Wadahadal WHATSAPP ku dhexmaray Wasiirada ISRAIII oo la helay & Nin u eg SINWAAR oo lasii daayay |

  Рет қаралды 48,284

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

3 күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 117
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 күн бұрын
Assalamu walalkay maxamad cise maracade mashallah allow ku xafid walalkay
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍Adiga ayaa naga mudan Sabbto ah sidaad noogu dadaashid inagu kuuguma mhd celino sxp M.Ciise👍👍👍👍👍👍
@CkariimMaxamud
@CkariimMaxamud 2 күн бұрын
Alow falastiin u gargaar aamiin mahadsanid maracadde❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 2 күн бұрын
Allah ha dhameeyo cidamad israail allah ha ka dhiigo cidamadooda kuwa dhiinto iyo kuwa dhiigbax u dhiinto allah ha ka dhiigo dukumdaakum aaamiiiin yaarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ ilaaahow la jir falastiiniyiinta oo israaiiil iyo cadawga guud iyo gaar ee umada islaamka ee reergalbeedka iyo sraiil iyo maraykanka cagta hamariyo
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 күн бұрын
habaarku wuxuu ku soo noqday islaamka dadka dhan buu ilahay ka dhexeeyaa muslimku gaar uma lahan
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 2 күн бұрын
Jabka yuhuda iyo dhimashadoda waa war lagu farxo alqasam alaha idinxafido insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Күн бұрын
Asc wr wbr galab wanaagsan akhyaareey dhamaantiin falastiin guul guul guul inshaa allaah ❤
@KhadarXasan-ew6wf
@KhadarXasan-ew6wf 2 күн бұрын
Asc Wll macade aad iyo aad ayad ugumahadsantaha sidafican e ad wararka dagdagaah nogusogudbinhasid horayusoco waynugulaysan dona dheftu dhibka ayey kashisheysa musliminta dhaman guul baladhan
@AmiirCaare
@AmiirCaare Күн бұрын
Iska sax mr.maracadde Isla maantana waad khaldantay raisal wasaaraha Israel Gabriel ataa maaha ee waa Natenyahu
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 Күн бұрын
Alloow u gargaar Reer falastiin anagana allaha qabyalada musaqa nagasaar
@MustafeDeheye
@MustafeDeheye 2 күн бұрын
Asc wllkay m.ciise mahadsanid allaha wllaha dulmiga lagu hayo cadawgana allaha bur buriyo aamiin
@salatadan2802
@salatadan2802 Күн бұрын
Salad from Kenya Nakuru
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq Күн бұрын
Allahu..akbar..guuuuul..xaamaas..allxamulilahi..Alle..garabkoda..ha..galo❤❤❤❤❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Күн бұрын
maashaallah alx guul
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud 2 күн бұрын
Waxaan u joognaa in aan ku dhamaystirno aan kaa saxno wixii khalad oonka dhaca muxamadow ❤
@omarsalih8000
@omarsalih8000 2 күн бұрын
اهلاوسهلا❤
@kaysecisman5167
@kaysecisman5167 2 күн бұрын
Dhinaca dhalmada waa aayad quaan ah sida Alle sheegey ha dambaabin sxb
@CumarBishaar
@CumarBishaar 2 күн бұрын
Hormarkga ayan jecelhy markaa qof walpo wxn jecelhy inan kugu so xiro is aad horay ugu sii socota keep going mahamad ciise
@Darwiish777
@Darwiish777 2 күн бұрын
Mahadsand From Wakiilka Maracadde U jooga Ethiopia
@CumarBishaar
@CumarBishaar 2 күн бұрын
@@Darwiish777 adiga mudan talia
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 2 күн бұрын
Alle ha jabiyo yuhuuda
@khulaso.
@khulaso. 2 күн бұрын
Asaxabta youtube keyga halaso booqdo 😢❤
@AmiirCaare
@AmiirCaare Күн бұрын
Gabriel ataa waa raisal wasaaraha France
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Күн бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Waxa xaqiiqa dagaalkani inuu yahay kii israil soo gabagabaynayay iyo isbahaysiga gaalada xamaasna waa guul iyo gobonimo insha allaah
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 Күн бұрын
Allaahu Akbar
@cabaascabdullahi8665
@cabaascabdullahi8665 2 күн бұрын
600k coming soon maracade show
@aardhaylsoofe1762
@aardhaylsoofe1762 2 күн бұрын
Mahadsanid ustaad timacade
@YacinSouleiman
@YacinSouleiman 2 күн бұрын
Ahlen yaa maraccade
@KhadarXasan-ew6wf
@KhadarXasan-ew6wf 2 күн бұрын
Maashaalh waaguul hadiay yuhudi sidas logaracayo ebuuhu haugargaro shacabka iyo matada anwaxba galabsa samir iyo iman ale hasiyo inshalah waygulaysan
@SheywaaL589
@SheywaaL589 2 күн бұрын
Sxb Adigu Maxad Rushka oo Liigta ( u Casiid )
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 күн бұрын
Wan uhanbalyeyney waxaana kafilwynaaqaar maashaa alaah leysugdud
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 2 күн бұрын
Marcadde wll waadmahadsantahay
@user-mt2gs6tk1f
@user-mt2gs6tk1f 2 күн бұрын
600k hambalyo 🎉🎉🎉🎉
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 2 күн бұрын
Ok makhal dame waa ilaahay
@HassanAmina-jd1yv
@HassanAmina-jd1yv 2 күн бұрын
🎉 wan ku tagera wana ku suugna wll mahamed
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 2 күн бұрын
Xamaas gooool wacan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BishoopAction
@BishoopAction 2 күн бұрын
M,sh Allah
@user-or4cz1ds4w
@user-or4cz1ds4w 2 күн бұрын
Rabi. Hakaa. Raali. Hakaa. Noqdo. Aamiin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c 2 күн бұрын
Wan kusaray wax wanaagsan ku dadaal dadku iyagaa kugu soobiraya
@user-eh4hv5bw4y
@user-eh4hv5bw4y 2 күн бұрын
Waan ku sry
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 2 күн бұрын
Maanshaaaaa allah ilaaahow jabi israaiil
@SouadAhmed-et1cl
@SouadAhmed-et1cl 2 күн бұрын
Masha allaah ❤️👋👋👋
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 күн бұрын
Allaah aya ku mahdsn Lkn ninka yaxye swr u eg waxn umaleyna inuu indhaha la yhy
@osmanabdul409
@osmanabdul409 2 күн бұрын
Masha Allah
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 2 күн бұрын
Marcade show
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 күн бұрын
Ducada aan u badino walaaladeena in allaha ka bixiyo dhibaatada
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 2 күн бұрын
Guuùl ilaaahow la jir walaalaheen reer falastiin ❤❤❤❤❤❤❤ 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 viva Palestinian 🇸🇴 ♥️ from Somali galbeed
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 Күн бұрын
Ilaa hadda wariyahan’wax khalad ama been ah kuma hayo kani waa Somaliga’kaliya ee kafayoow youtuberada he is good man
@salatadan2802
@salatadan2802 Күн бұрын
Maracada so sheeg qeebaha barnamishka sacadaha livka
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 Күн бұрын
Channelka waxbadan ka faa,iday wad ku mahadsantahy zxb
@HuseenMahamed-qd8jy
@HuseenMahamed-qd8jy Күн бұрын
Wariya daaacad ah , Aleh ayaaa madhinaya yuhuudii
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 2 күн бұрын
Weelkom
@Nasteex_114
@Nasteex_114 2 күн бұрын
Warbaahinta somalida waxan ka codsan lahaa xayeeysiiiska in ee clip qaas u ah u sameyaan
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 күн бұрын
Xataa bibi nintanyahu baa ka xanaaqay sii daynta agaasimaha hospital kii al shifa.
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 2 күн бұрын
Asc
@HODANCabdi-rl3id
@HODANCabdi-rl3id Күн бұрын
Waxaad soo daysa warka ugu wanaagsa
@user-ky2te3sj2l
@user-ky2te3sj2l 2 күн бұрын
video ga ugub Dan beyay ya rabnan oo bumka lo diyarinayo tank Israel Yow😂❤
@Abdi-ns9ed
@Abdi-ns9ed 2 күн бұрын
Halman hadal kuma jiro yacnihi khalad maaha wa iska afka oo ka xaday mahadsanid
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 күн бұрын
War anigaa u sheegaayonisrail meel ay ciidan ka helayaan, Alshabaab ayaa 50000 u diyaarineyo ee yaa u sheega binkhabiir naclathulaahiye,
@user-il2to2sj2w
@user-il2to2sj2w 2 күн бұрын
Alle haguuleeyo muqaawimada cadawgodana hajabiyo
@khadarmohamed69
@khadarmohamed69 2 күн бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida fiican ee aad wararka caalamka noogu soo gudbiso, waxaad u baahantahay editor in aad samaysato maadaama warkaagu aanu offline ahayn, waxa kale oo aad xooga saartaa wararka Somalida gudahooda Ka Jira. Mahadsanid
@ismacilburale3570
@ismacilburale3570 2 күн бұрын
Asc❤❤❤❤🎉🎉
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 күн бұрын
Waxaan ka cabsanayaa inuu agaasimaha uu noqday mid iyaga u shaqeynayo Israel balse Allaah baa og Nin caruur yar yar ah maxaabis ay u yihiin koleyba cadaw ayuu ka yimid ow og yahay ha dagaalamo inaan wax loo heyn oo jiritaankisa la rabin Kaas waa ra'yigeyga ama fikirkeyga
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 2 күн бұрын
Viva 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 to palsetiine 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇹🇷 🦃 🐔 🍗 🇹🇷 🦃
@SouadCheikmahamed
@SouadCheikmahamed 2 күн бұрын
Guul inchaallah ahluu GAZA
@AbdihakiinAbdillahi-tz6px
@AbdihakiinAbdillahi-tz6px Күн бұрын
Codad WhatsApp laga heli kara ma jirto, haday dhacdana waxay qoolayaan ninka application ka iska leh marka arinkaasu xaqiiq saxa ma noqon karo. WAAD MAHADSANTAHAY
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 2 күн бұрын
Hawarta cajuusada maa garaw dhehee marka wasaqda
@user-se8it2mr2k
@user-se8it2mr2k 2 күн бұрын
Wll
@AmiirCaare
@AmiirCaare Күн бұрын
Raisal wasaaraha Israel Gabriel ataa maaha ee waa Natenyahu
@AmiirCaare
@AmiirCaare Күн бұрын
Iska sax mr.maracadde Isla maantana waad khaldantay
@user-fg8lg3yc4m
@user-fg8lg3yc4m 2 күн бұрын
Sxb wa kusalaamay dadka reer falastiin ilaah ku ha siiyo xisbulaah maxa ka casub waxaa rabaa israail dagum daagum la dhigo sxb mahadsanid
@user-gh5fb7pb5k
@user-gh5fb7pb5k Күн бұрын
Kan wax jiidaya ayaan beegsan lahaa
@AbdiSalan-pn3vs
@AbdiSalan-pn3vs 2 күн бұрын
Joa badenkena tahay ku qaban mayno marracde 😂
@igalalmis1577
@igalalmis1577 2 күн бұрын
Asc walal mohamad cise ahna CEO of maracade show aad iyo aad ayaan kula socda ugu yaraan 5 jeer ayaan ku saxay laga bila Biden ila tan NOUAKCHOTT hadana waxaad ledahay raysalwasarah Israël waa Gabriel ATTEL lakiin ATTEL waa kan faransiska qofki ku jecel ayaa ku saxa horay u soco walal jirra
@geesigadifaacasoomaaligalb1302
@geesigadifaacasoomaaligalb1302 2 күн бұрын
🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 🇸🇩 ❤❤❤❤❤
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Күн бұрын
Sc max/ed ciise bilow maxabiistas la siidaayay ay kujiraan basasiin iyo qaar la iibsaday waayo waziirad israiil ay is waydiiyen sababtana aynan uga hadlin farbaa ku godan xagaas?
@BarwakoabdikarimMed
@BarwakoabdikarimMed Күн бұрын
Allah macakuum hamas
@ibraahinxasan707
@ibraahinxasan707 Күн бұрын
Waxa sodhaw Malmihi Isra iil jabsysay
@CabdaleJaamac-v1d
@CabdaleJaamac-v1d 2 күн бұрын
maxa Diidaya in aan ciidan udirin walaaha falastiin
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 күн бұрын
Kuwa diinta yuhuuda haystaa waa kuwii wadaadada ahaa ee dhawaan maxkamada sare ay fasaxday in ciidanka ay galaan .
@MalabkaDoocaan
@MalabkaDoocaan 2 күн бұрын
Pls warku adig soo doyaarso copyga naga daa!!!😊
@haidar252
@haidar252 2 күн бұрын
Waqooyi galbet
@mohaabdikadir153
@mohaabdikadir153 2 күн бұрын
Yuhuda ben ben ayay moda nolasha in lagu si nolandono wyo maxabis ba nagaka heysta wan isdifsceyna wax so socondono ma ahn lkn malin waxa imandonto yuhud calamka laga noco lagana so godomiyo
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Күн бұрын
Xamaas guri walba sidee ayay god uga hoos qodeen miyaanay guryuhu dumayn marka god laga hoos qodo? Se' miyaanay ka baqayn in basaasiin Falastiiniyiin ahi yuhuudda la wadaagto godka guri walba ku hoos yaal?
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 2 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Agasimaha sidayntisa kamaysan xumayne waxaykaxumaden xoguhubixiyay okuadan dhibatada laguhayo maxabista falastin isago wixilagasaxixay jabiyay oiskadiday hadana hadalkoda waxay marmarsiyo ugadhiganayan inay bartilmamedsadan
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 күн бұрын
❤wcs ❤
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan 2 күн бұрын
Natanyahu ayaa lasoo xeraa miyaa waa qowsii waxna xauqaban
@user-gf1wt3op2b
@user-gf1wt3op2b 2 күн бұрын
❤❤❤
@AHMEDADAN-dz4sw
@AHMEDADAN-dz4sw 2 күн бұрын
LIKED
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-or4cz1ds4w
@user-or4cz1ds4w 2 күн бұрын
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 2 күн бұрын
HadAl ayuu kaa tagi Ayaan waayahan maqalayay farasisika waxaa qabasanya midigta fog e si tartiiba u suga dhe
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 2 күн бұрын
😍😍😍😍
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln Күн бұрын
Ayaa u soo diraya jahanaba ka soo horaysa.kuwoodii ayaa baaba loo daaraye 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🫡🫡🫡🫡🫡🫡💪💪💪💪💪 Guul iyo gabanimo reeer gasa iyo muqaawamada
@ahmedyussuf8029
@ahmedyussuf8029 2 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 күн бұрын
MA sidaas ayay raban inay kula dirirto LUBNAAN
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 күн бұрын
Wanaagsan
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 2 күн бұрын
😢😢😢😢
@ziyaadahmed9189
@ziyaadahmed9189 2 күн бұрын
Israel pm waa ayoo mxmdow
@maxamudmaxamedcali3568
@maxamudmaxamedcali3568 Күн бұрын
Imikadan ayaad raysal wasarha israal magac kale kusheegtay ee sax iyana
@alisaidhassan1226
@alisaidhassan1226 2 күн бұрын
Hadana Madaxweynaha Israel ayaad raysalwasaare u badasshay
@UpdallahAbraham
@UpdallahAbraham 2 күн бұрын
Waqoyi galbed afrika muritania
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 6 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 78 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
KALAMAAN 03 JULY 2024
10:29
KALAMAAN
Рет қаралды 12 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
Sh Abdirashid Oo Kadhaday Arin Mucjiso Oo Lagu Arkay Dagaalka Gaza
11:44
E362 Navigating the Bible: The Historical Books
53:22
Saddleback Church
Рет қаралды 87 М.
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 4,6 МЛН
Khi em gái tôi đắp mặt nạ || Mask of joy #shorts
0:11
Linh Nhi Shorts
Рет қаралды 4,9 МЛН
小丑给天使送新鞋了。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4,4 МЛН
Когда научился пользоваться палочками
1:00
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,5 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 19 МЛН
Что произошло в ресторане!
0:16
Victoria Portfolio
Рет қаралды 8 МЛН