YURUB GEENYO | JACALKAN KHASAARAHA | BARNAAMIJKA FANKA IYO FAGAARAHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 589,609

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

Ereyada Xuseen Carab
Laxanka Muuse Gaas
Music Ayuub Haaruun
Vocal Rec Shidane
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 350
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Ax qof so maray unba daremi karaya 😭 qofban aminay axdi iyo balan laa galay balse bahal igu noqday dhulkana ila jaaray 3years bay igu qadatay inan ku qanco o kaa hadho Rabiyow 🤲 meshu kaa baxay badaal ka khayr badan ii gaali
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 Жыл бұрын
Aad iyo aad xbbti
@macankishabdi6140
@macankishabdi6140 Жыл бұрын
Jecel qisadisaa qofki somaraa fahmi karo xanunkisaa mise niyaa jaab ahaan wuxu yahy wlshy mcn mrkaa samirkaa hala badiyo qisoyin tariq leh walaso wada maraay runti
@khadarjamac-sn9le
@khadarjamac-sn9le Жыл бұрын
ax waydhacdaa lkn waay adkanysa iinaad aaminto qfkale ax ax ax ax
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe Жыл бұрын
Boqoraddii Codka iyo quruxdaay si wayn baanu kuugu xiisnay! Heesahaagii iyo codkaagii Naxariista lahaanna aad baanu u tabnay runtii. Alle hakaa raali ahaaddee waxaad noo qurxisaa fanka, oo la'aantaa fanku quruxba ma yeesheen. Abaal wayn baanu kuu haynaa Sawtu raxma Yurub maxamed Cabdi geenyooy!
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 Жыл бұрын
03:35 habeen salaasi soo gelayso oo isniin baxayso waxaan dareemayaa murug faro badan waxaan ka gubanayaa qalbiga 😭😭😭ciilkayga inaan qarsado ayaan go‘aan ku gaadhay
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 Жыл бұрын
Wllo ilaahay waxaan kaaga baryayaa Farxad iinshaah
@siaabdirahman2895
@siaabdirahman2895 Жыл бұрын
Heestan iyo waqtigan ku jiro waxaad moodaa in ani laygu talo galay 08/24/2022 Waa kabixi doonaa waqti kasto adag💙🙏
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
"Inteen u dulqaatay qalad qilaafiyo ku jiro muran..." hees dareen leh La'aanta fanka waa madaw genyooy Soo noqosho wacan 🧡🧡🧡
@nishbaby413
@nishbaby413 Жыл бұрын
Sawtul rahma team Yurub genyo 🥰💪💪💔💔💔❌👎 best fanaanad ever always singing the truth 🙏😘♥️
@najaxaxmed7511
@najaxaxmed7511 Жыл бұрын
Xaqiiq Waa Ereyo iyo Cod isku Dhafan❤️🙏 Inta Aragaty Qoraalakyga Wad mahadsan tihidiin like 👍 Ha dhafin 👍🙏
@hassanozofficial1589
@hassanozofficial1589 Жыл бұрын
Nabiga halagu saliyo ♥️
@macankishabdi6140
@macankishabdi6140 Жыл бұрын
Scw scw scw
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 Жыл бұрын
Ax ax 💔 Intaan udulqatey qalad 💔😭 Qilaaf io muran ku jirey 💔 Ciilkeyga ano qarsada 💔😢 Maxan qosol radin jirey 💔😢 Wa erayo itaabtey runti mu cashaq hadaa nahay Allha ino dhayo qalbiyada quruxda badan an leenahay Allhayow ina sii wax ina dhayaa 💔😢 Naftaa quus u diida 😭😭💔
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
😰Hadaan been quudi jiray qaraar waxa aan ku gaaray🤕 Intaan qorshe kale sameesto 🚶‍♀️ inaan qancoo ka Haro 😭 Jaceylkan qasaaraha 💔 Maxaan u samraaye qaxar 😪 qasiyo buuq aan dhamaan 🥺 qamuumyo anigu ku nool 😣 maxaan nafta quus udiiday😔💉 Wuxuu iquuray ceeb ruxaan qimeyn jiray😢 Xiskeyga anoo ku qoray qiyaastii uu idhibay 🤦‍♀️💔🥺🫀😭😭😭😭😭😭😭😭 15/8/2022 maalin madow ayee itahay 🖤🖤🖤🖤🖤🖤💔💔💔💔💔💔💔💔 Heestaan hadee ka ilmeysiisay isoo ducee in niyadeyda nadiif noqoto 🥺🙏
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
WLHI kula mid baan nahay ilahey qalbiga hanoo qaboojiyo
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 Жыл бұрын
Jacayl kan khasaraha ❤😪😪😪
@Hanbiirsha
@Hanbiirsha Жыл бұрын
Im enough mature to cry for jcyl 😂😂 only what i know is my dantayda! Kaan i rabin ma rabo that’s simple
@fartunmohamud9179
@fartunmohamud9179 Жыл бұрын
Waa laga baxa xiliyada adag waxana laga bartaa casharka nolosha
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 Жыл бұрын
Ahay ah sowtu raxma
@samiirahassan3406
@samiirahassan3406 Жыл бұрын
Muxu iquudhay ceeb ruuxan qimayn jiray 💔💔😭😭 ilin idhahyga way ka dhamaty Yaa rabbi qofkasto Jacayl lagu cilay qalbigisa udhay 💔🥺😭 8/novmber/2022
@hamunmuhani8538
@hamunmuhani8538 Жыл бұрын
Huuhgl
@AbukarDeerow
@AbukarDeerow Жыл бұрын
Xusuuso badan bay heestaan dib usoo celisey Runtii 💔💔💔💔💔🥲🥲🥲
@robkacade156
@robkacade156 Жыл бұрын
Mnshaalah Boqorada Coodka yurub Genyoo madaxa iisarantaxay huno qalii💖💖💖💖💖✅
@sumayaahmed4629
@sumayaahmed4629 Жыл бұрын
Muxuu dhaawacay qalbiga qof aan wehel moodi jirey waa aroos mnta oo wuu faraxsanyahay 😭😭😭
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Sawtu raxma yurub geenyo soo noqosho wacan waalagu tabay runtii heestan waa mid aad u macaan
@Abdinasir632
@Abdinasir632 Жыл бұрын
Mss Yurub geenyo Hooyadii Codka Fanka 5 somaliyed🔐❤️‍🩹Jacaylkan qasaarahaa💯
@ayanmed3393
@ayanmed3393 Жыл бұрын
Mss yurub geenyo Codka macan fanka 😘❤❤💯
@yaasmiinrashiid1749
@yaasmiinrashiid1749 Жыл бұрын
True love story always yurub geenyo waa boqorada jacaylka sorry you Will get your dreams come true one day supercabdifitaaxyare
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 Жыл бұрын
Waxaad mooda heestan inay ani iga hadlayso si aan qof aan jeclaa aan go’aan uga gaaray naftayda oo go’aankaas raali ka ahayn ayaan ku khasbay oo ku dirqiyay alhamdulilaah hada soo kabashan ku jiraa mar walba waxaan idinku dhiirigalinayaa inaysan naftiinu idinka adkaan oo wax sharftiina iyo qofnimadiina dhaawacaya aysan idin ku dirqin 😭😭💔💔😭
@nasradeeqa6044
@nasradeeqa6044 Жыл бұрын
waa talo wlltinimo hppty thanks
@najiibcabdi9566
@najiibcabdi9566 Жыл бұрын
Codkagi naxarista nada kuladayna aan tuxiisney hawraar media wad mahadsanthy madame yurub boqorada codka nokentey iyado hesaysa bila music iyo muqalkeda an uxiisney
@maxamudaadanbulbul3763
@maxamudaadanbulbul3763 Жыл бұрын
Maxay dhaawaceen qalbiga Qudhayduna ay rabtoo Iyagu iiqabeen nacayb Maxay iiquudheen ceeb Xiskayga anoo ku qoray Qiyaas li,I maxay qalbigayga Dhibeen Ax ax xanuun badanaa Allaw laba qasaaree Qalbiga iiga maydh Aamiin aamiin aamiin
@Doosodiamond.
@Doosodiamond. Жыл бұрын
Wuxuu dhaawacay qalbiga qofaan wehel moodi jiray 🥹💔
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Жыл бұрын
Boqorada codka shanta somaliyed big respect ✊ geenyo ❤️
@ayaanhassan8784
@ayaanhassan8784 Жыл бұрын
Intan udul qatay khalad tolow heesta mana lay qaday😭😭
@abdiazizali5681
@abdiazizali5681 Жыл бұрын
2021 ilaa 2022 waxay sanadka ugu dhibaatada badnaa noloshayda ilaa qalbiga lama xukumo jaceylkasta wuxuu leeyahay xaasid nafteyda waxaan gaadhey heer aan is dhahay sun cab ama is deldel wlhy hada recovery ayaan dareemayaa alxm talo waxaan siinlahaa qofkasta oo waxjecel qorshahaaga kudarso qofkan inaad waayi doontid 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 Жыл бұрын
Wllo caqligu hadu garto intaa qalbiga sideen ugu sheega😥😥🥺
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 Жыл бұрын
Wuxu cod macaanaa ax yaa sawtu raxma❤❤
@nadarofficialchannel3295
@nadarofficialchannel3295 Жыл бұрын
Dammmm heestaan waa qisadayda oo dhan wlhi 💔🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Caleek Caleek Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ ♥ 😍 ✨ 💖
@Team27640
@Team27640 Жыл бұрын
Heestan waxay sitoosa utaabanaysaa noloshayda yaa rabbi adaa qaadiree qalbiga ii qabooji go aan aan kumeel maro usii💔😩😭
@fannywlhimohamed1290
@fannywlhimohamed1290 19 күн бұрын
Heestani dareenkaygay tur jumeysaa😢😢
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 Жыл бұрын
Boqorada codka Fanha somaliyada ee wakhtigan jira Yurub maxamad cabdi hilada sanadku waa 27/8/2022 AUGUST ❤
@nastehodhabuuke851
@nastehodhabuuke851 Жыл бұрын
Yurba geenyo cadi ma ahna heesaheda dhana aad ayan u jeclhy 🥰🥰🥰
@shariifcabdulqaadir4608
@shariifcabdulqaadir4608 Жыл бұрын
Waligaa jiir oo joog sister keep going wll mcn no so laabo plz plz😥😥😥😪😪😪
@nasteexomaxamed8278
@nasteexomaxamed8278 Жыл бұрын
Yaabaye aniguye ma aduunkiiba dacadi ka dhamatay mar wlbO an arko hees calaacal ah wxaan akhriya comments sorry 😢 wxn La Kulmaa qoral naxdin Le xta aniga I dhoho so qor marka isdhoho fikirkaga mise boqol qof iga hor qorey alle aya qalbiga no qaboojin kara wllhi 🥺🥺 qof bini aadana wxba layskuma xiro 😊
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Aniga xataa waan yaabanahay dadkii oodha waab bukaan dhamaantooda 😂😂
@Kaabanuuramohmed
@Kaabanuuramohmed Жыл бұрын
Isku mid bynu nahy wlhi🥺😓
@shiwiitiiali2492
@shiwiitiiali2492 Жыл бұрын
Aaad iyo aaad xbbb inasteexo waan kula qabaa lakin xaalada sidaasi mar uunbaa go aan laga gaadha waaayo waala kufaaa waana la kacaaaa hais dhiibin waligaaaa
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 Жыл бұрын
Woww Sawt Rahma🔥🔥
@Soomaali53
@Soomaali53 Жыл бұрын
Waaw hees wey dhaaftey runtii 😭😭😭😭
@hilaalalihussein9994
@hilaalalihussein9994 Жыл бұрын
Inta qof ee qoralka so qoraya ee qalbi jabka daremaya waaa dumar alle samirka haydin badiyo
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
"Maxaan qosol raadin jiray!" Kaliyoow
@axmedcade7778
@axmedcade7778 Жыл бұрын
Sawtu raxma codka100/100 Style100/100 Hesta 100/100
@omermige3182
@omermige3182 Жыл бұрын
the only queen of somali female singer madam yurub really I am appreciate you
@truthway971
@truthway971 Жыл бұрын
oh my god this is a best song
@fatimaosman4984
@fatimaosman4984 Жыл бұрын
Walhi heestaan one million aye u qaaldan taa jah 🥺🥺😭
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 Жыл бұрын
Ax😪 sawru raxma wllhi ❤🗣💯
@RamlaahmedMohamed
@RamlaahmedMohamed 3 ай бұрын
Qisadan anigay jast now ihaysata ina aderkay aan jeclaa baa ikhiyaamay💔💔💔💔💔💔💔
@osmanmahmud230
@osmanmahmud230 Жыл бұрын
Hesta hesaha talow ma ana la'igutalagly Qarar waxan ku garay inan qorshekale sameysto oo kaharo! Well said
@user-lc1wk7rp4r
@user-lc1wk7rp4r 21 күн бұрын
11:11pm 15/7/20/24 Heestan si gaar ah ayay qalbiGa itaabaty Cawa aya igu horysa 😢
@hanikhadar7600
@hanikhadar7600 Жыл бұрын
24AOUGT sacada 9:50 subaxnimo jawigu yahay mid roooban qabigaygana boqolalaal su aalod ka guxayan ayan hestana dhagaysanyey wxabad mooda inay iga hadlayso aniga wx xidhiidh naga dhexeyey wiil adban ujeclaaday marku arkay inan jeclaaday ayuba isga dhan is bedelay o laso baxay dabeecado anan waligay ku arag fariin kasta on diro wu arkaaa wuna dhaaafa xnunka ihaya way yarty inta dareemaysa intan qorshe kleh samaysto inan qanco o o ka hdho 😒😪😪😭jacaylkan qasaaraha ah wa hubaal malin wad ii silci doona wxwlba on daremayo wad dareemi doonta lkn wa Mar an ku nacay on nolol kleh samaystay wa Mar an noloshayda hore u watay wa Mar anan xata magacaga xasuusan doonin malintasan sugaya ina batunow frxf kunolow runti dhemantaaas faraha weykasi baxaysaa wxna jira kumanan naakude o shabagyadooda I wadhan yahin o Mar un sugaya in Malaygaas dahabka inu shabagoda so galo sugaya khyrban inkaga tagy
@umusukayna1664
@umusukayna1664 Жыл бұрын
Ka Samir qaali jacaylna ma jiree wlhy waa dhawac soconaye
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 Жыл бұрын
Iska ilow kaas abaayo
@amalkhadarhasan2711
@amalkhadarhasan2711 Жыл бұрын
Qaali jaceyl ma jiree iska Samir wllhi
@user-xf3wm1jj5t
@user-xf3wm1jj5t Жыл бұрын
Qlbigaga samirsii wll
@sacdiyoahmed2737
@sacdiyoahmed2737 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto janadii fardowsa allaha kawaraabiyo samir iyo iimaan allaha kasiìyo ehelka uuk
@abdinasirindho1688
@abdinasirindho1688 Жыл бұрын
Khasare hanti wad kaso kaban doonta lkn khasare qalbi wad goconysaa weligaa qofaad jeclyd oo hadana aan kuso jedin adiga qofad jecshy ood nafta dul-dhigtay hadan ku necep Tan iyo 2015ki gabdhan jeclaaa weli wan jeclahy welina hamuun ayan u qabaa 🥹🥹 lknse iydu wxz ma darensana si kasta oon nolshyda is badal ugu yimaaado wa qofki ila socta iydu kamana qanco kmana daaalo lknse waxan quuta oon qalbiga ilmada kaga tiraaa xususaheda iyo qoslkedii sharfta badnaaa 🥺😭 dabcan wan daaalay lknse wxa i riixayah awood iga tan badan weli lama guursan ana dusha ayan ka dawdaaa malin kasta anoo ugu taga goobteda shaqda 😭 Xtah hdynaan is cilfan ood nin kale marwdisa noqoto wnku jeclahy 💔 Jacylkagana weligay kuma tilmaami doono mid khasaare ah 🥹
@hamdaabdirahman5900
@hamdaabdirahman5900 Жыл бұрын
So sad 😞 walahi jcylku wa xanuun aan dawadisa la hayn
@deeqajaamac4520
@deeqajaamac4520 Жыл бұрын
Sorry wll Alle qalbigeda hakusohediyo Alle hakag dhigo marwadaada
@abukarwarsamemahamed6248
@abukarwarsamemahamed6248 Жыл бұрын
U sheeG
@maxamedcabdi7697
@maxamedcabdi7697 Жыл бұрын
Ax wllo wlhi waan ilmeeyaya alle qalbigeeda adiga mooye dadka kale haka saaro waa 2,07 habeenimo waan kuu ducaynayaa wllo
@marwomaxamed9588
@marwomaxamed9588 Жыл бұрын
Ala hakuu soo sahlo abowe😐🤨
@engapdirahimmaxamed3338
@engapdirahimmaxamed3338 Жыл бұрын
Heestan Waxan Moodayaba in aniga laygu tala galayba Jacalku waa ku samir anba ka samir Noloshana wax ugu wacan Wax laga samro sababto ah sharaftada wax yelo ma so Gadhayso Jacalku ha guulaysto Inti is jecelba 💔🙁
@maryanaxmed9494
@maryanaxmed9494 Жыл бұрын
Walhi qof aan jecla ba sharaftayda iyo ixtiraamka ehelkayga uga tanaasulay Waxn ahaa qof waxbanysay xiligaa guur ciyaaledn diyaar uma ahyn Wax walba in lagu dag dago ma fiicna Walhi Markasta waxn u mahad celiya ilahy
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 Жыл бұрын
Waaruntaa walhi wall aniba saas okele lkn saan uga samro ayaan grn la ahy
@somalidirir268
@somalidirir268 Жыл бұрын
amiin amiin
@fifiabdi9702
@fifiabdi9702 Жыл бұрын
Ma chanteuse prèfere long vie inchallah
@ifraxmaxamuud2492
@ifraxmaxamuud2492 Жыл бұрын
Fanaanada Caanka Ah Sowtu Raxma Yurub Mohamed Geenyo
@Halbeeg
@Halbeeg Жыл бұрын
Hawraar nice
@msssmile650
@msssmile650 Жыл бұрын
Muxuu dhaacawey qalbiga Qof aan wehel moodi jirey😢💔🥺
@nasricumar5979
@nasricumar5979 Жыл бұрын
Yurub geenyo jacaylkiyo qofa imiis
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 Жыл бұрын
Wlhi heestan anay iga hadlaysaa qisadan igu dhacday inan kaharo qorshaystey hadana wan amini la.ahy inay wax walbo saan noqdeen jacaylkii 2years socdeyna qasaare igu noqdey wax badan Rafaad iyo xanun usoo maray hadana ruuxii ruux iiqalma iima noqon Samir door bidey hada 💔💔🥹😭💔💔💔💔💔😭
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 Жыл бұрын
Same😑before 2 year🤒
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 Жыл бұрын
muxu dhawacay qalbiga qof an wehel moodi jiray😢😭😭😭
@aaminamuuse3646
@aaminamuuse3646 Жыл бұрын
Muxuu dhaawacay qalbiga qofaan ahel moodi jiray Ax xanuun badanaa Manaan lay qorin jacayl daacada Allaw igu arsaaq sawj baariya Qalbigana ii qabooji
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 Жыл бұрын
Aamiin
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
Amin yarabi 🤲🤲🤲
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 Жыл бұрын
Wow it’s amazing song ❤️ khasaaraha🙏yurub aad baan kuu taageysan walaal 👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏👋👋👋👋👋👑👑👑👑👑👑👑
@cilmicabdi6211
@cilmicabdi6211 Жыл бұрын
9000
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 Жыл бұрын
Heeztan waa izka dhagyzan jiray plze had ayaan xaaldeed ku jiraaa rabow adaa og zidii roon eee wng ayaan ku waydiizanyaa😥🤲
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 Жыл бұрын
Ane iga hadleysa maxa yelay 2years qof balan iyo jcl igala dhaxeyay ayaa axdigi iiga baxay si uu iskukey nacsiyo aflagaado ayuu 24saac igu qalbi dili jiray inaan kamaarmin marku arkay ane waan iska aamusay isaga block ayuu isaaray isago cey iyo erayo an ii wanagsanen idhahy dhibto ibaday ma ilaabi dooni aduun iyo aakhiiro😭💔😭😭
@umulkhayrali7470
@umulkhayrali7470 Жыл бұрын
😢
@umuashraf7911
@umuashraf7911 Жыл бұрын
Abyo aad ayn oga xumahy wlhi aniga adiga xariir ayed kahadleysaa wlhi aniga nin iqabo ayaa.dhibkas igu hayo alla og rerkenana mu shegan Darufo jiro awged marka samir samra sad helaa
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 Жыл бұрын
qli dhibta wankula dareemi taso kale wayso marty
@ayaanyusuf1921
@ayaanyusuf1921 Жыл бұрын
Dhemanay wadka gudbe waxaas Insha alh sharftadaa bahdil haw ogolan welga dhexda xidho marka darento inuu iska marmarsinayo. Wa xanuun wlhi lkn ilahy talada saro Laba rakco tuko
@hanibashiir487
@hanibashiir487 Жыл бұрын
@@umuashraf7911 abyo hadalkada mel u itabdey ilhy qalbigisa ha ku so jeydiyo xajigaga insha Allah samirka rerkada wad ku libane insha Allah hoyo walba samir ayey ilmaheyda ku korsada nin gacal ma ahan gacal hela
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
Aniga miyay iga hadaleysa alla xanuunkayga taabaneysaa allow waada aeooda iva saar qalbi jabka
@FaysalAxmed-lp5ko
@FaysalAxmed-lp5ko 2 ай бұрын
HABEEN AY SOO GALAYSAY isnin 21april4/2024 Anoon garan hayn wax laygu maagay ayaa qalad layga galay Intaa wixii kadanbeeyayna xataa anigii qaladka layga galay si layga tago danbi oo dhan dusha layga saaray Hada oo aan qoraalka qorayana Waa 9may/6/2024 Qalbiga xanuunkan kadareemi ilahay unbaa og lkn Qoraalkan waxaan uqorayaa In maanta maalin aan ahayn aan xuusus ka dhigto
@Ina_mohamet152
@Ina_mohamet152 4 ай бұрын
Hestan ano cadi ah dhagaysan jiray isma dhihin ado xalada hestu kahdlayso kusugan bd dhagysan ilahow qalpiga ii Qabooji 😭
@abdinajibawes115
@abdinajibawes115 Жыл бұрын
I love you 💖💖💖💖 genyo keep going my sister
@amalabdi7997
@amalabdi7997 Жыл бұрын
Ax😭 jaceyl Waa Cudur
@user-em2ix5pb5r
@user-em2ix5pb5r 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢way Hadal daysay heestan Muuxuu ii quudhay ceeb ruuuxan qiimayn jiroo xiskayga anoo ku qoray 27/2024😢😢😢😢😢😢😢khaalid kuma ilaawi Dooono ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@azmarabdilahi7765
@azmarabdilahi7765 Жыл бұрын
Boqoradii codka yurub go back miyaa lagaama hayn 23 /8/022hben arbaca
@deeqsandagan171
@deeqsandagan171 8 ай бұрын
😭😭💔20/11/2023 Cawo waa habenki layfure waliba qofkan adunka ujcla sifudud iifuran waliba anigo ubahan lajogisa sas aytahy asago I xumaynyo ana wali waan jcllhy 😭😭😭😭😭💔
@apdiaziiz3623
@apdiaziiz3623 Жыл бұрын
Muxu dhawacay qalbiga qof aan wehel moodi jiray 🥲🥲
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Waah waah yurub
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 Жыл бұрын
YURUB IYI HODAN IYO PRINCESS ISTAAHIL IYO FALIS CABDI WA FANAANIINTA AAN HEESAHOODA MAR WALBA AAN JECLAHAY DHAGAYSIGOODA KAMANA XIISO GO,O ❤ ❤ ❤ ❤ YURUB MARKA LAGA TAGO HEESAHEEDA LAXANKA IYO 🎶🎵 MUSIC GA SAARAN ERAYADA LO DHIIBO WAXAY KU MACAANAYSIISA TOON ILAAHAY HAYBAD U SIIYAY AAD U MAXAAN ISKA DA WAX KALEE XITAA MUSIC KIISTAHA HEESTA U TUMAYA AYAA SIDA U UGU RAAXAYSANAYI MAR KALIYA BAXAYA DHA DHANSI U HEESTA MACAAN SANAYI ABSOLUTELY YURUB WE LOVE❤ YOU HADAANU NAHAY UMADA AAD KA DHALATAY E SOMALI WAYN ❤❤❤
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
Waa wixii igu dhacay 10sano ka hor aax ciilbadanaa
@farhia4036
@farhia4036 Жыл бұрын
Geenyo macalimada jecelka maxaay runta ka heestay🤩
@sacdiyaomar6950
@sacdiyaomar6950 Жыл бұрын
Muxuu dhaawacay qalbiga qofaan wehel moodi jirey 26/12/2022😢😢
@maaximuye2552
@maaximuye2552 Жыл бұрын
Ciyal xamar yurub ayan jac ku ahay
@queenishwaaq4188
@queenishwaaq4188 Жыл бұрын
Ciilkeyga anoo qarsada maxan qosol raAdin jirey🥺💔😰
@sucaadcannel3688
@sucaadcannel3688 Жыл бұрын
Hadaan been quudan jirey Qaraar waxan ku gaadhay Intaan qorshe kale samaysto Inaan qanco oo ka hadho Jacaylkan qasaaraha
@NaasirNuux
@NaasirNuux 10 ай бұрын
Nintay qilaaf ku jiray maxuu dhaawac qof aan wehel moodijir inta aan qor she kala
@badrauk6940
@badrauk6940 Жыл бұрын
Yurub geenyo hooyada jacaylka😰💔
@maaximuye2552
@maaximuye2552 Жыл бұрын
Yurub geenyo xasanad qalbi dacad iga ah,
@abdullhassan1290
@abdullhassan1290 Жыл бұрын
Adigoo jecel ka maaran🌚🌚 Kama shaleenayo waqtiga kula soo qaatay. Snk💔💔
@zagalinashamak9579
@zagalinashamak9579 Жыл бұрын
CilkaYga anoo qarsada mxaan qosol.radin jiraY😭😭💔💔😭
@najiibcabdi9566
@najiibcabdi9566 Жыл бұрын
Yaa bilaa music codkisa kukalson faniinta somaliyed wey yaryihiin waa ikow
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
Fiska iyo yuruba wa dadka la odhan karo fanki horey kaso hadheen
@najiibcabdi9566
@najiibcabdi9566 Жыл бұрын
@@jarrohusen2331 waa run first waa yurub geenyo second farxiyo fiska
@asmaabdi3647
@asmaabdi3647 Жыл бұрын
Sawtu raxma ❣️
@Queentasha27
@Queentasha27 Жыл бұрын
It’s tough song I feel the pain I going through xaaaaax
@caaisha71
@caaisha71 Жыл бұрын
Waxani cod maahe yurubey wad na walaysaa m.a boqorada codkaay
@myway3801
@myway3801 Жыл бұрын
My queen naga badal calcalka
@madinabourhan1875
@madinabourhan1875 Жыл бұрын
Machallah tre belle chanson
@axmadjamac8966
@axmadjamac8966 Жыл бұрын
Walaahi slan baan ugu jaclahay aduunka dad aan xaasid ahayn lala noolan Karo dimquradiyad iyo diin ku dhaqma yaqaan bisnis oo aan lagu dhex gajoon oo is gacan qabta dad sharciga shacabkooda dad aan argaxiso wax qarxisa joogin amaankoda suga dad ilbax ah oo joogi jireen boqortoyada yurub oo 1960 la midobay gobolada koonfur muqdisho 1991 dowlada slan ku dhawaqay dimquradiyad qof iyo cod madaxwayne ku doortay waxan la yaabay madaxwaynaha soomali hadal oo la yari maraykanka slan waxba siin Mayo jirde xuseen baa soomali ugu lacag badnaa slan buuna ahaa markana dahab shiil ana fr dahab shiil caalamka intee qof baa iga lacag badan ana choria piradania seneter congeres America Canada seneter comments seneter comander sikurit internachnal pilgr assamly cuonsul secteter Kim for egn kindom secreter rachia secreter china secreter charmal secteter America secreter Kim lll charles company LTD porejec humanrich world u sheega siyaad bare baa slan qabsan waayay amison baa ku ilaalisa slan force hadii laysu kiin daayo labs malmod bay ku qabsan soomali loo soomali halqof oo slan baa la adag history tru
@khaliifismail3978
@khaliifismail3978 Жыл бұрын
Heesihii lagu aqaanay mudo laga sugayay wakuwan
@ilhaankhaliifnuur6776
@ilhaankhaliifnuur6776 Жыл бұрын
First coment
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
😭💔ciilkayga anoo qarsada
@hassanihaashow4997
@hassanihaashow4997 Жыл бұрын
Cajiiip💔
@youtubertinishow3243
@youtubertinishow3243 Жыл бұрын
Sax 😢😢😢😢zxp qali
@virginiaharvey
@virginiaharvey Жыл бұрын
Lovely tracke
@duniyoabdikarem1733
@duniyoabdikarem1733 Жыл бұрын
Yurub genyo hees walibo eyqaday waxad moda qisadeda aniga inlagesameye
@sayidhandulle2065
@sayidhandulle2065 Жыл бұрын
Horta heesaheeda oo dhan laxanka ma hal nin baa uwada saara
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
Wayo Miyay isku eekaden wll
@ayaangeedi1743
@ayaangeedi1743 Жыл бұрын
in ay qisayasayda laga sameyay baan moodayaa🥺😢😥ax
@namiishabdirizak3436
@namiishabdirizak3436 Жыл бұрын
Heestan anigee iga hadlesa eryadeda aad be isamesah😭😭😭💔💔
@abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893
@abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893 Жыл бұрын
markay qof dareen ka wayday maxay qiirada baafisay hanaan qalbigu talamay maxay baryo qanac diiday maxay qushuuc heestay wakhtiyo ku qadhaadhaa maxay qardoofe doontay ruuxaan u qalmin jacayl qawl kalgacayl qadin caashaqa jacayl kugu qiimeeyey xormo qosol qariyad dumar qayb kuu siiye ubax cas qurux geenyo yurub quman quman yurub qariyad jacayl maxay dhistay qoysiyo hoyga qormaha raas muxibada markay la kulantay qasiyo qaraasihii jacaylka maxay u diiday qoomamo inay ka quusto samirto naftii ay u qirtay jacaylka. ☆☆☆☆☆Wabilaahi Watawfiiq☆☆☆☆
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 380 М.
YURUB GEENYO GOBONIMO NEW OFFICIAL VIDEO 2020
5:24
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 757 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 876 М.
YURUB GEENYO KAA TIRAY QALBIGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:52
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 581 М.
YURUB GEENYO | ANA LAANTA UBAXA ADAA KUU LULAYAA
5:40
MOHAMED ABDI SHIRE
Рет қаралды 892 М.
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 181 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 919 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 736 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 68 М.