Waa Maxay Web Development | - Sidee kunoqon kartaa Web Developer? Gamadid

  Рет қаралды 22,999

Gamadid

Gamadid

2 жыл бұрын

kadib codsiyo badan oo dhankina kayimid oo kusabsana web development, ugu dambeyn waan idinso sameyay muqalki aad rabteen waxan filaya inad kaheli dontaan. Daawasho wacan.
Si aad nolawadagto codsigaga kamid noqo dadka kuxiran channelka oo Subscribe saaro si aad ulasocoto muqalo badn oo tayo leh.
Muqaalo kale oo Tayo leh:
Hackers-ki ugu khatarta badna Dunida iyo Wacdarihi ay dhigeen: • Hackers-ki ugu khatart...
Waa sidee Nolosha India? Waxbarashada iyo Maciishada: • Waa sidee Nolosha Indi...
Waa Maxay CyberSecurity? Cyber Crime & Hackers : • Waa Maxay CyberSecurit...
#WebDevelopment #Fullstack #Developers

Пікірлер: 43
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Habka Loodhiso Website Lacagna Looga Sameeyo: IIBSO Koorsadan oo Kuguleyso Website: sheerxirfad.com/courses/how-to-build-website-with-wix-and-monetize-with-google-adsense/
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 11 ай бұрын
Saxib wad mahad santahy ❤❤❤❤
@maxamedxuseen6210
@maxamedxuseen6210 7 ай бұрын
Waa imisa lacagta
@Gamadid
@Gamadid 7 ай бұрын
@@maxamedxuseen6210 hadad somalia joogto kaliya 10$ waye wll
@SaalahMohamed-u7f
@SaalahMohamed-u7f 16 күн бұрын
@@Gamadidsxp macn wadamada lagu barto website development iisheeg 🙏🏻
@hassanabdikadir572
@hassanabdikadir572 24 күн бұрын
Mahadsnid ustad
@anythingsofficial.6178
@anythingsofficial.6178 20 күн бұрын
Mahadsnid wllo .
@mohamedbukhadir502
@mohamedbukhadir502 9 күн бұрын
Thankoz bro❤❤❤
@TrickySolver
@TrickySolver 2 жыл бұрын
On time!
@fikradsamemm
@fikradsamemm Жыл бұрын
Mashallah well defined website types and design
@ibrahimqasim3044
@ibrahimqasim3044 2 жыл бұрын
Macalin mahadsanid
@yasminjamaal8251
@yasminjamaal8251 2 жыл бұрын
Mahdaasnidi👐 si wacn ba nogu sharxdy
@canyoudothat9140
@canyoudothat9140 2 жыл бұрын
waan kahelayb muuqaalka zxp thankiz !
@abdirahmanfarah8001
@abdirahmanfarah8001 Жыл бұрын
Manshallah Great Information Thanks bro❤
@sharmakeali855
@sharmakeali855 Жыл бұрын
Masha allah🎉
@hassani5y276
@hassani5y276 Жыл бұрын
Waxa dhanba waan qortay wll abaalkaaga alle ha gudo
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Amin wll thanks nagusobiir 🙏
@daadir2020
@daadir2020 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@watchfootball5640
@watchfootball5640 2 жыл бұрын
Mahadsanid Wll
@CabdinuurXusseen
@CabdinuurXusseen Ай бұрын
Inta kabartaa teacher
@siciiddhagacade9118
@siciiddhagacade9118 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@master__fanax982
@master__fanax982 2 жыл бұрын
Sxb tiknooliji inaa barta ayaaan rabaaa lkn waxaan rabaa hal xabo oo uku tuqsuusan rabaaa
@bintukaafiya2814
@bintukaafiya2814 Жыл бұрын
Thanks bro
@bile-25
@bile-25 2 жыл бұрын
waad ku mahadsnthy
@samiirsayo3612
@samiirsayo3612 2 жыл бұрын
Fadlan noosoo jawaab
@zarazaaraah4186
@zarazaaraah4186 8 ай бұрын
Python wa kubadal kartaa php
@samiirsayo3612
@samiirsayo3612 2 жыл бұрын
Wllo marka jaamacada la joogo progrmaing ku ma facult gaar ah baaa mise ilaaa web developmen wuu la socdaaa 👏
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Maya wll faculty gaar ah ma ahn ee wuxu lasocda IT ga ama computer science. Programming, web development iyo kuwobadan
@maryancabdirisaaq288
@maryancabdirisaaq288 Жыл бұрын
Aboowe plz plz inaa kula hadlaa rabaa waxyaabo ku saabsan facultygaan ila soo xirir meela kaala soo xiriiri igu caawi
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Instagram: gamadid_
@ayajama84
@ayajama84 11 ай бұрын
aad ba u mahadsanthy wll❤
@hadafkanolosha2024
@hadafkanolosha2024 Жыл бұрын
wll wabsaydad ad leehay si firii ha ba laga baranya markan galy wabsadoda waxay iwaydiyeen emalil markn galiyay na way diiden maxa tala
@pharhanmedia
@pharhanmedia 11 ай бұрын
M.a❤
@nimcocabdi8384
@nimcocabdi8384 3 ай бұрын
Mahad sanid
@mohaa1645
@mohaa1645 2 жыл бұрын
Sxb wordpress ka wran hdan ku dhiso
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Wll wacadi WordPress wadkusamesan kartaa
@MiiyoGeedi-of9ye
@MiiyoGeedi-of9ye Жыл бұрын
Sxb video waqtiyaa kaagalay ❤
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
Waku mahadsantahy garowshahaga wll🙏
@Liiban622
@Liiban622 2 жыл бұрын
Noosoobadi walle kubadan kaasugeyna
@suleimancali6332
@suleimancali6332 2 жыл бұрын
Wll mudo intee le eg bay igu qaadanaysaa inaan noqo web development dhamays tiran
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
3-6 months
@sihaamabdihakiim8765
@sihaamabdihakiim8765 Жыл бұрын
Mhdsnd ustaad
Waa Maxay Web 3.0 iyo Blockchain? | Internet ka Mustaqbalka
7:09
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 7 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 130 М.
Sidee Loo Noqdaa Full Stack Developer?
17:56
Duraan Ali
Рет қаралды 8 М.
Sidee Ayaad Isku Bari Karta Luuqada English-ka | 7 Talo!
11:44
Waa Maxay Cybersecurity?
9:41
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 22 М.
Webinar: Sidee Graphic Designer uu noqon karta, sidee anigu uu bilabay?
10:36
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 8 М.
These CSS PRO Tips & Tricks Will Blow Your Mind!
8:48
Coding2GO
Рет қаралды 224 М.
Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood
11:37
Hassan Abdirahim
Рет қаралды 39 М.
SİDDE LOOGA SHAQEYSTAA DATA SCİENCE MUXUU YAHAY?
25:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 23 М.
#MadeByGoogle ‘24: Keynote
1:20:56
Made by Google
Рет қаралды 1,3 МЛН
Как настроить камеру хоп-ап
1:00
TimToker
Рет қаралды 1,8 МЛН
Low Battery 🪫
0:10
dednahype
Рет қаралды 848 М.
Запрещенный Гаджет для Авто с aliexpress 2
0:50
Тимур Сидельников
Рет қаралды 1,6 МЛН
Samsung Galaxy S24 Ultra Vs Iphone 15 Pro Max
0:56
Roanet Tech
Рет қаралды 7 МЛН