No video

Waan Dabaal Degayaa oo Aabahay baa dhintay !!! Laba wiil & Dhacdooyinkooda yaaabka leh

  Рет қаралды 8,521

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Ай бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 42
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Subxaanalaah Allaahumayaa muqalibal Quluub thabid Qulubanaa calaa Diinaka. Waa Waxa yaabaha laga dhaxlay burburki iyo Qurbaha loo yaacay.
@FarhiyaWardere
@FarhiyaWardere 25 күн бұрын
Waa kufri Allah iyo waalidkiiba waa ku kufriyey
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 Ай бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 22 күн бұрын
Odayga dhintay Allaha u Naxaristo kan hala baaro in uu xalaal yahay iyo inu Xaaraan yahay waa Wacal aan xalaal ahayn oo kuwi kacaac Oktobar 1990 uu dhalay 😊😊😊😊
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Waa Kaaf & Kaladheeri 2 Wiil
@badalcusman8720
@badalcusman8720 Ай бұрын
Warkasi. Oromo. Ayuuegyahay Malaha. Wa oromo
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
Subxaana Allaah Cajiib Yaab
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Ай бұрын
😂waa maadays
@user-yz8qb5ms7o
@user-yz8qb5ms7o Ай бұрын
Somalidu wa yavanyihin War dadkan ma aha soomali ma aha wa dadkii itobiyanka iyo eretariyanka ahaa ee 77 iyo qaxootiga jabhadihii oo lasiinjirat basaboorada marka dadkas waxay marayan jeneretanki labaad marka soomali wa barxantahay wa dadka la donayo inay baritane yirahdaan waxan doonaynaa xaquuqdayaa somalida iyagaa is haysta Wana lala wareegay dalkoodii
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Ай бұрын
Qufba meelbay joogtaa sheikhow haku diimin dadku diirka iyo dawga ka siman diintada waaba su'aal taagan.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Subhanallah
@ja1946
@ja1946 18 күн бұрын
ASALAAMA CALAYKUM SHIIKH ADIGA LAFTIGAAGA BAA DANBIGA WAX KULEH MAXAA DHACAY WAXA XUN LAMA FAAFIYO WAX FIICAN UMADA U SHEEG OO AAD AJAR KA HESHID DUNYA WAL AAKHIRA HADII KALE SIIKHOW ISKA AAMUS TAN LABAAD ISKA DHAAF WAXA XUN DAAWASHADOODA
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
Mayee asaga ma ahee waa frasnone tuladaas buu cabtoya kunoqday
@sadiyagabow
@sadiyagabow 21 күн бұрын
Amu dayacey oo uu dhibi jirey odeyga.
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Subxaanalaah allaah yahdiiki
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Normal maaha wilkaan in uu waalanyahay baa dhici karta
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Ninku amuuba gaal yahay
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v Ай бұрын
Subxanallah xubxanallah Yaahuu maxa isugalay walidkayba dhintay ip wadabaal degaya 😱😱
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 Ай бұрын
Waa Reer baadiye gaal ah oo si xun u ilbaxay, meel aan loogu talagalin jooga,
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Subxanaka yaa cadiim
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 Ай бұрын
Sxb qaasim middaan caasinimadaan naqiin maahee dee magac kale haloo bixiyo waxaa waxaa dhicikarta in ay jiraan wax aynaan ogayn Aniga abshir ah caasinimo Aan maqlo tii iigu saamaynta badnayd aniga iyo saxiibkay oo maqaaxi bosaso kutaal kashahaynayna ayaa waxaa nasoo hormaray 3 nin oo askar ah oo qoryo sita waa barigii colonel Abdullahi yusuf iyo colonel jaamac Ali jaamac bari kudagaal lameen ninkii aan lafadhiyay ee saaxiibkay ah waxuu iguyiri nimakiis hubaysan oo sedexdaa kan udhexeeya Aabihii dhalay baa hal uu seeyay kaga noqday markaasuu intuu xabad ku dhiftay buu hadana yiri lamaqaadikaro maykiisa anigii baa intaan baqay baan ku iri sxb hoos uhadal armuu namaqlaa ilaa in aabihi toogtay cid uga shishaysa uturimaayee tankale wiilkaan timaha wayna waligay maarag isagoo wax khayr kuhadlayaa xitaa waxaan arkayay isagoo illah ugafaya subxanalah marka khayrlaga filimayn Ilaah caasi inagama dhigo Aamiin Aamiin Aamiin
@user-tr1dr4nw8e
@user-tr1dr4nw8e Ай бұрын
Subxana Allaah dibmaleh waa nin iyo camalkiis😢
@adamfarah1952
@adamfarah1952 Ай бұрын
Yaahuu wa shaydan ma alkuleystad weji ka sugaysay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Subxaanalaah
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Waa gaal jaahila oo Diintii dhadhamo ku badashay ma waarid baa asxaan ka sugaya aabihii wuxuu dhintay maalinkuu waxaas liita dhalayay.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
That is not even human
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Waa waxa qurbaha ka socda, caruur waalidka xidhiidhka u jarta, naago nimanka neceb, niman naagaha neceb. War waa burburkii reer galbeedka ku dhacay ee xaga qoysaska ayaa soomaali soo galay.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Waa qof waalan kani
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s Ай бұрын
Yarku umma eka inuu ilmmo xallaal yahay haddii uu xallaal yahay allaah ha Soo hadeeyo
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l Ай бұрын
WAXAAN UMALEYNAYAA IN UUSAN AABIHII DIINTA IYO DHAQANKA MIDNA BARIN KOLEEY LAMARABEEN
@abdullahiguled
@abdullahiguled Ай бұрын
Ninkan U dabaaldegaya geerida aabbihii waxaan U fahmey anigu inuu garac yahay 😊😊😊
@ahmedjama1981
@ahmedjama1981 Ай бұрын
Dadka cusub
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Kan yidhi waxaan u dabaal dagayaa dhimashada aabihii miyaanu kii calmaaniga ama muxidka ahaa miyaanu ahayn?
@abdicasiismudug2086
@abdicasiismudug2086 Ай бұрын
Waridkey dhintay waa dabaal dagaa Iyo agoon ahaye yaan idiin habaarin Sey isku qabataa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Acuudu bilahi
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Qurbe ayaa laga dhaxlay waxaa
@mahadmahamud7180
@mahadmahamud7180 Ай бұрын
Champagne wa qamri kuwa uguqalisan wax jira ma aha wa alcoholic gaas waxjira ma aha
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Mulxidiintu laga yaabo inay dhimashada waalidkood u dabaal dagaan malaa.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Xasbuna wanicmal wakiil
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Ай бұрын
Waa dhulbahante waalid inkaara
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 Ай бұрын
Ninkaan waa nin caan ah kufri iyo kibir baana lagu yaqaan
@waaqicichannel
@waaqicichannel 29 күн бұрын
Wuba u egyayahy gaal iyo nin Isla weyn inuu yahay
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 7 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 110 М.
Dhalinyardu Bilaash ha isku Guursadaan Faadumo Ibraahim
10:27
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 20 М.
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
12:21
Mubarak Hadi
Рет қаралды 11 М.
Sharma Boy - 252 (Official Audio)
4:29
Sharma Boy
Рет қаралды 1,2 МЛН