Waan Ku Raacsanahay Arrinkaan Hosow Pro | Dhinaca Holcaayo Ee Shaqada Xorta ah |

  Рет қаралды 68,570

OGAANSHO

OGAANSHO

Ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 237
@KaahiyeKaahiye
@KaahiyeKaahiye Ай бұрын
Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋
@kingpower6909
@kingpower6909 Ай бұрын
maxaad quraanka like ugu raadineysaa dulliyahoow uf
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Ай бұрын
@@kingpower6909 kuwa saaraya ayaa kaddaran.. hh yaa igu raacsan ayaa la iska leeyay.
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
Aniga wll😊
@Ekeey98
@Ekeey98 Ай бұрын
Hassow pro vs ogaanaho inta jacel inay wax isla samayan❤❤
@mostafataama
@mostafataama Ай бұрын
Big two legends marku iiso dhacay wlhi horaan kaso orday 😂🤝
@ABUKARTAKOW2023
@ABUKARTAKOW2023 Ай бұрын
Dunida ma so marin Ruux kasharaf badan kana Run badan Nabi mohomed ❤️swc❤️
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘😘
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw wlahi waa run❤😭
@Abdirahman1205-ph3uh
@Abdirahman1205-ph3uh Ай бұрын
Scw
@sharmaarkecabdulahi7064
@sharmaarkecabdulahi7064 Ай бұрын
muqaalkan waa xalad ihyesato 100% xornimada siyaada ah waa kheyr yartahey markii uu heysto qof dhalanyaro qiyaas howl laigarabey 22feb ilahadda aan qaban lagasooilaabo malintaa ilaa hadda ay igu darsoomayen howlba holw wareerka aan ka qadey aaan nasan hadana aan waxba qaban qasaarahaas ilahow mid igu soo noqon iga dhig
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
﴿يٰأَيُّهَا الَّذينَ ءامَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَقولوا قَولًا سَديدًا۝يُصلِح لَكُم أَعمٰلَكُم وَيَغفِر لَكُم ذُنوبَكُم وَمَن يُطِعِ اللَّهَ وَرَسولَهُ فَقَد فازَ فَوزًا عَظيمًا﴾ [الأحزاب: 70 - 71]
@abdalleali354
@abdalleali354 Ай бұрын
😮❤
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx Ай бұрын
Scw
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw nabi allow wlahi waan kujeclahy wlahi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤😭
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx Ай бұрын
@@yasmiincabdi1591 Fiicnan lahaydaa Saad qoraalkas Dheer ugu salinaysay nabiga Inaad afka ugu saliid😔
@daadachannel6952
@daadachannel6952 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@MohaYare-tb1hr
@MohaYare-tb1hr Ай бұрын
الله يحفظك يا عمر انشار ❤
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
Hosow hadda ayaan soo fiirsaday muqaalkiisa waxyaalo badan ayuu ka hadlay sida in muqaal qurux badan la sameeyaa dhibka ay leedahay.
@aishamohamehashi4587
@aishamohamehashi4587 Ай бұрын
Laba shaqsi ee an aad utagero badana an dawado @Osaman Hosow iyo @Omar inshar Abu faysal Guuleysta 😍 .
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 Ай бұрын
Alhmdulilah: 2021 Video ka mid ah kuwa halkaan aad kuso gudbiso ayan daawaday. Xilagaas ayaan go,aansaday in aan isaga tago shaqada aan ka shaeynjiray aniga o waxba ii diyarsaneyn . Xata waxa igu adkeyd in aan salada jimacaha aan masjidka ku tukado, weey yaqaanan Reer Europ xata mararaka qaar 2 kamid aha Saldaha wajibka ah aya kaa tagayo. 2022 lacgta aan ku shaqeyn jiray laba jibaarked aya iso gasho ama kabadan mararaka qaar Alhmdulilah anigo waliba aan Hal Salaad iga tagin iyo maalmaha jimcda. MAHADASANID USTAAD 💯
@Sirajfitness20
@Sirajfitness20 Ай бұрын
Saxib anigana Sas kola iheysate Maxa qawata hadey macqul tahay ila share garey
@maryamaruun5654
@maryamaruun5654 Ай бұрын
Maxaad ka shaqaysaa hadda wll
@Sirajfitness20
@Sirajfitness20 Ай бұрын
@@maryamaruun5654 Bro xamali iyo nadhafad bro wadhibsaday
@Sirajfitness20
@Sirajfitness20 Ай бұрын
@@maryamaruun5654 hada xamali iyo Security
@Yahye_khilaaf
@Yahye_khilaaf Ай бұрын
After long time first viewer manta 😂🎉
@Arlind_14
@Arlind_14 Ай бұрын
Jazakallahu Kheyr Ustaad Omar
@Xariir77
@Xariir77 Ай бұрын
Taasi caday. Boqolkiiba boqol waxay utahy. Yutubarska. Ck. Iyo dirisle. Inayna maskaxda kadaalin sabab laxidhiidha malayacniga umada ay usoo gudbiyan. Una fikaran kaliya xag muqaal lacag kasamynta waaw hadan fahmay waxksta❤❤❤❤
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali Ай бұрын
بذكر إله تطيب الحياة
@osmansheikhidiris-pt1bn
@osmansheikhidiris-pt1bn Ай бұрын
Shukran wllkay cumar inshaar waxa aad noso gudbisay maqaal aad u wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilatifsaadomar9588
@abdilatifsaadomar9588 Ай бұрын
Run ahaanti xog baan haya lkn ma ogi inan kula wadaagi Karo ogaansho
@5hanl3
@5hanl3 Ай бұрын
Adiga isku day inaad soo gudbiso sxb
@jeerijaksan9500
@jeerijaksan9500 Ай бұрын
Inshaa allaah falastiin wey guulysan😢
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
I.n way gulaysanysaa😊
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv Ай бұрын
Haa waa run imika hadaad dawladaha hoose Hargeisa ama wasaarad ama telesom ama dahabshiil Ushaqayso xaalad ama meherad haysato Ama wax lawareegto wadwado ama KZfaq ama baraha bulshda Wax kugudbiso Intuba waa shaqo Tii kufiicanba Nafsiyan jidh ahaan dhinacwalba Adaa og❤❤❤❤ Walaahi intuba waa shaqo
@Abdirahimbedri
@Abdirahimbedri Ай бұрын
Iigu soo duceeya inaa noqdo editor insha allah
@adnan1234.
@adnan1234. Ай бұрын
أخي، لماذا المبالغة في الألفاظ؟ "أبوب جهنم". وصح أنا لا أعرف أكتب الصومالية بشكل صحيح 100%، لكن أفهم الكلام وأعرف التكلم وأحب محتواك. أنت تقريباً الصومالي الوحيد الذي أتابعه، وهذا ليس استنقاصًا للصومال، لكن والله ما رأيت صناع محتوى صوماليين يقدمون محتوى مفيدًا، إن كان لهم محتوى أصلاً
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
ما شاء الله أستاذ بارك الله فيك 🏆👍
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Ай бұрын
Aniga waxaan ahay gabadh soomaaliyeed waxaa jira gabdha aan social media kalasocon jiray oon islahaa waa gabdho kudayasho mudan lkn maanta dhulka galay waayo iyagoo dhar kudhagan oo aad moodid in jirkooda lagu tolay qabo ayay social media soodhigaan ama xalfada rag iyo dumar isdhexyaac 😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
wanku salamaay ustaad🎉❤ second🙂
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia Ай бұрын
Mowduuc muhima oo aad inooga hadlaya hadaanu nahay youtuberska shukran ustaad arintaan shaqsiyan aad bey iitaabatey alle haku ciseeyo 😮😯😱📝🙈💪
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 Ай бұрын
Ustaadyaasha waa nii salaamay❤❤❤
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
إِنَّ ٱلْمُسْلِمِينَ وَٱلْمُسْلِمَـٰتِ وَٱلْمُؤْمِنِينَ وَٱلْمُؤْمِنَـٰتِ وَٱلْقَـٰنِتِينَ وَٱلْقَـٰنِتَـٰتِ وَٱلصَّـٰدِقِينَ وَٱلصَّـٰدِقَـٰتِ وَٱلصَّـٰبِرِينَ وَٱلصَّـٰبِرَٰتِ وَٱلْخَـٰشِعِينَ وَٱلْخَـٰشِعَـٰتِ وَٱلْمُتَصَدِّقِينَ وَٱلْمُتَصَدِّقَـٰتِ وَٱلصَّـٰٓئِمِينَ وَٱلصَّـٰٓئِمَـٰتِ وَٱلْحَـٰفِظِينَ فُرُوجَهُمْ وَٱلْحَـٰفِظَـٰتِ وَٱلذَّٰكِرِينَ ٱللَّهَ كَثِيرًا وَٱلذَّٰكِرَٰتِ أَعَدَّ ٱللَّهُ لَهُم مَّغْفِرَةً وَأَجْرًا عَظِيمًا, Raga Muslimiinta ah iyo Haweenka Muslimaadka ah, Ragga Mu'miniinta ah iyo Haweenka Mu'minaadka ah, Ragga Eebe adeeca iyo Haweenka adeeca, Ragga Runlowga ah iyo Haweenka Runlowga ah, Ragga Samra iyo Haweenka Samra, Ragga u khushuuca Eebe iyo Haweenka u kushuuca, Ragga Sadaqaysta iyo Haweenka Sadaqaysta, Ragga Sooma iyo Haweenka Sooma, Ragga isdhawra iyo Haweenka isdhawra, iyo Ragga imbadan Eebe xusa iyo Haweenka inbadan xusa, wuxuu Eebe u darbay Dambi dhaaf iyo ajir weyn❤❤❤
@user-xs7tv8uj4b
@user-xs7tv8uj4b Ай бұрын
Masha alh video aad fcn videogan kahadashay kuma koobna kaliya dadka youtuberska wxaa ubahan qof walba😮
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz Ай бұрын
Asalamu calaikum Omar inshar si dhab ah yacni si xaqiiq ah ayaan utaageeraa yaa ahlan wasahlan pro❤
@highflyer215
@highflyer215 Ай бұрын
The best Somali content creators/KZfaqrs
@abdirahmaniaabdulahi9709
@abdirahmaniaabdulahi9709 Ай бұрын
Arintas aniga arkay runtii, jamacada waxaan ahay sanadki ugu danbeeyay simistaradi hore cashiraanta macalimiinta ey ii dhigaan unba aqrin jiray assignment yadana waan ka shaqeyn jiray Lkn markaan jamacada dhameen rabay aya waxa ii cadaatay in waxbadana iga ma qanyhihiin waxaana bilaaway in iskeey cashiraan u dhigto projectiyone aan iskeey uga shaqeeyo si skill keyga kor ugu qaado, anigo ka fekeraaya waqtiga jamacada iga dhiman iyo waxa ina barto raba ayaan bixin jiray dadaal dheeri ah markii danbe heer waxaan gaaray waqti walba projectiyada iyo calculationadooda ka fekero marki danbe heer waxaan gaaray salaad marka saa loogu baxo aan sii fadhin karin aan rabo ina wixi ka shaqeeyo ugu danbeey waan fahmay meesha leyga heysto ine tahay rotine la'aanta alx
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 Ай бұрын
Keepgoing ustaad cumar ❤❤❤
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 Ай бұрын
Thanks muuqalkan wax badan ka faaiday.
@Eng_mohamed452
@Eng_mohamed452 Ай бұрын
Muuqaalkaan madaawan maxaa yeelay ima quseeyo aniga ma ihi muuqaal_sameeeye❤waxaan ahay dhagayste xikmadaha,odhaahyada dadkii hore wax kasta oo xikmad ah
@huseinhashi
@huseinhashi Ай бұрын
salaam mr omar inshar arintaan aad ka hadashay kuma koobna keliya dadka muuqaalda sameeya aniga xitaa waa ay i haysata waxaan ahay software developer projectiga qalin jebinta jaamacada baan aniga gacanta ku hayaa habeenkii markaa jiifan rabo ilaa 4 saac camal ugu yaraan baan sariirta dul saarnaada anigoo indhaha isku haya kana fikiraya feature ama code ka mid ah codeka projectiga meel walbana sidaas ku ahay hda waan isku dayi doona iaa naseexoyinkaan wax ka qaato i.a
@Moohan1237
@Moohan1237 Ай бұрын
Ogaansho official ma haayo wax aan la bar bardhigo😂❤
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg Ай бұрын
Wlhi videogan marka uu isodhacay waan farxay ❤❤
@MohamedAbdikadir-mk3rc
@MohamedAbdikadir-mk3rc Ай бұрын
thanks pro
@liibaanhusein291
@liibaanhusein291 Ай бұрын
First comment 😂
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx Ай бұрын
Me too 😅
@mohamedadan5842
@mohamedadan5842 Ай бұрын
Second 😂
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx Ай бұрын
@@mohamedadan5842 Waa iga qoslisay zxp wlhi
@MaamulahaMaamulaha
@MaamulahaMaamulaha Ай бұрын
Kdb mxd ka faiday ina commentgii ugu horreeyay
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx Ай бұрын
@@MaamulahaMaamulaha Adna maxaa ka faa'day Labadan shay ee kala ah 1.inaad ku qoroto maamulaha maamulaha 2.inaad su'aashaas na waydiiso 😌
@Askunyare
@Askunyare Ай бұрын
Walahi xaalad nahaysay ayaad naga siisay cashar alla haku dhawro omar inshar
@Ahmed12812
@Ahmed12812 Ай бұрын
Thanks wax badan baan kaa faaiidey❤ waxan. Freelancer ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo Ай бұрын
Masha allah
@MohamedAwaale-ps7tm
@MohamedAwaale-ps7tm Ай бұрын
Waa talo wanagsan aad beyna ii anfaceysaa aniga,mahadsanid omar inshar
@user-ml5kj3py7k
@user-ml5kj3py7k Ай бұрын
Mashaa Allah ❤❤
@user-py1rk4jm1s
@user-py1rk4jm1s Ай бұрын
Ayaa istigfaarsani oo xasanaad aniga iyo adigaba noo kordhin ❤
@diinaariga
@diinaariga Ай бұрын
1 minute silence for all video editors 😴 😊
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 Ай бұрын
One minute saying mashallah and thanks for all video editors instead of silence 😂
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Ай бұрын
​@abdiqaniaxmed1904 Do you hear (Legends Always takes a minute.) That's Silence minute means respect 🙏
@AhmedAlkhadir
@AhmedAlkhadir Ай бұрын
Where did you get this custom from? That's something you should consider bro.
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
M.a jasakaraaah wll👍🥰
@alfaboston8735
@alfaboston8735 Ай бұрын
M.s mahadsanid
@user-pm9ff8fc3e
@user-pm9ff8fc3e Ай бұрын
Maa shaa Allaah
@abdiwelisabriye5796
@abdiwelisabriye5796 Ай бұрын
Jazaaka-laahu kheyran walaalkiis.
@user-nh9bc4yg4h
@user-nh9bc4yg4h Ай бұрын
Aaah maxad attention ad radineysan first comment first view, wax micno ah ma sameysneyso anigaba tan ila marki u so bilawaye aya la socda ustaadka muhiimadu waa inad si dhab ah ula socota ee ma ahn in an mar walbo first comment first viewed inad dhahdo, chanalkan micnihisu fahma. Emoji io wax yalaha ad mesha kuso qoreysan ma ahane.
@Abdirdkdsoeskdms
@Abdirdkdsoeskdms Ай бұрын
Muhiimada waa inaa muuqaalka daawataa 😊
@user-my7li8pf9s
@user-my7li8pf9s Ай бұрын
Wlhi waa runtaa waan daeakhay ustaad mida kale shaqadu dhammaad male laakiin waa dhisida riyooyinkaaga halkii aad dhisi lahayd riyo qof kale.
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
Sax👍
@rashkaboy1954
@rashkaboy1954 Ай бұрын
Wllhi Taas Ayaa Been Eheyn Thanks Arin Muhiim Ah Waaye
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s Ай бұрын
Thanks
@xalimasacdiya2786
@xalimasacdiya2786 Ай бұрын
Mar dhow waxaa dhicidoono hishiiska Somalia iyo Ethtiobia ! Somalia waxa ku soo socdo ba’a iyo hoog 💔 xornimada xakey noo talaa ?? Next video kasoo hadal ciwankaas Thanks ustaad ogansho 👋
@cashar-xiish
@cashar-xiish Ай бұрын
2 ustaad guuleeysta
@najiipahmad44
@najiipahmad44 Ай бұрын
Waad ku ma hadsantahy ustaad❤🙏
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool Ай бұрын
Wcs wraxm wll Omar inshaar
@AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme
@AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme Ай бұрын
😢Masha, allaah
@axmadmaxamuudbarre1235
@axmadmaxamuudbarre1235 Ай бұрын
Ogaansho ❤
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Ай бұрын
Dadka muqalada sameya way dalen xqq inta wax wanagsan noso gudbisa alle ha barakeeyo anigu wan shaqeyaa si fudud ayan ku dhagaysta barmamujka ogansho telka mel saro cumar inshar daaro gacmahana ka sheqee weyaan xalkaygu lkn wakhtiga aad so galiso alle ajar hakaa siiyo walal
@affowlejo2659
@affowlejo2659 Ай бұрын
Asc wll cumar allah kuxafido wll mcn waxaa jiro dhalanyaro Mustaqbalkoda gacantoda ku babi inaayo oo isticmaalao kaniiniyaa daragir ah rag iyo dumar marka wll mowduuc kasamey insha allah waxaa rajeynaa inaad dhanyaradaa si macquul aad ugu nastexeyso asc
@muxsinbashir10
@muxsinbashir10 Ай бұрын
Maalin dhowayd waxaan soo kacay 3am subaxnimo salaada subax ka hor waxaana ka shaqaynayay samaynta muuqaal waxaan ku jiray hawshaas ilaa 10 habeenimo Raadin,qorid,duubid iyo edit garayn
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Isma dhiibayno sxb😢
@MohamedSalaad-fo4ro
@MohamedSalaad-fo4ro Ай бұрын
Abuu faysal alle ha kaa qaado walwalka
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@kingmoha8058
@kingmoha8058 Ай бұрын
Wcs ❤❤
@SaalaxCkariim
@SaalaxCkariim Ай бұрын
Alow dadkeena quluubtooda is ku fur Oo xasuusi iney aaqiro jirto
@مقاطع_المعرفة
@مقاطع_المعرفة Ай бұрын
Ya cumar , allah haka abalmariyo 🎉❤
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Ай бұрын
Asc, maasha’alaah, waa arin ay dad badan ay garansanee. Qof kasta waxa uu u baahan yahay waqti isaga uu isu helo oo uu nafta uu dhagesto iskana nadifiyo waxyalah xunxun, haddii uu waqti uu isa siin maskaxdu waa ay is xiresa oo ma helayo fikrad soo gasha iyo mid ka baxdo
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Ай бұрын
kusaliya xapiipkeena scw
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 Ай бұрын
Plz nosoo qawaa Adan saxan brother ❤
@mahadhomedia
@mahadhomedia Ай бұрын
Waa waxa kaliya een ka walwalo waxaan soo gudbin lahaaaa
@waxgarad6646
@waxgarad6646 Ай бұрын
Mr One million omar inshaar ❤
@mustafemaxamed1475
@mustafemaxamed1475 Ай бұрын
Second coment❤
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 Ай бұрын
Waa saxa
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 Ай бұрын
Hasow pro wa youtuber maskaxdisu fadhiso gulayso
@user-ts5yj1yu6x
@user-ts5yj1yu6x Ай бұрын
Walalayalow iso duceeya 40 qof ducadooda wala aqbalaye fadlan
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv Ай бұрын
Waxaad ubaahan thy alle hakusiiyo,wixii dhib ahna alle ha kaa dul qaado
@IbrahimIsxaaq-z8z
@IbrahimIsxaaq-z8z Ай бұрын
Allah waa caadil❤
@odimarecan8087
@odimarecan8087 Ай бұрын
Really
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 Ай бұрын
walalahena rer falastin illahey dhibka haka dulqado😢
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Aammiin
@LuqmaanShekhkhalif
@LuqmaanShekhkhalif Ай бұрын
أحسن الرجال الصومال 🇸🇴 هذا الرجل يسما عمر أشار
@xaawaabdalla
@xaawaabdalla Ай бұрын
Aad iyo aad 2badda dhinacba waa hawl, ma jirto ruux helaya raaxo dhameeystiran marba haddii aad shaqo ku jirto ama shaqaalo ahow ama inaad ka shaqeeynayso shaqo aad leedahayba
@Yooco.
@Yooco. Ай бұрын
Wllhy cumarow wwaxaabad moodaa inaad Muuqaalkan aniga iigu tala gashay mahadsanid
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali Ай бұрын
Qofki ugu horeeyay daawado amaa ahy😅😊 Okay
@yasmiincabdi1591
@yasmiincabdi1591 Ай бұрын
Waa lagayabaa😂😂😂
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali Ай бұрын
@@yasmiincabdi1591 abaayo
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali Ай бұрын
@@yasmiincabdi1591 abaayo mcaanto
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Hore Usoco🏆
@calicabdibootaan2926
@calicabdibootaan2926 Ай бұрын
Nio ogaanshow ninkaan ashraf ay dhahaayaan ka soo hadal pls
@AbdirahmaanqaasimCabdi
@AbdirahmaanqaasimCabdi Ай бұрын
Omar inshaar Asc
@MohazPoi-
@MohazPoi- Ай бұрын
Guulesta sxpayal
@HamzeIsxaaq
@HamzeIsxaaq Ай бұрын
Waa.arin.wanaagsan❤
@Ahmedkaafi47
@Ahmedkaafi47 Ай бұрын
Hadad shaqo doon tahay ila so xariir 🎉
@kingpower6909
@kingpower6909 Ай бұрын
shaqo noocee ah ayaad haysaa markaa😮
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
Xgee dee
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 Ай бұрын
Aan ku salino nabiga scw
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Shaqasta 🔥 🔥 ayaa burn out leh
@AbdiShiine-nt7vs
@AbdiShiine-nt7vs Ай бұрын
Muqaal sameye matihide mxd udawaneysa muqalkan wll 😂😂
@muuminibrahim
@muuminibrahim Ай бұрын
Wan iska jacnahay wllkena ogaansho
@AamiinXasan-vt2tq
@AamiinXasan-vt2tq Ай бұрын
Best youtuber 😮🫡🫡
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt Ай бұрын
Wallaahi runta waaye ogaansho aniga 6 da maalin guriga waxan ka baxa 7 subaxnimo waxan so laabta 5 ta galabnimo maalinta jimcaha ah ee aan fasaxa leeyahay waxan daremaa farxad aan lakoobi karin Alxamdullillah. Marka wallaallo dadkina muqalada sameynaya ee KZfaqrs ka ah shaqadina idinkaaba xor u ahe, mareysta wakhtigina oo xirirka Allena wanajiya. Quran akhriskana bad badiya
@MaxamedMaxamed-s3v
@MaxamedMaxamed-s3v Ай бұрын
Farxad ayay itahay isagoo 9s yala inaa arko😊😊
@abdullahinadirmohamed5047
@abdullahinadirmohamed5047 Ай бұрын
Mr jaxiimo
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 Ай бұрын
Cumaroow wax holcaayo inaa sheegto mahee tusaale kale sooma qaadan kartid miyaa😂😂😂
@MaxamedMaanka-mb4yz
@MaxamedMaanka-mb4yz Ай бұрын
first
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 210 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 130 М.
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 100 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН