No video

VLOOGA MANTA ANIGA IYO FAMILY MAXA NAKALA QABSAY 😂

  Рет қаралды 108,362

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 281
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 2 ай бұрын
Nin iyo America hadi isku hesho waxba kama dhina riyaqay😂 ubad wanagsan rabi haku siiyo insha allah aniga iyo inti buufis hayo Allah ha u sakhiro
@AizhaIpraahim
@AizhaIpraahim 2 ай бұрын
Vediogaga intaa dawanoh waxaa joognaa america lkn markuu dhamaado Africa jooganaa😭😭🤣🤣
@aliinaanjlee5726
@aliinaanjlee5726 2 ай бұрын
Ani wili masoo noqon😅 ilahow haiso celin
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 ай бұрын
Iskumid 😭😭😭
@KowtharAbdirizack
@KowtharAbdirizack 2 ай бұрын
Haaa wlhi😢😢ilahay hakeeyo amiin yarabi🤲
@user-ow2oh6nk3n
@user-ow2oh6nk3n 2 ай бұрын
iska samir❤😢😂😂😂
@user-vv6yr7nn2y
@user-vv6yr7nn2y 2 ай бұрын
​@@aliinaanjlee5726Haa wlhi Allah hano kayo angane
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 2 ай бұрын
Riyaaqey bal America tagtee hanaga seexan hee markaan habeen walba 1vedio soo dhig😂
@suhurcaawil8777
@suhurcaawil8777 2 ай бұрын
Shaqo inta la helayo lee youtube joogta marka shaqo la helo time ma jidho 😂😂
@aliabdi8194
@aliabdi8194 2 ай бұрын
Riyaq mashallah love u siz ilahey laba will matano ka siyo Ahmed mashallah adiga baru u noqo Ahmed wa wil fican
@idil_onlion
@idil_onlion 2 ай бұрын
Walhi riyaaq waa funny kkkkkkkk Qosol igu ma harin from mogdisho abaayo wa iska kaa jacelhay you funny wlhy
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 2 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@ManaalAbdi-yp8xo
@ManaalAbdi-yp8xo 2 ай бұрын
Wcs riyaaaaq qurux bdneeey Shukran musalsal camalaan vedio yaashaada usugaaa
@Xamdaxaali546
@Xamdaxaali546 2 ай бұрын
Masha allah xppti nolol qurux badan oo horumarleh kuu rajeyn vloga dailyga ahna hanagala bakhylin hadaa nahy team riyaaq❤❤❤❤❤❤
@user-ho3tc4rq2d
@user-ho3tc4rq2d 2 ай бұрын
Gabada kliyo aan ku fArxy bixitankeda waa adi wlhi ❤wali ma arkin qof america noo soo duubayo legemad aathy update aathy noo soo badi aa niyada kudhisanee 😂baqil matihid oo america mrku aado iskawalayo 😢😊keep
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 2 ай бұрын
Ilahey ha ii qadaro inaa America 🇺🇸 tago iso duceya😭waa jecllhay hadana qofna ima jiro😪
@Kajol833
@Kajol833 2 ай бұрын
Ani Nin hada shukansado rajo kaleyahay ❤😂😂
@YasminAden-lq8ir
@YasminAden-lq8ir 2 ай бұрын
Aniga neh ninkeyga aya raja kaleyahy😢😂
@user-fu6xh5vu8f
@user-fu6xh5vu8f 2 ай бұрын
Khyr haday kuu tahay Allah hakuu fududeeyo
@Kajol833
@Kajol833 2 ай бұрын
@@YasminAden-lq8irAdi rajo maha alx dheh ninkaga kujoga qasab waye inu ku kaxeyowwah😂😂❤❤
@YasminAden-lq8ir
@YasminAden-lq8ir Ай бұрын
I.a abayo ​@@Kajol833
@user-ir9nx3nn4q
@user-ir9nx3nn4q 2 ай бұрын
Riyaaq abaayo waiska gajeclahay noso badi markasto wakusugna ogaw my family ajeclahay🫶 ♥️🥰
@aaminaabdullahi9816
@aaminaabdullahi9816 2 ай бұрын
Rer plastine uduceya 😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
Aloow guulee reer plasticine Aloow jabi yuhuud Aaaaaamiin
@sumeyashariff3605
@sumeyashariff3605 2 ай бұрын
😂😂😂😂you’re funny wlhi🩷
@user-bf1kk8cq1n
@user-bf1kk8cq1n 2 ай бұрын
Walashay hore u soco lakiin dalxiis isku ogaynee xayay siiska misakal miyaan noo dartay 😂
@user-gs4yf7nw4l
@user-gs4yf7nw4l 2 ай бұрын
Axmed igu tarso queen riyaaq
@najmahassan5045
@najmahassan5045 2 ай бұрын
Bisha soo socota ninkeyga America iwadaa wn warwarsanhy ina familyga ka tagayo iyo Hooyadeyy 😢❤
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 ай бұрын
Naaa tag wad usoo shaqeyni
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 2 ай бұрын
Riaqey 😢waan kuxisnay wili 200 sided saac maso kacda
@abdiabdi1926
@abdiabdi1926 2 ай бұрын
Welcome to Minnesta ❤
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 ай бұрын
Masha allha my queen 👸 ❤❤
@caliya7534
@caliya7534 2 ай бұрын
noso badi xbti inta cusubtahy weeye hhhh hadhow wa dhumane😂
@NimoAbdikadirabdi
@NimoAbdikadirabdi 11 күн бұрын
Hhh 😂😂😂wlhi aniga ila hada waa gabaqa gari marka danta ayaa ku bareysa xabiibti ❤
@sihaammahdi7998
@sihaammahdi7998 2 ай бұрын
why you judge the people? Somalia meelwalbo jogaan same lee waaye 🤦🏽‍♀️
@fiifii8276
@fiifii8276 2 ай бұрын
Geed allow kale 😂😂 alla riyaqeey wa ku jeclahay funny girl abaayo a ku barto nooh ani xita usa ku cusbahee
@hamdia9150
@hamdia9150 2 ай бұрын
Ala geed alow markay dahdi ayn comment sogali 😂😂😂adhigaba iga hor imadii😂😂
@yasminhilole4970
@yasminhilole4970 2 ай бұрын
Mashallah Mcntii horey usoco ❤lkn intaa lajogto leylo yaqey wax lagucayiliyo sii gawada 😢😢😢😢
@Mary1723mohi
@Mary1723mohi 2 ай бұрын
Wllhi Waa naga qosol siisayy riyaaqayy noo soo badi Videoga😅😅😅
@CayniQaali
@CayniQaali 2 ай бұрын
Riyaaq anigana abyo wan soosocdaa mardhow America insha allah😅❤
@Maaido2
@Maaido2 2 ай бұрын
Keep going riyaaqey no so badi
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 2 ай бұрын
Malaayga guduudan ama jaale yellow ama orange waa dabiici waxna lama Marin waxa la dhaha magiciisa Solomon fish nairobi xitaa waa laga helaa supermarket Yada qaar malaygan waxa laga keena dalka norway
@user-kf6sb8rj6x
@user-kf6sb8rj6x 2 ай бұрын
Riyaq abayo qosol aya igu dishe 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@user-kw4gv2rf8q
@user-kw4gv2rf8q 2 ай бұрын
Wll aaway odagaaga
@Sumayo282
@Sumayo282 2 ай бұрын
Riyaaeyy wlhi legend thy wali namad hilmamin 😂 noso badi
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 2 ай бұрын
Allow riyadeyda ii rumeey yaa rabi🤲😢
@Liyoow1000
@Liyoow1000 2 ай бұрын
Aiyaaq vido dhaqaso soogali dee see nayeeshay😊
@shugri.farahh
@shugri.farahh 2 ай бұрын
Abayo America wax baa la bartaa qas qaska Africa ku reeb. Get with the program, dad midab kooda jecel baa mahaan jooga.
@Askim003
@Askim003 2 ай бұрын
Walasheyda qalibi fiican ayaad tahay
@khadraahmed5724
@khadraahmed5724 2 ай бұрын
From Duriyada
@deeqoabdulahi2683
@deeqoabdulahi2683 2 ай бұрын
Waaa la dha dhamiyaa ka horeesa wlhi rer Africa haya nhy waxa marka hore waa iska dha dhaminaa abyo leylo 😂😂
@apdallapoojo9171
@apdallapoojo9171 2 ай бұрын
Cdy iamin sawabta an ku tamanayo gawadha kula socoto aya tagira
@sumaisaid330
@sumaisaid330 2 ай бұрын
Nolosha wey ku dhacntahy wlhi masha allh family bad ku haysta anu america ano keligyan imid dhib iyo rafad
@adnan.x999
@adnan.x999 2 ай бұрын
America kala baran rabna 😂😂❤saa noogu wad
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 2 ай бұрын
Keep going my lovely sister 😍🙏
@user-ic5iy6hu6i
@user-ic5iy6hu6i 2 ай бұрын
Girimada hargaysa malagahelaya wll
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln 2 ай бұрын
Mashaa allh abyo hore usoco❤❤
@LajecleyDunida
@LajecleyDunida 2 ай бұрын
RIYAQ FUNNY WYE GARI KAXES 20SANO igu qadane kulahaa 😂😂😂😂😂
@munalabaraad4116
@munalabaraad4116 2 ай бұрын
Riyaqey qaraxo socotaa noqotay wlhi faraxsanow waligaa❤️💋🫂
@bahjabidhan6607
@bahjabidhan6607 2 ай бұрын
royaqay 2days vedio kaa sugayna nosoo dhere wll😂😂
@HawaLiiN
@HawaLiiN 2 ай бұрын
Mxylabuurburnyihn kulhaa askrtina. 😂😂😂😂 lylo ma ladhshen askrta riyaaqey jog neyripi mjogtide😂😂😂
@baadi915
@baadi915 2 ай бұрын
Camera mise taleefan maxaa wax kuduubtaa🎉
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 2 ай бұрын
Manooooli 😂😂😂😂😂😂😂😂 waa anoo America 🇺🇸 tagay fuley ma iga horeenin😂😂😂😅😂😅😂😅😂😂😅😂😅😂😅😅
@HawaLiiN
@HawaLiiN 2 ай бұрын
Riyaqey wa kujclnhy yaa lguso tarxiilin joog dadka cuntadoda udaa 😂😂😂afka kudheere😂
@MulkiAhmedAbdi
@MulkiAhmedAbdi 2 ай бұрын
Welcome to Minnesota ❤❤❤
@fartunbashir2478
@fartunbashir2478 2 ай бұрын
Keep going siz ❤no sodub mar walbo❤vlog yahaa
@istahilali-sn6pr
@istahilali-sn6pr 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂Riyaq ana wakuraxaysanoya dukanadayda 2 sano kamaqanahay adna caayba jaf nogasiisay I miss alabta lawada bacrimiyey walaahi 😂😂😂
@user-nn7lp3sl6j
@user-nn7lp3sl6j 2 ай бұрын
Lakin is cadayska iska daa wll ad dadka ka gadaysid sida kle wankujecelahy
@user-fb8we5ur6p
@user-fb8we5ur6p 2 ай бұрын
Riyaqey vlogyadada africa ma dawan jirin hadane kuwa america wa dawada na bal noso badi 😂
@fardowsbadde-ed2mv
@fardowsbadde-ed2mv 2 ай бұрын
M.a❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 ай бұрын
Wcs alx sxipy vlogydada wku hesanye hna ilawin marmr noga so tur 😂❤
@ayaanmohamuud8294
@ayaanmohamuud8294 2 ай бұрын
Ha abyo mrkasta videoga no so gali 😢😂
@bilan1674
@bilan1674 2 ай бұрын
Anagana Banana na ha Nairobi dhanankiisa aa la yaabanahay hahaha qudaar tii America/Australia waa u xiisay
@canabcali5993
@canabcali5993 2 ай бұрын
Wow caadi ma aahn wlh Allah haku daayo
@kawsarosmansalah
@kawsarosmansalah 2 ай бұрын
Banana caag 😂😂😂
@idilMohamuud
@idilMohamuud 2 ай бұрын
Gabadhayadii hormar wacan qali adna noo soo badi sharafey vologyada❤
@sundusaden3339
@sundusaden3339 2 ай бұрын
U always cute Alahuma barik❤️😊
@user-vm6pr2uf9f
@user-vm6pr2uf9f 2 ай бұрын
Keep going apaaayo❤
@Asalal99eir
@Asalal99eir 2 ай бұрын
Riyaaq markay la qabsato america vidio way la yabi doonta 😂😂 salmon kii bay le dahay muxuu la gaduudanyahay wa la qabsanee riyaqeey plz plz vidio nosoo badi wa ka helay
@user-kw4gv2rf8q
@user-kw4gv2rf8q 2 ай бұрын
Malagu furay
@user-xj4wg8gg2u
@user-xj4wg8gg2u 2 ай бұрын
Welcome to Minnesota wll
@ubaxsiciidwarsame7502
@ubaxsiciidwarsame7502 2 ай бұрын
Abayo mcn Riyaq cabdi waan kuuxisay ina adertey mcn
@naimaabdirhman1728
@naimaabdirhman1728 2 ай бұрын
Wlhy so funny riyaaaqa 😅😅😅 Anaaba isasawirtay fudeedku intuu iga bato ayaa intaa xabsiga la igala xushoodo ayaa xabsi guri la iidiri lahaa wlhy 😅😅😅😅
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 2 ай бұрын
Routine soo duub❤
@LuulXussen
@LuulXussen 2 ай бұрын
Mash Allaah horay u soco abayo ❤❤❤
@AshuAsha11
@AshuAsha11 2 ай бұрын
You make me happy😂😂keep going siz I like you funny girl
@mushti_5_
@mushti_5_ 2 ай бұрын
Riyaqeyy nooso badi stress ka qaarda madow isga ka bi'inayna 😂❤
@xamdimohammed5858
@xamdimohammed5858 2 ай бұрын
Welcome to Target, my favorite store......
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 ай бұрын
Kenya waa laga nastay America Update ku Noqotay😂😂😂
@user-cg2uz5yj1x
@user-cg2uz5yj1x 2 ай бұрын
Mash alha ❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
Riyaaq malaayga Africa raadinesa maleh meshan waxa yaalo malaayga yar yar full indhaha ku yaalo dhexda lafaha laga bixina malaayga salmon fish laga cuna America iyo European malaayga gaduudan sidas asaga udhashey dabiici waaye waxba lama mariyo muqalkisa aad ufiican yahay Africa qaali ka yahay cadka yar
@Catttttyyy
@Catttttyyy 2 ай бұрын
Sidaad Ku Tagtay Noo Soo Samee inTa iGu RaacSaN Like
@user-bl3ob5nv4o
@user-bl3ob5nv4o 2 ай бұрын
M.a my queen Allah ha ku xifidiyo insha Allah ❤❤❤❤
@user-hz3xl3wg5h
@user-hz3xl3wg5h 2 ай бұрын
Hhhhh😂askartiinu buurana maxay cunaan kulahaa riyaq fany waye
@CabdiqaadirMaxamuud-id3fy
@CabdiqaadirMaxamuud-id3fy 2 ай бұрын
riyaaq soobadi abaayo❤
@user-es2qj2vo8d
@user-es2qj2vo8d 2 ай бұрын
Ar use rabayeeeee😢😂
@nasramohamed9316
@nasramohamed9316 2 ай бұрын
Riyaqey Ahmed maa so fariisiisid 😂❤
@aishaahmed9646
@aishaahmed9646 2 ай бұрын
I just love watching your vlogs but I don’t understand your language at all, but I just watch it till end I understand just a little bit 😁
@israbashir6280
@israbashir6280 2 ай бұрын
Omg waad badbaaden wlhi casanka marteen 😭
@HalimoNour-ic8dx
@HalimoNour-ic8dx 2 ай бұрын
Abyooy kasoo hadal sidaa America ku taktay
@farax6361
@farax6361 2 ай бұрын
Riyaaqey xbbtii sadka rosmery isoo dhiib abaayo maraykan cidi iima joogtee hhhh
@Abokaramin
@Abokaramin 2 ай бұрын
Magaal jog xumo mareykan miyaa cunto ku dha dhaminee kkkk bardheere miya jogta Hana cebeynin iskul aad ama oranteeshinka dhageyso
@DahaboKhaliif
@DahaboKhaliif 2 ай бұрын
Riyaaqey dad kula socodo jakad wataan Adiga mesha Africa Maa modaa wall😂😂
@salahhayle6337
@salahhayle6337 2 ай бұрын
Video ka intu socdo america jogaa marku damado kenya😅
@shukrihussein831
@shukrihussein831 2 ай бұрын
Abaayo adiga iyo xajigaga guri islama joogtin miya mise hada kadib lee meel dageysin 🥰
@leylishahmed
@leylishahmed 2 ай бұрын
She woke me up at 7am for yaanyo 😂😂😂
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-vb1bd4zt1g
@user-vb1bd4zt1g 2 ай бұрын
Masha allah riyaqay❤
@user-db1vn9he7n
@user-db1vn9he7n 2 ай бұрын
Masha Allah riyaaq ❤❤❤
@Fatimamohmed2331
@Fatimamohmed2331 2 ай бұрын
Mash allh famliy isa jecela ❤
@Maryan632
@Maryan632 2 ай бұрын
Waw welcome
@user-nl4cm8rd3o
@user-nl4cm8rd3o 2 ай бұрын
Horey usoco abayo mcn ❤❤
@Naimasiciidjama
@Naimasiciidjama 2 ай бұрын
Rabi haku xafido hppti
@HanadliibanMaxamud
@HanadliibanMaxamud 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@naciimonalka409
@naciimonalka409 2 ай бұрын
masha allh aby noso badi❤
MALINTEYDA CADIGA AH
14:57
Riyaq Abdi
Рет қаралды 25 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 182 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 8 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂
8:41
Adna Henna
Рет қаралды 209 М.
VLOOG MALINTII UGU HOREYESAY WAXAN LA KULMAY……..
15:44
Riyaq Abdi
Рет қаралды 129 М.
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
18:18
WAXAN SO ADAY SHOPPING 🛍️TOBKI SANADGURADI AROSKEYGA
18:23
Riyaq Abdi
Рет қаралды 63 М.
FULL DAY ROUTINE 😂MANTA WAXAN QABTAY OO DHAN
11:38
Riyaq Abdi
Рет қаралды 67 М.
NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱
12:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 250 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 8 МЛН