TIJAABI JACEYLKAAGA || QALBI JAB AYUU LA IL MEEYEY 😱

  Рет қаралды 108,729

Lil Basto

Lil Basto

Күн бұрын

Пікірлер: 331
@emem3711
@emem3711 Жыл бұрын
Qofkasta qalbigiisa bini aadam wada siiyay jil jileec io murug udaa💔💝 qof kastaa rabi swt qalbigiisa wada siiyayna farxad io kalsooni buuxda udaa ❤❤❤
@abdikafihassan7554
@abdikafihassan7554 Жыл бұрын
Kani reer mudug mahan
@hamdi1277
@hamdi1277 Жыл бұрын
😭😭🥱😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@Ayanahmed48601
@Ayanahmed48601 Жыл бұрын
Habar school ugo soo baxey🤣🤣💔
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Wll wxab ha niyad jabin wad helin qoftii allah ku qoray samir yelo 😢🙏
@ayaancadey1660
@ayaancadey1660 Жыл бұрын
Alaa miyeyna alaha kabaqeynin maxey uqayaantay wiilka qalbiga bey kajabisay runtii sorry walal mid kafiican baad heleysaa ha Wal walin walal saliga nabigeyna badi scw waad qeyri insha alah
@fadimocabdisalaan5126
@fadimocabdisalaan5126 Жыл бұрын
khiyaano ma fiiicno😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry abowe
@Aabdullahi.
@Aabdullahi. Жыл бұрын
WILKA XAL HESS MARKI KUTURTI KULAHA ILLAHAY DUCADEYDA DUCAAUU MUSTAJIBA KADIGA 😂😂
@issacksheikh7171
@issacksheikh7171 Жыл бұрын
Walalkaan gabadhi majeclo waayao Maha baareen haduu jeclaab lahaa ee walal jilitaanka iskadaa dalan jeceel I love you biriyahaan fadlan jecel aan lakufsanin markii dambe
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Subxaan Allaah😭
@aminaahmed429
@aminaahmed429 Жыл бұрын
Sorry wll ilhye qalbiga ha kudajiyo lkn waxba ha habaarin is kacafi 😢😢😢😢
@kaaho_haji5712
@kaaho_haji5712 Жыл бұрын
Bisinka Habaar marna ma fiicna...Cafiska ayaa ka fiican.. (Jabkaasta waxbaa laga bartaa) ...to forgive is better..
@salamdem2602
@salamdem2602 Жыл бұрын
wiillka ha lai raadiyo anaa kolkolsanayee😢❤️
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 8 ай бұрын
Waa ikanaa ❤❤❤
@ahmedelmi
@ahmedelmi Жыл бұрын
Kal Iyo laab Ayuu u ooyay Maskin 😢
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 Жыл бұрын
Im very sorry don't worry inshallah you will be happy one day
@HaykalHitler
@HaykalHitler Жыл бұрын
Alxm mantaa quruxay
@fatumamohamed1025
@fatumamohamed1025 Жыл бұрын
Lkn nin raga inuu habartamo ma ficno
@ifrahsiyad9576
@ifrahsiyad9576 Жыл бұрын
Subaxan allah habarka kada wll wa gabdha walshyo kale du ka khyr badan ilahy waydiso
@abdirashidlaadirka
@abdirashidlaadirka Жыл бұрын
Very sad sorry wllkey mcn qalbiga allaha ku qabojiyo 😭💔
@fatxiabdinasir4780
@fatxiabdinasir4780 Жыл бұрын
Alla ibni aadamka waa daciif raali noqo mid qeyr qabta allah kuu sahlo 💋😘
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 Жыл бұрын
Sorry xapipy kulhaa🤣🤣inda atkaa😂😂😂
@anisamaxamed6714
@anisamaxamed6714 Жыл бұрын
wlhi qalbi jab weyn ilhy qalbiga haku qabojiyo horey usoco marna haniyad jabin pro
@madinamohamed4901
@madinamohamed4901 Жыл бұрын
Sorry walhi walailmeyey 😥😥🥺😭
@mounitaelmiali9628
@mounitaelmiali9628 Жыл бұрын
Sorry bro but never give up
@idbacziizac3203
@idbacziizac3203 6 ай бұрын
Sarry zxp wxaan waa cadi waye zxp horey u soco 😢
@Birimo12
@Birimo12 Жыл бұрын
😭😭😭😭 waan ka xumahay walalo
@fardowsolaki6518
@fardowsolaki6518 Жыл бұрын
Supxanalah 😭😭🤣🤣
@saduushsamanbadanofficial7906
@saduushsamanbadanofficial7906 6 ай бұрын
Magaceyga ii daa wll😂😂🎉
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Sorry qalbiga allha kuuqaboojiyo😭
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
Amiin
@najaxaden4799
@najaxaden4799 Жыл бұрын
Subaxan Allah qofku doqon sana
@taatiko4848
@taatiko4848 Жыл бұрын
Boqotoyo batahay zxb horay usoco haniyad jabin
@feysalxasan9260
@feysalxasan9260 Жыл бұрын
Wan ku salamey wll wlhi waa xanuun maskiin illahow qalbigii u qaboji wuu aminey maxey san uga dhey wll hore usoc waxan wey dhacda gabdhii nin maqan ayey ku washen xabiibi ku tey qumayo wll adkeeyso habarka ma fcno wad hele mid ku buuxisa eena ad ku jeclto 😥
@Mohamoud_Salah
@Mohamoud_Salah Жыл бұрын
Liil baasto Faysal Ali Waraabe baad isu cod egtihiin😂😂😂
@mushtaqabdi9177
@mushtaqabdi9177 Жыл бұрын
Subxana allah war habarku ma ficna ee rabi usami yuu kugu solaban habarka
@sulaymaanaadansulaymaan9273
@sulaymaanaadansulaymaan9273 Жыл бұрын
balo😅
@ramatgan1
@ramatgan1 Жыл бұрын
Nimankan waayadan dambe waxay noqdeen sidii dhallaan waaweyn oo kale. Oohinta qashinka sida jacaylka.
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri Жыл бұрын
Hhhhhhhh ani xalay jacel iskaga shakiyey lkn gaas oo ugu noqoyey
@zeymal5140
@zeymal5140 Жыл бұрын
Jclka wxa daremi kra qufka somari ley ❤️
@mohamedmahbub2162
@mohamedmahbub2162 Жыл бұрын
Im soory sxp waxba haniyad jabin . waxan wa adun . wana imtixan . allah mid kafican hagubadalo. Lkn habarka kadaa . wayo habarka maficno.
@HabonAhmed-gi6kz
@HabonAhmed-gi6kz 8 ай бұрын
Walaal waxan raba ina itijabisi jacelgeka wll lil basto.
@ayaanmohamed5917
@ayaanmohamed5917 Жыл бұрын
Wan ilmeyay walahi axx Ilhay mudka qerbadan hakusahlo
@nacnaciinalove3791
@nacnaciinalove3791 Жыл бұрын
💖💖waankaxumahay
@maxamedkhaliif8112
@maxamedkhaliif8112 Жыл бұрын
Wllky allh qof wagsan hakugu badalo
@fahmagaal2588
@fahmagaal2588 Жыл бұрын
Salad casir malagarine🤣🤣🤣
@miskiyameni1182
@miskiyameni1182 Жыл бұрын
Ilaahay palaayo ha u keeno naag maha
@SagalnaMohamed8
@SagalnaMohamed8 Жыл бұрын
Subaxanllah 😢😅
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 Жыл бұрын
Xasusuhu wa cadabdhe😭
@sapiriinafgffjfjdhddkbf6rf817
@sapiriinafgffjfjdhddkbf6rf817 Жыл бұрын
Bisinka wll inad haparto may ahayn wayo qofka khiyanolaha ah sidisapa Mel wngzn ma garo kolay walaga jara
@aaminomaxamed7423
@aaminomaxamed7423 Жыл бұрын
Subaxalaah
@mahirfootballofficial4316
@mahirfootballofficial4316 Жыл бұрын
amin 😢
@hassanturki7784
@hassanturki7784 Жыл бұрын
From TikTok video
@farhiyaibrahim4592
@farhiyaibrahim4592 Жыл бұрын
Sorry apwe calisho aya ihurtaay haqiqdii 😭illhey qalbuga hkuu qabojiyo 🤲😭😭
@suudomuxudiin919
@suudomuxudiin919 Жыл бұрын
.subxana laah wilka maxow usabriwayay alle inuugu bedelo waxka qerbadanba lgayaba gebedha waba habraye wll qalbga allaha kuqabojiyo
@amiiraahmed944
@amiiraahmed944 Жыл бұрын
Calama ku gu dhacday aamiiiin yaa rabi sixunbay u gashay
@salaadomacalin9628
@salaadomacalin9628 Жыл бұрын
Sorry ebowe 😭💔
@Khadarcade11
@Khadarcade11 Жыл бұрын
Wxn qiyaliga aa iga badiyay😂😂
@apdisalanfarax1319
@apdisalanfarax1319 Жыл бұрын
Liil baasto m waxa iga dhadhicin rabta qofsomaliya aya sidan jacayl ugu oyaya lilbasto filinka naga daa pro
@jeeribiikey8067
@jeeribiikey8067 Жыл бұрын
Wllo magca faadumo wax.maqayanto lkn tasi waxaa ufurn dhunta😓😒😒😒😏
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin alla haku rido habaarka isha allah🤲🤲🤲
@salmaanjaamac4177
@salmaanjaamac4177 Жыл бұрын
Xaasid
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Xaasid
@ilhaancumar2412
@ilhaancumar2412 Жыл бұрын
Maxay shegi lehed wey inawacdise
@dekaomar3864
@dekaomar3864 Жыл бұрын
subxaanalaah wllhi waa waxa laga xumaado
@mdarajo1102
@mdarajo1102 Жыл бұрын
😂😂mid faruurleh iyo mid tuur leh ilhay ha ku siiyo😂😂😂😂
@saduushsamanbadanofficial7906
@saduushsamanbadanofficial7906 6 ай бұрын
Qiiraa dareemooyi blse dacad iga qoslisey adi😂😂
@faadumoxasan1415
@faadumoxasan1415 Жыл бұрын
Qof ayaan jecla dacad baan u ah weligay ma khiyamin sidan u amiinay weli qof uma amiinin sidaan dacada ugu ah qofkle weli dacad uguma noqon lkn anigo jecel ayaan hadan cajiis ka dareemay hadan aniga isaga teegay waxaan sameeya waxwalboo aan ku ilawi karo
@maxamedaaddn7668
@maxamedaaddn7668 Жыл бұрын
sxp waxkaa farxiyo waahelee eeniyada qeer usheeg
@YaquubMohamud-fe6wn
@YaquubMohamud-fe6wn Жыл бұрын
Lil zxp zani makula qumantahy😢😢😢
@user-ss9fb2zk7c
@user-ss9fb2zk7c 5 ай бұрын
Abowe midkaficn baan ilahay kaga baryena ee Amus haoyn 😢😢😢
@fathiyaessa7130
@fathiyaessa7130 Жыл бұрын
Lil basto anigana ii tijaabi mid u malayn inu dhagax ii dhigaye
@firdousiothman7156
@firdousiothman7156 Жыл бұрын
Subxaanalaah wlhi waan ka naxay habaarkaas illahow ha aqbalin
@Faama613
@Faama613 Жыл бұрын
Aamiin
@saciidaxirsi7058
@saciidaxirsi7058 Жыл бұрын
Ax walal is ka daa laga yaaba in uu illahay mid ka fiican oo ku jecel ku siiyo
@filsanjaamac6751
@filsanjaamac6751 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ax sorry wlhi wan ilmeyeey
@abdihakimmtn8354
@abdihakimmtn8354 Жыл бұрын
Keep your head up brother, men don’t expose their feelings.😉 and pray for her instead…i beg bro🤝
@aishaxashi4432
@aishaxashi4432 Жыл бұрын
Sxb lambar kaga noo soo dr
@osmanibnumohaz6504
@osmanibnumohaz6504 Жыл бұрын
Zxp dumar MA jiro ka Talabax 💔😜
@amiiraa1812
@amiiraa1812 Жыл бұрын
Qumay yahow gabadhaha habarka kadey adi mx lacagta u diday orad xaliye nag haku noqdee
@aishakhadar9111
@aishakhadar9111 Жыл бұрын
Suu u xifdiyay tariikhda xidhiidhkiia 😢
@nasrocabdi718
@nasrocabdi718 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abubakarsadiiq2140
@abubakarsadiiq2140 Жыл бұрын
Is danayn la aantu waa aan isdaynoo cad bro keep going waxN waa imtaxaan dont this qureesh baad helaysaye
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
I Inaan habaartid ma aheen wll wax yar waa lis dajiyaaa xanaaqa yuu kaa tambadin wll waa iga waano
@fadumomuse6367
@fadumomuse6367 Жыл бұрын
Sorry wllo wiil dacada ayuu u ekaaa
@user-ds8zc9vd9h
@user-ds8zc9vd9h Жыл бұрын
Walal mcn ana jecelkusinayaemaiaqbali kartaaaa
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Жыл бұрын
😂🥰
@inafahmiassia4598
@inafahmiassia4598 Жыл бұрын
Wllo khaire ichaalah
@somaliboy1762
@somaliboy1762 Жыл бұрын
Ha oo yin wll plz aa mus
@nastexohassan7762
@nastexohassan7762 Жыл бұрын
Ar jclku dib bdnaa 😢 wlhi xanun waye aaah sori
@xakiimo9403
@xakiimo9403 Жыл бұрын
Oo sorry wlhi aboowe mcn 🥺😭😢😥😓😰
@zamzamahmed8277
@zamzamahmed8277 Жыл бұрын
Intee kala soxarira wan rabye wll
@wllamanchennal210
@wllamanchennal210 Жыл бұрын
Inaa oyso miyaa rabtaa walaley😅😅
@darawiish6416
@darawiish6416 Жыл бұрын
Film Hindi markaa badsatiid waa aragtaa🤣🤣🤣🤣🤣
@fathiyaessa7130
@fathiyaessa7130 Жыл бұрын
waad iska ooye ikhtiyar la aan
@dagan3339
@dagan3339 Жыл бұрын
Habar miyuu kuleyhy ninku edab daranaaa 🤣🤣🤣
@alihooyo5599
@alihooyo5599 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 Жыл бұрын
SubxanAllah
@xaajimaxamednuur6378
@xaajimaxamednuur6378 Жыл бұрын
Ddess²ww
@madiino102
@madiino102 Жыл бұрын
Subxaanalaah habaar badnaaa
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 Жыл бұрын
Wilkan lambarkisa isoqora anaa sinaya gabadh jecsinaysee
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Waxanuun xalkumaficna qiyano qarmaleh sorrey💔💔💔💔💖💖😭🌹🌹🇸🇴
@liisoya1004
@liisoya1004 Жыл бұрын
Hhh isoo rac 😂
@ayaancabdicali9859
@ayaancabdicali9859 Жыл бұрын
Wll ilhye qalbiga ha ku dajiyo
@muhubomoktar9893
@muhubomoktar9893 Жыл бұрын
Abowe adunku iyada un mha mid ku wanajisa allah ku siyo 😇
@asmaasiciid
@asmaasiciid Жыл бұрын
Ilahay qalbiga hakuuqaboji yo lkn habarka iskadhaaf adile kugusonoqonaya axkumalehid
@HaykalHitler
@HaykalHitler Жыл бұрын
Waxay is moda inaay faido wado lkn way is khaldaysa hadan gayankay kaa radsan poqorad iyada kaa qalisan
@ashrafpro5233
@ashrafpro5233 Жыл бұрын
Cajiiib 😂 😂 😂
@zamiirasiman5863
@zamiirasiman5863 Жыл бұрын
Ax sorry wll 😭😭😭😭
@user-qx1bk1gz7r
@user-qx1bk1gz7r 5 ай бұрын
Sorry ebowe 😢😢😢
@dalamrofficial8887
@dalamrofficial8887 Жыл бұрын
Sorry danyer 😭😭😭😭😭
@shucayb271
@shucayb271 Жыл бұрын
😙💥🎧❤🗣
@shucayb271
@shucayb271 Жыл бұрын
@samsamcabdi4711
@samsamcabdi4711 Жыл бұрын
Hhhh kaani jaac buu iska reebey wlhi lakiin naagtu weey qaldan tahey
@abdirizakabukar8209
@abdirizakabukar8209 Жыл бұрын
Sorry bather feel so sad 😥😥😥😥😥😥😥🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@nasteexoabdiqaadir2860
@nasteexoabdiqaadir2860 Жыл бұрын
Sory wll ilhy qlbiga hakuu qbjiyo😭😭😭😭
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Shkedaaa iga dmbeeyseeee 😥🤣😂
@binticirro5346
@binticirro5346 Жыл бұрын
Sorry 😞 😔 brother
@monam7931
@monam7931 Жыл бұрын
Mala waa been shekadan 🤣🤣🤣🤣
@istahilcabdilahi1840
@istahilcabdilahi1840 Жыл бұрын
Sorry wllo qali waa dhibaato inteeda leeg waxaan lagugu sameeyay illhay meelkale haka siiyo isagaa weyne waanu idiin gar qaadi doonah insha aalh adna waxan kugula talin lahaa iska cafi waad helaysa mid kuu qalantee may ahayn mid kuu qalanta ee adaa moodayay lkn illhy igu shugri naq wuu ka fogeeyay qof aan ku qalmine alxamdulilaah dheh plz allhy meelakah ood ka filayn haka siiyo mid kheyr gabta insha aalh👍🥺
@quliyadmaxamud8792
@quliyadmaxamud8792 Жыл бұрын
Wall qali ilhy qalbiga ha ku dajiyo lkn hala murugoon habluhu waa budhe mid kale ku qabso iska daa walwalka iyo dhibka ku haysta koley way dhib badanthy qof aad is jeclaydeen u ku khiyaamaye
@hidaayonuur5179
@hidaayonuur5179 Жыл бұрын
Wll Habrku waadimbi alah tala saaro
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 8 ай бұрын
Makusoqabta qalbiga leyga daqree
@nimcomaxamed4264
@nimcomaxamed4264 Жыл бұрын
Ani wiilkaaa rabaaa wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 miskiinka
@najaaha.rahmanali3119
@najaaha.rahmanali3119 Жыл бұрын
abyo ilahay kuma baro
@najaaha.rahmanali3119
@najaaha.rahmanali3119 Жыл бұрын
anaa aqaan musiibo waaye wxaas waa been
@zakariyebashiir6207
@zakariyebashiir6207 Жыл бұрын
wa ikan
@hidayaomar8743
@hidayaomar8743 Жыл бұрын
Subaxanhlaah
@kowsarcabdikarem5503
@kowsarcabdikarem5503 Жыл бұрын
Tan nag maaHa waa dumar cebays 😢😢sorry hno
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 Жыл бұрын
Wilasha dacath eh iyo gabdaha dacatha eh maxa esanikuhelenin
Barnaamijka Tijaabi Jacaylkaagu inuu daacad kuu yahay
15:02
Djib-LiveTV
Рет қаралды 19 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
😂😂😂😂
4:14
Daalo404
Рет қаралды 351
YAAB NINKAYGA 3 NAG KU ARKAY TELKA WA LA DHUNTA TJABI Pt112
15:27
Ridhwan Issack
Рет қаралды 114 М.
Wadnaha Istaagi gaaray || Tijaabi Jacaylkaaga Part 48
7:15
Lil Basto
Рет қаралды 14 М.
Ax:Dagaal isku badalay Duubista ||Tijaabi Jacaylkaaga Part 21
13:16
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН