Waa tan Farsamadaad kaga Adkaan lahayd Caajiska iyo Wahsiga🫵 | Kaliyaata 5 Ilbidhiqsi🖐👊

  Рет қаралды 51,771

Sir Fathi

Sir Fathi

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺:
sir_fathi?igshi...
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:
vm.tiktok.com/ZStnB9mk/
Ha ilaabin inaad ku sii SHARE gareyso:
●WhatsApp.
●Facebook.
Muuqaalkii BOOK-ga:⬇️
• 5 QODOB SAMEE | Si aad...

Пікірлер: 165
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
Allow waan ku baryayaa shaqo xalaala ii sahal aniga iyo qof kasta oo muslim ah oo duruufaysan🤲🤲🤲🤲
@ahmedismail9397
@ahmedismail9397 Жыл бұрын
First mission 3,2,1 بيت راحة👋
@ninwalan7986
@ninwalan7986 Жыл бұрын
Insha allah waaad heli
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Aamiin
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
@@liilbaliil_official1113 aamin ina ader🤲❤️
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
@@ninwalan7986 insha allah wll mcn
@maryanfarah3550
@maryanfarah3550 Жыл бұрын
اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وضلع الدين و غلبة الرجال ducadi nabiga scw❤️😊
@Cafiifi.
@Cafiifi. Жыл бұрын
Inta aay isticmaali lahaayeen farsmo aay leedahay naag gaalo ah waxaa u dhaamo ducada nebiga s.c.w aay ku dhaqmaan.❤
@hamdadeka4584
@hamdadeka4584 Жыл бұрын
Nio anigu magac baan kuu bixiyay oo waa "aqoonyahanka umada soomaliyeed"ma been ayaan sheegay😂
@cabdiraxmaanaxmed-ni5ie
@cabdiraxmaanaxmed-ni5ie Жыл бұрын
run ahaantii waxaad soo bandhigtey fikrad fiican laakiin waxaad ilow day (ducadii rasuul (scw) ilaahayow waxaan kaa magangalay caajiska)
@niimoabdi388
@niimoabdi388 Жыл бұрын
Ilawsho majirto walale Anago aqhrisaneyno beynu kuwax qabsaneyna i.a Utalasarasho alle kadib Iyo ducada kadib i.a
@Cafiifi.
@Cafiifi. Жыл бұрын
War Nabi Maxamed ayaa ka Hadlay ayada horteed ee midda nabiga dadka u sheeg ❤
@awba2344
@awba2344 Жыл бұрын
Mashaallah Tabarakallah Alleh haku xiftiyo
@abdihakimwarsame9318
@abdihakimwarsame9318 Жыл бұрын
KU SALI NABIGENA scw....💞💯
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
Sir fathi is one of my favorites youtuber
@SAMAAN24
@SAMAAN24 Жыл бұрын
Teach me English 😀
@cabdiraxmaanburhaan7270
@cabdiraxmaanburhaan7270 Жыл бұрын
Idoor khaniisiin
@amataallh1312
@amataallh1312 Жыл бұрын
@@cabdiraxmaanburhaan7270 War xiishoo maaxaa ka qaldan😈😄
@nasriinmahad9871
@nasriinmahad9871 Жыл бұрын
@muniir Jozeph qofka markaad dadaalkiisa gadhi kari waydo wax walba waad iskaga hadli Illhy ka baq Waar oo Heerkaa walgaadhye gaadh dee
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Ай бұрын
​​@@cabdiraxmaanburhaan7270 ilaahay aduun iyo aakhiroba kugu cadaab
@moeali4940
@moeali4940 Жыл бұрын
الحمد لله الذي احيا نا بعد ما أماتنا وإليه نشور 🙏🏽
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 Жыл бұрын
Immikadan ayaan ku dhagaysaanayo imtixaan ayaa iiyala runtii waxaana raba inaan darajo wacan keeno lkn maxa bilaabay inaan waxkle ku mashquulo video gan wuu i anfacay Allahay rali hakaanoqdo
@saalax7455
@saalax7455 Жыл бұрын
Fatxiyow sxpow muuaalkaaga lagamaba dhargo anoo ubaaahan oo xiiso uqabo lee iga dhamaadaa muuqaalkaaga alle haku barakeeye guul kuu rajeynaa i.a❤
@mubarakali5458
@mubarakali5458 Жыл бұрын
4321 kaseexo meesha caagyaw waan seexdayba😂🤣🤣
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Жыл бұрын
143Hdii macqul Thhay soo qor scw🥰
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Жыл бұрын
143 maxaa ka wadaaa
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Жыл бұрын
123 kawaday midhaa
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers sir fatih go forward best ideals choice 💪👍♥️😍😋
@marwaabdirashiid3586
@marwaabdirashiid3586 Жыл бұрын
Aniga ayaa hada ku jira wakgtigii ugu caajiska badnaa waxkasta an rabo in qabtana ma qabto ya rab isbedel fiican ku waydiisty😓😓
@misskoko19
@misskoko19 Жыл бұрын
Markii hore waxan kici jiray 4:00 habenimo anigo gudanaya waxkasto lkn Bishan intii Lagu jiray hal Malin oo kaliya ayankacay anigo is Leh bari hadana bari lkn Hada kadib xalku waa 1 2 3 bas 🤍🤍 thanks brother
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Masha alh legend thanks marwalba waan kudaawadaa horey usoco bro
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo ❤️
@zadakpml9715
@zadakpml9715 Жыл бұрын
Xeerka dhisida nafta meeh 🤔🤔🤔🤔🙏
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 Жыл бұрын
Masuul melakale ayan kuga arkaay. Raigaaga maadiga ah wan dawadey. Waa macquul ra'igaad shegtey. Bro nice
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad mahdsanid
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
Maskaxda maahe waa nafta. 🥰🥰
@bintuyoussouf1435
@bintuyoussouf1435 Жыл бұрын
Jazaka ALLAH kheir wll
@WABEERIBUSINESS2123
@WABEERIBUSINESS2123 Жыл бұрын
On attend impatient tes vidéos frère Big brother SiR fAtHi
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb waan kaa faaiidnay adigana aan kuu faaiidayno dheh hadda kadib "Warabbil kacbah", waayo sidaa baa saxan, tan kale waa khalaq,
@mulkimaxamed12
@mulkimaxamed12 Жыл бұрын
From tiktok guuleyso wall
@niimoabdi388
@niimoabdi388 Жыл бұрын
Wad mhdsanthy walalo sir fathi 🥰 ino sogudbi warbixinadan iyyo durustan faidada leh 🥰 more and more i.a Keep going 💪
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Жыл бұрын
Thanks my brother 🙏 ❤️
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Жыл бұрын
Mahadsanid sir fathi
@zakiahmad4427
@zakiahmad4427 Жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@Siciidcismaan-tq6mn
@Siciidcismaan-tq6mn 3 ай бұрын
Thanks bro.
@abdiqadirmohamed374
@abdiqadirmohamed374 Жыл бұрын
Thanks brother
@OsmanCaydiid
@OsmanCaydiid 6 ай бұрын
Mudane Fathi waad mahadsantahay😊
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims Жыл бұрын
First😍
@mahamedamiin2210
@mahamedamiin2210 Жыл бұрын
Zxp saaka ayaan dawadey videogaaz. Ilaa hal week ama hal usbuuc ayaan tijaabinayaa bal waan kugu soo celinayaaa wxii is bedel ah insha alla😊😊
@Tayzar303
@Tayzar303 Жыл бұрын
Tnx sir fathi
@M.M.C470
@M.M.C470 Жыл бұрын
fadxow runtii haddii ad vedioskaga ad ka dhigto malinle ama 2x runtii youtube heer waadka gaadhaysaa 123 kacoo kadhabee fadxoow. intasina waa iga talo 🥰🥰
@nasriinmahad9871
@nasriinmahad9871 Жыл бұрын
Illhy haku xafido wll hore usoco
@naimahassan2430
@naimahassan2430 Жыл бұрын
jasakalaah khyr
@osamadaud9206
@osamadaud9206 Жыл бұрын
War waa mahadsantahay wllkow jazakallaahu kheyra wcs
@hammimuuf1369
@hammimuuf1369 Жыл бұрын
Asc wllo sir Fathi waan ku salaamey wllo waad ku mahadsan tahay video Yada aad nosoo gudbiso mar walba wllo
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Жыл бұрын
Manasha allh sxp thanks
@DrahmedmohamedNUURI321
@DrahmedmohamedNUURI321 Жыл бұрын
FATXI AXMED ABSHIR 1 MILLION INSHA ALLAH
@abdiazizmohamoudsalah4296
@abdiazizmohamoudsalah4296 Жыл бұрын
thanks sxb
@mdyahye4260
@mdyahye4260 Жыл бұрын
Legend is back
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 Жыл бұрын
Good point
@amiirakhadar1708
@amiirakhadar1708 Жыл бұрын
😊😊thanks
@gulledgoogle5797
@gulledgoogle5797 Жыл бұрын
Muqalkan maa Dhamaysan Sppto ah 5 Second ayaan Tirsaday Qaybta Way isegtay sxpow 🤣🤣😅😅😅😄😄
@caishoabdiaziz3943
@caishoabdiaziz3943 Жыл бұрын
😂😂😂
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
1 2 3 wan ku tageera 👏👏😄
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 Жыл бұрын
Legend alle haku sharfo
@nimcoahmed6078
@nimcoahmed6078 Жыл бұрын
Hyeh wlll mcn mhtzanid ❤
@Mudasir11705
@Mudasir11705 3 ай бұрын
Wamahsantahe shb
@saalax7455
@saalax7455 Жыл бұрын
Sxpow muuqaalka xiga waxaad ka hadashaa dhibaatada muuqaalada galmada ah PLZ FATXI
@bilaalhersigood3715
@bilaalhersigood3715 Жыл бұрын
Thanks pro wlhi wan garan waayay sbbto tanaa nahaysata
@maxmudcarab7219
@maxmudcarab7219 Жыл бұрын
XAQIIQ weye
@dhugashomedia
@dhugashomedia Жыл бұрын
War waan ognahay ee wax nugu cusub ma'ahan 😅😅 2018 ayaan aragnay
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
Thanks
@hibaaqaxmed2204
@hibaaqaxmed2204 Жыл бұрын
Thanks pro✌👊
@Funny99554
@Funny99554 Жыл бұрын
Mahadsanid bari ayaan bilaabaya inshallah
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Жыл бұрын
Hada ku badal beri daa 😅
@sumayaabuukar5660
@sumayaabuukar5660 3 ай бұрын
Haye mabilwday wallo😂
@dragonawale747
@dragonawale747 5 ай бұрын
mahasanid waan ubaahnaa taladaas😊
@M-KHALIF
@M-KHALIF Жыл бұрын
Aan 5Minute rule sxpow xaga sax.
@M-KHALIF
@M-KHALIF Жыл бұрын
Wa Jira 5M rule ustaad
@Defa-kr8yi
@Defa-kr8yi Жыл бұрын
You r a best vidéo editor wallahi
@Samaanqore
@Samaanqore Жыл бұрын
3/2/1 bismillahi alraxmaani alraxiim ✊
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh allah
@somalimusic4591
@somalimusic4591 Жыл бұрын
5 seconds bad sheegataye 30 minutes wax noo tari waayey 😂😂😂😂😊
@maxamadaaminfaaahin6765
@maxamadaaminfaaahin6765 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Samiaahmed-y9d
@Samiaahmed-y9d Жыл бұрын
Haiska dhadhicin waxaas wll Maanka markaste wax positive ah kula hdl
@marufali7916
@marufali7916 Жыл бұрын
M.a allaha kudhawro sxb
@cabdiraxmanfarxan7031
@cabdiraxmanfarxan7031 Жыл бұрын
🙏
@nassirmohammed1882
@nassirmohammed1882 Жыл бұрын
Keep going brother
@mubarakhayaf2859
@mubarakhayaf2859 Жыл бұрын
The only legend
@saynabzulub8051
@saynabzulub8051 Жыл бұрын
Wow
@yacquub111
@yacquub111 Жыл бұрын
توكلت علي الله
@somaliqisotube
@somaliqisotube Жыл бұрын
Sir fathi
@mustafeciise5102
@mustafeciise5102 Жыл бұрын
❤❤
@quensahour1476
@quensahour1476 Жыл бұрын
Keep going
@siciidtix8994
@siciidtix8994 Жыл бұрын
Tiktok ayaan kadawadya Isla markiba KZfaq kahelay
@Maankey_pro
@Maankey_pro Жыл бұрын
Please wll share out ii same hami aya leyahay inaa KZfaqr caan eh noqdo rabaa ❤❤
@nacimoalijamac6366
@nacimoalijamac6366 Жыл бұрын
Run ahaantii waxaa soobandhigty figrad fiicn
@altaqwa2229
@altaqwa2229 Жыл бұрын
Good 👍
@mukhtaarsuleymaan123
@mukhtaarsuleymaan123 Жыл бұрын
M.a😍😘
@ahmettharpiofficail6777
@ahmettharpiofficail6777 Жыл бұрын
WLL TAARIIKHAHA IYO WADAMADA VEDIOS KU SAABSAN NOO SOO BADI IYO TAARIIKHIHII MUSLIMIINTEE CAJIIBKA AHAA ALLE HAKU BARAKEEYEE🥰
@zaynabcabdalle
@zaynabcabdalle Жыл бұрын
Fathi aad ban ku taagera noso badi waanoyinka
@muhahasanhusein3210
@muhahasanhusein3210 Жыл бұрын
Sir Fathi is not easy 😂😂😂😂
@cabdirisaaqcalimedia8369
@cabdirisaaqcalimedia8369 Жыл бұрын
Sxp softwareka ad isticmaashid magaciis
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 Жыл бұрын
bil kadibbaan muuqaalkaan usoo laabandoonaa anoo rule kaan ku dabaaqay noloshayda in badan ee kamid ah
@maahirdaahir1980
@maahirdaahir1980 Жыл бұрын
Ma libaaxii baa 🦁
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Жыл бұрын
ala ani saan ahay anigo video gaan arkin markan hol qaban rabao tirsada 3.2.1 marmarna markan cajiska sa idka i hayo 10 aa tirsadaa inta aan tirsahayo an cajiska iska qadaa marki wallkey wX qabsa heyno wan tirsana halmar ana hol qabsanaaa❤️❤️❤️
@wardamohamed
@wardamohamed Жыл бұрын
Igu halee
@aamiinasad1620
@aamiinasad1620 Жыл бұрын
M a
@liibanalfatih
@liibanalfatih Жыл бұрын
Sxp muuqalada maxaa ku samaysaa
@axlaamabdulkadir7963
@axlaamabdulkadir7963 Жыл бұрын
Wcs
@maxamedibraahim6967
@maxamedibraahim6967 Жыл бұрын
@sir fathi awwey link waaba waayaye soo dhig
@Cadaaninaasir1
@Cadaaninaasir1 10 ай бұрын
Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidka Abubakar Al sadiq ee Nairobi. Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowaan ka yimid Dalka Hindiya ayaa Xaaladiisa Caafimaad halkaas lagula tacaalayay. Waa jimce Dhamaanteen aan uducayno Sheekh Maxamed Cabdi umal oo kamid ah Culimada loogu Jecelyahay Somalida.
@saynabzulub8051
@saynabzulub8051 Жыл бұрын
🥰
@ismaaciilcabdi9872
@ismaaciilcabdi9872 Жыл бұрын
wllhi lagend baa thy 1M baad uqalntaa wllhi
@cabdiwaxid
@cabdiwaxid Жыл бұрын
Aniga xataa waxaanrabay inaanfiirsanin kan KZfaq laakiin waxaa tiriyay 12345 markaaswaa dhaqaaqy
@marwaahmet7596
@marwaahmet7596 Жыл бұрын
Wllo kasoo hadal kalsoonida nafta
@iqroahmad1988
@iqroahmad1988 Жыл бұрын
Asc ✋👐
@millioner-8M
@millioner-8M Жыл бұрын
1aad 2aad 3aad #SUBSCRIBE kuu taabtey kuuna #LIKE-gareeyey😂👆✔👍
@cabdallacabdiraxmaan3449
@cabdallacabdiraxmaan3449 Жыл бұрын
Lagendy
@jungalaarraking1382
@jungalaarraking1382 Жыл бұрын
Ku walpa oon isdhaho kan ayaa waano wanaagzan kuu wadaba naag ama nin gaal ah hormar uu sameeyay uunbuu iiga bilaabi 😰😩
Caajiska Badan Maxaa Keena..? Maxaase Looga Hortagaa..? Sh Mustafe
10:48
Barashada islamka
Рет қаралды 19 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 62 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,2 МЛН
ARAWEELO | Suntii Ragga Kaga Ilmaysiin jirtey😬😱
13:45
Sir Fathi
Рет қаралды 26 М.
7 Iska daa Nolol adigu aad leedahay SAMAYSO!
12:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Sababaha Noloshaadu u hoseeyso !
13:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Hal fikrad ayuu Billionaire ku noqdey🇰🇷😲
9:05
Sir Fathi
Рет қаралды 38 М.
SHIIKH MUSTAFE | Caajiska waxa keena iyo sida looga Adkaado
10:44
sh mustafe xaaji ismaaciil
Рет қаралды 9 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН