No video

Taariikhdii Tataarka Qaybtii 6aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 227,145

Baraarug Media

Baraarug Media

Күн бұрын

Fadlan Subscribe click garee haddii Chanelkan ku cusub tahay si aad u hesho Muxaadarooyinka Cusub ama click garee Linkigan www.youtube.com... ka dibna emailkaaga Gmailka geli
www.baraarug.net/

Пікірлер: 111
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 11 ай бұрын
Muxamed kaamil raganimo ayuu ku dhintay wale❤
@medicozone9784
@medicozone9784 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2021 ama 2022. Waa wxa manta dunida ka dhacaya. History repeats itself. Shekh alle hakaa abaal mariyo
@siciidxaajimaxamed831
@siciidxaajimaxamed831 2 жыл бұрын
Waa sida Imika dunidu ku socoto
@ziizo-boyofficial2312
@ziizo-boyofficial2312 3 жыл бұрын
Waxpa haka muruugoonina geerida zhahiid muxamad kaamil illaahay agtixa kamuu dhimanin illaahow una xariizo aaamin aaamin🤲🤲🤲🤲😭😭
@medicozone9784
@medicozone9784 3 жыл бұрын
Sharaf aduun iyo mid aakhiraba isago leh ayu gerriyoday allah yarxamak
@diiriyeali6080
@diiriyeali6080 6 жыл бұрын
amiin inta u duceesay shiikha ale ha ka ajar siiyo anigu ilaah ha naga dhigo kuwii isku fakar noqdaa kuna wano qataa qisadaa shiikha
@mahadibrahim8956
@mahadibrahim8956 8 жыл бұрын
Masha'Allah jazakalah sh mustafa runtii waa wuxuu kucibraqaato qofka muslimka ah oo qalbigiisa udanqanaayo muslimiinta kale.
@fadumohassan6018
@fadumohassan6018 7 жыл бұрын
Mahad Ibrahim l
@fatimaabdirahman2769
@fatimaabdirahman2769 6 жыл бұрын
mazha allah Allah yaxfdk sheikh mustafe jazaa akalah khayral jazaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Qaraaq Aadufoolxun Waawaxa Maanta Inahaysta😢 Allahayoow Muslimka Quluubtoda Meeshasan Uwadajeedi Aamiin Yaa Allah
@xamsemuniir3234
@xamsemuniir3234 8 жыл бұрын
faysa ilaahay ha naga anfaco. AAMIIN. AAMIIN
@fataaxsadaam5896
@fataaxsadaam5896 8 жыл бұрын
masha allah allah haku. barakeyo anagana allah hanaga yello kuwa kafa'ideysta oo kuwano qata
@abdirahmanali4349
@abdirahmanali4349 3 жыл бұрын
Masha Allah shiiqa Allah barakeeyo waxbadan ayaan Ka faaiiday
@codayaadam1280
@codayaadam1280 Жыл бұрын
Mansha Allah Allah kaa abaal mariyo sheekh mustafe haji ismail ❤❤
@muhudinjmohamed9299
@muhudinjmohamed9299 8 жыл бұрын
ilaahey Ajar iyo xasanaad ha kasiyo Anagana Alle hanaga dhigo kuwii ku waana qaata
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Muhammad Alkaamil Iyo Boqorfuleyba Alle Wada Abuurtay 🥹💔
@somalimotivation1.443
@somalimotivation1.443 6 жыл бұрын
Alle sheekh hakaa jasaaid siiyo inshalah
@hasenabdi9657
@hasenabdi9657 4 жыл бұрын
M.a Sheekh mustafe allow Noo kaa daa
@rasheedjeezybrown9116
@rasheedjeezybrown9116 8 жыл бұрын
mashaa alaah ilaahay hakaa abaalmariyo
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
Jazakumulah sheekh Allah xafido adun aqiro
@zakariyemaxmuudshiiq2788
@zakariyemaxmuudshiiq2788 2 жыл бұрын
aamiin
@mahamedawed3710
@mahamedawed3710 3 жыл бұрын
Sanad wmgsan 2021 waxa ka dhiman laba habeen 30 december 2020
@apdiqanimohamuuth-ly3lk
@apdiqanimohamuuth-ly3lk Жыл бұрын
Ilaahay hakaaa apaal mariyo ❤
@halimageldon2563
@halimageldon2563 3 жыл бұрын
Mashallah sh mustafe sh ismaaciil ilaahay hakaaabaalmariyo
@legend-jp5to
@legend-jp5to 5 жыл бұрын
Marshall shekhuna Allah kabal mariyo
@ziizo-boyofficial2312
@ziizo-boyofficial2312 3 жыл бұрын
Umad japtayeey yaa idiin maqan oon illaahay ahayn😥😭😭
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto Maxamed kaamil
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad 9 жыл бұрын
Ciid Mubaarik (24 Sep 2015, 22h11 GMT).
@mustafabdi6418
@mustafabdi6418 2 жыл бұрын
Walal ma noo shahay
@cabdicaziz3080
@cabdicaziz3080 5 жыл бұрын
Jazakallah sheiq
@cabdishakuurmaxamuud165
@cabdishakuurmaxamuud165 6 жыл бұрын
ما شا الله يا شيخ
@salebanahmed6989
@salebanahmed6989 5 жыл бұрын
E n
@SaidAbass4124
@SaidAbass4124 8 жыл бұрын
masha Allah Alle hassanat hakugu kordhoyo
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Sheekha allaha xafido
@boodhlemohamed9900
@boodhlemohamed9900 8 жыл бұрын
masha allah jazakallah sheikh
@hawosalalahucalehewasallam1731
@hawosalalahucalehewasallam1731 7 жыл бұрын
asc jaasaka allah khayr asc
@amedkohen5262
@amedkohen5262 4 жыл бұрын
Maanta somalidu sidan ayay u muuqataa in lakala jajabiyay oo inyarba gaar usheeganayso maamul hadana iswada cunayaan lkn allah ayaa u maqan
@haadiahmed3132
@haadiahmed3132 3 жыл бұрын
Mohamed alkaamil raximahu allah mujaahidnimo ayu ku dhinty
@zltan_yariisow3766
@zltan_yariisow3766 5 жыл бұрын
Mashallah sh mustafa
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 4 жыл бұрын
Taariikhda waxay ku wacan tahay in cashar laga barto oo qarniyo kadib aan sidi un lagu sii socon. Xilligan, nasiib xumadeenna waddadii ayaan heynaa.
@shuebashikir7593
@shuebashikir7593 4 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo sheikh Mustafa
@cabdiraxmancalimacalin4381
@cabdiraxmancalimacalin4381 5 жыл бұрын
Masha Allah
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Masha allah sheekh
@mohamedahmedhassan8233
@mohamedahmedhassan8233 6 жыл бұрын
Jasakakahu khayr
@nasiromar2633
@nasiromar2633 8 жыл бұрын
ilahay ah ku xafiyo
@kinggarwaal3182
@kinggarwaal3182 6 жыл бұрын
Walle rafaad aya lasomarey.lkn dhibkan hadaba Wa jiraa. Inta dawaneysa 2018 👍 saar muslim GUUL iyo somalia
@enggahayr7743
@enggahayr7743 2 жыл бұрын
Maashaah jasakumullaah sh mustafe
@TK-fe2me
@TK-fe2me 8 жыл бұрын
Masha Allah.
@Bicir_yare
@Bicir_yare 5 жыл бұрын
ماشاء الله
@mohamed_abdi_10
@mohamed_abdi_10 8 жыл бұрын
maashalh ilaahay hanaga abaal mariyoo
@yahyewacays1186
@yahyewacays1186 6 жыл бұрын
Mzha allah
@AhmedHassan-nm2ri
@AhmedHassan-nm2ri 6 жыл бұрын
maxamed Abdikariin
@mowliidmulla4985
@mowliidmulla4985 5 жыл бұрын
@@yahyewacays1186 😍
@sacdiyahaji2316
@sacdiyahaji2316 3 жыл бұрын
masha allah
@b10azozop13
@b10azozop13 2 жыл бұрын
Alxamdulilah
@nimcoaxmediidaan7127
@nimcoaxmediidaan7127 3 жыл бұрын
Ilaahay haka abaaliyo
@craxmaanmuse9411
@craxmaanmuse9411 8 жыл бұрын
waxay ina tusasaa marka umada muslinkaa midnimadeedu lunto inay tanoo kale dhacdo waa cibro wax ku qaadasho mudan
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 8 жыл бұрын
tataarkaas iyo masixiyintii lasocatayba guldaro ba an baa udanbeysay mar walba muslimintaa gusha ku danbeysaa
@haaliducaale5846
@haaliducaale5846 3 жыл бұрын
6
@abdullahmahamed1944
@abdullahmahamed1944 4 жыл бұрын
MaashA alla daawAshawacanl
@somalimotivation1.443
@somalimotivation1.443 6 жыл бұрын
M.allah
@maslahosman2027
@maslahosman2027 8 жыл бұрын
jazakallah kheyr
@nasiromar2633
@nasiromar2633 8 жыл бұрын
masha allha
@yarejr5315
@yarejr5315 6 жыл бұрын
Waad mahan santahay sheekh
@yahyewacays1186
@yahyewacays1186 6 жыл бұрын
Mzha allah
@najmaali3911
@najmaali3911 5 жыл бұрын
رحم الله أمراء المسلمين العادلين
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 5 жыл бұрын
Mohamed Alkamil Raxima Hu llaH wxd aheyd Geeesi Islaamka soo marey xili Islaamkii Markaa jirey Madaxdoodu ay dhamaan ama badidooda ahaayeen munaafiqiin Ka fekereysa noloshooda aduunyo tii Akhirana ilaawey😰 Hadana Hoogooda Si foolxun u dhinteY
@byjxkh
@byjxkh 7 жыл бұрын
sibxaanallah
@nasiromar2633
@nasiromar2633 8 жыл бұрын
waaad mahadsanthy
@abdaladahir7830
@abdaladahir7830 9 жыл бұрын
Thinks bararajin media
@maxamudjaamac6906
@maxamudjaamac6906 4 жыл бұрын
Mashaa Allah allaha naggu anfaco Adna ajar & xasanaad hakaa siiyo
@ibraahimcabdi3083
@ibraahimcabdi3083 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@ahmedsalahchanelofficial9578
@ahmedsalahchanelofficial9578 6 жыл бұрын
Hada dawanayaa
@nimcoaxmediidaan7127
@nimcoaxmediidaan7127 3 жыл бұрын
Wa
@mussewarsame6709
@mussewarsame6709 9 жыл бұрын
Maasha alaah
@abudaaud9302
@abudaaud9302 7 жыл бұрын
mansha Allah
@mohamedgelwed4947
@mohamedgelwed4947 2 жыл бұрын
Waa cashiir dawladaha islame ka aa ay ku ciibroo khataane
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Mashaa Allah
@ibraahimiidow9865
@ibraahimiidow9865 3 жыл бұрын
Tarikh xanuun badan
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 жыл бұрын
Asw to big scholars ... Ma idiin muuqataa inuu amarka Soo bixinaayay ( lusefar ibles) oonuu meesha ka maqneeyn taa hore iyo tan maanta iyo tasoo socotaba oo labada aduun isu furan yihiin ( xuabul shaydaan ka ) by researchers investigators detectives in islamic method Mr Bataan
@zhuaip42
@zhuaip42 4 жыл бұрын
Mocha allah
@dadirali2703
@dadirali2703 7 жыл бұрын
masha allaah
@nasiromar2633
@nasiromar2633 8 жыл бұрын
Dankeschön
@alexmark9114
@alexmark9114 8 жыл бұрын
thanks
@makiosman9044
@makiosman9044 4 жыл бұрын
ASW ILAAHAY AJAR HAKAA SIIYO
@Weerrar
@Weerrar 3 жыл бұрын
#BirkeKhan oo General Tataar ah oo islaamay oo ka xanaaqay sida islaamka loo galay ayaa jabiyey Holago. Ilaahay jannada ha galiyo Birke khan
@fahadhassan7555
@fahadhassan7555 5 жыл бұрын
Waxan ka fahmay isku duubnimada iney tahay wax fican somali waxan dhihi lahay intan sidas na loo ciribtirin inaan isku duubnano ama magalaba mar ayaa la qabsanaya
@mataanpio7541
@mataanpio7541 2 жыл бұрын
WACH___2022
@user-jk5qt9oj6m
@user-jk5qt9oj6m 11 ай бұрын
Anigu waxan dawanaya 2023,9,10, malinta axada
@saidkader2287
@saidkader2287 4 жыл бұрын
Ciil badanaa yaa dhageesanoyo 2120
@maxamuudibrahin7423
@maxamuudibrahin7423 2 жыл бұрын
Wll ana kula mid eh cil badana
@bermuda4404
@bermuda4404 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣mongolians kaaas dadka sidaaas ulaynayaan udilayaaan hada marki pafiriyo wadankooda meel yar ayuu kuyaala mongolia😫😫😫balayo nididshe
@Weerrar
@Weerrar 3 жыл бұрын
Ilaahay ba isku salidey. Holago ninkii jabiyey wuxuu ahaa walaalkiis oo islaamay oo la dhihi jirey #Birke Khan
@bermuda4404
@bermuda4404 3 жыл бұрын
@@Weerrar بركة خان wanmaqlee kaas
@Weerrar
@Weerrar 3 жыл бұрын
@@bermuda4404 haa taariikh ahaan waxaa loo aqoonsanyahy ninkii ka hor istaagay in holago usoo dhaqaaqo dhanka magaalooyinka barakaysan makka, madina iyo daarusalaam(aqsa). lakiin sheekhu ma soo qaadan taariikhdiisa.
@bermuda4404
@bermuda4404 3 жыл бұрын
Waxaaan layaaabe qof daacad ah marki lahelo maxay agtisa iyo agaarihisa khaaimiin ujogaaaan... 😫😫😫
@guuretravel6852
@guuretravel6852 8 жыл бұрын
wefd
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Reer Xamaa Fulayaalbay Ahaayeen Shiikhow 😂 Astaqfurllah 🥹
@fayzaledlem8563
@fayzaledlem8563 3 жыл бұрын
toLow imika xaLku siduu ahaan Lahaa hadi tanoo kale jiri Layd
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Sidaas unbay ino madhin lhayen hdn leysku duubnaan dhinac leyska raacin
@Ala_sheikh
@Ala_sheikh 2 ай бұрын
Tataarku qaracsanaa
@SinglePoy-nu2gd
@SinglePoy-nu2gd 3 ай бұрын
2024 5 8
@cabdiqaadircabdiyuusuf4971
@cabdiqaadircabdiyuusuf4971 3 жыл бұрын
Sh
@user-vs1cs8fr8i
@user-vs1cs8fr8i 4 ай бұрын
Waxa iga qosliyay kuwa intay shireen go.aan ka ku gaadhay inay baxsadaan 😂😂
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Dadkan dislike saaraya mxaa ka xun
@xamsemuniir3234
@xamsemuniir3234 8 жыл бұрын
faysa ilaahay ha naga anfaco. AAMIIN. AAMIIN
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
6 sano ka dib xage ku sugan tahay zxb
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 Жыл бұрын
@@FarxaanFuture adigu 7 bilood ka dib xaged ku sugantay
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 7aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:10:46
Baraarug Media
Рет қаралды 311 М.
Taariikhda Tataarka Qaybtii 5aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:06:48
Baraarug Media
Рет қаралды 261 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Qisadii Qaaruun  |قصة قارون| Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
34:19
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 3 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:06:41
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 82 М.
TAARIIKHDII TATAARKA PART 9 || SH. MUSTAFE HAAJI ISMAACIIL
48:55
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 89 М.
Qisadii Asxaabul-ukhduud |●| Sh Mustafe ●°
1:14:30
AL-XIKMA ISLAMIC EDUCATION CENTER
Рет қаралды 27 М.
Nabi Muxamad Waa Rasuulkii Alle Sh Mustafe
1:06:44
Baraarug Media
Рет қаралды 117 М.