USKU DIYARINTA SAFARKA IYO CUWEYMIR OO AAAN

  Рет қаралды 70,715

Fartun Happy

Fartun Happy

Жыл бұрын

Пікірлер: 300
@shariifomaxamed8353
@shariifomaxamed8353 Жыл бұрын
Abaay fartuun allaah kuu fududeeyo safarkaaga aamiin yaa rabbi
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto subuscarab isar was codsi
@Qu681
@Qu681 Жыл бұрын
Masha Allah wllshey mcn ale ha idin xafido ❤👸
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 😍 safar salama alah ku fududeyo 🥰
@khadradioman8843
@khadradioman8843 Жыл бұрын
Labo jeer ban safray anigoo labo ilmo oo yar yar wata marna xamilo ah strong wemon ba saas samen karto wa runted alx alaha idin nabad geyo adiga iyo carurtada abayo I.a😊
@saariyoaxmed7457
@saariyoaxmed7457 Жыл бұрын
Abyo fartuun allaha ku fududeeyo safarka melkastood tagtana muslinka Hooyo iyo aabbe allaha kaaga dhigo.
@hanaibraahin1687
@hanaibraahin1687 Жыл бұрын
Alle ha kunabad yeelo wllo safar salaama insha alllah qoys aan taageero ayaad tihiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah walashay fartun Safar salama dhamaantiin💕❤️
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 Жыл бұрын
Allah ha ku fududeyo safarka amin yaa Allah
@ahmedyassin6504
@ahmedyassin6504 Жыл бұрын
Xbbti fartuun qali illahay ha kuu sahlo safarkaaga qali dumarey wanan ku jeclahay from Diridhaba Etobiya illahay wax xun kuma tisiyo aduunka walaal lagu yahee
@Khadro8796
@Khadro8796 Жыл бұрын
Masha allah safar salaama illaahey ha idin nabad geeyo
@ayanabdulahi9346
@ayanabdulahi9346 Жыл бұрын
Allah ha ku fududeeyo safar kaaga abayo
@fardowsamahamad3941
@fardowsamahamad3941 Жыл бұрын
Fartun happy iigeya ku xiisey ani runta rabi ba igu jecele safar salama
@fadumoashur4709
@fadumoashur4709 Жыл бұрын
Allah swt ha idin xifdhiyo adiga iyo carurtadaba allahu mamin wlalo qaali fartuun adiga ciyalkaguba nabad taga inshallah
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto fadumo qurux waa codsi subuscarab isar
@hamdisbali8479
@hamdisbali8479 Жыл бұрын
Mashaa allah xabibti alle hakuufududeeyo safarkaaga
@miski7235
@miski7235 Жыл бұрын
masha allaah ilaaheey haku fududeeyo
@shabcannuur219
@shabcannuur219 Жыл бұрын
shaw camradu ayadaba qaxar fartun wad ka nasatyba qurx bad noqty masha allah
@nafisomacalindahir1169
@nafisomacalindahir1169 Жыл бұрын
Safar salaam allaha idin fududeyo wlh f saan uqoraayay waan daalay abaayo muniiro inaan ku weydiiyo lee iidhineyd
@xamda2445
@xamda2445 Жыл бұрын
Aalle haku nabad geeyo abaayo wan so kishnay ducada aalle haku aqbalo waxaby ila tahy inaan guri kuwada nolnay od naga safrty sharaf ku nolow ❤❤❤❤❤
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 Жыл бұрын
Msh alah abayo safar salamo alaha kuw fududeyo safarka
@ruweydomaxamed4144
@ruweydomaxamed4144 Жыл бұрын
Safar salamo abayo Allah haku nabad geyo 🤲🤲🤲
@fardowsocabdiqadir1783
@fardowsocabdiqadir1783 Жыл бұрын
Safar salama my sister alha ku nabad geeyo abayo.qaali ❤️‍🔥
@khadroadan9787
@khadroadan9787 Жыл бұрын
mansh alllllh hooyo ilahay karti kumanaystay horay usoco wlll
@mohamedsicid235
@mohamedsicid235 Жыл бұрын
Allaah ha ku xafido Wll adi iyo fmly gaaga
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 Жыл бұрын
Isoduceya laba ciyala ana safar lagalaya in ilahay na nabad yelo amurahayaga noso sahlo inshaa allh
@cabdilaahiismaacil4988
@cabdilaahiismaacil4988 Жыл бұрын
Mnsh Allha Abyo alhe ha ku nabd keyo mesh ad uu soctid
@raxmasuufi8095
@raxmasuufi8095 Жыл бұрын
lowtrigii safarkiisa waaye saan filaayo xabibti ilaahey wax kudhibo kuma tuso saqiiradaas daraadoda inshaa allaah tuunee waa ino mareykanka inshaa allaah xabibti
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
safar salaam my sister allha haku nabad geeyo🤲🤲🤲❤🌹
@maxedabshirxiis6155
@maxedabshirxiis6155 Жыл бұрын
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin
@asmahusseinasma7538
@asmahusseinasma7538 Жыл бұрын
Walahi aniguba sidaas 2jir iyo 6bil mid jirtaan safar dheer la galy markaa hooydu basarkeedu cajiib ❤
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo alley nawad haniku geeyo abaayo ilmaha yakula wadoyo
@shukricaday3121
@shukricaday3121 Жыл бұрын
Ilahay safarkaga haku fududeyo byo
@halimafani4287
@halimafani4287 Жыл бұрын
Hadan qayaso Kismayo ay u gureysa lkn Alle haku fududeyo
@falastiinfalastiin9470
@falastiinfalastiin9470 Жыл бұрын
Abayo ilahey haku fududeyo safarka
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 Жыл бұрын
Allah haku samageyo xabiibti
@umumaysuun1146
@umumaysuun1146 Жыл бұрын
Abaayo somali mausocotaa masha allah xabiibti allah ninabadgeyo
@qaliabdukadir2951
@qaliabdukadir2951 Жыл бұрын
Masha Allaah
@nastexomaxamed7
@nastexomaxamed7 Жыл бұрын
Maashaa allaaah abaayo safarsalaama macaaney waabakuwaayay sharafey
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
Waan ku xisnay fartuneey 😭😭😭😭❤️
@fatuushhassan4913
@fatuushhassan4913 Жыл бұрын
Safar salaama anaa ugu horeyaa ❤
@fadumodahr5697
@fadumodahr5697 Жыл бұрын
Masha Allah ❤ wll qaliya fartuun Allaha ku nabad geeyo meshaad usocto quruxeey
@sacdiyocabdulahi531
@sacdiyocabdulahi531 Жыл бұрын
Mashallah allha haku xafido abayo ❤❤
@jimcaaleabdi2197
@jimcaaleabdi2197 Жыл бұрын
Alle ha ku nabad geeyo wll
@umunathir1283
@umunathir1283 Жыл бұрын
Nabad Allah kugukeyow abyo save jani
@aminoabdu
@aminoabdu Жыл бұрын
Masha Allah wllo
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Жыл бұрын
Safar ma sahlano ado ilmo wado Allaha ku fududeyo abyo
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
Safar salaama sist nabad Allaha kugu geeyo insha’allah
@maryanmuse5342
@maryanmuse5342 Жыл бұрын
Halkee usocotaa quruxeey 😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mukhtarosman7385
@mukhtarosman7385 Жыл бұрын
Safar salaama abaayo ilaahay haydin nabad galiyo alaa macak
@umunashaad5341
@umunashaad5341 Жыл бұрын
Safar salama abayo alle ha idin nabad keyo
@user-ut3fv5im9h
@user-ut3fv5im9h Жыл бұрын
Abayo allh hakusalameyo wadanked ufafreysa
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 Жыл бұрын
Wacalekuma salam waraxmatulahi wabarkatu abyo safar salam
@shamsosiidoowbashiir2087
@shamsosiidoowbashiir2087 Жыл бұрын
hy allaaah ku xafdo adi carurta abaayo waa ku sugeynaa
@nasteexoxasan7136
@nasteexoxasan7136 Жыл бұрын
Safar salma ilaahy haku nabad geeyo abayo
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
ABAAYO ILaah Kinabaladgeyo Meesha Usocoto Caruurta Aisha Kuhaay❤❤❤❤
@ayaangujir7880
@ayaangujir7880 Жыл бұрын
Abayo fartuun safar salaama safarkaaguna xagee ku wajahantahay
@ayaanahmed3472
@ayaanahmed3472 Жыл бұрын
Alle haku nabadgalyo safarka
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Safar salaamo tuney ilaahey haku nawad geyo insha allaa sharafey 🤲🏻🤲🏻🥰
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 Жыл бұрын
Halke aadaydaysaa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
intee usocotaa Abaayo safar salaama
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Жыл бұрын
Safar salama Allah nabad hakugu geyoo
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Жыл бұрын
Xbbti Ma Wadanka Imanaysa
@sacdiruman7028
@sacdiruman7028 Жыл бұрын
Ilaahay hakufidudeyo
@sacdiyocumarsacdiyocumar9072
@sacdiyocumarsacdiyocumar9072 Жыл бұрын
Allaha ku fududeyo safarkaaka tuuney cady 🤲🤲
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Sacdiyo Simaney mcnto subuscarab isar waa codsi
@xamdixasanmuumin1266
@xamdixasanmuumin1266 Жыл бұрын
Alle ha kunabad geeyo muqdisho cadey usocota lakin nasib malihi kugu arko muqdisho majogo
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 Жыл бұрын
Ilahay ha ku nabad geeyo mcnto
@faadmasuldan7737
@faadmasuldan7737 Жыл бұрын
Abyo tuuuuuney allh ha kuuuuuu fududeyo safarka cdy wx dhip ma arkeysid idim alle
@maankadaud7590
@maankadaud7590 Жыл бұрын
Safar salaama hapo mcn ilaahay nabad ha idin dugeeyo hapo
@naeemanaeema6595
@naeemanaeema6595 Жыл бұрын
سفر سلامه ام عويمر. ماشاء الله فين مسافر ه
@yusrainamaxamed7424
@yusrainamaxamed7424 Жыл бұрын
Asc fartuun xegee u socotaa xabiibti safar salaama
@maidamoha254
@maidamoha254 Жыл бұрын
Mashallah 🥰🥰🥰🥰🥰
@zamaraabdi811
@zamaraabdi811 Жыл бұрын
Mnsha allaah
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 Жыл бұрын
Xagee uguurysaaa Fartuun
@saharoladan9898
@saharoladan9898 Жыл бұрын
Hhh Masha allh abayo wlh fankad waa Ka hely
@suhur400
@suhur400 Жыл бұрын
Abyo fartuuney meel walbaa aa tagtid ilahy haku nabad geeyee routine ka noso duub kama maranee
@zeinebmolid4810
@zeinebmolid4810 Жыл бұрын
توصلي بالسلامة يا غالي ربنا يحفظك ويبارك فيكي
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Жыл бұрын
Kaligaa maa safreesa abaayo laba cunug adoo wada mar dhowna lagu qalay allaha kuu fududeeya abaayo hada kahor ku rafaaday anoo laba yar yar wata oona qalan safar salaama abaayo
@nimcaabdullahi8560
@nimcaabdullahi8560 Жыл бұрын
Mashallah 😘
@qmaalim1687
@qmaalim1687 Жыл бұрын
Asalam alaykum abayo nabadh Allah kugugeyo qhali
@xaliimodhakane3377
@xaliimodhakane3377 Жыл бұрын
Malaysia 🇲🇾
@farhiyahussein6752
@farhiyahussein6752 Жыл бұрын
Asc abayo fartun setahy canaha aptamil ilmaha xarka Mey kudajiyan plz abayo iso jwb
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Жыл бұрын
samo allah kugu geeyo abaayo adneh safar aan ahay iisooduceeya
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Safar salaamo allah kaa dhigo
@zahraabdi8772
@zahraabdi8772 Жыл бұрын
Safe journey dear
@halimomohumud5311
@halimomohumud5311 Жыл бұрын
Daawada qufaca iyo panadol ilmaha masaajada ha iloobin abaayo way kaatuuraayiin daawada waxaa dhahdaa ilmaha ayaa siinaa please
@wardaali3529
@wardaali3529 Жыл бұрын
Safar salaama qurxey Malaysia ama indiya usocotaa safar salaama
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Жыл бұрын
Fartuneey nosheeg mesha usafresid waa ogtahay family kamid nahee
@hothanabdullahi3358
@hothanabdullahi3358 Жыл бұрын
Tuney abshi cusman safari salamo ina ader qali sama kutag adiga iyo carurtena safar qer leh insha allah war san oo bisharo ah makaa tagto Naga so farxih in tad biyo cabin hata naso dheh wan garay meshad adayna sharkeda alle haidinka nawad galiyo qerkedana alle haidin siyo by by boqorada besha
@xamdinuurxusen1801
@xamdinuurxusen1801 Жыл бұрын
Asc abayo safar salama nawad Allah ha kugugeey
@asmaqasim4742
@asmaqasim4742 Жыл бұрын
Allah ku nabd geeyo lkn Awey Abdisalan
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 Жыл бұрын
Ilaaahay Ha ku Nabad geeyo
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Abayo adi iyo 2 canug bis maa safrayo xajiga ma soo laabtay? Allaha kuu fududeeyo safarka
@hoodocabdi3423
@hoodocabdi3423 Жыл бұрын
Saraf wacan wllshay qaali rabi ha idin nabaad galiyo
@fartuncawil7804
@fartuncawil7804 Жыл бұрын
Abayo dharka o cumeymir inte kaso gaday dawo gabks ah safar salama habo
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Safar salaam insha allah
@sahraahmedsowturaxma8849
@sahraahmedsowturaxma8849 Жыл бұрын
M.a Safara salaama Abaay Allh kuu fududeeyo safarkaaga
@adancumarmaxamed7542
@adancumarmaxamed7542 Жыл бұрын
safarsalama abayo fartun
@xaliimanuuro831
@xaliimanuuro831 Жыл бұрын
Haa xamar ay usocotaa ilmeheda ay rabtaa iyo hoyaded
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Жыл бұрын
Safar adoo ilmo wato waa rafad labo Mar ayan safray anoo dadex carura wata oo ka ligay ah oo abohod ila Socon mid ayan 7malin ayan safar ahaa alxamdulilah danbe kaligay ma safrayi waxii igu dhacay anaa og
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 Жыл бұрын
Abyo safr salama allh nabt haidinku geeyo mesha usocotaan lakin baln iga qaat somali hada imaanysit wan kula kulma insha allh allh dartiisa ayaa ku jecelhy allh ayaa idinku aamaneyay allh haidin xafido allh ayaa idinla jira mcnto wan ku duceyneyna marwalbo adine duceyso mcnto insha allh
@najmaraage2760
@najmaraage2760 Жыл бұрын
Fartun abayo ilhey haku nabadgeyo waxan raba inad sowirked so dhigto dawada ad cunugaga sineysid cuweymir iyo wiilkeyga 2bilod ayey kala weyn yohin marka gosa noso baxayo marka ohin iscaaj xanaq sa id ah ayu laso baxay plz sowirka noso dhig
@faraxxaaji8934
@faraxxaaji8934 Жыл бұрын
سفر سلامة حبيبتي توصلي بالسلامة
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
امين
@amaalmohamud6999
@amaalmohamud6999 Жыл бұрын
Scw
@axmedcabdilahiaxmed9267
@axmedcabdilahiaxmed9267 Жыл бұрын
Safar salaama ilahay hydin.nabad geeyo
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 Жыл бұрын
Masha Allah allah ku fudeyo inshallah 🥰
ALXMDULLAH UGU DANBEEN WAA NAWADA TAGI
11:03
Fartun Happy
Рет қаралды 207 М.
My daily routine Fartun happy
9:47
Fartun Happy
Рет қаралды 108 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
SANKA O KAHADLAY RUNTA IYO SIDAY WAX U JIRAN …
8:03
Hodan Qalbi
Рет қаралды 31 М.
routine Keena maanta nadaafad iyo maraq iyo ruuti
6:14
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 14 М.
SAFARKA NAIROBI  IYO MALAYSIA WAXA AAN KALA KULMI
16:54
Fartun Happy
Рет қаралды 91 М.
ردة فعل العيلة على خبر حملي بعد ثلاث أشهر من ولادتي
18:24
أغيد وهديل - Aghyad&Hadeel
Рет қаралды 212 М.
INTE U SAFARNAY ANIGA IYO FARTUN HAPPY SAFARKII #my_rajo
15:34
PRANK UGU XUMAAY AAN KU SAMEYAY FARTUN  HAPPY
8:25
Team rajo
Рет қаралды 38 М.
FULL ROUTINE….. MALINKAYGA CADIGA AH IYO WAXAN QABTO ❤️
14:05
Morning Routine Fartun Happy
16:17
Fartun Happy
Рет қаралды 39 М.
FARTUN HAPPY QIYAANO AYAY GURIGEEDA KU DUMISAY!
29:05
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 20 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН