No video

Ugaaska B. Marexaan oo kadigay duulaanka Cabudwaq & Milkiilihii Hubka ..

  Рет қаралды 26,124

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 111
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Ай бұрын
Ugaas Mohamed ma ahan kaliya ugaaska sade ee wa ugaaska guud ee d5🦁 ee darood ha la is diyaariyo
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Ай бұрын
Hhhhhhhjjahah
@user-qj7rj8be7n
@user-qj7rj8be7n Ай бұрын
Allaah mareexaan hadii aanahay ilahay na jeclaa hubkiidita nowadays wakaas gacanteena so galay sheeko yanaga qaadi weeye su'aashu😂
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
@@user-qj7rj8be7n waa kaad ku dhamaan lahaydeen cidina ma haysan katto hub dowlo xabad xabad ayaad afka ugu soo qaadi doontaan
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
@@AliAli-yl5rh1991 waxaaa dhacay sooo celi Adigu iyo aaabaha Yaaa na mooooday anaga
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed anigu dowlad aan ka adkaaday ayaan hubka kafurtay laakiin adigu dowlad shaqeynaysa ayaad kafuratay waadna ka shaleyndoontaa waxaa dhici doonta inay ka dhacdo iqarsha iqarsha maalmaha soo socda hayga dhuuman oo karti yeelo
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
@@AliAli-yl5rh dawlada aaad ka aadkaaatay maxay ahayd Dawlad somali ooo dhan isugu tagtay seee u sheeegan kartaaaa libinta Dawlad hadaaa ka adkaaatay why 1991-2004 isu dagalayseeeen Why caydiiiid naaag abgaaal ah ugu dirteeen si ay u disho Dawlada dhisan maaanta waateee magacaw bal Ma Hassan ooo aaan kala noqoday mw baaa Mise wa Mid AS Iska kala saaar Marka Hore Who r u
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Ай бұрын
puntland waa in ay gashaa heegan waayo sacad lama aamini karo
@khalidmohamedsaid4454
@khalidmohamedsaid4454 Ай бұрын
😂😂😂😂 sacad aaminad iyo naxariis haka sugin waa dad waalan. See qof waalan u iskugu dirtaa
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh Ай бұрын
Viva mareexaan aan leeyahay anoo hawiyaa iska celiya mooryaanta
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Adiga janada ha ku geeyan mareexanka aad sheegayso ..laangab yahow foosha xumi
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
@@MohamedAli-cq5wh dad waxaa uliita ninkii qabiilkiisa kacabsada oo qabiil kale sheegta hawiye matihide ma cabsibaa kuu geysay inaad sheegato qabiil aadan ahayn fulay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
MA FILAYO IN RIYADA XASAN DHIIQO UU HIRGALAYO OO UU MAREEXAAN GUUL KA QAADAYO, HUBKAN WAXAA LAGA SOO IIBSADAY DAWLADA ETHIOPIA WAXAANA LAGU SOO IIBSADAY MAGACA DAWLADA SOOMAALIYA
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
Marexan dhiig moyee miyunan in ceel la qoto beer la fasho qabilwalba waaa is dabrey bale walhen Marexan waa yaab
@hamdijama4508
@hamdijama4508 Ай бұрын
​@@Birds-i5bmarexan gacana beertu ku falan gacana mooryantu iskaga difaaci
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
wax daawlad layidhaah daa majirtee daarood waa diyaar hadii mareexaan shaadh doowladeed loosooxidho walaahay meelkasta waa kaqarxaya dagaalku car
@mohakabyar7566
@mohakabyar7566 Ай бұрын
Ugaas halkaa waanagu matalay hubka lafurtayna waxuu ahaa hub sharci daro ah ciidanka deeganka shaqo wacan ayaay qabteen
@majdihassan647
@majdihassan647 Ай бұрын
wali waxaa ii muuqata biseyl yari.xiiso miyaan u qabnaa hub.waddanka hub kuma yara ,yaa guul gaaray. kolleey aniga iyo carruurtayda meel wanaagsan ayaan dagganahay ,kuna noqon maayo dalka.alla mahaddii.
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
D5 diyaar garooba.
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Qanimadaas Waa hantidii Umada Somaliyeedvuu Xassan dhiiqo ka Soo dhacey Celis Ma leh Mooryaanta uu Xassan dhiiqo Soo direy hala iska dhiciyo
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Ай бұрын
Our herow Ugas Mohamed bravo❤❤❤
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Ай бұрын
Siddeed wiil oo sade DAAROOD ah iyo laba gaari oo hub ah yaaqaalisan. Wiilasha lagu dilay furashada hubka maanta guryahoodii tacsi baataal iyageyna ugaar tahay. Waaduni macaankii kadhamaaday. Ilaahow somali quluubtooda midee oo colaada kadami Cidwal oo abaabuleysana soo hadee haddaadan ladooninna sharkooga nagaqabo. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Ай бұрын
Reer Caabudwaaq ha istifaacaan,hub cadowgaaga u socda inaad dhacdo waa xaq.
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Ай бұрын
Uf hawiya tuugo
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Caabudwaaq kaliya labo boqolkiiba oo kun oo hi Ayaan oo kaars yaal haystaa caabudwaaq jooga
@Nuur107
@Nuur107 Ай бұрын
Uf Somali xaladeda masana aduun iyo aqiraba ma waxan gujireyna beel iyo qabiil subxanallaah ilaahow umadada u gar gaar cudur xun Aya heysta somalia
@vipkaa9608
@vipkaa9608 Ай бұрын
Adiga hubka iska dhiib ha calacalin
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Hubka intuu ka yimid guri amxaara. Dhiib aa yahuu.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Ahmed madoobe iyo cagadheer hadda bay Kala kulmi doonana Mareexaan Iska cabin.
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Ugaaaska mr ❌ Ugaaaaska HARTI darooood , tanade daroood . YUSUF darooood , ciiiise daroood
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Hubkan xagdaro aYuu ku socdey oo beelo walalo ah isladega ayaa xasan dhiiqo rabey in uu beel Kale oo asagaracsan ay Ku gumaado hubkaas laakin alle waa qafura raxiim wuu ogaa waxa ka dhalan karaa hubkAs
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Ай бұрын
Sheekadii miyaaa bilwadeen gado ayay kasoo bilaabantay iyo kismaayo hadana laascaanood imikana caabud waaq
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
😂😂😂
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Ай бұрын
sanbolooshe iyo xasan shiikh weycadeeystee n dawlada waxaa ay soodirtay dir , si hubkaas loo mariyo hubkaan waxaa larabey in lagu dilaayo xasan ayaa soo gadey hubka waxaana lagu gadey magaca dawlada soomaali
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
Sanbaloolshe horey ayuu u cadaystey shaqada uu hadda wado munaafaquna (xasan g.) Sababtaa ayuu ugu dhiibay . Su' aashu waxaa weeye Xawaadle ma raali bay ka yihiin shaqada aygu uu dameerka u hayo . MAALMUHU MAXAY IS DABAJOOG INOO MARAAYAAN MIN GUURSHUHU MUXUU MADOOBAAD QORAAYAA !!!
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh Ай бұрын
Ugaaska hubka hasoo wareejiyo dadkii kudhintay maktoodane Dowlada ayaa lagarawaa waa hadii Dowlad nimo jirto Dowlad kaa xook badan
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Ciidanka as hawiye Waa la layn doonaa xasan fidnadiisa
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Ай бұрын
Afkaa go. Beenaale jaamac galed. Biidhiqaate
@user-ok4st6gc9l
@user-ok4st6gc9l Ай бұрын
D5.ilaahaybaa.uhiilaya.shurunshuurnawaxmayeelikaraan
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
Dagaal moyeee aqli kale ma jiro ?? Mareexan goormu dadka amaan siin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
dadkee waa lawasayaa mooryaan tan daawlada sheegatay adeer
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m wasid iyo dhiig aad faraha ku jirto wayaa darood kablax Baan ahay midgaanyahow ilkaha yar daroood waad dishey , somalia baabisey hadana ooydey midgaaan ilka yar aha somali waa inaad meel ooga soo wada jeesataaan hubkaa hadeydaaan kenini dhagta baaa dhiga lagu daryaaa canfar yahow marexan owee darood baaa ceel ka helay nasab ma tihin xudaaada waxa dagan waa kaa fakanaayo ma leh markii runta timaadana oohinta dhaaafaaa sxb
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
​@@Birds-i5b Kablalax Darood baN ahey miyaa tiri kkkk
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Reet caabudwaaq iyo balanbal iyo dhabad Waa dad isku duuban waxba lagala qaadayo Niman maxamad ma aha boqolkiiba sideetan waa dhalinyaro hub Ayaan oo dagaaal ku barbaaray
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Hadal masuul oo nabad Doon, Dowlada arinkaa wax haka qabato!
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Ahmed madoobe waa inu fadhiga ka kaco oo u wax ka doonta hubkaas waayo Mareexaan hadda buu kismaayo soo weerari doonaa
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q Ай бұрын
Soomaali xaalkeeda koow ma joogo walee ethopia ayaa hub isugu dhiibeeysa kuwa qaatey iyo kuwa keeneyba faaido uma laha qoro 40 sano ayaan is dileeyney maxaan faaiideeyney
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 Ай бұрын
Liibanshuluq haduu leedahay maxay dolada comida ka ugusoo dirtay cabudwaq kkk
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Ina adeer adiga oo wadaad ah ugaasow sow adigii duulaanka ku yimi laascaano oo dad iska kaa xiga aad dhinac qabyaalad ahaa n ula safatay Wadanka aan joogo waad noogu timi anigu waan diiday in aan ka soo qayb galo shirkii aad ka hadlaysay iyo in aan qaadhaan bixiyo ,waayo weligay qabiil ma taageerin qaadhaana ma siin Allah waa i ogyahay.
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 Ай бұрын
Ciyaartaan waxey u dhaxeysaa Laban xisbi somali ah kana soo wada jeeda Galmudug.
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Waa in xaalada ladajiya lkn Dowlada qaabkey oga jawaabto ayey kuxirantahy.
@museosman8296
@museosman8296 Ай бұрын
Ha layska celiyo waa hub rarabay in lagu xasuuqo mooryaatu hadba shaati ha lloo gelikar xasan markii xilka qabo maxaa wadaku khalkhal u galaa
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Celiya hubka hadi ad nabad rabtan
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
Waa kuu diyaare ukaalay!!!!!!!!!!!
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
waxaas liis ka ahow
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Ай бұрын
Ugaasku hadduu cidda utaliyo hubka ay dhaceen haha soo celiyo.
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Ай бұрын
Dad baan xoolahooda dhacaayaa hadana Yaanan nala soo weerarin caqliba ma ahan wax qof mas uul ah uu ku hadlana ma ahan
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
Wixii caqli ah ku dhaqaaq
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Ай бұрын
​. Qax udiyaar grow 😂😂
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Mareexan ku sheeg tuugta ah .ee dooxatada ah ha so celiyaan hubkii ay dhaceen .ma rabo in mareexan ku noolado caabud waaq
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
@@Beru700 kaaley soo doono quruxey
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Yaahuu
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
Mareexaanka galguduud oo aynu ognahay wacdaraha ayka dhigaan marka ay beelo kale is farasaaraan oo helay hubkan iyo rasaastan tirabeelka ah miyay idinla tahay inay ciidamo dawladeed iyo maleeshiyo beeleedyo waxka qaban karayaan???!!! midakale xasan gurguurte iyo kooxdiisu haday doonayaan in laysku halaagmo caadibay ka ahayd galguduud iyo mudug laakiin hubkan la soo celiyo iska daaye hal xabo oo rasaas ahi Dib ugu noqon mayso dhagar qabayaashii doonayay inay ku xasuuqaan qaybo kamida shacabka somaliyed OKI
@majdihassan647
@majdihassan647 Ай бұрын
wax lagi farxo maahan Hub la helay.ninkii qori sitaa waxbuu dili ,isagana waa la dilaa.
@abdifatahxoday9936
@abdifatahxoday9936 Ай бұрын
12 saacood ayan ku qabayna Ciidan iyo Kuwa Shaatiga Qabiilka wata qaran sheeganaya Kuwi shalay Nisa Meeahi ay Mareen Mariyaan Maanta soomali cid hub noogu faani karta ma jirto nabad galyo buuxda Ku seexan doonta dib danbe colaad nagu dili doonta ma jiri doonta insha alah 13 gaari ban karaaf iyo nisa maxay ka qaban karan caabudwaaq waxa laga Waardiyeeya labada dhimac Bidix midig Galbeedka iyo Bari Ku so orod ma ahan
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
Cabdiwaaq waa in la qabtaaa oohin iyo edebdaro ma wada socon karto hart bey is mooden mareexan yuuuu ka gar baxey
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 faan badanaa waxa aad tahay ma is ogtahay
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 Ай бұрын
Tuuug tuug iyo moryan midna marexan waxba kama qado Yuhud xamar iyo gal jininba dagto isoo urusada idinka iyo wacalka sanboolshe marana hawiye sheegta marana laylkase Waxad qadi kartin ma leh
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka Ай бұрын
@@ubaxabshi5563 gabar baad katahay adigu xawadle ma taqanide wacal haku sheegin walalo xawadle hub ma dhicin lagamana dhicin waa niman aan shuqul kulaheyn arimahan xagee baad ka kulushahay niman birta calashada iney yihiin waad hubtaa ee edeb yeelo
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Ай бұрын
Sacad uma baahna Ak47 waana khaaxa idinku maqan sidee loogu laafyoo doonaa magaalooyin aan ogahay
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
Mooryaan waa caadadiin in aad waalataan marka aad aragtaan Culusoow oo Madaxweyne sheeganaya oo nacayb Daarood ka buuxo sidiina oo kale, laakiin markan waa in dhab loo kala baxaa.
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
Malaha caada kibir ka Dib baa adiga iyo liibaan shuluq dhalateen !!!
@shaqlan3296
@shaqlan3296 Ай бұрын
Hibka ladhacey maad ka hadashid ugras baad isku sheegeysaa
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi Ай бұрын
Warku waa been
@user-or7jd1my5d
@user-or7jd1my5d Ай бұрын
Ugasku hubka la dhacay muxu uga hadli waayey kkkkkkkk 😂😂😂😂 Baror maa daysan
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Dawlada ugaasku sheegayo sowtan iyadu ka shaqaynaysa dagaalka ma aha meeday dowladi ma Xassan Sheekh iyo lo'diisaa dawlad ah waad riyoonaysaane nin walbow naftaada daafaco
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Ugaas Waa nabad doon, si masuuliyad kudiihantahy ayu uhadlay
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Duli mareexan ah . Yaa talo waydiinaya .. Dhiigaga iyo maalkaga iyo dumaraaguba waa xalaal dhiigooda
@ZakAli9904
@ZakAli9904 Ай бұрын
@@Beru700 Subxaana.Allah Nabiga SCW wuxuu yiri qofka muslimka ah in uu dhiigiisa, maalkiisa iyo sharafkiisa uu xaaraan ka yahay qofka kale ee muslimka ah. Adigana dad dhan oo muslimiin ah baad dhammaantood baneesaneesaa dhiigooda iyo maalkooda. Alle ka baq oo hadalkan Alle uga towba keen qalbigana xumaanta ka saar....
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
@@ZakAli9904 sudanka .caaqilka ..siyaasiyiinta intuba waa gaalo .iyaga isku dira somalida .iyo beelah aan qiimo lahayn marka maxaa ku jaban hadii sulanka iyo caaqlikaba dhiigooda la cabo mise dumarkooda lagu hor kufsado si ay u dareeman xanuunka dhimashada
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
Quruxey hubkaas cusub kuguma isticmaalayo welcome.
@udgooney
@udgooney Ай бұрын
Adinka lee ha isku dilina hub faaiido malahan kuwa soo gatay iyo kuwa dhacay maantood shartooda umada allah haka qabto dadkii somaaliyeed niman qabyaalad iyo jahli dilooday baa dhameeyay
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Shacabku ma eyagaa weeraray mise waa la weeraray, beentu waa Nacfi daarood,
@hamdijama4508
@hamdijama4508 Ай бұрын
Tuug shaati dowlad isku qarinaya marexaan hub ay idinku qaawiyaan wa haystan
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
His name is “shuluq”😂 Shuluq shuluf ayaa lagasiiyey galadoow! Awoowgaa lanaardheh!😂
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Ай бұрын
Bismilah hadaad ugaastahay dadka as ugaaska Utahan hadda waa difaaco hubkey heystaa ee eydheceena waakutaageersan tahay war is kasoo celi hi ka dadka shacabka gacanta ugalay cadaalad ❤🎉
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Culusoow iyo Mooryaantii oo iswata ayaa hubkadhigis lsgusameeyey😂 Tii Goojacade kadhacdey tan ayaa kawaniimo badan😊 Sade Daarood Ismaaciil, Gala Dagaalka! Dila Doofaarta iyo Dameeraleyda isbahaystey!
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 Ай бұрын
Hawiye mareexaan dhaceen waa aduun daba saar loo rogay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
Adeer taariikhda soomaaliya 1991 kamasoo bilaabato , ee kumanyaal sano ayey soo taxnayd
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
waxas waligeeN sameen jirnY hhh
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
adoonsigi jaale siyaad miyaaD ilawday
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Jaamac beenta dhaaf kulane jiis liibaan shuluq baa soogatey farmaajaa keeney xaalku ma aho qabiil jaamac tuug amxaara,marexaan waa shabaab itobiyaa arinkaan ka sameey
@shaqlan3296
@shaqlan3296 Ай бұрын
Maxaa u geeyey hubka dowlada iney dhacaan
@hamdijama4508
@hamdijama4508 Ай бұрын
Dowlad beel ma mooryan bad dowlad ku sheegay
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Oo hada hubki Dowlada Mareexan aa dacay miya leedahay? 😂😂😂
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 Ай бұрын
Hala soqaabto kuwi hubka qaatay
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Somali oo dan baa hubka qaadatay, dowlada awood hadey leedahay dagaalki gooja cade ayey wax kaqaban leheed, Dowlad Biriq eh ayu xassan meesa kuhaaya
@user-vm1kc6gc4u
@user-vm1kc6gc4u Ай бұрын
Somali oo dan baa hubka qaadatay, dowlada awood hadey leedahay dagaalki gooja cade ayey wax kaqaban leheed, Dowlad Biriq eh ayu xassan meesa kuhaaya
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Moryan tug ah weye marexan wana in xog lagu gala Cabudwaq
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkk kaalay kasoiqaad adigu walaahay bilaahay tolaahay gaalkacyo baay kabilaabmaaysaa adeer daawlad majirto ee hawiye mareexaan ca haweeraraan car hadaan dagaalkii 1991 hadaanu been noqon nacalaa igu yaal car cabadi haka dhacdo caabudwaq car
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m Darood vs Hawiye daba madoobe bey noqon wlh
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Marexan way khaldan yihin wana in lag qada hubka u so dhibay Farmajo e u waday Kulane jis
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 Ай бұрын
Adeer Hubka islaameen iska dhiiiba dulmiga iyaa leh saas ugaas kutahay
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Hubka intuu ka yimid waa itoobiya. Walaahi waa xalaal. Ninkii qabiil ubadalayow soo dhawoow 1991 ayaan xuseynaa. Soo dhawaada jaalle habar gidir. 34sana ka dib waa xus weyn.
@ahmedfeleb4877
@ahmedfeleb4877 Ай бұрын
Hub islameed ma ahayN hub amxaaro ayu ahaa
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku Ай бұрын
Jamac galad cadawga somaaliland b
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Ай бұрын
Yaa? Mise Cadowga Isaaq? Halkaan Awdal State, waa laga jecel yahay. Jooji MARQAANKA!
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Ай бұрын
@@MIDNIMOJANAQOOW Absolutely 💯 agree Awdal state❤from kismayo
Dagaal Shaanshiyed aad u xun oo Xamar & Hargaysa kadhex Qarxay
23:31
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 40 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Nuxurka Jawaabihii R. wasare Xamaze kabixiyay su'alihii dadweynaha
24:34
Anaga re Hiiraana Itobiya Waa kadifaacayna Masaarida Xasan Wato!
10:52
DAAWO: ugaaska beesha saleebaan oo booqasho ku tagay caabduwaaq
12:57
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 9 МЛН