VLOG | SHEEKO | ISKUULADA EUROPE / YURUB | QASAB MIYAA |

  Рет қаралды 4,081

Wayaamo

9 ай бұрын

Пікірлер: 60
@Neverlie876
@Neverlie876 9 ай бұрын
Xirfadaha ugu fiican ugu lacgta badan Europe loga shaqeysto video kaso sameey wayaamo
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Siyaasiga ugu lacagta badan.
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 ай бұрын
Thanks wll. ❤❤❤ markan sogalno isha allah xirfadanu baranaynaa
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 ай бұрын
Aamin wll wxan ku hamiyayaaa inan mar uun imado yurub ama aan soo tahribo ama aan qaxooti ahan uso galo😊😢😢
@abdirizaakmohameddirie8624
@abdirizaakmohameddirie8624 9 ай бұрын
lph aan wax badan ka faa idnay waana dadka aan ugu jeclahay youtubeka 🏅
@Cayuushpea-qg5ee
@Cayuushpea-qg5ee 9 ай бұрын
Legend 💜 mhdsnd wax badan kaa faidy brother hormar wacn 😇
@user-wy4qe6cf5d
@user-wy4qe6cf5d 9 ай бұрын
Big fun🎉
@hachilolly5029
@hachilolly5029 9 ай бұрын
Best skills soo samee zhp
@feysalabdullahi1171
@feysalabdullahi1171 9 ай бұрын
First one ❤
@ansu_10
@ansu_10 9 ай бұрын
👋👋
@Riyo_ku_nooL
@Riyo_ku_nooL 5 ай бұрын
Horta aan ku weydiyo sxp? 1: hadan yurup tago? Ay dadna ii jogin ya iso dhawenayo oo guri I genayo? 2: hadan ka yrhy 17 miya wax barasho la ii genaya? 3: hadi la ii dacwodo Wa side ? 4: ma qasab baa ina wax barato?
@abdirahmanmohamedsidow5869
@abdirahmanmohamedsidow5869 9 ай бұрын
Haa bro wax badan ayaan kaa fahmey waxaana ahay qof mar walbo kula socda waxaana ahay qof rabo inuu yurub yimaado qaasatan finland naag ayaa iijoogta meesha dacwad iifurtey hadii alle idmo maxaad iigula talin lahayd barito inaan barto xirfad ah.
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 9 ай бұрын
Wanyama legend
@kurana289
@kurana289 9 ай бұрын
Sxb wayaamo guuleyso ❤👑
@nimcocali4046
@nimcocali4046 9 ай бұрын
Xirfada ugu lacagta badan video kso samey adoo haryana io cilan oraneynin😂😂😂
@4429
@4429 9 ай бұрын
😂😂😂
@user-ml1nb1fj5n
@user-ml1nb1fj5n 8 ай бұрын
zxp wayyamo ani waxan uso socdav belgiumka 1/5/2024 zxp anu wax barasho u imana dada 14 jir madama u jirkeega yara yar yahy marka tlie madama nio adi nin waxbadan so arkay atahay su';aalo dhowr ah ku waydina zxp meel ankla so xariiro arabay
@QEYLIYE_MEDIA
@QEYLIYE_MEDIA 9 ай бұрын
thanks mclin
@wllmankacade5481
@wllmankacade5481 9 ай бұрын
Leegu dhahay runmiyaa legend
@4429
@4429 9 ай бұрын
Next video Q&A kasoo dhig brother
@MohaydinMose
@MohaydinMose 9 ай бұрын
Xirfada ugu lacagta badan muqal kazo same bro😂
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
My brother wyaamo suaal ku weydiina 1: hadii aan gaari wadow africa kuso barto oo Europe imaado license 🪪 meeqo cml igu siiinaan??yacn time? 2: si aan taxi driver u noqdo mxa shuruudo ah oo laiga rawaa? 3: taxi driver ahaan meeqo ayaan bishi samayn Kara hadaa owner aanan aheen just worker lee ahy ? Thanks wllka ❤
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Sxb Adiga iyo da’daalkaga waaye iyo waqtiga ad galiso ee cidna ma iska kaa siineyso
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 7 ай бұрын
Sax
@BuruujObb-pf7xo
@BuruujObb-pf7xo 9 ай бұрын
xirfadaha ugu lacagta badan yurub video kasoo samee
@Asadofficial100
@Asadofficial100 9 ай бұрын
Welcome back sxp
@nuuramoh3043
@nuuramoh3043 9 ай бұрын
Wllo imka winter bilaamay somaha lakiin xoog bilaama goorma dhamda wakhtiga isoo sheeg please ❤
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 9 ай бұрын
Sxp wayaamo xirfta graphic Designer kwrn mesha malogu shaqeyaa isojwab pro
@toosane7784
@toosane7784 9 ай бұрын
Vasaline Wye qof qurbo joogo Lagama wayo😊😂
@Alnuurquraanonline
@Alnuurquraanonline 9 ай бұрын
Saxib waxan haysta passport soomali waxan raba in Aan uso baxo yurub waxa laygu yidhi Spain ayaad iibsan visa heeda wlala ma suurta gal baa lacag 10k layga rabaa???
@AbdullahiFantastikc-sg2ey
@AbdullahiFantastikc-sg2ey 9 ай бұрын
Kᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴘʀᴏᴛʜᴇʀ
@ApdirizackIprahim-cf6mg
@ApdirizackIprahim-cf6mg 9 ай бұрын
My brother wa ku salamay salan kadib waxan kuweydina bro South Africa 🇿🇦 joga qabke ugu sahlan ee an yurub ku iman kara jwb tadu wa ii Mumin pls
@alibinali2141
@alibinali2141 9 ай бұрын
Legend salaaman❤
@user-dl3ci5gi2g
@user-dl3ci5gi2g 9 ай бұрын
Abwe xaajigeyga kaso baxay Nairobi waxuuna waday basapor kenya warkisana halmar no nomber nagaso wacay waa hebel waxan jogaa spain kadibna war wanka waynay hada week an la sanahay spain kasoo hadal dadka ma xiraan tan kale qofki basapor keenya lagu qabto maxay ku sameynayan spain wall waa imuhiim isoo jwb wa murugeysanahay
@rashedhasan1565
@rashedhasan1565 9 ай бұрын
Wanyamow talie 12k sweden m i geysaa
@XAREEDTAAJIR1
@XAREEDTAAJIR1 9 ай бұрын
Guulayso sxp
@wllmankacade5481
@wllmankacade5481 9 ай бұрын
Zxp wayaama wadada turkiga waa xerantahay
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 9 ай бұрын
Yaa gugu idhi sxp ma qaar halkaa joogaH misa adaaba joogaH anaH ubaahan inan halkaa mar kasoo duse
@zamzamadan14u-rk4vu
@zamzamadan14u-rk4vu 9 ай бұрын
Zxpw jarmalka so adi rawa illa her jmcd ayn garay mrka inan xirfad ku darsado muhim miyey i thy ycni hadan iska dhafo luqad bas barto sow isku mid manihin kan school ka so bxy iso jwp tnks
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Xirfad inaa barato qasab wye hadii kle xamaal bes aaa ku jooge noloshaada
@mr.hunting
@mr.hunting 9 ай бұрын
Sxb xagee kaala soo xariira
@frime7
@frime7 9 ай бұрын
wayaamo qof hadda italy tahriib dhanka bada kusoo galay isla markiiba maka gudbi karaa
@Asadofficial100
@Asadofficial100 9 ай бұрын
Yw legenwo waxa kuwedina luqada Sweden mey adagtahay?
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Maya qofka Hadi English garanaayo wa ay u fududahay
@MohamedHassan-wr8xw
@MohamedHassan-wr8xw 9 ай бұрын
Efter SFI qofka xirfad ma baran karaa mise wa måste in grund aad soo dhameysid?
@salman92078
@salman92078 9 ай бұрын
Asxabey plz soo jawaaba 2020 -2023 ayaa wadada turkiga soo maray fdlan ha la iga caawiyo, teeda kle wadada turkey miyaa la xiray hada???? Plz soo jawaaba azhabta
@nayruusabdullahi9964
@nayruusabdullahi9964 9 ай бұрын
Ani wllkay ayaa maray 2021 lkn hada dhow bilkahor qof isnaqano aa maray hada wadada way adkaatay badaa lamaraa lkn way furmi dontaa marmaraa la adkeeyaa kadibna wala iska dayaa xogaa kadib iska samir inta eeka fududaneso wadada lknse wll bada waa halis ha isku dayin
@salman92078
@salman92078 9 ай бұрын
@@nayruusabdullahi9964 wll hada qofka maray fadlan ma igu xiri kartaa wxn rabay in aaan ka waraysto wxyaabaha qaar plz
@muxiyadinabdi1450
@muxiyadinabdi1450 9 ай бұрын
My bro abdiqadir wayama waxan kuwaydiyey labada wado e badana hada dadku maraa e Russia io Turkiga kee vcn xga marista islah hda waiga codsi isoo jwp bro
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Turkiga Aniga ahaanteyda
@muxiyadinabdi1450
@muxiyadinabdi1450 9 ай бұрын
​@@Wayaamo thankz bro hadaa wadaadas ayaan soomara hada inzh allh isooduce bro 🙏
@osmaan210
@osmaan210 9 ай бұрын
Zxb Russia mxa ku ncdey
@mrunstoppable5999
@mrunstoppable5999 9 ай бұрын
Gymnasium språk dhigtaa sedex bilood dalkan waku cusubahay maxa igula talin leheed bro
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Hadi 18 sano yartahay sxb iskuday in ad gasho transportskola si ad u hesho license bilaasg ah.
@mrunstoppable5999
@mrunstoppable5999 9 ай бұрын
@@Wayaamo isbucan 18 noqday
@muhudiin-Alii
@muhudiin-Alii 9 ай бұрын
Wllka swetzerline kasohadal barbinteda dhan
@FahatAbdikaadir-hi6lp
@FahatAbdikaadir-hi6lp 9 ай бұрын
Xirfadaha ugu fcn yurub xaga income-ka bro kaso samee bideo
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 9 ай бұрын
Mida kale Waxaan kuwaydiiyay taliye Marka Aad Waxabarashadii Dhamayso oo aad Shaqo bilowdo Dayn miyay kugu Ahayd waxbarashadii oo Lacag Maa Lagaa Rabaa mise Wax Dayn Ah Majirto bro bal Taas Kasoo Jawaab ama Muuqaal Kasoo Samey
@Wayaamo
@Wayaamo 9 ай бұрын
Sxbow labo ayee kala tahay Adiga Hadi ay kugu filantahay Lacagta waxbrashada lagugu siiyo taas cidna maka rabto o adna shaqo yar ka shaqeysato lkn Hadi ad dhahdo in an dayn qaato ayaa raba misana waxbarto wa sameyn kartaa lkn ribo ayaa ku koreyso sida caadiga ah.
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 9 ай бұрын
@@Wayaamo bro imaadan Fahmin waxaan Kawadaa Waxbarashadu free gaas Aad ku dhiganaysay lee miyaa oo Mardhow Waxba Lagaama Rabo mise markaad Shaqo Bilowdo lacag waa lagaa rabaa ?
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 823 М.
БУКЕТ МЕЧТЫ НАСТОЯЩЕЙ СЛАДКОЕЖКИ😂😂😂
0:19
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 3,5 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,1 МЛН