"Waa Ayo Ninka Ina Biixi Xabadda Kursiga Kaga Kicinaya Ee Ku Fadhiisanayaa" Mujaahid Cismaan AwrLiqe

  Рет қаралды 61,533

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

9 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 391
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast 7 күн бұрын
Muj. Osman awr liqe. Illahy cimriga iyo caafimmadka haku barakeeyo.
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 күн бұрын
Halkaas mey idinka mareysaa waxbaa idin dhiman ama owr liqe dheh ama abeeso cune dheh waan soo gubanaye yaan dabkaas la doonan waa digniin daaroodkii idinka adkaa bool booll ha u kala jabin Heestii may mayday aheyd dib u milicso oo qadiijo Cabdulaahi qaaday ina cali waraabe xaaskisa u geyso iyadaa ku somaliyeyn doonto Wallaal waa digniin shaqsi dantii yaan la qaadan inagaa ku jabnaye heer aad na qarxisaan gasrnaye
@user-wl4mf1tf1w
@user-wl4mf1tf1w 7 күн бұрын
Mashallah well spoke I’m glad he let them know somebody needs to tell them the truth thank you so much. We need more people like you. 🦁🦁🦁👑👑👑❤️❤️❤️💚🤍❤️
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 күн бұрын
Mujaahid waad mahadsantahay ilaahay haku barakeeyo❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 7 күн бұрын
Muuse biixi cabdi waa mujaahidka qarankan u ah m.weynaha hada iyo ka 5 ta dambe nuur la tuulo buur la fuuley leedahay bada berberana waa laga waraabin yusra iyo tuugteeda qaran ragbaa u dhiigbaxay
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 7 күн бұрын
wlhi ninkani waa saaxibul caqli ragaas ayaa dalku rabaa masha allah
@shukriali5770
@shukriali5770 7 күн бұрын
Weriye fadllan ilaali (ethics) wax weydiinta hadii u taageero musse horti ayaa la taageeray sufii khayrkh ku jirk allaha ka dhigo insha allah
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 7 күн бұрын
Mashallah well said ninkii labaad ee muuse garab istaagay❤❤❤❤❤❤ geesi
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 7 күн бұрын
Maasha allah waa mujaahidkii wsynaa ee geesiga ahaa aan cadaw soo mari jirin halkuu joogo geesi cadow dariiq mariyay aragtidaada waanu ku faraxnay ee cimrigaaga iyo caafimaadkaagu allah ha barakeeyo waa ragii wadanka xoreeyay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Kan dhadiga isaaq ahaa labeeb laa xorayay buule iyo tuke
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 7 күн бұрын
Haaa waa runtaaa
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 7 күн бұрын
@@hassan-mp1pk Laxdii buulle ciiicdaa uun hay adigu dhadig iyo lab midna garanmayside cuduryaw khajil wuu kaa diiday saw maaha? intaad dabada soo dhigaty hhhh magaynaa lagaa yidhi noocii waxaa ku baray maahee orod buulle io ciddii kaa dhanaansanjirty raado
@ahaiban1
@ahaiban1 7 күн бұрын
​@@hassan-mp1pk Hassanow " Ilaahayna lakala baryi og, hadalkana lakala odhan og".
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 7 күн бұрын
​@@hassan-mp1pkduufle duufle dhalay ma adigaa dhidiga mise isagaa ah 😂😂😂😂
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 7 күн бұрын
Waa runtii mujaahidka rag walaal wuxuu kudhaamo lawaa anuu Qamar suugaani waan kufilanahay
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 7 күн бұрын
Hhh wllhi ninkaasi waa nin qunyar socod ah oo aan dhib jeclayn lkn waxaa uu shubaayo waa wx lo soo laqimay ee runta haday tagto waa caralaaaaay.......
@advyser
@advyser 7 күн бұрын
I like this journalist Wariye ku dayasho mudan, suaalo fiican si anshax leh dadka u waydiiya
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 7 күн бұрын
Muse waa madaxweyne hadaad sharci ku ilaalin weydo ood ka xishoon weydo yeelkadaa
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 7 күн бұрын
Nin Muse badali kara waxa jira faysal ali waraabe ragii wadanka boobey ee xirsi ugu horeeyo maya maya lagu aami maayo dalkan.
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 7 күн бұрын
Ninka taageeraya ragii qaranka boobey ee ciro xisbiga ka iibsadey dooran meyno aami kari meyno
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 7 күн бұрын
Ragii cabsi iyo fashinta qarankan la socdey ee ciidanka qaranka jabiyey neceyb Muse biixi dartiis ee halkaa dhigay somaliland masiirka qaranka laguma aami karo cid aan ku badalno Muse biixi oo somaliland aaminsan I noo keena ama Faysal ali waraabe ila doorta u Codee Ucid
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 7 күн бұрын
Masha Allah si wanaagsan ayuu u hadlay oo uu jawaabta uga jawaabay. Ma xuma odaygu
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Waa nin ahaa dhadiga isaaq labeeb kaa ina biixi and isgaa waa dadkii laa xorayay tuke
@kaysenur1592
@kaysenur1592 7 күн бұрын
@@hassan-mp1pkcaydaasi waxba tari mayso ee caqli ayaa loo baahanyahay ninka ku xukuma ayaad dhedig ku sheegaysaa. Adaa nin liita ah haduu dhedig ku xukumo.
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 күн бұрын
Manshallah well said 👏👏👏👏
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 7 күн бұрын
❤❤❤Maasha Allh guul
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 7 күн бұрын
Beeluhu inay is nabad galiyaan waxay ku dhaanto ma leh. Isu dowladeyntu burbur uun bay soo kordhin.
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 7 күн бұрын
Waar mujaahidku waaba diyaare waar waa uu iska hadlayey mujaahid ciyaalku markey hadlayaan waa loo aamusaa ee ha isku socodsiinina from SSB POWER 😂😂😂😂
@CabdiraxmaanCabdiraxmaan-mo1mb
@CabdiraxmaanCabdiraxmaan-mo1mb 7 күн бұрын
Masha allah
@slanddifac5460
@slanddifac5460 7 күн бұрын
Absolut mujaahid awrliqe waa runti xoog iyo faan ban kursiga ku fuulaya ma jirto waa qof iyo cod sax
@Araweelo74
@Araweelo74 6 күн бұрын
MashAllah waa hadal waayeel korkii waa wada indho. Isaaqii hore odeygan iyo inyaro kalaa kasii hadhey Aloow qaar caqli iyo dhaqankooga lee noogu soo badel suldaan iyo caaqil qabyaaladii qaadey ma dhigtee murtimalo wa wada dhuuniqaatoyaal
@alinuromer5876
@alinuromer5876 7 күн бұрын
Libaax Muj. Awr 👍 liqe
@ZM1233_
@ZM1233_ 7 күн бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤ ❤
@hindadheman
@hindadheman 7 күн бұрын
Waa runta. muuse biixi cabdi guulayso mar kale mar kale ❤❤
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 7 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin❤❤❤❤
@user-tu6sj6mz2v
@user-tu6sj6mz2v 4 күн бұрын
Muxu gulaysan ado idha rer nima iwada laqate 😅 War mesha wax anku hayno majirte sxb kase xo Nacasyow qabil Ayan uwata dhe ilen urkenu Iska wada ogne
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 күн бұрын
Guulayso mudane madaxweyne kuwa cuqdada qabiilku hayso ee huwanta rabbi ha kaa qabto . Inashallah guul next electionka. Ka naxow nafta waa
@elmimusa3630
@elmimusa3630 7 күн бұрын
Waa hadal nin wayn oo masuula mashaallah
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 7 күн бұрын
HANBALYO MUJ AWR LIQE JAWAABAHAA AAD BIIXISAY WAA KAMA KACDO BARTEDA AYAD DHIGRAY SOMALI LANDER ASALA
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 7 күн бұрын
Mujaahid osmaan awr liqe ❤
@Xasmas
@Xasmas 7 күн бұрын
Geesi ❤ nin rageed ❤ fariid Guul Gobanimo. ❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 5 күн бұрын
Maanta umada dhiigeeda iyo kala qaybin waa dib dhac dadka hagubina ilah ogabaqda❤
@faizaali2889
@faizaali2889 6 күн бұрын
Walaahi mujaahid ka wa markii iigu horaysey ee aan magaciisa maqlo. Halka lixle aan million jeer maalintii maqlo faataabakh 😮
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 7 күн бұрын
Adeer xabad kulul ayaa wakaahay kursiga lagaga dejinayaa bilaa baryo ah ee hadaad wax ka celinayso hada sii diyaarso waxaad helikarto meeshan ciddanbe oo isbaryeysaa ma jiryo Hargaysa ayeyna ka bilaamaysaa ee xiniinyahaa asd hada ku hanjabayso yaan lagaawaayin insha ALLAAH wixii nool.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 7 күн бұрын
Hargeisa 10kii qof sagaal qof baa Habar Awal ah inta aan ku wasno ayaan afka kaaga kaadinaynaa.
@SahraFarah-uw2rx
@SahraFarah-uw2rx 6 күн бұрын
Ninkani aduunkoo aan cidi fasha lahadlin ayuuu intuu hargeysa yimaado raga ku Layne jitay dabadeed iskaga bixi jiray xiniin yuhuna waa ku wiisii ee ogow
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 6 күн бұрын
@@SahraFarah-uw2rx keebaa Hargaysa ayadoo Faqash joogto wax kulaynjiray?Miyeyna ahayn kuwii ayadoo hablahooda lagu hor kufsanayo Maxamed Cali ka xoreeyey miyeyna ahayn kuwii ayadoo ninkooda Gaani sigaarka ku bakhtiinayo Koodbuur kala baxay, miyeyna ahayn kuwii markii raggooda Mandheera laga buuxiyey Lixle ka jabsaday ma iminka ayey xiniinyo yeesheen oo rag naqdoon ayadoo hubkii Qaranka iyo ciidankii lagu wareejiyey hadhcad caruur yar yari ka furatay ma kuwaas ayaad ii faaninaysaa mise qaar kale?waa tolkay oo dhiiga aya iigu yaala laakiin ragganimo ka dheer ceeb iyo cadho ayuun baanu ku qabnaa.
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 6 күн бұрын
Mansha Allah mujahid Osman Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 6 күн бұрын
Macha allah waaa sida war cad waa hadal cad oo xaqiq ah
@AHMEDALi-nb5xj
@AHMEDALi-nb5xj 7 күн бұрын
Mujahid osman awr liqe allah ya cisak Geesigii birta ahaa
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 6 күн бұрын
Maasha Allah waa muwaadin Dhab ah.
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 7 күн бұрын
Asc Ethiopia bad kiro ah madoonayso ee waxay doonaysaa bad ay leedahay
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 5 күн бұрын
Mudane muuse bixii abdi xildiid madaxwaynah ruxiga shan sano oo kale insha allaah
@abdigah5364
@abdigah5364 7 күн бұрын
Waa dhab waxay ahayd in Somaliland iyo Ethiopia waqti horeba heshiis buuxa gaadhaan immikana waa guul . Waa dhab Cismaan Dool isaga durbaan faduul ah oo Liddi ku ah qaranka Somaliland iyo qaylo doqoniimo ah dalka lasoo aaday . Waa dhab ma jiro xisbi iyo qof xabbad iyo buur-la-fuulo ku qabsanaya xukunka Somaliland وبالله التوفيق
@user-iz9hv4hp4t
@user-iz9hv4hp4t 7 күн бұрын
Maashaa allah mujaahid cisman awr liqe sifican oraganimo le ayaad uhadashay allaha ku xafido
@MaxamedKoosaar-ce1uk
@MaxamedKoosaar-ce1uk 14 сағат бұрын
Maasha allaah abti garage mouse bxii weligaa ahow
@mohamedadamomar4724
@mohamedadamomar4724 7 күн бұрын
Maasha alaah geesi geesi dhalay cismaan awrliqe waa geesigii faqashta ciqaabijiray Cimrigaa ha jiro
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 7 күн бұрын
POROVITIONAL Journalist SUXUFI AQOON YAHAN AH SUXUFI WARIYAHAA SHAAHAADA SHARAF HALASIYO AWLADA IYO QARANKUBA WAA WARIYE KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasroali3279
@nasroali3279 7 күн бұрын
Woooow laandhe❤❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdiladifmohamedhashi3591
@abdiladifmohamedhashi3591 7 күн бұрын
Mashalah si wacan ayada uu hadashay Muj.
@SahraFarah-uw2rx
@SahraFarah-uw2rx 6 күн бұрын
Mansha allah geesi geesi dhalay
@roodacawad13
@roodacawad13 7 күн бұрын
Maansha allaah waa runtaa geesi guuuulayso xaqa ha shaqeeyo
@user-tu6sj6mz2v
@user-tu6sj6mz2v 4 күн бұрын
Jahil rer niman ku ta dhe tasa warku cad ye
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 7 күн бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi guul xukumada Muse bixi abdi xildidi Roble kooshiin geesiga tager again Aboo guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@raafxero527
@raafxero527 4 күн бұрын
Anigu boqor ban ahay, Aniguna Suldan ban ahay, Aniguna ugas ban ahay, anigun qaraad ban ahay, Hadda ba. Dameer keeni yaa ka xeynaya. 😅
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 7 күн бұрын
Maanshaa allaah wlaahi geesi weeyi..waa hadal xiligan Ku haboon weeyi. Geesi geesi weeyi.fariid
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 7 күн бұрын
Mujaahid Awr liqi Geesi qaran
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 5 күн бұрын
Allow aadan abti iinoqon gabadh buu ugu mamaahay abtina waan u ahahay kuye
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 7 күн бұрын
Waa runtii Allah blessed us with the best president Mudane Muuse Allah cimrigiisa ha dheereeyo the King 👑 of Somaliland near future inshaa’Allah🤲🤲🤲
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Worst president of African only thing ina biixi us a good on how to steal lands from poor people
@mohamedyasin6335
@mohamedyasin6335 7 күн бұрын
Xaqiiq ayuu mujaahidku sheegay mahadsanid
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 күн бұрын
Mashalah warun taa adeer ilahay cadawga ha inaga qabto
@user-rj5xg9xc1w
@user-rj5xg9xc1w 7 күн бұрын
Looooon teeeram ingiriis al samatariya
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 күн бұрын
Ruuntu wanaagsanaa 😊 guul Muse Bixii!!💪💚🤍❤️
@sahrahassan3038
@sahrahassan3038 7 күн бұрын
Mujaahid Awr liqe well said ur hero good
@Haamud
@Haamud 7 күн бұрын
Marshall Allah Muj Cismaan Awr liqe
@alinuromer5876
@alinuromer5876 7 күн бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 7 күн бұрын
Mujaahid cismaan hambalyo Hambalyo Hambalyo mujaahid
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 7 күн бұрын
Waa nooc minal Guulwade uun xaalkiisu .
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 7 күн бұрын
Maanshaa allaah geesiweeyi ninkani fariid geesi weeyi ninrageed a.runta yaqaana
@maxamudibnucabdilahi
@maxamudibnucabdilahi 7 күн бұрын
Masha alaah muuse biixi jir oojoog❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 күн бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah ildheer haloo yeesho
@yusufyasin7506
@yusufyasin7506 7 күн бұрын
Waiting.gam.aadku.noqonlahaydeen
@abdulqawialjunaibi8281
@abdulqawialjunaibi8281 7 күн бұрын
Mujahid Osman. Well spoken. God bless you ❤
@user-tu6sj6mz2v
@user-tu6sj6mz2v 4 күн бұрын
Mujahidku madiin ayu xoraynayey dad ayay donayen inay dhacan
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f 7 күн бұрын
Mujaahid runta ugu dhiiji reer faane
@malhassanjama1314
@malhassanjama1314 4 күн бұрын
Muj magacaa ha jiro. Runta haddii sidaa loo sheegayo waxba may qaldameen.
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 7 күн бұрын
mansha allaah geesi caqli u saxiba
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 7 күн бұрын
INA AWR LIQE wa Mujaahid Gudahana ayun bann jeclyn Sida inay iskula hadalnee.
@EbrahimWaberi-ng5iw
@EbrahimWaberi-ng5iw 7 күн бұрын
Maashaa Allaaah legend
@xasannuux5275
@xasannuux5275 7 күн бұрын
Mansha allah
@saleebandaauud6289
@saleebandaauud6289 7 күн бұрын
Caqligii.saxda.ahaa.ayaa.kujira.mujaahidka..mahadsanid
@user-qy2xq2bg3q
@user-qy2xq2bg3q 7 күн бұрын
Maanshaallah 👏👏👏👏
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 7 күн бұрын
Mansha Allah war cad dheh.
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 7 күн бұрын
Awr liqe geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tu6sj6mz2v
@user-tu6sj6mz2v 4 күн бұрын
Hhhh me sac liqena😅😅
@suadahmedismail439
@suadahmedismail439 7 күн бұрын
Mansha Allah adero waa hadal yaqan
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 6 күн бұрын
Masha allah guuuul somaliland
@ahmedalii-cw2dl
@ahmedalii-cw2dl 7 күн бұрын
Mujaahidku si waayeelnimo leh ayuu ula hadlay bulshada reer Somaliland iyo mucaaradkaba
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 7 күн бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun...
@ashanor8035
@ashanor8035 7 күн бұрын
Dhadiga Isaaq qarankii laguudhiibay meel kusheeg adiga iyo muuse Dhadiga afka loolayaal
@afrodir4828
@afrodir4828 7 күн бұрын
Horta dhidigu ceeb maaha, islaanta ku dhashayba baa kow ka ah dhidig 😂 Ina rag in uu walaaltinimada iyo ixtiraamka ilaaliyo waxay kaga qurux badan tahay ma jiraan. Isaaqu waa noo siman yahay, reer reer ka xoog weyn ma jiro. Dagaal haddii uu wax taraayo horeynu u soo marnay indr. Anagu in nalacaayo ayaanu ka jecelnahay in aanu walaalkay gacan u qaado ee adigu dib isugu noqo.
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 7 күн бұрын
Waxan makarafonada ugu adeega cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya ciro xirsi inaxaashi umada halaga qabto
@CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq
@CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq 4 күн бұрын
Waa Laga helayaa
@user-mb7yk5dh9c
@user-mb7yk5dh9c 7 күн бұрын
Wlaaahi habarjeclo nookiin bariday allaaan kudhaartay hadaan dooraashada habarjeclo dooraahada soodhamayn inad kayaaci lahaydeen ma faano waan isnaqaana
@user-lb9dc7be4x
@user-lb9dc7be4x 7 күн бұрын
Kkkk faankaas iyo baqbaqdaa wax aan ahayn waligaa lagaama maqal. Bal cidan aad laysay umada la wadaag. Mise gabayadii Cabdigahayr ayaad nuclear u haysataa lols
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 7 күн бұрын
Dacad muuse ma bad buu leeyahay...meel uu badku leeyahay car sheeg..ma saleroom iyo ciisad badooda bixin mise ciise muusaad ka qaadi
@iali8540
@iali8540 7 күн бұрын
MAASHA ALLAAH. HALOO DIYAAR GAROOBO CIDA JECLAATA INAY DAGAALANTA.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Kani waa labeeb habar awale la xorayay tuke
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 7 күн бұрын
Tike intuu rr​@@hassan-mp1pk
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 7 күн бұрын
​@@hassan-mp1pkyuke intuu eryaday ayuu haddana maraykan ku xidhay xaar wayne xadka habar awal waa wada xor maanta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
@@axmedyusuf8192 habar awale waa labeeb 1994 makhnuudka ina biixi baxsaday and tuke laa xorayay adiga barooranay youtube kaa dawo
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i 7 күн бұрын
Wlhi. Waaaa. Muuse
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 7 күн бұрын
Maasha allaah eesh calaa wariye mujaahidkuna waa sax hadalkiisu
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Labeebkaan habar awale miyaan aheen dadkii laa xorayay tuke gabilay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 7 күн бұрын
Kani waa labeeb habar awale waa dadkii laa xorayay tuke inuu hadlo mahaa
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 7 күн бұрын
​@@hassan-mp1pk suusadaad hoos gashay miya 😂😂😂 ciyaal afxun😅.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 7 күн бұрын
@@hassan-mp1pk gabiley ayaa xoreeya horta
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 7 күн бұрын
@@hassan-mp1pk habar awal waa reerkii ugu xooga badnaa snm dhaqaale iyo huba ee taariikhda
@axmedagaaxnuug5731
@axmedagaaxnuug5731 7 күн бұрын
aderkay mijaahid cismaan cabdi ismacil xirsi seed raga mrkay qadhaadhahay faqashta laaya.
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 7 күн бұрын
Walaahi in waxwalba laga cisiin kani.. wuu iska caac yidhi.....dhareere ..ilaa dameere dad xumadaa u dheer..jidh xun..ma waxbaa sidaa u hadhay...waxa
@abdihashi9863
@abdihashi9863 7 күн бұрын
Ninka usoo dagaalamay wadanka wu ilaalinaya Qaanuunka iyo sharciga waayo Qiimo ayu ugu fadhiyaa
@Charkherad
@Charkherad 7 күн бұрын
Markaa isagu waxa uu ka hadlayey Loolanka kursiga loogu jiraa inaanu daboolin in dadkan si daacad ah loogu shaqeeyo ilaa laga gaadhayo daryeel aadame oo dhamaystiran
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 6 күн бұрын
Inuu ninkani taageersan yahay Muuse Biixi macneheedu maaha inaan dhegaha ka furaysto sida gobanimada iyo waxgaradnimada leh ee uu u hadlay!
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 7 күн бұрын
Waa wa weeynki cisman warlige
@Bashiir-wb7wx
@Bashiir-wb7wx 7 күн бұрын
Mahaduu mujaahid noqday
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 7 күн бұрын
Waa.ruun.geesi.ader❤❤❤❤
@isaabdi1478
@isaabdi1478 7 күн бұрын
AMA AWR LIQ AMA DAMEER LIIQOO WAXBA NOOMAAD SHEEGIN
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 7 күн бұрын
Ilaahay. Idamkiis. Aqoonsogu. Hayimaado sideg dega. Cadawgu. Hajabee
@faysalmire7624
@faysalmire7624 7 күн бұрын
Ma mesha abaha leh yaa tahay adi
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp 7 күн бұрын
Isagii ayaa qabyalad cad halkan la soo fadhistey markas buu ku leyahay Qabyalada ha la iska Dayo Muse waa Ina adeerkey isagana joogaya Kabirka waa wixii lascanood ka soo sarey
@Sabuha28
@Sabuha28 7 күн бұрын
Guul somaliland, cisman ha lagu hayo jeelka markuu dhameystana ha la masaafuriyo
@HooyoMcn-fr4hp
@HooyoMcn-fr4hp 7 күн бұрын
Awr baad sheegtee waxarbuuna liqin heesbaad qaadaysaa
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 59 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 50 МЛН
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
DOORASHADA MA AQABALAYSAN MADIGA KOMISHAN AH?
35:43
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 11 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 114 М.
JAWABTI MUSE YA UU HOOLAY YA UU XIRAY SOMALILAND
44:46
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 9 М.