allah
@umuamiira113
@umuamiira113 11 ай бұрын
Qurafaadka umada kadaa warya
@IqroAbdalla-lo8tx
@IqroAbdalla-lo8tx 11 ай бұрын
Allahu akbar ❤
@haawolool1860
@haawolool1860 11 ай бұрын
sheikh ilaahey hakaa raali noqdo wax yaabo badan oo qeer eh aan kaa faa iiday masha allah tabarakallah shukran sheikh lambar kii oo aad noo til maantay oo cosbada iyo waraaqda oo zac faraanka oo qur aanka ku qoran waan la xariiray lkn wali maleey soo jawaa bin inaan dal badaa rawee ilaahey ha ii fudu deeyo heloow giisa
@Francisnakhosi74
@Francisnakhosi74 11 ай бұрын
qurafaat waaye wuxu sheegayo ha raacin
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 11 ай бұрын
Waa khuraafaad iyo bidco ee walaaley is ilaali oo dambi iyo shirki ha ku dhicin.
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 11 ай бұрын
Subxaanallah laaxawla walaa quwata illa billahi wll macaan illahay cidna kaama xigto cidna haw soo marin waxii inta illahay waydiisato aad waydo waa waxaan khayr ku ahayn ama ajar lagugu badalaayo insha allah marka illahay isku xir
@zainababdi6913
@zainababdi6913 10 ай бұрын
That is true 👍 sheikh jizaakal Lakiin marqooda mafahmo
@HooyoMcaan-kz5cr
@HooyoMcaan-kz5cr 8 ай бұрын
M.a
@zakariyemaxamuuddaahir6116
@zakariyemaxamuuddaahir6116 11 ай бұрын
Asc shiqow said ad triayansameeyay waxna rabay Inaan ogaado xajiga oo fahmilahy 3sano waxanahy hoyo haysta 7carura shiqw waxankuriyoday Naag meelmadw tagan anlga iyo Isaguna islagobta aanu Taganhy Isoo sheehg ryada mafhmin😢
@nourayn766
@nourayn766 11 ай бұрын
Wll kanu sheekh maha yuusan kusi waalin waxa halkan uu ka sheego 90% waa quraafad iyo been
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 11 ай бұрын
Sheekhow waxad gudbinayso iska hubi waa khatar arimaha diiniga ah waxan jirin hadii laga sheego quraanka waa la akhristaa wa laysku akhriyaa wana lagu camalfalaa wa la xafidaa meel nadiif ah baa la dhigaa lakiin lama barkado xaraam yaasheekh iska hubso iska hubso dhanka tafsiirka xuman uma jeedno wanu kuu naseexaynaynaa
@user-fq3il3ly1m
@user-fq3il3ly1m 9 ай бұрын
M a guulaysa walal❤❤❤❤
@haala552
@haala552 11 ай бұрын
Wall waxan sugnaanin ama daciif ah dadka caamada kadaay
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 11 ай бұрын
Walalo qafiifo maa kudhacay. Isjir mybe quraa saar ubaahantahy mise view kaa noqotay wax kasto allaah og wa sii ogaan karto majirto itaqillaah Digniin xaaskada waxaan leeyahy ga gaar ninkaada ama gaceli qaladka sameynaayo
@user-bb4dn2fo9z
@user-bb4dn2fo9z 8 ай бұрын
M.a ilaahey haku xifdiyo
@khadramashallahmabroukaden2954
@khadramashallahmabroukaden2954 11 ай бұрын
Don't subscribe this channel he is just looking views stop
@husseinmohamed07-fl5ei
@husseinmohamed07-fl5ei 11 ай бұрын
Asc.sheikh.ilaahey.hakaa.raalinoqdo.waHanrabai.sheikh.Haasan.Nambarkisa.socaldiniah.ayanrabaaenAnwidiyo.mahadsinid
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 6 ай бұрын
Walaal khuraafadka jooji ilaah ka cabso.
@user-zp4xf9vv5v
@user-zp4xf9vv5v 11 ай бұрын
Wlle shiikhaw intaan kugu xidhnaa. Wax badn aadaree.ey. oonolosheyda ah waxanina waa wax diinteenu raali katahey eelugu sookordhin
@RahmoKhalif-go1ou
@RahmoKhalif-go1ou 7 ай бұрын
Mansha alaah ♥️
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 11 ай бұрын
Subxanallah
@user-fj5jm2nl8f
@user-fj5jm2nl8f 10 ай бұрын
اللهم اني اسالك رايا صالحا نافعا حافظا غير منصيا اللهم ارني مااحب
@bushratimcade1087
@bushratimcade1087 11 ай бұрын
Benta is ka day so raci xadiski lugu dhahy dinta viwes ha ku raadsn wax badn qaldn baa ka hadsha wa ku arkay
@guleedyarecaydiid3928
@guleedyarecaydiid3928 7 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 11 ай бұрын
cadayn ma uhaysaa waxad sheegaysid? quraafaad baad wadaa
@nourayn766
@nourayn766 11 ай бұрын
Beenaale ilahy aan aqoon umada beenta kadaa
@hayatali4756
@hayatali4756 11 ай бұрын
Somalidu waa MaashALLAH dintoda lagumaciyaari karo
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 11 ай бұрын
Quraafaadka la tag wax dhintaaa tahyeee 😠
@maynunaali4673
@maynunaali4673 2 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 7 ай бұрын
Qofkasta oo koofi xidhan sh maaha waa ninkii guska iyo siilka kasheekaynjirey oo odhanjirey basal futada iska geliya 😅😅😅😅 saqajaan waalo oo isqaawi
@HananHanan-uj9iq
@HananHanan-uj9iq 11 ай бұрын
Ilaheey kabaq
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 11 ай бұрын
Subxanlh kan ma kadarno dadka wax ka dhageysanyo bidco wey dhaafeyn wixiisa alh kacabso
@yacquub111
@yacquub111 11 ай бұрын
Dadka ku daawanaya sida jahiliin Ayaad oola hadashaa kuwa kaa cilmi badan ayaa ku daawan muqaalkaan xita camadii ayaa ka yaqyaqsooday waxaad sheegi Oo been ah war naar ha shaqaysan
@siraadimaan344
@siraadimaan344 11 ай бұрын
Arumaysanina
@umulkhayrhassan2365
@umulkhayrhassan2365 11 ай бұрын
Mahadsanid
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 7 ай бұрын
Basal futada iskageli intaanad seexan kahor ayaad tidhi iminka kahor iminkana quraankii aan dhulka la dhigijirin in meelsare lasaaro maahee iminkaa tidhi barkinta hoosgeli oo duleey? Walaalow iskaga bax miidhiyaha waad lagaayaabay mashiikh baatahay mise ciyaalasuuq marbaad ka hadashaa galmada maalinba nooc
@Fardaws-hi3so
@Fardaws-hi3so 11 ай бұрын
Haddad quraanku seexato
@bisharamohamud6743
@bisharamohamud6743 11 ай бұрын
Bidcada iyo beenta umada ka jooji
@hodoadam7781
@hodoadam7781 11 ай бұрын
Nooo keen cadayn
@LaabjacelMuqtaar
@LaabjacelMuqtaar 11 ай бұрын
4 rakac eesalaada sideelooxertaa
@zaicduty8125
@zaicduty8125 11 ай бұрын
Diinta lagu qarabanaan
@OfficialMacalin-wv9km
@OfficialMacalin-wv9km 8 ай бұрын
Khaa in baa tahay wecel
@Qalbenuura
@Qalbenuura 11 ай бұрын
Somali maku qori karaa
@user-up1hq1hi4s
@user-up1hq1hi4s 11 ай бұрын
carbi mis somali ay luguqoraya
@siraadimaan344
@siraadimaan344 11 ай бұрын
Been ta iyo quraafaadka Kadaa
@fab6513
@fab6513 11 ай бұрын
Ma halkaa saad maray saa
@som1
@som1 11 ай бұрын
Kuraafaad iyo balaayo waaye
@munaameen3599
@munaameen3599 11 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله طال عمرك ان شاء الله ماشاء الله
@sicidaadammohamed591
@sicidaadammohamed591 10 ай бұрын
asc wlll adoo mahadsan lambarkaaga igu caawi
@OfficialMacalin-wv9km
@OfficialMacalin-wv9km 8 ай бұрын
Sixiroole
@marwodumar
@marwodumar 11 ай бұрын
Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 ай бұрын
Waanku saaray wll macaan❤
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН