ISAAQ IYO DAROOD Labadii Sayid ee Kala dheereyey Sayid Maxamed Cabdule Xasan iyo Sayid Axmed Cabdi🤣

  Рет қаралды 30,696

Tooshka Siyaasadda

Tooshka Siyaasadda

Жыл бұрын

Tooshka Siyaasaddu ugu kaaley Qabyaaladii oo qaawan oo aan geed loogu soo gaben
Balse aan Qalelneyn oo qaabeyn laguugu sameeyey Qararac aan loo Meel Deyin
Hadafkeenu waa siyaasad Dhaba oo kaftan lagu sameeyey Barnaamijyo Maada iyo kuwo Maalaayacniya warar Dhaba iyo kuwa aan Sal iyo Raadtoona lahayn hadaba ha ilaawin inaad subscribe gareyso komankaaga iyo liketaadu waa noo muhiim

Пікірлер: 62
@sharifahmed45
@sharifahmed45 Жыл бұрын
Thanks and I believe this is best Somali comedy I have ever seen on KZfaq. Please kindly upload more comedies, and it is hilarious.
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Жыл бұрын
Kkkkkkkk waa run waa laba nin oo isku mida isku sheeko ah
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Axmed iyo maxamed waa isku mid waa run labadubana ilaahay bay leeuahiin
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Adkaatay adkaatay hadaa😂
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Ай бұрын
AHMED GODANE WAA CADOW SOMALIDA QARAX KU DHAmEEYAY NAAR BUU GALAYAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
TOM AND JERRY
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Tooshka tooshashka boqortooyada majeerteen waa balo loo bahanyahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@somalilandnew
@somalilandnew Жыл бұрын
Sayid Axmed Cabdi godane raximahu laahu
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt 10 ай бұрын
1920 odayo geeri yooday baa dad taariikh ka dhigtaan waxaad 2023 tahay sheeg
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Ай бұрын
Nacasow sayidka isagaa waqooyiga xoreeyay isaaqoo ingriiska xamaali u ah gaalana magaceeda aad haysataan sayidkaa ingriis idinka xoreeyay isaaq abaal ma laha
@muktarluuu7821
@muktarluuu7821 Жыл бұрын
Kkkkkkkk marxumin duunida waashay ku lahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@use_996
@use_996 Жыл бұрын
Kkkkkkkk billaahi wan qoslay , waar ader nin fcn bad tahay
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 9 ай бұрын
😂😂😂😂 Abu subayr miyaa Sheekha iidoor 😂😂😂😂😂😊
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hasangeele
@hasangeele Жыл бұрын
danyeer god unan gelin miyeey galay oday muuse hhhhhh iyo koxdiisii
@moparekapdi6938
@moparekapdi6938 Жыл бұрын
Kuye hadda ma kiinnaa ka farxiyaa 😂
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Kkkk kani waa mixnad
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Ай бұрын
Isaaq abaal ma laha sayidkaa idin xoreeyay idinkoo xamaali ingriis aad tihiin oo gaalo aad iska ahaydeen magacyo gaalo la idinkugu yeero sayidkaa idinka xoreeyay Ingriis Isaaq abaalaawayaan murun iyo caay jecel🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samawade6470
@samawade6470 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🎉😂😂
@riyaaqmohammed8530
@riyaaqmohammed8530 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@Macaxeira432
@Macaxeira432 Жыл бұрын
Sayid Koofil iyo Iidoor 😂😂😂
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Жыл бұрын
Labada sayid kkkkkkkkkk
@NadaAxmed-mh2kv
@NadaAxmed-mh2kv Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@abwaanqarayare
@abwaanqarayare Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@updirashiidxasan-bl1zb
@updirashiidxasan-bl1zb Жыл бұрын
😂😂
@mohamedelmi288
@mohamedelmi288 Жыл бұрын
Runtii labada sayid wey is shabahayeen labadaba diin baan diin baan difaacaynaa muslina aan la cafiyeyn bay ahaayeen.
@bushranur8584
@bushranur8584 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nastehonafissa6150
@nastehonafissa6150 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
WAA DAGAAL QABOOB SIDAA BAA FIICAN
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 Жыл бұрын
Kkkk warkaaasa imara kkkkkkkk
@farmajofarmajo9353
@farmajofarmajo9353 Жыл бұрын
❤🎉😂😢❤🎉😂❤😢
@nuurasaleeban1828
@nuurasaleeban1828 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@cabdiraxmansead6444
@cabdiraxmansead6444 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Sayid abu subeer
@axmedismaaciil1436
@axmedismaaciil1436 Жыл бұрын
Ustaad godane
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 11 ай бұрын
Syid.koofil..iyo.iidoor
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Ай бұрын
SAYID MAXAMED CABDULE WAA NINKA GOBOLADA waqOoYI INGRIISOo GUMAYSANAYO KA XOREEYAY JANADUUNA KU JIRAA iLAAHAY HA u NAXARIISTO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌸🌸🌸
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
Had kaneco aya maraku carar ma nin jahaad kujira aya caraar Alle wuxuku.ciqabay kaneco 😂😅
@guledaxmed4306
@guledaxmed4306 Жыл бұрын
Ma dulkeeney kuman duub cad oo wada daraawiisha, Daanyeerku meelaanu Marin Dani ma yeelsiisry
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
IDOOR DABACAYUUN ARGAGIXISO YAHUUD DHULBOOB WADO MUUSE JUUDAAN🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@suldaanmohamedcune6446
@suldaanmohamedcune6446 Жыл бұрын
P
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
WALAAHI WAA QOSOL IDOOROW MAXAAD DADKII DHINTAY U CAAYNAYSAAN WAR MARXUUMIINTII DAAROOD SOWTAN NALA DAGAALAMAYAAN SADO OO HADA KHAATUMO U HEESAYSO WAR IDOOROW SAADO 88kii ISAAQ BAY U HEESTAY DHAMAAN REER WAQOOYI AAWAY KZfaq BAY KU JIRTAA
@suldaanibro1414
@suldaanibro1414 Жыл бұрын
Haddi aanu nahay beesha arab Stadium ayaad nala dul martay somalland ayaa leh ilayne kaftanka naga qurxi stadium waan ka balaadhane mar ayaad nala heshee maad na dawa wadaa un 😅😂😂
@user-ey4ev2di3q
@user-ey4ev2di3q 9 ай бұрын
Waan kugu raacsaney zxp haddii aan nahy beesha arap
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Wuxuu u sheegayaa inuu sayidkuna umada gumaadi jiray sidii godane Muxuu xoreeyay waabu jabay Ethiopia orad ku galay markay isaaqii ku kaceen miyigii uu ka yimid ayuu ku noqday
@duqayare6543
@duqayare6543 Жыл бұрын
ustaadka afka hakutaagin
@NJawte
@NJawte Жыл бұрын
Hadda ma waxa uu Ina Galaal ina leeyahay Axmed Godanihii wixii la ogaa Koonfur ka gaystay baa mujaahid ahaa? Wallee in uuna dhawayne, yaan kaftanka laynii dhex raacin!
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Adiguba caqlaad leedahay carar maxa dhaama na jihaad ba in aad cararto
@mustafeamiinkahin5525
@mustafeamiinkahin5525 Жыл бұрын
sayidku wuu cawarnaa
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
MUSTAFE WAA QANIIS IDOOR
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Жыл бұрын
waba laba nin oo isko mid ah wada argagixiso ah
@user-fb6uu8ti8t
@user-fb6uu8ti8t Жыл бұрын
Aqoon laaantu dhibkaas bay leedahay
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Waar Muranka iga Daaya Niow Waanu Nool nahaye
@user-nh2ir8gp4x
@user-nh2ir8gp4x Жыл бұрын
Sayid maxamad hacaayina
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 Жыл бұрын
Waar caawa waxaagu waa sidii kale, kaligaa ayaa afka duuban ina godane isaaq kuma matalayn fikirkiisaa shabaab, waxaan kuleeyahay ( inkastuu qartuumiyo ku koro qooriyada saaxil, ileen badaw waxaad qoonsatiyo, qawl xun kama waydid ) ina bakaylaa kula soo hadlay miyaa
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon 11 ай бұрын
Hada isaaqu ma alshabaabaanu nahay ayey ku faanayaam
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Жыл бұрын
Daarood la garay ee isaaqu ma kooxda musa dameer ee huushta iyo sii baqtiga saleebaan gaal baa la dheha wax isaaq la dheho oo hada jira oo aan ahayn kelmed dadka waalani Ku hadaaqaan ma ogine
@makebravo7133
@makebravo7133 Жыл бұрын
DAMEER an saarnay DHUUSADEEDU waxnama yeesho Dhuuso Daarood
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@arliiban
@arliiban Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 95 МЛН
Tooshka Siyaasada Oo Horyaal Tv Gaadmo Ku Qabatay
11:44
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 19 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Khóa ly biệt
1:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 21 МЛН
СБОРНАЯ КАВКАЗА ВЫИГРАЛА ЧЕМПИОНАТ МИРА!
0:30
Русский Футбик 2.0
Рет қаралды 5 МЛН
Khóa ly biệt
1:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 21 МЛН
My MOM will HATE me FOR THIS 😂 #shorts
0:22
WigoFellas
Рет қаралды 4,1 МЛН
Помог бабушке😨❤️#сериалы #фильмы
0:45
Кинокомбо
Рет қаралды 4,3 МЛН