No video

WAAR DEEG DEEG AH.

  Рет қаралды 56,327

somalia media News

somalia media News

Күн бұрын

#subscribe #like

Пікірлер: 45
@ismailahmed001
@ismailahmed001 Ай бұрын
Bedroom politics is tought,hassan sheik is following ismail footsteps
@SiradAbdi-q6u
@SiradAbdi-q6u Ай бұрын
MO MO
@hamdiabdulleh6185
@hamdiabdulleh6185 Ай бұрын
Ilaahow Somalia badbaadi cadaw baa isu kaashaday
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
masha alaa khadra xyiid waa geesyad guurka siyaasadaba nasiib wacan bayi ka leedahayi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Eeddo xuseen geesi baad tahay from Dhuloos ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og Ай бұрын
Ilay dhibaatada soomaaliyaba waxa shaqaysa waa jabuuti waa abaalaawayaal ilaahay baan leenahay.
@AbdiMohamed-zk3oz
@AbdiMohamed-zk3oz 23 күн бұрын
Guuuul Guuul
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 Ай бұрын
Dalka somalia waxa haysta shabab.
@DEGDEG-n8v
@DEGDEG-n8v Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-ou4rc4li6u
@user-ou4rc4li6u Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@c.qaadirxasanwarsame140
@c.qaadirxasanwarsame140 Ай бұрын
A s c w w, xuseenow, waa wax la yaab leh arimaha aad Soo quftay , Wana wax la aamini karo sida aad u sheegtay waayo war ku cadeysay dukumints maah maah soomaaliyeed oraneysa: war magaalo waraaq buu ku yaal, mahadsanid, xaqu mar buu cadaamayaa, in shaa allaahu, ha ka daalin in aad ifiso hagardaamada shiqoolada cid waliba ha wadee!!!
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Ай бұрын
ASC wariye HUSSEIN JAMAC wariye baritaanka kuwanagsan
@saidgulied8288
@saidgulied8288 Ай бұрын
Iman gumeed doqona
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Kani waa nacas xigmadiisii waxay noqotay in uu aqoontiisii kusoo ururtay cayda iyo afkaaga Ada Gabadh Somaliyeed.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Siyaasadbaan ka hadlayaabuu kuleeyahay hadana dumarbuu galay waa dhaqanka qadaad waynta
@aaa1211
@aaa1211 Ай бұрын
Soodhawow dtr xuseen Msha odey geelle marbo Soomaaliya inay dowlad Hesho maraban waa cadwnimo wa jaasuuska Bssin dawlada soomaaliya Saadiq jjonm baa urarey jabuuti
@marikafarah761
@marikafarah761 27 күн бұрын
Kkkkkkkn Jecliyaa jabka geele qadaaweyn weelka cunoda lagu siiyo bey KU xaraan abaalkisey ka waraabiyan geele
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Haybada aad sheegeyso waxey aheed Shubo Jamican soo xoirey oo xashiish iyo darogo ay dilootey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Sadaq John Dahabkii ayuu ka soo furtey habraha jabuuti uuna ku iibsado Jabuutiyan waa dad xoolo ah oo Regime waqtigiisa dhamaaday iney iska xoiran
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Ninka soomaaliya isku diray ee waligii lacag ku qaata somaliyoodhan wa isaga
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Warkaaga lama aamini karo oo beenta ayaa ku badan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Haybado Waxa la soctey Jamican Colombia USA hadana uu siradey Sadaq John oo ahaa ciyaal faaycali naagaha dahabka ka goosanjirey
@seeynabcabdi-q2n
@seeynabcabdi-q2n Ай бұрын
Qadro,afka,leexi
@birmaddafle
@birmaddafle 23 күн бұрын
Inan gumeed maxa qof dumara oo Lafuray ninkalena guursadey maxa ku jirawaar isla yaab
@MuhyadinMahmoud
@MuhyadinMahmoud Ай бұрын
💯🖤🤍🧡❣💔
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 Ай бұрын
Ninku beenbadana
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habartani waxey aheed Putano lacag jacel
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Inteey cabteey indha meer meerisaa war ina cumar geele somali wax inuu taro maahe wax uma geeysan war islaanta maxaa galay adigu ina cumar geele guri ma utegeeysaa dulli yahaw
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Maxamedow waxaan ogaa inuu wadanka jeenaraal caydiid dawlad ka dhalin lahaa waxa lacagta Ku bixiyey oo ka Kala tuurtay jabuuti Bay ahayd waana cadaan hadba cida wax ka badali Karta Bay dhabarka saaran ayagoo marba qaab qabiil u dhinac istaaga isuna muujinaya inay Soomaaliya walaalo u yihiin Marka Hada hadii xasan sheekh maanta diido arimaha ismaaciil cumar geele so waxaa la og yahay inay ciidamada jabuuti hubka siiyaan afduubayaalka soomaaliland markay duqaynaysay laas caano hubka iyo saanada ayagaa bixinaysay jacaylna maahane inaan soomaali isu imaan baana laga Rabaa waadna ogaan doontaa
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Waxaan hubaa inuu cadaw yahay ismaaciil cumar geele
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l Ай бұрын
Viva ismail sunta ka ilmeysiisa kuwa cuqdada la ildaran, sun caba@!!
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Ай бұрын
Daka qaar waa u caadi in dumarka laqabo ka hadlaan taa oo dhaqanka somalia ceeb ka ah waa caadadiina ee ceebtiina maaha
@gigachad9879
@gigachad9879 Ай бұрын
Waxaa ceeb iyo denbi ah naag la qabo oo nin kale hoos galgalaneyso nijaasta
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Ай бұрын
@@gigachad9879 ma aragtay iyadoo ninkale hoos galgalanaysa maxaase kugu kalifay inaad naag ninqabo aad waardiye ka noqoto koleey dhinica aankasoojeedo ceeb bay katahay
@GabbalqariyeMMC
@GabbalqariyeMMC Ай бұрын
Soo daa
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Ай бұрын
BEENTIi OO CUQDADAY SAN HALKAN KALA SOCO WiXII DANBE
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Ай бұрын
Warkaaga wuu is naqdinayaa maxaa yeelay waxaad leedahay khadra iyadoo la qabo ayey jeclaatay ismaaciil geelle, haddana waxaad leedahay khadra waxay u guursatay ismaaciil dano siyaasadeed.
@IfrahOmar-ij7qw
@IfrahOmar-ij7qw Ай бұрын
Waxaad tahay qof gun gun dhalay asalkaagii wacel ayaad ahayd Dhaqan xumada kaa muuqata t Hug tuug tuug tuug tuug beenaale
@user-bq5wz8rp7m
@user-bq5wz8rp7m Ай бұрын
Been.hanoo.sheegin.beenaalaa.tahay.kolay.oo.runta.ma.taqaanide
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 Ай бұрын
Gudaaf ayaad tahay maxaa umadacu soo gudbiyeysaa umada been jooji
Waar Deg Deg Ah
17:31
somalia media News
Рет қаралды 1,2 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 15 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 38 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 46 М.
Dulimigu Qiyaamaha Waa Mugdiyo Sheekh Axmed iid
31:57
Baraarug Media
Рет қаралды 61 М.
Waar Deg Deg Ah
13:41
somalia media News
Рет қаралды 484
MW XASAN SHIIKH IYO CAALAMKA 20 August 2024
28:02
SHANTA TV
Рет қаралды 10 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 137 М.
Waar Dag Dag Ah
52:57
BEST SOM MEDIA
Рет қаралды 10 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 15 МЛН