WAAN UQAADAN WAAYEY😊SIDA AY SALIIDANI NOLOSHAYDA UBADASHAY SALIIDANI 🥰🥰MASHALLAH

  Рет қаралды 37,504

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Жыл бұрын

Linka saliida Waakan
stronglife.co.uk/?sl=abdimohamed
kzfaq.info?sub...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 220
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Linka saliida Waakan stronglife.co.uk/?sl=abdimohamed
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal laakiin dhib Bay u keening kartaa dadka qaar. People considering or using CBD products should always consult their doctor before doing so, especially if they are taking other medications or have underlying medical conditions like liver disease, kidney disease, epilepsy, heart problems, a weakened immune system, or are taking medications that can weaken the immune
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Asc asxaabta Linka saliida Waakan stronglife.co.uk/?sl=abdimohamed Waa affiliate link markaa %20 off ayuu qiimaha dhimaya
@sahraosman2640
@sahraosman2640 Жыл бұрын
Asc wllo aado raaliya kaso hadal sida alopecia aad iskaga dawaysaye 🙏🏻 aad bn u raabaye ❤
@mandumar5018
@mandumar5018 Жыл бұрын
Aniga lafo xanuun iyo jirxanuun caajiso daal faro badan iyo xanaaq aan meel jirin aan leyahay ma iga caawinaysaa intaas hadan isticmaalo thayrotna wan qabaa haday wax iga dhibaynin isoo jawaab wll qali
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Жыл бұрын
@@mandumar5018 abayo,quran,isasaar
@tasnimabdi5994
@tasnimabdi5994 Жыл бұрын
​@@mandumar5018 walhi anigaba kula mid baan ahay oo xanuunkas ayaa ihaayo mudo dhowr sano ah. Isbital kasto wan tagay waxbo iima qaban. Ee inshaallh wan radina anigana wallo na wanka warsugayna.
@rahmawarsame292
@rahmawarsame292 Жыл бұрын
Maasha Allah
@nimomohamed3173
@nimomohamed3173 Жыл бұрын
Walalo, thank you so much, Salida ilkaha ilaa hada waan isticmaala wayna ishaqaysay. Waan kuu ducaya walalo.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
Masha Allah fadna ❤❤❤ quality things Nala share garesay jazaka Allah Khair shukran
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
Thanks fadna sidaa noga faaideyneso wax kasto fcn❤❤❤❤
@asiyanoor721
@asiyanoor721 Жыл бұрын
Marijuana bhang xashiish is a no go zone for me habatulsowda is my every time oil and my prophet (saw) said its cures
@ummosaara580
@ummosaara580 Жыл бұрын
Wlhi anbey ad dhabar xanun badan leh sadex ilmo ayan dhalay ayan ka qaday shukran wll wn dalban idimka alle xata lugtaas aad ii xanunaysa wlina sidi ban ahay 😢❤
@llppexpress9703
@llppexpress9703 Жыл бұрын
Abaayo isoo qor magaceeda. Thank you.
@shushumuse99
@shushumuse99 Жыл бұрын
Fadna huno skincare fiican iinoga soo war bixi qatasan face ka plz dunimo daruuf daruuf wax dadax innaga dhiga facebaby
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Thank you Sister 🥰🤲🏻🤲🏻
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Жыл бұрын
Masha alaah isoo boqo wllo❤
@khadra5319
@khadra5319 Жыл бұрын
MashaAllah nooso badi waxyabahas waayo wanu ubahanahay
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah ❤
@shukridiriye9793
@shukridiriye9793 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@farhiahussein4120
@farhiahussein4120 Жыл бұрын
Masha allha keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@nimco9305
@nimco9305 Жыл бұрын
Jzk sister u are the best.
@ummosaara580
@ummosaara580 Жыл бұрын
Wll sida lo isticimalayaa shukran
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Жыл бұрын
Gabadhaan waxaan ku geclahay xasid ma ahan jasakalaah
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
Thank you once again my sister i wanted to ask like how many drops do you use? please reply mcny
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 Жыл бұрын
Hore u soco
@burhanahmedmohammed8604
@burhanahmedmohammed8604 Жыл бұрын
As. walaalle aad ayaad u mahadsantahay runtii,tii hore MdOra aad Ayaan u gu bay runtii,tana waan rabay,waxaan kaloo rabay inaan wax ku waydiiyo see kuula soo xiriiri karaa❤
@bossman6069
@bossman6069 Жыл бұрын
MASHA’ALLAH ❤
@nuura7449
@nuura7449 Жыл бұрын
Qofkii u horeeyey ayan nodey thanks fadna waad nodadaleysaa
@sadiyaarufmahamoud5726
@sadiyaarufmahamoud5726 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ thank you fatma
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
MAASHA ALAAH ABAAYO ❤❤❤❤
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister 🤲👍💋♥️💋
@hiyaamamiin300
@hiyaamamiin300 Жыл бұрын
Mashalha huuuno
@awalenuro4947
@awalenuro4947 Жыл бұрын
Asc abaayo noma sheegin sida loqato? inta laga qato? mesha laga helo? iyo magaceda? in Somalia la gaarsin Karo? Abaayo halal iney tahay maradisay ?Mana arko link. Jawaab please
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 Жыл бұрын
Masha allh ❤❤
@maryanomar9667
@maryanomar9667 8 ай бұрын
Thanks my sweetie ❤❤❤❤
@user-ds7vv3pn2g
@user-ds7vv3pn2g Жыл бұрын
Bonsoir sa vas fadna , je suis big fan a toi, et sa me fais plaisir de t’écrire une messagerie. Je voulais te demander avec respect l’huile pour le douleur, je vue à. Ton KZfaq hier, je t’en remercie beaucoup ❤
@farhiahussein4120
@farhiahussein4120 Жыл бұрын
Masha allha
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
aby qof uur leh ma isticmali kara america malaga heli kara plz isijawab
@yaazsantana8071
@yaazsantana8071 Жыл бұрын
Aj ineed this wallahi wll ❤❤❤ how can i order im from qatar 🇶🇦
@madinadaher9981
@madinadaher9981 Жыл бұрын
Asc hno xagen ka helikara salida
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Жыл бұрын
Walaley daroogo Hana dhargin 😂😂😂
@rahmaawleed9367
@rahmaawleed9367 Жыл бұрын
Bonsoir ma soeur machallah je veux de huil where can i find please je dors pas bien moi et mon mari
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Жыл бұрын
Can i get it in kenya abaayo
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Жыл бұрын
Mansha alah ❤ faduma cadey waayelada ma cuni kara noo soo sheg ilmaha ha iska joojin ina badana rabna kkk
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Anigaa lafahaa dhan baaa i xanuuno ninkaygana Nerve lugta aya xanuuna wan tijaabin wll thanks 🙏
@kawsarhassan6135
@kawsarhassan6135 Жыл бұрын
Wllo ma wajigah la marinayah mise dhabarakah
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Жыл бұрын
Wll lkn sidee loo isticmaalayaaa???
@Miaiscoolforever
@Miaiscoolforever Жыл бұрын
Walalo we need that from Kenya 🇰🇪 👀 😢please
@zaynabumu5224
@zaynabumu5224 Жыл бұрын
asc walal magaca sooqor wad mahad santahay
@hibaaqmohammad2254
@hibaaqmohammad2254 Жыл бұрын
Ana wan dalbanaya ilaa cawa fadma love u walaal jaza allahu khayr jidhkaa aad I xanuuna wan ku so ducaynaya
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Жыл бұрын
A drug test can detect small amounts of THC, so you need to know what type of CBD
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 Жыл бұрын
Dalka ma laga helayaa tolow?
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
Asc my thanks, abayo do you add in to your coffee or , thanks for sharing.
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Wcs Abayo. No I put under my tongue I keep it for 60 seconds and then I swallow. I do that 2 times a day. One morning and one time just before I go to bed.
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
@@AJFADNA thanks my darling sister greeting you and your family from Germany, love you mcny
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
Thank you mcny I wanna know how many drops abayo in the morning and evening is it 1drop or two or more mcn? Please reply my sister and thank you.
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
@@nuuraalinoor3630 Abayo I take 0.75ml in the morning and before going to bed.
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
@@AJFADNA thanks my sister.
@abdirahmanmacalin22
@abdirahmanmacalin22 Жыл бұрын
Asc ww Walaashay sidee uhelikaraa
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 Жыл бұрын
Abayo please ma ii fiirin karta dadka dhiigkarka qaba inay cabi karaan
@hodannuur4191
@hodannuur4191 Жыл бұрын
Cannabis waaye ya allah😮😮
@Mayaastories4556
@Mayaastories4556 Жыл бұрын
❤️❤️❤️love u fadma This Ma new KZfaq wlcm here ❤❤❤
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 Жыл бұрын
Wll fadna Plz side ku heli Kara Salida wiilkeyga baa kilida obrechin lug babartp oo Soo noqnoqoto matsado Waxan Joogna Nairobi kenya
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
wlal tukaanada vitaminada iibiya kolay way hayaan magaca saliida waa cbd oil. lakiin wiilkaagu haduu weli 18jir gaadhin hasiin takale doctor weed inaad siin kartid waayo lagayaabe inay ufiicneen haduu dawooyin kale qaato.
@libanpac-cg8mn
@libanpac-cg8mn Жыл бұрын
Fadna mashallah 💓
@ikraamabdirahman8548
@ikraamabdirahman8548 Жыл бұрын
Merci beaucoup ma belle ❤🎉
@mudanahmed3826
@mudanahmed3826 Жыл бұрын
Asc abaayo hooyo nuujineeyso macabi kartaa adoo raaliya
@bemindfulofurswalah
@bemindfulofurswalah Жыл бұрын
Walaahi waxaa nii caafimaad badan saliida xabad suudka in aad isticmaashaan wax walbo xanuun ah waad kabogsaaneysaan
@bemindfulofurswalah
@bemindfulofurswalah Жыл бұрын
Xashiiish waaye geedka 😮
@amanimusa4960
@amanimusa4960 Жыл бұрын
We love you Fatma al honestly
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Жыл бұрын
I am 30y labo ciyaala yurub ku haysata dhabar xanuun waxyaalo badan dhabar xanuun
@mulkihassan438
@mulkihassan438 Жыл бұрын
Asc xbbti wan kusalmay waxan kuweydiinaa sidee kanoqotay burdiii kaga talay dhuunta video kasoosameey xbbti isbadalka kaada
@user-do4pf3sn4c
@user-do4pf3sn4c Жыл бұрын
Asc xage kahela huuno
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Жыл бұрын
Waa geedka xashiishada
@Humblegirll
@Humblegirll Жыл бұрын
Wllo fadna ani dhiiga cadada 3 bil iguma dhicin mana aqan sababta talow ma u ficn thy hada iibsado walow adan ogan karin lakin ma maqashay inay fa ido u ledahy huno
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
Saliid seituun nooga shekee abaayo macaan
@barbaarsamechannel7585
@barbaarsamechannel7585 Жыл бұрын
Waxaad mooda Ina aniga hadlayso 😮 igu hale inan soo iibsado waan ku soo sheegaya
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Haye walal xanunka hadii aad adiguna qabtid waan kufahmaya ilahay hakuu fududeeyo amin
@ayaansaciid5686
@ayaansaciid5686 Жыл бұрын
Amazon maka heli karaa abaayo
@SafiyaMohamed-ny1wn
@SafiyaMohamed-ny1wn Жыл бұрын
Fadna waxan kaafaiday vitamins ka fish oil and collagen adban ugufaaiday kheer Allah hakusiiyo.
@hananqurux9457
@hananqurux9457 Жыл бұрын
Vitamins igu cawi ma arg gormey so dhigtay
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 Жыл бұрын
Allah walaal aan kawardoono bal ana murqaha jidhkoo dhanbaa ixanuuna habeen iyo malin dhakhaatiirtuna waxay igu dhaheen xanuunkan wuu jiraa lkn dawo loo istimaalaa majirto dadka qaarna waa kudhacaa markaa balwaan kawar doono illahay dawo ha iigudaree adna waad mahadsantahay Wll sharafeey🥰🥰🥰🥰
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Жыл бұрын
Xanuunka ku hayo magaciis.
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Жыл бұрын
​@@duceysanali9024 linkiga inoo gali wle magicii ma arkee
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Fadnaay Guuleyso weligaaa
@ibramoha1674
@ibramoha1674 Жыл бұрын
Fadnaay waad nanacday abaayo nosolaabo❤
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
may walal idinma nicin lakiin hada alx waan soo noqday walal uk iyo caruur yaryar waan daalay lakiin hada way iga yara weenadeen mash'allah waqti ayaan haya.
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 Жыл бұрын
@@AJFADNA Aslamu Aleykum walaal xageen kahela salida
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
You're beautiful caramel n classy
@halimah7164
@halimah7164 Жыл бұрын
Maasha Allah shukran xabibti lakiin ha la iska hubiyo 1 inay xalaal tahay 2 inaanad hadhaw la qabsan oo la aantii wareerin because waxaa laga sameeyay daroogo hada se dadka UK waa lagu daweeyaa ana waan baadhi
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
waa runta
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Waa halal because is plant base
@halimah7164
@halimah7164 Жыл бұрын
Daroogaduba waa plan base hadana waa xaaraan
@halimah7164
@halimah7164 Жыл бұрын
@@AJFADNA shukran xabibti anuu anoo UK kula jooga wax badan baan kaa faaiday like collagen
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Waa jawaabti google ka helay culumada muslimka markii la waydiiyay
@farhiyowarsame8867
@farhiyowarsame8867 Жыл бұрын
What’s the name of this product?
@fathumoali2813
@fathumoali2813 Жыл бұрын
Cbd oil
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Жыл бұрын
Wll waa,xanuun,babiyo,ayaan,filaya,lkn,amaad laqabsataa,
@hodannuur4191
@hodannuur4191 Жыл бұрын
Xashiish daroogo waaye 😮😮😮😮
@munahassan5579
@munahassan5579 Жыл бұрын
Asc fadma inte ka helaa Salida ana u baahan walaahi
@aminaogas6831
@aminaogas6831 Жыл бұрын
canabis....is it bhang or xashiish😮
@hakimaali46ali93
@hakimaali46ali93 Жыл бұрын
Sister I try to get it but we can’t get it here in USA please can you buy for me I will send you my card please please
@fatiinhajji
@fatiinhajji Жыл бұрын
xbbti wlhi wan uxiisnay wax yalahas noga faidayn jirtay weliba gabdhaheena aan jeclayn qisooyinka 😂😂
@zahraahmed2037
@zahraahmed2037 Жыл бұрын
Abayo 18 kayar hadeeynan qaadan karin waxba lama bixin ayaa filaayaa
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 Жыл бұрын
Abayo china ayan joga inte ka heli kara plz iso jawab
@qurxintaarimahabulshada484
@qurxintaarimahabulshada484 Жыл бұрын
Abaayo anigaba waxan joga Malaysia waana rabey waxan ka baarey Google Malaysia waa lagu gada ❤
@Cadale63
@Cadale63 Жыл бұрын
Wcs wr wb❤️❤️❤️
@kaltunabukar6222
@kaltunabukar6222 Жыл бұрын
How do you use it and how often do you use. Thanks
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Twice a day. I personally take .75mL morning and another .75mL 30min before I go to bed. For how long you can take it , I think it depends on your needs. But I’m definitely going to be consuming it for a long time Insha’Allah
@naimaadan529
@naimaadan529 Жыл бұрын
Asc abaayo aad baad u mahadsantahay saad wayaabaha fAidadaleh Nogueira sogudbiso especially hadaan dumar nahay enarjiga nagu yar ok abaayo ani waxaan khaba low thyroid waxan ahay qof marwalbo aad u daalan aan waxbo khasan karin wlhi maalintii dhan 24 saac hadii laydhaho koojka iska duljiif waan samayn kara sida jikayga udaalan yahay midakale markasta waxaan ahay iska xanakhaysa marka abaayo mahelikara magaceda iyo meeshan ka odhar garaysankaro markasta u yahay
@naimaadan529
@naimaadan529 Жыл бұрын
Thanks abaayo A &fadna aad baad u mahadsan tahay sister shugran
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@@AJFADNA ameey leedahay la qabsi dhiiga jidhka oon la joojin karin hadhow sida ubarasho aan laga maarmeeyn taas baa icabsi galineeysa naga soo baadh please
@almas8915
@almas8915 Жыл бұрын
Where I buy darling
@sadomahamed5022
@sadomahamed5022 Жыл бұрын
Asc fatna waligey comments ma qori lkn waxan daremay iney waajib thy inan kuu mahadceliyo aad ayan ugu baahnay xalay ayan cabay waxn qabay lafo xanun saakay waxan so kacay xanunki ma leh kheyr allaha ku siiyo carurta allaha ku xafido ❤
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
Wcs walal mashallah Mashallah 🥰 farxad ayeey itahay comment kaagu waa wll. Alx in xanuunkii adan lasoo kicin. Caafimaad igu noolow walal. Amiin
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Жыл бұрын
Saado magaceda isoqor ado rali ah
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Жыл бұрын
Asc my sister how did you use it abayo
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Vitamins e and c ayaan isticmaala masha Allah 3 year ayaan isticmalayay ❤❤qurux wajiga
@khadra6826
@khadra6826 Жыл бұрын
@amalismail Abayo malaisla marsada mase waa lacunaa abayo sosheeg please
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
@@khadra6826waa la marsadaa tan ay fadn aka hadlayso I think in sharaab lagu darsado
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Жыл бұрын
Abyo ani fetamin c intan sogty hamynki uhoreyay wajigi iguduutay iyo Barbararinoqday waba turay lacg badan layga siyau xasasiuo miyay lleedahy
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
@@naciimaqaali6884 noocaad soo gadatid ayay ku xirantahay.
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
kudarso Magnesium glycinate waad yaabi doonta energy iyo degenaan ayaa kusoo kordhaysa walahi mash'allah
@fathiyayusuf9226
@fathiyayusuf9226 Жыл бұрын
Please Abaayo help me . I am mom of six and I have thyroid problems. I want to buy the oil that but I am in Egypt. I have relatives in Uk. Where can They buy it.
@fathumoali2813
@fathumoali2813 Жыл бұрын
Amazon
@fathiyayusuf9226
@fathiyayusuf9226 Жыл бұрын
@@fathumoali2813 I check the Amazon in Egypt I don’t have it.
@sulekhanur1539
@sulekhanur1539 Жыл бұрын
Magaca saliida sookhor fadlan jazaakallaahu kheir
@Edebsan444
@Edebsan444 Жыл бұрын
Xppti Ani iyo finaan baa isku daalnay maxaa finaanka lagu biiya😢
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Жыл бұрын
Mahadsanid qaali ❤❤
@user-mn1jy3so9p
@user-mn1jy3so9p Жыл бұрын
Abaayo wan ku salamy dheegah meyey u fican thy qeelad lag dareemo❤
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
wll waaka qaaday fadlan dhaqtarka weedi su'aasha waayo saliiidani waxay ufiican tahay meesha jirka xanuun ama kaar kabilaabanto lakiin.
@nasiibabdi6255
@nasiibabdi6255 Жыл бұрын
Walalo saliidaha Waa noocyo badanyihiin ee mida xanuunka ayaad isticmaashaa??
@barwaqohussein538
@barwaqohussein538 Жыл бұрын
aac fatima quruxeey. walal armaan sida balawada ula qabsanaa ma la wadayaa hadhoow
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 Жыл бұрын
Sidee loo isticmala Wan dalbaday
@bossman6069
@bossman6069 Жыл бұрын
Intuubaa waihaayaan runtii
@ayanwrsme8047
@ayanwrsme8047 Жыл бұрын
Walal magaca sooqor
@AlmadBaking
@AlmadBaking Жыл бұрын
What is the name of the saliida Abaayo
@fathumoali2813
@fathumoali2813 Жыл бұрын
Cbd oil
@Laila-nuraa
@Laila-nuraa Жыл бұрын
Walalo magacisa noesheg
@AJFADNA
@AJFADNA Жыл бұрын
CBD OIL weeye magacu Waakan linka saliidani stronglife.co.uk/?sl=abdimohamed
@maymoonmshadhah4882
@maymoonmshadhah4882 Жыл бұрын
Wax daraago ku jirto ma fiicna in aad isticmaashid maan dooriye waa maan dooriye
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
SIDA AAN USTICMAALO APPLE CIDER
11:54
AJ & Fadna
Рет қаралды 106 М.
Djib-Talent 🎤: 8ème Episode 29/10/2023
45:53
RTD WEB TV
Рет қаралды 39 М.
Главное вовремя передумать🤣
0:22
Garri_Vanui
Рет қаралды 4,7 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,7 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
0:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,9 МЛН