VLOG BAAR UBAX CALIKAMIIN TOWFIIQ ILLAA MIIZAANKA DHUXUSHA

  Рет қаралды 20,237

Ajmal Services

Ajmal Services

3 жыл бұрын

Пікірлер: 75
@user-tr3sh3mk6m
@user-tr3sh3mk6m 2 ай бұрын
Wallahi waa xaafadayda waan uxiisay waa iyada😢😢
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 жыл бұрын
Isbartiiwada towfiiq iyo jidka janaral dauud noo soo duub
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Dhulkeena lama hele karo Rabbi kuwii illaahay yo. Ha ka dhigo. War qashinka ha laga xaaqo
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
ADAA MUDAN SACDIYO CADEY JEZAKUMULAAHI KHEER SISTER
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Anigu waan imaan insha allaah ,waxaan samayn uruur dhalin yaaro oo qabriyadaa qurxiyaa qaashinnka kagura😉insha allaah
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedMahmoud-ti4ig
@ahmedMahmoud-ti4ig 3 жыл бұрын
Asc abaayo waaku mahadsantahay sida aad xaqiida usoo gudbiso dhinacaa xaafada cusub galmudug ilaa xaafada sarkuusta noo soo diYaari iinsha alaah
@97abshir
@97abshir 3 жыл бұрын
Masha allah caasimada Muqdisho,
@quakzyt3489
@quakzyt3489 3 жыл бұрын
Maasha Allah, Allaha ku barakeeyo, Ilaahaw dalkeenna, dadkeenna iyo diinteenna noo barakee. Mhdsanid Sacdiyo
@marwosaid9426
@marwosaid9426 3 жыл бұрын
Dowlad babaday dhulkiisawuu baa a baar ubax waa ahaa wado ugu quruxda badneeyd ubax badan bey aheyd Malaika waaxaad moodeyso China city
@ummushukri6359
@ummushukri6359 3 жыл бұрын
Dadaal maasha Allah guuleeso walaal waaquru badan yahay.
@mohamedabdullahiali3198
@mohamedabdullahiali3198 2 жыл бұрын
Massha allh waqtigan lakin Caro badana
@abdim4743
@abdim4743 2 жыл бұрын
Masha alah sis I grew up this town Towfiiq I left 30 years ago when I was 10 Waad mahadsan tahay walal waan meeshan kukoray
@naima9576
@naima9576 3 жыл бұрын
MashaAllah wadankeyna markasta waa wadankayna si kasto . Waxaan rajeyneyna wadan Abshira Nabadwaarto , Barwaaqo . Iyo dad Allah ka raali yahay Allaha naga dhigo.
@aliahmed7435
@aliahmed7435 3 жыл бұрын
Asc masha alah alaha kuxafido walashen sifican ayad u so dubtay mahadsanid horey u soco
@maxamedshardi7261
@maxamedshardi7261 Жыл бұрын
Masha allaah wll horay usoco
@godatilatuavita4377
@godatilatuavita4377 3 жыл бұрын
Waa subscribed gareeyay , Allah ku dhooro walashay.
@ayshaissa4780
@ayshaissa4780 3 жыл бұрын
Masha Allaah jazakallaah kheeyr shagani xamar weyne ilaa dakmada waberi
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 3 жыл бұрын
Mhdssnid wlshy shaqo fcn baad dalkaga iyo dadkaga uheysaa Wxn degana baarhilaac waxanka tagay 2007ki ila iyo xiligan 2020 lagu jiro kuma noqon. Markad laba dhagax dhahday xadaa i istaktay wa meshan yaranteydi ku ciyari jiray molac yaruu al abaadir kudheganaa mayqada fatxi ladhihi jiray runti ad bad umhadsanthy
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 жыл бұрын
Towfiiq xafadaheeda noosoo duub inshallah
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 2 жыл бұрын
Walaal mahadsanid waa nadiif iyo qurux carwo idko wali mashaqaysaa bal nasoo tus jzkl khayr
@jeyali4326
@jeyali4326 3 жыл бұрын
Masha Allah ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🙋‍♂️
@jeyali4326
@jeyali4326 3 жыл бұрын
All the Best Sis 🇸🇴 you are right
@ciisemohamud6196
@ciisemohamud6196 3 жыл бұрын
Maansha Mahadsanid walashey hore u soco InshaAllaah
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Horumar wacan wlshey
@mohaibra7601
@mohaibra7601 3 жыл бұрын
Hore u sco Bayo xamr way tagty wayna talabsaty msha allh
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 жыл бұрын
Wa xafadan kudhashey balse yurub ban kukorey wan rajeynaya inan malin uun soo barto inshalah
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 2 жыл бұрын
Mashallah abayo. Mahadsanid
@jamaalmahamud9710
@jamaalmahamud9710 2 жыл бұрын
hayaaaaaaaay magaaladii aadbeey uweeynaatey
@halimahussein2000
@halimahussein2000 3 жыл бұрын
maansha alaah keep going
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Nabad waarta iyo naxariis xag alle laga so diraan u rijeeynaa
@umuosama2956
@umuosama2956 3 жыл бұрын
Maashaallah
@sharifjama20
@sharifjama20 3 жыл бұрын
Masha Allaah mahadsanid
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Allaha ku dhoro. Dalka u xisay runti wana ijeclisisay wooow. Abaayo waa saxned Ina wilka garigiisa ka dagiin. Wayo hado awoda waa samensan la haay. Lakiin lacagta adiga ka helo ama qaf kale ka helo ayoo ku samesanaya insha Allah Mac
@hiboyusuf8920
@hiboyusuf8920 3 жыл бұрын
Masha alaah ayaabo
@tondontondon-sf4nc
@tondontondon-sf4nc Жыл бұрын
Waa xaafadeydi hore
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Walhi manshalah wan u xiisay alle ha ii dhowro dalka iyo dadkaba
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay ilahay ha ku barakeeyo waxad tahay wadaniyad dhaba
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 3 жыл бұрын
Keep going
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 3 жыл бұрын
Videoga no soo badi Wana mahadsantahy
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 жыл бұрын
Labada laami meeshi u dhexeeysa oo laqurxin lahaay baakin ayaaba laga dhitay
@naima9576
@naima9576 3 жыл бұрын
Hadii aad noso duubi kartid n4 iyo Xaafada Madiina Buula xuuney hadad noso duubi kartid inshaAllah.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Waa dhulka aduunka oogu fiican laakiin dadkiisa xun Yaa Dowlad wax Ka maqlaayo guri dabaqa ah ayaa la dhisana qashinka waa hoos yaala Maca asaf.
@abdidhiblawe3688
@abdidhiblawe3688 4 ай бұрын
laamiga daayniile ilaa isbitaalka daayniile
@fardowsofardowso2535
@fardowsofardowso2535 5 ай бұрын
M.sh
@wacanali3595
@wacanali3595 3 жыл бұрын
Xamar bile ilaa madaxtooyada soo duub
@ibraomar461
@ibraomar461 3 жыл бұрын
Anigu codsigayga kaliya ii tix geli walaal isgoyska Fagax ee degmada yaqshiid ilaa darjiinka iyo jungal iiga keen wll
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 жыл бұрын
Aduunka shacabka waxqabta oonadaafada kashaqeeya waxaa larabaa inaykashaqeeyaan ganacsatada
@maryamamaxamuud2265
@maryamamaxamuud2265 3 жыл бұрын
M.a mcnto wan ku jclhy runti
@ima6291
@ima6291 3 жыл бұрын
Daarusalaam inta noo dhiman iyo beeca dhulka banaan iyo dhismoyinka kala duwan beecyadooda cabirka dhulka suu u kala weynyahiin
@ibraomar461
@ibraomar461 3 жыл бұрын
Wan u xiisay caasimada wxan so maray Mudo laga joogo 7sano
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Jay ha isaga shubaan
@halooyeelo
@halooyeelo 2 жыл бұрын
Asc wlaal (C O D S I) Walaal wax faah faahin ah ma inaga siinkartaa dabaqyada ku dhaxyaal xafada daarusalan oo wali dhismahooda socdo. Mahadsanid….
@falisabdi9708
@falisabdi9708 3 жыл бұрын
Isgays cali kabiin lama dhoho ee waxaad dhahdaa Isgays xamar bile
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Wadadaan waan u xiisay walhi suuqa xoolaha tii aadeeysay moho waxbadan waan somaray waa aduunyo walhi 7 sano koho mise lixsano kohor ayaa iigu danbeeysay
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 жыл бұрын
Honey u soo sister
@asadcalishirwac3746
@asadcalishirwac3746 10 ай бұрын
Carwo itko cali kamiin waa ka boodee yaah somali qabiilkama dhamaato
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Qashinka xaafada Islii ee Nairobi yaalo meesha uu Ka yimid ayaan ogaadey.
@abdimohammed3394
@abdimohammed3394 3 жыл бұрын
soomalida iyo qashinka waa daris marka wax lala yaabo maahan
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 3 жыл бұрын
Xasuus wlhi
@abusalmaan3343
@abusalmaan3343 3 жыл бұрын
Xaafda towfiiq markii igu danbaysay wadada laamiga saan way ka roonayd, hada lkn saaid waaye carada laaamiga taalo 🤔
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
Hitaa ma ogeen dhimaha lamiga
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
6 sano ma arkin wlhi shukran uqtaa
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 жыл бұрын
Problem ka somalida ayaad taabatay. Waa dad aan is dirin, isku tashan, gacan kale ku hoos nool kuna tashada.
@deqolul4925
@deqolul4925 2 жыл бұрын
Wakufarxay
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 жыл бұрын
waxaa muuqata dacdarada magaalada muqdishoow iska xilsaar la aanta wadooyinka iyo dhismayaasha nadafada waad mahadsantahay walaashiis /// waa su aal da weeynoo madaxa daalineeysa qudhaada ma isku datday inaad dadka kicisaan oo magaalada la nadiifiya sida maalinta khamiista ah dadka shaqada laga joojiya oo nadafad loo dhaqaaqa
@ibraomar461
@ibraomar461 3 жыл бұрын
Lkn turkigii Balan qaaday caasimada Somalia wxn ka dhigaya bu Yiri Kan Istanbul oo kale sow mu laami sii Mariya xaafadaha ku dhow dhow wadoyinkii uu caasimada ka dhisay sorry yaqay
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Sxb wax aadan qabsan cidna kuu qabamee kii xilka kuu hayaa xoolihii cunaaya oo dadkii dhacaayee ma shisheeyaa wax haduu qabanlahaa kuwaasow arkaa moho
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
@@axmedceebe4961 😊muqdisho intaa madaxwayne farmaajo u uqabtay .hasan sh iyo sharif uma qabaan
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 3 жыл бұрын
dadka xamar wacyi galin badan bay u baahanyihiin iyo maamul ay ayagu doortaan oo ay la xisaabtami karaan muqdisho waa in ay kabaxdaa maamul loosoo magacaabo
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdirashidaxmed1352
@cabdirashidaxmed1352 3 жыл бұрын
Keep going
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
Keep going
@mohamedgindi907
@mohamedgindi907 3 жыл бұрын
Masha.allah howl fiican ayaad haysaa hala caawiyo fadlan like share iyo subiscripe haloo saaro
VLOG SUUQBACAD JARDIINKA HOOLWADAAG DAAWASHO WACAN
16:48
Ajmal Services
Рет қаралды 36 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 386 М.
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 21 М.
XAAFADA MADINATY | Video Qurux Badan.
14:56
Fardowso iskufilan channel
Рет қаралды 8 М.
XAMARBILE OO WAJI CUSUB LA TIMID
7:16
ABDINASIR M
Рет қаралды 8 М.
SUUQA JUUNGAL EE DEGMADA YAAQSHIID VLOG QURUX BADAN
11:06
Ajmal Services
Рет қаралды 11 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН