Toos: Alshabaab wada Hadalkooda ma rabno kulamana jirno wada Hadal" Md Xasan Sheekh

  Рет қаралды 7,842

Daauus Media

Daauus Media

25 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 55
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 21 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 21 күн бұрын
Asc madaxweyne xasan shiikh maxamuudow dadkeena soomaaliyeed xabashi wax lama qiibsan karaan ee calaacalka naga jooji adiga oo mahadsan Ethiopian waa yey yeyna hadii aadan yur iska dhihin way kucunee waana iska celineynaa yeyda itoobiyaanka ah mahadsanidiin
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 21 күн бұрын
MD Xasan Sheekh run ahaantii nin dhaama uma jeedno, Soomaali meel ay ku nooshahayna ama xor ha ahaato ama ha la gumaysto isagaa madaxwayne u ah Soomaali wayn ee garabkiisa aan wada istaagno in shaa Allaah... lkn wada hadalka dhallinyaradaas magaca ay u sameeyeen gaalo iyo gumaysi ha lala hadlo.. Dhiig Soomaali aa bilaash ku daataa ma fiicna Wabbillaahi Toowfiiq😢
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p 23 күн бұрын
🌹👍
@CabdiqadiirQaadir-rj1ib
@CabdiqadiirQaadir-rj1ib 22 күн бұрын
xasan sheekh maxamud isbeadalbadaana ma odayjirjiroolaa
@diiriye9guure856
@diiriye9guure856 22 күн бұрын
Waxa halkaan ka hadlayaa Waa daba dhilif .Madaxweyne Guuleyso midku
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Itoobiya ha dhacdo. Jawaasiisteeda halkaan kommentska ku jirana ha fashilmeen.
@Buurahacalmadow
@Buurahacalmadow 21 күн бұрын
War niyow waa arkay jawaasiista itoobiya ee commentska kujira jannelka ayaga miyaa leh waaba kashakiyaye?
@saidmm9953
@saidmm9953 21 күн бұрын
@@Buurahacalmadow dadka u doodaya Itoobiya waa labo uu midkood. Jawaasiis u shaqeysa Itoobiya ama mugafaliin dhoohan oo aan fahmeynin waxa laga hadlaayo.
@Buurahacalmadow
@Buurahacalmadow 21 күн бұрын
@@saidmm9953 aad iyo aad mid ay oogdhugee ugu qorantahay waa sirdoon itoobiyaan ah waxaan kusoo arkay asagoo itoobiyaanka udoodaya soomaalidana caayaya channel english hadana waxaan arkay channelkaan asagoo afsoomali comment soo qoraya oo qabiil caynaya soomaalidana kudhex dhuumanaya.
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 23 күн бұрын
Shabaab waxba nagama dhaxeeyaan, itobiyana waxbaa naga dhaxeeya, ninkani miyuu waalan yahay, mise waa doqon…..
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Khalad ha u fasirin hadalka madaxweynaha Duff ku bexe. Khawaarijta ma ogola soomaalinimo. Mana aqoonsana dowlad soomaaliyeed. Soomaalidana a uma arkaan muslimiin oo waxey dadka u leeynayaan waa in ey u arkaan gaalo. Maxaa naga dhexeeya oo lagala hadlayaa?
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 22 күн бұрын
@@saidmm9953 adeer malaa wali caruur ayaad tahay waxba ma ogid, ee wax baadh, hakuha qancin baraha bulshada
@saidmm9953
@saidmm9953 22 күн бұрын
@@saidhoussein4856 ma waxaa baaris u baahan in khawaarijtu tahay cadowga ugu weyn oo qaranimadeena lugaha uga xiran, dadkeena tarab tarab u leeynaya. Beegsanaaya haldoorkeena ee diiday in aan asaageen la tartanno. Khawaarij la'aanteed Itoobiya iyo Muusr biixi kuma dheceen in ey ku hamiyaan falkoodaas foosha xun. Lagase yaabee in aad tahay khawaarij is qarinaaya.
@user-cq6tc7ow2z
@user-cq6tc7ow2z 23 күн бұрын
Amus anyax qabiiladaa so hubeysay guul makenin
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Dabadhilif Itoobiya miyaad tahay mise jaasuus ey soo direen?
@diiriye9guure856
@diiriye9guure856 22 күн бұрын
Ethopia ha dhacdo Cidkasta oo wax larabtana ha dhacaan . Madaxweyne Xasan Shiikh ha guulaysto Allha kalimadiisa kor haka dhigo.Daba dhilifku ha dhaco.
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Halkan waxaa ku badan jawaasiis Itoobiya oo caaynaya madaxweynaha Soomaaliya?
@roodacawad13
@roodacawad13 23 күн бұрын
Xasan dhiiqo beeeenta ku badan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 23 күн бұрын
War HANUGU DIRIN dadiyaarad baad saarantahay anagaa dhulka joognee
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 23 күн бұрын
Waxba ha ka dhageysanina
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Waa lagu gartay dabadhilif Itoobiya.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 23 күн бұрын
XASANOW WADADII GUULDARRADA EE KUWII KAA HORREEYEY KULUMIYEEN UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED AYAAD KUTAAGAN TAHAY KAMANA AADAN LEEXAN , 1960-2024 WIXII AY AKHRINJIREEN AYAAD AKHRINAYSAA, TUSAALE:- 1. WAXAAD UDABBAAL DEGAYSAA 1DA LULIYO IYAGUN WAA UDABBAAL DEGIJIREEN , XAQIIQADUNA WAXAY TAHAY 1DA LULIYO MAMUDNA IN LOO DEBBAAL DEGO MAXAAYEELAY WAXAY AHAYD MAALIN LAKHIYAAMAY UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED OO LAGA LEEXIYEY GOBONIMADOONKIOODII XALAASHA AHAA OO LAGU QANCIYEY INAY AQBALAAN DHAQANKII GAALADU WADATAY ,KAASOO AAN DIIDANAYN OO DAGAALKA KULA JIRNAY BOQOLAAL SANO 2. WAXAAD KU HADAAQAYSAA OO AAD MEEL WALBA LATAAGAN TAHAY JECAYLKAAD UQABTO DHAQANKA GAALNIMADA AH EE LAYIRAAHDO DIMUQRAADIYAD, KUWII KAA HORREEYEYNA SIDAAS AYEY UGU HADAAQAYEEN LAGASOO BILAABO 1960-2024 3. KUWII KAA HORREEYEY MIDNIMO AYAAN KASHAYNAYNAA AYEY LAHAAYEEN , IYAGOO DAD BADAN DHIIGGOODA SIDAAS KU BANAYSTAY ADNA TIIBAAD WADAA , WAXAANA XAQIIQO AH ADIGA IYO IYAGA MIDNA INUUSAN AQOONIN UNA JEEDIN DHAQANKA MIDAYNKARA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED KAASOO AH ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKANA 4. ADIGA IYO IYAGABA WAXAA IDINLA QURXOON ARAGTIDA SILLOON OO CADOWGA ISLAAMKU ADINKUSOO RARTAY , BAL BEENTAADA WAXAAD LEEDAHAY RA'IKALE AYAAN IXTIRAAMAYAA IYADOO LA OGYAHAY INAAD RAG SOOMAALIYEED KU LAYNAYSO ADIGOO WALIBA GAALO USOO KAXAYSTAY , INAY DOONAYAAN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA, RUNTU WAXAY TAHAY WAX ARAGTI AH OO AAD LEEDIHIIN QOLYIHIINA GAALA-RAACYADA AH MABA JIRTO EE WAA KU DAYASHO INDHALA' OO AAD GAALADA KU DAYANAYSAAN 5. HADDAY KUWII KAA HORREEYEY DADKA DACAAD KU SAMAYN JIREEN , DEE ADBA WAAD SAMAYSAA ,SOO ADIGA IYO XUKUUMADAADA MAAHA WAXA ADEEGSADA ERAYADAY KAMID YIHIIN:- CAYAYAANKA BARAHA BULSHADA , KHAWAARIJ , UGUS , NABAD DIID , DOWLAD DIID IYO KUWA KALE OO BADAN ?
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Ma khawaarij baad tahay mise jaasuus Itoobiya?
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA 23 күн бұрын
ILLAAHAYOW SOO HANUUNI BEEN BADANAA GOORMUU BEENTAAN ISKA DAYNAYAA
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Jaasuus Itoobiya?
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 23 күн бұрын
34 sano ayaanu somalia ku habsaanay horaanu oga tashanay iska hadlow ina igare
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 23 күн бұрын
Dadka hordhaaf
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Jaasuus Abiye soo diray?
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 23 күн бұрын
XASAN. FAQASH. WAA. ARGAGIXISA. WAA. ALSHABAAB. HALA. OGAADO
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 23 күн бұрын
Hadii Mareykanka oow labilaabo Shabaab wada hadal, sida wixii ka dhacay Afgaanistaan maxoow ka sameykaraa!?
@deeqyare2897
@deeqyare2897 23 күн бұрын
Hadaaa adi katanaasushay dhulkaaga iyo diintaada asi kama tanaasulin fakarka ah inuu kugumeysto oo dhulkaaga qaato 😮
@user-zz9zg2cx8k
@user-zz9zg2cx8k 23 күн бұрын
Dameer Gaallo rabaystay Shabaab waa Soomaali Dalka kula leh Dadkana ka mid ah ee Ethiopia maxaa kuu galay waa'adiga Walaalaysane Alle ku fogee maxaa nacayb islaam ku jira.
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 23 күн бұрын
Af Soomaaliga hadaluu ku dhahaa Afka Ingiriiskana hadal kale duqa Soomaalida kaligiid maa ingiriisi ka yaqaan 😂😂
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 23 күн бұрын
xasanow shaley waxaad leheyd shabaab waan wada hadleynaa maskaxdii ma wareegatey itoobiya ayey u wareegatey anaga hadaan nahay shacabkii itoobiya waxaa nooga daran shabaab adiga marwalba waxaa booska kowaad kuu ah meesha lacagtu lasocoto
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 23 күн бұрын
Warkii Norway oo ahaa in arimaha Somaliya lagu dhameyn karo wadahadal AS iyo Dawladda
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 23 күн бұрын
Duqa waxuu moodaa Af Ingiriiska in kaigii yaqaan 2 isbuuc ayuu 2 daas war kala sheegaa😂😂
@saidmm9953
@saidmm9953 23 күн бұрын
Kuwa madaxweynaha u gefaaya waa Labo midkood. Jaasuus Itoobiya ama mid dhoohan oo aan kala garaneyn waxa laga hadlaayo.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 23 күн бұрын
Xasan sheikh maxaad beenta usheegeysaa sowtan wadahadal leydinfuray adinka iyo shawaab
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 23 күн бұрын
Dowlada waa iney hoedhigtaa dhowr qodob 1iney ciidamadeeda kala baxdo dhulkeena 2 iney heshiiska bada ee mamulka Somaliland 3 iney shacabkeeda yaacaya oo qoxotiga ah iney ceshato laba qaawan isma qaado 4 ineysan faragalin somaliya madaxbananideda dhuleed badeed MARKAAS ITOBIYA WAAN KALA NABAD GALEYNA CADOWNA ISKUMA NIHIN
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 23 күн бұрын
Waruntiis gaalnimo iyo islaanimo meel udhaxeeysomali
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 23 күн бұрын
Umada Alaaha kaa Qabeey 😂 100 kii ciideen.. ee dabaal dagayeey ee ciidankii Farmaajo ka soo hareeey miyuu hadana rabaa inuu ku dhameeyo afduuub 😂ula jeesadiisu waa taas 😢 car wax kale ha ahaato 😂 Subxaanalaah Subxaanalaah 😢
@mustafesulyman
@mustafesulyman 23 күн бұрын
Sidaa.weeyi..shabab.waxka.itaal.yarmajiro.3qodob.baa.lagaga.adkaanksraa.5000.ciida.na.ootayaysan.oodharsan.macaltignikadoodii.saad.kokakalago.in.macaal.rasaassadex.aag.lagafaliyo.iyo.wacyigalin..mii.iyo.magaalaba.heegan.sare..ciidan.beeledyo.shabab.waalagasheeksyn
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 23 күн бұрын
Huuuuuuuraaaaaaaaaaaaaaaale
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 23 күн бұрын
Ninka Ethiopian u diray waftiga beeenaale
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 23 күн бұрын
Xassanoow talo soomaali ma haysid cadawga soomaaliyeed ayaad ka tala qaadataa soomaalina kolkaad soo gasho yuu dhiigeeda isku daataa
@sadaamadanabdi
@sadaamadanabdi 23 күн бұрын
Been naale alshabab maa kuabto qoriga nikalasara cida somali kutalinayso
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 23 күн бұрын
Hassan gurgurte waa murtad diidan kitaabka alle in la isku xukumo ninkii diida kitabka alle waa kafir
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 23 күн бұрын
Dad somaliyeed oo is hayaa ma jiraan Somaliland dawlad gaaray noqotay taa aamin cadawna kuguma aha.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН