No video

Waajibka Inaga Saaran Muslimnimada Shacab Iyo Dawladba''Sh Barbaraawi

  Рет қаралды 119,084

Bulsho News

Bulsho News

3 жыл бұрын

Waajibka Inaga Saaran Muslimnimada Shacab Iyo Dawladba''Sh Barbaraawi
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 131
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 3 жыл бұрын
Masha allah jazakallah
@Bulshotv
@Bulshotv 3 жыл бұрын
Mahadsanid nimo suleiman
@hussienjanaalle230
@hussienjanaalle230 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khayr
@abdiahmed1324
@abdiahmed1324 3 жыл бұрын
May ALLAH give you highest Jannah brother for speaking truth without fear of the creation!
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
Alle xaqa hayna garan siiyo 🤲🤲
@abdigedifanaanadqaaliyacaa371
@abdigedifanaanadqaaliyacaa371 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh muse waa munaafaq
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 жыл бұрын
Maasha Allah, waad taabatay Xaqiiqdii.Jazzaaka Allah
@israismail395
@israismail395 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@cadaancali5278
@cadaancali5278 3 жыл бұрын
Shiiq barbaraawi ala haku cafido Manta ayaan dhahaaye aawey culumadii ani maihi siyaasi ani maihi reer woqoy lkn arinta coldoon kahadle ayaa ixanuujise
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Masha Allaah sheikh barbarawi. Jasaa ALLah
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
Alleh ku barkeeyo alleh ku daro miiisanka xasaandka sh .barbaarawi ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cnasirhassan9256
@cnasirhassan9256 3 жыл бұрын
Masha Allah sh.barbaraawi
@khadrayusufdama8402
@khadrayusufdama8402 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💚💚
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Thank bro bulsho tv
@Bulshotv
@Bulshotv 3 жыл бұрын
Adiga Mudan Happy Ahmed
@dr.khadarmohameddaud6993
@dr.khadarmohameddaud6993 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك
@axmedgadhle236
@axmedgadhle236 3 жыл бұрын
Woow alalhee waa sidaan rabey
@sahasaha712
@sahasaha712 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 🤲🏻
@hubqaadjamal1624
@hubqaadjamal1624 3 жыл бұрын
اللهم آمين رب العالمين
@hubqaadjamal1624
@hubqaadjamal1624 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Sheekh Khayr Allaha ku siiyo. Aan u ducayno madaxda ummadda Soomaaliyeed, Allaha soo hadeeyo dhammaantood.
@sahasaha712
@sahasaha712 3 жыл бұрын
الله يحفظك 🤲🏻🕋🤲🏻
@aliabdi9872
@aliabdi9872 3 жыл бұрын
Waakhudbad fican jizakalaah
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 3 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH sheekhu Xaqiiqaduu ka hadlay, dhinacyo badan buu ka hadlay sheekhu raga Internet ka ka shaqaysta , kuwa dharka keena , masuuliyiinta, walee wuu xujeeyay,
@NABIIL_SHOW
@NABIIL_SHOW 3 жыл бұрын
Mansha allah xaqa halagu dhawaqo madax dana yan laga gaban ee runta halo shego
@user-yv2md6fo4v
@user-yv2md6fo4v 3 жыл бұрын
الله اكبر
@hubqaadjamal1624
@hubqaadjamal1624 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@qqzzmm357
@qqzzmm357 3 жыл бұрын
Waa in lasiidaaya CABDI malik
@sahraomar5898
@sahraomar5898 3 жыл бұрын
Mashallah tabarekallah
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah jazzkalla khayr
@sahroali1196
@sahroali1196 3 жыл бұрын
Barakalaah. Sheekh. Barbaraawi
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
Maansh alleh diinta islaamka wa sharaf & nasteexo iyo dagnan iyo Diinteenu wa nabad galayo iyo naxriis alow diinteena nagu dil naguna noole diintrena waa nasteexo iyo dagnaasho iyo nabad galayo iyo naxriis alow diinteena nagu dil naguna noole alow diinteena bád baadi
@runcabdi8315
@runcabdi8315 3 жыл бұрын
Ilahay hakaa ajri siiyo anagana hana garansii
@bashman345
@bashman345 3 жыл бұрын
جزاه الله خيرا
@fowziyaisse2869
@fowziyaisse2869 3 жыл бұрын
Scw
@xusengk1700
@xusengk1700 3 жыл бұрын
Yaaaaaaaaaa
@sakariyeyare7308
@sakariyeyare7308 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha Ku xafido
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 3 жыл бұрын
Mashallah
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Sheekhaw kahadal kuwa ciyaalkeena ukeenaya qowmu luudka
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Geesiga labaad ee Somaliland
@omarabdullahi5699
@omarabdullahi5699 3 жыл бұрын
7:00 qofka muslimka wanaagisa aduun iyo aakhiro in laga shaqeeyo ayu leeyahay dacwada ay jamacadu tabliiqa wadana wa redinaya.Culumada tabliiqa radineyso waxa loogu cudurdaara manaaficda dacwada laga helo oo ka qarsoontay ee kama ahan cadaawo.sida kale Sheeqa jazaahullahu khayr
@kamasfarahbarre4173
@kamasfarahbarre4173 3 жыл бұрын
Free samafale coldoon
@wararkadahsooniyokashaqayn3969
@wararkadahsooniyokashaqayn3969 3 жыл бұрын
maasha allaah
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Xaqa sheeg hadaad tahay sheekh waayo diinteenu wey diidey dulmiga iyo indadka lagu xidho xaqa Waxaabay ahyd in aad kahor hadazho
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
أللهم إني أعوذ بك من الشرك و النفاق و من الحقد و الراءا
@jamalibrahim3602
@jamalibrahim3602 3 жыл бұрын
Shekih barbarawi hafidahulah mashallah
@marakizamal
@marakizamal 3 жыл бұрын
Mashalllah sheekh
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin tv B
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
أللهم اهدنا الي صراطك المستقيم امين
@mustaphamohameddahir5344
@mustaphamohameddahir5344 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@EmeraldZach
@EmeraldZach 3 жыл бұрын
Jazakallaah khayr
@user-pz9iz9bb2i
@user-pz9iz9bb2i 3 жыл бұрын
اللهم اامين يارب العالمين
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 3 жыл бұрын
Maasha allah
@engasadaxmed7861
@engasadaxmed7861 3 жыл бұрын
Maansha alaah jisaaka laah
@hirsimohoo4437
@hirsimohoo4437 3 жыл бұрын
Arinta a.maalik uu ka hadlay maxey culimadiina uga aamusteen diinta maahan in dadka laga qariyo wacyiga jira ee runta sheeg oo intuu a.maalik sheegay sheeg hadaad xaq sheegeesid
@hussienjanaalle230
@hussienjanaalle230 3 жыл бұрын
Mash Allah jazakallah
@xuseendaahir2251
@xuseendaahir2251 2 жыл бұрын
asc waa in lasidaya cabdi maalik
@abdideeqali528
@abdideeqali528 3 жыл бұрын
Shekh asagaa dadka khiyaa maya wuxuu uga dhigayaa khudba jimca in uu u aqrinayo mana aqrinayo khudbo ee wuu wacdinayaa saas darteed dad kaas Duhur baa ku waa jibay wuu na khiyaa nay fariin taas qofkii arka ha gaar siiyo in khiyaamay muslimiita. وبالله التوفيق والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@cabdiidirisdaahirfariidfaa2
@cabdiidirisdaahirfariidfaa2 3 жыл бұрын
Maashaa Alaah alehakuxiftiyo insha alaah dadka.guulbaadgaadhsiisay.somaliland
@EmeraldZach
@EmeraldZach 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@maxamedtahliil6365
@maxamedtahliil6365 3 жыл бұрын
Kahadla walaalayaal
@mohmedabdirahaman4123
@mohmedabdirahaman4123 3 жыл бұрын
Mashha allah
@fardowsa6949
@fardowsa6949 3 жыл бұрын
Subxaanalaah arimo waweyn ayuu shiikhu kahadly ku wa cuntada iyo dawada keena kuwa shayuuk da isku sheega ee qof muslim ah inla dilo ogol bilaa sabab waa arimo aad u waaweyn ee maxaa gabadha sawir kee dhex geliyay subxaanalaah qof waliba siduu doono ayuu midhiya u is ticmalaya.
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Iyo sheekha
@sihamaisha5639
@sihamaisha5639 3 жыл бұрын
Masha Allaah shekh jazakumulaah khayr Alfa Alfa mara
@aminaismail5222
@aminaismail5222 3 жыл бұрын
Asc
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 3 жыл бұрын
Bulsho News sawirada beenta ah meesha ka qaad oo sumcadaada illaasho. Mabuu ka hadlin Sheekhu saddexdan qof ee aad meesha soo dhigtay xishooda oo wax iskula hadha
@maxamedcali6470
@maxamedcali6470 3 жыл бұрын
Y
@NABIIL_SHOW
@NABIIL_SHOW 3 жыл бұрын
Culimo baqa shada daya sida xorta uhadla
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 3 жыл бұрын
👍💜💜
@mahomedhalaase3948
@mahomedhalaase3948 3 жыл бұрын
Daacada kitaabka inta lagatago in Reer galbeed dacad lonoqdo bay Mareysaa somaalidu wamaxay Dhaqanka laynabaraya o abariso Laynagu barayaa o muse leyahy Wa fiican yahy dugsiyada qur anka Mabooqday intu jogay haduu dhaqan Suuban u kurgelayo tolow reer galbadku A baariso ma tasfiil qur aan bay kudhigan?????
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Somaliland Madaxdeedu diintay ilaaliyaan, waanay difaacaan diinteena Suuban. Waa in diinta, dalka iyo diinta la wada ilaashado.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Khaniisiinta iyo gaalada ayaynu ilaalina soomaali oo dhan baan ka hadlayaa damiirkeenu wuu dhintay wlle dhalinteena ayaa bad baado u baahan iyo kacdoon shacab Kan raas casayr jooga iyo kan wajaale jooga far qofka lagu fiiqo oo wax yeelo gaadho waa in aynu wada dofaacno iskaba daa mid la qarxiyay mid tahriib ku dhintay iyo la gaalaysiiyay iyo mid la fara xumeeyay oo khaniisiin baaba wadanka buuxa magaalo gooniya ma joogaane meel walbay joogaan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
@@aqoonqaate8109 Maad fahmin ee danahaaga shaqsiga ah raaco mardanbana danta guud ha ka hadlin.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
@@abiibabiib4108 maad fahmin waa khalad afka iska hagaaji
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
@@aqoonqaate8109 Somaliland oo dhami waa dad Muslimiina diintana waanu ku adag nahay.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
@@aqoonqaate8109 Somaliland dadkeeda way taqaana fayadhowrkooda. Cidna uma dabafadhiisanayno ilaalinta Diinta Suuban, Nabada iyo Horumarka dadka iyo dalka Somaliland. Geedka Argagaxisada caalamiga ahi kuma Somaliland dhexdeeda.
@Abdulkga
@Abdulkga 3 жыл бұрын
Daawadaas aad shegtay ee qishka ah, kuwa soo dejiyaa dhamaantood khamiiska Carabta ee aad wadato, ayay sitaan, umaddana diintaas ayay ku khaldaan, waana lays bartay.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Abdulkga Subxaanalaah isagu ma ku jiraa ileen kuwa kale masuul kama ahee
@Abdulkga
@Abdulkga 3 жыл бұрын
@@ilhanhassan9813 Ilhaaney, ninka Coldoon ku taageeray khaladka uu ka galay Somaliland, wax ka xaaraansan Berberaawi ayaaba iska yar!
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 3 жыл бұрын
Dadka xaqqa kahadla Ee edeb darada looxidgayo maaad kahadashil in taad meel kale agagaseyso wacdi waxaaa ugu fiican xaaalada cusub in laga hadlo arinta cabdimaalik arintiisa iyo waxyaalaha lamidka ah
@engasadaxmed7861
@engasadaxmed7861 3 жыл бұрын
Sheekh runta ma ogola madaxda soomaliland in diinta difaacana ma rabaan galaada ayay ka farxiyaan
@abdirahmanmahad9393
@abdirahmanmahad9393 3 жыл бұрын
Maxa ka dhexeeya sawirrada iyo khudbada. Anshaxa dhawra oo muuqaallada aad xasaradda aan meesha oollin aad ka baadigoobaysaan iska daaya.
@cycyare5649
@cycyare5649 3 жыл бұрын
Kanisada madka hadashid ???
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 3 жыл бұрын
HARGEYSA GUDAHEEDA KA HADLA WAXA KA DHACAYA,
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Sarah Maxaa ka dhaca hargeisa Qof walba hargeisa ayuu u kaadi imanayaa. Ka hadla magaalooyinka kale maxaa Hargeisa idin dul wadhay meeshii ugu wanaagsanayd ee umadi soomaaliyeed isugu timid ee amaanka ahayd maxaa u cambaaraysaan eed u caydaan Meelaha qudhmayba kama hadashaan ee la isku cunayo een qof juuq odhan karin. Taga meelahaas wanaagsan oo amaanka ugu dadaala soomaaliland
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 3 жыл бұрын
@@ilhanhassan9813 kkkkkkkk, Hargeysa madaa leh, mise dadka ka xigta??? Garasho la, aan baa ku haysa. Horta waxa laga hadlayo bal faham
@Maan_koriye
@Maan_koriye 3 жыл бұрын
Muse waa qandaraaslee ma qandaraaskibaa halkaa la galay nin u nasteexaynayay buu xidhay cidii diunta ku gafayna wuu ka baqayaa hhhhhhhhhh
@diyaaro68
@diyaaro68 3 жыл бұрын
Allow xaqa nagusug
@ahmedmiremoussa3790
@ahmedmiremoussa3790 3 жыл бұрын
muuse wuu cebobay lkn citirafka xalkas lagalay
@Kbrallh
@Kbrallh 3 жыл бұрын
Muuse wuu fashilmay ee hanala dhaafo qabyaaladiisa
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
S.c.w
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 жыл бұрын
Nooca waallida ee kursi jacaylka laga qaado soobarta
@shukriomar1734
@shukriomar1734 3 жыл бұрын
SHEEKH adiga maxaa u arki weyday inta u arkay coldoon oo uga hadali weyday oo Lo xiray adigaba xaqa AYAA ka saran diinta Ee dhaman culumada haka hadalaan oo Alle ka baqa oo diinta xaqeda siiya oo ka ilaaliya dadka diinta ka sarayaa
@xamsemaxamed905
@xamsemaxamed905 3 жыл бұрын
Bulsho tv waxay noqotay beenalay kilip ayaad kuraadinaysaan beenta lkn sumcad xumo ayay idinkutahay walhi
@omergul4363
@omergul4363 3 жыл бұрын
Anaaba la yaabay bulsho tv3 habdhaqankiisa runta
@ladnadaauud3482
@ladnadaauud3482 3 жыл бұрын
Hala xidho
@somalitech2842
@somalitech2842 3 жыл бұрын
War yaa sheekhu dadkan aad soodhigtay kamahadlayo
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 3 жыл бұрын
amiin
@safiyaiidan3366
@safiyaiidan3366 3 жыл бұрын
Stats
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Haduu qofku qaangaadho madawaynuhu shaqo kuma laha dharkiisa waayo muu dhalin Hadii qofka lagu qasbo xijaabka isagoo wayn khasab ayay noqonaysaa dhibaato ayaa ka dhalanaysa.
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
Ilhan hassan adigu suuqa hargeisa usoo bax adoo qaawan khasab maaha xijaabkuyee kulahaa!!!!!!!!!!
@AliOSMAN-mx3ol
@AliOSMAN-mx3ol 3 жыл бұрын
I do not understand our mentality. I live in Europe. I am actively involved in building a mosque. The municipal authority are helping us and provide us with land to build it. The topk ys in and gave us money and education and we insult them and call them gaal. We cheat them. In Somalia and Somaliland we do not help our pool the weak. We are not just . We cheat, take and bribe and believe in clannism. So who is a Muslim.
@ladnadaauud3482
@ladnadaauud3482 3 жыл бұрын
Waa kicin
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN.
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 3 жыл бұрын
Dheglay wax maqal been baad sheegteen iydoo muxaadiro idiku socto aydaan waxba maqlayn maxaa loo xidhay coldoon ilyn naag gaalo ah oo hadaa KZfaq gashaan aad arkaysaan inay tahay pastor oo inoo sheegay inay tahay kuwa kiniisdha maamula bal eega hablaha ay shirinyaan mid keliya oo xijaaban ma ku jirtaa mase gabdhaha keliya loo geliyey ilyn ingoo muslima janacad gaalo maamusho oo dumar keliya ma jirtee waar taasa maxaase loo soo fogeynayaa mar kastoo la xidhayo oo loogu deyn waayey meel ay ka gadhyaan family,asxaabta, iyo qaraabdu ee loo kenyaa Gobol kale maxaase ku jiray oo la qoonsdo hadalkiisii rag baa jira ka hadal xun lana xidhin rag cadalad waayey sidii cawsha kala yaac Allah umad diinta ku dhaqanta haynoogu dhiibo hogaanka
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Sxbdy ex iska daaya fatxiya cabaiiye maskiintu raga way ka didi jirtee 😅 qolka dusha kaga handaraab xsuustay xasuus hore
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Geska hobolada gudaya inagana dabxirka nagudaya
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
@Axmed Geel ummadda somaliyeed nacaladayow: ku farax ama ka nax, waxaad magaca ingiriisku kugu gumaystay koolkoolintiisu inaysan meelna ku gaynin oo dalkaan ingiriis ma leh ee ummadda somaliyeed ayaa iska leh oo meelna kama aadayo oo kufaar iyo khaniis meelna kuma laha ee orodoo meelaha lgbt ku badan tahay boos ka raadso inta goori goor tahay coldoon waa wali Allaah ee adkaaga aad dhalfada khaniisiinta ku nuugto ha ku taagine coldoon waa mu-min Allaah oo agtiisa sharaf iyo haybadba ku leh oo aan ka filayno alaa inna awliyallaahi laa khofun caleeyhim walaa hum yaxsanuun oo baqdini uga imaan kuwa halaagmay ee ibliis waliga u noqday, kuwaas oo Allaah yiri" inna kayda shaydaanu kaana daciif" oo munaafaq muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa daciifkaas Allaah Quraankiisa ku sheegay oo culimadii aduunku maanta ku dul tashanayso si ay kufurka iyo fusuqa iyo fitnada uu ku wado ummadda somaliyeed uga badbaadshaan si ay xaqqa Allaah u tusaan beelaha somaliyeed ee gayigaas somaliya ku nool oo ogow dhulkaan waqooyi ee somaliyeed hadii cidu gumaysi ku haysanayso ingiriis ayaa ku haysan lahaa oo snm meel cidla' ayaa damaaci ka galay hoogow oo waliba waa la qoraa qof kasta burburka somaliya wakhti iyo maalba galiya si sharuucda ummadda somaliyeed loo horkeeno markay ku haboonaato eedow.
@abdiadan1306
@abdiadan1306 3 жыл бұрын
Sheik ku gabada dental lama ogla oo shabaaba
@ciisemuniircisman6293
@ciisemuniircisman6293 3 жыл бұрын
Dadku cadifada haiska daayaan dawladuna cidkasta ooy xidhayso oo danbi kagasha dawlada iyo cidkasta oo danbikagasha cidkale maxakamad hala keeno iyo cadaymo buuxa
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 3 жыл бұрын
Waa runtaa hadii kale fowdaa imaanaysa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Culimada Ibtilowday meel kuma laha dalka Somaliland, kuwaasi waa ka dayro dalkan iyo dadka.
@yazirbashir5005
@yazirbashir5005 3 жыл бұрын
Culimadu waa tiirka dalka manaha qaar usacbiya gaalada sida dawlada iyagaanu maqalnaa inkabadn dawladaad shegeyso
@alikooll3665
@alikooll3665 3 жыл бұрын
siganaa waa inaa laxidhaa oo jeelka lagu toraa
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Bisinka oo maxaad usheegan mawax aan khar ahayn buukyhadlay mise waxad tahay qolyihii xarumaha lasheegayay iskalahaa
@alikooll3665
@alikooll3665 3 жыл бұрын
@@khadijac9841 mayaa wllhy ma ihi qolyahaad sheegaysid waxaan didayaa wadadadan hore marka dadka dib udhigaya ee bas iska hadlaa ee bilaa caqliga ah ayaan nacay wllhy
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 3 жыл бұрын
@@alikooll3665 Nadal waaxid Ka jeedi afka shiikha Horaa loo sheegey qolacada calmaaniyada calmaahooda waxaa Ka mida " CAYDA CULIMADA" qoladaasd Ku jirtaa miya
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
kooll wllo hadhihin sidaa wadaadada waxay inoo sidaan dhaxalkii ambiyada inagaana ubaahan waadna ogtay in xumaan badani jirto wllo maadaama aynu dad islaam ah nahay wenu ubaahanay wacdiga hadiikale ruuxdeenu gaajo ayay udhiman waayo sida jidhku cutada ugubaahan yay ayay ruuxdna cunto ugubaahantay cuntadeeduna waa waanada iyo wacdiga diiniga ah midakale wllo waligaa qof cumlimo ah hakudagdagin dhibna halajeclaan Allah hayna hanuuniyo dhamaanteen 🤲
@alikooll3665
@alikooll3665 3 жыл бұрын
@@khadijac9841 anigu wacdi maan diidi ee waxaan diidanahay wadadada diinta daciif kadhigaya ee ku leh diinta laga sarayaa ee dadka wax ku talaya kugu dirayaa baan ka soo horjeeda diinta cidina igama sarikarto wllhy
@ladnadaauud3482
@ladnadaauud3482 3 жыл бұрын
لازم يسجن
MA JIRAAN WAX DOORASHO AH OO KA DHACAYA DEEGAANADA HABARJECLO.....
18:04
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 95 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Xasaasiya Hada Ka Hadlay
11:01
Bulsho News
Рет қаралды 1,6 М.
DADKA ALLEH UU JACEL YAHAY SIFAADKOODA ..|| Sh Axmed daa. wuud《حفظه الله》
23:37
Masjid al madiina ( Geerash Aw-Adam )
Рет қаралды 131
Dhiigga Daadanaya iyo waxa keena || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:11:41
Salafmedia
Рет қаралды 14 М.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 13 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН