Waayojoog: Halgmaa Caydiid Diiriye Maxamuud, Dhakhtarkii SNM - Qaybtii 1aad

  Рет қаралды 40,922

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

'Halgankii iyo sooyaalkii Taariikheed halgmaa Caydiid diiriye Muxumed ''Kalasoco barnaamijka Waayojoog Qaybtii 1AAD#CBATV
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 82
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Aabo illaaahay ha ku dhowro cimriga illaahay ha kuu dheereeyo wadanka waad kusoo tacabtay
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Aamiin.
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Sxb
@Abibakar355
@Abibakar355 4 ай бұрын
Qan
@fuadahmed3985
@fuadahmed3985 Жыл бұрын
maasha allah mujaahid caydiid weli waa dhalinyaro waa geesi wax badan inooga warami doona iinsha allah
@sahracaydiid5498
@sahracaydiid5498 Жыл бұрын
Aabe Allah cimriga iyo caqliga haku barakeeyo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
MashaAllah Aabahaa waa fariid Aamiin.
@sahracaydiid5498
@sahracaydiid5498 Жыл бұрын
@@AbdulAli-ku9he thnks you
@raahidjama2350
@raahidjama2350 Жыл бұрын
Masha allah inantiisiibaaba dhagaysanaysa Wllo aabo alle cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
@@sahracaydiid5498 👍👍👍👍👍👍
@sahracaydiid5498
@sahracaydiid5498 Жыл бұрын
Thanks you wll
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Mansha allah kolay waa dadki xalaasha ahaa ee ujeedadooduna ahayd kaliya dalkina xoreeya kadibna ka fadhiista siyaasadana ku dhex milmin
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
wll naasir waad la raagtay walah waan kuu xiisay sxb siyaasadan waalan ayaan kaaga nasanaaa sxb please please please hanaga kala jarin
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Mansha alah ilaahay caqliga iyo cimriga ha barakeeyo Mujaahidka
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
War caydiid mujaahid weli mad gaboobin Masha alaa brother
@youngash6411
@youngash6411 Жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 Жыл бұрын
Walsham aad baad u mahadsan tahay
@saynababdi4263
@saynababdi4263 Жыл бұрын
RAGAA KU JIRAY HALGAANKA EE MUJAAHIDKU MAGACYADOODA SHEEGAAYO 50/100 WAXAY AHAAYEEN GARXAJIS IMINKANA WAXAY YIDHAAAHDAAN DALKA LAGU AAMIINI MAAYO
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Wax la aqbali karo maaha
@user-zl9tr1qk2z
@user-zl9tr1qk2z Жыл бұрын
M.cha allaH waa halgamaa qaaliya ee qaybaha dheeree lana soo dhakhso ,mahadsanid weriye
@abdifarah9528
@abdifarah9528 Жыл бұрын
P0
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Maansha alaa, alle cimriga haw barakeeyo, weli waan nin yar
@mustafehussein288
@mustafehussein288 Жыл бұрын
Kamaba muuqato da’du….Alle ha barakeeyo mujaahidka
@aminajama2566
@aminajama2566 Жыл бұрын
Ilahay ha ku dhawro adero qali ❤❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting interview
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Caydiid markii leeyahay Primio lay siiyay wuxuu ula jeedaa Abaalmarin aqoonsi xirfada uu leeyahy ku kasbaday.
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Sxb mahadsanid
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
@@ustaadxasancaydiid8614 Adaa mudan walaal.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️❤️
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Mujaahid kaasi bal aad u warayso ninkaasi waxa uu kaqaybgalay dagaalkii buuraha Aad baad u mahadsantahay waraysiyada ragii mujaahidiinta ahaa ee hore
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb dhamaanteen waa ku diirsanaynaa halgamayaasha waa aabo illaahay cimriga ha u dheereeyo
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Жыл бұрын
Wa qolama mujahidkan
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
M.a ragii faqashta maanta dalka haysta xoryey geenyo shiximan iyo muse sabyd
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
gumayste indho cascas ku waalo muuse biixi iyo maxamed kaahin
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Dadka lama xaqiro weliba adigoo tuurta ku sita xisbi habareed ninka hogaaminaya ahaa isaaqii Afweyne u shaqaynayey ilaa maalintu xamar ka cararay. Muusa Biixi iyo ina kaahin anigoo weliba Cirro isku jilib nahay, waan ka xishoodaa in aan dafiro halgankii nimankaas. Anigu dharka Uma tuurayo Cirro iyo xisbigiisa, haduu madaxweyne noqdo iyo hadaanu noqon waxba iga dhimi mayso waxna igu kordhin mayso oo Cirro waa nin anoo kale ah.. Xisbiga Habar hebelaayo dariiqo lagu suufiyoobo oo ninka hogaamiya na dee maaha sayidkii dariiqada oo awliyada la dakeeya. Aqoon daro iyo jaahilnimo iyo nin jeclaysi waa waxa rogay dalkii jamhuuriyadii Soomaaliyeed. Siday ku socotana hadaan noocaaga u ciilay Biixi ama iska dhaadhiciyey ciilka dalka waa duminayaan oo Habar taada haday markeeda baaskeelka Somaliland wadin oo 5 sanadood " madaxweyne" lala daba ordin adna aad noqon qaaqle makhaayada iyo mafrishyada ka difaaca kuna digta reeraa kale, oo ximi, ku jiqsii iyo tolka xiijin, hadaad taas Habar taadu waydo ama nin u qalma oo la doorta aanay Habar taadu dadka hor keenin malaa dalka dab baad ku qabanaysaa, doonta SL ee bad weynta ciirciiraysa ee kunka cadaw leh adaaba xin u daloolinaya oo bada quusinaya. Ama wax kale hadaad waydaan qolyihiinan xinku u yahay aar goosi cadaawaa SL ayaabad ku biiraysaan oo maanta waxa dhagahaygii wasakheeyey qaar Habar Yoonis sheegta oo Daarood iyo Hawiye oo weerar ku ah jiritaanka reer Sheekh Isxaaq oo halkii laga sugayey dhaqankii Habar Yoonis ta xalaasha ah inay dalkooda iyo dadkooda la saftaan waxad ku hadasheem iyo garxajis dagaal gali maayo wixii geesi reerku lahaa if iyo aakhiroba waad ka nixiseen. Dhaqan cusub ee fawaaxish ka ah eed Habar Yoonis oo Isaaq udub dhexaad ka u ahaa ku diraysan tolkood, oo tuke cambaar leh ka dhigteen, hadaad waxaas joojin waydaan ogow wiilyaw cuqdadaysani in inaku Habar Yoonis ahaan dhexdeena isku qabsan doona oo xalaal iyo xaaraan Habar Yoonis ah loo kala bixi doono oo midkeen magaca reerka aad ku xaartaan u hadhi doona ama Habar tan hilbaheedi cuntay looga hayaamo dhashii udub faqash, cawil iyo sulub, ina bulaalii sidii naag la qabo Daarood ula qaxay laascaamood iyo ina warancade oo jaajuus u ahaa ina Dafle. Kuwaas weeye raga ku gatay shalay maantana gidigood wax yar maahee ina Biixi gan uurka hooyadaa kugu ciilay iyo Geenyo Shaamixan ayey la taliye iyo soo tuujiye iyo xiniinyo salaaxe ugu adeegaan Cawil mucjiso kii kugu muday ciilkaad qabtaan.
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
82 buu baxay libaax waa jabhad gaboobay afartii u horeeyey weeyee..
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Wa sax
@gureygeeljire2909
@gureygeeljire2909 Жыл бұрын
And iyo and Ayaad u mahadsantahay ee readi maxamed dhag Haye ,, Muusa cabdale bagaalo
@naciimakhadar266
@naciimakhadar266 Жыл бұрын
Ninkan warysi horoo laga qady ayaaan dawaday
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
"Dibuxorayntii somaaliyeed "ee SNM MAAN FAHMIN.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Siman mohamed inaad fahanto yaa raba laxeey
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 Жыл бұрын
Ururuka dub u xooraynta somalia . Somali national movement
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@garxajisweyne7980 waar ceecda meesha kalatag xooloyohow xawska daaqaa
@abdirazakmahamud8213
@abdirazakmahamud8213 Жыл бұрын
Ismacil cali Farlow so qabo niyow mujahidka tarikhkaste o laga shekeyo magicisa aya ku jira e
@ustaadxasancaydiid8614
@ustaadxasancaydiid8614 Жыл бұрын
Waad mahadsan thy sxb waa aabo illaahay cimeiga ha udheereeyo
@samsamm5996
@samsamm5996 Жыл бұрын
Geesi
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Barnaamijka waya joog runtii wuxu noqday mid kordhiya dhiiga dadka reer somaliland
@najoabyan8902
@najoabyan8902 Жыл бұрын
Adeer noolow
@abdirahman4809
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Waraysigu sidu iigu socon layahay!
@nasirabdullah7380
@nasirabdullah7380 Жыл бұрын
Ismaciil cali farlaw hada waxa uu kunolyahay wadanka imaradka uae 🇦🇪 gar ahaan abudubai mujahid ismaciil cali farlaw kuso casuuun barnamijka mahadsanid wll
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Aar biyaha noo dhaamiya baanu nidhi kulahaa aar SNM aa😂😂😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Asal.wariye qoflala dhexfalo kamakhajilsiito warithu uuiskaqiiratsiita taasina waxat macaanaynaysaa.sheekada .qokuwa nkamatagalstn
@ismaciilaxmed2657
@ismaciilaxmed2657 Жыл бұрын
Waraysigani qiimo badan iyo tariilh iso martuu ixasuusinaya markii dagalkii buuraha qaybtii katagty ayaa
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Waar barnaamijka soo dheere waa gabisay
@kaissemohamed7157
@kaissemohamed7157 Жыл бұрын
Qabasho always qabasho
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Ciro wiilkiisa ayaa Edmonton Alberta Canada wada degenahay
@solomonsalad5991
@solomonsalad5991 4 ай бұрын
Ma biciide mujahdku
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Dabridku waaxay tolow?
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Waa marka shiishka la baraayo iyo xabada ridisteeda
@nuur1472
@nuur1472 Жыл бұрын
فلم.ابحى.جدىر على
@corneljulio4641
@corneljulio4641 Жыл бұрын
Raga imka cornel ah ee cidanka qaranka ku jira ee mujahidinta iygana so waraysta
@shadrakkasereka9119
@shadrakkasereka9119 Жыл бұрын
Burco moyee meel kale kama warantid
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Kkkk miyaad ka xanaaqday burco snm ayaa ubadnayd
@abdulakdirmohammedahmed917
@abdulakdirmohammedahmed917 Жыл бұрын
Asc masha alaah waa geesitaashii naftooda u huray dalka iyo dadkaba madsanid wareye
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Walaaal hadduu burco soo ururinayo adiguna meeshaada qaado, Waa iska wax uqabso, isdirid, ilayn mushahar kuma siine
@cabdicumarnuuraani46
@cabdicumarnuuraani46 Жыл бұрын
C/Nasir waad ku mahadsantahay waraysiyada Mujahidiinta, hadaad karto waraysiyada inoo balaadhi SNM laba aag bay ahayd Maka iyo Madiina waa talo ahaan
@maxamedclaahiayaanle3369
@maxamedclaahiayaanle3369 Жыл бұрын
Waa beenale kani kkkkkk xayd isaga aya watay ciidanka
@ahmedjama2421
@ahmedjama2421 Жыл бұрын
Asc Mahamed beenale maaha ee waxa laga yaabaa inay ka khaldantay Waxaynu arki doonaa qaybaha kalee barnaamij ku baran doontaa muj caydiid Waa Dadkaan faanin Waan aqaan shaqsiyan Waa nin afgaaban xishood badan
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Walaaal xayd wuu lasocday, isaga soo kaxeeyay ciidanka , waa runtaa laakin Milatary ahaaan waxaa watay ciidanka , Dagaal galiye ahaan from Gaashamo to godkii Lixle Sumuni.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Жыл бұрын
Waxad tahay ey xun baastar fulay
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Жыл бұрын
Ciidanka cabdi raxmaan maxamed case watay marka danbe Locke ciyaalkan basasintu dhashay ka xishooda raga wa wayn
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
@@yaasinismail7956 mujaahid maxamed Case waa nin qaaaliya, wax dhiba majiraan. Sadexda Sarkaaale eee ciidanka soo kaxeeyay waa Maxamed case, Xayd gambadh iyo Sumuni. Waa nimanka ogaa operation-ka waxaan ujeeda from Gaashamo to Godka lixle. Amarka udanbeeya cidda leh ayaa laga hadlayay.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,6 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 117 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 29 М.
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
waar Daag. Daag  Ah
17:44
Som tv
Рет қаралды 195
Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988
42:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 59 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН