Professor ka waan ixtiraamayaa waana Ruux Degen oo Somalinimada kuweyn, laakin Nasiibdaro Kuwa Somali ah baa Taariiqda ubilowneyn. Ma ihi Jareer Weyne laakin Aadbaan u ixtaraamayaa Professor ka iyo Taariiqda Muga weyn uu Noosootabiyay. Somali weli waxbadan baa dhiman.