VLOG | SHAQO |SXBKEY GAARI LASO GADAY |

  Рет қаралды 3,072

Wayaamo

Wayaamo

9 күн бұрын

Пікірлер: 40
@Khaliiid212
@Khaliiid212 7 күн бұрын
Wayaaaamo 🤛
@maougaaz
@maougaaz 6 күн бұрын
PRO Go forward 👏 🙌
@aweisosman4413
@aweisosman4413 5 күн бұрын
From Awdhegle guuleyso sxb
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 7 күн бұрын
Masha Allah wllkay ♥️ wayaamo
@saniimcade1496
@saniimcade1496 7 күн бұрын
WayaaMo zxp adiGa iyo AsxaabTada iiso DuceeYa Waxaa Rabaa Inaa qaarada cad usoo HayaaMo iLaa sweden waxaan Rajeenaya inayNu ku kuLano magaaLada yeeta Boori indha ALLaH Soo duceeYa Zxp inuu iLaaHy FududeeyO❤😢
@abdukadiribrahim2102
@abdukadiribrahim2102 7 күн бұрын
Wll allha Haku fudadeyo ❤🤝
@Wayaamo
@Wayaamo 6 күн бұрын
Allaha ku nabad keeno sxb
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 7 күн бұрын
Big legend wayaamo
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 7 күн бұрын
Hanaga cajisin team bufis wekuwtn😂❤
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Insha’allah sxb
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 6 күн бұрын
​@@Wayaamovidio yada buufiska noosoobadi kkk
@user-qf4hq3hl8k
@user-qf4hq3hl8k 6 күн бұрын
Legend
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 6 күн бұрын
wayaamo guuleyso libaax
@ilkacasedaacad8080
@ilkacasedaacad8080 7 күн бұрын
Shaqa culus baad shacabka uhaysaa
@AbdirahmanSidow
@AbdirahmanSidow 7 күн бұрын
Masha alaah hakugu ilaaliyo bro.wadada aad socoto gaarigan otomaatiik miyaa
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Haa nio
@MukhtaarMaxamed-ru4sc
@MukhtaarMaxamed-ru4sc 7 күн бұрын
Nabiga ku saliya scw scw
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Scw
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 7 күн бұрын
Scw
@AdiLeewaye
@AdiLeewaye 6 күн бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalim ❤❤❤❤❤
@diyosaki2042
@diyosaki2042 5 күн бұрын
Scw
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 6 күн бұрын
The legend Macalin waayamo ❤
@drxulboibrahim8746
@drxulboibrahim8746 7 күн бұрын
Sxb aad aya umahadsantahy. Waxa iga cawisa leen europe 6-8kun hada ii heli karto
@ahmedabdlla2130
@ahmedabdlla2130 7 күн бұрын
Wayaamo sxb qofka Laga qado faraha visaha Shanghai ga sxbow u Germany iska dhibo wadanka faraha ka qade ma lo celina ishg
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Hadi ay dhacdo in faro laga qaaday hadana Jarmalka aa timaado wad u ganbin kartaa sxb o wa lagu cafina lkn wa in ad udiyaar garowda.
@mucaadcabdiciid8849
@mucaadcabdiciid8849 6 күн бұрын
WYaamo iyo track 😅
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 4 күн бұрын
Sual ku weydiiye Texas iyo Truck midkee lacag fican laga sameyn kara madama ad Texas hore uga so shaqeynbjirty
@Wayaamo
@Wayaamo 3 күн бұрын
Farqi wayn ayaa udhaxeeyo sxb labada waxa fcn in an muqaal ka sameeyo o an meelo badan ka fiirino faa’iidoyinka labada shaqo iyo nusqaantoda.
@abdullahileejo4514
@abdullahileejo4514 4 күн бұрын
Asc sxb Wayaamo szb Suaal baan ku waydina , sxb waxaan xareestay visa Belarus, waxaana raba Norway in aan iska dhiibo , marka sxb muqalaska ilaa Germany ayuu isii kena marka sxb aniga turkey ayan jooga, sxb intee kala soo xariira please 🙏
@user-xo1gu4bm5y
@user-xo1gu4bm5y 6 күн бұрын
Firefighter shaqadaan aa rabaa ina barto marka ma isledahay dadka soqalotiga waa lo ogal yahay misa waxa lo ogal yahay dadka wadanka udhash teen plz jwb Insh allah my brother
@Wayaamo
@Wayaamo 6 күн бұрын
Wa baran kartaa sxb waliba dowlada ayaa ku bareyso kadibna privet ama dowlada ayaa ushaqegn kartaa
@user-xo1gu4bm5y
@user-xo1gu4bm5y 6 күн бұрын
@@Wayaamo thanks
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 7 күн бұрын
hoosha hasocoto
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Laamiga ila sokor wa diiday 😢
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 7 күн бұрын
@@Wayaamo already waa saranahaay lipaax💪🏽
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 7 күн бұрын
@@Wayaamo diyaar waaye lipaax💪🏽
@nadiir.
@nadiir. 5 күн бұрын
Zxb gaariga gudihiisa ookaliya na daawad siin kkkk marka dagayso oo alaabta dajinayso qaado manta dhan gari madawan karne
@axmedxaaji3049
@axmedxaaji3049 7 күн бұрын
SXP YURUB QOFKII KU SHAQEEYA DHAWEEYE AMA UBER AMA TAGSI MEEQA LACAG BISHII UU KA SAMEEN KARAA SXB
@Wayaamo
@Wayaamo 7 күн бұрын
Sxb adiga ayaa xad uyeeli karo
@axmedxaaji3049
@axmedxaaji3049 6 күн бұрын
Ok wĺl ​@@Wayaamo
VLOG | WAXAN TAGAY MAGALADA | UDDEVALLA | SVERIGE 🇸🇪
16:05
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,2 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 95 МЛН
I’m out 4:00 at morning ** waxa baxay 4:00 aroornimo!!
3:58
zuski maan
Рет қаралды 2,2 М.
VISA UGU WANAAGSAN YURUB ,QIIMAHIISA IYO FARAHA LA ISKA QAADO .
6:52
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 2,2 М.
XAASIDKII JACEYLKA QAYBTII 1
18:38
Family Sagal Channel
Рет қаралды 21 М.
VLOG | EUROPE LACAG MATALA |
12:38
Wayaamo
Рет қаралды 4,4 М.
VLOG | JIMCAHA | FAQRI MAKA JIRA EUROPE | 2024 |
13:10
Wayaamo
Рет қаралды 3,3 М.
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 10 МЛН
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 10 МЛН
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 5 МЛН
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН