Wadani oo na tusay sawirkisa dhabta ah iyo Madaxweyne Biixi iyo MOU ee Itobiya iyo JSL|11July2024

  Рет қаралды 7,047

Raaxo Media

Raaxo Media

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 27 күн бұрын
Xusbiga wadani waa huwan Guul somaliland ❤❤❤
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 27 күн бұрын
Waa xisbiga xaalwaaga iyo dibjirka iyo kuwii agoomaha dhacay iyo hantidii qaranka boobay ee salaanka ka dhacay down down down.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 26 күн бұрын
Well said keep on.
@aliabdi5708
@aliabdi5708 27 күн бұрын
Thanks u malay mayoo in jacabkaa somaliland ay kaa qar soon tahay thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Waa ashqaash maaha reer
@aliabdi5708
@aliabdi5708 27 күн бұрын
True story ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 26 күн бұрын
Guul Somaliland ❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Saaxaduu kabaxay xisbigii wadani
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Xaashi iyo xirsina doonidii hoostay kadalooliyaan
@Mfarah100
@Mfarah100 26 күн бұрын
Somalilander ah. Waa siru daari fahamsane fahma oo dhegeysta views badanna siiya, please.
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 27 күн бұрын
Xibiga wadani way ka dharagsan yihiin dadka reer soomaliland iyo in uu marwalba ka shaqayanayo hagardaamada dalkan oo uu la safana yahay cadawaga😊
@Hajiyuusufchennal8410
@Hajiyuusufchennal8410 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤waaa Runtaa dadkaa xun malaynaa
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 27 күн бұрын
Xisbiga wadani haku riyon madaxtooyo ad fadhisato ayaa ku codayn siwdigii qarandumiska noqday ciidanka qaranka dhexgalay eesoojabiyay kana soosaaray laas canod
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 26 күн бұрын
Halgankii dhulka lagu xoreyey wali uu socdaa waliba Cadowgii oo wajibadan ayaa sobaxay illaa inta la ina ixtirafayo Sutida haloohayo wadankenu inagabadan
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 27 күн бұрын
Waa cadaw inala dagan
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Soomaliland way jirtaa iyo majirto
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 26 күн бұрын
Illahey waxan baryeynaa Jamuurida Somaliland in aanu Cadowga ka qabto gudo iyo debadba
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f 27 күн бұрын
Hogaanka sarsare ee xisbiga wadani waxay yihiin qaar aan kula wadaagin dhiig iyo dhalasho midna waxaanay u sheqeeyaan dadyow shisheeya ah oo neceb dagaalna kula jira jiritaanka qaranumada Sland Allaana ka qaban dadka iyo dalkaba waana nacab vires ku ah dadka iyo dalkaba
@Mfarah100
@Mfarah100 26 күн бұрын
Waar raggii loo baahnaa. Labaax Somalilander ah. Waa siru daari fahamsane fahma oo dhegeysta views badanna siiya, please.
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 27 күн бұрын
Cadawga guduhu waa wejiyo badan . Kan mw Muse diidani wuxu diidsan yahay JIRITAANKA Somaliland, waayo MW Muse wuxu summad u yahay Somaliland .
@ahaiban1
@ahaiban1 26 күн бұрын
Naasir Qodax miyuu gaadhi karaa
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 26 күн бұрын
Wali tarikhda laguma Arag NiN dadkiisi iyo dhulkiisi Cirdigisiu Cadow ku so hagaya
@markcaa2942
@markcaa2942 26 күн бұрын
Xisbigan wadani hàdii uunoqday faqashtii kowwaad maxaa albaabada laysugu dhufanlaayay waa yaabe
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 26 күн бұрын
Ciddii Xisbiga wadani taageertaa iga sii caqli xun
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 27 күн бұрын
Xildhban qodax waa ninka kaliya eedadkii soodoortay xasuustay waxna ku celiyay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 27 күн бұрын
❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 27 күн бұрын
Waa kuma ina mama malyuun tolaw ma iyada dhashey oo waa run mise waa dacaayad
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 26 күн бұрын
warya adiga waxad ka mid aahayd dadkii ugu horeyay paltalk reeraha ka cayaay dadki dadka qabayalada baray waxad ahayd magaca khadara ninki loo bixiyay manta inaad rag maama mlyuun ku tidhadho taasa keentay adiga lagu bixiyay oo soo qatay mgaac naageed warya manta wadanka ciidmada iyo dowlada iyo maxakmada intaba ada haysta wadanka ada dayacay ceebtiisna kugu talaa wadani waxba ha eryana warya naftada eerso dadka la isugu tegayna qabiil wlabana isu soo bahaystay haday wadan ddiiden adiga ma dhantay ciidmao madaniya ma kentay sida daroodka meel walaba ciidmo madani ka kenay maya hadba khaldka manta kulmiye leh weliba reerkiina leh weliba dalkii dayacde ceebta ada manta leh cirka u bood ama samada ta u diro denbigaa aada leh iayguna intooda ayay leyihin isma dhanato iyo dhasheeda tahin mid baanse ku huba garaxajis iskuma jira hy haday xunka hayn lahayd waxasi ma dhaceen wadankana lama dhacen sidi gela lagaga dhacay ayaa wadnkii laga dhacay kow dheh garxajis iyo hj iyo arab midna sidasi loogama dhacen ayuub tiro yar baan laga dhacen war ceebtada qiro ama amuus afkaafka ku dheer irbadna dhuub ma geliside qabayaladan iyo is caygan iyo reero kala gurkana adiga iyo qaaar kula mid bilabay ha isaga kaayo dhigin bila denbi waanu ku dhegasnayna anagoo yar walahay bilahay dadki qabiilkaba na baray baad ku jirta ka mid tahay uguna horaysay adiga kuwii kale ciise muuse hy wati kugu so birtay coladi aad ka oogtay paltalk baa socota nicda kala tag mesha cida aan ku garayna u sheeg
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 26 күн бұрын
warya iyadoo xiininyaha lagu hayo hj soo baxday daroodki is aruursanaay maalinta juuq u danbaysay wakuwa isku aruuriyay laas canood waa kuwa markaa ka soo baqeen dhinac kale u wareegaya adigu na inad xoolo tahay adiga ayaa magaca manta madawayne yahay ciidmadana hagaya cebtana ada leh ka kac fadhiga oo ciidmadi madaniga ken meesha ama iska aamuus garaxajis haday caqligooda taasi siiyay ma adaama wadanki adiga lalgu oga adana dayacay niicda jooji wax qaba ceebta iska fuji gaal meesha ama niicda la amuus sadex bilod ba hdhay doorasho haduu wadani guulaysto wadankeena wa guulasysanaa hadii kale sidas loo jabayaa
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 26 күн бұрын
Dhaliya ya rad Somaliland waxaan ku la talilahay inaan lacakata ka qaday kan codaya
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 27 күн бұрын
Waddani waa Qarandiid . Reer Somaliland waa inay ka go'an tahay CIDDAY ku aamineyso dalkeeda . Sii jiritaanka qaranimada Somaliland ayaa miiska saaran MAANTA . Dagaalkeennaa kobaad waa la dagaalanka CADAWGA GUDAHA .
@rashaail4191
@rashaail4191 24 күн бұрын
Dhibaato ciidanka soo gaadhay wadani baa ka danbeeyey waa huwan uma jawaabaan sida dhilada ayey dhuuntaan waayo waxaa laga hayaa siro tolow ma iyga oo qaaqaawan baa filin laga duubay waar nimankan sida naagaha ayaa la isticimaalay car car car huwan hau jawaabaan mayaga ayaa ku dhaca waayo waa la qaxinyaa iyadoo qaar futadad laga fuushan yahay bal inta uu ciro ama xirsi amagalaaalajirde ama ismaaciil gawasha iyo inkale oo badan car xamar ha u jawaabaan maayagaaa ku dhaca car car car kahadla xamra aabihiin wasa huwan hore iyo diba loo isticimaalay
@user-kx6ev6qk1r
@user-kx6ev6qk1r 27 күн бұрын
Waa beenale maxisho nay wadani xil Loma dhibin kulmiye fashilmay mee dalkii loodibay mee sirany kuwarejiyay
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 25 күн бұрын
Sagaaro xaar muuqda baay aasaastaa dalka musa dameer iyo maatada u heesta ee aad ka midka tahay ee fashilay dalkiina fashiliyey una ooyaya fadhataaysiga iyo xaaraanta aay ku xikmada beeleen badhaacisna dal ku sii socon maayo waana laaydinka qaban waayo dad jiran oo xauunsan baad tahay laakiin umada ku dhegeysanaysaa waa dad caafimaad qaba oo waxay qabanayaan garanaya lakiin doqon candhuufa weyn oo bilaa xikmad ah ahi wax uma sheegi karo
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 27 күн бұрын
waar ma dadkii dagalkii laascaanood utaagna cidii riyidayi yaa muuse iyo xukuumada la marmarinayaa wadani iyo wixii lamidka ahaa ba jebyeyi manyi qarsan
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 27 күн бұрын
Kan doqnimadu xata way ka soo ifbaxday muuqalkiisa ayay doqonimadu iyo cuqdadku ka muuqata baqaluul ad u liita weeye kkk kkkkkk wa kooxaha amisan in dalka reerkoodu uin muwadin ka yihin dadka kale ay yihin cadow kkk
@YasiinDheere
@YasiinDheere 26 күн бұрын
Oromadii afsomaliga bartay ba meel walba joogta.
@user-kx6ev6qk1r
@user-kx6ev6qk1r 27 күн бұрын
Waxa dagalka bilabay mouse mudo kordhin Nasus mant aaad muse sad ugu dooda major to cod lasiinayo rafadkii ugudanbeeyay muuse
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 27 күн бұрын
Caydu waa sharaf makhaad tahay nin horowmaray
@saalaxy
@saalaxy 27 күн бұрын
Heego propaganda
@fajgaldi2508
@fajgaldi2508 26 күн бұрын
Beenaale
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Maxishoode maxay umada usheegi way ogyihiin shacbiga soomaliland government
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 27 күн бұрын
😂😢😮😢😮😂😂😂😂😂
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 27 күн бұрын
Runta U noqo adiga maxaa Ku baday ciidan qadhiidha oo tiro yar oo Tayo yar haday huwantu haysata 20,000 oo askari halka kuwaagu ahaayeen 7,000 kun bal isu EEG
@Jibriil595
@Jibriil595 27 күн бұрын
Dagaalkii 1994 kiikadhacay.soomaali land waxaa ku dbintay.850 Nin.waxaa Dagaalkaa waday.Muuse iyo Maxamed kaahin.
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 27 күн бұрын
Benalee wadaaani ba. Markasta cadowga somaliland tageraaay
@Jibriil595
@Jibriil595 27 күн бұрын
@@nasrinaliisse5317 Adiga iyo wixii kudhalay ayaa beenaale ah e taariikhda hadaanad ogayn,daska waydii
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 26 күн бұрын
Ma xishoode qaran Dumis
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mfarah100
@Mfarah100 26 күн бұрын
Somalilander ah. Waa siru daari fahamsane fahma oo dhegeysta views badanna siiya, please.
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 27 күн бұрын
Bacaluulaw uska amus hadalna garanmaysid e bacaluul hadalki doqonimadi ba ka soo ifbaxday
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 27 күн бұрын
Waa Nin raga bacaluulada wadani ayuu u qeexayaa runta.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
ሰበር  ዜና ሀሙስ ነሀሴ //2//2016
@አልማዝ ይቱብ
Рет қаралды 105
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 85 М.
FULL SPEECH: Donald Trump speaks before the NABJ in Chicago
36:28
FOX 32 Chicago
Рет қаралды 393 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН