Waa Dal aan Dad haysan QAYBTI 2aad Laasqoray

  Рет қаралды 20,844

Ali Khadaab

Ali Khadaab

3 жыл бұрын

Пікірлер: 174
@AliKhadaab1
@AliKhadaab1 3 жыл бұрын
Qaybtii 1aad kzfaq.info/get/bejne/kLl8YKumksjVqZc.html
@qaraaxoteam
@qaraaxoteam 3 жыл бұрын
Ali Kahdaab keep going. Bor
@user-su1mx9kr9c
@user-su1mx9kr9c 3 жыл бұрын
Walaal walahi wa run tää aniga had a engineering barta waxan kufajkaraya Inaan wadankeyga kusonowdo abowe waa igaoohisay waanooyay tuugda ilaahay wadanka hakaqabto
@aadan3286
@aadan3286 3 жыл бұрын
Ali khadaaboow. Waan ku jeclahay.❤❤
@fawsiyogeedi5477
@fawsiyogeedi5477 3 жыл бұрын
Yaa allah allahyow soomaalida ka saar quluubtooda qabiilka iyo.qabyaalada.goorme wadankena hor gaarayee aniga ayaaba is xasideynee yaa allah dalkeena farxadiisa dib inoo soo celi adiga ayaad awoodi karee yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@hiboabdi7076
@hiboabdi7076 3 жыл бұрын
Aaameen ya rabbi
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Ah wlhi qalbigaa i xanuunay! Ilaahoow intaan aniga wax uga qabanayo een heerkeda gaarayo, Ilaahayoow inoo ilaali dhulkeena. Yaa Rabb!
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 3 жыл бұрын
Laasqoray waxay Ahyd Qarnigii 13-18 Casimadaha uwaawayn geeska africa Laskhorey Waxay caan ku ahyd Soosarirsta kaluunka o waxa ku yaal Dhulka 3aad ee kaluunka dunidu ku dhalo Waxaa ku talaay waqtigii dalawihii somalia Warshadii ugu waynad e somali lahyd Iyo tii Labaad e ugu waynsay Somalia🇸🇴❤️ilahow dalkeena Noogu soo celi Barwaaqo iyo bashbash❤️
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 3 жыл бұрын
Dhulkeenu siduu hodan u yahaY iyo sidaaan faqri u nahay waa wax laga xumaado runtii sidaa waxa ino galey waa qabyaalad ee aynu qabyaalada ka dheeraano dhulkeenana maalgashano somaalaaaY😥
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 жыл бұрын
aqoon ayaa larabaa ,qaninimadu iskama timaado ,maantoo dhan hadaad ku celcelisaan
@abdirhmanjurux4538
@abdirhmanjurux4538 3 жыл бұрын
Wan Ka Naxaa Wlhi Nimcada Wadanka Taala Hadii Dib Loo Nooleeyo Iyo Dhalintii Maanta Oo Hawshaas Laga Rabay Oo Yurub Iyo America Kusii Yaacaysa Iyagoo Ku Andacoonaya Somalia Waxba Ma Yaalaan Ilaahow Indhaha Noo Fur Oo Naga Dhig Kuwii Ka Faaidaysta Hodantinimada Dalkoda Maalmihii Wacnaa Way Soo Socdan Mahadsanid Wlalkay❤🙏
@hiboabdi7076
@hiboabdi7076 3 жыл бұрын
Wooow prefect si qurxan ayaad u duubteeen thanks for your uploading Allah bless you
@faizahussein3507
@faizahussein3507 3 жыл бұрын
😪wadankeena sidan qaniga u ah hadan dhisan weyno runtii waa nasiib darro💙 yaaa rabbi noo gargaar 🤲 wadankeygow maalin uun lugahaga wad Ku istagi dontaa💯💙💙💙
@abdirahmanibrahim3088
@abdirahmanibrahim3088 3 жыл бұрын
Insha Allah
@abdirazackkhalief1343
@abdirazackkhalief1343 3 жыл бұрын
Inshaa allah🤲🤲🤲🤲
@hiboabdi7076
@hiboabdi7076 3 жыл бұрын
Insha allah we will win
@naciimchannal
@naciimchannal 3 жыл бұрын
Waan rajeynaayaa in Somaliyadii Asalka Ahed soo labandoonto oo Aynu Ka mid noqondoono Dawaladaha Calmaka ugu sareeyaa insh Allah Sideenii hore iyo si ka fcnba insh Allah Niyada khayr usheegaa somaliyee waan soo Noqondoonaa inagoo dadkii la yaqaaney ah insh Allah Ali khadaab wll Alle hakaa dhigo kii Anfaca symbol na u noqda DDD insh Allah Waad mhdsthy wll Waa Xasuusa Aanaan Hore u Arag wlhy Aniga laas qorey waan maqlijirey uun bes maanta waad ibartay wxay thy tii horenaa Taarikhdaa qortay wxay aheed🤲
@dahabaomar857
@dahabaomar857 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله أن شاء لله نرجع كما كنا باذن 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 3 жыл бұрын
ما شاءالله وطني احبك حبا كثيرا🤲🤲🤲🤲
@Abdullahi16
@Abdullahi16 3 жыл бұрын
Kaluunka lasqoray caan weyeh . In sha Allah waa lasoo celin baan rajeyn.
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Walaahi waan oo yahay bro ilahow laasqoray quruuxteeda mardhow soo ceeli. 💙🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴 Xafadaa jacaabka ee waraaqaleey kawaraan. Bro keep going. Video ku qoor nr saan ugu so diirsado lacaag tabaruug ah oo laasqorey lagu hormarinaayo. Waxaa igu danbeeysey 1998 .. 💙🇸🇴👏👏👏💙♥️♥️💙💙💙♥️♥️
@abdisalanqorane518
@abdisalanqorane518 3 жыл бұрын
Waxaan u baahanahay dhalinyaro badan oo sida cali khadab oo kalaaa Insha allah waxaaan rajeynaaa sanadaha soo socda in aan dalkena isbadal badan ka sameyn doono🇸🇴❤
@Marwadahir23
@Marwadahir23 3 жыл бұрын
Wlhi waa uur kutaalo weeyn xqqdii maanta dadka soomalida ah ee hantida leh ee wadan shisheeye eey dhisayaan oo ay rabaan in ku tanaadaan intuu wadankeenu uu ka hooseeyo wadama uu ka hormarsanaa waa ayaan darro waxa hormaro kala duwan ka sameeysana waa dad soomalinah uun wlhi meesha weey ugu wngsn tahay la leeyahay maanta waxaa hayo dad ajaanib ah oo hunguri ka raadsanayo soomaalaay ilaah quluubteena ha is jecleeysiiyo 🤲🤲 Wll ali qadaab allaah ku xfdo aduuun iyo aaqiro wll intaa qabaneyso qof soomaali ah ma qabane.
@zakariyeali4803
@zakariyeali4803 2 жыл бұрын
Very sad wlh 😔
@qufranqufran6059
@qufranqufran6059 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal, qayr badan Allaha kusiiyo. Runtii fikrad noocaan ah kama heesano wadankeena nasiib xumo😢balse muuqaalkaagan waxuu igu abuuray rajo iyo in uu qofwalba wadankaan wax utari karo❤
@farhiaali3999
@farhiaali3999 3 жыл бұрын
Yarabi dadkeena fahamsii xaqa 🙏🙏🇸🇴♥️
@sdaabokar1978
@sdaabokar1978 2 жыл бұрын
Laasqoray waxay la dhimatay siyaad Barre Allaha u naxariisto
@zakariyeali4803
@zakariyeali4803 2 жыл бұрын
Aad iyo aad 😔🙏
@abdirahmanhassan7101
@abdirahmanhassan7101 3 жыл бұрын
Walaal Ali Khadaab Aad Ido Aad baad umadsantay, waan soo laabanaynaa oo Si wacan u dhisaynaa oo wax ubarayneynaa, waad mahad santahay 05:55 wlh thats sooo true: Xaqiiq baad ka hadashay
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Mahaadsaniid 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Maasha allah walhi waan ku farxay videogan soomalia so beautiful country weeye runtii
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 3 жыл бұрын
Ilaahow dadkeyga wax fahmsii nimcadaan ayee heystaan markaa bee badaha ku dhamaadayan wallo ha ka daalin wax tusintooda mar uun wax fahmi doonaan
@hiboabdi7076
@hiboabdi7076 3 жыл бұрын
Aaameen ya rabbi 🤲🤲
@mrxaabsade1
@mrxaabsade1 3 жыл бұрын
Absolutely beautiful ❤️❤️ ilaahoow umadeena qalbigooda burcad isku Mari maalin waan ka baxaynaa dhibta ina haysta insha Allah
@hudaahmed314
@hudaahmed314 2 жыл бұрын
Guri ogayslabe❤
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 жыл бұрын
Carabtaan wax ka ceshado beey weysay, markaaseey beenbeen na amaanayaan , Soomaaliya somaali baa leh 😥🇸🇴❤
@aishaahmed2770
@aishaahmed2770 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey hana fahan siiyo qeeradka oonasiiyay inan kafa iideesano ❤️
@raxmaruun6367
@raxmaruun6367 3 жыл бұрын
Masha Allah Kuwii wadankooda ka faaideesto Allah ha inaga yeelo
@ifraaxhassan6059
@ifraaxhassan6059 3 жыл бұрын
Masha alaah wllky dalxiis wacan
@rahimaali1594
@rahimaali1594 3 жыл бұрын
Waa runtaa cali dalkeena iyo dadkeena in aan wax u tarno weeye oo la helo dhalin dhulkooda jecel oo u taagan horumarkiisa wlhi mrkaan arko dayaca iyo xashiishka Ka buuxaa way I dhibtaa
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Masha allah Laasqoray ♥️♥
@khaanmedicalchannel1671
@khaanmedicalchannel1671 3 жыл бұрын
sxp waan kaaga mahad cilinaya sida aad dalka qiimihisa inooga soo bandhigeysi hori u soco sxp haka caajisin
@ahmedabdiaziz8119
@ahmedabdiaziz8119 3 жыл бұрын
Maasha allah insha allah wey ku soo noqondontaa sideedi hore
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful ❤️🥰🤲
@falismohamed9775
@falismohamed9775 3 жыл бұрын
M.a wllky Allha ku barakeeyo illhy dartiis aynba kuu jeclhy🥰🥰
@fadumofadumo1208
@fadumofadumo1208 Жыл бұрын
Alibadamacartaa🤚👋♥️
@adnaali6492
@adnaali6492 3 жыл бұрын
Maanshallh ilaahay khayraaka dalkeenna ha inagransiiyo
@yaasminsaid8278
@yaasminsaid8278 3 жыл бұрын
Mansha allah garasha iyo aqliga allah ku hakuu xifdiyo
@omar12531
@omar12531 Жыл бұрын
Hees somali ah ayaa ka fiicnaan lahayd inaad sarto walaal.
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 жыл бұрын
MashaAllah walaal Allaah nimcaddeena hayna tuso
@rummanruweyda5077
@rummanruweyda5077 3 жыл бұрын
masha allaah walaal horay usoo
@khadraibrahim677
@khadraibrahim677 3 жыл бұрын
Aad ayaaan u qirooday walalakay alle ha kaa rali noqdo alle dadkeena ha wafajiyo wanaga iyo nolosha wadankeena
@fiindarajiin8058
@fiindarajiin8058 3 жыл бұрын
Ali Khadaad Mahad sanid Walal , Las Qoray wan soo boqon insha allah marka ugu horeysa ee aan Somalia imaado idinka illaahay . Alle qurux badana masha allah
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
mashalaah wll cali qadaab hormar wanagasan
@mrsm6054
@mrsm6054 3 жыл бұрын
Ax walahi qalbiga ii xanuunay. Ilaahow wadankeena aamanso 💔😭🇸🇴❤
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 3 жыл бұрын
Jazaakallah akhii baarakallah xusuusihii ayaan galey wlhi muqaalkaan markaan arkey xajiib daaraha Nairobi laga taagey iyo dunida dacaladeeda fiiri waa soomaali xajiib yaa Allah allow inoo dambi daaf aamiin aamiin dhamaan
@gahnugtraveling217
@gahnugtraveling217 3 жыл бұрын
Mansh allah ilahy wadanka nabad ha inooga dhigo
@iqradahir8605
@iqradahir8605 3 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo wll qaaliya 🥰🥰
@faliselmi4787
@faliselmi4787 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waddankeena aad ayuu uqurux badan yahay allh hanaga wadadhigo kuwa wadaniyiin ah dhamaanteena subxaanallaah wlhi allh hanoo barakeeyo waddankeena wll waxaa tahay wll waddani ah kheyraadkeena ayaa nooso duubeeysaa si aa ugu faa”iideeysano oo unoqono kuwa waddankooda gacmahooda ku dhisa insha allh waxaa rajeynaa inuu waddankeena allh noo dhiso anaga neh aa dadaalno insha allh jazaakumullaah Alfa kheyr wll
@istaahilmohamed702
@istaahilmohamed702 3 жыл бұрын
Mashallah waxa tahay wiil qalbi furan dalkiisana iyo dadkiisana jecel
@maxamedyare3084
@maxamedyare3084 2 жыл бұрын
Masha Allah qayer badan dadaalka wad Wll Sare
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 Alla yaa Rabi illahayow Naga saar dhibaatadan Illahayow Noo naxariiso illahayow kuwii Aaqiro iyo Aduunba liibana inaga yeel
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 жыл бұрын
Yaa allah wadankeena nimcada ka buuxda oo umadiiso ayna fahamsanayn ooy tuugsi lee ku jiraan alloow madaxdaan iswada haysata xaqa fahamsii dawlad caadila na sii yaa rabi
@ayanosman8097
@ayanosman8097 3 жыл бұрын
Maasha allah iyadoo bur bursan hada waa meel aad u Qurux badan
@faizaabdi7579
@faizaabdi7579 3 жыл бұрын
Masha Allah ali khadaab ilaahy dambigaaga dhaafo dad aan dalkooda jeclyn ayaa jacy gelisaa
@muuyoahmed2339
@muuyoahmed2339 2 жыл бұрын
Masha allh mahdsanid wll macan
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 3 жыл бұрын
Cali khadaab zhp aad ban ku mahad celinayaa sida no barty dalka 🇸🇴
@hadalkudhiigle1671
@hadalkudhiigle1671 3 жыл бұрын
Waa cajiib dal aan ukacno somaliyey aandhisano wll Ali khadaab inan kula sooxiriiro rabaa was up labrka iisheeg
@Ramal-healthy
@Ramal-healthy 3 жыл бұрын
Masha allah allaha ku dhawero❤
@vzcheat6033
@vzcheat6033 3 жыл бұрын
Dhulka saan u quruxda badan in ay dadkiisii dayaceen waa wax laga xumaado dhabtii mahadsanid wall khabaab
@hanisoali9952
@hanisoali9952 2 жыл бұрын
wlhi wan qiirooday allw dalka nohagaaji oo ddka darensii nimcada wadankena taal ya allh😭😭🤲🤲🤲
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
Walhi Video gaan markaan daawaday xaadaa i istaagtay walal mahadsanid in badan ALLAHA KU XAFIDO
@azuuabdirahman1024
@azuuabdirahman1024 Жыл бұрын
Awoweyashen hdey ogan lhayen inu sidas noqonayo tacabkodu ma aysan isku hawli lahyn 😢 insha allh mardhow cagahenan ku istagi donaa
@rahmoibrahimabas9254
@rahmoibrahimabas9254 3 жыл бұрын
M.a abowe an ad u jeclhy u tagero allha ku xafido
@safiyamuxamad9236
@safiyamuxamad9236 3 жыл бұрын
Wall Ali khadaab ilaahay hakula jiro wlal
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.A SHUKRAN
@fardowsmohamed335
@fardowsmohamed335 3 жыл бұрын
M.a wall rabi darti u jeclhy
@WaRdI5
@WaRdI5 Жыл бұрын
YAA RABE
@hodanhassan3449
@hodanhassan3449 3 жыл бұрын
Waakaa warsangeli wado bay usamaysteen siday bosaso wax ugala soo degaan laasqoray waxaad moodaa dudumo somali iyagaa usarayn lahaa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
alla macaanaaaa allaacaanaaa
@shukriabdulle2326
@shukriabdulle2326 2 жыл бұрын
Qashinka kaluunkiina guranaya iska cayrsha Somali kheyr uma galin
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Maasha alaah laasqoray dhulkii warsangeli maakhir
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
MashaAlaah
@aishaahyussuf886
@aishaahyussuf886 3 жыл бұрын
Inshallah wll masjidka wan diseynaa
@amranyussuf7367
@amranyussuf7367 3 жыл бұрын
InshaAllah
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 3 жыл бұрын
Mashs alllaaah
@user-su1mx9kr9c
@user-su1mx9kr9c 3 жыл бұрын
Wiilkan halasiiyo 4000000 subscribers xaqiisa waayo
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay dadka wadankoda hatuso
@user-yg3lc7sr9d
@user-yg3lc7sr9d 3 жыл бұрын
ياهلا اهل يمن
@shantagees9425
@shantagees9425 Жыл бұрын
Somalia Somali maad ugu heesto
@shacniloveshacnilove7757
@shacniloveshacnilove7757 3 жыл бұрын
Walahi wall wa run
@Rashka26
@Rashka26 3 жыл бұрын
waxan la yabay ayaa ah xafiisyada goobtan in ay ku qoran yahiin af..soomali halka manta ay xafiidyada dowlada kuwa mamulgobaledyada iyo kuwa shaqsiyaadka ay ku qoran yahiin boror luuqado kale ay ku qoranyahiin
@salmaabdiwahaab8516
@salmaabdiwahaab8516 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@maidoomar3604
@maidoomar3604 3 жыл бұрын
War ilaahey dartii weelkaan 100k kugeeya
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
Wow is beautiful city
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
Warshadii fish bari samadkii 70th 500 gof waa kashan jiray
@farhiacabdikhabiir2554
@farhiacabdikhabiir2554 3 жыл бұрын
runtii dal dahabia Ayu Alle nasiyey lakin dadkii mentality.tigii Ayan kadhiman nay wll Ali in sha.Allh malin uun dalkenu bilic disi way sonoq
@fatushurur4035
@fatushurur4035 3 жыл бұрын
Somaali Quluubtoda Rabbi ha mideeyo
@appiethekind6974
@appiethekind6974 2 жыл бұрын
Meeshan warshada kaluunka aheed waan ku ciyaari jiray ani iyo asxaabtay markaa yaraa know im 29 years old wallhi marka arkay emotionel noqday thanks bro
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Hada xageejoogtaa warsangeli dhulkiiski beelahbaykadhigeen
@sahrayusuf4828
@sahrayusuf4828 3 жыл бұрын
Allaha hana midooyo qabyaalad ayaa na dishee
@barwaanicumarhani8387
@barwaanicumarhani8387 3 жыл бұрын
Masha Allah
@adnoclcaziiz6011
@adnoclcaziiz6011 3 жыл бұрын
masha allah
@mohamedkofiyad2807
@mohamedkofiyad2807 3 жыл бұрын
allah haku barakeeyo wll Cali runtii garabkaaga ayaan nahay wxaan Isku dayi doonaa inan qoraallo kasameeyo muqaaladan gaarka sida qaybtaan 2aad iyo qaybtii hore ee 1aad insha allah balse inaan qormooyin kasameeyo ma xuma lkn amarkeeda ma leeyahay baa su,aal ah iyo idankeeda waxan rajaynayaa inaad ii idmi dontid inaan qormooyin kasameeyo wll Cali FB: Maxamed Koofiyad ilaso hadal wll
@skydivingdiamond448
@skydivingdiamond448 3 жыл бұрын
Yaab wlhi it’s so sad to see magaladaan sidaan udayacaan where is warsangali people n their political n business ppl to rebuild these city n their porter sea 🌊 warsangali ppl you need to wake up oo sidaan siiy maha iskuu dhaantan b to rebuild laasQaray city again waaga taloo iyo caadsii plz my ppl loow 👋👋🙏😢😢
@amaalabdiseed6109
@amaalabdiseed6109 3 жыл бұрын
Asc walal guleyso wax wanagsan aya wada ilahey dadkena ha so jeediyo mid haka dhigo
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
Waa runti wilkan arab dhinta istic malan markii liitan
@abdirahmanibrahim3088
@abdirahmanibrahim3088 3 жыл бұрын
Walaal qeybta 3aad soo samee
@abdirazackkhalief1343
@abdirazackkhalief1343 3 жыл бұрын
Sxb downloadka noo fur waa codsi🙏🙏🙏
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 4 ай бұрын
Ilegal fishing bay u joogaan😮laga tashy
@yayali1852
@yayali1852 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad welcome to laasqoray 🇮🇷 ❤💟💚
@farhiaali3999
@farhiaali3999 3 жыл бұрын
Ls qory🇸🇴
@yayali1852
@yayali1852 3 жыл бұрын
@@farhiaali3999 🐝🐞🦗🕷🦑🦞🦀
@galaalfootball6387
@galaalfootball6387 3 жыл бұрын
😢😢😢dalkayna wax INAAN u qabano ayaan rabna balse dhibatada nahaysa waxay tahay dhalin-yarada waxay jecel yihin dalal kale 😢😢😢😢😢😢
Afurinti Ayaan Bilownay
7:03
Ali Khadaab
Рет қаралды 5 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
Warbixin : Magaalada Taariikhiga Ah Ee Maydh.
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 39 М.
Taariikhda Laasqoray 2021
7:57
Xaqiiqdoonmedia
Рет қаралды 2,7 М.
LAAS QORAY qaybta 1aad
5:18
Ali Khadaab
Рет қаралды 14 М.
Kaalay ila arag Noloshaan 🥲
2:21
Ali Khadaab
Рет қаралды 2,7 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН