Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan Salaan Carrabey 🗣

  Рет қаралды 745,372

IFIYE TV

IFIYE TV

4 жыл бұрын

▶ Kala Soco Channelkan, Wareysiyo, Doodo, Documentries. Lectures, Archives, Taariikh, Sugaan, IWM
💚 Muuqaalada Danbe si aanad u Waayin 💛
➡ Subscribe 👆🔔
➡ Like ♥
➡ Share ↗ 👥
➡ Comment ✍
Click the Link below and Subscribe ⬇
/ @ifiyetv
#Abwaan #Salaan #Carrabey
#Salaan Carabey
#Salaan Carrabay
#Salaan Carabay

Пікірлер: 434
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 4 жыл бұрын
Mansha-Allah Yusuf Shaacir Waa nin Dadkiisa ka wayn Waa Khabiir Dhaqan Yaqaan ah Waa Nin Guurti,Xeerbeegti ah waa Nin Shaqsiyad wanaagsan Waa Abwaan Hal Abuur leh Illahay Maskaxda ha u barakeeyo
@Qiimochannel
@Qiimochannel 4 жыл бұрын
Intaad sheegtay inay saxtaya baan marag kumari wll ❤❤❤❤❤
@mohmoudali4172
@mohmoudali4172 6 ай бұрын
Wallee waa libaax
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 6 ай бұрын
Masha Allah
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 19 күн бұрын
Waligey nin ka Xikmad iyo gabay qurux badan kuma arag Iidoor Wlhi ninkaas wn taageera Salaan Carabey allah u naxaristo abwaanka
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
Aderkay 𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗺𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗵𝗶𝗿𝘀𝗶 (salaan carabay ) alle ha u naxaristo adero mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 Жыл бұрын
Qolo a ayuu ahaa ma isaaq
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
@@ifraaxqalanjo9282 ISAAQ waliba habar jeclo aadan madobe waliba reer xaaji 😥😭 alle ha u naxariisto
@maxaadan9345
@maxaadan9345 10 ай бұрын
thx laakiin reer xaaji meel aan ku tiriyo waan garan waayay waxan ahay sacad muuse kkkkk please sii abla ablee
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 10 ай бұрын
@@maxaadan9345 dee ree xaaji wakii ahmed siilanyo ahaa weeyee
@samsamcabdilaahigeele4375
@samsamcabdilaahigeele4375 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢t
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
nin yaran ku lofarey wixi lumey racde ayeydey aya ku mahmahi jirtey ale ha ku naxariisto qabriga rabi ha ku unuuro ayeeyo 😭😭😭😭😭
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
Hahyy shrfy mjogtah
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
@@AhmedSahal1 Kuma fahmin
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
@@boqoradasomaliland7841 majogtaban ku idhi wll
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
@@AhmedSahal1 Ha
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Ale ya raxma😪😪😪
@shukriinafaraxshukriinafar2931
@shukriinafaraxshukriinafar2931 2 жыл бұрын
Salaan nin adag buu ahaa Wallahi alloow Kuu Naxariisoمن ضيقِ البئرِ إلى جنةٍ عرضها كعرض السماوات والأرض. رحمك الله يا صغيري.
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 жыл бұрын
Salaan & Qamaan; my favorites. 👌👍✔️
@tigerbayyouthdevelopment3003
@tigerbayyouthdevelopment3003 3 жыл бұрын
Good choices bro. I totally agree! I also feel Cali Dhuux was relevant.
@drdadaa
@drdadaa 5 ай бұрын
me too bro welcome from Mogadishu Somalia
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Boqorkii Suugaanta Salaan Carabay Allah hakuu naxariisto
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Awoowe (Salaan)Jannatul Fardawsan Alle kaagabayey Allahuma Aamiin ♥️
@user-yt1rj5pm9t
@user-yt1rj5pm9t 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso jannatul firdawsa ka waraabi
@SH-mk4pg
@SH-mk4pg 3 жыл бұрын
Cankabuudka caaradu xidhee lagu cayaaraayo Iyo wiil cartisii qaboo kibir la ceeryoomay Cinda laahi waa simanyihiin waana laba cayn Intaasaan wax loo dhigaaba jirin Alle haw naxariisto abwaan salaan carabey gabyaa mug iyo miisaan leh buu ahaa runtii
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Bal no fasir adigo bayd bayd bal nogu kala dhigaaya hadad awoodo.
@SultanAbdalla45
@SultanAbdalla45 Жыл бұрын
Awoow Cabdillaahi Maxamed Xirsi AHUN. Waa ninka ay gabayadiisu ugu halkudheg badan yihiin abwaannadii hore.
@alimdualeh
@alimdualeh 6 ай бұрын
Waji gacalku waysugu qabtaa shay kastoo wacan Haddaan walaxdu gurigiina iman kuma wareersheen
@idalahow
@idalahow Жыл бұрын
Mashallah from Kenya 🇰🇪 arimahaan hala bara caruurta ileen dhaqanki ayaa guuraaya
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
You from Kenya by brother which Isaaq family are you? I have family in Namanga and Voi.Harab jeclo maxamed abokor adan. One of the oldest families in Kenya back back to 1890.
@idalahow
@idalahow Жыл бұрын
@@absjones2916 I am Hawiye Irir Samaale bro not Isaaq
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
@@idalahow ok no problem respect.
@Waxkasta
@Waxkasta 4 ай бұрын
@@idalahowand Absjones, you guys are legends
@Waxkasta
@Waxkasta 4 ай бұрын
I love Somali literature and poetry
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Salaan wuxuu ahaa ninka ugu gabayga fiican taariikha Somalida rabi haw naxariisto
@mohamedabdi8377
@mohamedabdi8377 3 жыл бұрын
Ninka wareeysanaaya awgii baan videogan mar kasto isagasoo ceshtaa
@ma9276
@ma9276 2 жыл бұрын
Waa cali yufle ninka waraysiga qaadayaa eebe haw naxariistii
@saalimnaasir2851
@saalimnaasir2851 3 ай бұрын
Mansha allah 🥰 waa ninka dhadhan uyeelay waraysiga, allah ha u naxaristo.
@cabdixakiin9778
@cabdixakiin9778 3 жыл бұрын
Asc ale ha u naxariisto abwaanka qaqliga ah ee murtida qaaliga bandana janatul fardowso ale haka geeyo aamiin
@kandarabi927
@kandarabi927 4 жыл бұрын
The greatest Somali Poet who has ever lived Salaan carrabey!
@abdulqadirkahiyeosman2238
@abdulqadirkahiyeosman2238 3 жыл бұрын
4
@abdulqadirkahiyeosman2238
@abdulqadirkahiyeosman2238 3 жыл бұрын
HUAWEI 3t
@abdulqadirkahiyeosman2238
@abdulqadirkahiyeosman2238 3 жыл бұрын
TV
@abdulqadirkahiyeosman2238
@abdulqadirkahiyeosman2238 3 жыл бұрын
T44t2
@abdulqadirkahiyeosman2238
@abdulqadirkahiyeosman2238 3 жыл бұрын
4t
@cabdimaalikdarajo7066
@cabdimaalikdarajo7066 2 жыл бұрын
ilaahayoow salaan u naxariiso. Adiguba sabool baad tahee siiso ubadkaaga.
@drdadaa
@drdadaa 5 ай бұрын
xasuus
@xawacali1653
@xawacali1653 2 жыл бұрын
The greatest somali poet ever lived salaan carabey❤Allah Yarxamuhu raxmatan WasicaH🤲
@hassankasarjama1872
@hassankasarjama1872 2 жыл бұрын
malyun
@drdadaa
@drdadaa 5 ай бұрын
ameen ya rabbi
@richkavij1436
@richkavij1436 2 жыл бұрын
Kollaba waari-maaYee abtow waris HaLaY raacsho
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 3 жыл бұрын
Salaan Carrabey gabyaa caanbaxay allaah ha u naxariisto.
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Aun Salaan Carrabey Yuusuf shaacir waa Maskax socoto alle hadaayee👏👏👏👏👏❤
@Qiimochannel
@Qiimochannel 4 жыл бұрын
Ilahaw u nariiso abwaanka iyo raga so gudbiyay ba. Fadlan aaminta kudara
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Aamin
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 2 жыл бұрын
Aaamiin
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 Жыл бұрын
Aamin
@aminaahmed230
@aminaahmed230 4 жыл бұрын
Wonderful poet one of the famous and respectful elder man never unforgettable
@aminaahmed230
@aminaahmed230 4 жыл бұрын
Yussuf shaacir waa gabayaa Maskax la yaableh illsgey u deeqay please write all the history of poetry which I love old poetry AMA gabayadii hore ee ka mid Yihiin Guba, siinley how could I have the book waxaan idiin soo diraya salaan sharfleh.
@AhmedHassan-kn3hz
@AhmedHassan-kn3hz 4 жыл бұрын
@@aminaahmed230 ä1111ä11ä¹
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Salaan Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee waxa uu ahaa nin garasho badan oo inooga tegay gabayo qiimo weyn leh. Nin rageed buu ahaa. Waad ku mahadsantihiin sida aad noola wadaagteen.
@mohammedabdullahi2799
@mohammedabdullahi2799 4 жыл бұрын
allah ha, u naxariisto oo janatul farduusa haka waraabsho salaan carabay geesi alla yaqaan buu ahaa
@samsamm5996
@samsamm5996 3 жыл бұрын
Geesi yaab leh
@ahmedadan4654
@ahmedadan4654 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto Abwaan Salaan Carabay.
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
Allaha u naxariistee, wuxuu ahaa ruux qaali ah oo Soomaali isaga oo kale aaneey ku badneyn.
@caynaanmohamed5451
@caynaanmohamed5451 4 жыл бұрын
Jiibta iyo sida uu uga gurayaa waa dhadhan gaara runtii. mahadsanidin
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Waliba woow saxayaa erayada qaar
@saalimnaasir2851
@saalimnaasir2851 3 ай бұрын
Dhadhan saaida waliba🥰
@ayanlesiciid5312
@ayanlesiciid5312 4 жыл бұрын
Zalaaan carabey alle naxariistii janno hakawaraabiyo
@Qalib8698
@Qalib8698 4 жыл бұрын
Masha Allah, nin cajiib ah buu ahaa. Allaha u naxariisto
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Ilaahay hunaxariisto taariikh ayuu katagay
@fikradtech8264
@fikradtech8264 2 ай бұрын
Salaan carabey great man ❤️
@ragemohamed9380
@ragemohamed9380 3 жыл бұрын
Cali axmed ( cali yufle) si qurxoon buu hawsha uuga waraystaya abwaan shaacir..
@amssaid9583
@amssaid9583 3 жыл бұрын
Hee ummhh I like it hee
@yusufali3737
@yusufali3737 3 жыл бұрын
Yaab Gabayga labaad ee salaan wuu igaga oohiyey markuu aakhiro kawaramaayo 😭
@mustafesuldan4144
@mustafesuldan4144 3 жыл бұрын
1
@ayuubmahamed1089
@ayuubmahamed1089 4 жыл бұрын
Mansha Allah rabi janadii kaa waraabi
@taaxoaydiid7322
@taaxoaydiid7322 4 жыл бұрын
Salaan carabey illhy ha u naxaristo
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 жыл бұрын
*buugaa waxaan kahelay maktabad akhris oo burco kutaal 2014kii run ahaantii suugaanta salaan waa qaali halkanna waxaa nala joooga wiil uu awoow uyahay abwaan salaan imika nin wayna*
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Oo ninyohow buug-gaasi haatan maktabadaha malaga helaa, erayada qaybtooda af-ka qalaad ah iyo kuwa adagna ee haatan barabaxay ma macnaynayaa? Mahadsanid.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
*A𝐥𝐚 𝐒𝐰 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐨* *𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐧😭*
@Qiimochannel
@Qiimochannel 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilaqudu wa hoday oo wa hibo eebe. Raga maanta qabyalada qudhuntay dhuuqaya, Talow gabayadan miyayna maqlin iyo taakhridan 😥😥😥😥😥😥
@SeadsuguleSeadsugule
@SeadsuguleSeadsugule 3 жыл бұрын
Magaalooyinka Somalida ugu suugaanta Badani Waa Buuhoodle iyo Qabri-dahare🇸🇴
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
May maqal waxbay ku qadan lahayeen
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
@@SeadsuguleSeadsugule Buhoodle,Nugaal, Burco, Danood, Ciid, walwal,wardheer intaas ugu sugaan badan,
@xidigtagobolkatogdheer5628
@xidigtagobolkatogdheer5628 Жыл бұрын
Cidla iga danbaysaa allow ku naxariiso salaan carabay iyo califiin halyeeyada nabadta ku dhintay baa😢
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 3 жыл бұрын
Walee har iyo gardaraba dhulbahante waan wataa
@cccc6456
@cccc6456 3 жыл бұрын
Shaaric waxaan ku leehay maaha Allah Ilaahay maskaxda ha kuu daayo wllo
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
salaan caraby big legend
@AbdisamadmohamudGees-wp8zx
@AbdisamadmohamudGees-wp8zx 7 ай бұрын
Masha Allah Abwaan Salaan Allaha u naxariisto murti ayuu nooga tagay.
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@siciidmaxamed6346
@siciidmaxamed6346 3 жыл бұрын
Salaan Abwaaniinta Soomalida ee waawayn buu ku jiray Inkastoo gabayga Soomaalida Xoogiisa laga helo Qoraxay iyo Buuhoodle
@ibrahimnuh6534
@ibrahimnuh6534 3 жыл бұрын
Asc aun abwaan salaan maxamed isaga & Gamuute ayaan ugu jeclahay gabayadooda
@museali7468
@museali7468 10 ай бұрын
Waji gacalku wu isugu hayaa Shaykasto wacan
@ibrahimabdulahi4492
@ibrahimabdulahi4492 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariiste aniga salaan gabayo uu leeyahay waxan ka dareemay. Marka kobaad nin wayo arag ah oo aan reer miye bes ah ahayne cilmi. Iyo wayo aragnimo leh dhanka cibaadada waxan gabay uu leyahay ka dha dhamiyay inu aha nin ah dadka marka ay wayeelka noqdan uun is xasuusta oo waxa gabaygasi uu aha wan danbaabay e hada da ayan ahay wa inan is daba qabta
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
Inta aan gabaya soomaliyed tariikhdii maqlayey salaan nin la mida ma maqal diinta yaqaney intaas luqadood ku hadlayey allow kuu naxariisto
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k 2 ай бұрын
Alllah yarxama salaan carrabay
@Boqoradareerdarwiish1756
@Boqoradareerdarwiish1756 2 жыл бұрын
Ilaahayoow u naxariiso jannatul fardawsa aclaa ku casuum🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@samsamcabdilaahigeele4375
@samsamcabdilaahigeele4375 8 ай бұрын
Asa❤
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
Waxaan aaminsanahay in abwaan salaan gabayadiisu yihiin kuwa ugu badan ee laga soo dheegto xigmada iyo maah maahaha soomaalidu u soo qaadato munaasabadaha laga hadlayo Tusaale ahaan 1-xaasha'e nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaab 1-afku wuxuu la xoog yahay magliga xawda kaa jara 3-nin yaraan ku loofaray wuxuu lumiyey raacdee 4-nin dhirbaaxo quudheed dugsadey dhaqayadeed maal Dhashaada bay sugtaa xaajadaad dhawrto weligaa 5-abti kaama tago haduu meel iin kuleeyahay,shansho adhiba shudhuxaa danbaa shuuxa abidkiiye,shahwo oday ka qaaliban abtiga shaashadii xumiye Iyo xigmada kale oo farabadan oo ka buuxa GABAYADA salaan
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
@@AggressiveReactor waa waranka ama seefta labadaa mid ahaan
@y.a1903
@y.a1903 4 жыл бұрын
Nin libin ka xistiyey xumihii wa yaa? Mxu Ila jedaa? Nin dharbaaxo qudheed dugsiday dhaqayadeed maal ? Mxythy mcna?
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
@@y.a1903 nin libin kaa xistiyey waa nin raganimo aad samaysay kuu qiriwaayey oo diidey oo dafiray
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
@@y.a1903nin dhirbaaxo quudheed dugsadey waa nin ogolaaday dulinimo iyo xumaan raalina ku noqday nolol aan cisi iyo sharaftoona lahayn
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
@@AggressiveReactor adaa mudan
@maxaadan9345
@maxaadan9345 10 ай бұрын
Walaai maantaa Ceel af wayn ha laga mariyo ..xikmadaa 23 sept 2023... Tolow colka jooja
@mustafeali6980
@mustafeali6980 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@jamalhangule7731
@jamalhangule7731 3 жыл бұрын
Illaahoiw u naxariiso salasn carabeey iyo ragii la midka ahaa koleey anigu waan cizeeyaa
@ayaanaosmaan3055
@ayaanaosmaan3055 3 жыл бұрын
Sido kle wll
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 3 жыл бұрын
Salaan carabay allah ha unaxariisto wuxu aha allah yaqaan caqil xadaaradaha adoonka aad fahansan gabayga ayoo aadun ku aha . Allah haku naxariisto.
@abucubayr8517
@abucubayr8517 4 жыл бұрын
Soo badi wll waa suugaan aad u qiimo badan
@ifiyetv
@ifiyetv 4 жыл бұрын
@abu cubayr hye wll mahadsanid, kuwo kalena wn soo wadaa
@shukriinafaraxshukriinafar2931
@shukriinafaraxshukriinafar2931 2 жыл бұрын
Anigu waan ku cel ceshtay Alla macaaan badanaa
@husseinmohamed682
@husseinmohamed682 4 жыл бұрын
Mansha allah waa gabayo qiimo wey leh alle Ha u naxariisto abwaanka Gabayadan maxaa rag io awoow ah ku jira oo qaar aabahay dhaleen
@cccc6456
@cccc6456 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@ibrahimabdulahi4492
@ibrahimabdulahi4492 4 жыл бұрын
Halkan gabaygi sadexaad een maqlo oo salaan carabey uu dada ka camanayo cibaadana diyaar u yahay oo uu leyahay waxan qasi karay so qasaye wa inaan ilahay u dhawada weeye sidaan filayo salan khatumada ilahay kheer ayu ugu gaba gabeeyay ilahay janadi ha geeyo
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Abwaan salaan carabay ilahay how naxariisto insha laah
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Yusuf Shaacir maladhihikaraa Waa luflufkii ugu danbeyeey ama somalidii lagaranayeey, Kuwa hada jooga, ilahay hakaa abaal mariyo shaqada fiican ee somali u hayo
@munomohmed1437
@munomohmed1437 3 жыл бұрын
Ilahay ha unaxatiste jantul fardows hageyo
@shucaybahmed464
@shucaybahmed464 6 ай бұрын
Xidaarba khalqigu iiyaqaan Xil iyo maamuus Sida xayska roobka nafluhu iixidigiyan Xamdibaaba lay wada naqaa xeeb hadan tago. Ilaahow kuu naxariiso abwan salaan carabay
@faraxaxmed9811
@faraxaxmed9811 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan salaam carrabey
@saleebanmohamed9813
@saleebanmohamed9813 4 жыл бұрын
Gobka maxad gulaankii ka baxay garabyadii tuure Isha geel caseeyiyo garadag mamacda gaagaaban Ganka bari guneed iyo xadeed gacanka beer wayso Geedkii fardaha beeri jiray gura waqooyoo dhan Dhulkan oo dhan ninkii arkay baan ahay dhulkaygii😍😍
@hassanmuuse8799
@hassanmuuse8799 4 жыл бұрын
Nin yohow gabaygan so qora
@hassanmohamud2855
@hassanmohamud2855 Жыл бұрын
Dhulkan dhulbahantaa dagi jiray kahor ingiriis iyo daraawiish jabkii? Lkn hada intaan garanayo sida gar adag isaaq baa daga xadeedna waxaan filaya warsangali
@taaninour7212
@taaninour7212 4 жыл бұрын
waaa muhiim
@HamzaAli-oo7ie
@HamzaAli-oo7ie 4 жыл бұрын
in badan baan raadinayey taariikhdan oo dhamays tiran, mahadsanidiin dhamantiin
@c.nasirfeyisalmajfh5839
@c.nasirfeyisalmajfh5839 4 жыл бұрын
Mnshal allh inabadN Ayan radinayay iyado dhan
@zhaaficihargaisa523
@zhaaficihargaisa523 4 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka warabiYo wx uu ahaa nin Qiimo leH
@abdikhayre468
@abdikhayre468 4 жыл бұрын
Grty mansha allah
@yusufshador6263
@yusufshador6263 4 жыл бұрын
SAWIRKA MA LIHIDIIN BEENTA DAAYA. ODAYGA AAD SAWIRKIISA SAARATEEN WAA SHADOOR WARSAME WCAYSLE/ ABGAAL YUSUF SHAACIR WAAN KAWADAHADALNAY INUUSAN ISTICMAALEYNNA WAA BALLANQAADAY. WAR ALLE KA BAQA AWOOWGEY AABAHEY DHALAY WEEYE QOFKA AAD SAWIRKIISA XADAYSAAN. YUSUF SHACIR WUXU BALLANQAADAY INUU BUUGTIISA KA MASAXAYO. MAKATABADDA ZAYLICI WE MUQDISHO AYAA MARQAATI AH OK NIMAN REER WAQOYI AH LEEYIHIIN. BEEN TAARIIKH IDIIN NAQANMEYSEE RAALI NOQDA
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@yusufshador6263 HAWIYE FUTO MADOOBE SUUGAAN WAXBA KAMA YAQAANO SOOMAALIDANA UMA EEGA BALAAYADA MORYAANTA AHI
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Yusuf Shaacir waan salaamaya. Waxaan kula talin lahaa (ama aanu Isaaq ahaan ku amri lahayn) in gabayada somaliyeed audio-visual kuwada duubo gaar ahaan gabayada Isaaq inta laga sii hayo, sida uu Abwaan Idaajaa (ilaahay caafimaad ha siiyee) gabayada u ururiyey gaar ahaan gabayada Daarood oo aad dhalinyaradu ugu ayday.
@dhugfenabadiyonolol9608
@dhugfenabadiyonolol9608 4 жыл бұрын
Isaaaq tariikh leh waxaa ugu horeysey 1970
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
@@dhugfenabadiyonolol9608 taariikh yahan ma tihid, qabiil yahan baa tahay. Hadaan dhinaca gabayada kaaga waramo: Daarood waxa ka gabya Ogaadeen iyo Dhulbahante, Isaaqna waa sideed beelood, sideeduba way gabyaan, ma jiro reer aan gabyaa lahayn laakiin ma faan badna sida dhulista iyo cagdheerta 😜
@Drammaboi1
@Drammaboi1 4 жыл бұрын
Isaaq gabayaa weyn maba lahan Marka laga Reebo salaan carabeey oo hooyadii daarood tahay.
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
@@Drammaboi1 comment-keyga hore si aan ceeb lahayn baan u hadlay, laakiin sidaan sheegay dhulusta iyo cagdheertuba xagxagashaday jeceshihiin. HabarJeclo way ka gabyaa badan yihiin Dhulbahante. Salaan Carabay aun boqol ka wanaagsan bay leeyihiin laakiin yaa ay u gabyaan. Salaan hooyadii Daarood ma aha. Isaaq: somalida oo dhan baa og/taqaan abwaanidiisa, inta sidaada aan rag-aqoon ahayn marka laga reebo. Hargeysa oo kaliya waxaa laga helayaa maanta boqolaal dhalinyaro oo gabayada. Gal KZfaqka. Daarood oo dhan(sayidka, Bulxan, Dhuux etc) waxa ka gabay wanaagsan inta nool Hadraawi, Cabdi Qays, Dheeg, Hasan Ganay, Gaariye iyo qaar kale oo kaba wada wanaagsan, laakiin Sabab ay ku gabyaan baan jirin. Gabaygu dareen buu u baahan yahay. Cali Dhuux hooyadii waa Makaahiil, Sacad Muuse. Dhagayso Dr Cali Galaydh oo ka sheekeenaaya. Minute-ka 14:21 faankana naga yaree.. kzfaq.info/get/bejne/jb-gg6p9uNXdkYk.html
@y.a1903
@y.a1903 4 жыл бұрын
@@turkiosman9684 23:45 salaan carabay hooyodii bahrarsame, dhulbahante. Xikmadii gabayada iyo oraahda iyo hadalka waqooyiga ayey u wareegtay .... Ama beer ahan bey ugu baxda ama Somali inteedii kale wayka sii guureysa
@AbdisamadmohamudGees-wp8zx
@AbdisamadmohamudGees-wp8zx 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto gabyaa halyay Salaan Carabay.
@faisajama558
@faisajama558 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 4 жыл бұрын
Mashlah
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 жыл бұрын
DHULBAHANTE raga uu dhaley ee H.JECLO -SALAAN CARABEEY. -MAXAMED IBRAAHIM HADRAAWI -BOQOR BUURMADOW. -HURE WALANWAL. -SALEEBAAN M. AADAN (gudoomiyaha guurtida) - FAARAX OOMAAR -GARYAQAAN INA SANWEYNE. -HALGAMAA SHEEKH BASHIIR. Iyo qaarkaloo badan oo aan xasuusan
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 3 жыл бұрын
Haba kala reebin nin raarkaas ah oo la tilmaamo yagaa dhalay waana waxa qaaliga ka dhigay maantase waa sikale
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 жыл бұрын
@@kamaalahmed9988 weli waa laysguursadaa dadkuna waa dad wada dhashey oo oodwadaag ah.
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 3 жыл бұрын
@@user-sr86ui3xsuhsw haa laakiin dhuloos malaha kuwaalatigii uu lahaan jiray
@matarazzidjamal185
@matarazzidjamal185 3 жыл бұрын
@@user-sr86ui3xsuhsw Sidoo kle mxad uga reebtay raggan Halgamaa Sheekh bashiir Iyo Halgamaa faarax omaar iyo Garyaqaan ina sanwayne
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 жыл бұрын
@@matarazzidjamal185 aad baad umahadsantahay walaal, maan garaneyn Intaas ayaan garanayey. Ina sanweyne waan maqley lkn maanan xaqiijin Karin. Waa kaaga ma had celinayaa sida hufan ee aad igala qayb qaadatay.
@ahmedqaylo3424
@ahmedqaylo3424 2 жыл бұрын
Walhi salaan carabay halyay ayuu ahaa ale haw naxariisto😮💥
@maxameddeeqxuseen6874
@maxameddeeqxuseen6874 Жыл бұрын
Aamiin yaa raabi insha Allah
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
This beautiful poet
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 2 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxaeiisto
@maxameddeeqxuseen6874
@maxameddeeqxuseen6874 Жыл бұрын
Allahu akbar ❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️ Allahu akbar ❤️❤️
@iskaashihargeisa3508
@iskaashihargeisa3508 4 жыл бұрын
Salaan Carabey Alle haw Naxariisto Wuxuu ahaa Nin Rageed
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 Жыл бұрын
"Cadad maleh intay rijaal ladan calal ku duubeen Oo ay meel cabbaar loo qodqoday kaga caraabeen" Ilaahay hawnaxariisto abwan salaan carrabey
@buraalecabdi5120
@buraalecabdi5120 2 жыл бұрын
Alaha unaxaristo salan
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 3 жыл бұрын
alle haw naxariisto awoowe salaan carabey
@adnanbary4841
@adnanbary4841 4 жыл бұрын
Alla wacaan dhaqan kii hore
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 16 күн бұрын
Ilahy hawnaxaristo
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Salaan carabay Waa gabayaaga Ugu caan san Isaaqa Iyo soomaliada Xikmad badana Somalida Ugatagay
@werzema-apdy
@werzema-apdy 3 жыл бұрын
salancaraby iyo cali jaamac habiil labadaa ninbaa isaaq ugu xikmad iyo gabayo cuslaa
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 4 жыл бұрын
Aad u jeclahay taariikhda Abwaankaas,laakiin CODKIINA KOR UQAADA.sabatoo ah waxaa idin dhageysanaya dad machines iyo baabuuro ka ag guuxayaan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
*AUN Cabdulahi Maxamad Xirsi loona yaqaanay Salaan Carrabeey waxa abti u ah Daarood/Dhulbahante*
@jaanqaadfx4111
@jaanqaadfx4111 4 жыл бұрын
Adu ma.dhulpahntd ahyd
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Hadraawi xitaa ku dar
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
Waa nin Adam madobe ah tolkay 😭 💪🏿
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
Reer ayeeyday waa dhulbhanate aswell
@abdiabdi.5559
@abdiabdi.5559 2 жыл бұрын
Wiil waa abtigii , Ilaahay haunaxariisto abwaan qiimo badan
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Saxiix war cad ragganimo jacal lama aqoonin gabadhbu doonay ayaa sax👌👏😊😍🤣
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 4 жыл бұрын
Ninkan waraysanaya isagaa ba abwaan ah
@user-nm9st9js5i
@user-nm9st9js5i 8 ай бұрын
Alle.naxaristo.abwanka
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 4 жыл бұрын
Abwaankii weynaa ilaahba weyne alle ha unaxariisto salaan maxamed carrabey
@user-kb6fx2nm4u
@user-kb6fx2nm4u 3 жыл бұрын
Buuga laga qoray xageen kaheli karaa walaalayaaal
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
Salaan waa gabayaa Xikmad leh
@Saadahmed-vp5fv
@Saadahmed-vp5fv Жыл бұрын
Alxamdu lilaahi rabilcaalamiin
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Salaan Carabey waxa la dhahaa wuxu ahaa gabyaagii idoor yacni ninkii oo ugu gabyaa sanaa uu ahaa. Sido kale gabyaagana Ogaaneed si wayn ayay uga hadlaan ninkaa
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Silsiladdii Guba ayuu wacdaro ka dhigay salaan carabay.
@amiindaacad9626
@amiindaacad9626 4 жыл бұрын
@@khadarmoxmed.4906 libin rag kaaga danbeeyay libin ma aha gabayadii guba waxaa soo af jaray ogaadeen Waxaana kuu sheegaya tuducdan Waatuu habaqlihiinii tubnaa daarihii herere
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Yaa Idoor ku sheegaaysaa Cawaanyahoow
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Waagii aad isla hesheen dawladii Afweyne , Idaajaa oo ka qalaada Radio moqdisho iyo Akaadimiyadii dhaqanka ayaad 4.5 u qeybiseen suugaantii idinkoo Isa siiyey 4ta , isaaqna .5 u tuurteen. Waagaas ayey Daarood barteen salaan carraby oo marku Idaajaa 5 Daarood ah soo tiriyo ayey salaan ugu danbaysiin jireen. Idnkaa iska jeclaadaye Salaan Carraby gabayaagii Isaq ee la dilka ahaa kama midho cuslayn sida ismaaciil Aflow, Qawdhan Ducaale iyo Saalax ma lay diray.
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Shire Mohamed maxaad ka Hadlaaysaa 😂😂 orod iska Tag ama Gabayada dhegaayso kuna Cilmi Qaado waxyahoow
@kotharkarim
@kotharkarim 4 жыл бұрын
The story make happy and thanks my people ❤️
@hilalismail2305
@hilalismail2305 4 жыл бұрын
O
@farhanmire5539
@farhanmire5539 3 жыл бұрын
Waa gabayo qiimo leh alle how naxariisto salaan carabay
@alizakiofficial3638
@alizakiofficial3638 2 жыл бұрын
Abihii sugaanta Alla yaa raxma
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 7 ай бұрын
Waa ciidagale ah Viva ciidagale
@saidaliwarsame7636
@saidaliwarsame7636 4 жыл бұрын
Waxaan ku xasuusta alle hawnaxariisto salaan Carabay gabaygii Halaq gudaya waw halis nimuu, boqon haleelaaye Waabaayo lama hiinsan karo, huurtay oo kariye
@muusecaalin8520
@muusecaalin8520 2 жыл бұрын
halaq gudaya waw halis nin uu baqon haleelaaye waabeeyo lama heensan karo huurtay oo kariye
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,7 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 637 М.
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
Dagaal suugaaneedkii seed cawad iyo salaan carabey #yuusuf #shaacir
12:24
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 3
35:38
Bartamaha
Рет қаралды 1,4 МЛН
Salaan carabeey iyo gabaygii abaal laawe #abwaan #yusuf #shaacir
23:09
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 101 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 23 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 73 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
0:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,5 МЛН