No video

Ustaad Asad - Wareysi 2/2 - Taariikhda Shiddadda

  Рет қаралды 26,247

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 101
@abdullahiali855
@abdullahiali855 2 ай бұрын
Maasha Allah intii aan Wareysiyo ama Doodo dhageystay ku Saabsan Mushaakilka Falastin iyo Yuhuuda ama Carab iyo Westernka weligeey ma'aanan arag Ustaad Asad oo kale Allaha Xafido siduu u qodobeeyay Oo Runta aheyd Mushaakilaadka ay Carab ku heyso dunidan islaamka ah iyo Go'aanka ay Xamaas Qaadatay oo ah in dunidan Qofna uu Dagaal iyo Awood ku Qabsan karin ummad kale .Allah Subxaana watacaalaa mooyee Gardarada iyo Cadaalad Darida Adduunyada ka jirto iyo Guud ahaan Dhibaatada waxaa Aabe iyo Hooyo u ah Waa dad yar oo isugu jira Carab iyo Yuhuud. Ustaad Asad Wareysiga aad bixisay anigoo weli dhegta iyo Qalbiga u taagayo ayuu iga dhamaaday Caqliga iyo Cilmiga Allaha kuu dhowro Ummada Islaamka iyo dhamaan Shacabka ku nool Adduunyada waxaan u Rajeeyay iney Nabad iyo Cadaalad ku wada noolaadaan .Allaha na'wada Xafido aammiin.
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 2 ай бұрын
Masha Allah ustatka waxbadan ayaanka fahmay barnamajkan hanolato waxbadan ayaanka fa'iday runtii thank you somach
@mahamuddek3213
@mahamuddek3213 2 ай бұрын
Ustaad wehliye waa aqoonyahan wax badan ka og taariikhda way fiicnaan lahayd barnaamujyo badan in laga duubo waad mahad san tihiin hanoolaato iyo ayaanle guul iyo gobanimo
@abumoalim
@abumoalim 2 ай бұрын
Masha Allah, mahadsanid Ustaad Asad.
@AMElmi-oo3iz
@AMElmi-oo3iz 2 ай бұрын
Masha Allah labada qeyba wan dhagaystay wax badana wan ka fahmay shukran adiga iyo ustaadkaba
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
M.allh We need more people Like this educational gentleman
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 2 ай бұрын
Masha Allah thanks
@yahyearab6825
@yahyearab6825 Ай бұрын
Mshllh ustaad Asad Allaah haku barakeeyo runtii arin xaqiiqo ah ayaad ka hadashay waana runtii qof diinta fahamsan caqiidana qalbigiis ku jirto, lkn wariyahaa hadaladiisa uma boqin, ee ayaanlow diinta difaaci oo xaqa ka hadal mida kale dadka diinta fahamsan oo caqiidadooda saxan thy wareyso wan ku taageeraynaa markaas
@SacdioHaret
@SacdioHaret 2 ай бұрын
Sfcn baan u dhageyste wlllhi shukrn ustaaad❤
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Hanoolaato well done👏🏼
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 2 ай бұрын
Well done 👏 guys Xaqa wuu dilaacay
@zeynabakar4439
@zeynabakar4439 Ай бұрын
Ustaat axmed masha allah
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 2 ай бұрын
Xamaas ha guuleeysato Allah idanki
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Ай бұрын
Ustadku runbuu ka hadlaya oo Kooxda HM waxay la dagaalamayaan maraykan iyo yurub oo dhan allaha guuleeyee
@AhmedAR-yn1op
@AhmedAR-yn1op Ай бұрын
Hamas iyo rer falastin wa guuleysteen insha Allah ❤❤ Lacnatullah yuhuud iyo wax la halmaalo.
@user-kx9jo4jv7y
@user-kx9jo4jv7y 2 ай бұрын
Mansha Allah waa barmamishki ugu ficna oo somalida aan kadhagaysto mahadsanid aqonyahan
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 2 ай бұрын
Waa mahadsanyahey walaalkaas
@fnw8688
@fnw8688 2 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
Don't accept anything less than being smart, which means accept that everyone deserves the good you want to have.
@asmaomarali1294
@asmaomarali1294 Ай бұрын
Mash allah 😊
@abumoalim
@abumoalim 2 ай бұрын
Masha Allah, waa barnaamij aad uqiima badan, waxaa keentay nin aqoon yahan ah.
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs Ай бұрын
Xamaas allaha guuleeyo waa geesayal waa mujaahidiin muslima
@user-uc5mr4hj1s
@user-uc5mr4hj1s 2 ай бұрын
Runtii waa taariikh muhiim ah mahadsanid ayaanlow
@haymanotbalay
@haymanotbalay Ай бұрын
❤❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Ай бұрын
Falastiin. Illaahay ha guuleeyo. Carabta munaafiqiin. Ayaa haysta. ..guuuul. falastiin. ❤❤❤❤
@aadamcabdullahi3563
@aadamcabdullahi3563 2 ай бұрын
الإسلام يعلوا ولا يعلي عليه.
@ADNAANBLACK.
@ADNAANBLACK. Ай бұрын
Falastiin Ilaahay ha guuleeyo
@jamacjamac7457
@jamacjamac7457 Ай бұрын
Asc.ayale.waxa.samesa.sxb.tariiq
@ahmed33yare
@ahmed33yare Ай бұрын
Ustaad asad aad baan ufahanay
@ahmed33yare
@ahmed33yare 13 күн бұрын
Ustaadi mesha la iga jiro ayan fahmay
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 2 ай бұрын
Qabta 3 soo daa
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
Carabta ku ma rabaan waxaad agtooda ka tahay qurun ama baqti ee aniga isoo raac ilaaheena waa alaah nabigeena waa Mohamed cadaw geena waa carab
@abdulciise6989
@abdulciise6989 2 ай бұрын
Kuwa ictiraafka kuwaashay sidoo dii ayaad u hadashay caqliga kaasho sidaas xitaa aqoonsi laguma helo waxlasta Somali qadiyad u ah inaad mucaarido xabashi kuguma jeclaaneyso fikirkaas sax ma ahan.
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Ай бұрын
Isha allah way bur buri doonan. Kuwa munafiqiinta. Ah. Ee carabta. Hogaanka looga dhigay. .. yuuhda dhaqale ayay siiyaan si ay xasuuqan. Shacabka falastiin ...dalal badan oo islaama. Iyaga. Bur buriyay. Oo reer galbeedka. Ku garab taagna. Subxaan isbedel ayaa iman. Isha allah. Guuul xamaas. Xuutiyiinta. Xisbu llaah. Allaahu akbar
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Marwaan Ashraf Jamaal c/naasir gabadha uu dhalay qabay ayaa yahuuda ubasaasay ayaale ninkaas taariikhdiisa mar ka hadal aaqir yahuuda dishay
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 ай бұрын
Xamaas weyguuleysan doonta insha Allah caqabadaha we ka gudbidoonan insha Allah. Madaxda carabta waa danyeero aan caqli laheyn dhamaan Madaxda carabta oo dhan keliya yemen marka laga reebo Falastiin waxaa laqiyaamey 1948 iyo 1993 marka Xamaas waxey ogaatey iney xornimo ku heleyn walaloow ee kusoo dhacsan karto qori. Madaxda carabta waxaa dhibeysa guusha muqaawamada Falastiin walaalka haddii karti u yeesho waala garab istaaga lkn madaxda wadamada carabta haka sugin iney qadiyada Falastiin wax u qabtan. Islamka majeclo Madaxda carabta mareykanka ayey isu dhiiben lkn ilaah wuu bedelidoona goosey tahayba Madaxda carabta cadowgooda waa shacabkooda ninkii xigmadleh ama garaadkiisa sareeyo qorta ayey ka gooyan wadaadkii runta usheego jeylka ayey udiran marka waxey rabaan iney xukunka sidaas kusii heystan jaahilnimadas. Somalida Madaxdooda waa iney ka fogaadan dictators ka Madaxda carabta xigmadmaleh ee iska ilaaya carabta boqoradooda aan xigmad laheyn
@ninweyn6110
@ninweyn6110 Ай бұрын
Yuhuda iyo carabta ayaga na iska key xiga somaliyey kor ka dawada
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Wamkuruuna wamkurullah wallaahu kheyrul maakiriin Dhimasho badan kadib rabi nasriga wuxuu siin Donna muslimiinta reer falastiina waa shuhado Samir iyo adkeysi baa loo baahan yahay Guul guul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@princeupdyphitahosman7719
@princeupdyphitahosman7719 Ай бұрын
ayada iska sax wll, وَإِذْ يَمْكُرُ بِكَ الَّذِينَ كَفَرُوا لِيُثْبِتُوكَ أَوْ يَقْتُلُوكَ أَوْ يُخْرِجُوكَ وَيَمْكُرُونَ وَيَمْكُرُ اللَّهُ وَاللَّهُ خَيْرُ الْمَاكِرِينَ) sdqallhul cdim.
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 2 ай бұрын
Iran 🇮🇷 waxay guuleysten maalinti aay sameeysten madhabta shicaada,, bal eeg soomalida maanta wax kama sheegi kartid gaalada oo oday soomali wahaabi mareykanka kusoo dhisay Saudi Arabia 🇸🇦 ayaa ku jawaabaya oo ku galaaynaya ,, xata turkey 🇹🇷 waa sabaabta calmainiiyin ugu badanayaan weeye yoga oo Raba sii aay uga badbaadan haliista wadaada Islamka sheeganaya ee jasiiraada caraabta sirdoonka marekanku kusoo dhisaayo
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
Saxiib waxbaa isagakaadarsan. Siyaasadda iyo diinta ayaa iskudartay. Si aad ufahanto arimahaas, Kalasaar sababtoo ah caalamka maanta ayaa kalasaaray. Iran diin iyo siyaasad weey isugudarsantahay caalamka islaamka inta kalena calmaaniyiin diinta iyo dawlada kalasaaray ayaa heeysto. Taas micneheeda maahan fikirka shiicada ayaa saxan. Fikirka shiicada waa fikir khaldan ee yuusan kuugamban waa iga talo
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
@@abu-ff8wssii fican baad ugu jawaabtay walah
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
Dunida waxaan ugu necbahay carab iyo itoobiya wayoo waa cadawga dalka yaga somaaliya
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 2 ай бұрын
Dawlado carbeed quwada leh baa jiro iska ilaali sxb. Fiiri aljeeriya iyo masar
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Ай бұрын
Dagaalka lixda maalin waxaa soo galay rer galbeedka oo dagaalka ku jirey
@NanaAli-hd1ov
@NanaAli-hd1ov 2 ай бұрын
Soomaaliya dowlad ah waa sheeko khiyaali ah oo aan sal iyo raad toona lahayn waxan sugeynaa tabta Palestine martay umana dagaalami karno sida Palestinians.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 ай бұрын
Soomali dad la gumeysan karo ma aha ee iyaga isu daran.
@NanaAli-hd1ov
@NanaAli-hd1ov 2 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 Ayagaa ugu fudud beenta iyo maaweelada iska yaree.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 ай бұрын
@@NanaAli-hd1ov Aqari taariiqada nin walbo soomaliya aabihiis ama awoowagiis dagaal ayuu ku dhintay waana arkatey waxa America ku dhacay muqadisho iskaba taariiqada aan xabashi ku dhigane.
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 ай бұрын
ARINTAN WAXA ISKA KASHATAY IRAN, MOSCOW IYO CHINA OO QARSOON, SI MAREYKANKA LOGA SII JEDIYO DAGALKA IYO TAGERADA UKRAINE.
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Kuwa soo qor qoraya israa'iil inay isdifaacan bay tahay! Waxaan xasuusina maxasuuq in ka badan 35000 oo qof ayaa is difaaca?shame on you
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Ай бұрын
Alaha pelestine haguuleyo
@zeynabakar4439
@zeynabakar4439 Ай бұрын
Mohamed sodal abshiir Maskiin baatahay wax ma ogid iska Aamus magacaa waa maxamed Haku ciyaarin sharaftaa
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
Israel 🇮🇱 has the right to defend itself, because everyone has the right to live in happiness and peace
@hassanomar6943
@hassanomar6943 2 ай бұрын
Malaha phalastine xaq umalahan In ay nabad ku noolaadaan. Waxaadna nabad urajeynaysaa dad aan waxba xeerineynin.
@obayd4617
@obayd4617 2 ай бұрын
Xooolo
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
@@obayd4617 diinteeda islaamka ee barakeysan iyo ha isku khaldin hab dhaqanka carabta ee ku dhisan jahawareerka
@user-wh7kj5tj6k
@user-wh7kj5tj6k 2 ай бұрын
Jahil ayaa tahay ee taariikhda soo baro ama wax yar uun ka soo baar tariikhda
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 ай бұрын
How sad someone with muslim name to defend genocide the zionist are commiting' i just ask myself if ur a muslim at all.
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
I love you Israel 🇮🇱
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 ай бұрын
War alle kabaq kolley inaad aaminsantahay umaleyn maayee
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 2 ай бұрын
Allah kacabso
@suad6381
@suad6381 2 ай бұрын
Wa itobiyaanka nagu so dhimay hada jeceshahay ma u tagtid duliyahoow urayo uff
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 2 ай бұрын
@@suad6381 fadlan ra igaaga dhiibo balse aniga ha igu mashquulin
@aliabdulle5603
@aliabdulle5603 2 ай бұрын
Magaca iska Bedel falaasha
@cabdiwelimaxamed7451
@cabdiwelimaxamed7451 Ай бұрын
Hamas long live insha alaah
@ahmed33yare
@ahmed33yare Ай бұрын
Ustaad asad aad baan ufahanay
ኢስላም ነኝ ካላችሁ ይሄንን አድምጡ!!!
1:34:36
Memhir Gebeyehu Yismaw
Рет қаралды 917
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 96 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН