WAA TAN JAWABTAD WADA SUGAYSEN🤗 LUXEMBOURG✔️# abdirhman dollar vlogs

  Рет қаралды 23,706

Abdirhman dollar vlogs

Abdirhman dollar vlogs

2 жыл бұрын

Markasta fikirkagu wa noo muhiim
Iyo sualaahad qabatad
Chanelka subscribe ino
Sara like tuna wa dhiiri galin markasta
Wixi sualana comment igu reeb wad mahad san tahay # vlogs # abdirahman dollar vlogs

Пікірлер: 114
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 2 жыл бұрын
Where have you been My young bro 😎. Mr Dollar 💵,Keep going your Channel will grow insha allaah. Make more Vlogs Masha allaah and thank you for your time. Waan ogahay in aad waqti iyo juhdi badan aad gelisay sidii aad umada Soomaaliyeed meel walbo aay joogaan u fiirsan lahayeen noloshaada iyo tan wadanka Luxemburg 🇱🇺 looga nool yahay. Mahad sanid. Stay positive. Take care From UK 🇬🇧 London
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Thanks you wlo dhiiri galintaada 🙏😍
@abshirahmed7245
@abshirahmed7245 2 жыл бұрын
Kuu dhax waloo baba
@abshirahmed7245
@abshirahmed7245 2 жыл бұрын
Waan kuu wata
@maxamedibraahimabdiahmedof1669
@maxamedibraahimabdiahmedof1669 2 жыл бұрын
Pp
@NoorBaba-jh7rs
@NoorBaba-jh7rs 2 ай бұрын
Asc
@FaraxXuseen-rs7ue
@FaraxXuseen-rs7ue 2 ай бұрын
Mahadsanid, walaal.
@SadaamMr
@SadaamMr 6 ай бұрын
2023 September 8/12 ayan so galey jarmalka 2sano ayan libiya ku jirey alx❤ waa wadan aad u fican waxbarshada wa bilash tarenada wa bilasha
@salmanjama6663
@salmanjama6663 2 жыл бұрын
KZfaqr somalia ama african ah oo ka fiican ma arag waqtikooban ayaa nagusiisayy maclumad badan. Thanks walaal
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 10 ай бұрын
Thank you pro
@yahyeomer7844
@yahyeomer7844 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Ayaad up mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad wax noogu sheegtay Keep going pro
@antoniawarsidemedia7334
@antoniawarsidemedia7334 2 жыл бұрын
Keep going Brother
@suhaypclraxmaankafu9452
@suhaypclraxmaankafu9452 2 жыл бұрын
Keep moving zxp
@somaliwaahal5157
@somaliwaahal5157 2 жыл бұрын
Waaaw Masha Allah keep going wllky🌹✌️
@arrojanno5341
@arrojanno5341 2 жыл бұрын
Masha llh😍😍😍
@shakermohamed6348
@shakermohamed6348 2 жыл бұрын
keep going bro
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 жыл бұрын
Sxb mahadsanid cabdi armaan
@fatimayusuf5733
@fatimayusuf5733 2 жыл бұрын
Legend waan imaan in sha allah
@yahyeomer7844
@yahyeomer7844 2 жыл бұрын
Vlogyadana inoo soo badi pro
@ahmedzaki2094
@ahmedzaki2094 2 жыл бұрын
Hore usoco wlalka legend 💪🥀
@cabdulahicadaan4538
@cabdulahicadaan4538 2 жыл бұрын
legendary
@mohammedibraahim8544
@mohammedibraahim8544 2 жыл бұрын
Inshllh mar wan imanaya
@shuuriye115
@shuuriye115 2 жыл бұрын
Wll ireland 🇮🇪 kaso hadal adigoo mahadsan
@shukrii9137
@shukrii9137 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 2 жыл бұрын
Legend dolar wadankan zhp malagu imaaan kraaaa pasabord somalia
@hodoayan6689
@hodoayan6689 2 жыл бұрын
Wllo wadanku waa xagee ma 🇷🇴
@somaliwaahal5157
@somaliwaahal5157 2 жыл бұрын
Allaha ku dhawro wllky rumaad nolashu Kuma xumayzo huun0💞❤️🌹😍✌️
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
My sstr iga yar 🥰🥰🥰🥰🥰 aamin huno
@ahgahg3376
@ahgahg3376 2 жыл бұрын
Wll Wan raab
@mohamedabdirazak8339
@mohamedabdirazak8339 Жыл бұрын
Wll ad ayaa umahasantahay 😊❤
@abdirashiidqodob1877
@abdirashiidqodob1877 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Sido kle shp
@NoorBaba-jh7rs
@NoorBaba-jh7rs 2 ай бұрын
Asc
@samatarmohed7919
@samatarmohed7919 Жыл бұрын
Waa mel fic
@aminahme8477
@aminahme8477 2 жыл бұрын
Bon courage pour ta au boulot frère👍👍
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Hi queen 👸 I'm ahmed
@NoorBaba-jh7rs
@NoorBaba-jh7rs 2 ай бұрын
Warbixin
@maxamedgurey3249
@maxamedgurey3249 2 жыл бұрын
Hhhhh
@aminahme8477
@aminahme8477 2 жыл бұрын
Magnifique mon frère c rxm
@jimcaalecaddaani
@jimcaalecaddaani 2 жыл бұрын
Zxp Visaha Side lagujelikara ado raliya
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Walal abdirahman . Farxad ku naalow ee pls walal Luxembourg 🇱🇺 side ku imaan karaa wall cafimaad maku imaan karaaa
@hamoudyyasim3941
@hamoudyyasim3941 2 жыл бұрын
Huuun0 mahadsanid
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
My queN 🥰🥰🥰
@safiyajama2031
@safiyajama2031 2 жыл бұрын
Wll waad mahadsanthy wll dadka leh faraha greece maka cafiyaan adoo mahadsan iso jawab wll🙏
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Luxembourg meeqo loogaa shaqeeyaa bishii dhalashadiisaa sifudu maa lagu helaa wll
@AsadMohan-om1li
@AsadMohan-om1li Жыл бұрын
Lacagta lagu tago nosheeg pro
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 2 жыл бұрын
Sideed kutagtay sxbow
@NoorBaba-jh7rs
@NoorBaba-jh7rs 2 ай бұрын
Nasi
@nasramahdi7225
@nasramahdi7225 8 ай бұрын
Ma jiraa qof joga Luxembourg
@ayanmanaliza2204
@ayanmanaliza2204 2 жыл бұрын
Pro ado somalia jooga waxbarsho ma usoo adi karaa visihiisa ma la heli karaa
@ahmedibraahin6918
@ahmedibraahin6918 2 жыл бұрын
Asc wall wadanka ayan ubahanahay inad kaa warasto xagee lagaala soo xidhiidhayaaa please
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
si qalad baad ogu dhawaqeysaa, Lugsanbuur?
@ericmoha1028
@ericmoha1028 Жыл бұрын
zxp meel aa kala so xariiro isheeeg
@user-oy5cu5ys4t
@user-oy5cu5ys4t 7 ай бұрын
Bro sharciga Luxembourg iyo passport mudada lagu qato pls
@baariyowboy456
@baariyowboy456 2 жыл бұрын
Nio Luxembourg maku Iman Kara work permit aaan ka heysto South africa
@mohaali2303
@mohaali2303 2 жыл бұрын
Sxp muqalo ku laapo arimaha qaxotiga si fcn ugu so hdl sidey Dadka ku qapilan
@guuldoonabdilahi8259
@guuldoonabdilahi8259 2 жыл бұрын
Sxb wad mahad san tahay waxa aan ku waydiin lahaa sxb sida lagu soo galo ama lagu yimaado ee qaxoonti layskaga dhibi karo
@aragsan
@aragsan 2 жыл бұрын
War hoyo hadan hada sogalo sharciga may isinayan o ma usodac wonkara qarabada
@M.khaliij.
@M.khaliij. 8 ай бұрын
Walaal qof fara yurubta kale leh sharci mala sinayaa
@naciimacige6352
@naciimacige6352 2 жыл бұрын
Masha Allah mahad sanid walaalkeey
@amoreali3781
@amoreali3781 2 жыл бұрын
Sxb wadanka ceer malaka qata
@muqtarhashi6801
@muqtarhashi6801 Жыл бұрын
Bro xge Kala soo xariiraa
@goldenwords9941
@goldenwords9941 Жыл бұрын
Asc walaal hadii aan dal xiis ku imaado ma iska dhiibi karaa
@yarantaxafada3170
@yarantaxafada3170 2 жыл бұрын
Wlal wan raba side ku imadaa
@muniiracumar6757
@muniiracumar6757 9 ай бұрын
Wll xagee faraha la dhigta luxembourg ?
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Luxembourg 🇱🇺 waa Meel Qurux bdan wana wadanka aduunka ugu taajirsan. Ee Sidii lagu imanayey aya adag
@mustafemahamud3563
@mustafemahamud3563 2 жыл бұрын
Maxa adkeyey bro
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 2 жыл бұрын
Hadaad shaqeyso xitaa 20% miyaa bixinee
@mohamedamin449
@mohamedamin449 2 жыл бұрын
High iskuulka 3 years sowma ahn io 2 years language aad ku baraneysi
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Haaa wlo
@MohamedIbrahim-os9xy
@MohamedIbrahim-os9xy 2 жыл бұрын
@@abdirhmandollarvlogs side lagu iman karaa bro hami weyn ayanka leyahay really imanshaha mid kamida wadama rer europe qasan germany ama lexumberg thkz jwb
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Legend 😁
@aminaahmed4931
@aminaahmed4931 2 жыл бұрын
Turkiga Ayaan degenahay Basabor Somali maku heli karaa vise dalxiis?
@CabdiGuray-mh5go
@CabdiGuray-mh5go 10 ай бұрын
Qofka haysta sharcig talyaniga side ku imaan kara
@garaadsuudi2
@garaadsuudi2 2 жыл бұрын
Jamacadaha dalku ma bixiyan scholarship iyo sida loo codsado mahadsanid
@Bulshaawi_24_
@Bulshaawi_24_ 2 жыл бұрын
Proo aniga waxaan rabaa in aan imaado ee sidee loosoogalikaraa wadankaas yacni sidee loohelaa vizaha dalka Luxembourg 🇱🇺 iisheek proo
@sucaadahmed4854
@sucaadahmed4854 2 жыл бұрын
wa xage luxembourg
@shukritarabi6686
@shukritarabi6686 2 жыл бұрын
Walalkey rumaad noloshu kuma xumeyso
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Pig respect wlo 😍🙏
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
Luxembourg kowna maaha, labana maaha ee waxaa jira wadamo aad u badan ee la tago shiikh.. Spain, France, Italy, Greece, Portugal, Netherland, Switzerland, Croatia, Germany, Turkey, Andorra, meelahan Europe kuma yaaliin miyaa mise geelaa laga raacaa miyaa micnaha shiikh meesha buunbuuniska ka daa, dalkiiska wuxuu yahaa aadan aqoon.. Ciyaalka Germany, Belgium. France, Austria hadaa aragtay ma khalkhashay weligay Luxembourg baan dalxiis u aadayaa qof leh ma arag xitaa Internet-Ka.. List-ga 20 wadan ee Europe ugu horeeya haday soo galaan nasiib leeyihiin
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
Greek, Spain, Portugal iyo Croatia ha soo sheegin bal, kkk
@hanadhusus4658
@hanadhusus4658 2 жыл бұрын
Abdiraman pro " arday jamcado ma qaatan hada jaamacadaha ku yaalo mid kamid ah apply gareeyo 🤔hadee qaataane waqti intee la eg ayeeku qadataa iney ardayga aqbalan " thank u .👍❤️
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Zhp qli jamacado in aanay jirin ayan u malaynayaaa la apply gareyo Lkn visit wad ku iman kartaaa hadad haysto passaport ayna fisaha ku siyan
@khadrasaid9340
@khadrasaid9340 2 жыл бұрын
@@abdirhmandollarvlogs walal mcn fadlan Ii jwb waxan ahysta passport kenya waxana jooga turkiga ee maysiiinkaraan maad u malaynkartaa hadan rabo i. Aan Salvador visa dalxiis ?????
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
@@khadrasaid9340 wlo qali waxad aada safarada luxembourg ee dalka turkiga ka dib iyaga ku sheegi dona sida ay surto gal u tHy Lkn dalxiin ahaan waa loo imaaada
@hamdaaden1842
@hamdaaden1842 Жыл бұрын
ASC wllo waxan raba inad warbixin isiso xaga sharciyad iyo qaabka lisgu dhibo se inte sharciga lisgu siya wllo warbixin iga si ado mahadsan wllo waxan rab in imado
@hamdaaden1842
@hamdaaden1842 Жыл бұрын
Isn shalah
@AlmaCollection-fo7qq
@AlmaCollection-fo7qq Ай бұрын
Qaxoti maqato miya
@abdikadirfarrah7378
@abdikadirfarrah7378 2 жыл бұрын
Sxb dadka qaxotiga ah sidey ku iman karaan oo sharciyo wadama kale hesto
@axmedmahmud2707
@axmedmahmud2707 2 жыл бұрын
Soomali masogalaan miyaa
@Humblegirll
@Humblegirll 2 жыл бұрын
Sidee lagu gala marka la rabo inad is ka dhiibto se qof yurub sharci ku leh ma qaada wll
@MoxamedYare
@MoxamedYare 5 ай бұрын
Sxp visaha halkee laga helaa codsi waaye wll isheg
@mrrjack7500
@mrrjack7500 Жыл бұрын
Education free miya bro i ask you again?
@zaakofficial7790
@zaakofficial7790 2 жыл бұрын
Asc sxb luxembourg 🇱🇺sharcigeda intee laysku siya family maloo dacwoon karaa sxb ado mahadsan iga so jawab🙏
@kessesuldaan8036
@kessesuldaan8036 Жыл бұрын
luxembourg sharcigdee way bixisa hadad waxad sheegtay ayadag yihiin familygan way kuso qadaysa lkn markad sharciga ku siyan waxad haysata mudo 3 bilod ah oo aad ugu dacwoon karto haday ka dhacdan adiga jeebka ka bixinaya hadad aabo tahay way kuso qadaysa unadkaga sida xaskaga io adiga walidkaga ku dhalay intasay soqadaysa lkn walalada kuma jiran waka wllo informationka wadanku
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@kessesuldaan8036 powe ani side kuheli kara visaha
@sarahartan1560
@sarahartan1560 Жыл бұрын
​@@kessesuldaan8036 wll dalxis ahan hada kusogalo oo qaxotiga isku dhibo may aqba layan
@kessesuldaan8036
@kessesuldaan8036 Жыл бұрын
abdirihmankayga nin cukuz bad tahay dadka ino bar wadanka bro
@zakivector77
@zakivector77 6 ай бұрын
Wll waxaad ii sheegta qof ma iska dhiibi kara luxumebrog dadka europe tahriibka ku soo galay
@Fanto1Style
@Fanto1Style 2 жыл бұрын
Walal waxan rabaa in aan imado isoqor lambarkaga si aad i cawiso waa hamdi form swedan 😊
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
Apa maxa ku fale ado Sweden joogo
@SadaamMr
@SadaamMr 6 ай бұрын
Sweden wx ka fican jarmalka nio
@CabdicasiisIbraahim-qe4vl
@CabdicasiisIbraahim-qe4vl 8 ай бұрын
Adigu sedeet uso gashay
@yarantaxafada3170
@yarantaxafada3170 2 жыл бұрын
Abowe please isojwap
@mohammednoor7729
@mohammednoor7729 Жыл бұрын
marka hore adiga isku jawaab oo timahaaga hagaaji qoomka aad isku shabahdo ayaad la mid noqoneeysaa
@welldoneofficial8707
@welldoneofficial8707 2 жыл бұрын
Sida lagu imaado kaso hadal wllo
@mohamedabdullahi3698
@mohamedabdullahi3698 Жыл бұрын
Lug🦵 san👃 buur🏔 😂😂😂 sorry for that
@maxamedyuusuf3681
@maxamedyuusuf3681 Жыл бұрын
😅😅
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 10 ай бұрын
😂
JAWAABTI  LA  WADA SUGAYEY⁉️ UGU DANBAYN WAN SO HADLAY
19:01
Abdirhman dollar vlogs
Рет қаралды 12 М.
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 17 МЛН
Nolosha Belgium iyo ganacsiyada somalida magaalada Brussels.
7:00
Mohamed Abdikarin
Рет қаралды 3,5 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 9 М.
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
貓咪 小鬼當家🎮🔫🚑 #aicat #shorts #cute
0:41
Cat Cat Cat
Рет қаралды 29 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 7 МЛН
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 46 МЛН
Аниматоры в форме СПЕЦНАЗА: Именинника разыграли
0:21
Собиратель новостей
Рет қаралды 12 МЛН