No video

VIDEOGAN ASHWAQ WAY IKHASAARISAY CEEBNA WAY IIGU DARTAY // YAA DAMIIN AH LABADIINA PART 2

  Рет қаралды 148,475

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

8 ай бұрын

If you're reading this I love you...
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 412
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@user-rt7hd2um1p
@user-rt7hd2um1p 8 ай бұрын
Lajan guul iyo gobanimo idirisle saxib
@user-rt7hd2um1p
@user-rt7hd2um1p 8 ай бұрын
Wa afar Soo liya
@nagiibaxmed7057
@nagiibaxmed7057 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️💯
@abrarmohammed5043
@abrarmohammed5043 8 ай бұрын
اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد ❤
@user-ob5bj6sn8u
@user-ob5bj6sn8u 8 ай бұрын
Scw scw scw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux Al mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh sxp😢😢😢😢
@nimcohodan3746
@nimcohodan3746 7 ай бұрын
Scw scw scw NNKH ❤
@aboumigos959
@aboumigos959 7 ай бұрын
Wara dirisle Sxbo sadexda wadan ee ugu dadka badan waa china 🇨🇳 India 🇮🇳 and Nigeria 🇳🇬 Sxbo maha dhacay waa Maxay Jawabxumo dan 😂✌️ from Djibouti 🇩🇯❤️🤍💫
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂wlhi this the best program ever….( aqon isweydarsi) manshallah…Idirisle iyo ashwaq waa labo la isu doonay so funny…manshallah Saxarahaa South Africa ku yala waa adunyo gadoon…..gormee la raray kulahaa😂😂😂 Manshallah she is well educated wlhi I hope tii ka faideysato maskaxdeeda oo adeerkeed sh umal oo kale sidiisii faqiihad iyo Muxadithad noqoto allaha ka dhigo 🤲🤲🤲 Ashwaq ashwaq ashwaq ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏🏆🏆🏆🏆war computer maskaxdan ma gari 🎊🎊🎊🎊🎊🎊❤️‍🩹❤️‍🩹🏆🏆🏆🏆🎓🎓🎓kartide!!!!!! Idirisle intaad maskaxdaa iska dhisilaheyd qaraar bass baraneysay ee idirile isa soo adkee final ka Ali baba ladies and Men’s u dhig next::::!!!!! Raga na u balami Quen tan to compete with them.
@abdulahiyusuf4724
@abdulahiyusuf4724 8 ай бұрын
Masha allah manta wey shidantahey gabadha saan ayaad kuquruxsantahey walashey
@salmanibnufaris4603
@salmanibnufaris4603 8 ай бұрын
Online Quraan wellcome Darisle Pin wll❤❤
@user-em2ft6sb8g
@user-em2ft6sb8g 8 ай бұрын
Aniga uu bahan
@maxamedyare1183
@maxamedyare1183 8 ай бұрын
Dirisle: haloow haboon Kaalay muuqaal baaduubeen haboon:ok Dirisle:muuqaalka suu umacaanaado dhowrka suaalood sii xifdi aniga waa garanaya badana waaiska boojeen adigana kajawaab suu uqarxo vidoeka Waa kutagera Dirisle shp😅😅
@user-bq3rn7kx1q
@user-bq3rn7kx1q 8 ай бұрын
Legend
@user-hs9lp5pp9m
@user-hs9lp5pp9m 8 ай бұрын
Maseer baa kuhaya
@user-ib8fm4we3l
@user-ib8fm4we3l 8 ай бұрын
Pleasss Dirisle ashwaq Ha cidleyn wey ku qalantaye❤
@maxamedyariisow6483
@maxamedyariisow6483 8 ай бұрын
Rag baan matalaa kulaha 😂😂war caqli caqli xitaa dumarka waa loga badiyaa 😢caaac lee ma wadee qasaaro + jahilnimo😢
@abdullahiabdikadir3575
@abdullahiabdikadir3575 8 ай бұрын
Mid Shanaad majiro waa NFD NFD Madaxweyne malahan Madaxweynahoda waa Ruto😅
@dheereyechannel
@dheereyechannel 8 ай бұрын
Three legends always idirisle abdi Alibaba and haboon another's levels general's knowledge's 💯👍😍❤😮😢
@AyaanleCabdikarim-yt1bg
@AyaanleCabdikarim-yt1bg 8 ай бұрын
Magaaladi u horaysay ee calanka soomaaliyeed lagataago waa (LAAN MULAAXO)gobolka (TOG DHEER)❤❤
@maryanxeego4732
@maryanxeego4732 7 ай бұрын
Habon iyo idiris isku gursada waad isku so bexesan❤
@ilsanemourad2052
@ilsanemourad2052 8 ай бұрын
The love couples ❤. I love how they’re matching. Black black.
@NajaxMaxamuud-fz3ju
@NajaxMaxamuud-fz3ju 8 ай бұрын
Labac labac waxa qaada nimcaan hilaac❤
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 8 ай бұрын
Dirisle zhp Waxbarashadii kulaabo wlhy zero caadiyaa tahy
@princesskajal9595
@princesskajal9595 8 ай бұрын
Dirisle wa zero😂😂😂😂😂
@ikyb7268
@ikyb7268 8 ай бұрын
Wad isku nuursan isku yaac ❤
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 8 ай бұрын
Adigo jigaga gajada tala ogaa ayad kibraysaa imiga lacagta aad ku hagajinaysid ama ku iib sanaysid SADAQO ayay ku noqonlahayd subxanalaha wlhi wan kuxishoda
@husseincirboole7604
@husseincirboole7604 8 ай бұрын
Qoftaan iyo dirisle ceeb weyn aa kaso socoto meshas halayla ogaado drislow sxb kaliga wax ma sadalisid😂😂😂😂
@nuuraabdilaahi9193
@nuuraabdilaahi9193 8 ай бұрын
Cawa dirislay guushu racday nio 🎉
@Reema11235
@Reema11235 8 ай бұрын
Mcha allah Way isku soo baxayaan haboon iyo dirisle wlhi❤🎉
@user-fr1it9bo4e
@user-fr1it9bo4e 8 ай бұрын
Idirisle waa jahil aan wax baran gabadha ka fiican mash allah
@WADDANI_PARTY
@WADDANI_PARTY 8 ай бұрын
Hadaad u baahantahay barashada tafsiirka qur'aanka kariimka ah fadlan nagu soo biir, waxaan si maalinle ah idiinku soo gudbin doonaa tafsiirka. Faaidayso anagana na dhiirigeli, mahadsanid❤
@mrfuga6041
@mrfuga6041 8 ай бұрын
At least we know his name so who are you?💀🤣🤣
@LiibaanMaxamed-rj7su
@LiibaanMaxamed-rj7su 8 ай бұрын
Dirisle tagero wax cawisid
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 8 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😢
@moustapharobleh8065
@moustapharobleh8065 8 ай бұрын
Team Dirisle ashwaq wa nawashey 😂😂😂😂
@Xaali95
@Xaali95 7 ай бұрын
'Dalka guushiisu waa dani' ma hilmaamteen😂😂
@fardawsamaxamed703
@fardawsamaxamed703 6 ай бұрын
😂😂😂
@Najmanuura11
@Najmanuura11 8 ай бұрын
Halka wax ee u ku guuleystay wa inuu balanka kaso baxay 😂😂😂😂
@MuuseApdiqaadir
@MuuseApdiqaadir 7 ай бұрын
Nimcan abdirahman hilac
@saadaq2063
@saadaq2063 8 ай бұрын
Sxb JIRDAY SOO QABO BIG FANAAN Wye sxb
@user-sg3vz4mz9r
@user-sg3vz4mz9r 8 ай бұрын
Ashwaq iyo idirisle waa nawalosayn labiska videogan iyo video yawig kahoreyay dharka isku eg
@user-kp1kt7eh1d
@user-kp1kt7eh1d 8 ай бұрын
Wlee ashwaaqeey nabar xaq darn Lee noogay satay saasay tahay parti 2 waan iska jeclaan lahaaa
@user-kp1kt7eh1d
@user-kp1kt7eh1d 8 ай бұрын
Ani xitaa waan iska jeclaan lhaa maba ka caajiso ishwaaq and idirsle
@user-ew1kv5sw1n
@user-ew1kv5sw1n 8 ай бұрын
Waar Hana cepeen wanku wadanaye from burco idirasalaw sxp😂
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 8 ай бұрын
Somalida kiniya hoostagt madaxweyne ma leh dirislow lkn wa sax wa somalida 5aad ee shanta somali ka koobantahay wasiiro iyo xildhibaano unby ku leyihin kiniya
@awoabdirizakali5645
@awoabdirizakali5645 8 ай бұрын
Hargyza maba ahee waa burco waa khalad suaasha dirisle
@quraysta6115
@quraysta6115 8 ай бұрын
Nin faanay waa hal is nuugtay😊
@Zaamboy
@Zaamboy 8 ай бұрын
Dharka ayaa❤ku haystaaaa Both of them black 🎉 congrats
@rahmaguediadawehsaid6003
@rahmaguediadawehsaid6003 8 ай бұрын
Wallahi drisle hn wan rabey inan kubilawdid ismeïl omar gulleh
@Abdirahmanilmi-lg6wk
@Abdirahmanilmi-lg6wk 8 ай бұрын
Goatka fanka Nimcaan hilaaac 🐐
@MACSARO_PRO1
@MACSARO_PRO1 8 ай бұрын
labac labac nimcaan apdirahman hilaaac 2014🎶🎹😆
@Top10sSomaal
@Top10sSomaal 8 ай бұрын
Kenya-NFD-GARISA wanaa(Gavanor Nadif Jamaac)
@rahmaomar1269
@rahmaomar1269 8 ай бұрын
Labac labac him Caan hilaac a qaday
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 8 ай бұрын
Dirisle dhadhan ayuu isku badalay intu dadka soo dhex galay 😂
@Munadalac
@Munadalac 8 ай бұрын
Jaahilnimadisa sobaxdey😅
@Has-o9d
@Has-o9d 8 ай бұрын
Waxa keenaayo somalida hada jirto caqliga kama koraan arimo la xariira malaayacniga
@hanaqaadfamilygruop4805
@hanaqaadfamilygruop4805 8 ай бұрын
Dhaarta in loo Ufiyow wa sax dirisle
@user-wj2nd7vj6x
@user-wj2nd7vj6x 8 ай бұрын
Heeska labac labac nimcaan hilaac baa qaaday😂😂😂🎉
@foziajan1449
@foziajan1449 7 ай бұрын
Subxanallah idirile wa doqon uuf walahi wa badow
@FowzaanAl-Junubi
@FowzaanAl-Junubi 8 ай бұрын
caqligaaga haduu yaryahay waxwalboow ku amrayaa waxwalbana waalagaa filayaa sikastoo ey u adagyihiin inaat kufududaato barasho wacan
@canbuuleeste4152
@canbuuleeste4152 8 ай бұрын
Dhaadhaankaa wax ma soo baranin.
@user-xp7gs7up8l
@user-xp7gs7up8l 5 ай бұрын
Quruxley
@Daciyatuaisha
@Daciyatuaisha 8 ай бұрын
WAX KU DHIBO ILLHY KUMA TUSO HADII AAD JANALKEYGA SOO BOQATO WLL ❤❤
@suleqaqali409
@suleqaqali409 8 ай бұрын
Warya wa marki u yutubkaga hos u dhac ku Iman lahaa
@birtukana8296
@birtukana8296 6 ай бұрын
I didn't know darsle this slow
@AbdiqaniMohamed-hu7mz
@AbdiqaniMohamed-hu7mz 8 ай бұрын
Waa idin wataa
@anwarabdicabdulahi3660
@anwarabdicabdulahi3660 8 ай бұрын
Wooow isku dhar mansh allh❤😂
@cycle8066
@cycle8066 8 ай бұрын
Plz ka aayar dhaarta video
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 8 ай бұрын
Waa xaasi waa kibir
@quraysta6115
@quraysta6115 8 ай бұрын
Idiris le damiiiiin damiiiin kkkkk wax baro lagaa kari waa intad tahriibaysay bay gabdhuhu wax barteeb 😂😂😂
@Adoontii-Alle
@Adoontii-Alle 7 ай бұрын
Somalida kenya malaha madax wayne u gaar ah
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 8 ай бұрын
Ninkaan dabeecad xumaa inaa lillah😂
@khadramohamedjama9261
@khadramohamedjama9261 8 ай бұрын
Dirisle damiin damiin damiin damiin
@user-wl8xn8bb1o
@user-wl8xn8bb1o 5 ай бұрын
Labac labac nimcaan hilaac
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 8 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@adenfarah6700
@adenfarah6700 8 ай бұрын
Waa waqooyi bari Kenya maaha axmed madobe
@nazriomer9302
@nazriomer9302 8 ай бұрын
Labac labac nimcan hilac
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 8 ай бұрын
Qof Kenya wax ka bartay ayu la tartamaa 😂. Bro Wax barashada Kenya wa xakaar esp dhinaca xisaabta. Sxbtaa weydi hadaa rabtit.
@nafiso7343
@nafiso7343 8 ай бұрын
Carab kaimaty kenya wax kama baran
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 8 ай бұрын
Ma jira 5 madaxweyne shaciyan waa 3 Ismaciil cumar geele muuse bixi XASAN sheekh
@barwaaqeeyetv5785
@barwaaqeeyetv5785 8 ай бұрын
Inta wangsan iso boqda please
@Kamaal_shirwac
@Kamaal_shirwac 8 ай бұрын
Labac labac nimcan hilaac ba qaday😂
@GORGORKABOY-uh3wr
@GORGORKABOY-uh3wr 8 ай бұрын
Kiir Dirisle wa kismaayo axmed madoobe
@Musam377
@Musam377 8 ай бұрын
Be a good child
@samaaraqueen9332
@samaaraqueen9332 7 ай бұрын
Umada somaliyed mele joganba waxan ka codsanaya duco inuu muradkayga alle ifududeeyo
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 8 ай бұрын
Only 2 lee waye dirsle somaliland federal waye Nimcaan hilac labac labac
@bishaaroshekhcumar5467
@bishaaroshekhcumar5467 8 ай бұрын
Labac labac waxa qaday alfanan nimcan cabdirahman hassan hilac ❤
@NimcoNalka-xt6ny
@NimcoNalka-xt6ny 3 ай бұрын
waadani❤😊🎉
@XawaAhmed-kk8eu
@XawaAhmed-kk8eu 7 ай бұрын
Nabigeena ku saliya
@adenabdillahi9364
@adenabdillahi9364 8 ай бұрын
Wara kan khalas wa qus wlhi 😂😂😂
@user-iu5vb1gu6i
@user-iu5vb1gu6i 8 ай бұрын
Laba xasidiina ayaad sxb kadhigatay 😢
@bisharbirik700
@bisharbirik700 8 ай бұрын
Nimcaan hilaac heestii labac labac
@abdijaama6254
@abdijaama6254 8 ай бұрын
Ka Shanaad waa somalida kenya oo wala gumaysto mamul gaara malaha
@shamsadii
@shamsadii 8 ай бұрын
DD somaalida ethopia sow lama gumaysto ,nidaamka uunba kala duwan dalna wa federalism dal Republic
@nagiibaxmed7057
@nagiibaxmed7057 8 ай бұрын
Labac labac nimcaan hilaac aaqaado😂😂
@HiboMaxamed-cy7gy
@HiboMaxamed-cy7gy 8 ай бұрын
Walaahi dirisle berigii uu dadka soo dhex gali jirin ayuu wacnaa
@user-vh4eo5pj3t
@user-vh4eo5pj3t 8 ай бұрын
Israaf waaye saas dirisle jooji saas walal
@Aziiza_A
@Aziiza_A 8 ай бұрын
Dirisle waa lagu waaween yahay😂😂😂
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 7 ай бұрын
Cali mumin waa nin ah reer xaji salaman
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 8 ай бұрын
Madaxwaynaha shanaad waa ka soomaalida Kenya lkn magaciisa ma aqaan
@Hasan45390
@Hasan45390 8 ай бұрын
Dumarka Aan xijaabneyn Baraha Ha soo dhiginaha ,Muqaalkaanna iska saar dambi ayuu kuu keenayaahe.
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
5ta somaliyeed 1- gobolada waqooyi -- muuse biixi 2- gobolada konfureeed-- xasan. Shiiq 3- jabuuti -- Ismail cumar gele 4- Somali galbeed itoobiya jigjiga-- mustafe cagjar 5- NFD waana gobol la waqooyi bari Kenya loo yaqaano--?
@user-yy9qq3br4w
@user-yy9qq3br4w 7 ай бұрын
Wa nathif jamac
@omarali2282
@omarali2282 8 ай бұрын
Ishwaaq waa heer sare dirisle alle ayaa kuu maqan 👋👋👋👋
@ShukriXasan-cw1rf
@ShukriXasan-cw1rf 4 ай бұрын
Asc
@Mukhtaar12
@Mukhtaar12 8 ай бұрын
Ashwaaq jacaylkaa saa ugalay 😂❤
@abdishakurabdilahi7279
@abdishakurabdilahi7279 8 ай бұрын
Hargeisa maahan waryaaa waa burco
@ridwaanabdirahman000
@ridwaanabdirahman000 8 ай бұрын
Jacaylku hawaaro
@Aziiza_A
@Aziiza_A 8 ай бұрын
Dirisle iyo ashwaaq isku dhar❤❤❤❤
@mrfuga6041
@mrfuga6041 8 ай бұрын
Manta shidana 😍😍
@cycle8066
@cycle8066 8 ай бұрын
Plz. Dhaarta badan jooji afkaaga uma fiican
@user-wl8xn8bb1o
@user-wl8xn8bb1o 5 ай бұрын
Madaxweenaha putiland siciid abdulaahi dani
@user-pf3el4fq4r
@user-pf3el4fq4r 7 ай бұрын
Labac labac nimcan hilac ayaa qadey
@user-cv9wg8yo1e
@user-cv9wg8yo1e 8 ай бұрын
Madaxweynaha NFD wa Aden Bare Duale❤
@LiibaaAhmed-cy6je
@LiibaaAhmed-cy6je 8 ай бұрын
Maaha waa Ahmed madoobe
@foziajan1449
@foziajan1449 7 ай бұрын
Wa doqon subxanallah
VIDEOGAN ASHWAQ WAY ICEEBAYSAY // YAA DAMIIN AH LABADIINA?
21:18
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 134 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
CASHADII UGU DAMBAYSAY EENU ISLA CASHAYNO (BYE)
13:36
Dirisle Abdi
Рет қаралды 170 М.
PRANK AAN KAGA XANAAJIYEY GABDHAHA CAANKA AH ILAA AY GARAAN IN AY ….!!!
19:04
Kafi abdi oo Hees Calaacala Uqaday Hazal
4:41
Ismaaciil Official
Рет қаралды 84 М.
Eglan show oo Wareeysatay Nin kenyaan oo Heesaha Somaliga ku Luuqeeyo.
40:58
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН