Tafsiirka Darsiga 219aad SABA 08 ilaa...

  Рет қаралды 24,281

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

3 жыл бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 25
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 6 ай бұрын
Jannatul firdawza ilahay ha kugu manaysto amiin
@kaltumkahin6354
@kaltumkahin6354 3 жыл бұрын
JazakaAllah khayr sheikh mohamed Allah cizak
@abdiqaniofficial4314
@abdiqaniofficial4314 3 жыл бұрын
Mnsh allh sh maxamed sh cumar
@fadoumoahmed6279
@fadoumoahmed6279 3 жыл бұрын
Jazaka laahu khayr sheikh muhamed xafadahu laah
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Jasakallahu kheyral jasaa sheekh maxamed cumar dirir
@aesthetic_toxician8632
@aesthetic_toxician8632 3 жыл бұрын
Jazaakallahu qayr sheèqunaa Dirir
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 6 ай бұрын
Jaza aka allhu khayra
@AhmedMohamed-ni7dh
@AhmedMohamed-ni7dh 3 ай бұрын
Jazakallah khayr
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahay ha ku xafido sheekh dirir jazakalah qeer aakhiro iyo aduunba
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 6 ай бұрын
Alle khayr ha ku siiyo
@najibabdi1680
@najibabdi1680 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@aminaali5806
@aminaali5806 Жыл бұрын
Masha allaha
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 2 жыл бұрын
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@sadiaawil6892
@sadiaawil6892 3 жыл бұрын
Masha allah shukran sheikh allaha ku sharfo ,waan kaga mahadcelinaynaa sida aad war warba diinta ufaafinaysid . Jidka toosan allaha nagu hanuuniyo .
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 3 жыл бұрын
Amiin walahi sifiicanbuu sheikhu usharaxayaa oo standard keedu sareeyo
@roxmaahmed3538
@roxmaahmed3538 3 жыл бұрын
Maansha alla sheekh maxamed jazaakalaah
@ahmed-nurmohamed3736
@ahmed-nurmohamed3736 3 жыл бұрын
Masha Allah, ajarka Allah ha idinkasiiyo sheekha iyo inta noofududeysay ee soodhigta tafsiirka halkaan waxey lamidtahay anagoo lajoogno sheekha waxaan Allah kabaryeynaa inuu Ilaah sheekha nooxafido ajarna kasiiyo
@ilhaanqali3244
@ilhaanqali3244 3 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲alow nogu deb bidhaf aaaaamiiii
@aamiinamaxamed4522
@aamiinamaxamed4522 3 жыл бұрын
Mancha allah ❤️
@zainabsalat9736
@zainabsalat9736 3 жыл бұрын
masha allah sheikh ilhy haka ajaarsiyo
@Ss53426
@Ss53426 Жыл бұрын
15. Imaan laawaha astaantiisu waa inuu dadka tuhmad ku abuuro. 16. Qofka Gaalka asagaaba qanaaca la'aanta iyo shakiga nooc cadaabuu ku nool yahay, waayo sacaadadu waxay lasocotaa iimaanka. 17. Labada arrimood ee ummaduhu ku horomaraan; 🔸Raaxo. 🔸Hanuun. 18. Gaaladu miyaanay arkeen waxayabahaan ku hareersan ee illahay tusaya? 19. Tafsiir ayaa laga bixinaya (لكل عبد منيب )oo ku jirta aayadda 9 , markaa Ilaahay Daawuud iyo Sulaymaanbu عليهما السلام qisadoodi ayuu isdba dhigay. 20. Wax kasta adoonku sameeyo Ilaahaybaa siiyey waxba yaanu isbidin. 21. Qalabka dagaalka aadbuu u cuslaa barigii hore laakiin Nabi daawuud عليه السلام ayaa mid fudud ka dhigay oo Ilaahaybaa awood u siiyey. 22. Nabi daawuud asagoo iIlaahay awoodahaas faraha badan siiyey muu kibrin iIlaahayna kumuu xad gudbin. 23. Nabi Sulayman awodaa Alle siiyey diinta ayuu ugu adeegi jiray. 24. Nimankaa Ahlu baadilka hadaladay leeyihiin dhag ha udhigin oo yaanay ku saameen. 📍Qofka caqliga badan dadka hadyo jeer ka hor imaanaya hadaladoodo ma saameeyaan oo go'aankiisu qaata oo wuu dhaafa. 25. Waxyaabaha Alle inoo sakhiraya hadii aad caasido Ilaahay ayaga laftarkooda ciqaab kaaga dhigi karaa. 26. Hadii iIlaahay aad ka amar qaadan waydo adoomihiisa col kula noqone iska ilaali. 27. Wax kastoo banii aadaamka usoo kordhaa noocu doona ha ahaade waa dheeraad illaahay uu bixiyey iyo nimcooyin. 28. Nimcada Alle kusiiyey naftaada ha usoo celininee xaga illaaahay u leexi. 29. Qofka mu'minka ahi waxa uu qabanayo wuu ku xaragoodaa oo wuu hagaajinaya wuu sugaa. 30. In la shaqaystaa waa muhiim anbiyadii Alle uu shaqaysanaya arkaynaa, oo wada shaqaysan jireen. 31. Camalka aduunyadu iyo cibaadadu way wad socdaan. 32. Waxa muhiim ah in muslimku isku tashtaan oo shisheeyaha ka maarmaan. 33. Waxay umadda muslimkaa waxay shiisheeyaha ay kaga maarmayso ama badh kaga maarmayso waa waajib kifaa'iya in la helo khuburo taqaanaa. 34. Waxa jira waxyaabo sharciyaadii hore xalaal ku ahaa inagana xaaraam inaga ah waxa ka mid ah : ▪️Taallooyin waa weyn inaga waa la diiday laakiin sharciyadii hore waa la ogolaa. 35. Camalka aduunyo waxaad ka dhigataa mid illaahay ugu dhawaanayso Subaxaanahu waa tacaalla, oo camalka inaad niyo wanaagsan ula timaado, diinta ugu adeegto waa wada cibaado. 36. Ayaada 13 kelmaad دابة الأرض (aboorka) ayaa ladhahaa. 37. Adduunka dadka ku noola waa labo: 🔸 Qaar nimcada Alle u nicmeeyey iyo badhaadhaha uu siiyey u mahad naqa. 🔸Qaar nimcadaa iyo badhaadhaha Alle siiyey xajin waayey oo u mahad naqi waayay illaahay Subaxaanahu waa tacaalla. 38. Islaamku ma yaqaano waxa la yidhaahdo in lakala saaro diin iyo aduunyaba. 📍Nidaamka Calmaaniga la yidhaahdo ee ah diinta in laga saaro aduunyada , waxaad arakaysa gaaladoo ku leh niyoow hadaad muslim tihiin diintayadii kaniisada meelahaas ku xidhnaye , dawldnimada iyo hormarkiyo shaqada iyo waxaa diinta ka reeba, diinta Islaamku gabigeeduba waxay u timiba inay xaqiijiso maslaxada basharka, sidaa daraaded waa diin ka hawl galaysa meesha laga shaqeenayo xirfadu ka socoto iyo xafiiska wax laga maamulayo, iyo guriga iyo masjidka, iyo shaaraca iyo fagaaraha, way isugukeen qoofalantahay , nacasyaashaana (gaalaada)waxaynu leenahay hanugu dayanine diintiini waad badasheen adinku laakiin diintayadu waa diin saafiya oo aan waxba laga bedalin. 39. Diinta islaamku waxay horseed katahay: 🔸Xadaarada 🔸Horumarka. 🔸Iyo masaalixda adoomaha inay xaqiijiso. 40. Shukriga ka ugu wanaagsan waa shukru camal, macnaha mahad naqo qawlkana wuu noqda , ficilkana wuu noqda ,qalbigana wuu noqda. 🌱iIlaahay qalbigaynu ugu mahad naqaynaa waxaynu ku qanacsanahay nicmadaa inaynu isaga ka helno wixii nicmoo dhan, nicmadiisana aynu koobeen, qawlkana Alxamdulilaah baynu la badinayaa, ficilkana waynu ka mahad naqnaa , oo cibaadada samayna deeqaha illaahay ina siiyeyna sifiican u adeegsanaa , sadaqa iyo infaaqyo ka bixinaa. 41. Fara badnaantu ma sheegayso saxsanaanta iyo wanaaga , yaraantuna ma sheegayso gafka, qiyaasta iyo halbeega sharcigaa lagu eegaa. 📍Hayska odhan wadar iyo waaxid, waaxidbaa waalan. 42. Nabi Ibraahim asagoo kaliyuu ummad laag dhigay iIlaahay intii kasoo horjeedayna ummad. 43. Geerida awood layskagama celiyee iska sii diyaar garow way ku dul taagantahaye. 44. Xayawaanada iIlaahay tusalaaha Qur'aanka dhexdiisa iyo noolaha iyo makhluuqaadka inaana midnaba la yaraysan karin. 45. Isku tashiga iyo tacaawunka ayuu u yahay tusaalo aboorku. 📍Ninbaa ka maahmaahyo wuxuu idhi (Aboorbaa dudumo dhisay waa layaab, waxa kasii layaab badan habeenbuu dhisay , waxa kasii layaab badan candhuuftiisu ku dhisay ‼️). 🌱Banii adaamku haddii uu iskaa shan lahaa waxyaabo mucjisada oo layaab badaanbu muujin laha. 46. Nimanka reer السبأ su'aalbaa nabiga laga waydiyeey صلى الله عليه وسلم xadiiskuna waa saxiix (Waxa nabiga صلى الله عليه وسلم lagu idhi oo Qur'aanku sheegay ma ninbaa? Ma gabdhbaa? Ma wadanbaa? Wuxuu ku jawaabay Nabigu صلى الله عليه وسلم ( Ninbuu ahaa dhalay 7 wiil , lix ka mid ah yamanbay dageen, afar ka mid ahine halka iyo ardu shaam bay u kaceen, qolyahay yaman ku faafay waxa ka mid ah ximyar iyo ashcariyiinta nimanka la yidhahdo, lakhab iyo duudyo qasaalyo qoladaasi kuwii sham dagaybay ka mid ahaayeen, markii danbe lakala firdhiyey weeye). 47. Qofka safarkiisa arimaha ugu muhiimsan waxa ka mid ah: 🔹Sahay inuu sii qaato inaanu ka war warin. 🔹Amni inuu dariiqu yahay. 🔹Jidkiina inu toobiyoyahay. 📍Intaasna waxay ka mid ahayd waxyaabihii loogu nicmeeyey reer السبأ . 48. Markuu dadka luminayo Ibliisku hub uma soo qaato , oo isagoo ina qasabaya oo wataa ciidamo , markuu ina luminayayna ma dhaho waan idin luminayaa naarbaan idin wadaa inakeena oo aad baaba'deene. Laakiin Ibliisku wuxu isticmila xeelado kale duwan : 🔸Qurxin . 🔸Xaysiin. 🔸Haleyn. 🔸gacan haadis qaloocan. 🔸Dacwad baadil ah. 49. Qisadu waxay u taagantahay in shukrigu uu yahay dhabarka nicmada, nimcmooyinka illaahay nasiiyey markaad tidhaahdo Alxamdulilaah Alxamdulilaah waa wax yaabuhu ugu jecelyahay weeye alle oo wuu kuu badinaya nimcada. 50. Dalka wanaagsan hadii umadda ku nool xumaadaan iIlaahay wuu ka baddala ummado kale oo wanaagsan ayuu ku baddalaa. 📍Markaa haddii aad doonayso dalka wanaagsan ee illaahay kugu deeq yeelay inaad kusii baaqi noqoto iIlaahay Subaxaanahu waa tacaalla hoos kaalay umahadnaq ee waxa wanaagsane kusiiyey dhanka wanaagsan ula kac. 51.illaahay masoo dadajiyo danbiga markay galaan dadku cadaabka umasoo dadajiyo, naxariistiisa ka mid tahay inuu ukaadiyo. 52. Waxaynu khaliif ku nahay inaanay xoogeena , iyo tamarteena iyo cilmigeena la fadhiisan oo camiraad isu taagno , taasina waa waajib saaran islaamka inay isu taagaan. 53. Dadku inay kala durkaan darajo la gaadho maaha laakiin waa dad xumo. 🌱Nolosha wanaagsan asaasiyaadkeeda markuu nabigu ka waramayey waxa uu xusay afar arrimood ( Qofka waagu u baryo isagoo nabad qaba, reerkiisana la nool buu idhi ). 54. Mushkiladaha umadaha haysta waxa ka mid ah cudurka qarsoone ah التعود على النعمة , nicmada markaad laqabsato iskala qabsato waabay kula qadhaadhaanaysa. Sababaha leynoo yidhi sooma way ka mid tahay. 55. Nicmadu mahado kaliya uma baahnee Sabir lagu ilaaliyana way u baahatahay. 56. Wacdiga illaahay aynu qaadanaa waa waxa aynu ku liibaanayno.
@Ss53426
@Ss53426 Жыл бұрын
Faaoidooyinka hore faaidyawga hore iyo kuwa soo socda ka eeg
@mukhtaarxuseenmaxamed5217
@mukhtaarxuseenmaxamed5217 2 жыл бұрын
𝑀𝑎𝑎𝑠ℎ𝑎 𝐴𝑙𝑙𝑎𝑎ℎ
@quraanonline1713
@quraanonline1713 3 жыл бұрын
QUR,AAN ONLINE ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah *_______________________* _(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_ *________________________* ▪︎Muddo Kooban▪︎ *qaabkee ayay casharadu u baxayaan*? ___________________________ waxay ku baxayaan hab *_maqal iyo muuqal ah_* adigoo si toos ah ula socon Doontid macalimkaaga *•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?* ___________________________ _waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah *•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?* _________________________ kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga Iyo fahamkaaga lkn anagu ugu yaraan waxaan ugu dhamaynaa *2 sano *sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?* waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah *imisa cisho ayaan dhigan karaa?* waxad dhigan kartaa:- *6cisho wiigii* *_MAHAD_SANIDIIN Fadllan Nagala soo xidhiidh 252615150986 ||| Wattsapp:iimo Telegram Viber|||
Tafsiirka Darsiga 220aad SABA 23 ilaa...
58:24
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 16 М.
Tafsiirka Darsiga 226aad YAASIIN 41 ilaa...
1:02:14
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 26 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 9 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
Tafsiir suuratu Saba ( Aatadda 1aad1 ilaa 23 ) Sh Axmed iimaan
1:23:26
fadliga digrig sheekh dirir
13:29
kaafiya cooking and stories
Рет қаралды 534
أذكار الصباح بصوت الشيخ العفاسي | Morning Athkar | Les invocations du matin
23:25
Tafsiirka Darsiga 221aad SABA 40 ilaa...
1:00:14
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 19 М.
Guusha Dhabta Ee Nolosha |Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
59:29
Kheyrwade Official
Рет қаралды 6 М.
Tafsiirka Darsiga 232aad SAAD 27 ilaa...
1:02:49
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 22 М.
Tafsiirka Darsiga 222aad FAADIR 05 ilaa...
1:02:22
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 21 М.