WAA AMINI LA AHAY FARXAD DARTED AYAN LA OYAY😭 500K IYO HOYO OO FARIN IDIN SODIRTAY😭

  Рет қаралды 93,685

Zaki Somali

Zaki Somali

18 күн бұрын

Пікірлер: 3 000
@Zaki_somaali
@Zaki_somaali 16 күн бұрын
snapchat.com/t/4KFgQYgs Snapchatkeyga Wakana Welcome dadkayga An Jeclahay iguso Darso ✊❤️
@LuisDias-s3v
@LuisDias-s3v 16 күн бұрын
Hambalyo
@MariaMaxamed-iv3mk
@MariaMaxamed-iv3mk 16 күн бұрын
Hanbalyo❤❤😊
@user-xp9hm3wx1s
@user-xp9hm3wx1s 16 күн бұрын
Garbahaga ayaanu nahay wlale plz ha niyad jabin hana ooyin mar dambe😢❤
@user-xp9hm3wx1s
@user-xp9hm3wx1s 16 күн бұрын
Hanbalyo wll❤
@Sowda7661
@Sowda7661 16 күн бұрын
Zaki somalo hambalyo❤
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 17 күн бұрын
TEAM ZAKI SOMALIA ONE LIKE ❤😊
@NunezOzil
@NunezOzil 17 күн бұрын
Hambalyo zaki somali walalke zaki
@user-dg6ho5wy2x
@user-dg6ho5wy2x 16 күн бұрын
Guleyso zxp
@AminOsmanOmar
@AminOsmanOmar 16 күн бұрын
Guol
@user-ec9uu4ni3q
@user-ec9uu4ni3q 16 күн бұрын
Ok
@AbshiroAbdi-se9sw
@AbshiroAbdi-se9sw 16 күн бұрын
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 16 күн бұрын
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@Alisaki_qu5lh
@Alisaki_qu5lh 16 күн бұрын
Zcw ❤
@sucaadomaxmed3877
@sucaadomaxmed3877 14 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 16 күн бұрын
Hambalyo hambalyo adigo 100k joga kuso racay hadana wakula jira thanks maamo adigana waa mahadsantahay shukran
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 17 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢
@user-cl6is6ru8v
@user-cl6is6ru8v 17 күн бұрын
Scwscwscwscw ❤
@AbdourahmanRayaleh-xd5up
@AbdourahmanRayaleh-xd5up 17 күн бұрын
Scw scw ❤️💯💯💯💯 scw scw scw scw ❤️
@Hipo-zt6yl
@Hipo-zt6yl 17 күн бұрын
Sax wllhi✔️💕
@Hipo-zt6yl
@Hipo-zt6yl 17 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@SalmaanBashiir-hi6et
@SalmaanBashiir-hi6et 17 күн бұрын
Scw
@sagalapdirisaq7864
@sagalapdirisaq7864 17 күн бұрын
1m Comming soon Taliye one like Team zaki Somaali🎉❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 16 күн бұрын
Wan kaa qadnay hoyo mcn salanta qurux ad inaso salan tay ale ha inoo kaa xifdiyo ❤wllkey qali hambalyo ku leyhy intan ina ka badan wad u qalantaa❤
@zakiyare-gv4rh
@zakiyare-gv4rh 16 күн бұрын
Hooyo salaan ta waa kaa qaaadnay adi iyo familkaagaba❤
@SimranABDALLA
@SimranABDALLA 17 күн бұрын
Team koko hadanahay madaxaa noo sarantahay abowe horay u soco❤
@WarsameAhmedMohamed
@WarsameAhmedMohamed 16 күн бұрын
Nabiga aan kusalin scw😢😢😢❤❤❤
@user-sp1rz4os9j
@user-sp1rz4os9j 16 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw scw scw scw scw scw
@user-tv3bh8ez7f
@user-tv3bh8ez7f 16 күн бұрын
Coming soon 1m ❤ Taliye one like team zaki somali❤🎉
@Jamiilo536
@Jamiilo536 16 күн бұрын
Waa u qalantaa intaan iyo Inka badan inshaaalah 600k❤
@MaryanCabdilahi-kk3zq
@MaryanCabdilahi-kk3zq 16 күн бұрын
Hamplyo wllkei intaan inkabadn kuu rajaynayaa koley marhore rabay inaad gaartid🎉😢😊
@qaalidpoi328
@qaalidpoi328 17 күн бұрын
Zakiyow waliga haniyad jabin wallhi abwe horay usoco hadaba 500k xirtay i.a waa sugeynaa 600k iyo kabadan i.a guulal badan kuu rajeynaa i.a❤❤❤❤❤❤❤🎉 hambalyo abwe 😢🎉🎉🎉❤
@AxlaamMaxamad
@AxlaamMaxamad 16 күн бұрын
Team amiro hadanahy aad kugu hambalyenenaa mar kowad iyo marlawaad hambalyo yaqayo ❤
@XuseenMacalin-zv3nf
@XuseenMacalin-zv3nf 16 күн бұрын
Hampalyo Wlky Zaki Somalia Waa Ku Farxay Farxadaada Hampalyo Wlky🤍 Keep Going 👍🙏
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 17 күн бұрын
Hooyo mcn salaanta waa ka qaadny zaki soomaali hambalyo hambalyo 500k🎉🥳hore usoco ayaa ku leeyhy 😊
@khadijokhadijo2716
@khadijokhadijo2716 16 күн бұрын
Asc
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 16 күн бұрын
wcs
@miskifarah4859
@miskifarah4859 16 күн бұрын
Maashaa Allaah Zaki horey u soco habo Soomaaliyeey wiilka aan gaarsiino 1M ALLAAH DARTII FADLAN❤❤❤
@user-cg6qt7mz6d
@user-cg6qt7mz6d 16 күн бұрын
Hooyo waka qadnay marka kowad marka labad hambalyo abowe saki Somali 🎉🎉❤
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 16 күн бұрын
Shapchatkeyga wakana welcome dadkayga An Jeclahay iguso Darso 500 Hambalyo Hambalyo Hambalyo
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 16 күн бұрын
Hambalyo aboowe ani marka kenya 🇰🇪 jogtay iyo ila hada wanku kugu xirna ani teamkaga ahay i.a 1m ina garta ku rajayna hormar wngsn kurajayna cajiska iska daa wllkay inta KZfaqka kujirta hada malin walba video so dhigtid oo update ahato marhora 2m gari lahed congratulations 🎊 ❤🎉🎉
@user-de7lm2lg4c
@user-de7lm2lg4c 17 күн бұрын
Hamblyo abowe guul badan gaar Muraad ban leyahy in ilhy ii sakhiro Aamiinta raaciya ina so duceeya
@user-sz7ii8bo9r
@user-sz7ii8bo9r 16 күн бұрын
Zaki soomlia hambalyo Inchallah the next years 1M Inchallah hambalyo 🎉
@AncaamMaxamed
@AncaamMaxamed 16 күн бұрын
Hanbalyo_hanbalyo wllkyey saki intaa iyo inkabadanbaa wa uqalantaa 🎉🎉🎉🎊🥹
@user-io2rc1cc3r
@user-io2rc1cc3r 17 күн бұрын
Congratulations walalkey zaki kabadan uqalantaa walaal qaali sharaf iyo karaamo walaahi respect abowe walaahi 1m ku gaarsiin lahaa kaligey hadaan awoodo 1m kabadan uqalantaa walaahi respect coming soon 600k
@MaryanAhmed-zz1rj
@MaryanAhmed-zz1rj 17 күн бұрын
Waa kaa qaadnay hooyo mcn wiilkaga wuxuu kasbaday qalbiyadena adna alxm alle bqorowgan ku siiyey allaha kuu xafido❤❤🎉🎉🎉
@HamdaSaid-fx4ct
@HamdaSaid-fx4ct 16 күн бұрын
Waa kaapaadnay🎉🎉🎉🎉🎉
@xaawaaadansalaad9604
@xaawaaadansalaad9604 16 күн бұрын
Hambalyo❤
@user-ip7ws6pt2h
@user-ip7ws6pt2h 11 күн бұрын
Waan kaa qaaday maamo qaali salaantaada qiimaha iyo qaayaha badan saki soomaali intaa iyo ka badan wuu gaaraa insha allaah❤❤❤❤❤❤❤
@nuurxasancumarnuurgaab158
@nuurxasancumarnuurgaab158 16 күн бұрын
Team zakl somali hadanahay❤❤❤🎉🎉5000 1m
@umumaaiza6037
@umumaaiza6037 16 күн бұрын
Walkeyga kabadan ayaa ku rajeeynayaa hore u soco ham balyo ham balyo walkeyga Zaki
@aweysshiikhmaxamed5886
@aweysshiikhmaxamed5886 17 күн бұрын
Hooyo macan wan kaqadnay salanta ❤❤❤Allah hakudaayo Hooyo macan ❤❤❤❤❤
@SiciidAbdifarah-dz2ip
@SiciidAbdifarah-dz2ip 14 күн бұрын
Zaki somali 500k hambaliyo hambaliyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vb6sx9lw6h
@user-vb6sx9lw6h 16 күн бұрын
Ina adeer hambalyo zaki hooyana waan ka qaadnay waana salaamay 🥰🥰🥰🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸💯💯💯💯✅✅✅✅👍👍👍
@YaxyeXaaji-cj8zv
@YaxyeXaaji-cj8zv 17 күн бұрын
HAPLY Wllkey saki intaa kabadan ayaa uqalntaaa😢🎉
@ApdezalamApdallah
@ApdezalamApdallah 16 күн бұрын
WAA markii ugu Horreysay aan You Tube CommenT KabixiYo😍 Congratulation million Times brother👑👏💯
@idilacaman
@idilacaman 16 күн бұрын
Hambalyo intaa io wx ka badan wd istaahisha Inshallah adi oo 1m hardly aan ku argno❤
@abdiaziz102
@abdiaziz102 15 күн бұрын
Wcs hooyo mcn Allow hooyo Yankees iyo dham Teena noo naxariiso aamiin ❤
@CabdiweliBashiir
@CabdiweliBashiir 16 күн бұрын
Zxp 600k ayaan kuu rajaynaa zxp mcn ilahy haku gaadhsiiyo
@munahassan5045
@munahassan5045 17 күн бұрын
Team zaki one like 👍
@FarxiyoFarax-en6ik
@FarxiyoFarax-en6ik 16 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo walkey mcn ❤❤❤
@ShaadiyoMaxamed-qc5mt
@ShaadiyoMaxamed-qc5mt 14 күн бұрын
Wa kaqadni mamiiiii❤ Hamplyo hampalyo zaki intan io inkapadan aya uqalantaaa I.sh waa gareyyyyy😩😁😊👆
@ShuceybSuleiman
@ShuceybSuleiman 11 күн бұрын
Hapalyo habalyo hamlyo wallkey Zaki Soomali hore u soco zxb hormarkaga waa hormarkeyga taliye dadal ha Niyad Jabin waliga farxad baan kugu dabal dag dag 1:M Comison😢😢
@nasterblh9996
@nasterblh9996 16 күн бұрын
Team Zaki somali ❤❤one like 👍
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 16 күн бұрын
Team amiira hdaanu nahay hambalyo hambalyo wllkeen saki soomali intaas kabadan uqalanta i.a ❤❤
@IsraMaxamadcabdi
@IsraMaxamadcabdi 16 күн бұрын
Hamblyo Hamblyo Hamblyo ❤❤❤wllky
@ClbasidclrashidClbasid-cs5wg
@ClbasidclrashidClbasid-cs5wg 16 күн бұрын
Hambalyo hambalyo HAMBALYO ZAKI KEEP GOING❤😊😊😊❤
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 15 күн бұрын
Keep going my brother congratulations for 500 k wish you very successful
@nourkalsooni
@nourkalsooni 17 күн бұрын
Team Zaki like 👍 😊
@tamimi1546
@tamimi1546 16 күн бұрын
Guuleyso walaalkey zakisomali keep going sxb garabkaaga nahay marwalba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XumanNeceb
@XumanNeceb 16 күн бұрын
zaki hanbalyo aboowe quruxow ❤❤ intaas iyi in ka badan waa istaahisha guuul hooyona waan ka qadmey
@NimcoCabdidaahir-fq8ux
@NimcoCabdidaahir-fq8ux 16 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo zaki somali farxadaada waa farxadeena two day 1m i.a team zaki somali
@mahmoodaweis847
@mahmoodaweis847 16 күн бұрын
Walaalkey hampalyo, waxa tahay qofka ugu shactiratha badan umadda soomaliyeet o social media kujira, sanaat kaan guthaheyt 1m inshaaallah. Hore usoco Bro love from 🇺🇸 Minnesota
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 17 күн бұрын
Waa kaa qaadnay maamo saki soomali waa qof qalbi wanaagsan oo talent leh ❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 15 күн бұрын
Walalkey Zaki Somali Hambailyo Hambailyo 500k kabadan u qalantaa wll Team zaki somali is muujiya 600k coming soon 🎉🎉❤❤👍
@ijaabl1232
@ijaabl1232 14 күн бұрын
Hambaliyo wllkey jiroo intaas io inkabadana waa uqalantaa💫💥💨💖
@deeqoluul5198
@deeqoluul5198 17 күн бұрын
Hambalyo wllky intaa inkabadan ayaa uqalantaa insha allah 🎉🎉
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 16 күн бұрын
Zaki mabruuk eedo hore u soco❤❤❤❤❤❤❤❤caajiska naga daa 😊hadaadan dayn karin allmiino naga yaree😊😊😊❤❤❤❤
@NuurtoCalixasan
@NuurtoCalixasan 16 күн бұрын
Zaki intaan kabadan waa uqalantaa hanbaliyo 🎉😊😊❤
@LuulYusuf-uz1io
@LuulYusuf-uz1io 16 күн бұрын
Hambalyo wll mcn keep going ❤❤❤❤goal ku rajena intaan in mid ah❤❤❤❤
@user-jk1rt4nb7o
@user-jk1rt4nb7o 16 күн бұрын
Hampalyo Hampalyo Hampalyo 🎉😢😢wll hadaad awodilahaa waxaan kugarsiin lahaa 10m million wll lkn ma,awoodo wll😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@raahohilowle4606
@raahohilowle4606 16 күн бұрын
Hampalyo our King 👑 intaas io inkabadn waad uqalantaa🎉🎉 Hoyana waa kaqadnay salaan Naga gaarsii anagana❤😊
@NastahoMaham
@NastahoMaham 16 күн бұрын
Maashaa Allaah Zaki ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aslihousseinahmed9226
@aslihousseinahmed9226 16 күн бұрын
Zaki hambalyo macha allah tabarak thank you mama salan sare from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 17 күн бұрын
Congratulation Guuleso Abowe 😢❤600k coming soon I.A
@MohaSani-jg7zw
@MohaSani-jg7zw 17 күн бұрын
Zaki sxp hambalyo hambalyo huray usoco aad ayan ku tageer naa hadan nahy heer Jowhar wn ku lenhy uray usoco
@H-mz4zn
@H-mz4zn 16 күн бұрын
Asc hambalyo hambalyo hore usoo aad ban kuu tageera allaha ku xafido
@SmilingFriedEgg-yu6df
@SmilingFriedEgg-yu6df 15 күн бұрын
Hooyo salaan ta waa kaqaqadnay walalkey adhena hambalyo ayan kuleyahay❤
@user-bd8ih1uk8g
@user-bd8ih1uk8g 16 күн бұрын
Meel walba gaarto waa u qalanta brother 🔥🔥✊🏽✊🏽
@Queen-Zaaraa13.
@Queen-Zaaraa13. 17 күн бұрын
ABOWE MCN Allow saan kugu faraxne alle hakuu jeclaado😢🎉🎉hamplyo wllkei mcn 🎉❤
@user-vo2cx8en6u
@user-vo2cx8en6u 16 күн бұрын
Hambalyoh wllkayoW inta kabana uqalantaa❤ Hooyo mcnna salanta wan kaqadneyy Allana hanoxifdiyoH❤
@RaxmaxasanFidow
@RaxmaxasanFidow 16 күн бұрын
Habalyo habalyo wllky zaki soomali guul insha allah
@rahmasaleban6428
@rahmasaleban6428 17 күн бұрын
Hmmplyo Hmmplyo wllo waad u qalantaaH inaaYobinka badaN ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 17 күн бұрын
ماشاء الله مبروووووك يا اخي ❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊❤🎉❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 16 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo wllkey qali Hambalyo ku leyhy intan ina ka badan wad u qalantaa zaki waliga jabin hor u sooco 500k 1m inshallh ❤❤
@user-qd7md7pj1t
@user-qd7md7pj1t 16 күн бұрын
Hambalyo wlll inta in ka bdan aya mudatahyi inasha allha ❤❤❤❤❤
@ShiineAwiye
@ShiineAwiye 17 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 rounding to 1m
@hanadlove5446
@hanadlove5446 16 күн бұрын
Hooyo mcn salanta wn ka qaadnay mid lamidana hawada ayn kuso marinaynaaaaa❤🎉insha allh
@user-ip7ws6pt2h
@user-ip7ws6pt2h 11 күн бұрын
Hanbaliyo hanbaliyo saki soomaali inta dhimana ibsha allaah way imaan❤❤❤❤
@Faatmaa.1m
@Faatmaa.1m 15 күн бұрын
Congratulations wlky 🎉🎉Dadaal i...A Isku day inaad Joogteysid Vedio yadada Joogteyn ayaa lagu guuleystaa❤❤❤❤
@king-----saam
@king-----saam 16 күн бұрын
Wllky Zaki somali hambalyo the legend 🥰🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 16 күн бұрын
Aad iO Aad iNtas iO inkabadan Aad u qalantaa wllky hore u soco Zaki Somali maska madow ❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 16 күн бұрын
Zaki Somali congratulations 👏 Hambalyo horay u soco ha caajisin anagana waa ku garab taaganahay In'sha Allah. ❤❤❤❤❤
@quanrihana1626
@quanrihana1626 16 күн бұрын
mashallh hore usoco zaki 🎉🎉🎉
@WeliAbdifatah
@WeliAbdifatah 16 күн бұрын
Hambalyo hambalyo zaki somali horey usoco sxb🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Kingmoha2749
@Kingmoha2749 16 күн бұрын
Hamblyo_Brother Sakisomali 600k Kaa Sugaynaa Insha Allah 🎉🎉🎉🎉
@queen___miski228
@queen___miski228 16 күн бұрын
Congratulations walalkey mcn keep going ❤❤❤❤
@user-ed1yt2qs3s
@user-ed1yt2qs3s 16 күн бұрын
Hanplyo hanplyo wllky mcn inta iyo in ka padan ayan ku rajaynaya insha alh💯❤️
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 16 күн бұрын
FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉 FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
@updifataahbethelvilvil8522
@updifataahbethelvilvil8522 17 күн бұрын
Mcha allaH chp hore usoco 1milyan insha allah ❤🎉😢
@xaybomaxamad2446
@xaybomaxamad2446 16 күн бұрын
Hambalyo wllky zaki hormar wacan kuu rajeynaa
@ayannaahmed78
@ayannaahmed78 16 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 500k wllkey zaki somali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suleekhaxassanzhiekh3879
@suleekhaxassanzhiekh3879 17 күн бұрын
Waa ka qaadney hooyo adna wll hore usoco 🎉🎉🎉
@adenmustafeh554
@adenmustafeh554 17 күн бұрын
Hambalyo hambalyo wiil Somaliyeed Masha Allah
@falisa576
@falisa576 15 күн бұрын
Masha Allaah tabarakallah Zaki guul Wallken horumar wacn.hooyana Wan ka qaadnay salanteda hooyo Qaymo badan ba ku dhashay dadka Kugu xiran so sapantay
@ZakiyaMaxamed
@ZakiyaMaxamed 16 күн бұрын
Hambaliyo hambaliyo wllkei zaki wax ku rajenaa hormar qurux bdn ku rajenaa I.n atne fadhiga kagac ❤
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 16 күн бұрын
Hamplyo Hamplyo aboowe inta kabadn uqalnta congratulations haf million ❤🎉🎉😊
@Macalinkeena
@Macalinkeena 16 күн бұрын
HAMBALYO ZAKI SOMALIA
@FatimaAliadan
@FatimaAliadan 15 күн бұрын
Habalyo bowe intaas iyo inka badanba kurajeynaya inaad gaadho keep going zaki duluxow wllo Noloshu kuma xumayso ❤❤❤❤
@AbdihakimyacqubAbdihakimyacqub
@AbdihakimyacqubAbdihakimyacqub 17 күн бұрын
Zaki somali hamblyo zxp keep going ❤❤
@SucaadDaahir159
@SucaadDaahir159 17 күн бұрын
مبروك مبروك ألف مبروك زكريا
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 16 күн бұрын
Manshallah Congratulations🎉🎉🎈 Zaki… you made it.. Keep up the great Work💯… Hooyo Mcn adna waan Ka qadnay waxad dhahshay fariid yar oo talent leh hadana aad u qalbi wanagsan dabcan waxana halkas laga dheehan karaa in aas tahay barbariso qimo badan allaha isu kiin xifdiyo… manshallah Garabkiisa Ayaan marwalba nahay and thank you sidad noo mahadcelisay👍✋🙏💕✋
@sackiyare_big_fan
@sackiyare_big_fan 16 күн бұрын
Congratulations 🎊 wllky zacki somali🎉
@user-tc1cb4hw3f
@user-tc1cb4hw3f 17 күн бұрын
Zaki Somali the legend ❤
JACAYLKAGI HORE WAC  WAR  KAN XASISANA QALBIGU JABIYAY GABADHA😭
12:56
NAG TAGSILE AH AYAN ISKADIGAY Dagal + Gacan Qad😂😂😂😂
9:21
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 105 МЛН
PRANK KII UGU XUMA KOKO SIDAN INAY UXANAQESO ISMALEHEN😡😭
12:42
Hindi afsomali Cusub 2022 Fanproj Dagaal iyo Jaceyl
2:24:37
SIMBA 619
Рет қаралды 940 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 332 М.
Когда очень бесят комары 😂🦟 #shorts
0:25
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,9 МЛН
Mom's Regret (Animation Meme) #shorts #funny #animation
0:11
vroplanet
Рет қаралды 4,4 МЛН