Waa side casimada masarta cusub🇪🇬 || YOU WON'T BELIEVE IT🙀

  Рет қаралды 42,956

Zizu Channel

Zizu Channel

2 ай бұрын

This is the new administrative capital of Egypt. The new face for the future of egypt. It all started from a desert to a level that the world is at shock for its transformation. The iconic tower is 400 meters high and will be the tallest tower in Africa. The new capital holds a Knowledge city, Education city, Sports city, office city, The Parliament, The State offices, Third biggest mosque in the world, Gold City, Media City, office of the prime minister, Financial City (Banks) and many more.
🇪🇬
Tani waa caasimadda cusub ee Masar. Tahayna Wajiga cusub ee mustaqbalka Masar. Waxaas oo dhan waxay ka soo bilowdeen meel saxare ah ilaa heer ay dunidu ka naxdo isbedelkeeda. Taawarkan caanka ah ayaa dhererkeesa yahay 400 mitir, wuxuuna noqon doonaa tawarka ugu dheer Afrika. Caasimadda cusub waxay leedahay magaalo aqooneed, magaalo waxbarasho, magaalo Isboorti, magaalo xafiis, Baarlamaanka, Xafiisyada Dawladda, Masjidka saddexaad ee ugu weyn adduunka, Magaalada dahabka, Magaalada Warbaahinta, Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, Magaalada Maaliyadeed (Bangiyo) iyo kuwa kalo badan

Пікірлер: 168
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Nambarka Mohamed Wardy, haddii aad wax uga baahan tahay Qaahirada Cusub +20 110 4554249
@roodaruuxi5203
@roodaruuxi5203 Ай бұрын
Khalaaz waa usoo socod visa isoo sheega huuno
@NuurtocabdirashidNuurto
@NuurtocabdirashidNuurto Ай бұрын
Mahad sanid wll❤very good
@user-gn2gz7dd4u
@user-gn2gz7dd4u Ай бұрын
long live Egypt 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬
@OmarHatem-tp8hg
@OmarHatem-tp8hg Ай бұрын
I'm an Egyptian Engineer, Thank you for showing our great work
@bernardosa6690
@bernardosa6690 Ай бұрын
Congratulations from West Africa We will make Africa great again
@khalidkwt9491
@khalidkwt9491 Ай бұрын
I am Egyptian. Thank you for presenting a picture of my country in such a beautiful way.❤
@365_advice
@365_advice Ай бұрын
Great Egypt ❤
@ahmedvlog2246
@ahmedvlog2246 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك. الله اللهم احفظ مصر 𓋹تحيا مصر شكرا السيسي🇪🇬♥️
@timinman9578
@timinman9578 3 күн бұрын
It looks beautiful. I hope it lives up to its purpose. And Egypt you really are a jewel of a place.❤
@abdullahraafat1785
@abdullahraafat1785 2 күн бұрын
Habibi come to Egypt 🇪🇬🇪🇬🇪🇬❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ApdirahmaanAadam
@ApdirahmaanAadam 2 ай бұрын
Mar aan dhereeyn waxaan rajeynaa in aan imado Egypt 🇪🇬
@user-sr7kb9uy8m
@user-sr7kb9uy8m 2 ай бұрын
Abdiazizw muqalada nocn oo kle soo badi sxp Egypt ban usoo s0cdaye i.a❤
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 2 ай бұрын
The best youtuber of session ❤❤❤ My Brother meeelsare ayaan ku rajeynayaa 👍💪💪💪😊
@kingsiisoco
@kingsiisoco 2 ай бұрын
Keep going walalka 👍👋
@GeediSahan
@GeediSahan 2 ай бұрын
Maarkaan aaday sanadkii hore saas ma aheen
@m.jey______official
@m.jey______official 2 ай бұрын
The goat 🦌
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 ай бұрын
Geediyow ku noqo oo noosoo duub.
@muneermoe1787
@muneermoe1787 2 ай бұрын
Ace content bro 🔥🔥
@FahadOsman
@FahadOsman 2 ай бұрын
Wow 😮 cajiib
@teamcadeofficial9119
@teamcadeofficial9119 2 ай бұрын
Wll mahadsanid xogo kale o muhim ahna noso gudbi cimriga allha ku dheryo
@LulSaid-jk6cw
@LulSaid-jk6cw 2 ай бұрын
Guuleyso walal❤
@bilanmedmoussa476
@bilanmedmoussa476 2 ай бұрын
qurux badan❤️🇪🇬
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
Keep going pro From hargysa ❤ Prefect man 😊
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 ай бұрын
Masha Allah sxb keep going asxaabtaada ha isoo boqdaan❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Thanks you bro
@aminbrown
@aminbrown 2 ай бұрын
MashaAllah
@HusenApdiwahab5353
@HusenApdiwahab5353 2 ай бұрын
M.a Egypt 🇪🇬
@yusramohamed1473
@yusramohamed1473 2 ай бұрын
Mashallah Allah isha xasidka xakaqabto my brother ❤
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Thanks Sis
@Abdimanto
@Abdimanto 2 ай бұрын
Wow qurux badana casimada🇪🇬
@thearmanahmed_
@thearmanahmed_ 2 ай бұрын
Tabaraka Allah, udheh sxp😂
@GeediSahan
@GeediSahan 2 ай бұрын
Nice 👍🏾
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Thanks brother
@kirildyakov606
@kirildyakov606 Ай бұрын
Its a nice place. That is the way.
@HooyoMacaan-ym1fx
@HooyoMacaan-ym1fx 2 ай бұрын
My fav KZfaqr perfect ❤❤
@HooyoMacaan-ym1fx
@HooyoMacaan-ym1fx 2 ай бұрын
Wllo perfect I so qabo
@ABDALLAHISMAEL-ow5du
@ABDALLAHISMAEL-ow5du Ай бұрын
Aduunku sidaasu horumar ugu talaabasaday marka laga reebo qoomiyada somaali qaybyaalad iyo Kubsi dil waxaan ahayn aduunka ku soo kordhiyeen somaaalidu
@amedsiciid5598
@amedsiciid5598 Ай бұрын
Haaa wllhi
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
Your brother continued your content very good
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy Ай бұрын
Wa qaali dash fur lahayn ee
@dy3xi
@dy3xi 2 ай бұрын
Zxp qadka Masar see waye
@MiraaziHD
@MiraaziHD 2 ай бұрын
First comment my brother zizou nime ku miss noolow bro
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Thanks bro
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 2 ай бұрын
ZXB DEG DEG YAR BAA KUGU JIRA MATKAAD WAX DUUUBAYSO XOOGAA DEGENAASHO MUUJI KAFTAN SXB
@mustaphamohamet9137
@mustaphamohamet9137 2 ай бұрын
Waa dad shaqaystay Oo qabyaalad meel iska dhigay shidaal lasoo baxay maamul samaystay ciidan xoogan dhistay Inaguna qabyaalad iyo qudhun ayaan ka bixi laanahay
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 24 күн бұрын
Carab qaabiil ma dhafto ee nin adag a madaxwayne u ah jilec aqoon
@user-te4mc1uo7v
@user-te4mc1uo7v 2 ай бұрын
😮magalada maga ceed
@MoHameT143
@MoHameT143 2 ай бұрын
Waan jooga masr meeshn waan imaan doonaa insha alh🎉
@WllPilot
@WllPilot 2 ай бұрын
Masar ana kula jogo kape
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y Ай бұрын
​@@WllPilotana waa jooga bowe
@salomastation6004
@salomastation6004 Ай бұрын
Egypt 🇪🇬 ❤
@tt3y_1
@tt3y_1 2 ай бұрын
You got one Subscription
@user-qg2rj5it3x
@user-qg2rj5it3x 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 👍
@Liban_Guled
@Liban_Guled 2 ай бұрын
Wow waa wax kale insha allah waan soo booqan doonaa markaan Canadian passport qaato
@user-sf4lw6tx5g
@user-sf4lw6tx5g Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 2 ай бұрын
Walalkay talo ayaan ku sinaya wan rajeynaya ina qaadato ka dhaaf musica iyo heesaha si caadiya uso hadal hadikle waxkle dhexgali aduunkaga iyo akhiradada midna music kuma fiicna naftada danbi ba lagu qori dadka dhageysanayana danbigooda waad qaadan marka iska dhaaf walal
@raaxosiciid-gd1nr
@raaxosiciid-gd1nr 2 ай бұрын
Yaa gadaaya dhulkaas hadad dilaalinta ka sayso waxaan jeclaan lahaa inaad ila soo xiriirsiiso mahadsanid
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 ай бұрын
Sanakii udanbeeyey oo dhan aad baan uula socday dhismaha caasimada cusub ee masar. Waxaan lahaa talow yaa usoo gudbiya zoomali maryoolay hore-umarka kasocda masar Si ay u fahmaan wanaaga ay leedahay dawladnimadu.
@HudaMuuse-sj6cs
@HudaMuuse-sj6cs 2 ай бұрын
Wadankina zida udhizta masar idinku ma lihidine 😊
@KalelaChannel
@KalelaChannel Ай бұрын
Adigaba.
@user-ix2be4ws5k
@user-ix2be4ws5k Ай бұрын
I am Egyptian and I say that the people of Somalia are the best good and respectable people and Muslim people other than all Arabs or Africans Egypt is your second country ❤❤
@saciidsixpack2552
@saciidsixpack2552 2 ай бұрын
❤❤❤
@Abdimanto
@Abdimanto 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@user-my4gl8bi9b
@user-my4gl8bi9b 2 ай бұрын
😮😮😮
@cabdiraxmaanrooble9882
@cabdiraxmaanrooble9882 2 ай бұрын
Mhdsanid zxb🙏
@abdikhadirahmed4982
@abdikhadirahmed4982 2 ай бұрын
Keep up the good work
@mohamedahmed9809
@mohamedahmed9809 28 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdi_252
@abdi_252 2 ай бұрын
Lkn anaga hada somali nahay wali qabiil qabiil ayaan isku dilaynaa iyo anaa kaa laandheereysan😢😢😢
@Bucket_content
@Bucket_content 2 ай бұрын
Good content bro🎉❤
@user-kr8xt8fq7g
@user-kr8xt8fq7g 2 ай бұрын
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
@MahamedDeeq-fi1yw
@MahamedDeeq-fi1yw 2 ай бұрын
Pest city's in Africa 🌍 👏
@najmoabdirahman5794
@najmoabdirahman5794 2 ай бұрын
𝐌𝐲 𝐟𝐯 𝐲𝐨𝐮𝐭𝐮𝐛𝐞 𝐳𝐢𝐳𝐨𝐮😭❤️🙈
@falismaxamuud9459
@falismaxamuud9459 2 ай бұрын
Wow m.a so badi
@user-jh3od4cx6p
@user-jh3od4cx6p Ай бұрын
heesten magaceed?
@OopsFails-
@OopsFails- 2 ай бұрын
Muuqaal aad u qurux badan, plse soo badi content ga noocan ah
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
InshaAllah bro
@Kingmoha10
@Kingmoha10 2 ай бұрын
Clean
@raaggesurad3376
@raaggesurad3376 Ай бұрын
Ninkii qays qaysar role model buu noqday ma xuma wanaaga ha layskaga daydo
@Mastiko30
@Mastiko30 2 ай бұрын
ILbaxnimadii Aduunka xagee bay kasoo bilaabty Masar somha
@luul7307
@luul7307 2 ай бұрын
Wll hadaad wadamada shisheeye dhistaan,yaa wadankiina idin dhisaaya ?
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 2 ай бұрын
Zoomaalidu ma dhisin Wll iyagaa dhistay Masaaridu
@salomastation6004
@salomastation6004 Ай бұрын
The Egyptians build their land
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 ай бұрын
Somaliyey iibsada guryahaa cusub waa maalgashi. Mustaqbalka dhaw qiimuhu kor ayuu idiinku kacayaa.
@MiraaziHD
@MiraaziHD 2 ай бұрын
Pine
@safarle9284
@safarle9284 2 ай бұрын
war ninyahow hormarkaan Soomaliya aan u rajeeynaa inshaa Allah, Allow Maangaabnimada naga saar oo kuwa dantooda yaqaano naga dhig
@user-te4mc1uo7v
@user-te4mc1uo7v 2 ай бұрын
Somali unbaa qayrkeed ka hadhay walee
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
Lacagtii Damjadiid Allow magaaladaas ha keenin yeysan gubanine
@nuramiinabdullahi1315
@nuramiinabdullahi1315 2 ай бұрын
😂 mar hore la geyey lacgtaas
@user-un3sf5il9o
@user-un3sf5il9o Ай бұрын
Lcgta nabar Iyo naxdin taalo ey xamar kagurten tuugta
@Thefun1234
@Thefun1234 2 ай бұрын
Is this egypt😳
@mohamedsameer2575
@mohamedsameer2575 Ай бұрын
It is
@salomastation6004
@salomastation6004 Ай бұрын
Egypt 🇪🇬 ❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Xamar ayaa u Baahan in laga badalo Magaalo madax.
@maahir376
@maahir376 2 ай бұрын
Muuqaal quruxbadan legenoow thumnailaka iska dhis corse online Ogaanshi gal waraqiis muuqaalkagu wuu fadhiyaa lkn thumnaulka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Dadka wadankooda Quruxsaday haka wasakheynina Ka faraysta umada
@da7war655
@da7war655 Ай бұрын
What language is this?
@2kmaster993
@2kmaster993 25 күн бұрын
Somali
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
Waa in somaliya casimad cusub loo sameeyaa meel kale loo raro 👍
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 2 ай бұрын
Dhaqaalay rabtaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Waa run Xamar meel ay Dowlada Ku shaqayn karto ma aha iyo meel lagu noolaan karo midna
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Haddii aad awoodiin mar hore ayaad rari laheydeen lkn maxay ku dhuugtaa ama ay ka nuugtaa,meel aan qabiil laheyn miyaa soomaaliya ku taal markaad qabiyaalad uga carareysaan xamar wlh inaan qabiil looga dhaqmin xamar lkn mlwaa meesha keliya ee aad somaliya uga noolaan kartid iyadooon laguugu wax yeeleyn qabiyaalad lkn qof xun waa laga helaa boqolkii qof
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y Ай бұрын
​@@axmedsixteen8509 hada qabyaalad baa ku qaaday adiga. Magaalo cusub hadee ladhiso somali oo dhan baa maal gashanay wax fahan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Meesha loo rari doono Magaalo Madaxda Soomaaliya ayaa Ka gadan doona
@mucaadbadrudiin3592
@mucaadbadrudiin3592 Ай бұрын
Masar hanoo buun buunin waa ku soo noolaa waxay tahayna waa soo arkay, somali wax dhama lawaaaa.
@LegendBacon6
@LegendBacon6 Ай бұрын
Ma tidhi hadaan u socodaa ka waran
@belecade9540
@belecade9540 Ай бұрын
Maxa ino diiday in xamar aan maal gashano 😢
@lbnabdll3639
@lbnabdll3639 Ай бұрын
Aduunyada markay sidaad u hirmarayso anaga maxaa qabanaa qabiil 😂
@TateAhmet
@TateAhmet Ай бұрын
Intay dadku gacmaha is qabsadeen inaga maxaa inagu dhacay 😔 Somalia 🇸🇴
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y Ай бұрын
Rajo kama lihi ha waasheen hadeey rabaan burbur baan ku dhashay burburna iyadoo ah baan cilmigayga ku dhamaystay
@Ahmed-lt3ds
@Ahmed-lt3ds Ай бұрын
مش فاهم اي حاجه
@highhigh7476
@highhigh7476 2 ай бұрын
This project make the Egyptian people poorest in the world
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
Egypt develops every day until she manufactures micro phones and electronics and is the strongest economy in Africa Say: What do your state does not terrorism and kill?
@highhigh7476
@highhigh7476 Ай бұрын
@@Koraplus979 those development made the Egyptian people bankrupt, poorest country and heavy debts
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
​@@highhigh7476Egypt pays its debts every year and did not lag from one month and who you are talking about the Egyptian people and your poor country
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
​@@highhigh7476Better to bear living conditions and our country is better than to eat like the beasts and our country remains without evolution
@highhigh7476
@highhigh7476 Ай бұрын
@@Koraplus979 Ordinary people never benefits those development only enemy of the Egyptian people are beneficiaries
@abdallhmohamed6442
@abdallhmohamed6442 15 күн бұрын
هو دا عربي ؟ انا مش فاهم حاجه بس نورت
@user-tx4ll7wq4t
@user-tx4ll7wq4t Күн бұрын
صومالي
@abadaabada5732
@abadaabada5732 Ай бұрын
WHAT.S YOUR NATIONALITY?
@2kmaster993
@2kmaster993 25 күн бұрын
Somali
@user-en8hu2ne9c
@user-en8hu2ne9c 2 ай бұрын
Waar bal meesha anaa rabee isoo sheeg
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Nambarkas pin 📌 an saaray laxarir
@user-zi7hl3rl1h
@user-zi7hl3rl1h Ай бұрын
أخويا أنت صومالى ولا سوادنى ولا جيبوتى
@user-fs3ct6nz4t
@user-fs3ct6nz4t Ай бұрын
هو اللغه بتاعتك أي
@user-tx4ll7wq4t
@user-tx4ll7wq4t Күн бұрын
صومالي
@Amer19907
@Amer19907 Ай бұрын
ماهوه جنسيه صاحب القناه ؟ارجو الرد!
@user-gr9dk3us2o
@user-gr9dk3us2o Ай бұрын
اعتقد صومالي
@2kmaster993
@2kmaster993 25 күн бұрын
Somali
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 2 ай бұрын
They say it’s ghost town nobody can afford it’s wested investment
@AhmedArka-of2ow
@AhmedArka-of2ow 2 ай бұрын
How did you know that
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 2 ай бұрын
Because I can read and write not only watching KZfaq
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
​@@abdirahmanibrahim4443Everyone who promotes these lies are the enemies of the government and the Egyptian state
@da7war655
@da7war655 Ай бұрын
Those are anti regime, just political propaganda
@Jaallerabadan
@Jaallerabadan Ай бұрын
Saaxiib maadaama Aad Afsoomaali ku soo gudbiso muqaalladaada si dadka kugu xidhan iyo kuwa kusoo raadiyaa ba uu magaco ugu fududaado waxa aan jeclaan lahaa inaad ku qorato magac la fahmi karo oo ama magacydeena carbeed ah ama naanays soomaali ah
@saf1090
@saf1090 2 ай бұрын
Undertaking these projects was economically unwise.
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 ай бұрын
Why do you think so give us more information pls
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 2 ай бұрын
​@Happy-go-l they're in debt in 150 billion dollars. the next 100 years, egypt will be in debt 💀
@AhmedAli-zs2um
@AhmedAli-zs2um Ай бұрын
​@@warsamaosman0894and Japan 😊😂
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 ай бұрын
Lkn waxay tahay majirto maadaama dadkeedu faqri udhimanayaan
@onelove7853
@onelove7853 Ай бұрын
Hhhh magaalada hadii la dhiso in lacag soo galeeso oo indhaha caalamka soo jiiddeeso ma ogid miyaa
@Koraplus979
@Koraplus979 Ай бұрын
The development is continuing in Egypt despite the difficult circumstances and Egypt adopts upscale new cities to support tourism and industrial cities as Egypt has become a phones and builds large ports to support export of Egyptian products and expand in agriculture and also build a trains network Modern, edible and very nuclear power stations All this will make foreign investment in industrial, agriculture and tourism, make every year this will make Egypt's domestic product rise with time and the share of the Egyptian individual from GDP rises
@Ferihacedar
@Ferihacedar Ай бұрын
We don't live in poverty btw, !:) not everything u read is true
@moapdikarem144
@moapdikarem144 2 ай бұрын
anu africada aan jooga wa africa aduunka ka danbaysa 8 sano 8 bilood 8 cisho 😂😂😂
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Somalidu waa xoolo, maxay dhul dadkale xayeysiis iyo iney leeyiinba iibsada.Waar yurubaa talaata beysteyn noqotoo aan waxba lagu Falin adna Masar xayeysiintedii Brother, Somalia in xal loo helo la maal Gashado ku dhiire Geli Dadka. Carab iyo Dad cunsuriya hanoo Xayeysiin Masar waa naqaanaaye,
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y Ай бұрын
Qabyaalad iyo kibr baa meesha nadhigay
@user-us4kw5bv9n
@user-us4kw5bv9n 2 ай бұрын
Birta Calanka ugu dheer aduunka waxaay iminka kutaalaa dalka Saudi Arabia
@midomohr3463
@midomohr3463 Ай бұрын
Now its in Egypt
@user-px7no4bv4o
@user-px7no4bv4o Ай бұрын
السعودية تاني اطول سارية علم في العالم ومصر اطول سارية علم في العالم 🇪🇬🇸🇦
@Ferihacedar
@Ferihacedar Ай бұрын
It was, now Egypt
@ayaanlepique100
@ayaanlepique100 Ай бұрын
Ila gorme wadamada islameyd xayeysin u sameyn dontan
@BashirGabre-le2pp
@BashirGabre-le2pp 2 ай бұрын
Dumar somaliyeed oo wanaagsan ma joogaan meesha rag badan oo single ayaan kuso soconaa
@Jamac20
@Jamac20 Ай бұрын
Somalidu mar walba magaalo ama dal ay lahayn bey soo xayesiyan halka tooda dayacsan tahay
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 2 ай бұрын
Somalidu dadka kaliya ee ku faanta qaxootinimda...😂😂
@faresalghanim8621
@faresalghanim8621 Ай бұрын
احكي عربي ولاك
@saidotte1048
@saidotte1048 2 ай бұрын
fvb youtube
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 ай бұрын
Mybro
@lovelykidsvideo-tr8rt
@lovelykidsvideo-tr8rt Ай бұрын
Ehh Somali... What that to do with you
@PerfectZizou
@PerfectZizou Ай бұрын
Haha why
Investing in Real Estate in the New Administrative Capital of Cairo in Egypt
25:00
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 17 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 12 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 13 МЛН
Xafada Somalida ee Qaahira🇪🇬 || Somali neighborhood in Cairo
11:04
جولة داخل العاصمة الادارية الجديدة 2024
24:23
NOLOSHA DALALKA MASAR IYO TURKIGA   XAQIIQOOYIN KU SAABSAN  / SH ABU DALXA
8:13
طوفان مصر🇪🇬🔥 | شو اعلامي
9:41
شو اعلامي
Рет қаралды 22 М.
Ardayda Somalida America; Waxbarashda Ph.D |  Documentary
19:46
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 114 М.
Sidee loga Ciiday Kigali Rwanda 🇷🇼 ||  Eid in Kigali
10:21
Zizu Channel
Рет қаралды 30 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 253 М.
Macluumaad ku saabsan Nolasha Masar
4:04
Abdullahi MACRUUF
Рет қаралды 28 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 17 МЛН