TAARIIKHDA SAYLAC BY HORN CABLE TV

  Рет қаралды 136,364

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 126
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 Caloolxumo waynaa in taariikha nuucaasa la ilaalin waayo oo masaajidkii qiblataynku ma saas buu noqday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 3 жыл бұрын
Cali dable wuxuu ahaa Garaadkii 15 Ee Sandalada Warsangeliga.
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Alle hakubarakeeyo weriye wacanbaatahay oo ururinaaya taariikhdda dhaxalgalka ah wadanka somaliland leedahay
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 5 жыл бұрын
Abdishakur dayib wariye top class Saylac INSHAALLAH marban tagin
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 жыл бұрын
15 August 2021 ayan daawani hayaa waxana ku rajo weynahy Mar in aan Tagi doono magaalda magac iyo Muga weyn ee "seylac" waxn kadaawani hayaa "Uganda kampala"
@khadramohamed3957
@khadramohamed3957 Жыл бұрын
calidable warsangali weeye
@hexhsn4984
@hexhsn4984 7 ай бұрын
Wariyahan xaguuu ka baxay. Legendary
@abdisamedsaleban8635
@abdisamedsaleban8635 6 жыл бұрын
Jasiradu qurux badana mnsha allah
@warsameomarahmed9110
@warsameomarahmed9110 6 жыл бұрын
Abdisamed Saleban 3
@radwanibrahim2213
@radwanibrahim2213 8 ай бұрын
Saylac wa dhul ciise❤
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 6 жыл бұрын
Masha allah # abdishakuur dayip maxamed alle haku dhowro❤❤👍👍saylac wlhi waa goob taariikh cajiiba leh
@horyaalmedia2647
@horyaalmedia2647 6 жыл бұрын
Mansh alah Hormar wacan Allah ha dhawro saylac Waa dhul tarikh leh
@sahala.moktar9308
@sahala.moktar9308 6 жыл бұрын
MASHALLH ABDISHAKOUR DAYIB WAD KU MHADSANTAHY SIDA FIICAN EED NOO WARAABISAY TAARIIKHDA IYO WARBIXINTA MAGALADA XADAARADA EE SAYLAC.
@hashimabdi994
@hashimabdi994 6 жыл бұрын
Xasuus xasuus xasuus horn cable waan idiin mahad naqayaa taariikh dad badan ayay ka qarsooneyd
@mukhtaarfaatax1269
@mukhtaarfaatax1269 6 жыл бұрын
Saylac waa meel ayku duugantahay taariikh faacweyn oo xadaaradi ku dheehantahay waana wax aynu dheernahay ama aan kaga horayno Africa inteeda kale .
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
waaaaaw hcbl tv wan idin tagera e so badiya tarikhaha wll thanks
@abdihakinomarjibril7809
@abdihakinomarjibril7809 Жыл бұрын
Cali dable wuxuu garadkii warsangeli 14 tobnaad
@faraxxasan2401
@faraxxasan2401 4 жыл бұрын
Islaamku ma ciyaarbaa subxaanallaah
@faaraxbaane7020
@faaraxbaane7020 4 жыл бұрын
Taariikhda hadii been lagu daro dhamaanteed way burburtaa waxaana beenta ukeenaya qofka laga warasanayo oo wax caqlicaqliya kudaraya buug in laga akhriyo ayaa wanaafsan lkn qof iska hadlaya iyo sawiro gidaaro facwayn inlaisu keenoba waa khalad
@cigaalaxmed930
@cigaalaxmed930 6 жыл бұрын
masha allah abdishukuur dayib maxamed aaad iyo aaaaad ayaaad u mahadsantay wll
@soha204
@soha204 4 жыл бұрын
Ibn Battuta Moroccan explorer Ayaa ka qoray sheekoon yin oo yimiday qarnigii 13th
@alieid8198
@alieid8198 5 жыл бұрын
Waa barnaamij qiimo leh mahadsanidiin siina wada howshas
@abdikarimabdilahi1317
@abdikarimabdilahi1317 5 жыл бұрын
Masha allah hawlwanaagsan weeye, loona baahnaa sooyaalka dhulkeena hooyo.
@khadaromer5053
@khadaromer5053 6 жыл бұрын
war saylac ma magalo tarikhiya oo soomali oo dhan magac uso jiidi kartoh
@kooscalixusen2456
@kooscalixusen2456 4 жыл бұрын
Mashallah mustafe allaah uxiir nolow
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
اللهم احفظ بلادي صوماليلاند من كل شر آمين يارب العالمين
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 Жыл бұрын
Dhulka dhac iyo boob ku qaadateen waxaa leh dhulkaan qoomiyada soola😏😏😏
@nazlibrahm8934
@nazlibrahm8934 4 жыл бұрын
Hadan awod lahan lahaa wandhisi lahaa melaha sidan okle wllahi
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Waan ku Tala jiraa inaan tago from burco
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman Markab shisheeye oo woxoogaa laga qaatobwaxa ka faaiido badan iyadoo dawladdu ku dadaasho sidii ay uga faaiidaysan lahayd khayraadka ilaahay ugu deeqay. Waxay ku habboontahay goobaha dalxiiska.
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 4 жыл бұрын
Masha allaah qurux 😍😍😍👍
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 6 жыл бұрын
Saylac Taariikh Ahaan Dhalinta Danbe Wax War Ah Kama Heyso Mana Suureysan Karaan Haddi Sheeko Loogu Soo Dheego Wax Fiicanbaad Qabateen Horn Cable Tv Aadna Waan Idinku Hambalyeynayaa Mahadsanidiin Muuqaalo Badan Oo Xiiso Leh Na Waan Idinka Fadhinaa Horena U Socda
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 жыл бұрын
waaaaaaaw mansha allaah meshay somaren asxbti nabigana scw wey barakeysantahy insha waa in aantago seylac
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 жыл бұрын
mantay ayaana lasodhigay maramushkan
@stunningchicks6263
@stunningchicks6263 4 жыл бұрын
N0 N0
@llb.xaamudqiyaas5504
@llb.xaamudqiyaas5504 4 жыл бұрын
SAYLAC WAA MEEL TAARIIKH FAC WEYN ALLE SUMXAANA WATACAALAA KU MANSTAY,IN BULSHADA REER SOMALILAND IN LA BARO LOONA SOO BADHIGAA AY HABOONTAY.
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 4 жыл бұрын
xamud qiyas oh in la dhiso sida calaamka uu imaadan
@fahadshakir8897
@fahadshakir8897 6 жыл бұрын
Shaqo wanaagsan Eng CabduShakuur iyo Dhamman Horn Cable TV
@engxasanawcabdi7808
@engxasanawcabdi7808 5 жыл бұрын
Asc
@xamsecabdi6753
@xamsecabdi6753 6 жыл бұрын
VIVA HCTV
@cawalemuuse8513
@cawalemuuse8513 5 жыл бұрын
Wasmonaagoiyragahy Thanksgiving to you
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 8 ай бұрын
Magool ilahy ha unaxariistp
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman Isuduwaha waxa ku qasbaya wax dhaqaale ah oo loogu talagalay ma jirto. Sidaasi darteed wax uu qaban karo ma jirto. Haddii uu wax sheegto waxa imanaysa idkateg. Wixii eebbe noogu deeqay waxa iska gurta shisheeyaha. Sidaanu yeelaaba saannu eednaa.
@muusehashi7024
@muusehashi7024 5 жыл бұрын
Waa cwaan qad cuna war hgaajiya masjidka
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 4 жыл бұрын
Talow labdan ma iidorow iidor waraysa shekadani 😎 yaabnaye taariikhda saylac Ben haka shegina odayasha saxda ah waraysta taariikhda haya ee beesha samaron
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 жыл бұрын
Samatar Mumin Anigu duriyaddii Garaad Ali Dable ah. Waa run dhulka waa la kala dega oo idinka iyo Essa ayey ku dambaysay. Adiguse ma ogtahay. Marka Samaroon laga tago in Gedabiirsay Daarood u badan yhin iyo Sheikhaal? Samaron, Isaaq iyo Daaroodba Sanaag ayey ka yimaaden. Ee ha isku khaldin hadda iyo wixi raggu so qabtay 705 sano ka hor. Xumaana ha iga qaadan documents badan oo raggii muwakhirintii hore qoreen ayan haya. Qabaail Sayliciyoon ah aya jooga Saudiga iyaga sira Zaylici
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 4 жыл бұрын
@@Mohammedabdi1127 khalad kuma fàhmin bro balse runtu wa lama huran iyo taariikhda dhabta ah çiisana ma badali karo isaqna ma badali karo waliginba been ka shega saylac wa taariikhda samaron Ciisow hadad edab yelan waydo samaroon wa taqanan tarikhaha uu hore inigu dhigay hadana cashiro kala la ini dhigi hadad saylac kuso meraysatan Rooble àfdeeb wad xasusatan
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 4 жыл бұрын
@@Mohammedabdi1127 iska hadlow ini hibire samaron afarihisa narkadso gashan wadku gubanaysan ogow benina raad male waxogaha ciise ah way nala dagan ma didani lakiin saylac wa casimada awdal ayey ahayd mar danbe aya borama loso badalay
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 жыл бұрын
@@samatarmumin6655 Walaal be civic uma baahnid inaad cid u dhaaratid. Zaylac cid hadda kugu haysato ma jirto ee taarikh ayaa laga hadlay. Samaroon waa gooni inta u le'egyahayna ma hubo laakiin Gedabiirsay 80% waa Daaroodkii Adal iyo qayb Jebertigii Ifaat ka dagaalamay. Hadda waa run oo dadka Toloobay ayaa degga oo la yiraahdo Gedabiirsay oo Union Samaroon ku jiro. Hase yeeshee sheekadaadu waxay ka dhigan tahay dagaalkii 1977kii oo tiraahdid rer Awdal ayuu gaar ahaa. Aderr shalay ayaad dhalatay oo waa la shubi jiray. Mabda'iyan waxba uma diidani reer Awdal oo dad aanu dano badan wadaagno. Inagu reer Maakhir waa ahay ee maxaynu ka yeelaa abtiyadeena is ma hadiyey?
@hassanhas4928
@hassanhas4928 3 жыл бұрын
@@Mohammedabdi1127 u are fucking guy..i am djibutian and gadabursi...we are you from imbécile.
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 8 ай бұрын
Cimaniyiintii waxay dhiseen iyo engiriisku wuxuu dhisay waangarana. idinku maxaad dhisteen?
@munahfarxan3964
@munahfarxan3964 4 жыл бұрын
masjidka lamabalilaheen waa uun lahaben laha quruxdi horeaya lasocelin lahaa
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng.huuhaa Arrintan haloo sheego wasiirka maaluyadda iyo madaxweynaha siddii ay wax uga qabanlahaayeen. Mudane sacad wasaaradda uu fadhiyo mooyaane hawlahan waxba kama oga.
@abdirahmankhadar8967
@abdirahmankhadar8967 4 жыл бұрын
32:00 saangow wax igu cusub caaro u haysaaba hh
@nazlibrahm8934
@nazlibrahm8934 4 жыл бұрын
Masha allaah
@guuledilkacaze7120
@guuledilkacaze7120 6 жыл бұрын
Mncha allh
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 жыл бұрын
Tarikhdu way is qoraysa lkn aynu ka fikirno 50 sano ee soscda ,wayo waa wax dalkena uso jidi kara dalxis ,saylc hala daba qabto manta ,Turkigana tagero hala waydisto ,si wxenu ay ino surto gasho .alaa mahad leh
@jabertibaynah7573
@jabertibaynah7573 4 жыл бұрын
Asc. ALLAAHU AGBAR GEESI TAARIIQDA AYAA QORTA EE QOLA KALIYA MA LAHA WAA LA WADA LEEYAHAY ALLOW DHULKEENA NABAD IYO NAXARIIS.
@food4422
@food4422 2 жыл бұрын
Calooshada ma madooxbaa gala
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Taarikhda seylac waxay soo taxan tahay ila wakhti anbiyadddi oo ku Siman ila wakhti omer bin khatab . Wakhtiga ma jirin bada red Sea.
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 6 ай бұрын
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Waxa ugu sooyaal dheeraa boqortoyadii IFAT oo aylahayeen soomalida
@nimcancabdi4947
@nimcancabdi4947 3 жыл бұрын
Mansha programkani wuuu ficanyahaye lakiin heesaa ka daa
@dhiifofficial8486
@dhiifofficial8486 3 жыл бұрын
Soomaalia nimcaa taal ee hala dhaqdo
@hassansultan9141
@hassansultan9141 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@khalidhaybe7354
@khalidhaybe7354 4 жыл бұрын
Manzhallah
@mmskmn8740
@mmskmn8740 4 жыл бұрын
Horn cable tv taariikhda saylac wuxu ka dhigay meelaha banaan buuxi ujeedkiisu taariikh diyaarin kama aha
@food4422
@food4422 2 жыл бұрын
Murayada iska Saar badawyow
@hashimabdi994
@hashimabdi994 6 жыл бұрын
Masuulkan leh waan dhowraa meesha sida ka muuqato ma aragno wax la dhowray dadka shacabka dagan miyeyna damiir laheyn dayr yar ayaa ki fulan
@abwaansamakaab6120
@abwaansamakaab6120 4 жыл бұрын
Alla wuxu waaba daba qallooce
@jaamaqolaasdoctor2399
@jaamaqolaasdoctor2399 2 жыл бұрын
Abi axmed diyaradahi dulmaray saylac iyo ciidamadi bada ee itobiya lotababarayay
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 Жыл бұрын
Masjidka 2 qiiblo leeh oo seylac kuyala somali ahey muuslim yiihin maxey masjidkas uu dhiisiiwayen oo loduul daagiwayi iilen masjidkaswa taariq eey Somali kuufanto
@marshalllow9900
@marshalllow9900 6 жыл бұрын
Rebuilt historical of kushitik peoples
@nazlibrahm8934
@nazlibrahm8934 4 жыл бұрын
Ah alla mxay dowladena tarikhda dabagalan iyagi baaba laysku diray
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 4 жыл бұрын
Clkhakuur hadagdagin waa dignin wll waayo?aad uledahay hargaysa iyo saylac waxa ayisku jiraan intaas okilo mitir joji mardanbe haso marin afkaga saylac reer ayaa iskaleh oo waligoodba lodaba fidhisan jiray ee taarikhda dib uraaca
@nazlibrahm8934
@nazlibrahm8934 4 жыл бұрын
Oo xususta mudam
@darurroobad9324
@darurroobad9324 4 жыл бұрын
Ingriisku waa cida baabi'isay zaylac oo ka eryey dadkii degana
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 3 жыл бұрын
Masjid qiblatayn macquul maaha. 2da qiblaba isku dhinac bay ka xigaan Saylac.
@dhaqandahir9625
@dhaqandahir9625 4 жыл бұрын
Waxaa marqaati ah iney yihii dad xalaal ah dadka dega seylac Waad mahasan tahiin.
@muktaermohammed2377
@muktaermohammed2377 Жыл бұрын
I m goin to build ZeiLa to Harar Light real way orTrain systems and High way Industrial Village SOON by me muktaer OROMO read my Lips,
@1fil-san
@1fil-san Жыл бұрын
Garaad ali dable garaad ciise waa mid ka mida garaadadii soo maray sandala warsengeli
@abdihakinomarjibril7809
@abdihakinomarjibril7809 Жыл бұрын
Yes
@SM-lh8be
@SM-lh8be 2 жыл бұрын
Aad baad u manadsantihiin Wax badan baan ka faa'iday
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
Iska daa in ay dadka kallumaysata wax u qabtaane ajnabi ayaa laga kireynayaa. Markaas ayaa lacagtii ka soo baxda jeebadaha la gashanayaa. Xaaraam in Ajnabi loo ogolaado inay ka kalluumaystaan bad dadkii lahaa ka qatanyihiin. Weliba xeebta Zaylac oo magaalada garabka ku haysa.
@islam-salam787
@islam-salam787 5 жыл бұрын
aniga waxan fahmi wayay hindida calamka meel aany ku noolan jirin ma jirto america yurub africa carabta dadkaas maza sababy inay caalamka oodhan meel walba dagaan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waxaa sababay waxaa wadatay Imbaradooriyaddii Ingiriiska ee adduunka gumeysatay, waxay u ahaayeen cook, askar, cleric ama karaani, iyo wax walba, dad shaqo badan weeye oo Af Ingiriiskana yaqaan
@ahmedmadar8871
@ahmedmadar8871 6 жыл бұрын
Adigu Saylici ma thy?
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
350 km haragays to. saylac labodhagadka 50km reershekh isxaaq ma. is qariyaan laandheerayaal weeye
@Carab1347
@Carab1347 4 жыл бұрын
Nanacle Tuulda hargysa ilaasho
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
​@@Carab1347tuulo maahee waa caasimada qaranka Somaliland
@Suuban3456
@Suuban3456 6 жыл бұрын
nimcadas bada ayay ayay somaliland ka qadantahy
@hhassan3273
@hhassan3273 2 жыл бұрын
I dont think we need this port we should have rented to Ethiopia and collect money from them for Atleast 100 yrs
@mohamedabdirizak827
@mohamedabdirizak827 2 жыл бұрын
Ethiopia is our enemy we are not rent to Ethiopia ku ma dhacaan in ethiapia la siyooyo saylac waa mar may somaliland gabalkeed dhici lahaa kalab kalab dhalay see u tiraahdaa saylac lasiinaya Ethiopia oo cadaw I noo ah mar danbe yaan lagaa maqan hooyada anaga wasna
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 6 жыл бұрын
Saylac
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman Dawladda somaliland maxay ka ogtahay jasiiradaha sida sacaada diin
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
saylacaaa
@sudijeylanimohammed3258
@sudijeylanimohammed3258 3 жыл бұрын
Sidee buu ku ogaaday taariikhahaas
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Aqoontiisa wll wax akhri
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Aar dadku been badana 🤣🤣
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Been sidey kutahay???.
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Markaaa jaahiltahy taarikhtaada aadan aqoon waaaa saaaa
@ssdisse6701
@ssdisse6701 4 жыл бұрын
Dhulkan baraykaysan ee ciise
@awalmahdi7304
@awalmahdi7304 3 жыл бұрын
ciise ayaa dirqi ayaad ku hesheen jabouti abihiin iyo itoobiyadii aad dageysen ba ku noqda
@sharmarkejama781
@sharmarkejama781 3 жыл бұрын
The weary call aetiologically stitch because step-grandmother connolly retire till a four frail passive. uppity, rural mitten
@kooscalixusen2456
@kooscalixusen2456 4 жыл бұрын
Mashallah mustafe allaah uxiir nolow
@axmedsports7524
@axmedsports7524 4 жыл бұрын
Saylac
TAARIIKHDA NAIROBI By HCTV
53:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 47 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Mogadiscio bianca e nera (Gianfranco Pagani, 1954)
11:05
DOCUMENTALIA
Рет қаралды 31 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 281 М.
Barnaamij : Tacadiyadii Jeel Ogaadeen.
41:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
Socdaalkaygii Saylac | my journey To saylac
15:53
Qays Qeyser
Рет қаралды 272 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 664 М.