TAHRIIBKA MAREYKANKA-XOG & TALOOYIN MUHIIM AH

  Рет қаралды 42,609

Maali Abdalla

Жыл бұрын

👉 Adeeg yada web design ka, xayeysinta google iyo facebook halkan nagalaso xiriir
Email us: maaliabdalla2000@gmail.com
Telephone: +14034106334
Linkyada muhiim ka ah:
Fadlan kuso biir TikTok Account ka cusub: www.tiktok.com/@realmaali
Telegram Page ka Halkan kagasoo biir: t.me/+6g0wBJwTp5IwMjcx
Daawada Timaha Bixisa: amzn.to/3ZGnXQ2
Instacart ka kasheqeyso hadi ad Canada jogto: bit.ly/3Y14iIQ
Ka shaqeyso Fiverr ka halkaan ka gal: bit.ly/3YillWO
Usamee businesskaga website casri ah : bit.ly/3kX7C9I
Follow me on social media pages
My instagram: maali_abdalla1
My Facebook: Maaliabdallaofficial/
Linkedin: www.linkedin.com/in/maali-abdalla-3bb356113/
Personal Email: maaliabdalla2000@gmail.com
Royal Hub Academy facebook page: bit.ly/3fK25gT
Royal Hub Academy: www.royalhubacademy.com
Royal Hub Academy Linkedin: bit.ly/3tMpRRp
Email us: royalhubacademy@gmail.com

Пікірлер: 172
@alimohamed-bh6lm
@alimohamed-bh6lm Жыл бұрын
Masha.Allah hor usocod wanagsan KZfaq kaaga update kiisa habadnaado
@xaliimocali4577
@xaliimocali4577 7 ай бұрын
Mahadsanid walal barnaamij aan ubaahneyn aakahadshay hore usocod wanaagsan
@mukhteinamahamed936
@mukhteinamahamed936 Жыл бұрын
Shukran ustad❤
@aaminakhalif1434
@aaminakhalif1434 Жыл бұрын
Ayyy nin lawaayay waa ku salaamay allxamdullillaaah hdaa noo Soo laabatay walaalo..
@ayaankeabdi6670
@ayaankeabdi6670 Жыл бұрын
Thanks wll qaali ah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Mahadsanid habo👍😘
@saaraqurux838
@saaraqurux838 Жыл бұрын
Waad mahadsanid 🥰
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 Жыл бұрын
Thank you
@xasannunowsamow
@xasannunowsamow Жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahadsantahay sxb wax badan baan kaafaaidey
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Zhp waxad xog iga siisa qofka pasaport somalia haysta halku so maraya ee visihiisa si fudud lagu helaa oo dhib yar 2- hadadan eglish ku hadli karayn ama luqada aanad ka dhisnayn dhibaato inte le,eg ayu kugu yelanaya
@sakariyeladane6454
@sakariyeladane6454 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantey wll ❤🙏🏻✅
@mohamedissack9248
@mohamedissack9248 Жыл бұрын
Masha allah
@maahircaddeh2735
@maahircaddeh2735 Жыл бұрын
Mahadsanid zhp
@hibaaqmuse1721
@hibaaqmuse1721 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahy ustaad
@maaido5659
@maaido5659 Жыл бұрын
Wll Uganda jooga e tahriibka mareykan ma ka qayb noqon karaa walib qoxooti ban k ahay wll mahadsanid e iso jwb wllky
@SaynabAadan-lb9cj
@SaynabAadan-lb9cj 9 ай бұрын
asc wll hadan kugalay tahriib maraykan wxanan haystay kadh qaxooti mashegan karaa wll kadhki xaqootiga een laha wll wadmahad santahy iso jawaab hadad aragto qoralkan
@hamzaabdidoudoub4821
@hamzaabdidoudoub4821 Жыл бұрын
Thanks brother❤
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Welcome 😊
@juweriamohamed832
@juweriamohamed832 Жыл бұрын
ASC MR abdlla ado raali aha waxd kaso hadashaa community responser canda io process time
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 11 ай бұрын
Waad mahadsantahy sxb Si fiican ban u dhuuxay xogtaada
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Waxbadan baan ka fa,iiday thnks wllky.❤
@Jamal00415
@Jamal00415 7 ай бұрын
Asc Masuul waanku Salaamay Waad Mahadsantahay Xogta fiican Ee aad nasiisay waan kaaga mahadnaqayaa Intaa Kadib Waxaan aad uxiisaynayaa In aad Xooga Saarto Arimaha Socdaalka Maraykanka iyo is diyaarinta Ka horaysa Waayo Dhalinyartu Libya 🇱🇾 waa ay ku Adkaatay inta badana waxaa loo weecday Dhanka Latin America Ka aniga Ahaan waxaan ku jiraa Dhalinta Sanadkan 2024 udiyaar garoobaya Safarkaas Latin America ilaa USA Marka Aniga iyo inta ila mid ahba Xoog baan udoon doonaynaa Arimahaas. Waad mahadsantahay.
@adamibi4993
@adamibi4993 Жыл бұрын
Mahasan masul waan kahelaya information 😊😊😊😊
@CabdifataaxAli-oz1xx
@CabdifataaxAli-oz1xx 5 ай бұрын
Leng ka helnay xogta zhp
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 Жыл бұрын
Mashaalaah shugran
@shuubilan9781
@shuubilan9781 Жыл бұрын
Walal kwrn hadan kenya ka baxa ila Brazil kadib bus raca ila Mexico
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 Жыл бұрын
Maasha Allah Come back mr abdale
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@Yahyelyrics
@Yahyelyrics Жыл бұрын
Sxp passport Ethiopia ma fcn mise kenyanka
@mohussein2241
@mohussein2241 Жыл бұрын
Wll ardeynimo canada 🇨🇦 hdn ku imaado dowlada ma isu dhiibi kara hdn ardeynimadii izka daayo micnaha
@alma12cado12
@alma12cado12 Жыл бұрын
Costa rica visa sa lo buxsdo kaso hadal brother
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
Asc sxb iwaran waxba ku way diin laha
@user-bq7nt7tb5j
@user-bq7nt7tb5j 11 ай бұрын
Wllo dhinecee lamaraa tahribka nagu caawi iyo lacaqta wad maxadsnhy
@hamdiyusufmohamed3331
@hamdiyusufmohamed3331 Жыл бұрын
Baraziil hadaa kadago kwrn
@saaraqurux838
@saaraqurux838 Жыл бұрын
Baasaboor somalia miyaa mise basaboor Kenya
@noorahmedhussein6518
@noorahmedhussein6518 Жыл бұрын
Xage laga hela ragas dadka wado oo dhulka mariya wll ani ubahane
@cabdurqxmaanaxmad6421
@cabdurqxmaanaxmad6421 Жыл бұрын
Sxb hadii maqooltahay miisha ka heelikara suu Aal iinan ku waydiiya raba
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn Жыл бұрын
Wllhi waan soo tahriibi rabaa ee lacagtaa xoogaa igu ýar walaalayaal icaawiya xoogaa yar baa iga dhimanee
@shuukemedia3625
@shuukemedia3625 Жыл бұрын
Imisa lagu tagaa sxb
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Imisa lagu tagaa? Oo kugu filan totally
@user-bk5hg6ux2g
@user-bk5hg6ux2g 8 ай бұрын
Qofkii tahriip diyar ah farta tag 😮
@cabdicasiisaxmed9092
@cabdicasiisaxmed9092 7 ай бұрын
Aniga sxb diyaar ah sanadkan cusub ee xageeba lagaa helayaa sxb
@ahmedcadani9582
@ahmedcadani9582 Жыл бұрын
single journy visa mxa lagawada zxp gbr wlshy ah kuso baxayso February
@houdamohamed5423
@houdamohamed5423 Жыл бұрын
Halkey ka heshey walasha visaha wllo igu cawi ana u bahan
@xamseaxmed7188
@xamseaxmed7188 Жыл бұрын
Qofla Ethiopian passport haysta si fudud maku aadi karaa usa
@relaxationshort4k751
@relaxationshort4k751 Жыл бұрын
Wll waxad Ka so hadsha qaabka aradaynimo loogu yimaado wadan Canada plz...
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Hye walalo insha alh
@relaxationshort4k751
@relaxationshort4k751 Жыл бұрын
@@Maaliabdalla sxb muhiim baan u ahay! Plz
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Жыл бұрын
@@relaxationshort4k751 ana ka caawinaayo wl ii so qabo
@relaxationshort4k751
@relaxationshort4k751 Жыл бұрын
@@abdirizackamin5799 i.a xagee Kala so xirira bro
@jinkawareega
@jinkawareega Жыл бұрын
@@abdirizackamin5799 wlle ila so xariir plz😢
@BASHOW_PODCAST
@BASHOW_PODCAST Жыл бұрын
I.a bro ani waxan kaso bixi raba kenya I.a wax bandan ayan kafahmay ❤❤
@Omar23839
@Omar23839 Жыл бұрын
Zxp ma baxayna mise waa iska dhaafteyna
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 7 ай бұрын
Hayeh sxb hada halkee joogtaa
@abdulahimumin8236
@abdulahimumin8236 Жыл бұрын
Guulayso sxb
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Sido kle sxb adigana guuleyso
@user-km6eh2cq6f
@user-km6eh2cq6f 8 ай бұрын
Zxp hada waxab joga banama waxaban baan ka fa.idy zxp
@MaxamuudMaxamed-kt4kv
@MaxamuudMaxamed-kt4kv 2 ай бұрын
Sxb maga shay marekan ka
@kiilo-pp7no
@kiilo-pp7no Жыл бұрын
Dada yar iyo tan ween tebaa fiican inuu shegto qofka
@Hope-maay-entertainment1
@Hope-maay-entertainment1 Жыл бұрын
Tan weyn
@qasimabdi6196
@qasimabdi6196 Жыл бұрын
Tnx wll
@rahmaisse4869
@rahmaisse4869 6 ай бұрын
Aad io aad ayaad umahadsantahay wll Qaliya waa information aan aad ugu bahnay
@Hudamedia8
@Hudamedia8 6 ай бұрын
Intee jogta wll wa socdaa
@deqosharaf3617_
@deqosharaf3617_ Жыл бұрын
Talk about pass port and visa.
@user-ec6zm2uw9z
@user-ec6zm2uw9z 11 ай бұрын
Kawaran hadaan haysto warqado qaxooti
@abdiqaniabdullahi6747
@abdiqaniabdullahi6747 Жыл бұрын
Mlmhn wlgu wayay sxp inte gashy
@TYGA374
@TYGA374 Жыл бұрын
Yaan is Raacnaa ✊🏾
@abdullahiyaskacade4808
@abdullahiyaskacade4808 Жыл бұрын
War aniga diyara
@zahraayaan9022
@zahraayaan9022 Жыл бұрын
Ina bixi
@shugriqasim8793
@shugriqasim8793 Жыл бұрын
Aniga wllo xagee kalsooxirirah
@MowleitAdkeh
@MowleitAdkeh Жыл бұрын
​@@abdullahiyaskacade4808 aniga Ina mari
@Omar23839
@Omar23839 Жыл бұрын
@@abdullahiyaskacade4808 Zxp ma baxdeyna
@fartunmohamedmuhumed6163
@fartunmohamedmuhumed6163 Жыл бұрын
Abowe xagee kaalaso hadli karaa
@libanabdullahi2659
@libanabdullahi2659 Жыл бұрын
Sxb qofka Canada hado kuyimado documentyo vouchery ah marko airportka kasodago malaga aqbalAa hado magangalyo dalbado?
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Sxb walahi ma xaqiijin karo sida ay wax noqon karan lkn wan arkaa dad somali ah oo passport yo dad kale kuso galay oo iska dhibay o dacwad loo furay
@user-qx8mk4it8m
@user-qx8mk4it8m Жыл бұрын
Qof inaa taqaano muhiin maahan zxp dad badan ayaa aaday oo caan ah sida ck iyo ayuub kaarlo iyo dadkale oo caan ah qaxooti ayaa lagugu darayaa hal sano ayaa dey ciir ah qaadaneysaa waa hadii uu qof kuujogin adres ahaan muhiim mahan
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 Жыл бұрын
Sxb communityga IGA wrn
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Жыл бұрын
Kampla Ayan jooga wax ila tahriba raba oo aqbaar isiiya pls😢😢isoo qabta
@hudamaxamed4863
@hudamaxamed4863 Жыл бұрын
Aniga soo socda
@Omar23839
@Omar23839 Жыл бұрын
Hada ma tahriib teyna mise waa iska joogteyna
@sakariyeladane6454
@sakariyeladane6454 Жыл бұрын
Brother Guatemala 🇬🇹 ma soomaali baa dadka ka saarta
@faatimohamed5401
@faatimohamed5401 Жыл бұрын
Aboowe suashaas aa raby jawaabteeda weli maheshay
@xaladodagan7149
@xaladodagan7149 Жыл бұрын
zxp card qoxoti ayn haysta hadi an sooqaato oo ay iisuurtowdo inan maraykan laso galo malaga yaaba inay wax ii fududaadan thanks
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Haa sxb wey u badan tahay wayo dad badan oo sidada cml ah ayan maqlay oo wax u hagaageen
@bashiirxuseenbashka1660
@bashiirxuseenbashka1660 Жыл бұрын
Sxb passbord somali masoo qadan karaa markaa soo baxayo tan kale tahriibka meeqo lacag igu baxeeso
@fardowsayussuf442
@fardowsayussuf442 Жыл бұрын
Plz noga jawan neqa ku baxeyso
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Sxb wad soo qaadan karta passport somali lkn lacagta kugu bixi karta ma ku sheegi karo weli wax noo xaqiijiyay ma heyno qiimeyaasha
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
@@Maaliabdalla sxb soo xaqiiji
@Adam-nw1vy
@Adam-nw1vy Жыл бұрын
@@Maaliabdalla Sxb passport somali iyo Ethiopian midkee fiican
@malireaction7596
@malireaction7596 11 ай бұрын
Sxb markaan maykanka galayo Ma khasab baa inaan passport somalia wato
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 11 ай бұрын
Maya sxb
@hassanadenkassay1998
@hassanadenkassay1998 Жыл бұрын
M.a sxb baryahan wa lagu wayey sxb mcn problem miya jiro bro
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Maya sxb school iyo shaqo ayan ka dhaman waayay . Jaanis ka igu yaraa lkn hada ayn isku dayi in an kuso laabto
@MotivationRight1
@MotivationRight1 Жыл бұрын
@@Maaliabdalla insha allaah 🥰
@yasminadan1067
@yasminadan1067 Жыл бұрын
Abowe meqa lacag igu filan tahribka Kenya ila mareykan
@maxmudtv5828
@maxmudtv5828 Жыл бұрын
11 kun dollar
@najibsheikh6305
@najibsheikh6305 Жыл бұрын
10 kun $
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
@@najibsheikh6305 ma hubtaana sxb
@sabrinamohamed4303
@sabrinamohamed4303 Жыл бұрын
Qofki hupo ha ila so xrro plz
@MowleitAdkeh
@MowleitAdkeh Жыл бұрын
​@@najibsheikh6305 Ila soo xidhiidh
@suadstyle2141
@suadstyle2141 Жыл бұрын
Wll 5group waqtigii lasugi jiray dowladu mey yareysay kasoohadal
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Ma hubo sxb arinkas weli wax akhbar ah kama helin . Insha alh wan kuso gudbin markan xog ka helo . Mahadsanid
@suadstyle2141
@suadstyle2141 Жыл бұрын
Insha alah wll muhiim baan u ahay ee xogtaas so ogow plz mahadsanid
@ahmettuke8878
@ahmettuke8878 Жыл бұрын
Nicaragua ama panama mala iga qaadaya faro ama coppy passportka
@abdirahmanabdirashid9407
@abdirahmanabdirashid9407 Жыл бұрын
Haa
@calikayh5062
@calikayh5062 Жыл бұрын
Dadka basaporka djibouti wado maxaa xala uu aha sxb
@soumyaabobker
@soumyaabobker Жыл бұрын
Diyaar hadad thy wan is racyna
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
@@soumyaabobker anaa haystee xagee joogtaa adu wllo han is raacneee
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
@@soumyaabobker sumaya
@soumyaabobker
@soumyaabobker Жыл бұрын
@@maxamedcabdi895 Djibouti
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad Sanid
@ikraanali8859
@ikraanali8859 Жыл бұрын
Wll qof garanaya majira wadada la marayo hadu jiro igu soo xir
@user-rp1bl4fj6h
@user-rp1bl4fj6h Жыл бұрын
Wllo aniba qof garanaya la ahay😒
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall Жыл бұрын
Cidii baxaYza group aynu samayzanO ILa So xidhiidha
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Жыл бұрын
War igu so dar groupkas shpow
@quruxdiqarsonayd9286
@quruxdiqarsonayd9286 Жыл бұрын
Diyar ahay igu so dar
@lonelyheart774
@lonelyheart774 Жыл бұрын
War igu soo qabo
@marwayusuf5433
@marwayusuf5433 Жыл бұрын
Diyaar
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@marwayusuf5433 anina igu dara
@najibbashirmohamed9518
@najibbashirmohamed9518 Жыл бұрын
Sxb kwr hadaan soo qaato baspor ethiopia maada ahan soomalida dagta ethiopia
@ibrahimhussein1767
@ibrahimhussein1767 Жыл бұрын
War nio passport ka Ethiopia maheli karaa? Sideena uguugu fudud oo loo heli karaa
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
@@ibrahimhussein1767 waa la iibsadaa sxb way fududahay
@noorahmedhussein6518
@noorahmedhussein6518 Жыл бұрын
Qofki arimaha tahrib taqabo ha isoqabato that's
@mustafnakuja-ln5ow
@mustafnakuja-ln5ow Жыл бұрын
Mahad sanid sxb sare
@yasminadan1067
@yasminadan1067 Жыл бұрын
Abowe mcn inan so tahribo an rabahe number kaga inte kahela plz 🥺 numbarkaga isodir
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 Жыл бұрын
Wadanke jogtana
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
Walalo Instagram igaso qabo insha alh
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@halooyelochannel9798 apowe ani xta ina so tahripo rapa lkin wa cabsanoya somalia jogaa
@maxmudtv5828
@maxmudtv5828 Жыл бұрын
@@nawalppeppe9782 iso qabo ani wllo
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@maxmudtv5828 xage kalaso hadlaa
@maria22-de5df
@maria22-de5df Жыл бұрын
Aniga tahriib rabo waxii rer Nairobi ah oo safarka rabo iso qabta please
@abdallahamza2439
@abdallahamza2439 Жыл бұрын
Ani somalia joga wax baxayo maheysaa abayo xageyna kawda xarirnaa
@aamiin_bulshawi1002
@aamiin_bulshawi1002 Жыл бұрын
Anaa socda ina ader visaha sugaya
@xaawomirefaarax-ni6xy
@xaawomirefaarax-ni6xy Жыл бұрын
​@@aamiin_bulshawi1002 visahee wll aan kusii raaco 😢❤
@steffe9051
@steffe9051 Жыл бұрын
intee lagalasoxirira
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Жыл бұрын
Abyo anga rabo pls wax aqbaar ah isi
@cabdilaahisiciid1304
@cabdilaahisiciid1304 3 ай бұрын
QAXONTIBU U GALOO MARKASU LEYAHAY MA JECLI IAN DHOOFO😂
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 ай бұрын
Waxaase waxay aheyd 20 sano ka hor , wacyiga iyo waayuhu isku mid ma ahan . Sanadba qofka fikirkiisa iyo sida uu aduunka u arko wey kortaa ee meeshii ma taagnaaneyso. Waayo aragnimadu waa Gold.
@sahroruuni7158
@sahroruuni7158 Жыл бұрын
War inte lga tahripa horta waap ku warere
@pasterconzaalo5893
@pasterconzaalo5893 Жыл бұрын
ma tahriibe anagaa soo jabne 😆
@sahroruuni7158
@sahroruuni7158 Жыл бұрын
@@pasterconzaalo5893 haa inte utahripte adi
@xamdashirwac4251
@xamdashirwac4251 Жыл бұрын
@@sahroruuni7158 iiso sheeg mesha laga baxo
@abdifarah2185
@abdifarah2185 Жыл бұрын
Waryaa nin yahow adaaba.dadka tahriibinayee
@user-ri1vm9gi5u
@user-ri1vm9gi5u 8 ай бұрын
Sagalka number ii sharax
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 8 ай бұрын
Wa social security number kaga
@Maxamed-mp8hj
@Maxamed-mp8hj 7 күн бұрын
Qalpi. Majira Qaab looxateeto lootari
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
dadkaad cadowga iyo gaalada ku sheegayso soo kuwa aad dhulkooda usoo rafaaday maaha, oo aad ka sheekaynaysid sidii lagu gali lahaa maaha. jaahilnimada iyo indho adayga soomaali baad u tahay
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
In an uso rafadnay oo an ku dhex nool nahy kuwo badanna ay imanayan oo naga dameeya waa xaqiiqo balse taasi waxba kama badelayso in ay gaalo iyo shisheeye yihin . Jaahilnimo na sxb cilmi aya loo Barta balse Anigu maba awoodin in ah barto nasib Darro . Lkn Waxan is weydiinaya dadka cilmiga leh oo ilahy wax baray waxan aaminsana dad guuleystay oo heer gaaray in ay yihiin ee Uma heysan in ay jiran dad cilmi leh oo comment uso fariisanaya in ay dad ku caayan in ay jiran !! Malaha cilmi la anta ayaba roon hadiba an hadhow dad aflagaadheyntooda meel uso fariisan doono halki an aduunka Tagey wax la qeyb san laha. 🤭🤭🤭🤭
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
@@Maaliabdalla comment-gaba waxa loo sameeyay waa in adoo miiran faallo laga bixiyo. channel baad furatay xog baad rabtaa inaad soo gudbiso, in faallo laga bixiyana waad dhibsanaysaa! american taxpayers in la daawadsiiyo ayaa fiicnaan lahayd qaybta aan kugu haysto adaa ka war bogi lahaaye
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
@@MoKadir96 wanku fahmay sxb . Lkn Aniga dad in an ku Cayo mesha umaso faristo Adigaba ha ahaadee. In ay wax ii sheegto wa wax wanagsan wana kaaga mahadcelinaya sxb. Mida kle . Sxb fasax ayd u heysata in ad muuqaalka dhan qaadato oo ad ku tarjumto af English si ad shakhsi ama dawlad ama hey ad ula wadaagto si cidi an dhibato u geystay ay iguso oogto . Anigaba taageersan midaas wayo xad gudub ku ma fcna . Hal mid ayan ku xasuusin . Hadi ad daawatay muuqaaladeyda inta badan wixi anan resource kooda iyo tixraacooda, ama aqoontooda iyo meel an u saaro heysan wanka gaabsada . Wana u cadeeya daawadayasha in anan arinkas xog iyo tixraac u heyn. Normally topic kasta baaritan dheer oo Malmo qaato aya Iga gala si an u cadeyo xog tas iyo meesha laga heli karo hadhow Hadi wax la iga weydiiyo . Cid an uga cabsanayo na ma lahn Anigu program yada an soo diyaariyo . Wayo qodob kasta iyo topic kasta meesha uu kaso baxay o an kaso xigtay Wuu ii qoran yahy isago links wata google sheet ayu iigu diyaarsan yahay hore ayan uga taxadaray arimahas sxb. Mahadsanid
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
@@Maaliabdalla raali ahow sxb anaa hadalkii meel negative la aaday. howl fiican baad dhalinyarada u haysaa ee laakiin anaa eraygaa 'cadow iyo gaalo' serious u qaatay
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Жыл бұрын
No worries buddy. Wan fahmay sxb . Aniga xita xuman Uma qadan hadal kaga wayo Waxan awoodi karay in an si fudud delete u dhaho kadibna block ka saaro si Adan waxba iguso qorin . Balse hadalkaga Waxan u fahmay wax is fahansiin iyo open debate wanagsan oo constructive ah . I really liked it👍 . Kaliya wan iska kaa cabinayay Ino dooda noo furantahy oo an dagaal jirin . Anyway, I really appreciated you for watching my content and be part of my team. Thanks again buddy .
@aboubakerabdi4928
@aboubakerabdi4928 8 ай бұрын
Hh
@user-bq7nt7tb5j
@user-bq7nt7tb5j 11 ай бұрын
Wllo dhinecee lamaraa tahribka nagu caawi iyo lacaqta wad maxadsnthy
@Waxkabarochannel66
@Waxkabarochannel66 3 ай бұрын
Tahriib maad rabtaa