Taariikh ku saabsan dagaalkii laascaanood (Bilaw ilaa Dhamaad)

  Рет қаралды 4,210

Dr Xasan Sh Cali Warsame

Dr Xasan Sh Cali Warsame

8 ай бұрын

Пікірлер: 42
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 8 ай бұрын
Ma sha allah ilaahay umada Soomaaliyeed ee islaamka ah nabad hadhex dhigo Aamiin yaarabi
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 8 ай бұрын
Alle ha barakeeyo sheekha waa culimada fahanka balaadhan illahay siiyeyna ee xaqa alle kusugayna sheegisteeda .
@dahiromar1060
@dahiromar1060 8 ай бұрын
Asc dr,Sheik Warsame waxaa lagaa yaabaa. In ilahay idinkii. Hadalkada xaqa ah. Ilahay ku joojiyo dhiiga dadka walaalah ah ,sababtoo. Ah dhiiga dadka walaalah waa xaaraan,anigu waxaan dhihi lahaa ilahay aan raali galino,walaalayaal aqliga ha shaqeeyo,hadii kale maalinta qiyaamaha waxaan noqon doonaa kuwo khasaaray,ilahayow dadka muslimiita ee walaalah kala badbaadi amiin,amiin yaa alaah.
@shukrihashi2802
@shukrihashi2802 8 ай бұрын
Mashaa Allah Waa shiikh aan casharadiisa kuxirnahay sifiican baad u hadashay Waa shiikh shiikh shalay
@Suadismael817
@Suadismael817 8 ай бұрын
Shiekh inaga daaya reer laascaanood waay inaa neecebyihiin inaga daaya reer illaahay subhana watallah daanbiigoda ha dhaafe walahay waaynu ka raaysanayna daad ku neeceb see waax loola qaaybsanaya jaabuutiba waa daal maadax baanan waana daalyar inagana biidnillah waanayla aqoonsaan illaahay iidaanki inaga daaya
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 8 ай бұрын
Adigaba Somalia diiday Hadi lagu diido ceeb ma aha
@sameerahussein654
@sameerahussein654 8 ай бұрын
الحمدالله على كل شيء ، شعب صومالىلاند شعب كريم وذو قلب صحيح ، عمرنا لم نكن حقدين او مخريببن ، لكن كانت مؤامرة كبيرة تحاك ضدنا . على كل حال سينصرنا الله على كل شيء.
@CabdifataaxCilmi-wt6ts
@CabdifataaxCilmi-wt6ts Ай бұрын
Sheekhow meel fadhiiso dowladi somalia Tacab & Xoog waqti lama gelin Waad aragtay meeshey ka baxeen sidaad yeesheen ayaa la yeelay كما تدين تدان
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 8 ай бұрын
Sheekha wa benaale isaaq qabyalad ma wado dhulbahanta qabyalad wado miya ka dhagaysana
@Isbededoon
@Isbededoon 8 ай бұрын
Shiikh Ilaahay ka baq O hadalkan Aakhiro waalagu weydiinayaaa ee Dib Ugu laabo wax badan oo aan Odhankaro waa khaladbaa Kujira , Hadii ay iisuurto gashana Toosban kugu soo sheegi hadan helo Telfonkaaga
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 8 ай бұрын
Asc. Si'kadis ah baa DHULBAHANTE ku'kacay miyaa?
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 8 ай бұрын
Ha yaabina wuxuu daafacyaa kii meesha la lahaa ee cagdheer ee imika dhuuntay markii la fashiliyey isagaana bedelay oouu meesha sii dhigtY waxa uu ku hadlayaa waxa loo soo dhiibay huwan huwan
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
Kan muxuu kah hadlayah war nifaquh waa xaran lasaanod canshur bay bixinayen Argagixisadah snm dhulbahanteh faidoh Kumu qabin
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 ай бұрын
Walahi in adan shegin xaqa iyo runta itaqqillaah qabil qabriga kuracinayee subxanallah allow nasug
@dineydibit5187
@dineydibit5187 8 ай бұрын
Shiekhow mar hore ayay kuficned inas arinkan safcn ugu hathashan lkn hada waxbo lagamaqabani karo.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 ай бұрын
8 bill ee laascaanood la garaacayay inad joojiya tiraahdid ayay ahayd. Dadka uso gurmaday laascaanood waa isaaqa is aruursaday oo kale
@hodanc6255
@hodanc6255 8 ай бұрын
Ninkan cid u yahay ma aqan lakin hadalkisa waxa ka muqda nin an Allah ka baqayn xata baniadanimo kama muqato kuma hadal 15 sano dadki la laynayay hadana ku ye ntd jigjiga balaga so gurmaday adunka waxa yaab leh sheikh sana
@taaibabdi2914
@taaibabdi2914 8 ай бұрын
Maxad uu sheegiiwayday gadaha habrjeclo biilawday
@pharhiya8284
@pharhiya8284 8 ай бұрын
Mudaharadka waxa kahoreyey dilki qarsona
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 2 ай бұрын
Sheikha dadka qaar wexy leyhiin Idoor dadka qaarne wexy leyhiin huwan mxaaa khaldan Allow dadka nbd kadhex yeel oo SSC guul siii😊😅
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 8 ай бұрын
xasanow nimankaa warkooda jooji waanu og nahaye
@roodanuur461
@roodanuur461 8 ай бұрын
Iska amu ina sheekhi cali waarsamow waayo maarki laa qaalayey ciidanka iyo caarurta maahadashen haadana amusa
@nafisaali8689
@nafisaali8689 8 ай бұрын
SUBXAANALAAH MAXUU YIDHI SHeekh IBLIISKU “ ( DOOWLADII BAA KA SOO BAXDAY IYADOO LEH SHACABKAYAGA SOOMALILAND BAAN ILAALINAYNAA.)” GARAADADA OO SHIRKOODII WALI DHAMAAN MIYAAN GURYAHII GARAADADA MADFAC LAGU BILAABIN OO GO’AAMADII XABADA OO SOCOTA SI DAG DAG AH LOO AKHRIN. GARAADKII XABADA GURIGIISA LAGU BILAABA GARAAD JAMAC GARAD CALI KUMA DHAWAAQIN “ NINKA WALAALKII XABADA LAGU GARAA CAYOOW MAXAAD SUGAYSA❤✅🏆GALA DAGAALKA❤✅🏆)”
@hodanc6255
@hodanc6255 8 ай бұрын
Caamo badan kuma hadlan wuxu ku hadlayo acudubilahi mina shaydani
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 8 ай бұрын
Kawaraan ka ruunta labada dhinaac ka sheega qabiilkiina hadanu ahaayn waad canbaraynaysaan maba sheego ka darood labada dhinac ruunta culimada darood baal ayagaba dhiiga iyo fidnadaa jiihad ku tilmamaay oo aay ruun modeen oo qaar badaan oo dhiiga islamka iska diidayay aay ku dhaceen fidnadaa
@hodanc6255
@hodanc6255 8 ай бұрын
@@UmuHudayfa-qf7iq darod ba ka hadlaysa hoyaday iyo abahay haday dhalan dulmi ma tagero wayo waxay galo badan ka xishoto qof muslima kama surowdo
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 8 ай бұрын
ةka bax miidiyha huwanyahY icttisaamka ahi ma imika ayaad qarig ka soo toosY waxsad tahY baa ika yat waar xagaad ku noolYd markii askarta la lNaysy waxaad istaahishaa kab aflagaaga dhufo huwanyHay cimaamafad ku dhuumanSa waxaad qiil u doonaysaa ninka cag dheer ee meesha kula leh waar waanu idin fahan nahay tuugyahY ilaahU ka gofay eeraba in huwan dslka qasTo
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 8 ай бұрын
Sheekh kuwa iidoor,eekunool deeganka,somali itby waxadulmihaysta balkawaran
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 8 ай бұрын
Kuwa Ethiopia haysata oo dulmiga iyo dhibatada waba laga badsada dadka aad ledahay wax ayey dulminayan kuwas Aya Ka dhibato badan
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 8 ай бұрын
Mudaharaad muu ahiine dagaalcadaana ayuu ahaa wuxuuna dabasocdayi mudaharaad ku sheegii hargeesana laga ridayi
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 8 ай бұрын
snm dalkoodu way xoreeyeen
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 8 ай бұрын
Waar beenta la fadhiiso faashilyohho hueanta u shaqrrya waxa waajibah inaycatuurtu suuqs muvu disho waayo
@user-so7gn3of2y
@user-so7gn3of2y 8 ай бұрын
Kama aad hadlin dilkii iyo barakacintii ay Somaliland geysatay iyadoo la og yahay aabahaa inuu ahaa hogaamiyihii itixaadkii xasuuqay Boosaaso iyo Garoowe
@nafisaali8689
@nafisaali8689 8 ай бұрын
DOCTOR IIDOOR CIIL LA XANUUNSAN +. SHeekh IIDOOR IBLIIS KU KAXAYSTAY. WAA SU AAL DA WAYNE SIDEE LOO DAWEYA, LOOGA REEBA IBLIISKA❓
@zuuzuqurux1715
@zuuzuqurux1715 8 ай бұрын
Masha allaah waarun shaikh dadkaas reer laascaanod waxay uhaysteen in lagumay sanayo oo qabiil kusoo duulay
@shaficali5991
@shaficali5991 8 ай бұрын
Waxaan aaminsanahey weli gumeystihii cadaa kan madow ee qarnigan dhulkayaga iyo dadkayaga uhamuun qaba (isaaq) iney kaxunyihiin kiicada waayo ninki cada waxu laha Somalida dowlad ban baraya dhulkayaga iyo dadkayaga marna muusan sheegan lakin gumeystaha madaw waxuu leeyahey dhulkan ana le dadkan degena waa xoolo iixareysan hadi aysan rabin iney xerada kujiraan mesheh raban ha udareeren . Sidii aan gumeystihi cada ula dagalaney sika xun ayaad ula dagalameyna kan madaw inta ay dhulkooda ku ekanaya oo qalbiyadooda kasaraya dhulbaa naga maqan iyo xuduud.
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 8 ай бұрын
Waxaa laga shaqaynaayey in la burburiyo Somalland shan iyo toban sannadood ee may ahayn wax ku soo booday ee waxay ee waa dagaal daarood oo ku wajahan in ay reer Sheekh Isaxaaq la dhameeyo.
@shaficali5991
@shaficali5991 8 ай бұрын
Fadumo walashey ilahey haku naraxariisto hadii aad shaley qabiil somali uuga carartey maxaad noogu dudi manta mida kale shaley ayaad dhulkayaga xabad kuqabsateen iyo mid dhuuni raac ah oo idin so horgaley hadii manta dhulkayagi iyo dhicii naga maqnaa lasolabaney maxaad dhul iyo dad aydaan laheyn uugu dhololeysan . Qabyalad iyo naceyb dad muslim ah k somaliyed idinka ayaa kusuntan Somaliland waa isaaq isaaqna dhulkiisa ha imansado caqli mahan in qabiil qabiil dhulkiisa qaato qarnigan. Waxan aminsanahey inaad kaxuntihin ingriiskii aan ladagalabey waayo gumeystihii cadaa waxuu lahaa aan wax idinbaro ilbax mahan somalidu lakin gumeystan madow isaaq manta waxuu leeyahey dhulkan iyo dadkaba anaa le sidii xoolo meel kuxareysan keebaa markasi xun nin kule anaa kule iyo nin dhulkaga raba inuu maalmo joogo.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 8 ай бұрын
Dhulkada joog bal in lagugu so duulin ama dagaal in lagugu so qaado aan aragne
Ducooyinka la akhristo subaxdi iyo galabkii (أذكار الصباح والمساء)
33:01
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 20 МЛН
Fatiin ku socota dadka warbaahinta ka hadla  [ Sh Axmed Iiid ]
7:54
بــــــــر خـــــــــد الــــهــــــــاشــــمـــي
Рет қаралды 297
Maxaa lagu gartaa qofka ishu hayso? sheekh Dr Siciid Jire.
25:04
Ictisaam Wa Kooxda Uliita Xaga Tawxiidka Iyo Shirkiga Waxaa Dhamo Jahmiyada Iyo Muctasilada Sh Xasan
13:55
Daarul Fiqhi دار الفقه وأصوله
Рет қаралды 2,1 М.
Taariikh ku saabsan dagaalkii laascaanood Dr,Xasan
16:02
Baraarug Media
Рет қаралды 4,4 М.
hadaf yeelo waa guulaysan/ Dr Xasan Sh Cali Warsame
12:08
Dr Xasan Sh Cali Warsame
Рет қаралды 11 М.
Khaatumada wanaagsan
18:52
masjid Al aqsa
Рет қаралды 101
GIANT umbrella by Tsuriki Show
0:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 29 МЛН
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 3,2 МЛН