#Waayojoog

  Рет қаралды 48,280

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog Cabdiraxmaan Daahir Caynaashe Qaybtii 10 aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 96
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
3 nin oo taliska saadka baa nagaga dhintay Mujaahid ciise cabdi shire Mujaahid nahroo Mujaahid....jeex ALLE HA U WADA NAXARIISTO AAMIIN
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Mashallah tabaarakallah may Allah bless you and your family inshallah thanks libaax
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Masha allah waad nagu raajiseene mahadsanid Naasiraw Bal ilaahay amarkiisa Abdirahman Daahir Aynashe wareysiyadiisu aadbay iigu socdaan mujaahid ilaahay swt haku xafido mahadsanid adna
@drabdirahman2791
@drabdirahman2791 Жыл бұрын
7
@najiibnaajiyo8820
@najiibnaajiyo8820 4 ай бұрын
Siil🎉😂❤ ❤ ❤ ❤❤ ❤ ❤❤❤❤❤
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 Жыл бұрын
Sc Mujaahid Ab/Rahman Caynaashe ilaahay Cimriga Iyo Caqligaba hakuu ilaaliyo
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 Жыл бұрын
I love this man my hero aloow ku xafid
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan sheekadiisa wankahelaa
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
Walee anba waan ka hela
@40156
@40156 Жыл бұрын
Thanks cpa ma arag waligey qof ka taariikh gudbin fiican cabdi raxman Allah ha ku xafido Adiga iyo qoyskaaagaba.
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare Жыл бұрын
Mujaahidka. igu salaaama sxbayaaal
@mohamedmaayir
@mohamedmaayir Жыл бұрын
M.c/rahman dahir caynashe alaah cisa ka nin aqoon iyo xasuus layaable kuduugantay
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Dibbaan uooyay iyo xasuus qiiro badan
@maxamedmaxamud3626
@maxamedmaxamud3626 Жыл бұрын
Waraysiyada waayo joog ninka aan aadka ula socdo waraysiyadiisa dhamaystayna intii hore iyo kanba waa cabdiraxmaan daahir caynaashe maqosle ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo nin aaad u dagan weeyaan qaabka uu u bixiyo waraysiga xitaa
@aliiawill9213
@aliiawill9213 Жыл бұрын
Bal ninkaas kalsoonida iyo waayo aragnimada ka muuqata u fiirsada ilahayban idinku dhaarshee yacnii aqoon karti wax u dhimani ma jirto ale ha ku sharfo muj a.rahman daahir
@museahmed5147
@museahmed5147 Жыл бұрын
C.raxmaan cimriga iyo caqliga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo akhirana janada hakugu casuumo Aad ayaan ulasocdaa taariikhda aad kawaranto una xiiseeyaa ee allaa yaacisak mujahid c.raxmaan
@dalalhassan6511
@dalalhassan6511 Жыл бұрын
🇸🇴🏇🇸🇴⚔️NINKAAN aad baan u dhegaysta Qisooyinkiisa SHAKHSI leh DADNIMO iyo RAGANIMO baa iiga muuqata! RABBI cimriga ha u barakeeyo. Waar ninkaan IIDOOROOW madax ka dhigta oo TUUGTA idin horboodaysa ku bedela. Ninkaan oo kale SOOMAALI waa dadkay u baahan tahay.🇸🇴🏇🇸🇴⚔️
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 Жыл бұрын
Odayasha barnaamijka aad baan u salamaya. Tnks all. Abdi maykal from Uk. Aadban ula socda waxaan idinka codsanaya qoladina mamulka taarikhda snm si wangsan baad u wadne Halkana ka wada
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Waa run Xasan kayd.carab ducaale.cali xuseen.cabdilaahi darawal baa ka mid ahaa and so on
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Maxay ahaayeen ???
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 ай бұрын
dhagweyne 3 buu watey soo maha
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan lowga iyo faalkii belgian ka aha oo SKS kiina cabdiraxmaan tuur baa inoo keenay Taliska markaynu joogmay
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Жыл бұрын
Mid baaan layaaabaaye idoorku mawada mujaaaahid baaaaa ilaaahy amarkiii
@user-ce8hi1fy4w
@user-ce8hi1fy4w 2 ай бұрын
Odeygan wan granaya ex soyaal my father maxmud ilbir dhawrjeer iga shekeyey❤
@abucubayr8517
@abucubayr8517 Жыл бұрын
Muj daahir caynaashe waa sheeko xariir dadku way u kala dhasheen sida taariikhda looga sheekeeyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
NINKANI WAAA DADKIII UBAAHNAA IN WADANKA WAX LOOGA DHIIBO MAAAMULKIISA DHIIGA AYUUUU SOO SHUBAYYYYYYYYY ALLLE HAYDIN BARAKEEYO QADARKUUU AAMINSANYAHAYYYY AYAAAA DHABA
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Wuu u qalmaaa in badan
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Walaahi waxuu ii sheegay inaanu Malinkaliya Mushahar Somaliland leeday u xaadirin, shaqana hadalkeed daa, Beerta reer suldaan Ee Birjeex ka dambaysa ayaan ugu tagaa marmar, 5 galabnimo wuu kacaa oo gurigiisa ayuu gabalku ugu dhacaa, dhaawacii Ciqaabta Jeelka iyo jidhdilkii Nabad sugida ayaa kalifay inaanu Dadka dhexgalin, Haduu bakhtiyaaayo biyo isii ku odhan maayo, walaahi waa muumin ilaahay
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын
Abdiraxmn caynaashe allle cimiri dherer iyo cafiid sareecana haku siiyo
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Telka mujaahidka hala iisoo qoro fadlan maqade
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Cabdi Raxmaan Dahir waakaas walaalo
@najiibnaajiyo8820
@najiibnaajiyo8820 4 ай бұрын
Hooya dawasii
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Gaadhigii Aftaag
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 6 ай бұрын
DHARARA NASOO MARAY MUJ Abdirahman daahir caynaanshe Mujaahid mujaahid dhalay Adeer Alle Caafimadka iyo cimriga haku dheereyo
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Waxa bedeley mujaahid maxamed aw cali cumar kaarta Ayuuub
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 Жыл бұрын
Tvga aadba ugu mahadnaqay Barnaajik qaaliga
@abdulkadirwarsame9519
@abdulkadirwarsame9519 Жыл бұрын
Ninkani waa cajiib qof iimaan leh oo dadnimo leh ayaa ii muuqda , waan kusalaamayaa cabdirahmaan.. Dhaqankii reer hargaysa ayaa ka muuqda
@abdurahmandahir3675
@abdurahmandahir3675 Жыл бұрын
Waan kaa qaadey si la mid ah baan kuu salaamayaa. Shukran.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Mujaahid abdirahman adeero cimri dheer iyo caafimad ilaahay haku siiyo
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Allaa yarxamuhum
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын
Mansha alllh mujhidaka sida yRee mcne wuuu shekad umrinyo ka ka helaa
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Kaadiidoda u soo caféen snm dalka xorayntiisa
@mustafosman6554
@mustafosman6554 Жыл бұрын
Mujahid abdirhaman caynaashe dahir alle ha barakeeyo ❤❤❤
@user-zm1pf5su5k
@user-zm1pf5su5k Жыл бұрын
Muj. Apolo waxaa la ofhan jirey: Abdullahi Ciise Digaale
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Kayse Axmed Digaale ma isku familyba?
@azlmcl198
@azlmcl198 Жыл бұрын
Col/Muj. Cabdi ibraahin jaaladiid wuu noolyey
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
Muhaahid ku soco
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 ай бұрын
raga ilaa ay iyagoo caruuroo dhalinyara ha sida u soo halgamey wax ba helin wali dad na waa ka dhargeen
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Muj maxamed xuseen Qalinle
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Qadaar Allaa yarxamuh marbaan wax qori gaadhay
@aliiawill9213
@aliiawill9213 Жыл бұрын
Wallo ninkaas qadaar ale ha u naxariistee taariikhdiisa inbadan o ka mid ah iyada o an xidhiidhsanayn ayan maqmaqlee raadi o nin ad muhiim u Ah ayu iila muuqdee bal xooga saar caailadiisii iyo dad badan o wax ka yaqaanay ama ay so wada shaqeyena wan kugu caawin hadi ale yidhaa mahadsanid
@africanqueen8687
@africanqueen8687 Жыл бұрын
Thank you for telling us our true history it was a very painful time 😢
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Absolutely it is much needed to be told
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546 Жыл бұрын
Warcusub bankuhayaya wall
@NinilaahAli
@NinilaahAli Жыл бұрын
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Liibaan Xumatalis Ayaa Godobta Inaadeerkay Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe if iyo Aakhiraba U haysanaa , Reer Gabdoon Kuma Hilmaansana Godob ta Liibaan Xuma talis reerka ka galay
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Great man
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Jaalle-diid Ciise Muuse ayuu ahaa , waa ragii Qadaafi ka diiday in SNM ku biirto SSDF. Waa ragii xagga Carabta SNM kaga dhawaaqay.
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Mujaahid taliska saadka kuma uu jirin 10aad buu ahaa
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Kkkk aad baan idiin salaamayaa c raxmaan waa mu karam waxaan ku qoslay weli mays tidhi (riyo)ku cesho,
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Muj cabdi ibraahim jaale diid
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
Walee anba wanka helaa
@abdixassan1215
@abdixassan1215 Жыл бұрын
Taxane fiican ayuu ahaa lkn
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 Жыл бұрын
37:54 cabdiraxmanow ninkaa saqiiro waa nin reer ceelafweyn ah maaha reer boosaso waana noolyahay dagaalkaa berbera iyo sidii lagu qabsadayna waa nooga sheekeeyey
@mohamedbiixi7351
@mohamedbiixi7351 Жыл бұрын
Cba tv waxaan idinka codsanayaa inaad u yeedhaan ninka la yidhaahdo mohamed cabdi qodin oo ahaa ragii galay dagaalkii buuraha oo jooga magaalada hargaisa
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
3 nin oo taliska saadka baa nagaga dhintay Mujaahid ciise cabdi shire Mujaahid nahroo Mujaahid....
@haaruungood9676
@haaruungood9676 Жыл бұрын
sheegtaa in ciidankii koodbuur ka sareen baligubadle faqashta
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Intaad TV yada dheerty waa halganki sdaad ula socodsiiso wixii dalkan lga soo mray weliba dhalinta yaryar
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 Жыл бұрын
Abaalkaad dadka iyo dalkaba soo gashateen jano alle haydiinku bedelo.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Berbera waxa camiray Daaroodkii loo sheegay inay Berbera Qaadanayaan, Ganacsatadii Faqashta taageersanayd, Shaqaalihii dawladda Faqashta iyo Waxoogaa yar oo shacabkii ay xoogga ku haysteen.
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂riyo ayaa u rumoobi wayday kuwaas
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Clrahaman daahir caynaashe aad baan uga helaa qaabka uu usoo jeediyo
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
CBA tv maxaa u hakiseen waraysiyadii ifiso qaybtii lixaad baa ki joojiseene
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Haddaan kooyaa sheekada
@najiibnaajiyo8820
@najiibnaajiyo8820 4 ай бұрын
4ert😊😊😊😊
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Ma idiin Sheegaa Saraakiishii Hogaaminaysay Ciidankii Berbera jiidhay?
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Жыл бұрын
Cabdi ibraahim jaalle diid kornayl
@najiibnaajiyo8820
@najiibnaajiyo8820 4 ай бұрын
💕😂😂😂😂😂❤🎉😮
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Dheenta
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Kuwa Yurub aaday gun bay ahaayeen. Bagaad noogu sheegtay, whi Berigaa hadii toban dhoof soo baxaan inaanan dhoofeen. Ninka dhoofa waxaa loo yaqaanay nin jilicsan. Waxa lagu heesi jiray HOOYO NOORWEY NAFTA KULA CARAR. waxay ahayd duurxul.
@samsamm5996
@samsamm5996 Жыл бұрын
Mujaahid mahad sanid ma tihid kuwa qabiilka inay Faaniyaan usoofadhiista geesi
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Mujaahid caynaanshe waa nin degan oo run sheeg ah, wuxuu ka mid ahaa musharixiintii kulmiye baarlamaanka u tartamay lkn nasiib umuu helin inuu soo baxo, waxay aad sxb u yihiin maxamed kaahin Sidaas dareed, muuse ha loo geeyo si uu meel yar ugu baadh baadho mujaahidka xisbigiisa ka tartamay ee aan soo bixin
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Huh
@khadraabdillahi7901
@khadraabdillahi7901 Жыл бұрын
2cs
@Dulqusley
@Dulqusley Жыл бұрын
Idoor wagash
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Oyaaye
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Geedka dheenta
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Xaguu kagayaalaa somaliland
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
HARGEISA IYO BERBRRA DHEXDOODA
@lii7560
@lii7560 Жыл бұрын
Kkkkkkk waar IDOOR baas baas please naga kala daya bahasha Kkkkkkk
@mohjajur
@mohjajur Жыл бұрын
Awoow gaa la gubye iska dhageyso 😂😂😂
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Waxaasi faa'ido male aad soo wadeen waxaa xaasila sidee laga yeelay dadkii wadanka laagusoo galay ee lahaa basaaska iyo wax yelitaankii shacabla.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Ninkani waraysigiisaan jecelahay waa goob jooge kulansaday geesinimo daacad deganaan miskiin nin faan iyo isla wayni ku jirtona maaha
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Waa runtaa walaalo,cid iiga aqoon badani way yartay, ninkani 32 sanno xataa mushar ku muu xaadirin, waa awliyo ilaahay madaxda ma raadsado, Beertooda oo ku taal birjeex daba deeda ayaa uu iska fadhiistaa waa shaqsi nasab ah,
@mahad5581
@mahad5581 Жыл бұрын
ninkan waxba kama. sheekeyo dad wax aanu fahano kasheekay nayaa keena
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 6 М.
"Waa ilma Furaash  Garaad Jaamac Garaad Cali "Boqor Cismaan Buurmodow
16:09
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН