Waayojoog:"Markay Xabadii bilaabantay Calooshaa socotay Maxaabiistii Madheera ku jirtay"Cabdirisaaq.

  Рет қаралды 42,529

CBA TV

CBA TV

Ай бұрын

Waayojoog:"Markay Xabadii bilaabantay Calooshaa socotay Maxaabiistii Madheera ku jirtay" Halgamaa Cabdirisaaq Alpha.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 68
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
keep going wariye ilahay ha ku xafido ururi xogta mujahidinta wan kula socan E so badi❤❤❤❤❤
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
Snm alle ha u naxariisto dhmn😢
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Qadaad weyn wali daagaalkiibay nagula jirtaaa lkn waay ku jabaaayaan siday hore ugu jabeen
@axmedxaashi2921
@axmedxaashi2921 Ай бұрын
Maaha oday shiciba oo waayo jooga ee waa mujaahidkii waynaa ee cabdi risaq Alfa Ale haku xafido
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Hooyadaa was cabdirisaq,miyaanu ku jirin kuwii sacad muusee mujaahid cawil cadami burhaan u afduubay diyaardii somali airlines
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Hooyada was nacaskii alfa ee ku jiray kuwii sacad muuse ee mujaahid cawil cadami burhaan u afduubay diyaaradii somali airlines,markuu xabdii maqlay na isku xaaray hooyadaa carabka caag ga ka was
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z Ай бұрын
Keep going Mr. Naasir these interviews make me cry cause I have been there in Hargeysa when the war started thank you for reminding,and sharing with us 👏👏❤️❤️❤️✋💕🌷🥀👌
@user-qq4nl2mp5m
@user-qq4nl2mp5m Ай бұрын
Naasirow zhp dhaxal reeboo mujaahidiinta inoo soo badi
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Mujaahidka.uguqaalisan.smn.eemasuliyintii.snm.waxaan.i.aqaana.intii..mxamed.cali..raxiimahulaah
@AbdiFosi-my4vt
@AbdiFosi-my4vt Ай бұрын
Gashe cabdinasir aduun tariik ayaa ka hadha , hawuul wanagsan ayad wadaa sxb keep going
@AbdiAalen
@AbdiAalen Ай бұрын
Ilaahay haa idin xafiido CBA hawl wacan baad waddan halkaa ka sii wada
@footballmo9068
@footballmo9068 Ай бұрын
Cabdirisaq alfa marka hore waan salaamayaa waxaana u salaamayaa waxaanu ahayn class mate schoolkii dhagaxtuurku ka bilaabmay ee 26june waxyaalo badan oo la isdhex dhigay baa meelahaa markaad akhrido aad ku arkaysaa oo aad moodayso in dadka ka hawl galay arinkaa inamada ardayda ah lagu soo xidhay uga kala sheekaynaya siyaabo ka duwan xaqiiqada anigaygan qoraalkan soo qoraya goob joog baan u ahaa siday wax u dhaceen waxaanse ka xumahay aniga oo qurbo jooga mudo dheer mararkaan yara gaadho dalkiina aan wakhti u helin arinkan isaga ah doorkan markaan dalka gaadho ayaan bal isku dayayaa inaan is aragno cabdirisaq alfa arimahaana aan waxyaalo badan oon illaa hada xasuusanahay dib ugala sheekaysto.
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Ай бұрын
inchalaah taariikhda in la uruuriyo oaa noga faaideysay wixii aad ujoogten wano muhiim dhaman dhalinyartayda danbe
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Ай бұрын
Muj, Mohamed Cali, allah yarxmee ayaa jebiyey 1988.
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Ай бұрын
Sheekadan dhammaanteed waxaa laga koobbi gareynayaa tii Cabdiraxmaan Daahir Caynaashe ee uu sida niyadda ah uga hadlay. Macaa taariikh ayay doonayaan iney samaystaan
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Ай бұрын
War kaalay maxaad ka sheekaynaysaa... Ninkani in uu maxaabiistaa ka mid ahaa, ma adigaa lagu weydiinayaa? ..Jeelka waxaa ku jiray dad 1000 Qof ka badan. . Qof walba marka la waraysto, si gaara ayuu u warami, maxaabiistuna, wax badan ayey ku kala duwanaanayaan, oo sidan uu ninkani hada sheegayaba, isaga waxaa ka aragti duwanaa oday guriga kale ku jiray oo daaqad ka arkaayey dhinaca banaanka. Taasi waa mid - Takale Mohamed Cali wuxuu ahaa taliyihii watay Ciidanka SNM.. balse Ciidanka SNM waxay ahaayeen reer Sheekh Isaxaaq oo dhan.. waa maxay sababta aad adigu maanta .. Raaska reerkiina oo keliya aad uugu sheeganaysaa? War isla yaab oo hawl aanad adigu joogin iska daa ku faankeeda. - Haddii aad adigu reerkiina wax u taraysid orod oo maanta waxaad u qaban kartid u qabo oo banaankaa u bax... .markaa bal aad aragtid cid kugu qabsatee
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
mash Allah ilahayba mahadleh ❤❤❤❤❤❤
@alibaax5346
@alibaax5346 26 күн бұрын
Baaldiga fatahay, 😂 walaahi waan qoslay
@Abdiahmed4569
@Abdiahmed4569 Ай бұрын
Tnks.
@G.M820
@G.M820 Ай бұрын
Saxiibay wariye Naasir Kolonbiya barmaamujkaa raad raaca soyaalka maalmihii adkaa ee aad bulshadda aad u soo tabiso aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa sidoo kalle muqaal baahiyaha aad ka shaqo gasho ee Codka Bariga Afrika (CBA) waa mid uu aad ugu amaanan yahay halkaa kasii wadda raad raaca soyaalka maalmihii adkaa ee soomaray S.N.M.
@ayanlesuleimanhashi3902
@ayanlesuleimanhashi3902 Ай бұрын
abdirisaq ibrahim kooshin waa nin alle hibo u siiyey inuu xafidsanaado wax ku soo marey madheera
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
Wallhi ninkani wariyaha Ahi wa legend su dadka uga dhexgalen sulah iyo so u waresanay wa si xigmadesan
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Sheekooyinkan maxay soo kordhinayaan oo aan ahayn feel good iyo nacayb iyo karaahiyo walaalkaa Soomaaliyeed.
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
You dont like it when your attrocities are shown to you.
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Maxaad ku samaysay Laascaanood? Taada uun baa kula wayn.
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
@@fe8445 show me proof
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 Ай бұрын
Geesi geessi dhalay mujaahid cabdirasaaq guuul snm inta ku xajiimoota snm waa cadawgii wadanka laga nadiifiyay midhka ka sii hadhay iyo baroorwiush iyo badhyo culus
@user-zw6ey6xz3u
@user-zw6ey6xz3u 20 күн бұрын
Waxaa jabiyey axmed yaasiin janan oogo iyo maxmed cli
@ibrahimderia6111
@ibrahimderia6111 Ай бұрын
Qofkani weriye ma aha.waar waxaad tidhaahdaa waxa ka jebiyey jabhaddii SNM oo uu hogaaminayey Maxamed cali.illeen qof keliye wax ma jebine. Professional noqo
@Khaalid4220
@Khaalid4220 Ай бұрын
Wa qabyaaldayste xun
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Xabada purune Juice Miyaa Ama Lasativa Ama Caana Geel
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi Ай бұрын
Snm inay kuso days ay kumahadi ragbaa kuugu dull dhintee lkn mujaahid maad ahayn ee maxbuus lasoo furtaybaad ahayd
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 Ай бұрын
Nacas ,,,, isba dill buu ku xukunaa,,,,,ma isweydiisay haduu maxbuus ahaa muxuu ugu xidhnaa dil? cunfiga iska saar waaryaa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Fuleysanaa xaar ba ka soo daatay isagoo la xoraynayo
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
Adeer ninkani isagoo yar ayuu 1982 kii dagax tuurkii bilaabay oo ay qacantooda kula dagaalameen adigu se maxaad tahay maanta????
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Ай бұрын
Kan wariyaha ahi miyuu yar waashay muxuu u sixi laayahay ninkan dhagawayne oo nool allaha u naxariisto ku celcelinaya uma soo jeedo wuxuu kawaramayo wariness bidaar
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 Ай бұрын
halganka waa laga wada qayb qaatay, ku xidhnaa iyo ku jeelka ka jabshayba, qabiilna qabiil kama fiicna, qabyaaladuna dugsi ma laha waxay dumiso mooyaane....caloosha burcad isu mariya, waxaan doonaynaa qadiyad kaliyaata,,,,,
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Ай бұрын
All of SNM are Garxaajis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad Ай бұрын
MAy walal Isaaq waa Isaaq.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
Ina ibraahin KOOSHIN OO KU MAGAC DHEER ALFA waa DHALIN YARADII YARYARAYD EE UFO EE XAQ U DIRIRKA AHAYD EE UU FAYSAL CALI WARAABE INTUU HABEEBKII SOO BASAASAY ISAGOO GAANI U SHAQAYNAYA LASOO XIDH XIDHAY EE DILKA LAGU XUKUMAY OO MADHEERANA LAGU DAADIYAY(Waa taariikh)
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 Ай бұрын
Qaranka dheel dheel kuma iman wlh ragba dhiigoda ushubay oo god ugu jiray markase rabta dawac xun iney isku daydo ine qasto😂😂😂😂😂😂😂😂
@Abdiahmed4569
@Abdiahmed4569 Ай бұрын
Weriye tarikhada aad radiso waa mid waxtar weeyn u leh rer somaliland
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Ай бұрын
Abdirisak Alpha, aad baan kuu salaamayaa horta, War inaadeer waa Aduunyo, waad gabowday... waxaan Akhristay Sheekadaadii JABINTII JEELKA MADHEERA ee aad qortay 2003 dii.. aad bay u qurux iyo xiisabadnayd, maanta 21 sano kadib uugama sheekayn karaysid sidii aad maalintaas uuga sheekaysay...
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad Ай бұрын
Ma helaysa walal sheekadda
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d Ай бұрын
Saacadihii beenta iyo murqaanka.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q Ай бұрын
Warku way iswaafaq san yihiin saxweeyi
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Ай бұрын
Waa taariikh habar jeclo sameysatay
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Time Freeze baa inku dhacay. How long can you continue the fairy tales of SNM struggle lies. Talk about today. You need food and water. Talk about development not the past.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Naasir Kolombiya iyo CB TV waa ayaandarro inaad ninkan abaallaawaha ah ee raggii labada jeer naftiisa badbaadiyay xaqiray inaad waraysataan. Waa qabiili xun oo calooshu taagan tahay qotigu.
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi Ай бұрын
Wllo muxuu xaqiray Ana aqaane oo ka jaraye snm
@hibonour9657
@hibonour9657 Ай бұрын
Bisinka iyo saliga salaamaad illaahay muxuu khaladay ee ninkan lagu caayay saw sax maaha oo snm kama jabin jeelka madheera
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Habar yoonis ayuu caayi jiray isagoo haash lagu bakhtiinayo,ragii waligood ba xasiga ka jabsan jiray
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Mujaahid maxamed cali faarax dalmar IHUN,waxuu ahaa halyey maxbuuskii maxaabiista u hanjabay waxu ku yidhi laba maxbuus aheydeene maxaa kaga duwan tahay bastaryow
@hibonour9657
@hibonour9657 Ай бұрын
Hy haduu caayo waa ilmaadeeradii maxaa adiga kaa galay mida kale hy macay bayleeday mise waa beed oo way jabayaan saw dadku isma dacayadeeyo oo ma kaftamo laakiin ogaw inkastu isgu haadsho ama uu isguhaamo isaaq guudka sareetiyo gunta waa ka walaal ee geele yaalahaayey guul iyo gobanimo duriyada reer sheikh isaxaaq
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Ай бұрын
WAAR NINKANI WAA QOLAMA WIXII GARANAYOW SOO DHEEGA
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Waa sacad muuse haashka kagu bakhtiin jiray
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Ай бұрын
Waa halkii Prof-Cabdisalaane Jiilkiinan dambe xanuun reer hebel la yidhaahdo ayaa qalbig idinkaga jira
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Ай бұрын
Beenaalahan baleeg waar mujaahid dhagawayne miyaanuu noolayn waa maxay ilaahay ha u naxariisto dhagawayne ninkani mujaahid ayuu sheeganayaa bal jawigiisa fiiri
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli Ай бұрын
Dhegaweynaha uu sheegaya kan nool maaha eh, waa dhegawryne kale.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Muxuu ka sheekaynayaa neefkan jeegada cadi , hadaayay wada mujaahid sheegataa xaarweyne waliba
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 Ай бұрын
34sano iyo oohin
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi Ай бұрын
Allow nacas ma sheekeyey
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Ай бұрын
Kkkk waad ku sugtey kkk marraa waaxid
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 Ай бұрын
ma nacas baa dill xukunaanlaa??? lax yahay
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Hhhh,waad garatay calooshaa xanuunty
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН