Barnamijka falanqaynta todobaadka Sidee Looga Hortagi karaa Kufsiga Haweenka iyo Caruurta?

  Рет қаралды 59,398

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Kufsiga Haweenka iyo Caruurta

Пікірлер: 206
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Subxannallah weligay inan soomaaliyeed xumee kuma fikirin waa waali inaguso badatey waxaasi illahay hayno sahlo
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Qofka gabdhaha kale amaan geliyey walaashii iyo gabadhiisa ayaa illahay bafbaadinayaa
@zulekhaibraahin2182
@zulekhaibraahin2182 2 жыл бұрын
𝚐𝚎𝚎𝚜𝚒 𝚋𝚊𝚊𝚍 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚒𝚗𝚍𝚎𝚛
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@@zulekhaibraahin2182 mahadsanid indr
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Masahalh raga masino lkn kuwa wanaagsan ayaaa yar
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@@maryamoruun1532 mahadsanid wllo
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Wlhi ta macalimiintu waa sheeko jirta Mudana in laga hadlo Lkn markastaba sharaftaadaa la ilaashadaa waxbarasho iyo shaqo midna haku doorsan cirdigaaga Iskaga tag marka waxa lagula yimaado ilaahay baa albaab kale oo khayr leh kuu furaya😒
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 2 жыл бұрын
Horta hablaha wllo bila akhlaaqa oo sharaftooda lacag iyo natiijo ku badashay waxaana raga baray Ish
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
@@ladnaawil1705 haa wlhi iyaga laga arkay Qaar waqtigu ku adagyahay oo baahida loga faaidaystana waa jirta
@basmageele1459
@basmageele1459 2 жыл бұрын
ka macalin jamacadeedka ahi waaba kufsade wayn wayo hadalna ma karayo doodana waxaabad mooda inay isaga ku socoto macalimiinta kufsadayaasha ahna wuu difaacaya ilayn isaga laga hadlayaaye. waar yaan laga dareemin shaxaariyahow wad muuqmuuqataaye
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 2 жыл бұрын
Waaruntaa
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
Waan kula fahmay walaahi
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 2 жыл бұрын
Hhh adkaatay waad muuqmuuqataa kulaa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Haa saasuu u eg yahy inuu howlaha wax kaga juro ayaaba dhici karta.
@AbdinasirANasri
@AbdinasirANasri 2 жыл бұрын
Waxba ha isweerinina wayba fududahay sida looga hortagi karo simple dadka sameeya kugsiga halagu xakumo kitaabka rabigey kaliya bal hala arko natiijada dawo taas ka weyna majirto wabillahitowfiiq
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 2 жыл бұрын
ma ninkaaan u hiilanaya macallimiinta xaqqiqada miyuu iska indha tirayaaa waa arrin jirta somalia 🇸🇴 oo idil ayeena ka jirtaaa waxba yaanu difaacin ee ilaahee haka baqo..
@hodmakaise4204
@hodmakaise4204 2 жыл бұрын
Somalia kaliya ha odhane Meel walba oo somali degto 😏
@Zaynab_Hassan
@Zaynab_Hassan 2 жыл бұрын
Waxa la yaab leh nimankan iska indho tiraya xaqiiqada jirta. Waligeen hagaagi mayno oo inantaada iyo walaashaa ayay Ku dhici doontaa hadaad runta isu sheegi waydaan! Hablo idinkuna feejignaada oo sharaftaada iyo qiimaha naftaada baro!!!.
@asiamaxamed8919
@asiamaxamed8919 2 жыл бұрын
yaasmiin caqlilay ilaahay haku barakeeyo qli
@axmedaniiz275
@axmedaniiz275 2 жыл бұрын
Yasmiin si ficn ayay u iftiimisaY waxyabo badan oo u baahna in daaha laga qaaado
@oscartvtech1849
@oscartvtech1849 2 жыл бұрын
Masha Allah.. Aad Baan Usoo Dhaweeynayaa Mar Labaad Iyo Mar Saddexaadba In Universal TV Doodahaa Bulshada Kajira Ee Ka Taagan Qaban Qaabiso Oo Noo Soo Gudbiso.. Waa Wax Aadna Loogu Baahnaa.. Waxaanan Idinku Adkaynayaa Inaydaan Ka Caajisin Oo Aad Doodahaas Iyo Waxyaabaha Bulshada Kajira Aad Noo Soo Gudbisaan.. DOODANNA DOOD AAD U MUHIIM AH AYEY AHAYD.. Keep it up 👏
@bashafitness
@bashafitness 2 жыл бұрын
Much needed discussion 👏🏾👏🏾👏🏾
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 2 жыл бұрын
Horta ilaahay ha lga cabsado , qofna risiqiina ha uga bqannina dumaroow runta ka sheega wxii idiin ku dhcay
@basmaabdikalak9127
@basmaabdikalak9127 2 жыл бұрын
Oo raga hablaha sexual harassment ku smynaya manay ahyn inay iyagba illahay ka cabsadaan
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Gabdhaha inta yar yihiin hala baro kufsi dhibaatoyinkisa qaabka kuyimaado iyo hala baro qiimahoda iyo sharaftoda waxa kor uqaadi karo iyo waxa sharaf xumo ukeni karo hdi ogaato dhibaatada kaga imaaneso raga ajnabi kala yihiin diiniyan bananen gabdhuhu we dhowrsananayan waalidka control stress dilka canaanta pressure awooda iska daaya sida wax kuma hagaagayn
@nihaalahmed2173
@nihaalahmed2173 2 жыл бұрын
ma gabdhaha wax kufsada mise nimanka? aaa in wiilasha la baraka gabdhaha in eey ku xadgudbin ama tillado adag kaga imaan Karto seeda kale gabdho gurigeoda lagu dhax kufsadaa jirta
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 Жыл бұрын
@@nihaalahmed2173 waa run guryaha waxa kadhaca aad bay ubadan yihin lkin inanti intay yartahay hadaan wax loo sheegin way qarsanaysa oo maray ka xuntahay uunba la oganaya alle hablaha iyo awlaada hayno ilaaliyo
@ikraaniitainahooyoqali4047
@ikraaniitainahooyoqali4047 2 жыл бұрын
Waxaaba waxa u sabab ayan odhankaraa dawlada iyo madax dhaqameedka hadii sharci adag laga soo saari lahaa amaba siday diintu tidhi la marin lahaa ragaa wax kufsada wlhi kufsiguba uu yaraan lahaa alle ha na asturo ragana alle inta xun xaqa ha garan siiy
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 жыл бұрын
Anba figirka wan kula qaba Qofkan waxn sameenaya waa qofan baqeyn waayo sharciban jirin hadi maanta ka inanyar kufsida hadey dhimato lala aasi laha wlhi wan huba iney at least yaran lahyd wayo qof kalu tusale u yahey
@esrahodan3291
@esrahodan3291 2 жыл бұрын
inta nin ee qolka ku jira ila ka duubaya barnamijka midkaliyi hadu ku dhaarto inanu ku tacadiyin ama ugu yaran inan ula sheekysto aanu jidhkeeda 5tisa farood saarin wxn aaminyaa inayna ragu isku jirin lkn ilaahy wxn la hortagayaa midwlba inu gabdh ku tacadiyay tu la sheekysnyo ee u mustaqbl iyo nolol ka rabo ayan ka amaan helyn war ilaahy halaga baqo
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah illaahey dumarkeena Soomaaliyeed oo wax bartey haynoo badiyo hana nooga xifdiyo waraabaha. Gabdhaha subxaanalaah gaaladii baban ku dhaheyn waan ku baasin. Alxamdulilaahi wallahi schoolkaygii Secondary ga waan xasuustaa anigu aad baan u yaraa laakiin gabdhaha xoogaa isa soo taagtaaga maclimka waa gaadi jirey. Walahi qisaan waligeey ka goin maskaxdayda. Illaahow hadeey nool yihiin macalimkaas iyo ardaydaas uga meel baxi. 1984
@khadradahir2263
@khadradahir2263 2 жыл бұрын
barnmijyadiina aa baan oga helaa, wad mahadsantihiin, bulshada aya indha u furtaan :)
@raxmamax7174
@raxmamax7174 2 жыл бұрын
Waxaan ka codsanayaa universal tv iney dood wadaaga dambe kusoo daraan schools ka secondary yada hablaha ah waxa ka socda tacadiyo aad ufara badan oo khuseeya uun examka lagu badalanayo inanta cirdigeeda waxaan jecelahey inaad kusoo dartaan dooda dambe falal badan iyo qisooyin badanba jira oo ku saabsan macalimiinta udhigta hablaha seconderyga ah waad mahadsantihiin
@Umbilal271
@Umbilal271 2 жыл бұрын
Anigu Somaliland baan wax ku bartay weligay maanu arag imtixaan lanaga xumeeyey oo la leeyey nin wax ha kugu sameeyo meeshu ma haday xumaatay? Dadka dembiga noocasaa galaa haday jiraan miyaanay inatu dad lahayn?
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch 2 жыл бұрын
Tani weey jirtaa walahi
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 2 жыл бұрын
@@Umbilal271 somaliland wy ka jirta wallal
@raxmamax7174
@raxmamax7174 2 жыл бұрын
@@Umbilal271 wll wey jirtaa Tani wax is qarinayana maaha
@Umbilal271
@Umbilal271 2 жыл бұрын
@@nadirazunio6898 walaahi waa dhibaato weyn markaa waxaa haboon inay inantu goobtaa iskaga tagto Ilaahay baa wado kale u furaya
@luckyabdirasaq8781
@luckyabdirasaq8781 2 жыл бұрын
Anu waxan shahid u aha nin kenyati ah o kuliyad deen u aha u gabdh somaliyed ka dalbadey jidhkeda hdi kalena aysan jamacadn ka bixin kadip marki ay diidey ila heer maxakamed leysla gaadhey kdip ay rag somaliyed uga hiliyen inanti oy ninki garab istagen iayadina beeniyen hadalkedi gabadhina jamacdi malinkiba ugu dambeysey sanadki ay qalinjabineyseyna u aha wa nasiib daro wlhi waxasi aya dulkeni ka jira somali iska daaye kenyati ayaba lo taag la'ay 😭😭
@hamdajama8762
@hamdajama8762 2 жыл бұрын
Halkee ka dhacday walal
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Yaab wxy cadeyn u tahy iney nimanku isla jiraan oo aysan dumarka dan ka laheyn.
@dunxariira9922
@dunxariira9922 2 жыл бұрын
Noloshani way inagu soo batay ilhya dhurwayad naga qabo 🤲🤲🤲
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 2 жыл бұрын
Aaamin
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 2 жыл бұрын
Strong discuss🔥
@umuadnachannel1830
@umuadnachannel1830 2 жыл бұрын
walaahi macalimiinta waa run
@goodluck4021
@goodluck4021 2 жыл бұрын
Nimankan maxa ka qaldan kulaha iyada isaso qawisay oo yaa iyaga u baneyay inay eegan gabdh qawan indhaha hoos u dhig sow lama oran
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Gabdhuhu waxay naarta ugu badan yihiinbabab waxasa is qawintas dufaac ad gasho waxba mataraye waa aduunyee is astur cidi kusoo egimayse wana runtii inankasi maxaa haye isla qawinaysa😡😡
@basmaabdikalak9127
@basmaabdikalak9127 2 жыл бұрын
@@khalidapdi6204 adiga ma indhaha kabuuxsa lagu idhi غض البصر wax ka horeeya ma jirto waa first rule diinta ha qalad fhmin
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Cida ugu dhaqanka xun imika wala garanayaa haplo yar yaroo dufaac ku jira comments kualama murme👋
@monaaden6634
@monaaden6634 2 жыл бұрын
@@khalidapdi6204 hoos eeg idinka ilahey idinma dhihin miya? Ma beeninaysa midaas? Kufsi iska daaye inad eegtid ayan kuu banaaneyn haday dharka madaxa ku sidato xata e diinta baro wll o ilah ka baq dadka uun ha usheegin inay ilah ka baqaane bisinka
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
@@khalidapdi6204 Gabdhuhu naar kuma badnee Ilaahy been haka sheegin... Naarta wxaa ku bdan kan wax dila, wax kufsada, wax dhaca, dalkii gubey, ubadkiisii dayacey.... Waana adinka.... Gabdhihii indho shareernaa iyo ilmihii 3 jirka ahaaba waad kufsateen.... Asbuucii horee bey aheyd mrkii gabar 3 jir ah uu nin ku kufsadey Minnesota... Mid kalans uu 2 cruura oo uu dhaley Galkacyo ku gowracy.... Xagee Janno idiin taal mrka duliyahow.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
waxa ugu mihiimasan marka hore wa in caruurta wax la baro la baro hadi waxas ku dhaco waxay samayn lahayen siday uga fogan lahayen waxas walidka iyo macaliminta habaran inay ka xishoon soo sheegan inay iyaga denbigooda ahayn qofka ku smaeyey denbiga leeyahay inay cabsan xaqiisa tahay inu soo sheego wa in baro ilamaha inu cawradiisa qofna xaq u lahayn inu taabto waa inu qalin kara marka waxas ku dhacayan hadii kale weligiin waxad doontan sheega joogsan mayso caruurta ha kala xishoon ilamahaga yar inad barto waayo xafad baad uga tegi karta cadow ku noqon karta gurigan kunka qof imanyan baa qoif walan ugu iman kara bara ubad oo baaray caruurta caruurta kale dulmaysa inay waxas sax ahayn ama dagka walan dhibaya xayawanka dhibaya waxas schoolda lagu bara dadka
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
Kufsi waxa loga hortagi karaa in wiilasha iyo dhalinyarta aad lo tarbiyeyo waalidka somaliyed we dayacen tarbiyadi wiilasha manta kufsi majiren hdi hooyo weliba aabo kasta aad utarbiyeyan wiilashoda diiniyan iyo waano in sharafta gabdhaha ku xadgudbi karin dhowran qaali tahay diiniyan banaanen kufsi aduunyo aaqiro laga fogaado kufsiga sharaf xumada gabdhaha logesanayo Allah uga cabsadan waalidka somaliyed gabdhihi xuriyada ka qaaden control wel wel cadaadis saaren ilaalo badan wiilasha la destey dhibaatada mesha ka imaanesey leskama joojinin gabdhihi gorme ceeb ku kenesa walbahaar dhibaato dhan wa wiilasha aan la tarbiyenin laga wacyi gelinin kufsiga zinada raga ayaga bilaabo sharaf xumada gabadha ugesanayan iyo raga damaca dumarka dabin kuso rido gabar nin isku dhiibeso majirto
@zermuniirchannel6395
@zermuniirchannel6395 2 жыл бұрын
Walhi tan yare ka nolaha xidhan wa naga iyo badha waxa cod kar laga dhah m.a alaha inder mad iska kay gursani anih
@dhowrsan9005
@dhowrsan9005 2 жыл бұрын
Mayla Aragtay waxaa layiri hadalkna lakala oran og ilhayna lakala baryi og
@fatimozahra5725
@fatimozahra5725 2 жыл бұрын
Wlhy waa run waa wax jira waxsi
@rahmaahmed5062
@rahmaahmed5062 2 жыл бұрын
Waligiinba runta is diidsiya kuwiina iyo kuwa guursan dontaan iyo kuwa idinka dhashay markay saas ku dhacdo dooda soo gala
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
Xasbunallahi wal nicmal wakiil 💔 wow that's a nightmare 😳
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
yaasmiin well spoken 🤍 wlalo maxamed why u su'ashas u didaya maxay ugu samenyn wayen qof haweena oo cabashada lo geysto
@hurt3094
@hurt3094 2 жыл бұрын
Hablaha tacadiga ugu badan waxa uu ka dhacaa guryaha Hooyooyinku ilmohooda ha ilaaliyaan wiilal iyo gabdhaba
@Abhamze
@Abhamze 2 жыл бұрын
Jaamacadaha oo kaliya maaha waa illaaa schoolaadka
@ahmedyasin6796
@ahmedyasin6796 2 жыл бұрын
Wllo hablaha waaweyn ee jaamacadaha dhigta miyaa la kufsan karaa?
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
@@ahmedyasin6796 wllo kufsigu weyni iyo yari makala laha Wa ta ugu badan ba imikana carurti ba loso gudbay wiilal iyo gabdho yaryar 😩😳 Allah xaqa ha ina fahansiyo Wa adunyo lagu hoogee
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Asc ninkani macalinkuu qalad ka fahmay macalinku waa bisher waanu qaldami karaa laakiin waa in sharci caadil ah la helo oo macalin iyo madaxba wixii xadgudub ah la mariyo xaqiisa. Gabadha yaaba madax u ogol. Halkan uu isagu macalinkada ku crlcelinayo in inan la geeyay ahayd laakiin ragu uma ogola .gabadha shaqo.
@samuelkilla8365
@samuelkilla8365 2 жыл бұрын
raga meesha fadhiya qaarkood kufsiga iyo sinada ayaa iskaga qassan. mawdooca banaamijkaba ayaa baal marsan. niinkan rajimka xalka u arka ma ashabaaba. ragan meesha laysugoo keenay qaar baa bila xikmad ah.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Kawaran hadii aan sharciguba waxba uqabanayn qofkii dhibanaha ahaa ee isaga ceebtiisa ama hanjebaado horleh uu lakulmo
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Macalin skuulka gabdhaha ardeyda waa arin delivered taagneyd
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 жыл бұрын
Dowladu wax ay ka qabatana ma jirto odayashuna waba kudaafad cadiya
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
aabashii hablo hoodii kufsanayaan
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 2 жыл бұрын
Universal Tv dooda dambe kasoo dhiga macaliminta iyo ardyda waa dhibato jirta oo ubaahan in laga hadlee
@markazulikhlaas9157
@markazulikhlaas9157 2 жыл бұрын
Wll subuscarab isar allh hku sharfo adun iyo akhiraba
@hipoyouzuf7691
@hipoyouzuf7691 2 жыл бұрын
Somali laga Helen nin gabar kufsady kadib ninkeedah laga dhigoh wfk😬😬😬😬😬🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Ninka yiri xeerarka maxkamaduhu ma shaqeeyaan run buu sheegy.... Nimanka leh gabadhaa is qaawisey iyo model bey iska dhigtey wey akhlaaq xun yihiin waayo indhihiina laaba ayey diintu amartey... Cibaabkoo la adkeeyo, xeer dhaqameedka oo la joojiyo iyo wiilasha oo iskoolada iyo merasooyinka lagu baro halista uu kufsigu leeyahy ayaa arinkan lagu joojin karaa.
@Wacdi120
@Wacdi120 2 жыл бұрын
Ciladu waa waalidiinta hablahooda iyo caruurdooda mayaqaanaan meesha ay takaan
@user-on1nm3ff6v
@user-on1nm3ff6v 2 жыл бұрын
qiil ma ahan Gabadho haday qawantahay eyohadhay storantahba xaq umalihid inaad aflagadhaysi fa xaq yalagadhigan taas qadollbasar waxodhahay haday qawantahay waan aflagadhaynkar hall ka waxad kafahmikarta caqlixomada nimankan waa xomaantii oxaqloradinaho حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Күн бұрын
Waxaan gaaalo baa maalgalinaysa waxaas kama dhacan dalallka islaamka ee waa wax hada la abuurayo.😢😢
@raxmamax7174
@raxmamax7174 2 жыл бұрын
Habluhu hadey ka baqdaan iney school kooda xaqiiqda jirta ka sheegaan oo la garto wa in xafiiska universal tv ay tagaan oooy dooda ka qeyb galaan xaqiiqda jirtana dadka muslimka ah hor keenaan
@sagaladam4186
@sagaladam4186 2 жыл бұрын
raggan indho adagaa, waa beenalayaal lama rumaysan karo. gabdhuhu haku da’daalaan in ay caddayn ka duubaan.
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 жыл бұрын
Akh wadanki wuu baa ba ay 😭😭😭 Lkn macalimiintan la yaabay anuu
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
umad dhimatay oocandhaduun gacanta kuwada sida
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 2 жыл бұрын
#teaminaabsieh 😉😉😉😉
@afnancumer8907
@afnancumer8907 2 жыл бұрын
Jaw macalimiintu way ku tacadida ardayda ee hays hagaajiyaan
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 жыл бұрын
Anigu 12sano iskul so dhiganayey ma maqal mana arag intan iskulka joogey lkn Imiga waxasi uu so batey kasan hablaha yaryar ee la sasabanaye aan waxba garanayn ee nolosheedi lagu ciyaarayo oo aan hadhowna wax sharciyoo qofka qabanaya any jirin
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 2 жыл бұрын
Waxan odhan lahaa caruurta aad haloga war hayo isha ha lagu hayo wiil iyo gabadhba cid kasta oo masuula waalid walal ka weyen hadiiba ay heerka marayso yaan cidna lagu aaminin wax cusub ma aha weligeed waa dhici jirtay ee waa siday inantu sheegtay wax walba waa qariya, qof kasta oo masuuli ha u feejignado caruurta raga qarabada ah ee guryahiina ha u aaminina aabo ku sheega daroogaysan dumarow daqada ka saara
@Hana-997
@Hana-997 2 жыл бұрын
Somaliland boogaheegi bey dhayeysaa, Allaha dariiqaad jeexdeen kudayasho ha u noqdo soomaali meel kastoy jogto, dhibtu waa waxa bulsho keenta iney dib u noqosho keento dhan walba : caafimaad waxbarasho ...
@rahmaahmed5062
@rahmaahmed5062 2 жыл бұрын
Adeer dareenka sheegaysa wa na wax barasho ee caadibaad isku diidsinaysaa kagan leh waxbaan student affaires
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
MAQALINKA WAXAS SAMEEYA WA IN LAGA ERYAA SCHOOLKA WELIBA LAGA MAMNUUCA INU MAR KALE WAX KA DHIGO SCHOOLKA WAYO DADKA XUXUN MEELAHASAY TAGAN AY KA HELAYAN DHALINYARADA AAN WELI GARADKA IS DIFACI KARIN
@ayaandajiya6016
@ayaandajiya6016 2 жыл бұрын
Alle ha laga baqo walahi waa la og yahay wax ka dhac jamacadaha wax badan ayaa la iska indho tiray dumarka wax iyo wax ka badan ayaa soo gadha
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Nimankaan iyagaaba Dambiilayaal u eg Gabdhuhuna waxaan leeyahay ha is Hubeeyaan.
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
haa wallay waakufasadayaal
@hannamohamed5408
@hannamohamed5408 2 жыл бұрын
Kuwni wariyaayasha ya u duceeyey doorkani dadkiii Bey iska daayeeneh hadalkii ay ka dhex gallayeen sidaa iska ahaaadaa 😂
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
sow maad arag, maanta ilaahaybaa noo sikhiray oo naga aamusiiyey sidaa kuwada oo martidu ha hadleene daaya
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 2 жыл бұрын
Istaqfurillah Dadka qaar waxad mooda qiyaasti in janada loogu balan qaaday
@ezmaahmed127
@ezmaahmed127 2 жыл бұрын
😭😭😭💔💔
@gabadhboqortoyo6929
@gabadhboqortoyo6929 2 жыл бұрын
Ragii.meesha fadhiyay way argagaxeen indhahay tageen walhi calosha I xanunaysa kufsi waa lagu dhameyay
@farduusapdirhman7809
@farduusapdirhman7809 2 жыл бұрын
omg 😭😭😭😭😭wlhi waa wax lga naxo😭😭😭😭
@caashamuraase9919
@caashamuraase9919 2 жыл бұрын
Sunxanallah
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 2 жыл бұрын
Wlhi waa run macalin ilaa dean wa isku dhaqan
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 2 жыл бұрын
Alx dean arky wa qof ficn mashallh Lkn kuwn brnmijka joga qar kmida fdhiyba subxan idhno adka😏😁
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 2 жыл бұрын
@@user-di1gp6zw3d hhh wlhi qaar khatiyaan ah miya meesha fadhiya sibey uso indho adagyihine
@nimcoabdikarim8193
@nimcoabdikarim8193 2 жыл бұрын
waalidiintu waa in ay masuulayad iska saaran ubadkooda oo anay guriga ugu keenin dad ajanabi ah sido kale goobaha wax barashada ilmaha waa in ay ku daba gaadhina ayan saari nin wato ilmahoda yar
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 2 жыл бұрын
Dhibatada school ada iyo jamacadaha hala xaliyo oo haloo sameyo Melissa cabasho
@misspamba1
@misspamba1 2 жыл бұрын
Wariyaada waxay idinka degtey dumarka lebiskood ee xishooda oo ceebtiina iyo dembi giina qata oo hablaha amaan siiya oo inamada yar yar aad kufsanaysan Ma lebsikooda ayaad ku kufsateen
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
dulaysane qiilbuu raadinaa
@hodan112013
@hodan112013 2 жыл бұрын
Allah maxaan been isku sheegnaa carada Soomaalidu in aanay wax human right Sh la laheeyn.
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Kufsigu soomalida dhexdeda wuu ku soo badanayaa Waalidku caruurta fiiro gaara ha u yeeshan
@halimaaden3825
@halimaaden3825 2 жыл бұрын
قال رسول الله صلا الله عليه وسلم نساء كاسيات عاريات مائلات مميلات Marka xijab la aantu way Ka qayb qaadan kartaa Dhibtaan taagan 😔
@khalisayussuf7601
@khalisayussuf7601 2 жыл бұрын
Ilmaha yar yar ee aan xijaab gadhin maxaa lo kufsadaa hadii xijaab la aanta kufsiga sabab u tahey qof wax kufsanayo waa qof xanunsan oo og in dambiguu geystey bari lagu ciqaabi donin ileen somalida diinta Allah so dajiyey is kuma xukumaane dhaqan iyo xeer somali bey ku dhaqmaan
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Wll kuwo indho shareeran ayaa la kufsadaa har iyo habeenba waayo sharci adag ayaan ka jirin meesha ,
@magimohamed8700
@magimohamed8700 Жыл бұрын
Wiilasha soomalida waxaan is dhehaa miyaa la soo dhoofiyey miyaanay dalka ku dhex noolayn
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
imtixanaka inuuu macalimka saxo ayaaba khalada waa in cid ka saraysa saxdo hadii taas la wayo wa in laga dabo eego muxu u saxya isagaa macalimku
@umuadnachannel1830
@umuadnachannel1830 2 жыл бұрын
ninka students affairs qaabisha habla waydiiyo in isaga laftirkiisa laga nabad galo
@zumeyrachemale2414
@zumeyrachemale2414 2 жыл бұрын
Anigaba wan kula qaba fikirka hala weydiyo ardayda
@abdirahmanhussein8548
@abdirahmanhussein8548 2 жыл бұрын
Dhawr qof oo cadayn lagu hayo hadii sharciga islaamka lamarin lahaa sida in laga jaro 100 jeedal dadka hortooda, ama dhagax lagu dilo hadii uu soo maray guur waxayna oo muran iyo dhib ahna ma dhaceen AMA way yaraan lahaayeen 99%. Waxaa kaloo fahan ubaahan in la kala saaro sinada raaliga la isaga yahay hadii ay ku bedelenayso imtixaan ama shaqo AMA lacag iyo kufsiga kass oo ah sino lagu daray xoog.
@yahyebindhi9553
@yahyebindhi9553 2 жыл бұрын
Ciidamada C ID HALAGA SOO QEYB GELIYO DOODA
@ahmedshakir4447
@ahmedshakir4447 2 жыл бұрын
Wlhi waa arin jirta taasi mclimiintu waa ay jirta balse ragu way iska indho tirayaan
@axmedabdilahi8896
@axmedabdilahi8896 2 жыл бұрын
Markasta ragu su aalaha wey iska duwayan ama wey iska indha tirayan why lkn
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Sababtu wa timir lafba ku jirta Yagaan ba saxsaneyn o madmadow kujira
@diciifdooli1621
@diciifdooli1621 2 жыл бұрын
Waxa Mija gabadh la kufsaday ma gaalada borama xaafadoodu la dirirty deetana gacanteeda isku dishay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Wllo miyaad aragtey.... Oo mey ninkii sheegto ha loo soo xiree.... Miskiin.
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud 2 жыл бұрын
Su al universal TV dadka lagu casuumayo ma dad aad sodorateeba mise meelakal kale lagasoo applying
@awoahmed5922
@awoahmed5922 2 жыл бұрын
Waa dad ay televisionku soo doorto pro
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud 2 жыл бұрын
Sax wll
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 2 жыл бұрын
@@awoahmed5922 Lama Soo doorto waxan sheekha ka ahyn iyo odayada lkn lanparo ayaa laga codsada
@haboonhuseen5206
@haboonhuseen5206 2 жыл бұрын
Wllhy oo Bilaahi way jirtaa Anigaa in dhahayga Ku Arkay macalimiintu way taqaana waxaas iyo Wax Ka daran ba 🤔
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 2 жыл бұрын
Very nice discussion
@ismailjamahalihhasan4988
@ismailjamahalihhasan4988 2 жыл бұрын
Hmmm kulahaa xiliyada salaatu laysha la tagayo!!!!! Allahuma yaa Allah Waar Kuwan yaaa geeya Western ka
@AhmedCadaawe3
@AhmedCadaawe3 2 жыл бұрын
Wlhy ww dhibto aad u wayn o dad badn wdnka ku hysta hase ahate ilahy wxba kma qrsna
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 жыл бұрын
Please Barnaamij Yadan Oo Kale Maama Malyuun Ku Casuuma Maadama Aay victim Aay Tahay!
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
anigu maalin waxan usoo joogay nin macalinoo wiil yar intuu uyeedhay gabadh yar albaabka iigu sooxidh yiri malcaamad quraanbay waxaasi kadhacday
@hafzaahmed9335
@hafzaahmed9335 2 жыл бұрын
Subxanllh Aleh ha so hadeeyo
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 2 жыл бұрын
Anna waxa lay sheegay mid masaajid immamka ahaa oolapa wiil ku fuulfuulay IYO mid lapa dumara ku dhex uureeyey masjidka
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
@@Jamalkhan-lo1vd waa umad dhimatay
@ahmedyasin6796
@ahmedyasin6796 2 жыл бұрын
@@sayidacool7190 wllo hargeisa ayey ka dhacdaa maalin walba
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 жыл бұрын
Wa beenta
@Ayaan8912
@Ayaan8912 2 жыл бұрын
Sorry 😞
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 2 жыл бұрын
Ninkaasi wixuu ku hadlayo Waa qalad sababatoo ah Macalin iyo ardeygu waxba ka ma dhaxaykaroaan Ahern inuu waxabashadeda i nu ka soo boxo shaqadiisa. Macalinku Waa masul ee maha ini fullo hablaha iyo caruurta gabar iyo wiilba .
@khalil8410
@khalil8410 2 жыл бұрын
Xalka keliya waa kitaabka munzzalka iyo sunnada rasuulka scw, hadii aad isku deydaan inaad Xalkale ka keentaan fursadana la idinkaga dhigo ilaa qiyaamaha, way idinku dul dhaceysaa saacada qiyaamaha waa shaki
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 жыл бұрын
Nimankii somaaliyeed ceebteeda cirkaymaraysaa haday abetahy adeer abti nikaad lasheekaysato dariska iyo suuqa meelkata magabaa nin kudhibayaa
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
ilaahaybaa nacayoo inuu ciqaabuu rabaa
@mukhtarisse4866
@mukhtarisse4866 2 жыл бұрын
Waxan sudee lagu suuliin karaa Taasa In laga hadlo loo baahan yahy
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 2 жыл бұрын
DG runta ka sheeg nio waxba ha qarine
@asmaa442
@asmaa442 Жыл бұрын
Tani dood Uma baahana lkn aniga IGA taalo reerkii inan kufsi looga gaystaa ninka kufsaday iyo qoyska uu Ka dhashay batrol ha la qabdsiiyo inanta sharfteedad haday boqol u dhimanya mar ha laga dhigo.. waxa hubaala kufsi inaanu nin hawaysan doonin...
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 жыл бұрын
Meeshaa cadaalad iyo sharcitoona mayaalo been dadka hasheegina
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 жыл бұрын
Waxanu horta ma somaliland oo kaliya ayay ka qabtaan doodaha noocan o kale ah
@nabiilacali7074
@nabiilacali7074 Жыл бұрын
kufsadaa ooda jabsaday
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
xata goobaha quraanka way ka dhacaan arimahan hooyo yinka carurtoda hawareestaan imisa jeer maqalnay hooyo ilmahaga gabadh iyo wiilba hoos ula soco ilmaha dib udhaca xiliga laso fasaxo dugsiga macalimiintu ilmaha way la hadhaan yago ku gabanaya waxbu so xifdin waayay
@abdifataxabdilaahishabeel1664
@abdifataxabdilaahishabeel1664 2 жыл бұрын
Adeer qur.aanka haku xadgudbin
@somaliunlock3841
@somaliunlock3841 2 жыл бұрын
Markaad qur aanka dhigan jirtay ayaad saaqid ahayd
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
malcaaamada candha laroorbaa kabuuxa
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
@@abdifataxabdilaahishabeel1664 yaad tahay adigu makuwa hablaha yaryar kula hadha nusu saacaha galaaska
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 2 жыл бұрын
Kitaabka ilaahy oo laga tago boqolaal dhibaataa ka dhasha markaa dumarki laba ha kla reebaan 1.iny u ololeeyaan sidii kitaabka ilahy looga tagi laa ooy yidhaahdaan cadaalad iyo sinaan shanu rabna nin aan ilahy u banyma xafiis la fadhiistan ama safar 10nan cesho qaadanaya la galaan bilaa muxrim 2.iyo iny ka soo cawdaan wixii ka dhasha kitaabka ilahy ee la khilaafy Waayo hadi kitaabka lagu dhaqmayo ragan wx kufsada ciqaab iyo fadeexad wada socdy ka biqi laayen qof inuun mustaqbalkisa rajo ka lihina kumuu kaceen oo cidna ma jecla on umada horteedi fadeexad iyo jeedal la isugu daro Marka xalku waa kitaabki aloo loo noqda Wixi kasoo hadhaa waa Cudurka kaa gala fardaha Hadii laga gubo dameer Dawada lama gaadhayo
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 2 жыл бұрын
Kuwasiba waba dumar waaweyne Hablaha yaryare Noloshoda lagu ciyaarayo aan hadhow na wax sharciya qabanaya aney jirin
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
Kufsade uraaye
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
diinta magabdhu huunbaa loosheega duli
@nabiilacali7074
@nabiilacali7074 Жыл бұрын
lo,kufsada yaal
@asmah7586
@asmah7586 2 жыл бұрын
Maxaa rag madhan meesha isugu imid 🤮🤮🤮 waxaas baa jaamacada dhiga
@ismailjamahalihhasan4988
@ismailjamahalihhasan4988 2 жыл бұрын
Inay haayadi fangaraysay yaaa ila arka !!!!
@awoahmed5922
@awoahmed5922 2 жыл бұрын
Dadkaan lapa iskaga khaldan maclinku wuu la sheekysan karaa ardaydiisa lkn haduu wax dhaqankeeda kasoo hor jeeda ku xukumo sharfteeda ha ilaashato Hana iskaga tagto hadey exmka ka fikiryso
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 Жыл бұрын
Ninka macalinka lafba ku godan hala dabo galo
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Markii wax dhacaan yaan la oynine, Hala wac yi galiyo Diiniyen iyo Aqlaaqiyan In Zinada iyo Kufsiga Hordhacooda iyo Ficil ahaanba. Yaa lagu war wareegin Westran country ga in xoogaa lacag ah looga raadsan iyo Dhaqan ka lagu xad gudbo gabdhaha.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 110 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 135 М.
Xulashada seyga wanaagsan: Doodda Dunida Haweenka CBA
48:44
Maxaa keena Burburka Qoysaska cusub?
1:32:22
Universal TV
Рет қаралды 152 М.
Garad jamac cali iyo Boqorkaa Somaliland Deg deg ah 7 August 2024
21:24
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 817 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН