Waayojoog: Dagaalkii SNM ee Balli-Cabane & geeridii Halgamaa Xasan Saleebaan Weyne (AHUN).

  Рет қаралды 52,775

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Dagaalkii SNM ee Balli-Cabane & geeridii Halgamaa Xasan Saleebaan Weyne (AHUN).
Halgamaa Axmed Kayse ayaa ka waramaya.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 98
@maxamuudtimojilic2310
@maxamuudtimojilic2310 Жыл бұрын
Ahmed-keyse jaamac oday taarikh badan baad runta ka sheegtay Mahadsanid
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Hambalyo saxafi naasir iyo mujaahid axmed keyse, amarka ilaahay mujaahidiinta snm waxay ku kala wanaagsan yihiin qaabka gudbinta taariikha snm inta badan nimanka jihada bari ka dagaalameyey way ka gudbin fiican yihiin kuwii galbeedka.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Wax kaleeto maahan reer barigu waa ka hadli og yihiin wixii Hargeysa loo gaaro am galbeedka shisheyaba. Keliya maaha siyaasiyiinta lkn xataa jilayaal, weriyayaal ama fannaaniinba waa la kala codkarsan yahay. Hadda madaxweyne Muuse Biixi, Cabdirxmaan Seylici iwm siyaasiyinta degaanada galbeed waxaa ka fasiixsan kuwo bariga i.e Maxamed C.Duur, Xirsi Xaaji Xasan, Maxamed Kaahin, Saleebaan Koore, Cabdirisaaq Khaliif iwm.
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
Codka Bariga Africa CBA waxaan idin peeyahay dhamaantiin mamulka TV ga iyo wariyayashaba waan u mahadcelinaya gaar ahaan wariyaha waraysta mujahidiinta waxaan u ducaynaya inti mujahidiin ahayde dalka iyo anagu inan nabadku seexano u dhimatay ilahay naxariisti jano haka warabiyo inta nool ee u mujahidkani ka mid yahayna ilahay cimriga how dheereeyo yarabi
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 4 ай бұрын
Mujahid micnihiisa so baro mujahid beel
@mubarikahmedjama3889
@mubarikahmedjama3889 5 ай бұрын
Muj. Xussein Dheere Korneylkii Cadaadley Qabsaday 1988 Waana Garxejis SNM🦁🦁🦁
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Mahadsanid Weriye Naasir New SNM boy❤❤❤❤❤😊
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
War caruurta beenta ka daya dad barigaa jira joogee jabhad ku dhig oo ka dhaqaq. Bad ahaydeen haday owoodi jirto manta oo snm. Dawlad tahay ayaa dhulbahante oo jilib yarii idin jabiey 😅😅
@achmedhussen10
@achmedhussen10 Жыл бұрын
Halgama xasan saleeban Allah ha unaxaristo iyo mujahidintii kleba yaa rabi inta noolna barako iyo barwaqo kunolada mansabkey mudnaayen hala geeyo inta nool mujahidintii dhigoda uhurey somaliland😢
@user-nt6xp6nm3s
@user-nt6xp6nm3s 10 ай бұрын
Aad baad ugu mahadzantihiin taariikhda aad noog waranteen thank Aniguna waxaan koka ka heynaa ama dhakada ka haynaa taariikhdan
@c.qaadirmaxamuud526
@c.qaadirmaxamuud526 7 ай бұрын
Haye Bari waa meeshii ugu horaysay ee faqashta gaadiid laga furto h.jeclo is,not easy
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Ninkani runtuu ku tuuntuunsanayaa siday u muuqato. Reer iyo waxaa ma buunbuuninayo
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Mujaahid Axmed Kayse allah ha ku Xafido
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
اثيوبيه كانت المستفيد وحيد لحرب بين جمهوريه الصوماليه و المتمردين الصوماليين ضد الحكومة المركزيه. السنوات الطويله اثيوبيه ما استطاعت ان تهزهم الجمهورية الصوماليه ولكن اثيوبيه استطاعت ان تهزم صوماليه عبر الصومال المتمردين الذين حققوالحلم والأهداف اساسي لاثيوبيه.
@afshiinkhadarahmed8512
@afshiinkhadarahmed8512 Жыл бұрын
Please markad qof warysanyso meel bilaa dabayla bilaa buuqa kaga duub adooo naga raaliya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
sax lakiin waxaan hubaa qofka la wareysnayo hadaad qol ku xidho wax la iska wareysnaya wa daagale wax badn buu ilooba jawigan dadka waa ka hadlinyaa
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Noolow Mujaahid, adiga iyo inta kale ee nool, inta dhimatay naxariista janno, cidna abaalkiina gudi mayso ee dulqaata, ku farxa dadkiina xorta ah,
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 Жыл бұрын
Waan Salamayaa Awoowgay Axmed Kayse Jamac Warsame iyo Wariye Cabdinasir oo aan barnaamijkiisa aan ku xidhanahay, wll qaybkale inooga reeb,. Maxamed yare hadii uu noolyahayna haladoono oo halagaduubo barnaamijkan oo kale, waa soojeedin.
@aboobackersomal9874
@aboobackersomal9874 Жыл бұрын
Dibile waa meeshan kudhashay❤❤❤
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
Ma ismaaciil jibriil baad tahay ?
@moheli7213
@moheli7213 Жыл бұрын
Ana dibiile ayaan ku dhashay
@mrwa6316
@mrwa6316 Жыл бұрын
dadka reer sheekh waraysta kuwaas baa wlhi ooyaa markay iga sheekaynayaane
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Snm waxay tahay waan aragnay Kuwa imika haysta dalku waa ayo miyaanay snm ta garabkii hubaysnaa ahayn
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
calixuseen9631 kuwa dalka haystaa maxay ku yeeleen ii sheeg hada?
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Жыл бұрын
Axmed kayse waa mu jaahid Kuna dhas wacmay Gerd deeble waa inamadii bi emka qu dha snm haysatay lagu gubey
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 ай бұрын
Abni,wasalama
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 Жыл бұрын
Habeen kaa waan ka fogaa laakiin geed baan fuulay aroor bay ahayd ciidanka faqash maalintaa laakiin waxay sameeyeen laba xero mid hore iyo midanbe xerada horay qabsadeen snm lakion tikniko ayaa aad baa loogu riday snm laakiin ragrsgay ahaayeen aroortii waan isdultaagay muj anoo 12 jira iskuulka balaygaan dhiganaya reer balay way murugaysnaayeen anigu waxaan aaminsanafay muj baabuur baa jiidhay dhar qabalya ayuu xidhnaa roobaa aad uday waxaan is idhi sharabaadka wuu xidhnaa kabaha way kala baxeen helicabtarbaa timi anoo aad u qiiraysan waxaan sii xasuustaa marka ay waxo gaa ridaan waxaalugu ridayay madaafiic xun qoriga jiibka ayay aad ugu rideen
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@mciisecali2681
@mciisecali2681 Жыл бұрын
Fadlan wariye waxaad raacdaysaa ninka layidhaahdo maxamed case inaad wareysi ka soi duubto haduudoono tilifoonkiisana ahaataa deg deg warkii usoo gali
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
hadi an helayo dhalin yar igu raacda fikirkan wlhi xabashooda ayaan siyaran laha yacni waligay ma iloobeen fikirku waa inan dhalin yarta shaqaysa ee somaliland ta dhabta ah 50 ka mida iyo rag iyo dumarba isugu jira inan lacag u ururino mujahidiinta nool lacagtaasi maha sadaqo mana aha lacag ay bahi u hayso lkn wa abaal celintooda plz yaa igu racaya fikirka CBA na waxay inaga cawin lahayd mujahidiinta inan la kulano
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Guushii SNM waxa qayb weyn Ka ahaa sarakiishii isaaq ee laf dhabarta u ahaa ciidamadii Somalia markay SNM u soo wareegeen
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 11 ай бұрын
01:40 waxasi wa waxan uga warwareego dawashada barmaamijyada Somalida. Video booday dhawr qaybood iyo cod xuman iyo sualo xuman iyo nidam daray aad uu baahsan bay isku darsadeen
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Жыл бұрын
Axmed kayse
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 ай бұрын
Ninkani Waa nin Gobonimo Sheekaynaya cuqdadi kuma jirto waan yaabay kuwii kale way Bukeen wlhi
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 5 ай бұрын
Geesi
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 10 ай бұрын
Weriye ninka maxmed case wareysi ka soo qaad plz
@alidamey2988
@alidamey2988 4 ай бұрын
Koodbuur.iyo Keyse,Ayaa,Ugu,Adkaa Halgankaas.Ragag Kaloo Badanina Waa Jiraan.Siilaanyo.Cigaal.iyo Raggii Kaloo Madaxda Ka Soo Noqdey Somaliland.Marka Laga Reebo Madaxweynihii Samaroon.
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 Жыл бұрын
Gob beynu nahey mareexaan waanu sòo dhaween jirney maxbuus ka maanu sii deen jirin markiiba waanu kaxeen jirney si aan uu nooga warbin ileen snm iyo dowalad waa wax kala weyne itoobiya baanu ka dhoofin jirney
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 8 ай бұрын
7 ku muxuu yahay? Abaal ayaanu kuu haynaa mujaahid
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Faqash futo xuneey malaa 2000 kii baad dhalatay oo waxaad maqashay wuxii ay hadhaa faqash kuugu sheekeeyeene 1988 miyaad ilowday maalintii ay Geesiyaashii SNM weerarka ay ku soo qaadeen woqooyi oo ay joogaan %80 ciidankii faqash ee ay Hargysa afarta koone Ka soo galeen ee ay Burco afarta koone Ka soo galeen ee ay qabsadeen labadii saldhig ee woqooyi u weynaa saldhigii oodweyne iyo kii cadaadley ee cadaadley oo qudha ay ku qabsadeen 200 tecknikada ah ee ay hebiyeen jeelkii mandheera oo ay ooda Ka qaadeen 800 ee naxbuus .dhirbaaxadii ay SNM maalintaa afweyne ku dhufteen dib umu soo kucin 2 sano Ka bacdi ayaa Hawiye bakhtigiisii Ka jiiday xamar
@jihocusub
@jihocusub 11 ай бұрын
Noolow... Gaashaanle Sare Axmed Keyse, Ciidanka Qaranka, kana soo jeeda beesha Habarjeclo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
faqash mayd bay geed saareen oo miine ku xidheen yaa u baahan mayd?
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 Жыл бұрын
Qaybo u kala samee walalkay
@user-po4vk2ub9x
@user-po4vk2ub9x 11 ай бұрын
SNM way guulaysatay, Hadaan shaashka darajada. Dalacaada laga nixin. Way dhacday
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Xabashi BAA u tabartay in uu Somali kula dagaalamo
@user-po4vk2ub9x
@user-po4vk2ub9x 11 ай бұрын
Somaali!!!!!! Dantaada raac
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Faqash Somali may ahayn
@munasagal2496
@munasagal2496 Жыл бұрын
Qoladaa ilko yarta uu sheegaya wa habarjeclo.kkk
@mahamedm57
@mahamedm57 Жыл бұрын
😂😂😂
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Жыл бұрын
Libax axmed kayse Bern maan Maas sheegin
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Waxaas dhulkaa loo soo maray. Ayaa qaar Parliamentary fadhiyaa lee yihiin Mantaa Argagixiiso kumaa Soo duulin
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
falastin wa dadka ugu xun calamka waxayna aad u necebyihin dadka africanka ah
@JabLibaax-zp4iz
@JabLibaax-zp4iz Жыл бұрын
Bali cabane kii rs ta manu ahayn
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Mujaahidiintan tirada badan een halka tuulo qabsan iyagoo dagaalamayey 7 sano cajiib wadanka waxaa xoreeyey UNITED SOMALI CONGRESS (USC)IYO SOMALI PATRIOTIC MOVEMENT (SPM) adeeryaaloow please umada ka xishooda oo faan ka iyo beenta naga daaya
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
kasiridba USC haday dalxoraysay meeday? takale ragani dawladay ladagaalamayeen xoogeeda matiqiin mise kheeko dumarbaad haysaa
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 1991 SNM HAL TUULO XITAA MEEYSAN HEEYSAN IYAGOO INJIR LEH BEEY HAWDKA KU DHUUMANAYEEN MARKII USC IYO SPM QABSADEEN KOONFURTA AYEEY MILLITERY GII WOQOOYIFA SOOMAALIYA JOOGAY ISKA KALA YAACEEN. REER AFKA NOOLAYAAL BAAD TIHIIN MAANTA OO 2023 LA JOOGO JUFO DHULBAHANTE AYAA KAA SOO SAARAY LAASCAANO ADIGOO DOWLAD SHEEGANAYA
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Xorentii sidaa maaha walal. SNM waa jabhadii jilcisay ciidankii afweyne ee bilowday in dulmiga la iska qaado. USC wey is daba raacisuun.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
kasiridba dalka isaaq dego miyaad taqaan baaxadiisa SNM burco iyo Hargaysa ayay 2 maalmood gudohood ku qabsadeen iyagoo aan cunto hub rasaas shidaal midna haysan, 2 bilood bay ka dhex dagaalamayeen markaa ka bacdi ayaa laga saaray hadii lagasaarayna itoobiya SNM kumay noqon ee dalka balaadhan ee somaliland bay dhinac ka degeen, halkaasay duulaan kasoo qaadayeen marna faqashtaa soo duulaysay reerkoonfurkii lasoo raafayay si loo badbaadiyo dagaalkuna u soo gaabto ayay SNM caydiid ku yidhaahdeen maska adhaxdii waanu ka jebinay ee USC madaxa haka disho waana kaarto dagaan oo lagusoo afjarayay dagaalka ee ma ah in SNM laga adkaaday
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 11 ай бұрын
Horta ma reer burco uun baad waraysataa siiba h.yoonis qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
@jihocusub
@jihocusub 11 ай бұрын
Libaaxani waa Habarjeclo, waa Gaashaanle saew oo ciida ka ah hadda
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b Ай бұрын
Ahmed kayse waa nin goba waa ninkii qabtay maxamed yare ee ku kabtay cadaadlay hada wiilkii ka tirsanaa ciidanka faqashtu hada waa nool yahay weliba la soo hadlaa gobonimada waa loo dhashaa
@DavidEric1
@DavidEric1 Жыл бұрын
Waxaa cajiib ah . Nin kasta oo ka tirsanaa jabhadii SNM wuu faanaa . Hadana 11 sano ayay dibad joogeen hal tuulo ah na may qabsan. Hadana intaa wax baan dilay ayay leeyihiin. Halka jabhadii USC ay 8 bilood oo kaliya koofur oo dhan ku qabsadeen . Madaxtooyadiina galeen . Hadana ma faanaan. Yaab!
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Ader gacaliye inad is ag dhigto jabhad 11 sano dagaal ku jirtay iyo usc oo snm hub usoo donatay bad ku leeday snm baa faan ta laba qodab aan ku sheego 1: snm inay faanto oo ka shekayso wixi ay uso martay iyo inay ujedadeedi gaadho waa sax 2: ta labaad snm 11 sano ayay dagaal qadhaadh oo nasasho lahayn kula jirtay dawladii siyaad alle ha unaxariiste imika waa marxume Usc intay snm u timid bay hub ka qaadatay snm habka siyaad baray xoog kaga qadaysay mida kale xili snm wadakiba qabsatay bay usc bilaab matay marka 8 bilood sidebay sura gal u nqonaysaa inay ka sheekeyaan wxi maray qof walba tariikhdiisibu so ban dhigay 11 sano rag halgan ku jiraya inaad agdhigto usc oon shan sana jirin garan mayno qacligaa halkaaad ka keentay 😂😂
@DavidEric1
@DavidEric1 Жыл бұрын
@@faridyare6253 Anigu nin Farasiis ah ama nin Hinda ah oo looga sheekaynaayo waxii dhacayay ma ihi Saaxiib . Nin joogay oo arkaayey ayaan ahaa . SNM 1981- 1991 ayay dibad meer ahaayeen . Hal tuulo oo ay qabsadeen Wallahi inaanu jirin. Inay Ambush sameeyaan oo ay wax yar tuur Tuuraan oo ay dib u yaacaan Waa suura gal laakiin Hal tuulo May qaybsan. Laakiin USC 8 bilood ayay ku qabatay koofur oo dhan oo Waliba waqooyiga 3 jeer ka wayn . Ta kale hubka ay SNM siinaysay USC miyay iyadu labada magaalo oo ay leeyihiin ku qabsadaan ? Waa sheeko iyo been caruurta loogu sheekaynayo. SNM tu markuu Siyaad barre baxay ayay dumarka iyo caruurta soo raaceen Saaxiib . Waayo goob joog ayaan ahayn
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
USC dawlad dhacday bay ka dhex toostaye dawladii libaaxa africa isu taqaanay raggii u badheedhay ee hub wixii ay haysatayna kala hadhay saw SNM ma ahayn
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
USC waxay dagaalameen markii afweyne dhacay laakiin afweyne waxa jilcisay SNM
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
@@khadarhussain1741 Kkkkkk jilcisay kulahaa . SNM jilib yar oo reer Nuur la yidhaa oo samaroon ah iyo jufo yar oo reer Hagar ah oo dhulbahante ah ayaa 11 sano xarshin ku Hayey . Markuu Siyaad baxay ayay dumarka soo raaceen . Ee Siyaad bare shacabka hawiye Ayaa bixiyey
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
S = Siilka Saleeban Gaal N = Nuux Baasta macaan iyo M = Muuse Handarab
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Adigu falastiin ka ahaw baroor wishow😂
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Jedo252554 maxaa ku daaray ina beenawaas ina boola xoofto?
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 Жыл бұрын
Farax ifiso wuxu yidhi dagalka ana hogaminaya adna waxad ledahay xuseen wayse cade aya hogaminayay
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 Жыл бұрын
Markii ay hargeysa tageen ayuu ifiso hogaanka la wareegay ee waysacade dhaawac may
@mowlidfarah317
@mowlidfarah317 Жыл бұрын
Umadani waxaaloogusoo celceliyaa film hore loodaawaday ilmadeerayaal wax jiilkan cusub garaadkooda lagu hormariyo tvyada ugasoodaaya ama cudurkan aad dhalinta kufidinayso kadaaya oo ku xisaabtan sidii aan caalamkan wax ulaqaybsan layn
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
mowlidfarah317 caalamka yaa kaa hor jooga hadaad waxalaqaybsanayso? taariikh bay kahadlayaan hadaanad rabin hadhegaysan
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Axmed Kaysow ma ogtahay in Maxamed Kaahin aanu ku jirin dagaalkii burco lagusoo galay oo uu dib u noqday galabtii burco loosoo guurayey oo uu munaafaqadda immika uu la gaboobay uu la dabo socday mujaahidiintii waxtarka ahaa.
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Taasi waa sheekada guurigiina tala golaha raago joogo wax hala Iman adeero faysal dhaqane
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Waxaan filaya hooyada ayaa kugu sheekeysa waxa
@mowlidfarah317
@mowlidfarah317 Жыл бұрын
Waaryaadeheen doqoniimada iyo oohinta iyo baqbaqda umada kalahortaga waxaa lamarayaa 2023 idina wali 1980 baad soomaraysaan yaanlagaa badin hooy
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Taariikh baa laga waramayaaye haddii aadan ku qancin iska dhaaf uun maxaad la ooyeysaa
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
Isaaqow hal mujahid ban lahyn abdirahman tolwa mana mamustan qof ka sheekaynaya ma arkin 😂😂
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Dee ma 20$tv siisan waydeen odayga taariikhda ka so waraysta😂😂
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Waxaan Xasuustaa nin taliye u ahaa Ciidamadii 8aad oo ka mid ahaa qaybaha ciidamadii Beesha Habaryoonis qaybta ku beegan Hawdka burco waxaa haysan jirey nin Samarroon ah ama GUDABIIRSEY oo la odhanjirey Cabdi Cabdillaahi warkiisa rag badan oo ku jira wareysiyada WAAYOJOOG oo eeshaas ah ayaa ka warramaya iyo qaar kaleba. Wuxuu dhintey 1991 bilowgiisii waqti yar ka hor markii dalka la qabsan doono. Wuxuu ku dhintey magaalada loo yaqaan CEEG oo 65 km koonfur kaga beegan Burco allaah yarraxma.
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
@@faridyare6253 imad fahmin ninkaan ka hadlayana garan maysid ban filaya
@khaliifismail3978
@khaliifismail3978 Жыл бұрын
Tariikhda mudane abdirahan tolwa malaha ka sheekeyeen ama waxad ka badha barnamijka xasuus reeb ee warye ducale inuu isagana kuso casuumay bal ka eeg aniguba ma hubo inan arkay iyo inan aragbe
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Yaad QALDEEYSAAN. ? Yaad CAWIREEYSAAN. ? Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah. mana HADLI kartiin.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Maxd ka badali karta miskiinow
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
😂😂😂!! SNM😂FANWEYNAA😂?? FADALWEYNAA😂?? CARAREEYNAA😂!! BRRIGII😂HORE😂RUNBAAN😂MOODI JIREY😂IMINKAAN BARTAY😂INAY😂SHEKADOODU😂HUUHAA TAHAY😂!! SSC DARWIISHTA 💪🎠🏇💝💕🌹🌹ayaa🎉FASHILISEY😂!!! HAHHHHHHHA😂!! 32 years😂BADHIWEYN😂😂15 minute😂RAHMA YAR💕💝💖🌹SOOL🎊💕💕💖🌹kasoo eryatey😂hahhhhhha!!! TUKARAQ 🎉XUDUN🎉TALEEX🎉ADHICADEEYE😂YAGOORI🎉IYO DHAMAAN🎉BARIGII GOBOLKA SANAAG🎉IIDOOR DABACAYUUN 😂!! SALAAMA😂!!
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Ibna Faqri. Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Ibna Faqri. 70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 Жыл бұрын
Ibna Faqri. Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
@user-po4vk2ub9x
@user-po4vk2ub9x 11 ай бұрын
SNM way guulaysatay Adigoo soo taagan ayay kabo bir ah kuu xidheen
@shaikhmuqtaar7467
@shaikhmuqtaar7467 Жыл бұрын
KUWAN WAY WAASHEEN WAXBAAN LAAYNAY IYO MUJAAHID BAA NAHAY AYEY KU WAASHEEN
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
shaikhmuqraar7467 faqash waanu naqaan daayeer adigaa waashay oo dalkayaga nagu haystay waadse eeday gaajadii nookaa keentay baa weli kuhaysa yahuu
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 9 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 120 МЛН
Waraysi  Gaar Ah : Cabdilaahi Congo By Ilig HCTV Hargaysa
2:08:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 316 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 637 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 367 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.