Waakan Waraysigii Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen

  Рет қаралды 4,045

LAAC TV

LAAC TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 20
@bilalcali2060
@bilalcali2060 Жыл бұрын
Ma jilicsani.at the right time ayaad islaanta iska gaadhay.
@khadaraden4959
@khadaraden4959 Жыл бұрын
cimrigaagoo raagay Nin daba roganayana waa kutusaa qosol iguma hadhin mamadan waa dhaqankii oo nool manshallah
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 Жыл бұрын
Waa hooyooyinkii asalka ahaa runtii waa waraysi xiiso leh
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Mamada xagee islii kajoogtaa mise ana moodaye Kenya majoogto
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Maanshaallah hooyo soomaaliyeed weeye
@MohamedOmar-hn5ng
@MohamedOmar-hn5ng Жыл бұрын
Walee wXaad waaba itixaan mirane bisinka wlh waa shurudada adag aniga ahaan filim baan ka dhigan lahaa maxa yeelay waligey ma arg
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Khamiis danbe hadaan xidho balayadan la daba roganayo 😄😄😄
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😢🥺😪................................ASC Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@xasanxaamud6454
@xasanxaamud6454 Жыл бұрын
Maansha allah , allah caqliga ha u barakeeyo
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Жыл бұрын
Oo hee dheh mar hadii waji iyo gacmo loo yeelo sow sanam la caabudayo maaha.
@amiiraabdullahi7682
@amiiraabdullahi7682 Жыл бұрын
Kkkkk mnshaa Allah Edaday mcn nosoo badii wll
@hibaqhusen4731
@hibaqhusen4731 Жыл бұрын
Jah wlh mamadu xasusbey igalisay
@ahmedyassin6157
@ahmedyassin6157 Жыл бұрын
Khaladaadka sheekadan 1.xeerada Waxaa loo sameeya Muuqaal gabdheed. Waana la salaama Marka shaygii wuxuu noqonayaa sanab. 2. Waxka sheega khamiiska. Si hadii loo eego waa maro. Sikale hadii loo eegana waa astaan Diineed. Marka hadii ay u durtay khamiiska diin ahaana waa khalad.
@cabdiraxman7813
@cabdiraxman7813 Жыл бұрын
Kkkk
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 Жыл бұрын
Mall hooyo macan
@abdikariin7002
@abdikariin7002 Жыл бұрын
Eedo cusbada caano geel noogu badala Dhaqankan hadii lasoo celiyo waxaan ka baqi intuu xaal nagu waajibo intaan bixino xaalka in lanooso celin waayo xaalka kkk
@khadaraden4959
@khadaraden4959 Жыл бұрын
kkkkkkkkk
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 Жыл бұрын
Diyaaar diyaaaaaar😂😂😂
Waakan Waraysigii Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen QEYBTII  2 AAD
22:29
BAY BAY REER  NAIROBI
17:34
LAAC TV
Рет қаралды 5 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 102 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Kalidaydaan iibinayaa Waa Muuqaal Murugo Badan
14:35
LAAC TV
Рет қаралды 8 М.
Igarre  yaasiin iyo  Dar-daaran
9:01
LAAC TV
Рет қаралды 5 М.
KKKKKKK Hor-dhac aad u Qosol    badan, waraysi Cajiib ah
6:11
Top U.S. & World Headlines - July 1, 2024
12:09
Democracy Now!
Рет қаралды 245 М.
Парень со странностями помог мальчику 🥺 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 4,5 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 4,8 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 46 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 3 МЛН
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 4,6 МЛН