WAA KUMA DANJIRE AXMED CALI DAAHIR, DANJIRAHA SOOMAALIYA U FADHIYA HINDIYA?

  Рет қаралды 570

Daljir

Daljir

27 күн бұрын

Waa waraysi Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo faahfaahinaya taariikhda Axmed Cali Daahir xilligii teeramkii koowaad ee Xasan Sheekh uu ahaa Madaxweynaha oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud.
Xildhibaan hore Md. Jibriil waxa uu tallaabo-tallaabo u dabagalaya taariikhda Axmed Cali Daahir oo ku suntay xatooyo xoolo dadweyne, kana biloowday Seattle oo uu bulshada Soomaalida ka soo dhacay $180 kun oo masaajid lagu dhisi lahaa, kuna noqday taksiile gobolka Mareykanka ee Arizona, waxyar kabacdina Madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya.
Waqtigii uu ahaa Xeer Ilaaliyaha Axmed Cali Daahir waxaa lagu xasuustaa dhaca dhulka iyo guryaha umadda asaga oo wakiil uga ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh.
Doorashadii Madaxweyne Xasan kabacdi waxaa loo magacaabay Danjire dalka Hindiya. Talaabooyinka sharcidaradda ah ee uu qaadayna waxaa kamid ah asaga oo Marwo Faadumo Maxamed oo ahayd Xoghayaha Koowaad se Safaaradda dalka ka masaafuriyey, waxaana weli socda dacwado kale oo shaqaalaha safaaraddu wadaan.
Kaga bogo waraysiga Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil.
Wariye Jamarti

Пікірлер: 1
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 25 күн бұрын
radio daljir sxbayaaalow almiino bulshada idin dhagaysanaaya wax u qurxiya ileeen hal reer ama hal fikir dad ahi idin ma dhagaystaaane
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | TIM WALZ
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 128 МЛН
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 135 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 74 М.
DOOD KULU OO AAN WAXBA LA ISKU LA HARIN | HUBKA IYO MUSUQA
34:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН