Taariikhdii Daraawiishta | Boqor Buurmadow - Dir, Daarood & Hawiye 3-Saacadood oo xoggo culculus ah.

  Рет қаралды 9,585

Bakayle Media - Codka Dadka.

Bakayle Media - Codka Dadka.

Ай бұрын

#suscribe #somalia #ethiopia #like #share #somaliland #news #wararka #fypシ゚viral #buurmadow #boqorbuurmadow #burmadow

Пікірлер: 123
@fahmom7564
@fahmom7564 28 күн бұрын
Adeerow Muhiimada hadalkaagu waa inaa majeerteen meesha ku baa bi’isid , waan kula soconaa adeero
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
NOOCAN MAJERTEEN🌹❣️🫀💕♥️💘💝🌹SHARAFTIISA IYO CIZIGOODA WAX UMA DHIMI KARO!!
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 26 күн бұрын
Ma buur madaw baad sheegi waxba waanu kuudhigin taariiqdaadii buu she gayayaaye iska iimanso walalkaa oolasheegaa qudhedu waa warkkaa dhiman
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 28 күн бұрын
Ttaariikhda 2024
@abmoh9216
@abmoh9216 28 күн бұрын
Ninkan maxaa ka khaldamay. Ma waxaa lagu yidhi hadaan reer abtigaa caydid ninka habar awal baa ku cafinaya.
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 28 күн бұрын
Taariikhi ceeb ma lehee boqorku waa madxaf dayacan.
@ahmedyaasiin9984
@ahmedyaasiin9984 25 күн бұрын
Masha Allah boqorka geeska africa xadiis baad sheegtay
@shukrinuur1953
@shukrinuur1953 19 күн бұрын
Ahmed liibaan waa sacad waana xildhibaan dhaban cad aabihii ❤ Xildhibaan dhaban cad waa yaraankii xaaji ahmed liiban
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 28 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Janaraal Xaaji Muuse Faarax Igarre. Aamiin.
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 27 күн бұрын
Iska hadloow Ina igarre
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 27 күн бұрын
Wuxuu kabaqaad u ahaa gaalkii gumaysan jiray
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 26 күн бұрын
Dabadhilif ayuu ahaa muslim gaalo usoo raacay
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 19 күн бұрын
​@@yusufsamatar1374keenadiid war iga sii
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 19 күн бұрын
​@@ArahmanHasan32-ub9jwkeenadiid kawaran isna
@Adan974
@Adan974 27 күн бұрын
Ader ilaahey ka baq sayidka diìin iyo xuriyadbuu udagaalamaayay
@mohameda.warabe7426
@mohameda.warabe7426 28 күн бұрын
Kani waa Jinni Buurmadow Cuqdad daarood ba ku jirta , barbaaxadi25 August Aya weli ka qaylinaysa.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 21 күн бұрын
❤❤❤ G36 waligoodba boqortoyo ayay ahayen
@Somfox1
@Somfox1 28 күн бұрын
Qoomiyado sida Oromo, Amxaaro, Canfar, Tigree baa isriixaya oo Dhulbalaadhsi wada Qoomiyada Somalina iyadaa isku jeeda!
@Mohangoat11
@Mohangoat11 28 күн бұрын
SAWIRKU WAA CIIDAGALE AAD SAARTAY
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 21 күн бұрын
❤❤❤ ina igare libaxi arliga ayu ahaa
@ayanlecisman5295
@ayanlecisman5295 28 күн бұрын
Sawirada aad soo saartay waa Niman Garxajis Ciidagale ah
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si 28 күн бұрын
Adeer tariikhdi majeerteen been ayad kasheegtay qabyaleydeste batahay
@hanadfaarax279
@hanadfaarax279 28 күн бұрын
Boqor Cismaan Buurmadow waa taariikh soconaysa❤🙏
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
🐪🫀🏇♥️🌹💕TAARIKHDA 🫀🫀DAAROOD🎠💝🐪💕🏇🌹🌹💘🎊❤️❣️AYUU SOO BARTAY 😂!!! BOOWE 😂SHAQO WACAN😂!!
@jamasiyaad2877
@jamasiyaad2877 27 күн бұрын
Taariikhda Daraawiishta waxaa buugaag badan ka qoray Ingiriiskii aad jeclayd ee haddaad wax akhrido raadi, Daraawiishtuna 21 sano la dagaallamayeen.
@abdinorahmedhussein8297
@abdinorahmedhussein8297 28 күн бұрын
Yuusuf keenadiid Warsangali baa dhalay iyo siwaaqroon baa dhashay labadaba Adaa lagaa hayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@guleedciise4497
@guleedciise4497 27 күн бұрын
@@abdinorahmedhussein8297 wax uusan aqoon buu iska Caashaqay
@FeysalMacalinabdi-z6p
@FeysalMacalinabdi-z6p 22 күн бұрын
Hadlkagu waa xadiis boqorka geska Africa
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 26 күн бұрын
Boqor cisman aw maxamuud ilahy ha ku shrfo
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 28 күн бұрын
Wajiga dhabta ah ee Boqor buurmadaw waa kan.
@sadaamhassan90
@sadaamhassan90 25 күн бұрын
22:37 habar-aji waa cayr ma'ahan sacad. Halkaa waa qalad
@user-hq6fn9tp1r
@user-hq6fn9tp1r 28 күн бұрын
Dhulbahante ha igaadaan inan weligoodba daarood naf u ahayn oo wixii majeerteen ugalay ay gamkasiiyeen wixi ogaden ugalayna aygam kasiiyeeh intii iidoorbaa badbaaday
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 28 күн бұрын
waxad haysaa weli sheekadii raqiiska aheed ee SNM , Kawaran hadaan ku dhaho hj low isaaq dan kuuma haye kaalay Harti ku soobiir ?1 hadalkaagu waa sidaas
@osmanb8446
@osmanb8446 28 күн бұрын
Huu haada lama rumaysto.
@AhmedBadar-u6z
@AhmedBadar-u6z 26 күн бұрын
😮
@user-un9mt6mt9z
@user-un9mt6mt9z 27 күн бұрын
Odaygii bogor buurmadaw maxaa ka khaldan oo waxan oo hadala ka shubaya madagaalkii dhulbahantahaa khalkhaliyey!!
@user-un9mt6mt9z
@user-un9mt6mt9z 27 күн бұрын
Ujeedadiisu waa taariikha dhulbahante ee faca wayn ee daraawiisheed ayuu ka xun yahay alle haku caafiyo abti
@user-pz1ei2pz4w
@user-pz1ei2pz4w 27 күн бұрын
Daraawiish reer may aheen ee markii dambe ayey beel u badatay markiina wey burburtay , Hubkii ugu horeeyay anagaa keenay oodweyne oo sayidka ku marti qaadnay markuu berbera ka yimi , magaca daraawish xaaji suudi baa bixiyaY oo isaaq aHaa , markaas xagee reer ku noqotaY.
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
​@@user-pz1ei2pz4whadaa wax nooqda
@Sool2006
@Sool2006 28 күн бұрын
Hawiye isaaq ba darood ka xoreyay, Isaaq ba Darwish sameyay, isaaq ba $20 kun Abdullahi Isse ku tageray dawladdi ugu horaysay, Isaaq bes ba Ethiopia la dagalamay, isaaq ba Somalia lawyer uu aha yaga bes ba wax qori jiray, Manta na anaka Ethiopia rabna, anaka Somali gaar ka aha oo goni gosad ah, anaga khasab Harti, samaron, cise ugu talinana? Mesha ma caruur ba lo shegaynaya??
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 27 күн бұрын
😂 maxaa yaab yaal meeshan
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 28 күн бұрын
Nin daraawiishta u yimi buu ka hadlayaa anan reer aan daraawiish ahayiin ma jirin
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 28 күн бұрын
Ilaahayba ku mahadsan inuu iga fadilay dad badan oo khalqigiisa kamida. 😅
@axmedwacdaro3810
@axmedwacdaro3810 27 күн бұрын
Darood taarikh aan ahyn tii idaaja uga sheekayn jiray ee man awaalka aheed waxan ayhn mari mayaan
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 28 күн бұрын
haddaana Wllaahi Ka Xishooneyn ninkan Waan Caayi Lahaa Maanta, Sababtoo ah wuxuu sheegayo 80% Waa Huu haa iyo CanTaro Baqash. Ma Taariikh buu Ka Hadlayaa Mise Ficil tanka Reero Deris ah😮? Ogadnimo iyo Laandheernnimaan isaga dhaafi😢
@lixle24
@lixle24 27 күн бұрын
Bal beentu sheegey sheeg?
@shukrinuur1953
@shukrinuur1953 19 күн бұрын
Ajuuran soo hawiye ma aheyn
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si 28 күн бұрын
Tariikhda somaliya wa darood waxa kale wa dad shacab ah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
Haa Daarood Diamond🫀🏇🎠🎊❣️🌹💕🐪🌹❣️is not easy🎠🏇🫀🫀♥️🌹
@hujalechanel2266
@hujalechanel2266 28 күн бұрын
Boqorku taariikh ayuu hayaa laakiin muxuu u qarinaayey markii hore oo noogu siidaayey dhashii kacaanka
@aarkamudug
@aarkamudug 28 күн бұрын
Mic weeye ee tariikh kama hadal
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 28 күн бұрын
Carro Seed anagaa dhalnay.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 28 күн бұрын
Odaygan muusa u yeedhay waxbuu isku qasayaa😂😂😂😂😂😂
@Gmaaad
@Gmaaad 28 күн бұрын
Taariqda ma buurmadow ayaa sameenaya gaalki baa sheegaya inaa kabaha u qaadi jirteen xaarkooda gurijirteen marka ma hada la iskula daranayaa 😅😅😅😅
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 27 күн бұрын
Neefow isaaq waa dadka darawish aas aasay xitaa magaca darawish nin isaaqa yaa bixiyay😂
@Gmaaad
@Gmaaad 26 күн бұрын
@@AxmedMaxamed-fr8yv waligiin ba tariiqadan laheen waa sheegan jirteen marka layab malahan lafti nagaaa hhhh
@abdurahmanmohamed6451
@abdurahmanmohamed6451 28 күн бұрын
Bakayle wuxu ina leeyahay 'Habarjeclow Muse waa kaa'.
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 28 күн бұрын
Iidoor markay ku jabeen goojacade ayay taariikhdii daraawiishta rabaan in ay soo galaan kkkkkk adeer halgankii daraawiish daarood baaleh ee adeer isdaji
@abdinasirali5453
@abdinasirali5453 27 күн бұрын
Taariikhda Daaroodka xata foolxume hadu isku dayay wali waxan la qarin karin oo isaguba qiraya inay Daaroodku Daddka u talin jireen Soomaalida kalena Dadd iska shacaba ahaayeen
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 26 күн бұрын
😂😂😂😊
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 28 күн бұрын
Taariikhda ha kufsan abti kkkkkkkkkk
@user-zp3tl3gf2v
@user-zp3tl3gf2v 27 күн бұрын
Tuug madoow ayaa la yidaa ninkaan
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 28 күн бұрын
Taareekhduu yaqaanaa xagey ka timi tuugani shaley wuxu lahaa dhulku ma guuree dad kaa guura ha guureen dhulbahante huuro baroortA xejiso oohintii sacad yoonis kaa oo hiyey baa kaa daysa
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 27 күн бұрын
Harti boqortoyo ❤
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Sabaxa loo diiday in lala kulmo odaygan waa qabqab leh
@guleedciise4497
@guleedciise4497 28 күн бұрын
Markaa Taariikhda Bohon ka tahay waa iska Noocaas inta KZfaq soo fariisato adoo Isim sheeganaya baad maanta dhan reero islaameed ka sheekayn Juhdiga uu Daarood gelinayo muu isaaq ka sheekeeyo
@moderninformation7931
@moderninformation7931 27 күн бұрын
Waxa keliya oo uu ka hadlay taariikhda beenta ah ee dawladii siyaad barre qortay.. dawladaasina dawlad isaaq wax buu ka lahaaa... been hadday qorteen isaguna runta ka sheegay
@guleedciise4497
@guleedciise4497 27 күн бұрын
@@moderninformation7931 Siyaad Barre Taariikhda uu qoray waa tee? Gabayada Sayidka Sheekh Jaamac Cumar Ciise wuxuu bilaabay 1955kii wuxuuna waday ilaa 1961 kii markii Afsoomaaliga la qoray 1973kii ayuu Afsoomaali u bedeley Marka 1955kii oo soomaali xornimo qaadan ma Siyaad Barre baa la qorayey Taariikhaha kale ee ku Saabsan tan Suldaan Keenadiid iyo Boqor Cismaan Suldaan Maxamuud Cali Shire Garaad Wiilwaal Ugaas iyo Xukunadii Daaroodka soo maray maba jirto Cid qortay oo isu xilsaartay lkn waa taariikh ku kaydsan maskaxda dadka oo Gabayadii iyo wixi laga yiri baa la hayaa iyo wixii Gumeystayaashii ka qoreen Isaaq dowladii Siyaad Barre waxa ay maanta ku leeyihiin tan xamar ka jirta wax aan ahayn miyey ku lahaayeen? Midda kale bal Isim Daarood oo Inta meel soo fariista maanta dhan ka sheekaynaya Saleebaan Gaal reer hebel baa u Awoowe ah ama Siilaanyo hebel baa Habaryartiis qabi jiray ma aragtay mase dhici kartaa? Waa Maya waayo Isimada Daarood waa dad yaqaan waxa qabiilkoodu u boqraday ee maaha rag sida Buur Madow maalin walba Apitate u haya inay isaaq jifiyo isaaq ah dhehaan hebel baa Naa'ib ka dhigay
@guleedciise4497
@guleedciise4497 27 күн бұрын
@@moderninformation7931 Taariikhda Siyaad Barre qoray waa Taariikhdee Buugga Halgankii Daraawiish iyo Gabayadii Sayidka sheekh Jaamac Cumar Ciise wuxuu bilaabay 1955tii wuxuuna ilaa 1962dii isagoo Carabi ku qoray markii Afsoomaaliga la qoray 1973kii ayuu turjumay intuu hore u qoray Boqortooyooyinka Daarood uu qaybtood sheegay sida Boqor Cismaan iyo Suldaan Keenadiid ama Garaad Wiilwaal ama Suldaan Maxamuud Cali Shire maba jirto Cid qortay oo isu hawshay waana dhaliil ay leeyihiin dadkoodu inay waxoodi qoran waayeen Buur Madow isagoo isim reerood sheeganaya inta KZfaq soo fariistay habeen dhan ka sheekaynaya Keenadiid waxaa Habaryartiis 3aad qabay hebel hebel iyo wuxuu dumaalay islaan hebel ka dhintay juhdiga intaas le'eg uu geshey muu wixii loo doortay gesho! Ma dhici kartaa isim Daarood ah inuu dheho Saleebaan Gaal reer baa gabadhiisa qaba ama Siilaanyo reer hebel ayeeyo 10 aad u ah Maya xaashaa waxaas isuma quuro
@jamasaid
@jamasaid 28 күн бұрын
Odaygu taarikhdiiba wuxu ka dhigay isaaq😅😅
@user-is2go8zc6i
@user-is2go8zc6i 28 күн бұрын
Wlhi ninkaan oday dibad wareega ha ahaade waa taariikh yahan
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 27 күн бұрын
Yaa reerkaan taariiq been ah mexey u sheegtaan
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 27 күн бұрын
Daraawiish ciidan bey ahaayeen.cid walba Leh. Waa sida al shabaabta maanta.shaki malaha taasi.
@rushhassan1808
@rushhassan1808 27 күн бұрын
Kkkkkkk isaaqa waaa waasheeeen buurmadow dilaaaal buuuu ahaaa ariga kala gada. Adeer isaaaq dulbahataasss gumaystay. Waygaaalo jeclaayeeen sheeeq bashiir baaa niya ka taageersaan iyagaana burco ku dilay hhhh buurmadooow abahiin kuwiiii la gumaystayyy buuu ahaaa hhhh adeeer. Isaqiow hhhhh. Habar jecli waaalaa gumaystayy
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Isaaq wax bartay oo dadkiisa wax uqabtay keen 😅😅😅
@moktar837
@moktar837 28 күн бұрын
Daaroodku lama doodi karaan nin isaaq ah waa been uunbay ku odhanayaan waa la dooda ninku macal cadaynbu idiin keenaye 😂 indho beelka iska daaya😂
@abdinorahmedhussein8297
@abdinorahmedhussein8297 28 күн бұрын
Tariikhda 2024 la rakibayo maxay tahay ader😂
@Neima486
@Neima486 28 күн бұрын
Imika tariikh daarood mooye ma wax kaluu ka sheekaynayaa maxaa lagula doodaa daarood uun buu tariikhdiisa wad wadaa ama been ha sheego ama rune
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
😂😂! MEESHA MA DAAROODBAA JOOGA ?? NINKA WAXWEYDIINAYA WAA ISAAQ!! DAAROOD🌹🏇🎊🏇🏇🎠♥️🎠🫀❣️🫀💕WAA LAYAWAAN WAXAY YIHIIN!!!!
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
@@Neima486CILMI IYO CAQLI KALE😂MDNA MALEH!!
@abdinasirali5453
@abdinasirali5453 27 күн бұрын
Hada ma wax kalu ka shawkeyay aan Daarood ahayn Darood ba wax gumaystay Daarood ba wax dilay kkkkk
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 26 күн бұрын
Boqortoyada darood taarikhdoda been haka sheegin Aamus ina gumeed yahow xun isaaq awalba taarikh iyo magac midna Malaheyn 2024 Gooja cade Ayad ku jabteen Markas ayad taarikh beena raadineysa
@AbdiNasirAliAdan
@AbdiNasirAliAdan 27 күн бұрын
isaaq Ayaan Ahay Oo ingiriis Ayaan Tunka Ku Siday iyo Daraawiish Ayaan Ahay isqabadsiiya Taariikh Been Ah Ayuu Meel Lasoo Fadhiistaa Abtiyadii Ayuu Taariikhda Ka Bartay Kadib Wuu Badalay
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 27 күн бұрын
Darwiish qabiil ma ahayn ee ciidan y jabhada ayey ahayen waliba waxa lagu aas aasay magalada oodwayne 😆
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 28 күн бұрын
Sheekadaan wax badan oo been cad ah ayaa ku jira.. buur madoowbe
@user-co2it7ve7b
@user-co2it7ve7b 28 күн бұрын
😂😂😂😂😂 odaygan Dhulbahnte kuwashtay war de tariqta walayaqana Dhulbahnte galen
@lixle24
@lixle24 28 күн бұрын
Ina igarre ninki hg xoreeyey darood na si kastaba u wasay buu aha ahun
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 27 күн бұрын
Hawiyoow faan mataqaaniin ee sidaloo faano Barta taariiq been ah ayaa la'idinka gadaayaa oo boqlkiiba 99 oo beeb ah❤
@munaibarahim1977
@munaibarahim1977 28 күн бұрын
Boqor caytamaya😂
@ahmedabdul-rd2wl
@ahmedabdul-rd2wl 28 күн бұрын
Hadafkaaguba waa reer reer isugu dhufo...
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
😂😂!! Caqli kale majiro dee😂
@ahmedabdul-rd2wl
@ahmedabdul-rd2wl 28 күн бұрын
😂
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 28 күн бұрын
Adigu boormadoowoow waxad ahayd jiri koofiyad bac le ah oo calooshiisa u shaqaysta abahaana gaalka in giriis ka ayuu xambaari jirey koofiayadaadu waa hunguri ee afkaaga ka cesho oo kala gurka dad aadan shuqul ku lahayn waa laaga fiican yahay sacad yoonis iyo biiciide isku r rogtey garaad jaamac inaad hadashey kuma oga waayo ilaa shirshoore waa garaad adina shalay kkk
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 28 күн бұрын
Adeer jooji oohinta boqorku taariikh Buu kasheekeyey ma taariikhda runta ah Baad diidaysaa adeer
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 28 күн бұрын
Adeer boqorka kaxishoo tuuga gala dagaalka layidhaahdo ee tuuga ee munaafaqa ah maanad arag adeer👊👊👊 tuug tuug dhalay gala dagaalka arag adeer
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 28 күн бұрын
@@ustaadclraxmaanofficial4602 boqor ma aha ee waa jiri qof kastaaa og dagaalkii haber habertii markii uu dagalamey baa laga dhigey maadaa muu dagaalka galey oo haber yoonis laayey why a ku drawer sadaa ceel afweyn buu u dhashey sacad iyo biciide ayuu is ku direy waa qof afkiisa weyn iyo calooshiisa weyn u shaqeysta
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 28 күн бұрын
@@ustaadclraxmaanofficial4602 taarekh ma ta qaano waa tuug afkiisa weyn iyo calooshiisa weyn u shaqaysta oo kusoo caan baxay dagaalkii haber habertii taareekh beena buu raadinayaa tuugaedebta darani
@akhyaarofficial3892
@akhyaarofficial3892 26 күн бұрын
Bal qofkn daya wuxu ku hadlayo caac 😂😂
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 28 күн бұрын
Odaygu miyuu saqraansanyaha
@Abdirizake
@Abdirizake 28 күн бұрын
Oo ilaa maanta taariikhdii daarood uun buu ka hadlaya mindhe taariikhdii isaaq baan meesha u soo galaye meeday war tii snm nooga sheekay haddaa
@mohamedabdifitahmohamed7667
@mohamedabdifitahmohamed7667 28 күн бұрын
Taariikhda Soomali baa leh yaan la qabyaaladayn
@gaaleef
@gaaleef 28 күн бұрын
Wuxuu sheegayo oo dhami waa been iyo barabugaan, ninkani ma khajilo miyaa??
@mohaa1645
@mohaa1645 28 күн бұрын
Darod taariikhdiisu waxay so bilabatay 20 qarni ka hor halka isaaq manta 2024 ay taariikh beena samaysanayaan
@ayanlecisman5295
@ayanlecisman5295 28 күн бұрын
Haddaad taariikh leedahay ,maxaad Sawirada Ciidagale ka Isticmaalaysaa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
@@ayanlecisman5295😂😂😂😂!! BAKEYLE WAA IIDOOR😂ISAGAA SAWIRADA SOO SAARTAY!! YAAD MOODEY!???
@mohaa1645
@mohaa1645 28 күн бұрын
​@@ayanlecisman5295ciida gale maxay yhin
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 27 күн бұрын
Waxaasoo madhaacisa ma dhulbahante ku mariyey (fake boqor)
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 28 күн бұрын
Buurmadow guurka iyo taariikh da ayaa iskaga khaldan kkkkkk 2024 ka ayuu taariikh buu raadinayaa Nin iidoor ah oo magac leh aaan daarood dhalin ma jirin
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 18 күн бұрын
been madaw ilaahay ku aamisi
@NuuradiinMaxamuud-uw1fj
@NuuradiinMaxamuud-uw1fj 28 күн бұрын
Tarikhda hala barto dhalin yaro waxbadan odoyga ka korodhsadee
@osmanb8446
@osmanb8446 28 күн бұрын
Taariikh qoran baa jirta, huu haadu taariikh ma noqoto.
@hujalechanel2266
@hujalechanel2266 28 күн бұрын
Yaa qoray ma tan kacaankii qoaray mise mid loo dhan yahay anagu waxaanu haynaa tariikh aaney somaaliba qorin oo sax ah ​@@osmanb8446
@saidma1683
@saidma1683 27 күн бұрын
ODSY..KA.BEEN..BADAN..MA.ARAG..WAA..BEEN..MADOW
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 27 күн бұрын
In IGARRE oo ingiriis kaba qaad u ahaa ayuu noo faaninayaa afka belo ku goysay edeb daranaa oo af xumaa .
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 21 күн бұрын
❤ libax igarre dadku ciilay baad ku jiirta kolay
@Sumadeena
@Sumadeena 27 күн бұрын
Boqor been madow.
@abdiibraahim8478
@abdiibraahim8478 26 күн бұрын
Beenaale. Waxaa dhibsatay fiqi aa awdal state ka shaqeenayo. Kadib aa noo sheekeysaa taariikh daciif ah warxishow aqliga dadka ha ku ciyaarin.jabkii gooja cadde waa ku waalay habarjeclo taariikh.kkkk
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 28 күн бұрын
😂😂😂!! IIDOOR😂SHEEGANAYA😂TAARIIKHDII🎉🏇🎠🐪🏇🎠🐪🫀🌹💕🏇🎠🐪❣️ DARAWIISHTA 🎠🐪🌹❣️🫀🏇♥️❣️🐪😂😂😂😂! AAKHIRU SABANKU MALAA WUU SOO DHOWYAHAY!!(SUB HAN ALLAH)!!!!’ IIDOOR IIGA JAWAABA SU”AASHEYDA? MAXAA TALEEX🎠🐪🏇🌹❣️🐪🐪UNGIRIISKU U WEERARAY 1910,-kii OO AY U NOQOTAY. MEESHII UGU HOREYSEY EE DIYAARAD LAGU WEERARO!! MUSEUMKA LONDON KASOO AKHRISO KEYDKA DERVISH AND BRITISH!!!! MAXAA BURCO AMA BERBERAELOO WEERARI WAAYEY?? HADAAD DERVISH❣️🐪🎠🏇AHEYDEEN😂?????? ABTIYAAL NASTA WAAD XIIQDEENE!!
LIVE: Iran's President sworn in during Tehran ceremony
1:08:36
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 8 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 21 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,2 МЛН
BOQOR BUURMADOW HAWIYE DAAROOD BAA GUMEYSAN JIRAY (3962)
22:34
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
GUMAADKII XALAY XEEBTA LIIDO IYO MEESHAY KASOO GALEEN NIMANKII LAYAY DADKA
18:49
Kolay Guumoomnaye Midgaha Ma iska Guursanaa!
9:49
Bariisle Somalia
Рет қаралды 69 М.
VIDEO: Trump speaks at NABJ Convention in Chicago
36:28
WGN News
Рет қаралды 2,5 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН