An interview " Atoosh iyo AS Maxaa dhaxmaray waana kuma kooxda shirqooshay?

  Рет қаралды 74,505

Zakariye Timacadde

Zakariye Timacadde

4 ай бұрын

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 166
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 4 ай бұрын
War ninkan waa nin qaaliya Allah xifdiyo guuleyso
@JAMHAD10
@JAMHAD10 4 ай бұрын
Kooxda ka adag dumarka iyo caruurta, ragana gaada iyaga oo sii jeeda ee Alshabaab !!😅😅
@user-tu2bz8vg9k
@user-tu2bz8vg9k 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😊
@Hakime_fx_trader
@Hakime_fx_trader 4 ай бұрын
😂😂❤
@akrammohamettofficial4591
@akrammohamettofficial4591 4 ай бұрын
Barahabul shadana mgc dumr ku joga😅
@JAMHAD10
@JAMHAD10 4 ай бұрын
@@akrammohamettofficial4591 😂😂🙈
@user-er8bb3le7i
@user-er8bb3le7i 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abdisamedhamudbarreosmanch5564
@abdisamedhamudbarreosmanch5564 4 ай бұрын
Ninkan waa iiman leh o aaminsan in alle kaligis wax dilo waana aftahan iyo nin hawl kar ah
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 4 ай бұрын
Ninkaa waa legend ❤️ 💖 wllhi codkar ah
@bima9383
@bima9383 4 ай бұрын
Mashaalah wanla dhacay wariye catosh waxan jeclalaha inan gabadheyda kusiyo madama adtahay wariye cajiba
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 3 ай бұрын
Ani maa isiisid😂😂
@bima9383
@bima9383 3 ай бұрын
Kkkkkk adiga rer daynile matahayhe
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 3 ай бұрын
Haaaa 😃😃😃😃 reer dayniile asal ah
@bima9383
@bima9383 3 ай бұрын
Mashaalah adigana waa kudiyar inshallah
@MohamedOmar-fu6uu
@MohamedOmar-fu6uu 3 ай бұрын
Warkaas lama hubaa
@user-yd1pt6nn2z
@user-yd1pt6nn2z 4 ай бұрын
Wllhi catoosh waa qofka kalaye markn social media soo furto aan searching gareeyo guuleyso saxip arin fiican baad heysa talie
@sihaamosman873
@sihaamosman873 4 ай бұрын
Catosh keena Alle haku xafido🎉❤
@JAMHAD10
@JAMHAD10 4 ай бұрын
Waxaan rajaynaa inuu Fikirkaygaan Arki doono Catoosh, saaxiib waxaan ku leenahay Abaal baan kuu haynaa, !! "Dirac kala ahaantii daleel guusha kama helo dadkaa geesi lagu yahay" Waxaan rajynaa inaan garabkaaga soo buuxino haddaan nahay dhalinyarada Soomaaliyeed dalkaana aan ka saarno kooxda Jilicsan eee Ugus dalkeenana dhisano!!
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w 4 ай бұрын
Waxan alle kabaryeenaa in aan hello hugaame daacad ah
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 4 ай бұрын
Mashaa alaah muwaadin hadaad maqsho waa wiilkaas oo kale ilaahay garabkiisa ha galo.
@AhmedWaja-kk9lt
@AhmedWaja-kk9lt 3 ай бұрын
Keep going wariye catoosh ❤ runtii manta wax badan ayaa i tustau❤😊
@NajmaMaalin
@NajmaMaalin 4 ай бұрын
Masha Allah wariya catoosh waa maskax fiyoo oo wadani ah dhab ah
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 4 ай бұрын
Raga kiisa adag Xaqiiq bro keep going waxad tahay tusaale nool ishalaa Rabi hakaa abaal mariyo shaqada adag eed u badheedhay
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 4 ай бұрын
Allaha ku barakeeyo sxb Catoosh waan kugu xiran nahay cml❤❤❤ wariyaha ugu wngsn ee Somalia
@calideeq4265
@calideeq4265 4 ай бұрын
ALLAH YABARIK WARIYE CATOSH❤
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 4 ай бұрын
Zaak sxb adiga iyo Catoosh waan idin salaamayaa. Catoosh sxb Horey U soco ladagaalanka Gaalaada Al-shabab marka aan leeyahay, Gaalada ogaada Qof walba oo qof muslim ah gaaleysiya, qofka uu gaaleysiiyeyna uusan ku heyn xugunka gaalnimada oo qofkaas muslimka ah. Qofka wax gaaleysiiyey ayaa gaal noqonaya so waana Xadiith nabigeena Sallalaahu caleyhi wasallam ka sugnaadey.
@SadamSayga
@SadamSayga 3 ай бұрын
My role model wariye Catoosh wlhi codkaada markan dhageysanaayo waan ku raaxeystaa abaal weyn baan kuu haynaa waan kaaga mahadcelineynaa shaqada adag aad wadankena uhayso farxad kunolow sxb mcn cadowga umada somaliyed dhagartoda Allaha kaa xijaabo aad baan kuu jeclahay walalkey nolow aaqirane janno Allaha kugu abaal mariyo❤❤❤
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 3 ай бұрын
Shabaaba daacun alle haynaga qabto keep going pro
@dahir-ismail
@dahir-ismail 4 ай бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo Catoosh qofkii khawaarijta dheceb anagana waan jecelnahay
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 4 ай бұрын
Marshall.allaah well done Catoosh waa legend.alle isku xidhay dhankasta
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Shabaab in lagasoo horjeesto waa xaq waana kusaxan yahay
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 4 ай бұрын
Mel walboo tagtid ilaahey hakugu xifdiyo aboweh catoosh
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 4 ай бұрын
Maasha allah waa run allah ku xafido
@Sadam12472
@Sadam12472 3 ай бұрын
Catoosh waaa legand illahay ha barakeeyo❤❤❤
@abdisamedhamudbarreosmanch5564
@abdisamedhamudbarreosmanch5564 4 ай бұрын
Kooxda kaliyah ee ka adag dumarka iyo caruurta ragana gaada iyagoo sii jeeda ee fc prank arsenal😅😅
@fardowsobashiir1969
@fardowsobashiir1969 4 ай бұрын
Allh ku xafido wllky❤❤❤❤
@Hanad10k
@Hanad10k 4 ай бұрын
Catoosh my role model
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 4 ай бұрын
Maasha allah catoosh waa nin wax badan og allah xafido
@ayaanaidiid703
@ayaanaidiid703 4 ай бұрын
Atoosh he is alegend wllh allha xafido
@user-he1wi4bn6i
@user-he1wi4bn6i 3 ай бұрын
Mansha allah catosh hori usoco wxa tahay gesiga usobaxay somalia allaha naga dhiga kuwa kugu dayda wll qaali ah
@fornelkamalik6897
@fornelkamalik6897 4 ай бұрын
Mashaalah sxb
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
Best second part 2❤
@shugricisman1878
@shugricisman1878 5 күн бұрын
Masha Allah ❤️
@AhmedAli-pj3id
@AhmedAli-pj3id 4 ай бұрын
Mufakar iyo wariye qaran catfish yare❤
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 3 ай бұрын
Wallahi waa qamarji waana lagend garab waayey❤
@user-hy8td3gv7w
@user-hy8td3gv7w 4 ай бұрын
Horey usoco mr catosh the only legend
@Sadam12472
@Sadam12472 3 ай бұрын
Illahay haku xafido wll Catoosh🤲🤲🤲🤲
@DaudAdan-dq8es
@DaudAdan-dq8es 4 ай бұрын
Masha Allah guulayso
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 4 ай бұрын
Catoosh waxan aad uga Mahad celinayaa marwlb inu salaada na xusuusiyo wll catoosh noloow wll
@hanadahmed4913
@hanadahmed4913 4 ай бұрын
Hadal kar catosh sxb keep going
@Xamse.nuux124
@Xamse.nuux124 4 ай бұрын
Sakariye. &AToosh.waan.ni.saalaamay.from.borama
@TimacadeShow
@TimacadeShow 4 ай бұрын
Waan kaa qaatay Salaama
@user-hk7fr7ec2u
@user-hk7fr7ec2u 3 ай бұрын
Excellent libaax
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Catoosh waa nin culus horay usoco
@MaxamedAxmed-ez3jh
@MaxamedAxmed-ez3jh 4 ай бұрын
Catooosh legend
@Mohamed-ml4hr
@Mohamed-ml4hr 4 ай бұрын
Mash allaah 💖 💕 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriaragsn74
@shukriaragsn74 3 ай бұрын
Wil hoog hadad maqli jirtay waa waa caatosh yare anan baarax lodhaweynin n&n lpx sare good time
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 3 ай бұрын
Catoosh wll alaah ku xifdiyo wll qasli
@suhayroabdulahi8996
@suhayroabdulahi8996 4 ай бұрын
Ninkan chanelkisa hlke ka helaa 😊
@mohaChenal
@mohaChenal 4 ай бұрын
Oo yaa gaal ah🤣🙈 Legend waye ninkaan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 4 ай бұрын
Catoosh Waa Weriye Wadani Ah Khawaarijta Mar Kasra Karbaasha Allaha Xafido
@abdirizakiccanjeex3895
@abdirizakiccanjeex3895 3 ай бұрын
2daan nin zakariyana wa GJ Catooshna waa MR 2daas reerna wax Shabaab ugu badan wa RW kaliya
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 3 ай бұрын
Murursade dheh MR dad baa la dhahaaye
@Engmaxamedcabdiraxmaan1
@Engmaxamedcabdiraxmaan1 3 ай бұрын
Ninkaan waa halyeey😊
@user-yd1pt6nn2z
@user-yd1pt6nn2z 4 ай бұрын
Teeda kle zakariyow bagekan youtube hasoo dhigin waxyaabaha aad facebook soo dhigto.kaliya interview iyo xogo gaara soogali thamnail kana qurxi
@AhmedBuux-vl1ob
@AhmedBuux-vl1ob 4 ай бұрын
Catòsh wa wariya gesi ❤
@cabdixakiin494
@cabdixakiin494 4 ай бұрын
Oo yaaa Gaaal ah ma ilooobi saan ereygaaas ugu qoslay😂😂😂😂😊
@carlos__770
@carlos__770 3 ай бұрын
Legend❤
@Kingsbezaani
@Kingsbezaani 4 ай бұрын
Catosh legend ❤keep going pro l support me
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 3 ай бұрын
Catoosh allaha kuxafido walaalkeyga qaaliga❤
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
صح لسانك ي عتوش❤❤❤❤
@cabdixashi7495
@cabdixashi7495 4 ай бұрын
Ninkaan asigaa baaris dheer ubaahan dowlada somalia qof walba yaysan aamin
@barkhadkazim8636
@barkhadkazim8636 4 ай бұрын
Nio laftirgaygu wan kashakisanahy lkn ilahay baa og muxuu yahay lkn wan kutagire lahaa dahay run tahy Waa lakala shakiyay
@Bncsomalinews
@Bncsomalinews 4 ай бұрын
Adiga maxaad tahay ? Agteyda waxaad kataha qawaarij isku ďiraya dowladda iyo wariyahaan
@CabdirisaaqMahamed-ff6re
@CabdirisaaqMahamed-ff6re 3 ай бұрын
Adigaa waaye baraha bulshada kujoogo magacyada dumsrka
@xasankabaayofficial4923
@xasankabaayofficial4923 3 ай бұрын
Waa wariye wanagsan hadan aminsan in uu waqtigisa dhimanayo taan wa iman m.a
@honaliwaddaniofficial9944
@honaliwaddaniofficial9944 4 ай бұрын
Libaaxena tahay atoosh bro jihaadka waa nagu waajib
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 4 ай бұрын
Catoosh isagaa Al shabaab ah Waanka shakiyay Barnaamijka uu sameeyo wuu isku qariyaa
@Yusufharare
@Yusufharare 4 ай бұрын
Alaha k shrfo zxp
@mohamedahmedraabi4540
@mohamedahmedraabi4540 3 ай бұрын
Waa Wadani Wariye Catoosh
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 4 ай бұрын
Wariye catosh nin adag❤🎉
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 4 ай бұрын
Catoosh waa cabsi cabsi ninkas iyo khawaarijta waxa ka dhexeeya waa dagal catosh ba guulaysanaya insha allah
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 4 ай бұрын
Catoosh tiktokisa iyo KZfaq kisa isheega asxabta
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 4 ай бұрын
Tiktok waxa ugu qoran Abdullahi Ahmed Catoosh
@AhmedDiini-ik8xg
@AhmedDiini-ik8xg 3 ай бұрын
Kooxda kaliya ee ka adag caruurta iyo dumarka ragga na ayagoo sii jeedo gaada😂
@mohamedbashirmohamed9859
@mohamedbashirmohamed9859 4 ай бұрын
👍👍
@user-bp4yp5ow3q
@user-bp4yp5ow3q 4 ай бұрын
Fudeeyka waalaga fiicanyahay iyo qiirada
@user-hm6iw4cl6s
@user-hm6iw4cl6s 4 ай бұрын
Cabdulahi catosh wa nin adag runti shaqadada kusoco ayan kuleyahy
@user-lg2xv5iz9m
@user-lg2xv5iz9m 4 ай бұрын
Catosh wageesi walaahi kumudun inlagudayado catoosh nolaaw sxb
@xikmaawiofficial935
@xikmaawiofficial935 4 ай бұрын
Catosh legend
@abdiahmedadan9644
@abdiahmedadan9644 3 ай бұрын
Nin adag waye catoosh
@nurfunny6411
@nurfunny6411 4 ай бұрын
Runtii Oo qof ah Waa kan
@Ilhaan327
@Ilhaan327 3 ай бұрын
Catosh wa gesi runti❤❤
@ahmedcabdulaahi6080
@ahmedcabdulaahi6080 4 ай бұрын
Kooxda ka adag dumarka iyo caruurta, ragana gaada iyaga oo sii jeeda ee Alshabaab !!
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 3 ай бұрын
Catoosh waadku mahadsan tahy arinta aad dalka u hayso
@abdialiibrahim9469
@abdialiibrahim9469 3 ай бұрын
Catoosh halku jogaa hada ?❤
@abdimusse3377
@abdimusse3377 3 ай бұрын
Catoosh waa geesi aragti dheer leh
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w 4 ай бұрын
Aqyaarey ninkaan beejkiisa intaan ka helaa catoosh waan qoray mana arkee
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 4 ай бұрын
Marka lagu sheego iso wargali wallo
@Kazim8528
@Kazim8528 4 ай бұрын
"abdullaahi ahmed catoosh" sidaas ku qor FB
@user-ie2ui3cu3z
@user-ie2ui3cu3z 4 ай бұрын
Catoosh is not easy
@user-xi3hx4yc2z
@user-xi3hx4yc2z 4 ай бұрын
TAMACADE IYO CATOSH IYO MUNASAR RAG KU DAYASHO MUDAN GULEESTA SXBAYAAL ❤❤❤❤
@feinu
@feinu 3 ай бұрын
Wariyaha ugu geysi san
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 4 ай бұрын
Masha Allah .... catoosh legend.
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 4 ай бұрын
Adeer soonoqasho wanaagsan Adiga iyo pagekaagaba Shaqa culusaa nooheysaahe
@darboweynetv252
@darboweynetv252 4 ай бұрын
Baac baac aa thy nio qofka caqli leeyahy body language kaga wuxu sheegayo in qofkan ku hor fadhiyo ina ka caqli baddanthyy isaga kama yaristo wuuna kaa caqli badanyahy mxa wye su'alahan marka hadashid hdlkas uu yahy suaal meel taabaneyso weriye mathy mise qof xog ka raadinaayo,CATOSH WLHI lph aa thy waa la dheeshay qosol iyo dhola cadeyn ugu baxday,maxa waye qof wareysi qaadayo hadaneh u eg qof meel uun ujeed kisa yahy hdaneh faruuraha qaniinayo qof ciil haayo,😂 Weriye hal kama taqaantid ee koleyba meel un waad ku fcnthy meeshaas focus saar, waa ogahy in reply ii soo geli doontid,wxan waa fikradeyda hda ku sheegaa xnaqisa ama caadi ahan doonta idont fucking shit. CATOOSH SALUT 🫡
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 4 ай бұрын
Qoraalka Af ka Soomaliga baro
@abdifitahahmed9768
@abdifitahahmed9768 4 ай бұрын
😂😂​@@cabdulahimaxamed2803
@Moopy123
@Moopy123 4 ай бұрын
Ma waalantahy adi 2daan ayaga isu kaa faraxsan ee weriyaha mah,an inuu xanaqsanyhy ee waba qaabka saxda oo xlaga rbo weriyaha makuu qosli lahaa ee wax fahan
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 4 ай бұрын
Catoosh Nin Loo Faruuryo qanino mahan mise Loo Hanjabo wayo wa nin Curad Ah oo asi Laga Baqo Nin Murusade Ah Looma Goodiyo Asaa Gaardiyo
@Moopy123
@Moopy123 4 ай бұрын
@@HOREUSOCO xoolow mxaa goodis ah mesha yaalo cuqdad badnidaa horta yaana heesta waka yaabe ma zakaria mse shabaab ka wdaa hdaa shabaab ka wdid waa saaxntahy lkn zakaria waa weriye qaabkoo suasha u wediin lahaa adi noo sheeg bal
@MuseOmarabdi
@MuseOmarabdi 3 ай бұрын
Beeenaale gaaaal ah
@kassimmo4682
@kassimmo4682 4 ай бұрын
Gaaaljecel Miyaaa Catooshkaan😂
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 4 ай бұрын
1997! “Amaa isyareyneysaa?”
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 4 ай бұрын
Ninkan Ana kasayo isku meel Ayaan ku dhalanay derisna wan ahen
@user-qb4zf8ut9d
@user-qb4zf8ut9d 4 ай бұрын
cataash sxb khawaariijta bahalaha karif sxb 😂😂😂😂😂
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 3 ай бұрын
Meel aanay soo gaadhay ayuu joogaa sidaa ayuu uga hadlaaa As
@user-yd1pt6nn2z
@user-yd1pt6nn2z 4 ай бұрын
Zakariyow maxa uso afjartay wareysiga waa uu igu socdayee markale sooceli ninka odaga ah ee catoosh
@khalidmohamed6705
@khalidmohamed6705 4 ай бұрын
nin weyn catoosh
@abdihassan4382
@abdihassan4382 4 ай бұрын
Catoosh wa wadani
@Aliikow2
@Aliikow2 3 ай бұрын
Ninkaan iisheega chenalkiisa please
@ilyaassujaac6060
@ilyaassujaac6060 3 ай бұрын
C/laahi catoosh ❤
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 4 ай бұрын
Catoosh waa lejen
@Hereeri
@Hereeri Ай бұрын
Catoosh waa geesi nool oo ay tahay in loo mahadnaqo iyo in la garab istaago waliba
@mustafqalbi_dacadchannel7740
@mustafqalbi_dacadchannel7740 3 ай бұрын
Ninkan waa hanti qaran e hala ilaashado somaliyey
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Iidle Yare oo Indhaha Beelay "Wax Ma Arko isoo Duceeya" Indho La'aan
6:19
Garmaqalka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare.
13:07
Somali National Television
Рет қаралды 186 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН